5 Riyo Oo Kuu Til Maameyso in Hadafki Aad Ka Lehed Noloshaada Heli Doontid

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 126

  • @ayaanbadan9301
    @ayaanbadan9301 2 ปีที่แล้ว +18

    Muraad baan leeyahay isoo duceya wllayaal farxad badana waan dareemaya naftay du waad heli bay ileedahay waxad rabtay inuu alle ii rumeyo farxada insha allah

  • @omerdeeqa4996
    @omerdeeqa4996 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc shiiq riyada aad shegtay ee ah waji quruxbad ee adana garanen waa sax aniga ayaa ku riyoday inta aan gursan bilo kadibna waan guursaday shiiqa qeer badan allah ku siiyo

  • @simaneeygcl4563
    @simaneeygcl4563 ปีที่แล้ว

    Sheikhow aniga habeen hore kuriyode kacbadah oo meel dheer kaarke meel masjid ah neh wanjogay Allah iso sahlo murad ayan leyahy❤

  • @lipanmahamed-xs7vm
    @lipanmahamed-xs7vm ปีที่แล้ว

    Iso so duceeya wllheyga muslimiintahow in alle muraadkayga i sahlo

  • @abdinasirhussein2433
    @abdinasirhussein2433 2 ปีที่แล้ว +1

    Allahu Akbar
    Jazaka Allah Sheikh Riimi.Asc

  • @cabdifataxmacalinaxmed8394
    @cabdifataxmacalinaxmed8394 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh waxaan ku riyoodey aniga oo quraan aad iga dhageysaneyso adiga sheekh sheekh riimi ah ii sòo fasir sheekh alle kheyr ah kusìyeee

  • @Choukrihoussein-to7nn
    @Choukrihoussein-to7nn 4 หลายเดือนก่อน

    Ameen ameen yaa rabii

  • @cnaasirmaxamuud7790
    @cnaasirmaxamuud7790 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 2 ปีที่แล้ว +5

    Amiin yaa Allaah illahayow noo aqbal adiga raxmane🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @munoaadan981
    @munoaadan981 2 ปีที่แล้ว

    M.a sedx kamida wa arkay shiiq jzaka allh allh irumeyo I.a

  • @FatumaAhmed-r4f
    @FatumaAhmed-r4f 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ameen ya Allah 🤲🤲

  • @abdi.7444
    @abdi.7444 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay haku dhowro waxaad Ku howlantahay oo naftaada iyo waalidkaa ehelkaa familkaada Iga mashquushay waa sidii walaalaha dhiban ugacan qaban laheed. Ilaahay haku dhowro walaalkey.
    Waana Kula soo xiriirayaa personal ahaan. Aad ayaan ujeclahay barnaamish yadaada.
    Cabdalla

  • @sumiishsumeya6733
    @sumiishsumeya6733 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh Allah ha kubarakeyo

  • @CoowkeCali
    @CoowkeCali 4 หลายเดือนก่อน

    aamin aamin yarbi 🤲🤲🤲🤲

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 ปีที่แล้ว +5

    اللهم امين يا رب العالمين🤲🤲

  • @ashoabdullahi4629
    @ashoabdullahi4629 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheq ale haku barakeyo waxa gawar an darisnahy igu riyote anigo ilig ama gos afka ligu soturay o afka igu dhacy kadib an tufay wax iga soturena magaraneyso kadib riyadi dhaxded ayey tire wan kuwayee markiba kadib waxytiree wa li dilay ila an sanka iyo afka dhig kakeno ayado wixi idilay uidhaxgaly beytirii isheg sheqow waxs

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 2 ปีที่แล้ว +1

    masha alllaha
    jazakallaha kheyr shiikh

  • @muniiracabdi8738
    @muniiracabdi8738 2 ปีที่แล้ว +1

    Aaamiin yaaa rabbi alle haku xifdiyo sheikh

  • @amiiratualxijaab6199
    @amiiratualxijaab6199 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sheikh , jazaakallaahu khyr

  • @istareexahmed3150
    @istareexahmed3150 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh jasaa akalaahy allehakunaxariisto akhiro iyo aduunba 🤲🙏shiikh riyadaa iifasir waxkuriyoodey ana dhalay inan yar lkn xaasna maihiy

  • @xabiibonuur3454
    @xabiibonuur3454 2 ปีที่แล้ว +1

    ameeen Jazaakallaah Sheeq Roomi Allha ku xafido

  • @abdirahmanabdalle1064
    @abdirahmanabdalle1064 2 ปีที่แล้ว

    Riyada anigoo tuug ah baan marar badan ku riyoodey iso sheeg fadlan shiikh

  • @INAFATUMA
    @INAFATUMA 4 หลายเดือนก่อน

    Marshall aha shadow ilahaya hakubRakeyo amiin yarabi

  • @ahmedarab3672
    @ahmedarab3672 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh riimi waxaan ku riyooday barambaro socoto oo hadlaysa ka dib inaan dilo ayaan damcay waan dili waayey aboowe ayaa imaaday ka dib wuu ku is istaagay dhiig badan ayaa ka baxay barambarada nafis ayaan dareemay markaan socdayna dhabarka ayaa I xanuun ixanuunay hadalka barambarada ma xasuusti lkn af carabi ayey ku hadashay shukran sheekh

  • @foosomaromar3036
    @foosomaromar3036 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashal Allah sheikh

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sheek rimi keep going

  • @nawalyusuf9329
    @nawalyusuf9329 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah shiikh riimi

  • @huda9105
    @huda9105 2 ปีที่แล้ว

    Shiikh kheer allh ku siiyo

  • @Iloveallah_523
    @Iloveallah_523 2 ปีที่แล้ว +1

    Ameen ya rabbi

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @queenarawela8392
    @queenarawela8392 2 ปีที่แล้ว

    Sheekhow waxn ku yirooday walaashyda iga yar oo lasoo doontay lawo nin so dontay kadib hooyaday baa igu tiri gawadha ka yar wala so donanaya adna maxa kugu dhacay kadib ragi so dontay mid ka mid ah ayaa yiri aniga mida wayn ban rabaa
    Kadib anoo dhahaya tani waa aayad ilaahy
    Kadib sujuud shukri sujuudaya oo dhahaya
    Allahayow adiga mahad leh ilaahayow ii barakeey

  • @LadanMaxamed-i3d
    @LadanMaxamed-i3d 3 หลายเดือนก่อน

    Amiin yarabi

  • @meymunisaaq1606
    @meymunisaaq1606 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah

  • @faizamaxamed6616
    @faizamaxamed6616 2 ปีที่แล้ว

    Asc shiiq xalay waxaan kuriyooday hooyadey oo guriga kaburineeso dumaashidey ana aan ooynaayo oon leeyahay ilme nooheesaa ilmahaan yaryar seelayeelaa hooyana ma noola oo marhore geeriyootay markaan sookacay waan yaabay hooyo maba noolee maxaa dhacay aan isdhahay shiiq isoo jawaab

  • @muunasulayman2361
    @muunasulayman2361 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh.riimi khar.ale.haku.siyo ee.riyadan.ifasir waxan.kuriyoday.wajigayga oo aad uquruxbadan.oo ad ucad.gabadh.anangaranayan aya idhahaysay.miyad.iscadaysay.waxankudhahay waligay.dawo.wajigayga.mamarin.

  • @kokomohamedyuusuf7189
    @kokomohamedyuusuf7189 2 ปีที่แล้ว

    Waaaaan arkay wiiil waji qurux badan ooooanan graneyni waliba naxariiis badan

  • @MedabdillahimiguilAbdillahi
    @MedabdillahimiguilAbdillahi 9 หลายเดือนก่อน

    Mahaalla war med Djibouti Haye

  • @umusufyaan9233
    @umusufyaan9233 2 ปีที่แล้ว

    masha allah kheyr allha hku siyo shekh

  • @hodanabdirisaq2629
    @hodanabdirisaq2629 2 หลายเดือนก่อน

    Aaaaamiin yaaa allaaaaaah

  • @gudonahmed2513
    @gudonahmed2513 2 ปีที่แล้ว

    Asc shekh Allah ku barakeyo....shekh waxan ku riyodey aniga o nin malqabena icaydhsanayo marka ani iyo ninkayga ya kulanay guri kor ka dhisan o dabaqa hostana god ah yan hos ka jognay ninki icaydhsanayey ya so galay marka jin muslima o yar ya nabedbadiyay oo insanka u axsan fala marka jinki yara si ilmahayga ayu iska dhigay una nabedbadiya ...... uur na waan leyahay..Shekh Allah khey ku siye ifasir riyadan

  • @simanmaxamed7919
    @simanmaxamed7919 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiin Amiin shekh jazakallah Riyadeda iso dadaji waayo kurbo be igu hesaa

  • @nimcomohamed1338
    @nimcomohamed1338 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikh Allaah hku barakeeyo aduun iyo aakhiraba shiikh riyadan ii fasir waxan ku riyooday anoo aabahay 2 macawis oo qurux badan aan u iibiyey oo gabadh walashay ah ugu dhiibay kuna idhi abe salatulaylka markuu tukado iisoo ducee dheh wana faraxsanaa gabadh bana ahay

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 2 ปีที่แล้ว

    Anigu mar ayaan ku riyooda libaax aan ka cararayo way igu badantey riyadaasi illahay ayaa wax yaqaana inagu waxba ma naqaano ee sheekh waxad igu dhaanto ii fasir riyadaa insha allah

  • @Honeymoon2315-q1y
    @Honeymoon2315-q1y 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh su'aasheyda waxa weeyaan wllky ayaa ku riyoodey anigoo kacbada dhex dawaafaya oo ku dhalay wiil anoo kacbada dhex jooga marka riyadaas fasirkeeda ila wadaag adoo mahadsan jazakallaah

  • @yurubabdi2559
    @yurubabdi2559 2 ปีที่แล้ว

    Mashallh tabarakallh shiiq

  • @sahrocali444
    @sahrocali444 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikh riimi alle ha ku barakeyo waxaan ku riyooday labo riyo waxayna kala yihiin riyada kobaad waxeey tahy gabar wallasheey oo geedsaraan kadiib wax madoow oo balal leh kortaagaan markaas ayaa dheh dhahay laxoowla walaa qubati kadib neh wey ka mashqushay anigaa sidax mar dha haay markaas ka dib neh wuu hadaaay sidii biriqda u holcay riyaada labaad waxeey tahy gabar wallasheey ayaa ku riyootaay iyaado xabaad ku dhaceeyso dhawarka oo na ka barartaay waxaa neh naay gabdho single

  • @cabdifataxlaky8763
    @cabdifataxlaky8763 2 ปีที่แล้ว

    Wan ku salamey shekh riimi

  • @deqoxasan8107
    @deqoxasan8107 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheyq Riimi waxaanku riyaday anigoo guriga xoog diyaarad igasaareyso wajigeyga dildilaacayo Adoomahadsan

  • @bashiraktar4218
    @bashiraktar4218 2 ปีที่แล้ว

    ASC Sheekh Rimi walaal ii fasir waxaan ku riyooday anigoo cunaayo baraanbar waxaan ahay nin xaas iyo caruur leh

  • @mabruuka2634
    @mabruuka2634 2 ปีที่แล้ว

    Asc allh haku xafido sheekh islaameed wali riyodaydii iimaad soo fasirin muqaal walba waa ku soo qoraa Riyada aan ku riyoodo waxay tahy 1:mr walba ilaa caruurnimadii waxan ku riyoon jirey buur god meelo xun xun oo god ah anigoo ku dhacaya oo aan kacarari karin 🥲2:aad waa anigoo uur leh ama ubad hysta ilaa hadana waxba ma dhalin 3aad waa galmo rag baadi cml ah ii galmoonayan subxaan allh xaas baan ahy

    • @barooaflax
      @barooaflax 2 ปีที่แล้ว

      Adkaarta aqriso sida qulhuwalla iyo suurat falaq iyo suratu naas mid 7 jeer ama 3 jeer. Waxa hore waa iliyo xasad ayay u badan tahay .

  • @deeqacige2193
    @deeqacige2193 2 ปีที่แล้ว

    Shiikhow waxannku riyooday ano diyaarad raacaya meel an u dhofaya oo an diyadada u raacayayna layma shegin wax diyarad ah oo an niyda ku hayayna ma jirto maxay fasirkeedu noqonaya riayada pls iso jawab

  • @dekafarah5809
    @dekafarah5809 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha you jazaakallaah

  • @fahmoxasan2740
    @fahmoxasan2740 2 ปีที่แล้ว

    Shiikh isoo safir riyada dad isdagalay markasta

  • @HodoNuur
    @HodoNuur 3 หลายเดือนก่อน

    Asc waxaan kuu riyooday kacbada oo gubanaysa fadlan iso fasir

  • @xabiiboxasan9045
    @xabiiboxasan9045 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah

  • @zeinabhajiismail384
    @zeinabhajiismail384 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah ilaahey haku xafido🥰

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 2 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb jzkl kheyr sheekh

  • @AM-vp4wo
    @AM-vp4wo 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh waxaan ahy xaas & hooyo waxaan ku riyoode anigo wiilka eedadey lagu daraayo mar kale nh waxaan ku riyoode ano nin saaid iga weeyn i qabo isow sheeg

  • @sadiyaali1607
    @sadiyaali1607 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin Aamiin yaarabi jazakallah thank

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh anigo oo suratul fathixa agrinayo ayan sofaristay wanadameyay surata aniga oo sotosay xita

  • @jihaanshariif7915
    @jihaanshariif7915 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheeq riimi waxaan riya ku arkay nin fanaan ah o mucjiso ku dhacday o u ekaaday sidi ilma yar cml waala xambaarsana dad badan na ay daawanayiin isagana wuu diidayay in aydadkaa arkaan

  • @neimadaher1934
    @neimadaher1934 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 2 ปีที่แล้ว

    Waa kuriyoon jiray anoo duulaayo

  • @ayaanadaawe6385
    @ayaanadaawe6385 2 ปีที่แล้ว

    Sheeq su all waxn ku yoody anoo umul ah balse marwo mi.ihi

  • @idiriskeynaan1216
    @idiriskeynaan1216 ปีที่แล้ว +1

    Muraad paan leeyhy wxaa iheyzato dhipaayo zaaid allah iga qaado izoo duceeya intii muslim ah inuu Alle hadafkeyga gaaro i.a

  • @habibti45habibti70
    @habibti45habibti70 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheq ani riyoyinkan kuweydisatay ma ark

  • @mohamedmusedabar1934
    @mohamedmusedabar1934 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc waxan kuriyoday anoo rei hanunansan ayan GED kuhiray Marka ayan utagay carurr melkuciyarahayan oo wax cirka uturahayan markaso ayan kagabaday anoo qoslahayo ayan sotosay

  • @Farhiashire2019
    @Farhiashire2019 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sheikh

  • @ibrahimibrahim1377
    @ibrahimibrahim1377 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh waxaa ku riyoday anigoo ila dageyso naag an aqonin kadib dadka ey ileyihiin wataqaan kadib hadana waxaa arkay anigoo sariirta an ku jiifo mas iguso carataayo ey bisad iga celineyso isoo so fasir bal

  • @Bintihaji432
    @Bintihaji432 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh waxaan Ku riyooday anigoo qoorta LA iigakiye geedka markii guuleesatoo qoorta loosuro dadka LA abaal mariyo oo midab bluu gaduug iyo cadaan leh oo dhexda wax shilling pesa lacagta birta oo shilinka looyaqaano oo macdan u eg ayaa arkay markaas na waxaan ahaa qof dhalin yaroda dhankooda Ku jiray oo salada way igu yared filimada na daawan jiray waaana LA iqabay ifasir bal sheek

  • @HodoNuur
    @HodoNuur 3 หลายเดือนก่อน

    Amiin

  • @foozia426
    @foozia426 2 ปีที่แล้ว

    Ilahayow muradkayga iisahal insha allaah

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 ปีที่แล้ว +1

    Like anigaa kugu horeyo SHEEQ wankugu xiranahay adigane kuma arko 👈🤩✌️🥰❤️

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahy haku xifdiyo Aamiin Aamiin Aamiin yarabi

  • @sabrinaluula9492
    @sabrinaluula9492 2 ปีที่แล้ว

    Sheekhow waxan kuriyode anigo uurle on lajoogo qofan wajigisa arkenin gabar ayana ahay qofkas aktisa daryel ayan daremayay waxana ugu yerayay ninkeyge pls pls waa marki 4 iso jawab sheekh jasakallaah

    • @barooaflax
      @barooaflax 2 ปีที่แล้ว

      Waxaa ku guursan rabo mar dhaw nin wanaagsan oo aad jeclaan doonto. Walaahu aclam.
      Uur = guur
      Dareen =jaceyl
      Daryeel=qofwanaagsan
      Arayada fasirka waa sidaa .
      Allaah ayaa og.

  • @shugrinuur9791
    @shugrinuur9791 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaarabi sheekh

  • @gagaa7649
    @gagaa7649 2 ปีที่แล้ว

    Aslamualekum warahmatulahi wabakatuhu Sheek Riimi kayr Allah ha ku seyo riyo ayan kuso dheray on wastup please ee sojawam

  • @your2mom23
    @your2mom23 2 ปีที่แล้ว

    sheikh inan kula soxariro ayaan raba siden ku hela pls riyo ayaan raba inan ku sogud bisto

  • @raxaweynroyalty4804
    @raxaweynroyalty4804 2 ปีที่แล้ว

    Asc. Shiikh waxaan marhoray ku riyoday ano dhintay oo dulka dhabardhabar u jeefa ee dad igu hareersanyihiin. Dadkaasna igu dhahaayaan kac ee laso hadal Nabiga sallahu alayhi wasam maadaama adiga aad shahiid ku dhimatay. Hayaan dhahay islamarkiiba waan istaagay lugees ayaan bilaabay. Markii guriga Nabiga joogay aan gaaray, waxaan arkay ilbaab oo kisyar kafuran. Intayar ilbaabka kafurana noor aya kaso baxayay. Noorkii markaan arkay hordada ayaan kaso toosay. Nabiga (SCW) wajigiisa ma arkin. Pls shiikhow ii fasir Janada Allaha ku keeyo... Amiin 🤲🏾

    • @sacduushahmedxasan799
      @sacduushahmedxasan799 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc allaha kubarakeyo waxaan kuriyooday nin aan kalatagnay ee mar hore dhintay allaha unaxariistee oo lii aroosinayo dad aana qof Ka qaoonin dadka dhamaann arooska jooga sedex gabaroo aana kaseenina isoo diyaarinayaan kursi qurux badan liigu fariisinayo asagoo dhar xariira wato oo ay wadaan dad aad ubadan oo wada qurux badan ilaa ishu meeshay. Kudhamaato ayay dadku soo socdaan ane waan waan yaabanahay shiiq iisoo fasir riyadaas

  • @shukrim5477
    @shukrim5477 2 ปีที่แล้ว

    Shiikh waxa kuriyoday wiill habaryartay dhashay oo igu yiri lacagban kusiinaya lacagna isiiyey wana wiil yar wiilka gabar baan ahay

  • @cademcc53
    @cademcc53 2 ปีที่แล้ว

    Allow muradadeena ino sahal yaa rabi

  • @nimcomohamed1338
    @nimcomohamed1338 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin Aamiin yaa rabbi

  • @zaharentertainment225
    @zaharentertainment225 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah shequna Alle hakuxafido

    • @amiinaxasan238
      @amiinaxasan238 2 ปีที่แล้ว

      Waxan ku riyooday adigo hilib karinaaya

  • @axmedsakiali4051
    @axmedsakiali4051 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhawo waxa aan ku Riyooday Aniga oo helaya Dhagax Diamond ah kaas oo Midab cas oo loo yaqaan Rubi laba habeen Riyadaa ku riyooday waliba isla si marka aan riyada ka soo kaco Salaada subax ayaa la eedaamaya ama waa lagu jiraa labada labada midab mar soo kacay kadib waan tukaday markii aan riyada ka kacay markaa ii soo fasir sheekhow pls😭😭😭😭😭😭

  • @amiinaxasan238
    @amiinaxasan238 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @iftininagarweene4344
    @iftininagarweene4344 2 ปีที่แล้ว

    Aaaamin aaaamin aaaamin yaaa rabi

  • @fahmoxasan2740
    @fahmoxasan2740 2 ปีที่แล้ว

    Allow iisahal muradkayga yarabi

  • @fahmoxasan2740
    @fahmoxasan2740 2 ปีที่แล้ว

    Aaaaaaaaaaaaaamin yaaaarabi allahuma aaaaamin

  • @IiroonHaji
    @IiroonHaji 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan ku riyoode isheyda midig anoo tin ka daldala ishana aad ii gaduudaneyso saa markiba wan kacay ishiina xanuun an ka dareeme maxaa lagu macneen karaa sheekh

  • @zeynababdullahiadanali1446
    @zeynababdullahiadanali1446 2 ปีที่แล้ว +1

    aamiin aamiin yaraba alcaalamiin

  • @ziyadhassenadan7328
    @ziyadhassenadan7328 2 ปีที่แล้ว

    Asc
    Shikh riimi riyada nabi Muhammad la argo kawaran wll

  • @ubahjamac6893
    @ubahjamac6893 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc dhiq waxa karab

    • @ubahjamac6893
      @ubahjamac6893 2 ปีที่แล้ว

      Labrkaga sir ayan kushega

  • @dergamaxamud530
    @dergamaxamud530 2 ปีที่แล้ว

    Asalamu Calaykum Shekh Nambarka aad ka isticmasho whatsppka ma i siin karta ilahay khayr badan haku siiyo

  • @iftininagarweene4344
    @iftininagarweene4344 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh Wan ku salaamey iisoo ducey inaa awlaad dhalo ayaa rabaa

    • @hanajamac8585
      @hanajamac8585 2 ปีที่แล้ว +1

      Alha ku siiyo wll awlad khayr qabta matano rabi hakugu arsaqo soo dhakhsada wll

    • @iftininagarweene4344
      @iftininagarweene4344 2 ปีที่แล้ว

      @@hanajamac8585 mahadanid abaayo

    • @degelkhayr
      @degelkhayr 2 ปีที่แล้ว +1

      Kuwo wanaagsan Ilahy haku siiyo wall

    • @iftininagarweene4344
      @iftininagarweene4344 2 ปีที่แล้ว

      @@degelkhayr aaamin yaaa rabi mcnto thank you

    • @ayaanbadan9301
      @ayaanbadan9301 2 ปีที่แล้ว +1

      Kuwa kheyr qaba alle haku siiyo oo matano ah insha allah wll

  • @AwesAadan-h7s
    @AwesAadan-h7s 8 หลายเดือนก่อน

    Aniga ayaa ku riyoda dulayo ayaa oo wibo mesharaw ku dagnay

  • @KawsarXuseen-hd8sv
    @KawsarXuseen-hd8sv หลายเดือนก่อน

    waxa aan ku riyooday anoo sanduuq lacagta warqada kala soo baxaya

  • @cnaasirmaxamuud7790
    @cnaasirmaxamuud7790 2 ปีที่แล้ว

    Daacadnimadada nadeeqday

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 ปีที่แล้ว

    Like 1👈🙏🙏🙏 Isoo boqo 🥰🥰🥰

    • @aweysdoopi8564
      @aweysdoopi8564 2 ปีที่แล้ว

      Aamin jazakal llah shiiq isofasir anigoo uur leh ayan kuriyodaa dhowmar aan arky gabar laqabo ayan ahy caruurleh alx

  • @halimaalawi3044
    @halimaalawi3044 2 ปีที่แล้ว

    Alpha ku xifdiyo

  • @amiiraahmed7385
    @amiiraahmed7385 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sheikhow ilahey dartiis ayaab kuu weydiiyey ee ii soo fasir qof nag ah oon aqaano ayan ku riyodey iyado intey gurigeyga iigu imado hadana burjiko jalamad ii saaran tahay ayey rabtaa in ey ku kadiso ila hey amarkis jalamadi ma gaarin lakin burkijadii ayey dhinac uga halowdey isla markii naagtii sidi qof shuuqey ayey noqotey oo ilma yar ila 5 jir ah ayey le ekaatey .. hooyo ayan ahay xaas eh ilahey sartiis iigu soo jawaab wamarki labaad ooy naag gurigeyga riyo iiga kadiso iyo mantagba ..