Wixii buurta gacan libaax ka dhacay hadaan runta laga sheegin waxba lawada lahaan maayo’ Ahmed cali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 107

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 หลายเดือนก่อน +4

    Waa runtaa wax lala yaabo ayaa dhacay nin nasabkiisa bedalay muxuu sheegan

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน +2

    Guuuuuul somaliland viiva somaliland

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah allahya cizak
    Maxa run loo shegi waaba
    La dhawraye wax allah waxa
    Xun qawl iyo ficil e ay samay
    nayan ilaa cadaw kasta la sa
    fadka aanay qarsanayn wa la
    Sasabaa un wadani yaxfidaka
    llah fidaareyn sland guuuuuul

  • @samoc5405
    @samoc5405 หลายเดือนก่อน +1

    Alla yacisak. Isaaq runta inuu isku sheego weeyi. Barkhad baton over 20000 cod buu helay. Dibna uheli maayo

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa.laayay wadani.waa inay.qaataan.masuuliyada.hawtageen eheladii.oo.hawcadeeyeen.falkaa.inay.iyagu.askartaa.laayeen.hadeera.aycod.kadoonayaan

  • @abdiismail-lz5xs
    @abdiismail-lz5xs หลายเดือนก่อน +1

    Wadani ayaa laayey
    Cirro ayaa ka danbeeyey
    Cid waliba way ogtahay
    Dhaqan -xuna way ahayd in Nin mayd ah madax lagaga istaago

  • @Zarazara750
    @Zarazara750 หลายเดือนก่อน +3

    💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hassanfarrah9540
    @hassanfarrah9540 หลายเดือนก่อน +1

    Raganimo walee run baad sheegaysaa

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 หลายเดือนก่อน +1

    wallaahi soomaaliland meeshey mareyso inaan laga soo celinkareyn ummaddi qaybna cay bey ku fogeyeen qaybna dagaal wallaahi waan yaabanahay

  • @arahmanhuseinkahin8033
    @arahmanhuseinkahin8033 หลายเดือนก่อน

    Waxay ku dhacday Maamul xumada Xukumada Maanta jirta waxaa Masuulka ahaa Maamulka Muuse adeer hadaad Caqli leedahay Maxaad Buurta ugu Waalan May ciidamadii Qaranku Meeday Laascaanood Hadaba Caqligaa Futa kaaga jira Adeer

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 หลายเดือนก่อน

    Midwaliba Makarfoonku Jiidanaya o Caymeelafadhiisan . Walle Somaliland Qur’aan saarbay Ubaahantahay🥹

  • @user-rn8jc6nx5h
    @user-rn8jc6nx5h หลายเดือนก่อน

    Laascaanood iyo wixii kadhacay kahadal iyo dadkii mayd kooda kaadhiga lajiidh siiyay qofkani miyuu xidhnaa xaguu kayimi arintaasi waydhamaatee laqabso adeer kuwaa hada taagan kahdal

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 หลายเดือนก่อน

    Wixii Qaranka ka soo horjeesto ama cadaw u soo raaco waa waajib in la laayo

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman หลายเดือนก่อน

    Somaliand
    Dadkii.cunijiray.baaburburinaya.qaaxoolajibay.maraysaa.1994

  • @user-ms1rg5cr1k
    @user-ms1rg5cr1k หลายเดือนก่อน

    ADUUNYADA EHLUKITAAB LE IYO CAWAAN IYO KIRISTEN IYO MUSLIN MIDNA MASHEEGEYSO KUMANA DHAQMAAN

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 หลายเดือนก่อน

    21kun oo cod oo qasaaray dheh, waase doofaar iyo caadadii Ina jaamac batuun iyo waa dayuus dadkii wada ogaadeen,,, for ever Somaliland rep

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 หลายเดือนก่อน

    ADIGA CIDKAA DOQONSA OO HADASHA MAAN ARAG KANASABKIISA BEDELAYNA WAA ADIGA KAAD UHIILINAYSID SUNBO AYAAD TAHAY

  • @gaashaamotv
    @gaashaamotv หลายเดือนก่อน

    Kuwii goojacade waraabuu ku cunayay ee muuse daacuun kasoo cararay miyaad kahadashid kuwaana ileen cadaalad ilaahay ayaa hayee

  • @aarlibaax8422
    @aarlibaax8422 หลายเดือนก่อน

    XAARAAN BAY AHAYD MAGTA LA BIXIYAY DAALIMIIN AYAY AHAYEEN 120 km ka yimadeen nimakaa dagaankoodii ku doonteen ilay ragaa layan u socdeen in la layaa waa xaq waliba janada ayay ku galayaan. DUUFLOW ADAA KU XIGA SAC YAHOW CAWSKA CUNAA

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน

    Waa xaqiiq hadal waa runkama rays😮

  • @aarlibaax8422
    @aarlibaax8422 หลายเดือนก่อน

    Waar 80 jirkagan calyadu ka dadaney ee doqon ka ah anagaa layney xagay ku socdeen maxay doonayeen ey yohow iygu dhaley caruurtii hargaysa burco Ceerigaabo ina kahin ku layay yaa qaba 500 laascaanood lagu layay yaa qaba 600 maxabiistaa maxay yihiin maxaad uga hadli waydey wadigaa abuurta dadainayee Adiga laftigaga ayaanu madaxa kaga istageynaa hooyada lawaye Ha dhuuman

  • @Zarazara750
    @Zarazara750 หลายเดือนก่อน +2

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 หลายเดือนก่อน

    Viva Suldaanka Guud Ee GARXAJIS Suldaan CADEGUDE Kk Balkan nacaska ah ee Kulmiye so laaluushay ee la yidhi ee la yidhi Mucaaridka noo cay 🤮🤮🤮🤮🤮

  • @lpmuparic7956
    @lpmuparic7956 หลายเดือนก่อน

    Qoodhay iyo xaraday waa runtaa oo barkhad batuun waa food khasaaray kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @saalaxy
    @saalaxy หลายเดือนก่อน +2

    Dadkii mudahraadka Lagu laayey meel Ku sheega 10 Qof oo Lagu xasuuqey yaa loo raacayaa?

    • @Sharmarke-h1z
      @Sharmarke-h1z หลายเดือนก่อน

      Ayaa shegaya dee dawlada sland waydii cidii siidhi soo qadata imika la dilaya mudaharad meel walba wu ka dhaca waana la dhinta Lkn mayd madaxa làgama istaago askarta musee ma dhalin.
      Kuwa mudaharadka ku dhintay qaar la dhashay ayaa burta ku dhintay

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 หลายเดือนก่อน

    Waar 300 ee nin ee laascaanood lagu haysto ee Muuse biixi iyo Nuux Taani ka so cararay Maxaad uga hadli wayday? Intaad leedaha nin dhintay ayaa madaxa cag laga saaray?

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman หลายเดือนก่อน

    Dadkii.mudaharaadka.kudhintay.sobabtay.idhinten.sowkrsiga.may.ahayn.mahtodii.xagee.looracaya.kiwabuurtagay.inlasolayo.sow.raga.ugumadirin.labada.mid.uunbadhomanlahaa.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 หลายเดือนก่อน

    Yaakadambeyey Arinkuweye

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu หลายเดือนก่อน

    Dameer ciyey ciidankii dalka cida jebisey sheeg heego ayaa intaas kuu soo dhiibtey dadkii mudaharadayey yaa laayey munaafaqyow

  • @Zarazara750
    @Zarazara750 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qaran-channel-tv4311
    @qaran-channel-tv4311 หลายเดือนก่อน

    Waa midgaan kani garaabo cunay

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim9366 หลายเดือนก่อน

    Qofkan bukaa muxuuu ahaa waar dadka ka seexo ninkaa gaadhimatsude cuduba kuma taqanee naxliga umada kala aamus yaaku soo waalay

  • @user-fi7gx8yk6q
    @user-fi7gx8yk6q หลายเดือนก่อน

    Reer xabaala qode buurti gacan libaax ayaad fiid kadhigateen ýaalaayay dakii banaan baxayay meelwalba waxlagu dilye dadka qaybin walagaa dal doorsaday waxaadoonto kubarooro baraadar

  • @abdiyousuf3157
    @abdiyousuf3157 หลายเดือนก่อน

    Waar isagu wuxu sheegatay dad aan isku nasabad nahaye ninkaga orom naga dhigay ka wrn ciidanka buurta fuulay waxaa keenay muuse oo dadkii dalkii kala diray lakin wax kastoo dhaca waxay ku qaldameen inay muuse ka daraan oo buurta kulayay ciidanka lakin waxaad ka xishoonaysaa inaad ka waranto ciidankii soomaliland hub iyo saanadba😂

  • @Mahanedgaaxnuud
    @Mahanedgaaxnuud หลายเดือนก่อน

    Guulwade waar munaafaq baatay uraaya waar adiga maxaa kaagalay ciidanka buurta galay horgalbaatay

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv หลายเดือนก่อน

    Kkkkk Goojacade iyo ragii iyo hubkii aad ka soo yaacdeen ka warama kuwaasa war u baahan jilicsaneey

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz หลายเดือนก่อน

      Waaba HEEGO Naas dheere Laascaanood miyay ka hadli karaan, sokeeyaha ayay ku soo kala qaban taqaanaa,aamus Abaarso ilaa Abaarso

    • @MurtidaTv
      @MurtidaTv หลายเดือนก่อน

      @@MABDI-nj4pz kkkkkkkkk Duli.duli keenay weeye cadawga way kasoo ordaan sokeeyana naxli iyo qadhmuun bay kula dhex jiraan gacan libaax ragii galay inay heego futada xabad kala dhacaan bay ku wacnayd duliga xun

  • @addisalanwarsame1246
    @addisalanwarsame1246 10 วันที่ผ่านมา

    G 36 ayaa layey ee kaso goso

  • @addisalanwarsame1246
    @addisalanwarsame1246 10 วันที่ผ่านมา

    Kuwa lalaye mala dahab ayey buraha udonten miya miyaney utagin iney wax dilan

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq หลายเดือนก่อน

    Waad riyoonaysaa hurdaayow

  • @hassanmohamedegue9762
    @hassanmohamedegue9762 หลายเดือนก่อน

    Nassab, Nolow.

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq หลายเดือนก่อน

    Adigu sawdiga Oromo sheeganaya

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 หลายเดือนก่อน +3

    waaka yuusray sheeg ciidanka
    ciidalaysay😂

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh หลายเดือนก่อน

    NINKU MA SAKHRAAN BAA MISE WUU SUUXAAA!!!!!!

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman หลายเดือนก่อน

    Marhaday.aankudilo.iyo.tahay.waad.idishe.sideed.idisha.wabay.qaaten.magtiibay.bixiyeen..waxlloogadabatagaa.waa.munafaqad.awaawib.xun.kadhalankaro

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq หลายเดือนก่อน

    Hurdaayow hadh galay weeyee ka toos waryaa

  • @mohamedbulale8700
    @mohamedbulale8700 หลายเดือนก่อน

    Cuqcudadi ku dishay idam alee meeshad ka timi ku noqo

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman หลายเดือนก่อน

    Ragiibuurta..galay.muwaadinin.dalkakulale.ajanib.may.hayen.xaqnakuleh.talada.wadanka.inlootixgaliyomidaybay.ahayen..maha.ajanib.dharciga.waxalosamaystay.inu.adiga.kuwato.shansano.ayaa.xaq.ulahaynd..inad.xogkusi.fadhido.mahe.wadahadalyar.ayaa.kifinayd.

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk หลายเดือนก่อน

    Waar ninyohow ma koomo ayaad ku jirtey mise waad xidhneyd umada ka xishoo sheekadaasi qalad bey ahayd lkn guurtida h.jeclo ayaa dhameeyey kheyr allah ha siiyo magtiina waatii lagu kala qaatey w.arimaha gudaha waxad ka raadisaa arintaa waa isku dir iyo munaafaqad nin weyn ayaad tahay allah ka cabso haku ceeboobin

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 หลายเดือนก่อน

    Adeer waxaad leedahay waa la laayey bal noo sheeg ilaa gacan libaax umaay dhalane inamada maamulka wax ka tirsaday oo degaankoodi tegey maxaay ka dooneen yaase diray saaw inaay soo laayaan looma dirin ma caayay u wadeen...

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 หลายเดือนก่อน

      Shabhaaad bad inamaa wax ka shegtay mamulka ledehay iyado wadanku dagaal ku jiroo waa caqli xumo wahaaasi

  • @user-db2hm8wd6r
    @user-db2hm8wd6r หลายเดือนก่อน

    Ina kaahin waydii cidiilaysay.takale ma aroosbay ku socdeen ma waxad rabtay in iyagu ay soolayaan oo soo qabqabtan daalimiin bay ahaayen waxay ahayd i la waso adigana waa lagu dili haddii aad Af qadhmuunka joojin waydo ina kaahina waxaa loo dilayaa dadkii ay ku laayeen isga iyo ina biixi

  • @terraheesosomali8874
    @terraheesosomali8874 หลายเดือนก่อน

    Doqon doqon dhalay

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h หลายเดือนก่อน

    Waar cirro dartiibuu dalku intani kusoogaadhee haddii iskudaygan iyo qodqodkan ladayn waayo,waxa dhicidoona inkiitegijiraytago oo gumaad,isaaq dhaco

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 หลายเดือนก่อน

    Waar kanina maxuu ahaa ?Lax galaalan , dee adiguba qaado inan gumeed yahow magta Som land waxaa ku batay kan oo kale .

  • @baredahir5347
    @baredahir5347 หลายเดือนก่อน

    Walaga heshiyaay adigu xageed kahadlysa hooyaada wadani wasye kabax meesha

    • @KhadarCilmi-wv9cn
      @KhadarCilmi-wv9cn หลายเดือนก่อน

      XISHOD ADER HA YELAN ASTAAMAHA GARACA DADKA WAAWAYN CAAYA

    • @user-rn8jc6nx5h
      @user-rn8jc6nx5h หลายเดือนก่อน

      Dee adeer waaruntiiye arimaha taagan kahadal dheh arintaa dhamaatay jooji dheh adeer

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 หลายเดือนก่อน

    Waar ha iskazdaadin fadhi qurux badhan ayaa😂😂😂😂😂 3gab gab

  • @user-mo2tb6ub7s
    @user-mo2tb6ub7s หลายเดือนก่อน

    Adigaan kheyr sheegeene maxaad kheyr ka sheegeysa

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 หลายเดือนก่อน

    Kuwa buka
    E labatoda
    Malaxadu
    Kabuuxada
    Inagu badan

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq หลายเดือนก่อน

    Dhidar xabaala qode

  • @flipofiqey
    @flipofiqey หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 HOOYADA SOO WEYDI NEEF NEEF DHALAY

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t หลายเดือนก่อน

    Wa runta nimankas wa on laso xidha oo badhka lataga.

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq หลายเดือนก่อน

    Orod hurdadaada ku noqo

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq หลายเดือนก่อน

    Nacas goormuu hadlayaa doqon dhergey.

  • @XasanXaashi-qq2hp
    @XasanXaashi-qq2hp หลายเดือนก่อน

    O+000000

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน

    Intii Muse Juudan uu hal Maalin Boorama Ku Xasuuqay iyo Laascanod inta Madaafiic Ku leeysay xagee Ka Geli Waalagula Xisaab tami Garxajis Ayaa u Xoog yeelataa Mana iska dhicin kartid hadal Ma Taqaanid ee Soobaro Sida loo hadlo❤

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 หลายเดือนก่อน

    Macaac bacaac

  • @saidb6881
    @saidb6881 หลายเดือนก่อน

    Waar sariirtada iska jiif

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 หลายเดือนก่อน

    Adiga abagadha galay kkkkkkkkk

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 หลายเดือนก่อน

    Bal adba....yaab?!

  • @baredahir5347
    @baredahir5347 หลายเดือนก่อน

    Waxa yaadhalay

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน

    Haa waa yaab iyo ceeb

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 หลายเดือนก่อน

    Nin?baalyo doonaa wuu heli

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214 หลายเดือนก่อน

    haben mid laba faladh cunay hanoso diraan car waalo

  • @maxamedsaleban9584
    @maxamedsaleban9584 หลายเดือนก่อน

    Dadkii mu daharadka salmiga u soo baxay yaa layey

  • @maxamedsaleban9584
    @maxamedsaleban9584 หลายเดือนก่อน

    Ina dhilo af qadhmune

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad หลายเดือนก่อน +2

    CIRRO CANDHO IYO XIRSI Gaab UF UF

  • @husuinalsalmy368
    @husuinalsalmy368 หลายเดือนก่อน

    Waxaa laga heshiiyay yaa ku soo diray..ee maxaad ka wadaa..magtii wa la bixiyay. Waddani ma layn eegarxanis baa laayay.adivu waxaa kugu jira xanuun .wadani.iyo cirro. Ah.

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t หลายเดือนก่อน

    Nacas baa tahay adoo kale ayaa reer sheekh Isxaaq kala.dilay maxaad uga.hadli weyday wixii.ka dhacay.gooja cadde yaa ka masuul ahaa ka joog lax galaalan baa tahay dhidar xabaalo qufaa.qudhan.buu uga dhacaa baa la yidhi

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq หลายเดือนก่อน

    Qudhun faagfaage ayaad tahay

  • @abdinasirahmed3880
    @abdinasirahmed3880 หลายเดือนก่อน

    Horta nimanka buurta sow iyaga looguma galin in maglaga bixiyaba ma mudna waayo sow iyaguba fidmo doon maahayn

  • @hah7064
    @hah7064 หลายเดือนก่อน

    YUSRA HARTI hhhhh

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn หลายเดือนก่อน

    RUNTU WAAA TAAAA

  • @abdulahiulusow7172
    @abdulahiulusow7172 หลายเดือนก่อน

    Kuwii. Dowladu
    Laysay. Ayaa
    Loo. Haystaa

    • @AhgacaanAwad
      @AhgacaanAwad หลายเดือนก่อน

      cANDHO CIRRO IYO Xirsi GAAB

    • @user-rn8jc6nx5h
      @user-rn8jc6nx5h หลายเดือนก่อน

      ​@@AhgacaanAwad caafimaad taama

  • @KusyJi-wm4xt
    @KusyJi-wm4xt หลายเดือนก่อน

    IMIKA MAXAAD NA TIDHI AAN MAAAAAAMAAAAA AHAYN HOOYADAABAA LA WASAA

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq หลายเดือนก่อน

    Ma hurdaad kasoo kacday waryaa?

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 หลายเดือนก่อน

    Ciidamada hubaysan yaa diray maxayse ka dooneen Buurta Gacan libaax? Sow looma dirin inay so laayaan rag cadhooday oo Buurta galay? Magta inuu Ehlunaar Muuse biixi iyo Kulmiye bixiyaan ayay ahayd.

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 หลายเดือนก่อน

    RUNTU FANTO MAAHEE CIIDANKAAS NINKII SOO DIRAY AYAA LAAYAY.

  • @TheIdea2999
    @TheIdea2999 หลายเดือนก่อน +1

    Muusaa laayay

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b หลายเดือนก่อน

    Xabadan caawa way soo yara kabatay kkkkk shaxaadkaa ka galay hadalkan caawa.

  • @TheIdea2999
    @TheIdea2999 หลายเดือนก่อน +1

    Kulmiye waa qudhmis

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b หลายเดือนก่อน

    Dadkii lags dilay 11ka nin ma afhayeen baad u tahay ? Afkii geenyo shaaximan hanagula hadlin .

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 หลายเดือนก่อน

    Ciidanka gooja cadde yaa layaay dhidig ilaa dhidig

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter4185 หลายเดือนก่อน

    Nin nin doontay oo lasoodilay yaagardaran oo dulmi doonayay

  • @flipofiqey
    @flipofiqey หลายเดือนก่อน

    ANAKA layney ee maxad kabadali karta...KUWI MUSE BIIXI IYO ina KAHINBA LAYEY IYAGA madabeyla layey

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 หลายเดือนก่อน

    Dawladu mafiya ayahayen kuwalaysay wayo 62 askaribay faash ladhacen o dhakhtarka ladhigay qofka askari qorihaysta faashladhacay isaga isuqaba wananiba qaba

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤