hal Aayat Aqri 100 Jeer Salada Cishaha Kadib Alle Aya Kuu Xaqiijinayo Mudo Gaaban Wax Kasta At Donto

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 มี.ค. 2022
  • #sheekh#riimi#channel

ความคิดเห็น • 168

  • @fahimaqurux8520
    @fahimaqurux8520 2 ปีที่แล้ว +18

    Sheekh xalay ayaan Akhriyaya 100 jeer ducadan wlhi hurdo mcn oo aana waligay seexan ayaan seexday. Caawana waan akhrinayaa insha alah. Jazaakalaah khayran sheekhanaa

    • @arabicboy3507
      @arabicboy3507 ปีที่แล้ว +1

      Illaahay haa kuu siyaadiyo wll

  • @ramazmohamed3042
    @ramazmohamed3042 2 ปีที่แล้ว +99

    Salada Cishe kadib
    Waxaa dhahee
    بسم الله وصلات وسلام على رسول الله
    {ان الله هو الرزاق دو القوة المتين} 100 jeer ايه ٨٥ سورة الذاريات
    اللهم يا رزاق يا دو القوة المتين ارزقني من حيث أحتسب ومن حيث لا أحتسب 3jeer

  • @senabahmed2385
    @senabahmed2385 2 ปีที่แล้ว +14

    Sheeq alaah ku xafido wax badan ka faiday mahadsanid iso duceeya in alaah ii sahlo muradkeyga insh alaah

  • @naleyhajji7729
    @naleyhajji7729 2 ปีที่แล้ว +32

    إِنَّ ٱللَّهَ هُوَ ٱلرَّزَّاقُ ذُو ٱلۡقُوَّةِ ٱلۡمَتِینُ ﴿ ٥٨ ﴾
    Adh-Dhariyat, Ayah 58

  • @ahmednorsheikhali838
    @ahmednorsheikhali838 2 ปีที่แล้ว +6

    جزاك الله خير 🥰

  • @mousaalijr458
    @mousaalijr458 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah akhi Riimi

  • @hodovlog
    @hodovlog 2 ปีที่แล้ว +8

    Salamucalaykum shekh
    Igu soo duce gabadhayidi oo guriga kacarartay
    Dad qaldana racday family gina uu aragta cadow. Bilrabadan way sosocota iguso duce shekhow
    Ilaahay cafimad iyo cimriga haku barakeyo

    • @aminafarah2318
      @aminafarah2318 2 ปีที่แล้ว

      Wacaleykuma Salaam walaalo ILAAHAY ha ku dejiyo wixii cadow ahna RABI ha kaaga qabto Naxaaris iyo Naacaw iyo Barwaaqo RABI ha ku geliyo insha ALAAH ALLAAHUMA amiin amiin

    • @maqbuulawale421
      @maqbuulawale421 2 ปีที่แล้ว

      Allaha awooda leh gabadhada oo nabad qabto ha kuu soo celiyo aamiin yaarabi aamiin yaarabi aamiin yaarabi

    • @quumanh5413
      @quumanh5413 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo hadaan arkay gabdhii ilaaheey ma soo celshay abaayo hadii aay kaa maqanthay ilaaheey ha kuu soo celsho iyadoo caafimaaf qabto ilaahna intaanba ma maqneeysiiyo

  • @xaredoabdullahi1357
    @xaredoabdullahi1357 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakallahu kheyr sheikh abduqadir

  • @fatimamohamednuur6008
    @fatimamohamednuur6008 2 ปีที่แล้ว +1

    jasaakallaah khyr mashaa allaah allaah haku xafido 🤲🤲shekh riimi

  • @ruqiyotakow6396
    @ruqiyotakow6396 2 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا شي ريم

  • @zakariaduceesane27
    @zakariaduceesane27 2 ปีที่แล้ว +2

    Shukran sheikh ❣️ ebo hakuuxifdiyo

  • @aishaahmed3185
    @aishaahmed3185 2 ปีที่แล้ว +34

    إن ألله هوالرزاق ذو ألقوةألمتين

    • @jker997
      @jker997 ปีที่แล้ว

      Inalaha huwa razaqu dul quwatil matin

  • @AliHassan-xq2zz
    @AliHassan-xq2zz 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh allah ku barakeyo cimirkakana allah ku barakeyo

  • @umunacaisha3134
    @umunacaisha3134 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Allaha ku barakeyo shiekh

  • @suheyabdullahi1974
    @suheyabdullahi1974 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah Sheekh wad Mahadsanid.

  • @akramsaid6353
    @akramsaid6353 2 ปีที่แล้ว +2

    حفظك الله يا شيخنا

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah sheekh

  • @kawsariitaahmed4910
    @kawsariitaahmed4910 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheikh ilaahay haku barakeeyo 🤲🤲

  • @husseinaden7255
    @husseinaden7255 ปีที่แล้ว

    Jazakumulah sheik rimi

  • @hothana.salaan7078
    @hothana.salaan7078 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallaah alle aku xafido sheekh

  • @OneTwo-qn6ov
    @OneTwo-qn6ov 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah sheekh allehakuxiftiyo

  • @bisharaibrahim1464
    @bisharaibrahim1464 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah sheikh 🙏

  • @saabirosca2627
    @saabirosca2627 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ajar allaha ku siiyo

  • @abdulkadirali2129
    @abdulkadirali2129 2 ปีที่แล้ว +1

    Ala haku xafido inshalaah sheeq xagee kaa soo xariiraaa

  • @yurubkulane2717
    @yurubkulane2717 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ilahay haku xafido sheekh

  • @bahaar5241
    @bahaar5241 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallha sheikh 🥰

  • @muktarcadde6413
    @muktarcadde6413 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Alalh sheikh riimi

  • @maryanali3766
    @maryanali3766 2 ปีที่แล้ว

    Mashalaah sheekh❤️

  • @aishagedisheikh8568
    @aishagedisheikh8568 2 ปีที่แล้ว +1

    Wankujeclehe sheikh rimii

  • @alikhalif6111
    @alikhalif6111 2 ปีที่แล้ว +6

    Fadlan somali mahamadey shiqa like taa rob aan ugu digna xata asago cod laan ax please please please please please please please please

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc zakallah qer Aamiin inshallh

  • @sads6936
    @sads6936 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakumullaahu qeyr

  • @SheekhRiimiChannel
    @SheekhRiimiChannel  2 ปีที่แล้ว +8

    Aniga Waan ismaqlaayee

    • @beautiful8698
      @beautiful8698 2 ปีที่แล้ว +3

      Sheekh waxan rabay in su al kaaweydiiyo riyo aan arkay. Xageen kugu sodiri karaa qoraal direct

  • @zynabhussein2247
    @zynabhussein2247 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheeqow murada leyahaye iso ducey qeer allaha kusiye

  • @ayaancabdilaahi6316
    @ayaancabdilaahi6316 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh waan xanuunsta markasta ku riyoodaa iyada layleyahay akhriso suraha falaq iyo naas

    • @zahraabdullahi3008
      @zahraabdullahi3008 2 ปีที่แล้ว +1

      Dee akhriso wll nasiib baadba leedahaye

    • @abdirizackmohamed8813
      @abdirizackmohamed8813 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa surada daawada u ah sixirka iyo jinka, waxa ay soo dageen marki nabiga scw uu sixray nin yahuudi ah

    • @liibaankhaliifa9367
      @liibaankhaliifa9367 ปีที่แล้ว

      Mataasa fasirad ubaahan isku cilaaji ayalagu leeyahay Wana tii rasuulka lagu cilaajiyay riyooyinka qaarbanad ubaahnyn cidku fasirta tanbaka mida aad aragtey ok

  • @nehanassah6457
    @nehanassah6457 2 ปีที่แล้ว +10

    Sheekh after i read the ayad, I had dream that someone read quran on me, but i don't remember which surate, mashallah, jazakallah khair

  • @Layla532a
    @Layla532a 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabaraka

  • @user-bw4mp6bc4y
    @user-bw4mp6bc4y หลายเดือนก่อน

    Manshalh❤❤❤barakow sheekh

  • @abdiraxmaanabdiraxmaan3174
    @abdiraxmaanabdiraxmaan3174 2 ปีที่แล้ว +4

    Shiiqow waxaan ku riyooday anoo guur sanaayo naag garoob ah
    Shiiqow mana gaarin dada guurka ee mxey ka tarjumeysaa riyadaas

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ❤️❤️🥰❤️❤️❤️🥰❤️❤️❤️

  • @farxiyoluul5217
    @farxiyoluul5217 ปีที่แล้ว +1

    Aamiiiin aamiiiin aamiiiin aamiiiin aamiiiin aamiiiin aamiiiin aamiiiin yaa rabii mashallh allaahu akbar scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ahmedadan845
    @ahmedadan845 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @neimadaher1934
    @neimadaher1934 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah🤲🤲💞💞💞💞

  • @cadekamal2927
    @cadekamal2927 2 ปีที่แล้ว +2

    Allahu akbar Allahu akbar allahu akbar allahu akbar Allahu akbar

  • @shukaako3457
    @shukaako3457 2 ปีที่แล้ว

    M.a sheekh illahay haku barakee🤲

  • @abdillahisaidossob3284
    @abdillahisaidossob3284 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc shehkow GABADHEDA aa waxa haay ku riyotay ,gerber kaleh oo walashey iga yaari dhashay oo jeel adag dawladu kuu cakutaay ,oo ila hadaan aan lu so qorayo maxbusad aah intaay guri kayaga imaday firash kii gebeerteeda kuu jiifto ,oo iyaduna waxa aay ku dhahday ,naya maxa ku jifiyay gogoshayda oo gorma lagu soo dayay. shehkow iiso fasiir , Allah hakuna xiifdiyo INSHA ALLAH asc

  • @fathiaomarahmed148
    @fathiaomarahmed148 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc Sheikhana

  • @123flower5
    @123flower5 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah sheekh jazakalah khair

  • @dr.mukhtarsahal2858
    @dr.mukhtarsahal2858 2 ปีที่แล้ว +27

    إن الله هو الرزاق ذو القوة المتين

  • @Jey17-xy9lu
    @Jey17-xy9lu หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @AliHassan-xq2zz
    @AliHassan-xq2zz 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @falxadoisman24
    @falxadoisman24 2 ปีที่แล้ว +12

    Asc Sheeq waxaan rabey inaan sadaqo soodhiino laakiin magac Sheeq Riima Ayaan ja kusooqorey waaqalad ayaaleydhahay ee sheeqow magacsax ah ja iisooqor insha alaah

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  2 ปีที่แล้ว +2

      Abdulqadir sayid Ibrahim waaye magaceyga saxda ah

    • @falxadoisman24
      @falxadoisman24 2 ปีที่แล้ว +1

      Maansha alaah Sheeq boqol Ayaan soodiraa OÖ soonka afurinta ah Sheeq ja culees yar ayaa isaaran ee Hala iisooduceeyo waxaan magac kuusoodiraay ah Khadiija cismaan Sidaas ulasoco

    • @yaasirsiciidmuuse5811
      @yaasirsiciidmuuse5811 2 ปีที่แล้ว +1

      Wllyaal waxan ahay is hooyo dhiban waxan idinka codsanaa inaad I afursiisaan daynkan I gagudaan

    • @sihaamabdi2920
      @sihaamabdi2920 2 ปีที่แล้ว

      Asc sheekh abduqadir waan ku salamay adiga iyo dhaman jamecada waxan idinka codsanayaa in aad masajidka iga soo ducesid alle dartiis waan xanuunsanahay insha allah alle haku xafido asc

  • @ibsaaabdu5563
    @ibsaaabdu5563 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah mashallah

  • @user-vk3gp9eo6o
    @user-vk3gp9eo6o 9 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah

  • @raxmoahmed617
    @raxmoahmed617 ปีที่แล้ว

    Xanuun ma u aqrisankaraa shiiq allaah kubarakeeyo

  • @layloxuseenmaxamed6526
    @layloxuseenmaxamed6526 2 ปีที่แล้ว

    M.shallh waa caadi x

  • @ayzaayan8511
    @ayzaayan8511 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallaah

  • @ayanqurux9131
    @ayanqurux9131 2 ปีที่แล้ว

    Inaalaaha huuwa rasaaqu dulquuwatul madiin

  • @abdullahiadan3955
    @abdullahiadan3955 2 ปีที่แล้ว +3

    ASC shiekh l have dream about my school teacher was doing black magic to me may Allah bless you

  • @yurubkulane2717
    @yurubkulane2717 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin yaa allaah

  • @sahroibrahim2455
    @sahroibrahim2455 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin yaarabi

  • @habonjama5181
    @habonjama5181 2 ปีที่แล้ว

    Mash allah

  • @halimabarre532
    @halimabarre532 5 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
    استغفر الله العظيم واتوب اليه
    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
    جزاكم الله الله وبارك الله فيكم

  • @libaansaciid7321
    @libaansaciid7321 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheeq waxaan ku riyooday anoo oon ihaayo oo aan cabaayo cabitaano aad umacaan lkn haradka uu san iday neyn

  • @ayaanaliw6245
    @ayaanaliw6245 2 ปีที่แล้ว +1

    asc sheekh waxan inbadan anigoon guursan hada nin& ciyaal baa iijoogo Wali waxan ku riyooda Suuli buuxo & suuli wasax ah ii Sheeg sheekh alle kubarkeyo

  • @adanhassan7521
    @adanhassan7521 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekhow waxaan rabaa inaan kula wadaago arin meel aan kala soo xariiro ayaan rabaa

  • @saara1434
    @saara1434 2 ปีที่แล้ว

    Otmalaha sheekhoow

    • @ismahaan2374
      @ismahaan2374 2 ปีที่แล้ว

      Codkaan lamaqlooyo hadii cod la'aan ka dhigti ilaahay dhegaha hakuu furo

  • @abyaansalat1650
    @abyaansalat1650 2 ปีที่แล้ว +4

    Sheikhow waxad nagabalan qaaday aayad kasto ama duco kasto od nosogudbineyso ina micnehedu nosoraciso.... aayada wey fududahay lkn ducada qoral ahan shaashada nososaar fadlan... mahadsanid Ilahey hakaa abal mariyo.

    • @hoyomcn9769
      @hoyomcn9769 2 ปีที่แล้ว +1

      Ha sheikh rimi balan aya noga qaaday inad duco walba micnaheda noso raciso wayo hadi ha micnaha ducada la fahmeen yaaqin malaha
      Adiga ALLAH ku fahansiyey noga fahidee micnaha ducada mahadsanid sheikh

  • @abdullahiadan3955
    @abdullahiadan3955 2 ปีที่แล้ว +6

    Sheikh my mom had I dream that she was wearing a hajj clothes and was crying, And suddenly she saw so many people and they came to her and gave her a beautiful and heavy clothes, and then she want to a beautiful house and the house was has but it was so beautiful, sheikh may Allah bless you and grant you the highest rank of janatul fibrous you and your family Ameen.

  • @qalanjoqurux7910
    @qalanjoqurux7910 2 ปีที่แล้ว

    Mansho alah

  • @libaansaciid7321
    @libaansaciid7321 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheeq hooyo ayaa kuriyootay iyadoo uur leh in ay calosheeda ku sido wiil kasoo wax bac oo kale ah ku dhex jiro oo biyo kabuuxa hadan geesihiisa masas ku wareegsan lkn hada wey dhashay isla wiil ayee dhashay lkn asika 6 farood ayuu hal gacan ja noq tay cideena nah kuma jidho qof lex farood ah hadana fartii ayaa ka bukatay isakoo umul ah waana laka gooyay shiqow ii soo fisir hooyo riyada ay ku riyootay plz mu hiim ayaan u ahay

  • @tasbiixmedia3044
    @tasbiixmedia3044 2 ปีที่แล้ว +8

    Assalamu calaykum sheikh Riimi
    Suurada ama ayaadaha quraanka kariimka mise duco OO loo kalmeysto waxaa igu cuslaate salaada laylka

  • @ruqiyotakow6396
    @ruqiyotakow6396 2 ปีที่แล้ว

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @alikhalif6111
    @alikhalif6111 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh waan kusalami salan sare.teda kale maha cod maba maqlii ee ma talefonkeyga miya halawsan ama waa side silent waye

  • @qadrofeysal7068
    @qadrofeysal7068 2 ปีที่แล้ว

    Shiqo waxan ku riyoda muto sanada anigo oonaya haben kaste shiqo maxa waye alle qer hakadhigo aamiin

  • @maxamadmaxamudxayow6965
    @maxamadmaxamudxayow6965 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh waan ku salaamay waxaan ku riyooday aniga oo ilkaheyga mid ka mid ah iga jabtay subaxii hadaan soo kacay waa sideeda( sheekh kheyr alle ha ku siiyo ee iisoo fisir)

  • @mounaali1606
    @mounaali1606 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikhoy waxan ku riyodey ano qabrii lacag ka xadaya iso jawab 🙏🙏

  • @amalayuub9839
    @amalayuub9839 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheikh suldaankenad tahay Wax banad ayd na barty nay ALLAH blessed you
    Sheikh waan ku riyooday Ano bur sameynayo Ayu magac ALLAH iga so dhaxbay sheikh iga so jawaab ?

  • @alikhalif6111
    @alikhalif6111 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh cod malaha laga mayabo in aan like taa kalabaqila.tagerahada ayan nahay

  • @layloxuseenmaxamed6526
    @layloxuseenmaxamed6526 2 ปีที่แล้ว

    Wcs warxmadulhi wabarakaad

  • @legendruuzi
    @legendruuzi 2 ปีที่แล้ว +2

    Codka waa ok

  • @h.maxamuudcali6115
    @h.maxamuudcali6115 2 ปีที่แล้ว

    Asc intee joogtaa sheeq

  • @nehanassah6457
    @nehanassah6457 2 ปีที่แล้ว +1

    Maanta is my first day

  • @user-ee6ig1ft3y
    @user-ee6ig1ft3y ปีที่แล้ว

    Asc Sheikh tellefonga IiG qaboo

  • @abdihakiimkarkaar8197
    @abdihakiimkarkaar8197 2 ปีที่แล้ว +2

    Shiikhow adoo raliya lanbarkga isoo dir adoo raliya

  • @calicabdiraxamaanxajicalic781
    @calicabdiraxamaanxajicalic781 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh riimi waxan arakay riyo

  • @Nana-mt6te
    @Nana-mt6te 2 ปีที่แล้ว +1

    Soqor wll plz

  • @salmapharah9260
    @salmapharah9260 2 ปีที่แล้ว

    ❤mazhlaah

  • @SheekhRiimiChannel
    @SheekhRiimiChannel  2 ปีที่แล้ว +5

    Caawa maxaa iga qaldan

    • @Madhaafaan
      @Madhaafaan 2 ปีที่แล้ว +1

      @sheekh Riimi talefankaada fadlan🙏🏾

    • @naleyhajji7729
      @naleyhajji7729 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxba codka waa caadi

    • @fartunfartun4824
      @fartunfartun4824 2 ปีที่แล้ว

      Wxbo masha Allah aa tahay ilhayhakaa ajarsiyo wano faideysay thanks

    • @123flower5
      @123flower5 2 ปีที่แล้ว +2

      Waxba baa sheekh kama khaldana

  • @cabdifataxlaky8763
    @cabdifataxlaky8763 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @hanimohamed2611
    @hanimohamed2611 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc shiiqow waxaan ahay qof qurubaha jooga waxaan dhigtaa luuqadadooda wadanka aaan joogo marka waxaan cululeys aa iga hesto dhan wax barshada maxaa sameyaaa adigoo mahadsan jwb kaa sugaa xitaa hami uma haayo

    • @hanimohamed2611
      @hanimohamed2611 2 ปีที่แล้ว

      Plz jwb kaa sugaaaàa hore xitaa book ligu soo celiye

    • @abdadan2543
      @abdadan2543 2 ปีที่แล้ว

      @@hanimohamed2611 methylphenidate qato

    • @nadiirmuhumedsanbuur5038
      @nadiirmuhumedsanbuur5038 หลายเดือนก่อน

      Asc abaayo waxaan kaa soo tix raac sheikh riimi page kiisa
      But your comment was 2 years
      If education is hard to you
      Just read suradaha
      Suratu 36. yasiin
      Surata 43.Az.zukhruf
      Suratu.44.Ad.dukhan
      Suratu.67.Al.mulk

  • @xaliimomahamedabtidoon8745
    @xaliimomahamedabtidoon8745 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh, waxan arkey riyo aniga o hurdo xabad dhegaheyga ka Shan qàr tay alla wiilkeygi miya is iri mark alah ku barakeyo iga jahil bixido

    • @MrSultaan99
      @MrSultaan99 2 ปีที่แล้ว

      Riyada xun lama sheego, ee qarso, dhib kuu keeni mayso.
      Sheekhu wax walba ma fasiri karo, laakiin wuu dadaalayaa.

  • @farxaancabdalaahi3703
    @farxaancabdalaahi3703 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheelh Riimi jazakumulaah khair

  • @sihaamhassan9025
    @sihaamhassan9025 2 ปีที่แล้ว

    Plz ducada nosoqor shiq

  • @tawbakeen250
    @tawbakeen250 2 ปีที่แล้ว +3

    SHEEKHAYGII XADIISKII RASUULKU SCW UU KU SHEEGAY IN BOQOL JEER AAYADDAN LA AQRIYO AYAA LA ISKA RABAA midda kale adba intaad aqrido like iyo subscribe badan ku ducayso RAALI NOQO SHEEKH UMADDA ISLAAMKA AH WAXAAN KU DARDAARAYAA KOLBA HADDII ILAAHAYBAA SIDAA INNA AMRAY OO QURAANKA KU SHEEGAY AMO RASUULKAA SCW SIDAA INNA AMRAY XADIISKAA KU SHEEGAY AAN LAGU DHIHIN WAXAAS HA QAADAN. WAA DUNI AAKHIR SAMAN.

    • @ahmedmacalin111
      @ahmedmacalin111 2 ปีที่แล้ว +1

      Ninkan xadiis kuma sheegin ee qof somali Ayaa aqristay ayuu ku dhahay
      Mida kale Waxaa kugu filan Hadii aad micnaha ayada fahamto in aad liibaaneyso Taas lee Ka fiiri

  • @hodenabdisalan6602
    @hodenabdisalan6602 2 ปีที่แล้ว

    Fadlina ducadi nosu qoraa shq mahadsenid

  • @maryanruun457
    @maryanruun457 2 ปีที่แล้ว +2

    Shaqoow marka ayayda aqriyo af somliga maku duceysan karaaaa

  • @shaaribahmed803
    @shaaribahmed803 ปีที่แล้ว

  • @xalimoyusuf2241
    @xalimoyusuf2241 2 ปีที่แล้ว

    🥰 🥰 🥰 🥰

  • @mohamedissack5974
    @mohamedissack5974 2 ปีที่แล้ว +2

    Ducoda nosoqor sheiqana