Maxamed Buskut oo Xaqiiqsaday Muniira inay Xaas tahay oo nin kale qabo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Maxamed Buskut oo ay u cadaatay in Muniiro Xaas tahay oo nin kale qabo

ความคิดเห็น • 381

  • @real.zhahid
    @real.zhahid 2 ปีที่แล้ว +20

    Waxan soo Gudbiyaa Kheyr iyo Qisooyin Diini Ah igu Taageera 🙏

  • @ayuush14
    @ayuush14 2 ปีที่แล้ว +31

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❤❣

    • @zakiabdi4687
      @zakiabdi4687 2 ปีที่แล้ว

      woow dat iz great bro

  • @dajiya5984
    @dajiya5984 2 ปีที่แล้ว +25

    Ilaahow rali ahaanshahaga iyo iyo jano kuwedisany🤲

  • @MohaaAbdi
    @MohaaAbdi 2 ปีที่แล้ว +52

    Rag minyaro noqonaya 2022 waanka filayay, 2023na mxaa soo socda 😂 Let’s go… 😂

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 ปีที่แล้ว +4

      Channelka Abdala Vlog waxa uso gudbiya muqaalada travel Vlog ah ama dalxiiska ah hada ka heesho fadlan ku so biir 🙈

    • @ismishxabib9830
      @ismishxabib9830 2 ปีที่แล้ว

      Abtii xabibi oooooo heeee 🤣🤣

    • @deeqaahmed3941
      @deeqaahmed3941 2 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 ปีที่แล้ว

      @@deeqaahmed3941 wellcom

    • @abdiasiisbashe5399
      @abdiasiisbashe5399 2 ปีที่แล้ว

      Rag toos naagi u mehersato ayaa soo socda

  • @ikkranmoha1709
    @ikkranmoha1709 2 ปีที่แล้ว +23

    Meeshaan swidhan la dhoho horta mucjiso badanaa maxay ahaayeen waxani horta😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 ปีที่แล้ว +34

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @danwaastream6872
    @danwaastream6872 2 ปีที่แล้ว +17

    Maxamed buskud waxaan leenahay (maxamadoow soo Bax) 😂😂

    • @mscdy301
      @mscdy301 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣

  • @walimahdi2659
    @walimahdi2659 2 ปีที่แล้ว +16

    Maxuu dad ka hadlay ninkan. Maanta asaga ayay haystaa. Qofka dadka daba galo asga ilaahay ayaa dabogalaayo.

  • @user-dy5uo8sc1r
    @user-dy5uo8sc1r 2 ปีที่แล้ว +8

    Qofkasta illahay hortisa kama dhaqaqayo ilaa 3daa suaalod kajawabo malinte qiyame🥲🥲🥲👇👇👇💔
    Allah swt wuxu na suaalaya
    1: cimrigaagii ankusiyay maxad kuso qabatay?🥲🥲
    2:dhalinyara nimadaadii maxad kuso qabaty?🥲🥲
    3:waqtigii (time)aankusiyay maxad kuso qabatay🥲🥲
    Walahi qof allah swt hortisa kadhaqaqaya majiro ilaa uu kajawbo 3daa sualod allow naxaristadan sugayna yarabi nasamax😭😭😭😭😭
    Shiinow wlalo illahay kacabso oo anagu ma ogin run been waxa jira allahbaa naga og iyo dadka ay khusayso arintani
    xata haday runtahay arinkani kadaa ceebaha dadka ee faafinaysid oo anagana hana dambaajin wlal maad ilowday qabrigii yara iyo suaalaha kaa dambeya rabi kacabso oo kaxishood bas
    Inaga iyo walidken iyo dhamnba umada nabi mohamed scw rabi hayno naxaristo janadisana haynagu kulmiyo allow gafkena iyo geeridena hakulmin yarabi khaatumada noowanaji amen 🙏

  • @Kacaan
    @Kacaan 2 ปีที่แล้ว +9

    Shiinow maal mahaan maqaayada maxamed buskud ayaad ku shidanoysaa caadi ma ahan😂😂🤩

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 ปีที่แล้ว +27

    Ilahayow khaatumada noo wanaaji subxana allah

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 ปีที่แล้ว +1

      Channelka Abdala Vlog waxa uso gudbiya muqaalada travel Vlog ah ama dalxiiska ah hada ka heesho fadlan ku so biir 🙈

    • @roodashahmed9430
      @roodashahmed9430 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin ya Allah

  • @zeinabh3509
    @zeinabh3509 2 ปีที่แล้ว +40

    I love you shino you are so funny 😂

    • @halimoa4348
      @halimoa4348 2 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @halimoa4348
      @halimoa4348 2 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @samarmoha3624
      @samarmoha3624 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @asalsomali7745
    @asalsomali7745 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa 2024 dawanooyo 😂😂😂😂😂 minyaro PRO max

    • @user-ov8cl9os3s
      @user-ov8cl9os3s หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa fiican yahy maxamed buskut hayska siidaayo hadii iiqaldamy Hana katoobad keeno

  • @maryamaruun3165
    @maryamaruun3165 2 ปีที่แล้ว +13

    Hadalkaaga aaba funny ah 😂🤣

  • @Niimmoh4
    @Niimmoh4 2 ปีที่แล้ว +17

    😂😂😂malinba sheeko cusub oo walaan ayaa soo baxaysa😂

  • @ilsanahmed9638
    @ilsanahmed9638 2 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi he made my day😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 ปีที่แล้ว +5

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WLSHY AMA WLLKY EE SOMAALYEED 🥰🥰

  • @elmiarab6616
    @elmiarab6616 2 ปีที่แล้ว +1

    My favorite TH-camr
    Shino colay legend 🙌 👏 ❤

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 2 ปีที่แล้ว

    Usuuli u sokeeyo , Mustafe Xaaji haaruuna u dhexeeyo 🤣🤣🤣🤣, awoowe Alle haku xafido you always made my day .

  • @Somabilbooks
    @Somabilbooks 2 ปีที่แล้ว +18

    waaba sheeko dheer lakin gabadha haku fogaanin oo ka daa cadeynta sxb qaali waayo Naxdinta ay naxaan dumarka waligood kuma ilaabayaan Bulsho dhexdeed Ninka googoo hadaad doonto shiine taaajoow

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 ปีที่แล้ว

      Channelka Abdala Vlog waxa uso gudbiya muqaalada travel Vlog ah ama dalxiiska ah hada ka heesho fadlan ku so biir

    • @susu-tl2fy
      @susu-tl2fy 2 ปีที่แล้ว +1

      Ha wlhi ani wax walbo ninkan iga daran qof walbo wow ku digana

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 ปีที่แล้ว +1

      Ninkaan Waa Xoolo. Annoo Laqabiila Baa Kulalaboodda Latirsiga Dumarka Iyo Ceeydda Uu Caayo. Xoogaa hormones Ka Dumarkaa Kubaddan Ninkaan.

    • @najaxyousuf6813
      @najaxyousuf6813 2 ปีที่แล้ว

      Waaa runtaaa wllo lkn ninkani nafsi ayuu xaraysanayaa maxamed buskut isagana nafsibaa helay dumarka ayey media kazoo cayaan waxna uma qariyaan

  • @MK-ds2lb
    @MK-ds2lb 2 ปีที่แล้ว +16

    Shiino too funny 😂

  • @ubaxali2985
    @ubaxali2985 2 ปีที่แล้ว +5

    What goes around cones around iga dheh🤭🤭 karbaasha eeyga markiisa waaye zaaniga weeyn!

  • @lail111
    @lail111 2 ปีที่แล้ว +8

    Kamal inan yar o an waligiis so guursan bu aha odaygan ilkaha tuufay ciidna kama dhagaysanayso beentiisa xumanta isku racdaan gabdhada ma yeelayno ina kaligeed danbida duusha ka sartan.

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah 😍 shine culay nacalaa shaydan ku yaala talo walalnimo waa sisay 🥰😅✌

  • @aishaomar4003
    @aishaomar4003 2 ปีที่แล้ว +13

    Maxamed abuu walad kulahaa ar shiina 🤣🤣🤣

  • @dheymanluul2612
    @dheymanluul2612 2 ปีที่แล้ว +13

    Mohamed buskut ku wana qaaado hasku dayin ina mar danbe qof biniadam ha dulmin o adan ku had gudbin shalay kamaal Abdul ayad ku diganeysay balse manta midii kamaal Abdul ka daran ayaa adiga kugu dhacday subxanallah 🥺🥺

    • @kindalol8093
      @kindalol8093 2 ปีที่แล้ว

      Ha nafsigu maso daaho😶

  • @zuzubintuabdullah6562
    @zuzubintuabdullah6562 2 ปีที่แล้ว +10

    Ceebta allaha astuuro🥺🤦‍♀️

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle buskut maxaa waalay aaway family kiisiiii asturnaaaa subhanallah naagahaaan suuqa socda waxa ay ku sheegaaan ha qaadanin

  • @Zainabsalat717
    @Zainabsalat717 2 ปีที่แล้ว +1

    Ragawa weey guursadane dumarkan hadeey bilaabeen ineey minyaro guursadan 2022 😁

  • @ashrafqadar5799
    @ashrafqadar5799 2 ปีที่แล้ว

    Hh markii ugu horeyse youtube kaga daawadoo legend alway legend

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 ปีที่แล้ว +9

    "Haddii aad dooneysid in aad ka guuleysato qof ku dhaawacay hau muujin inaad baahi uqabto ama aadan ka maarmin waayo waxa uu ku farxayaa xalada xun ee aad ku jirto qof walba oo naftiisa hoos ugu dhiga qof la samin weligiis waxa uu ka aaminaya qof liita"
    So dhawada walalayal subscribe

  • @maxameddj5694
    @maxameddj5694 2 ปีที่แล้ว +8

    Abti xabiibi sida rayad uhadlaysa lkn manaal dag dag u aroos marka dadka wax kasheeg🙏

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 ปีที่แล้ว

      Channelka Abdala Vlog waxa uso gudbiya muqaalada travel Vlog ah ama dalxiiska ah hada ka heesho fadlan ku so biir

  • @user-gr3kq5vc5u
    @user-gr3kq5vc5u หลายเดือนก่อน

    Allahu Akbar Carabkeena Eebow quwey Caadil baa tahay

  • @khadramohamed5308
    @khadramohamed5308 2 ปีที่แล้ว +1

    ilaahaw ceebteena astur bina aadam intaa way khaldamayaan qofowna nabsi ha galin sida maxamed buskud ku dhacdayo kale kamal abdul mabsigiisii wakaa

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 2 ปีที่แล้ว +6

    Ninkii 2 e minyaro noqda maxamed buskud🤣🤣🤣🤣

  • @umuabdirahmanalwajeria7014
    @umuabdirahmanalwajeria7014 2 ปีที่แล้ว +5

    shiine wa funny,😂asc asxaba aniga 5bilood aan gaari la, ahay 1k waxana sogaliya ducooyin marka halaiikalakaciyo somaliyey

    • @kewayekaas803
      @kewayekaas803 2 ปีที่แล้ว

      Wcs warax matulahi waa barkat umu Abdirahman Alwajeria chanalkaga youtube waa chalanal fiican. Waaxan kuleyahey horey uusi soco barakalah.
      Waan soo yara dawadey video yasha qarkod arkey walashey carurtada youtube haa iska kenin kugula talini laaha. Online quran ka waxa fiican iinad ooga faideso Dumarka somaliyed iirzaqad xalal aah halkas ka helisa youtube lacagta laga sameyo culumada waa xaran beey dhahen haku tashanin ama haku fikirin youtube iinaf lacag ka sameso. Asc.

  • @munaworldofficial
    @munaworldofficial 2 ปีที่แล้ว +6

    Abti xabiibti adiga gabadhi ck masoo celisay 😂😂😂🙈

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 2 ปีที่แล้ว +4

    Shiine doofar waa iga qoslisay wlh🤣🤣💯

  • @ahmedibrahim-bg2uz
    @ahmedibrahim-bg2uz 2 ปีที่แล้ว +1

    SubhanAllah

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 2 ปีที่แล้ว +2

    Lol abti xabibii, did you also give that advice to Manal😂😂😂

    • @mayacatt
      @mayacatt 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @ShamsaMohaa-mp8qd
    @ShamsaMohaa-mp8qd หลายเดือนก่อน

    Maantana kwrn😢

  • @zaraegal5966
    @zaraegal5966 2 ปีที่แล้ว

    Filmadaa wa maxey 😭😍💕

  • @updirahmanmohaan80
    @updirahmanmohaan80 2 ปีที่แล้ว +7

    Somalian C. I. D Cadi ah Waye Ilhow Hdan Gursadaba Idaba Galaa🤣🤣🤣

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 ปีที่แล้ว

      Channelka Abdala Vlog waxa uso gudbiya muqaalada travel Vlog ah ama dalxiiska ah hada ka heesho fadlan ku so biir

  • @manchesterboy7042
    @manchesterboy7042 2 ปีที่แล้ว +2

    WALIGEY PIN LAIGU MA QABAN,😭😭😭

  • @rahmamohamed6374
    @rahmamohamed6374 2 ปีที่แล้ว +3

    Xaaladaada shiiine culay waa dhaaftay kulahaa usuuli un laaad kuye ar shiiina musiiiibaa tahay

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 ปีที่แล้ว +1

    Way shiine waxad ixusisay dadki xabaalay🤣🤣🤣🤣🤣❤👍

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 2 ปีที่แล้ว +1

    *السلام عليكم ورحمه الله وبركاته*
    *👉🏻INSHA ALLAH*
    *👉Waa Fursada Qali Ah Hadaba Khyr Jcl*
    *👉Barri Waa Isniin Ha Hilmaamin Inaad Soonta*
    *👉Noole Sunnda Nabigen* *Muxammed❤Sallaahu Calayhi*
    *Wasallam 💗*
    *👉 Allah Drtis IXasuusi aan ku Xasusiisay*📚َ
    *👉🏿 Waa Sadaqo,Mahdin Kastoo Oo Aad Mahdisaa Alle*
    👉 *Yacni inaad tiraahdo*
    01)💎 *Subhaanallah*
    02)💎 *Walhamdulillaaaaah*
    03)💎 *Walaaillaha illallahailallaaah*
    04)💎 *Wallaahu Akbar*

    🎁👇👇🎁
    👉 *Sheyga Manta Cibaadada Ka Mashquulinayo Beri Qabrig Makugu Wahlinaayo*
    📝
    *Uadeegso Qalinkaaga Fidinta Dintaa iyo islaaaaxa Umada iyo Walalah Cafi Allaa Drtis* ✔
    *Baarakallaahu fiiikum* ✍🏿 ✅

  • @yasminsadaqh8134
    @yasminsadaqh8134 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaaheey kacabso dadka ceebihiisa habaafin

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 หลายเดือนก่อน

    Hada ka soo hadal wllo 😂😂

  • @saadiamohamed2130
    @saadiamohamed2130 2 ปีที่แล้ว +3

    Nafsiga mohamed bukut kaliyah kama so baxayo adiga hata wad ku jirta dadka nafsiga ka so baxayo insha alaha mida kala gabdhaha mar walba caysa lakin alaha aya idinka aarayo wada ilowday miya laba hani markad caynaysay hani uk iyo hani muumin marnaba aniga ma Ilowin malin maalmaha kamid ah adigan woo ka so bixi nafsiga insha alaha ama ha dheerato ama ha dhawaato insha alahaahu tacaala kuna soco cayda dumuka

    • @najaxyousuf6813
      @najaxyousuf6813 2 ปีที่แล้ว

      Haaaa whi ninmaka caanka ah way caayaaan hablaha wanna ceebeeyaan iyaga oo isleh views ju raadsada

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 2 ปีที่แล้ว

    Waa sidii kamaal abdul aa ku dhacdey wiilkan kamaal ayaa sidiisi ku dhacdey

  • @ilwaadabdyy6023
    @ilwaadabdyy6023 2 ปีที่แล้ว +1

    Weliga ceeb islaameed lama raadiyo marka isaga ceeb danbe raadin doonin maxamed buskut marka nabar xaqdara alle haugu dhigo

  • @ProudAfrican
    @ProudAfrican 2 ปีที่แล้ว

    Waan katagey waan kala noqday subscribe keygii. Reer Nabad iyo Nolol halkaan kusoo uruuro usheega in aad tagteen.

  • @raxoosman4486
    @raxoosman4486 2 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂 shine umadena maha buskud islaantisi hore aya so habartay iyo carurtisi

  • @s.yusouf3106
    @s.yusouf3106 2 ปีที่แล้ว

    محمد ابو ولد 😂😂😂😂 يسلام مع الشاي

  • @haleyguwasho8308
    @haleyguwasho8308 2 ปีที่แล้ว +3

    Manal Waxay tiri Shine Culey aniga ma Jecli Ee Aziga ijecel hhhhhhhh🤣🤣🤣

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 ปีที่แล้ว

      Channelka Abdala Vlog waxa uso gudbiya muqaalada travel Vlog ah ama dalxiiska ah hada ka heesho fadlan ku so biir

  • @user-ov8cl9os3s
    @user-ov8cl9os3s หลายเดือนก่อน

    2024😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-og6xe6ky7l
    @user-og6xe6ky7l 2 ปีที่แล้ว +3

    أنا عضو جديد في مجموعتك استمر في الذهاب يا أخي العزيز

  • @zamzamjama5769
    @zamzamjama5769 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk i love watching you shiino kkkkk

  • @galaxypony7716
    @galaxypony7716 2 ปีที่แล้ว

    Daadkan buskut ka hor kuwaba daadku qadi lahaye hortise allah ceebta asturo

  • @amalgamjama4613
    @amalgamjama4613 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiine Umadeena mahan He so funny ilahow ada awoodleh kala qabooji Dadkan Musalsalkan mad naga so afjartaan sidi Jamal abdul

  • @apdipazid______3665
    @apdipazid______3665 2 ปีที่แล้ว +2

    MoHameD Abu WalaD 😄😄😄

  • @horweyngeel
    @horweyngeel 2 ปีที่แล้ว

    Caruurtii hooyoy dalxiiskaad aaday wad ku daahday kulahaa😃😃😃😃

  • @Mustaqiim22
    @Mustaqiim22 2 ปีที่แล้ว +6

    😂😂😂😂hooyoy blockga naga qaad kulahaa shiine celi walaalow adigana manaal 😁

    • @ardoolow2482
      @ardoolow2482 2 ปีที่แล้ว +2

      😅😅😅😅🤣🤣 isma oga Abti xabib Manal

  • @xamdiClraxmaan
    @xamdiClraxmaan หลายเดือนก่อน

    Mohamed muskid

  • @zahrayonis8744
    @zahrayonis8744 2 ปีที่แล้ว

    Wa ruunta Farid geesi

  • @darishore814
    @darishore814 2 ปีที่แล้ว +3

    Shiine iyo buskut la isma dhaamo beeertaa lagu wada jiraa abti xabiibi oo cudadi u dhamaan soo Adigii ku habsaday 😂😂

    • @raxoosman4486
      @raxoosman4486 2 ปีที่แล้ว

      Way is dhaman taas caadi aya loso furay 😂😂😂

    • @darishore814
      @darishore814 2 ปีที่แล้ว

      Cudadii ayadoo u dhamaan ayuu u daatay 😂😂

  • @bareduuoromo7481
    @bareduuoromo7481 2 ปีที่แล้ว

    Abtii Habibii😂😂🤔

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 2 ปีที่แล้ว +1

    Adiga taada ka waran bal abti xabiibi?Taada meel saar Kamaal iyo Buskut ha ku meereysanine odey aan xishooneynin baad tahaye

  • @abdifitahtube5322
    @abdifitahtube5322 2 ปีที่แล้ว

    Talo nin weyn waa siisay shine

  • @jawahirmusa7225
    @jawahirmusa7225 2 ปีที่แล้ว

    Cajiib buskut waa ku jira isagaa oo indha adag bal gabadh waalid keed qeyliniyaan isku dhadhaji

  • @ayaanmohamed3010
    @ayaanmohamed3010 หลายเดือนก่อน

    Adigaba ck maxaad naagtiisa uga xadey isma dhaantaan dhamaantin sadex miyaro ayaa tihiin

  • @edebsanomar3036
    @edebsanomar3036 2 ปีที่แล้ว +2

    😄😄😄😄 shiine waa imtixaan😄😄😄😄😄😄😄😄

  • @barnibaarafrax5551
    @barnibaarafrax5551 2 ปีที่แล้ว +3

    Abu walad ibnu👌😘🤣🤣🤣🤣

  • @selebanali4854
    @selebanali4854 ปีที่แล้ว

    Maxamed buuskud asag wan canananeyna 😂😂😂😂

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 2 ปีที่แล้ว

    SHIINO CULEEYOW IND FARTUUN BALBALAARKA LATALI BARYAHAN WAXEEY BILAAWDAY INEEY DAD AJNABI AH LA GASHO TIKTOK AYADOO AH GABAR SOMALI AH WAA NAGU WADA CEEB IN DUMERKENI RAG AJNABI AH LA HASAAWAAN AAWAY ISLANIMADEENII ,,,fromkismayoboy

  • @idilmohamed9862
    @idilmohamed9862 2 ปีที่แล้ว

    Aniga ugu so horeeyay ee wlaalahay like ta i saara

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 ปีที่แล้ว

      Channelka Abdala Vlog waxa uso gudbiya muqaalada travel Vlog ah ama dalxiiska ah hada ka heesho fadlan ku so biir

  • @dhamme0
    @dhamme0 2 ปีที่แล้ว +1

    Rag minyaro lagadhiganayo waa soo bateen🤣🤣🤣😂

  • @somalighosht999
    @somalighosht999 2 ปีที่แล้ว +1

    CADAALAD MA AHAAN IN WALI INAAN SINGLE AHAY

  • @nafisonafta2799
    @nafisonafta2799 2 ปีที่แล้ว

    Abti xabibi mel naga fadhiiso

  • @aashobile5088
    @aashobile5088 2 ปีที่แล้ว

    👏👏👏👏👏👏👏

  • @manaalosman4715
    @manaalosman4715 2 ปีที่แล้ว

    Minyaro 2

  • @salwaali5218
    @salwaali5218 2 ปีที่แล้ว +2

    Shinoow is alaali hee kamaal dadka uu dhibka la rawo ayat kow ka thy

  • @user-bs3wt4ez3c
    @user-bs3wt4ez3c หลายเดือนก่อน

    Shiimow manta buskud abuu walada maxa kala socotaaa hhhhhh

  • @daauudalasow2401
    @daauudalasow2401 2 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣wllhi abuu walad

  • @Abdirahimbadal
    @Abdirahimbadal 2 ปีที่แล้ว +1

    🔥🔥🔥😂😂😂😂😂✅✅

  • @mushtaqeytaninmadownagtii1808
    @mushtaqeytaninmadownagtii1808 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @imanisse4329
    @imanisse4329 2 ปีที่แล้ว

    Buskudow waa kujeclsa laakeen selada waa kdhacdy

  • @user-ov8cl9os3s
    @user-ov8cl9os3s หลายเดือนก่อน

    wlhi😂😂😂😂😂2024

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 2 ปีที่แล้ว +1

    Adagi ku waagii ma la joogtaa ?

  • @Wadani924
    @Wadani924 2 ปีที่แล้ว +1

    Nimanka ka dabo wareegaaya ragga kale naagohooda ma heli karaan miyaa dumar kale. Why are they "marrying women who are another men's wives? WTF?

  • @asiaali566
    @asiaali566 2 ปีที่แล้ว

    2nin waa raxanwayn hhhhh reerku minyaro jeclaa

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 2 ปีที่แล้ว

    Shiinoow waxba hays xiijin gabadhani dadkay uwacday shiikha dad waawayn bay ahaayeen been ma aha saan filayo lkn ilaahy baa xaqiiqada og
    Adiguse naagta laabta kaaga jiifta ma hooyadaaba naagta reerkoodii uceli adiguba

  • @kiinmahammed5867
    @kiinmahammed5867 2 ปีที่แล้ว

    Kamal Aya kaficna gabadh Muslim iyo nin muslim

  • @farhanatomofficial1034
    @farhanatomofficial1034 2 ปีที่แล้ว +1

    Sidokale igu dhacday,nag laqabo aya nafta ikentay markas ayan si hos ah ugursaday,marki dambe waxan ogaday inuu nin qabo oo wadanka ka maqan

  • @suadmohamed6585
    @suadmohamed6585 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 shiine soo badi

  • @samawade6470
    @samawade6470 2 ปีที่แล้ว +1

    Ina Sanweynow maad ciyaarta naga deysid 🤣🤣🤣🤣🤣 sheekadaan waa dhamaataye

  • @aaminocali7586
    @aaminocali7586 2 ปีที่แล้ว

    Waa dhiiqo aan caadi aheen

  • @xanfaresh2024
    @xanfaresh2024 2 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq waa soo baxay