SOMALIDA MARAYKANKA OO MAR 2-AAD WACDARO LAYAAB LEH DHIGTAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 51

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 23 วันที่ผ่านมา +13

    C.xaafid iyo c.raxman. aad bad umahadsan tihin yuusuf iyo somalida kalana insha alaah wey guulaysan donan sherta iyo laketu wa xagayaga from buntiland mahadsanid

    • @abdi-hollywood
      @abdi-hollywood 22 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid walaal

    • @Hamdiabdi5575
      @Hamdiabdi5575 22 วันที่ผ่านมา

      Wariyuhu markuu soomaali badan oo maah maah iyo wax walba le ku hadlo sheekada iyo waxa uu sheegayaa u sii saxma oo waa la xiisaynayaa markaa

    • @Hamdiabdi5575
      @Hamdiabdi5575 22 วันที่ผ่านมา

      Markaa Soo dadaal walaal waan ku faanaa wiilasheena somaaliyeed ee tafta ahe hore u soco waxa lagu yiraahdana waxii fiican ka qaado

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 23 วันที่ผ่านมา +4

    Yuusuf guuleyso ❤

  • @MohamednorNaqabe
    @MohamednorNaqabe 23 วันที่ผ่านมา +5

    Wat Mahatsaniden Anigo Konol Wajir NFD Thanks Asanteni Sana

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase 23 วันที่ผ่านมา +4

    ASC I. Wish all American Somalis contesting for various positions a success Inshaa Allah

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 23 วันที่ผ่านมา +6

    WAAN HAMBALYEYNAYAA DHAMAAN DHALINYARADA GUULAYSATAY EE SOO BAXDAY

  • @bezani
    @bezani 23 วันที่ผ่านมา +4

    Shanta Soomaliyeed guul iyo gobamimo meel walba aad joogtaan iskuna tiirsanaada waligiin❤️🇸🇴❤️

  • @nassir4425
    @nassir4425 23 วันที่ผ่านมา +4

    From Yemen

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 23 วันที่ผ่านมา +3

    😂❤❤😢Allaha guuleeyo ilhaan cumar ❤😂🎉😢❤mahadsanidin dhammaan somalida maraykan iyo muwaadiniin taageeta 😂❤❤❤🎉😢😮

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 23 วันที่ผ่านมา +4

    bismillah masha allah tabarak dhamantiin waxan idin leyahay asc sidokale wan idinkaga mahad celinaa sida aad noola wadaagteen wararka iyo akhbaaraha caalimka markale waxan idin leyahay mahasanidiin dhamantiin

  • @nassir4425
    @nassir4425 23 วันที่ผ่านมา +6

    Masha Allah waxaa thy qofka keliya jcl in Soomaalida isu keeno qeer Ilaahay haku siiyo thanks Ilaahay haku xafido siiwad hoosha guuleyso waan idiin salaamay dhamaan tiina

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 20 วันที่ผ่านมา

      Maaahaalah yussuf haji pragmatic leader.Well deserve victory.keep up younger bro

  • @user-eu5uw9he3y
    @user-eu5uw9he3y 23 วันที่ผ่านมา +3

    Well done

  • @bashiirabdi2924
    @bashiirabdi2924 23 วันที่ผ่านมา +4

    Kusaliya nabiga scw 🤚

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n 23 วันที่ผ่านมา +5

    Soomaalida Maraykanka guulaysta weligiin. Dalkiiniina ogaada oo u hiiliya.

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 23 วันที่ผ่านมา +4

    Yusuf haji Guul ayaan kuu rajaynayaa 😂❤❤❤
    War wiilkaka somaaliyeed ha doorto ❤😂❤mahadsanidin😂❤❤❤

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 23 วันที่ผ่านมา +2

    Mashaa Allah ilaahy somaaliweyn ha mideeyo bahda somali brother God bless all

  • @MaxamudCismaan-pl2yf
    @MaxamudCismaan-pl2yf 23 วันที่ผ่านมา +4

    Asc horay usocda

  • @abdiali651
    @abdiali651 23 วันที่ผ่านมา +4

    Siciid Yusuf haji brother of Mohamed Yussuf haji (Yussuf haaji) Mashallah

  • @farahmohamed6966
    @farahmohamed6966 23 วันที่ผ่านมา +2

    Good question abdixafid!!!!

  • @OmarMoussaadem
    @OmarMoussaadem 23 วันที่ผ่านมา +4

    Ma II sheegi kartaan, tirade soomaalida ku nool state Minusoota, waad salaamantihiin, ilaahay ha la jiro murashaxiinta soomaaliyeed. Aamiin.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 20 วันที่ผ่านมา +1

      @@OmarMoussaadem MN SOMALI KUMA NOOLA REER PUNTLAND BA DAGAN O LEH

    • @OmarMoussaadem
      @OmarMoussaadem 19 วันที่ผ่านมา

      Walaal anigu waxan ahay oday soomaaliyeed oo réer Jabuuti ah, mana kala jecli soomaali oo sideedaba waxan ka quusan la'ahay in an arko 5ta soomaaliyeed oo midawday inta aan dhiman, waana aragtidii ay soomaalidii hori u halgami jireen, taasuun baan Ilaahay ka baryaa. MN, Waxan u arkaa in ay noqonayso gobalka 6aad ee dhulka soomaaliyeed ee noogu yaalla Qaaradda Ameerica "waana wax dhici kara, haddii ay USE kala daadato" Puntiland, waa walaalahay Soomaaliyeed, hadday iyaga uuni ku noolyihiin MN dhibi iguma haysateen, oo waa farxad iyo rayn-rayn uun.
      Kayr iyo barwaaqaan kuu rajaynayaa walaal. Nabadeey.

  • @alishaah9855
    @alishaah9855 23 วันที่ผ่านมา +4

    Sidoo kale hala garab istaago dhamantod
    Guul iyo gunimo

  • @sunari8818
    @sunari8818 21 วันที่ผ่านมา

    Yusuf xaji iyo fahima ibrahim qofkii ilaah u qoro ayaa guleysanayo, anigu kii soo kalaba waxaan leeyahay guul allahuma aamiin.

  • @Sultan-ee3ej
    @Sultan-ee3ej 23 วันที่ผ่านมา +2

    Wixii xunba Xaawaa leh.

  • @alishaah9855
    @alishaah9855 23 วันที่ผ่านมา +3

    Asc. Sxb gun iyo gob-ba wey kudawataye uwada mahad celi mise guntu tiradaba kuguma hirto!!!!!

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 23 วันที่ผ่านมา +3

    Ici c’est 🇫🇷

  • @fathimohamedfathi5946
    @fathimohamedfathi5946 23 วันที่ผ่านมา +1

    Ismahan galaso NoQo dadkeda iyo dalkeeda afacdo

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 23 วันที่ผ่านมา +2

    Federal sahal lguma helo at least 333.3M baad mataleysaa o lagala xisabtamaya ilhan alle haw fududeeyo

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 20 วันที่ผ่านมา +1

      Said yussuf haji Guul ❤❤❤❤❤❤

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 23 วันที่ผ่านมา +1

    xaashiyah cagaaran ay samaystaan ayadaana u sareysa

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 23 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaali way hoogeen, Waa meeshay kuhalaagsami lahaayeen, Qubmoos ah ayaa loodhigay, oo ah in shilimo, aduunyo, sharaftoodi iyo diintoodiba ku iibsadaan, Nabibixiyoow nabixi, naga bixi, Allahayoow balaayadu bad weeyee, Nagabixii,Amiiin amiiin Allahayoow🤔

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 22 วันที่ผ่านมา +1

    Maraykan naagi madax ka noqonmayse ha is ceebaynina ee tartiibsada

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 20 วันที่ผ่านมา

      @@AnabSaed-us1wo naftaada hadad liidey dadka kle ha liidin

  • @user-rb1fm6fg7g
    @user-rb1fm6fg7g 23 วันที่ผ่านมา +1

    Somali hadhihin ree minnesota dheh kuli waxa uqabo

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 23 วันที่ผ่านมา +1

    KAMALA WAA SIYASIYAD ARAGTI DHEER LEH WAA MID OG SOMALIDA IN HADII LACAG LOOSHEEGO DUULA OO HADII LASIIYO LA,ADEEGSAN KARO OO AAD LACAGTA U JECEL WAA KUWAN DEGADIHII LACAG KU BADASHAY NA ILOOBAY HADII SOMALI LOO MAALGELIYO SHAQO ABUUR UNOQON LAHEEYD MAANTANA GIDAARADA ISAGA SHAAH CABAYA EE BAAGAMUUNDADA AH

  • @baashiishaq248
    @baashiishaq248 23 วันที่ผ่านมา +1

    Hollywood movies and news

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 22 วันที่ผ่านมา +1

    Wey iska hadlaysaaye dhaqaalaha qofkii dhashaba ay lix kun ku siinayso xagee bey ka keeneysaa imisaadse arkeyseen plotian intuu meel soo istaago leh waxaas baan qabanayaa markuu awrkiisa kacsanayo hadhowna markuu dantiisa gaaro afka xirta Somaliyey indhaha fura dadka wadanka u badan waxay rabaan raaca yaan la idiin soo tuuba raacin hadhow oo la idin faquuqin meeshii hadba loo badan yahay u bata

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 23 วันที่ผ่านมา +2

    WIXII CUSUB CAALAMKAA JECEL

  • @user-sp2zm7zi2o
    @user-sp2zm7zi2o 23 วันที่ผ่านมา +1

    Fadlan iga gaarsii reer minasota funaanadahooga inay ku qortaan mustaqbalka Amerika waa Kamala.H dagaal ooge waayeel ah ma rabno

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 23 วันที่ผ่านมา +1

    Autre chose…😂

  • @User-T-c2v
    @User-T-c2v 23 วันที่ผ่านมา +1

    Somali we u dhamatay Tittle Been Jecla😅 Saaxifiga weeyn Engineer ka Weeyn Dr ka Weeyn🤣 (Allah Weeyn o awood leh)

  • @rawdayasin2041
    @rawdayasin2041 22 วันที่ผ่านมา

    Ma somaali oo dhaba mise waa daaroodka ayay ilhaam ku farxay

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 20 วันที่ผ่านมา

      @@rawdayasin2041 oooy deee ado nool ilhan waa darood MN waa puntlnd usa ku dhex taal

  • @Hamdiabdi5575
    @Hamdiabdi5575 23 วันที่ผ่านมา +1

    Wariye somaaliyeed baan ahay maah maah yadeeniina ma naqaano la idinkama yeelaayee Soo barta gays

    • @abdi-hollywood
      @abdi-hollywood 22 วันที่ผ่านมา

      Wariye iyo maah maah maxaa iska galay? 😅🤦‍♂️🤷‍♂️

  • @niyasan5241
    @niyasan5241 22 วันที่ผ่านมา +1

    Earned Income Tax iyo First Time Homebuyer programs ma aha wax cusub . Waa federal programs oo soo jiiran aha. Local governments ama dawalada hoose ayeey ku xiran tahay sida aye lacgta federal governments uu isticmaalaan. Local government faiido weyn ayey ka helaan Earned Income Tax sababta oo ah, dakhli canshuur ah ayaa uu soo xaroota! Lixdda kun ma waxaa ka mid tahay waxaa dhalanka loogu talgalay through the WIC program? Kamala ma cadeen inay ka hadleeyso programs hore uu jiray ama kuwa cusub. These types of programs are limited or nonexistent in Red States ama gobaladda Republic party ka taliya. Lixda kun ma 500 kashka dan yarta leh caruur ka yar labo sano la siyaa?. Minnesota is a blue State and all these programs should aleady exist. Kamala and Elhan have to clarify if these programs are new and different programs or the same one that always existed. Politicians tend to over promise and under deliver.

  • @AxmedMaxamuud-sy3ly
    @AxmedMaxamuud-sy3ly 23 วันที่ผ่านมา

    4h