SIDAAN ISKU BARANAY ( HOW WE MET) ANIGA & MUNIIRA PART1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 326

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  2 ปีที่แล้ว +15

    New video soo daawo th-cam.com/video/L2tYTtNz7Uw/w-d-xo.html

    • @cananale
      @cananale 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkk

    • @cananale
      @cananale 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

    • @fatxiyaosmanbarry3996
      @fatxiyaosmanbarry3996 2 ปีที่แล้ว

      Asc depuis quand que vous etes marier

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 ปีที่แล้ว +110

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah ❤💞🕋

    • @maryanibrahimadan9103
      @maryanibrahimadan9103 2 ปีที่แล้ว +1

      Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @sumeyomohamedadan8260
      @sumeyomohamedadan8260 2 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @SAli-db7dw
      @SAli-db7dw 2 ปีที่แล้ว

      Scw🥰

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  2 ปีที่แล้ว +31

    Like saar & susbcribe gambalelka furo si qeeybaha kale kuu dhaafin thanks

    • @ciidoaroos4246
      @ciidoaroos4246 2 ปีที่แล้ว

      XOG XASAASI AH
      th-cam.com/video/ySkXp8pL8QU/w-d-xo.html

    • @blessedme8532
      @blessedme8532 2 ปีที่แล้ว

      Ninkii dhihi jirey xaaskaada lama keeno Social media 😂😂

    • @caamirroobleofficial9097
      @caamirroobleofficial9097 2 ปีที่แล้ว

      Buskud sxb gabadha xaqiiq waa jeceshahay sidaa hadalkeeda u rabto ayan arkay Allah isku kiin barakeeyo sxb

    • @lakiaxmed6945
      @lakiaxmed6945 2 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi xarabad waye amiira warkeda wacadyahy horay usocda lamaanaha qarniga 💋❤

    • @phaadimamohamedhusen3071
      @phaadimamohamedhusen3071 2 ปีที่แล้ว +1

      Horta suaal munira marka baranesey ma xaasle ayaa aheed sacdiyo yarisey hooyaded mawada jogten mise single aheed mudo badan adiga single gursatey munira mise furinkina munira barshadeda ku kala tagten jwabtada saxda allah ku la ogyahay no sheeg

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 2 ปีที่แล้ว +35

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw 🤲

  • @munamaaris6347
    @munamaaris6347 2 ปีที่แล้ว +12

    Aniga marki hore kuma dawan jirin lkn hada munira marki aad guursatay inan ku dawado aan bilaway mshaallha ilxun idinma qabato inshaallha

  • @asadhagiofans6334
    @asadhagiofans6334 2 ปีที่แล้ว +7

    masha alah sida gabdha ka muqato waa gabadh dagan akhalaq leh
    ilasho sxb xiliyadan oo kale markay gabadhu kujirto daryel badan oo gaar ah ubahan tahay haka cajisin

  • @xabsomaxamed3749
    @xabsomaxamed3749 2 ปีที่แล้ว +19

    Muniiro qosolkeed ayy iskajeclahay masha allh abayo macan waxa tahay qurux dumar masha allh muniiro dhaqaaleey wll

  • @ayanjama2252
    @ayanjama2252 2 ปีที่แล้ว +7

    Gabadha reer Abti Ayaad utahiin reer somaliland mahamed buskul welcome to somaliland

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe 2 ปีที่แล้ว +7

    The best berson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw

    • @haniaden3830
      @haniaden3830 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw Scw

    • @missnajma5505
      @missnajma5505 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @faadumofani5615
    @faadumofani5615 2 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi been mahan amiiro darteed udaawadaa channelka mnsha allh waa qalpi xab xab

  • @user-px7ym8sf5n
    @user-px7ym8sf5n 2 ปีที่แล้ว +7

    Mash allah muniiro waa naag nool ilahay ha isku kiin daayo my lovely family

  • @ekraanabdi2950
    @ekraanabdi2950 2 ปีที่แล้ว +10

    Mashaallah Tabarakallah isku waara , waadna isku Nuurreysaan beautiful family wiil iyo caano🙏💕❤️🌷

  • @Girlboss1.
    @Girlboss1. ปีที่แล้ว +1

    Waligey mohamed buskut dhawr jeer bn daawadey Lakin intay munira kuso biirtay wan xiiseyaba Quruxley Qalbi xabxab ❤😂 wan iska kaa jecelhy habibt

  • @Niimmoh4
    @Niimmoh4 2 ปีที่แล้ว +4

    MAASHA ALLAH WAAN IDIN WATA WAAD IGU BAXDAN FARXAD CAFIMAD BADAN IYO GUUL AYAN IDIN RAJEYNA INSHA ALLAH ISKU WARA ILA ABID❤️🥰🥰🥰
    LKN SUAAL HADAN KU WAYDIYO MUNIIRA HORE ILMO MAA USOO DHASHAY MISSE HADA UGU HOREYSO WANA ISKA WAYDIYAY

  • @Sara7-d1z
    @Sara7-d1z 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc Mr. M & Mrs. Good job Masha Allah amiin Yaa Rab. I love 💕 them. Thanks.

  • @deqakhadar5757
    @deqakhadar5757 ปีที่แล้ว +1

    M.shaallah

  • @iskufilanj9785
    @iskufilanj9785 2 ปีที่แล้ว +4

    Gabadhaan dar illahey u jeclahy wlhi waxan darema markasta arko inay tahy qof daacad ah noo xafid gabdha illahey hanii wada xifdiyee

  • @bintuibrahim194
    @bintuibrahim194 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah tabarakalaah allha idin barakeeyo seedi gabadha noo xifdi from hargeisa dee ana isooduceeya mid wacanoo wanagsan allah idin barakeeyo 🙏

  • @AsmaAsma-rd4xy
    @AsmaAsma-rd4xy 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah famli qurux badan oo aan dar alle u jeclahay guulaysta akhiro iyo aduunba alle ubad bariya hadin ku arsaaqo o diin toda walid kod iyo dalkodaba anfaca isha allah ❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😍😍

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 2 ปีที่แล้ว +12

    Beautiful family 👪 ❤️ 💕 💖 ♥️ 💜

  • @kabulsaleh3055
    @kabulsaleh3055 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sura Albaqra gurga ku shitah please Allah ha idiin xafido 🤲🤲🤲❤️

  • @idylmohamed2367
    @idylmohamed2367 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah ❤ 😍 💖 ❣ 💕 part2 nosoo dadajiya.

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah muniira waan jeclaaday sheekadeeda igu socota waa gabadh aad ufiican hadaan wajigeeda ka eego aqoon uma lihi hadana wanaag baan ku tuhmayaa maxmed buskud gabadhaas ilaali ilaahy baa wax ilaashee dhowr oo yaan la arag idinkoo is jiid jiidanaya ilaahay haysu kiin barakeeyo awlaadiina ha idinku simo

  • @clementine969
    @clementine969 2 ปีที่แล้ว +2

    Filsan..je pense que cest ton vrai prenom. Ma sha Allah...tu etais mon amie d'enfance à q7 près de Rpp. C'est Mane. On habitait sur la même ligne. Bisou ravie de te revoir.

  • @nawaalsaid2915
    @nawaalsaid2915 ปีที่แล้ว +2

    Muniira qurux TH-cam buskut way qurxisay

  • @xayaath
    @xayaath 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilove you muniira

  • @udgoonwehliye5811
    @udgoonwehliye5811 2 ปีที่แล้ว +6

    Buskud kuma fiirsan jirin awal lkn sidee muniira kugu soo biirtay video yadiina ima dhaafaan hada nuurka chanelka waa muniiro masha allah isku kiin daayo.

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah
    Guuleysta guula garabkiina ha galo
    Ikxun Allah idin ma tuso
    Ha Kala fogaanina waligiin fahamka qof ba qof ka kale aad ugu dadaala Allah ha isukiin barakeeyo

  • @xabiibaxirsi4
    @xabiibaxirsi4 2 ปีที่แล้ว +2

    ما شاء الله تبارك الله 💑👍👍👍👍👍👍💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼👍👍👍👍👍👍♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍🏻👍🏻👍🏻😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍👍👍👍👍♥️♥️♥️🌹🌹

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 2 ปีที่แล้ว +1

    You looking good since you married her mashallah ❤️😍💕

  • @halabuurdfiljanno824
    @halabuurdfiljanno824 2 ปีที่แล้ว +3

    Jabiiba mansha Allh barakooba adiyo seedigeen

  • @kawsarismail7118
    @kawsarismail7118 2 ปีที่แล้ว +3

    Manshalh wlhi wa Gabadh dacad ah abowe ilali inanta

  • @malyunhashi5711
    @malyunhashi5711 2 ปีที่แล้ว +5

    She is so funny Manshalaah

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 2 ปีที่แล้ว +4

    MASHA ALLAH Dhaqanka Muslim ha la ilaaliyo

  • @raniaabdiweli5789
    @raniaabdiweli5789 2 ปีที่แล้ว +3

    Munira waxay tiri TikTok jidka lee socdey ... Kaley TikTok jiid miyu leeyahaay ...ala beerkaa ur so funny 🤣🤣🤣🤣🤣😂 afsomali wey kufsadey

  • @farahhassan7538
    @farahhassan7538 2 ปีที่แล้ว +7

    Asc walal ad ban kusalamaya wakal sirta rerkaga hawga shekeynin dadka wa hadyad ilahay kusiyay kana ilasho isha dadka wa iga wano walal dhamantin wa ini salamaya masha allah allah hayni barakeyo dhamantin

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 2 ปีที่แล้ว +2

    asc mahamed iyo dumaashi maasha allah runtii nin islaweeyn ma tihid maasha allah tahay 🥰🥰🥰

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah Allahamdulilah ilahay xafido inshallah gabdhen 🥰❤️❤️

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah tabarakallah family qurux badan 💕💕💕💕

  • @raqiyaabdiqadir8261
    @raqiyaabdiqadir8261 2 ปีที่แล้ว +3

    Manshalaah waligiin sidaa ufarax sanada ❤️🥰🥰🥰🥰Manshalaah 🥰🥰🥰🥰

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank you filsan markan ku dhaho ma qalqali jirtay kulaha buskud umad maahan

  • @RamlaMuzamil
    @RamlaMuzamil 2 หลายเดือนก่อน +2

    Barashadiina hada daawanoya bidaartina halkan ikentay dad Saan isku aha ya isku Dirayy bisinkeeee😂😭💔

  • @abuabubackar1186
    @abuabubackar1186 ปีที่แล้ว

    ممتاز

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 2 ปีที่แล้ว +9

    Kkkkk thank you filsan intan bu isku qalqalay😂😂😂😂Ala manoli qosol miran waye dumashi masha Allah nolosha idinma ciisho next prt 2

  • @laylaluul3397
    @laylaluul3397 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah reer qurux badan 🥰🥰🥰

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah Allaha iskukiin xiftiyo amiiiiiin yaa rabbi 🍃🍃🍃🍃🍃🍃🌹🌹🌹🌹

  • @fadumosheikh1156
    @fadumosheikh1156 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah tabarakalah waan idin taageeraa mar walba waa qiso jaceyl oo wanagsan isku waara waxa tihiin labo qof oo isku qalma ilahay ha idin barakeeyo

  • @king_A.M.k
    @king_A.M.k 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah famille Mohamed 🇸🇴🇩🇯💙💚

  • @minasana5951
    @minasana5951 2 ปีที่แล้ว +3

    Trés belle famille ma Cherie ❤

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc walalhey chanelkeen Soo booqda kheyr Aduun iyo mid Aaqiro Allah idinsiiyo insha Allah💜🥰🤲

  • @hiboyahye315
    @hiboyahye315 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah Alle ha idinxifdiyo

  • @Istarlinmarketing
    @Istarlinmarketing 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah

  • @wardaali3529
    @wardaali3529 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah family qurux badan oo qalbi wanaagsan noo soo Badiya sheekada

  • @farxiyaguufe4919
    @farxiyaguufe4919 2 ปีที่แล้ว +1

    munara wan ku jecelahay from hargaysa

  • @ExcitedCricket-po2et
    @ExcitedCricket-po2et 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah Amira waligaa sidaas fariid u ahow❤❤❤❤❤

  • @ZaadiqAli-zk3gv
    @ZaadiqAli-zk3gv 7 หลายเดือนก่อน

    ❤mzh alh Waar Buskudow bro gabadha reer sheekh isaxaq noo ilaali niyahow

  • @nimcoaxmedcabdiraxman3182
    @nimcoaxmedcabdiraxman3182 2 ปีที่แล้ว +7

    Daacadnimadi ooqofa inanta😁😁🥰

  • @muqdishocadey3682
    @muqdishocadey3682 2 ปีที่แล้ว

    M.a🥰⚘️❣️isku waaara abid🤲🏼💍my family❤️

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @nimcoali8911
    @nimcoali8911 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah hargaysa ayaan idin ka soo salamay

  • @ameenakwt276
    @ameenakwt276 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilahay ha idin barAkAYO

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 2 ปีที่แล้ว +1

    Dumaashi wiilka noo illaali dad aan jeclahay aragtidooda guulesta❤️🙏

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allaha allahumabark ❤

  • @zamzamdeganchannel557
    @zamzamdeganchannel557 ปีที่แล้ว

    Msha alaha isku wara walalkey iyo dumashi waxa walabo iyo qof walabo kuhorey waxa kahoreyo calafka

  • @mmaliosman2332
    @mmaliosman2332 ปีที่แล้ว +1

    Mch alh gabdhan waa rer jabuuti gar ah waa ciyal Q5 mukhtar teer hoyadis tlow ninkii faranisska ah my kala tagen 3 caruur ah lahayide

  • @aminoabdi5277
    @aminoabdi5277 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah ilhay haydin barakeyo Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi 💯

  • @zarayou8560
    @zarayou8560 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah

  • @starlastella
    @starlastella 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah kuwi iskuwarey allah idinka dhigo Aamiin aamiin yarbi 🤲🤲❤️❤️👩‍❤️‍💋‍👨🌹🌹🌹🥰🥰

  • @سميهاسماعيل-ط7ب
    @سميهاسماعيل-ط7ب 2 ปีที่แล้ว

    Qurux iyo dhalal ayaa kaa muuqda maxamed allaha kuu barakeeyo xaaskaada

  • @raniaabdiweli5789
    @raniaabdiweli5789 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh ala Mohamed buskut amaan jecelaha ...munira in e kuamanto lee rabatah...munirah ninka iskaceli Wu kuwerarey ....munira is so funny 🤣😂🤣😂 she said 🌺🌹 flowers lee kuqalqaleey .....iskuwara abid Amin....

  • @lastqueenofhargysa3201
    @lastqueenofhargysa3201 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah beautiful couple alle ha isku kiin daayo❤️

  • @hamdiabdi2871
    @hamdiabdi2871 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah qeybta 2noso bobsiya🌹🥰🙏😍

  • @arliyodiiney4097
    @arliyodiiney4097 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah🥰🥰🥰🥰🥰♥️♥️

  • @marwoiimaan6894
    @marwoiimaan6894 ปีที่แล้ว +2

    Family aan iska jeclahay guuleysta isku waara

  • @natexoosman2697
    @natexoosman2697 2 ปีที่แล้ว +1

    Mohxmed Aboowe mcn oof Abaayo Qali Pti 2👈❤️❤️❤️♥️🌹

  • @ayaanguripila4288
    @ayaanguripila4288 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah allaah haisikeen barkeeyo làamano aan ku deydo❤❤❤🌌

  • @ibtisanqueen3852
    @ibtisanqueen3852 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa kahelay markey gabadha ku tiri waxad ugu jawabday adigo noo sheegi rabta aye munira sheega so dhax gashay bal part 2 kuso dar jawabta hhhh

  • @hibo7569
    @hibo7569 4 หลายเดือนก่อน

    C'est un seul drapeau bleu Somalie nous sommes tous somalien vive drapeau Somalie 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️😍😍😍🎆🎆🎆🎆♥️♥️

  • @zeitunadan313
    @zeitunadan313 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah farxada ku noladh my best couple

  • @kawsarismail3951
    @kawsarismail3951 ปีที่แล้ว

    Woow so good 😁😊

  • @deeqoalishire7744
    @deeqoalishire7744 2 ปีที่แล้ว

    Mashlaah family lagu daydo

  • @Aisha-gl8jg
    @Aisha-gl8jg 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wax qer qawa allah ha idin diyo isku waraa

  • @faisamuse2499
    @faisamuse2499 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah masha Allah

  • @nadiifoshire1216
    @nadiifoshire1216 2 ปีที่แล้ว +3

    Munira quruxey waxa inoo sameynaa video baabiya timaha

  • @halimoabdi7947
    @halimoabdi7947 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh Royal family

  • @zamzamyuusuf2589
    @zamzamyuusuf2589 2 ปีที่แล้ว

    baraka laah

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 2 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah Ilaahow idiin xafdi aamiin yaa alaah

  • @nurtofarax6584
    @nurtofarax6584 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah isku waara

  • @qawdhancismaan8946
    @qawdhancismaan8946 2 ปีที่แล้ว +2

    Inana noo ilaali lama helo habalahayga maxamed buskud seedi sharafbaan kii hayaaa noo ilaali inanta wllo

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 2 ปีที่แล้ว +1

    MASHALAH MASHALAH iskuwaara gul iyo gobanimoo

  • @xumayramohamed7468
    @xumayramohamed7468 2 ปีที่แล้ว

    Wa runted iyada ku habaysatay M.a alha isku kiib barakeyo🙏

  • @nujuumbarre3805
    @nujuumbarre3805 2 ปีที่แล้ว +2

    Munira jabiiba wa laga badala gabadha fiyooraha 😁wada jira abid

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 2 ปีที่แล้ว

    Maaansha allh muniira qaaali and hasbankaga

  • @لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج

    Famil qurux badan is ku waara♥️♥️♥️♥️

  • @muzuuu123
    @muzuuu123 2 หลายเดือนก่อน +2

    Barashadiin waxa xigay bidaartiina😅😅😅😂😂😂

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 2 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂

    • @RamlaMuzamil
      @RamlaMuzamil 2 หลายเดือนก่อน +1

      All ma qosli karo😂😭

  • @nimcomaxamad3814
    @nimcomaxamad3814 2 ปีที่แล้ว

    Mnshallah

  • @qabilamoussa360
    @qabilamoussa360 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahsa allah gull

  • @zariza897
    @zariza897 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah
    Allaha isku kiin daayo
    Aamiin

  • @khalidmaxmed4835
    @khalidmaxmed4835 2 ปีที่แล้ว +1

    je regarde souvent ta chaine TH-cam