Shamuure Dilka - Daahir Alasow Sir Ka Fakatay Kashifaad - Fadeexo Cusub 2025

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • Shamuure Waa Lagu Dila Daahir Alasow Sir Ka Fakatay Kashifaad - Fadeexo Cusub 2025

ความคิดเห็น • 219

  • @Xograacmedia1
    @Xograacmedia1  5 วันที่ผ่านมา +1

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu
    soo bir oo Subscribe saar, akhyaareey
    Muuqaalka share iyo like ha lagu cimaamado.
    Mahadsanidiin.👇
    th-cam.com/video/EIqGjqcSa70/w-d-xo.htmlsi=NRO_Q0NK6cfHcUzw

  • @KafiaAli-n2m
    @KafiaAli-n2m 2 หลายเดือนก่อน +9

    Ayaan waa geesiyad soomaaliyeed mansha, Allah

  • @MaryanMacalinmuuse
    @MaryanMacalinmuuse 2 หลายเดือนก่อน +6

    Dahir calasow ilaahi ka baq nin naagtiisa delay in aad u doodo waa qalad shamuurey waa nin misikiina wax xaq ah buu sheegay e rabi ka baq

  • @IfraxMuqtar-v3c
    @IfraxMuqtar-v3c 2 หลายเดือนก่อน +9

    Run ayeey sheegtey wllhi

  • @zahraz603
    @zahraz603 2 หลายเดือนก่อน +3

    Dairy afbiinjo dhaaf hanjabada umada madaa xamar leh ee kadhaf khof wallah aad dhaheyso waa lag dilaya ilahaa wax dili Karo ee ogoow 😊😊

  • @LOOYA44
    @LOOYA44 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wllh bllh waa YAAB dahir calasow illahe iyo rasulkisa kama baqayo SHAMURAY HAL MID AAN U SHEGE LAHAY HADI UU KENYA AADO WLLH BLLH WAXAN HUBA IN UU AXMED RAAHID U ADEGSAN DONO DAHIR ADUNKAN WAA LAGA TAGA QAYAMO AYAA KU SUGESO

  • @KaraniKarani-rm8bo
    @KaraniKarani-rm8bo 2 หลายเดือนก่อน +5

    War alle Mey baryaan alle ayaa arsaaq haayo😢

  • @sharmakecigale5257
    @sharmakecigale5257 2 หลายเดือนก่อน +9

    Daahir calasowow miskiinkaas waxba ha u dig dig leyn labadiina mid hormari doona ilaahayba yaqaan

  • @AnabHussein-c9d
    @AnabHussein-c9d 2 หลายเดือนก่อน +7

    Ninkaan daahir calasow maxkamada heeg halageeyo codsigiisa dilka owuga hanjabo

  • @GacaloInamaxamad
    @GacaloInamaxamad 2 หลายเดือนก่อน +6

    Daahir calasoow waa dameer dameer dhalay

  • @hasey6479
    @hasey6479 หลายเดือนก่อน +3

    EEY DAAHOR CALASOPW.

  • @xayaadali8655
    @xayaadali8655 2 หลายเดือนก่อน +5

    Daahir Holand halagu dacweeyo dilal ayuu aba hakaanka abaabulaa

  • @200iQ-B52
    @200iQ-B52 22 วันที่ผ่านมา +1

    MashAllah, Beautiful Abaaayo

  • @SureeyaSureeya-u6n
    @SureeyaSureeya-u6n หลายเดือนก่อน +1

    IDIRIS BEEBE LIIMITEEDKA YABAA DHAALE CEEYER WE LOVE ❤️❤️❤️❤️❤️ GUUL 💪 IYO GOBANIMO 💯💯💯💯💯 IDIRIS BEEBE LIIMITEEDKA YABAA DHAALE CEEYER WE LOVE ❤️🙏.

  • @SamiyaAbokor
    @SamiyaAbokor 2 หลายเดือนก่อน +11

    Malagyabaa miskinka aad udardarwelinayso in uilahay kagahiliyo amiin amiin amiiiiiiiin

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 2 หลายเดือนก่อน +3

      Dahir calasow waa bastar muxu ugu hanjaba nin maskiinka

    • @osmanibrahim-xr3jg
      @osmanibrahim-xr3jg 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😅​@@shamsohussein4180

    • @osmanibrahim-xr3jg
      @osmanibrahim-xr3jg 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wili wa duli.....ee asaga halasoxiro daher calasow😂😂

  • @abdiwahidabdallah9939
    @abdiwahidabdallah9939 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ayaan wlhi waa Gabar aqli badan

  • @CabdullahiAbuukar-h6o
    @CabdullahiAbuukar-h6o 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah wahadal sax waaye

  • @AbdullaAbu-k3x
    @AbdullaAbu-k3x 2 หลายเดือนก่อน +5

    ❤maasha alaah ❤

  • @hasey6479
    @hasey6479 หลายเดือนก่อน +3

    Xamar adi maaleh.

  • @CabdaleGaafane
    @CabdaleGaafane หลายเดือนก่อน +3

    Daahir calasaw. Waa. Doon. Daalima

  • @cadomedia
    @cadomedia 2 หลายเดือนก่อน +3

    Dahir calasow waa dameer masaakinta ku digta bal wuxuu ku samaynayo eega shamuuri wuxuu makhratiga sheegay waa caagii uu shidaalka ku soo qaatay ee muu dhihin isagoo gubaya gabadha ayaan arkay Dahir calasow wuu kibir hadlayaa dahirow miyaanad ka baqayn in miskiinkan yar inkaari kaaga dhacdo ilmaad leeyhy ma laga yabaa in shamuuri lugihiisa hoos timaadid

  • @wathifaibrahim
    @wathifaibrahim 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaan..masha-allah

  • @CabdaleAhmed-uy1cd
    @CabdaleAhmed-uy1cd 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wiilkada waa dilaa qaadil ah ee jooji hanjabaada

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 หลายเดือนก่อน +2

    Daarooda nagu qoslaa
    Miyaad wiilka wadanka uga cayrinaysaa .

  • @samiiraabdulle3523
    @samiiraabdulle3523 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa edebe daro iyo ans hasan xumo wasaqa oo ana ilaheye mayaqano

  • @KafiaAli-n2m
    @KafiaAli-n2m 2 หลายเดือนก่อน +2

    War xishooda hadi wiilkaan miskiinka hadi wax ku dhacan dahir iyo sayid cali reerkisa ayaa lo haaystaa

  • @cabdiqaadirmaxamed4078
    @cabdiqaadirmaxamed4078 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maxaa dili daanyeer yahow adigaaba noolaan doonin xaq soora alla waaye

  • @FarhiyaMahammed-bp8hk
    @FarhiyaMahammed-bp8hk 2 หลายเดือนก่อน +3

    Daarood buu ku waashay waxa aad ku hadleyso kafiirso maskiin baa miska la fuula leh

  • @SahrujaSheikh
    @SahrujaSheikh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtiis daahir wàllaahi , intii la dili lahaa soud afrika u dir gaarina ugad tagsi

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 2 หลายเดือนก่อน +6

    Wa hala dilo Leeyahay daahir calasow umada allah ka qabto

  • @KhalidNuur-l6o
    @KhalidNuur-l6o 2 หลายเดือนก่อน +2

    Shamuureey daahir runuu kuu sheegay wuxuu kusiiyo kaqaado saaxiibow camar isaga tag

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 2 หลายเดือนก่อน +5

    Daahir calasow waa in maxkamad DiL toogasho ah lasoo taaga waa in diL toogasho Lagu xukumaa insha allah

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej หลายเดือนก่อน +2

    Subxanalah.khofkah.sadakhadah
    Lasiyo.lamah.sheg.shegoh.waxuuh
    Rabanah.hasamestoh.ee.maxad.
    Karabtan.wabah.yabah.oo.waxiih
    Adsisan.babad.kushe.sheganeysan./waxad.nokhoran.bokhol.sonkih
    Bakhtigah.ku.afuray.
    Siyah.waxa.hanah.sheg.sheginah
    Dahir.nah.uskadayo.khabilkah.u.ku
    Dafacoyo.sayid.cali.ee.rabigay.habaqoh.dahir.wiilkinuh.waa.dabilah
    Dilay.gabadhuh.khabay.oo.gubay
    Iyadah.iyo.ilmihisih.calashah.ku.jiray.ee.iskah.dayah.dabigah.adkuh
    Dodisin.oo.caruurtih.gabadhah.u.dilay.sayid.cali.iyo.walidintadih.bah
    Walih.oyayah.ee.rabigay.kabakhah
    Ee.shakadan.iskah.xirah..subxanakah.wabilahi.tofiiq

  • @ibrahimabshir6149
    @ibrahimabshir6149 หลายเดือนก่อน +1

    Shamuri Alle kacabso shaqadan iskadhaf fadlan siidan midkudican Macaxaan nin Reegbas taxay Shaqeyso Adoga iyo islaantada

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 หลายเดือนก่อน +2

    Cudur daarood layiraa
    Oo aan daawo lahayn baa kuhayee orodoo daawadiisa doono

  • @amalquule84
    @amalquule84 2 หลายเดือนก่อน +4

    ilaahaya dilikara

  • @fardusmohamed9392
    @fardusmohamed9392 2 หลายเดือนก่อน +2

    Anagana wiilka somaliyeed agtayada qaLibuu kayahy ama wiilka jareered waxad ku haysataa wiilkan caGad shidaala asagoowata baan arkay oo kaalinta kusocda ma hasheegin baa haduu arkay war illaahay ka cabsada
    Allaah baa wax irsaaqee

  • @MuhammadShaik-ou8sy
    @MuhammadShaik-ou8sy 2 หลายเดือนก่อน +2

    Nin soomaali ah ayaa laga tarxiilaayo walaahi waayaab ninkaan kaliya ayee muq disho dadka isku diraayo oo dhahaayo isagoo jooga qaxooti ah ayaa dadka katag magaalka hadii kalo waa lugu dilaa aawi doolada lasheego meey qabato ninkaan oo dadka qabiil qabiil isku diraayo

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 2 หลายเดือนก่อน +3

    Talada wa wajib qofka bini adamka wa lala talin kara dshir calasow wa u lataliyey

    • @Cadar49
      @Cadar49 2 หลายเดือนก่อน +1

      Lama talin ee wuu u hanjabay ee dahir ilahay umada haka qabto sharwade waaye

  • @MuhammadShaik-ou8sy
    @MuhammadShaik-ou8sy 2 หลายเดือนก่อน +2

    dad iyagoo muqdisho iyo ceelasha laga barakicinaayo ayaa dhahaayo muqdisho katag hadi kalo waa lagu dilaa sidii hore oo dadka laiska dilo muu mooday

  • @XasancaliMaxamuud-n5l
    @XasancaliMaxamuud-n5l 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wllhi runteeda waye

  • @AnabHussein-c9d
    @AnabHussein-c9d 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninki dilay xaaskiisa yaanlagu marqaati kicin waa qalad aladilaa dhinto

  • @KhalidNuur-l6o
    @KhalidNuur-l6o 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waaleey dhacay iska daa saaxiiboow

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxa shamuray waxan ad baratay war shaqaso Lacag walagu siye away Lacagti

  • @AhmedAhmeddini
    @AhmedAhmeddini หลายเดือนก่อน +1

    Dofaar dheh rer comment waxa mesha ingarsiyay iyaga waye

  • @SalaxCade-qj7ve
    @SalaxCade-qj7ve 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sax daahir waa in muslimka Laga qabto

  • @mohammeddoule8825
    @mohammeddoule8825 2 หลายเดือนก่อน +3

    Nin wadankiisa saan loogu galaayo yaab hawiye walee dadnimo ma leh

  • @Nasrocabdi390
    @Nasrocabdi390 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah

  • @jebrealsaid7507
    @jebrealsaid7507 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qof baahan ceeb ma gartaa xaaska maxaad u aamusisay

  • @CabdiFaarax-o9o
    @CabdiFaarax-o9o 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wasr maskinka ya lqiyamin Tani wa aduun wlhi birito wa aqiro maskinka wax ma yaqano😢😢😢😢

  • @SureeyaSureeya-u6n
    @SureeyaSureeya-u6n หลายเดือนก่อน +1

    Shamuurey Been Ayuu Ku MARQATI Furay Waana Uu Eeday Beentiisii Sababtoo Ah Waxii Loo U Ururiyay Waa Dhumeen Shamuurey Been Ayuu Ku Dhaartay Waa Beenloow Illaahey ka Furtay Meel Gaari Maayo.

  • @Calimudey-xy7jv
    @Calimudey-xy7jv หลายเดือนก่อน +1

    Sax waay shamurey wanin wansgssn

  • @cabdullahiaxmed8962
    @cabdullahiaxmed8962 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dhiiga kuqaday somali nimada hakabixin somalinimada

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 2 หลายเดือนก่อน +2

    Calasow waligaa wax dili jirtay markaas maxkamad neena oo veiw raadis ah furtay si uu lacag uga sameeeyo xamarna ama asagaa leh da.eerka

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0B 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ayaaney noolow❤❤

  • @daudibrahimali5864
    @daudibrahimali5864 หลายเดือนก่อน

    Waa doqon daahir

  • @GacaloInamaxamad
    @GacaloInamaxamad 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sxx gabar. Xaqa kahadasho wwww😊

  • @KafiaAli-n2m
    @KafiaAli-n2m 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dahiroow Alle ka baq ma darood ayaa gubay gabadha shekhaal?? Mise ninka sayid cali qofki qof dila in la dilo kitaabka Alle ayaa qaba maka so horjedaan kitaabkisa dahiroow

  • @AbdiAbdiadam
    @AbdiAbdiadam 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shamuri maskin asiga iyo naagtiis waa labahdoloya

  • @MahadMohamed-j3n
    @MahadMohamed-j3n 2 หลายเดือนก่อน +2

    Shamurey tuksika kama wenado miya

  • @AbdiAbdiadam
    @AbdiAbdiadam 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asi maa jabargidir ah dahir allasow. Dahir allasow waxaa loogu magacdarey odey qashinkakasoheley omanishibiya ah Lana oronjirey odey alasow

  • @Xk.music12
    @Xk.music12 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masaakiinta lagaa raac

  • @mohamedsalah771
    @mohamedsalah771 2 หลายเดือนก่อน +2

    War hadaad saacideysan
    Allaha Darti usaaacida
    Jeesjeska ka daaya

  • @MohamedEla-x3z
    @MohamedEla-x3z 15 วันที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @FardowsoMaxamed-g7i
    @FardowsoMaxamed-g7i 17 วันที่ผ่านมา +1

    Shamuuri hoyadaa cun waadna bahdishay doofaar doofaar dhalay

  • @fardusmohamed9392
    @fardusmohamed9392 2 หลายเดือนก่อน +2

    Daahir cudur lagaeanwaayoo daaroodladho kugudill dAhir

  • @AbdiTaliye-b2w
    @AbdiTaliye-b2w 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkkk dahiir candho xamar ma ogtahay inuu ku xiigo muqdiisho habargidir muqdiisho waa laga saray ceelashaa laga saray kkkk

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 2 หลายเดือนก่อน +3

    0:23 Dad Kufaar ah soo ma aha. Dadka Masjidka Dadka ugu galaa, Kii Faan moodaa, Oo Dadkaa baheeysta na, Soo Kufaar kale ma aha. Naar gale H.
    Ma been baa.
    0:23 🤔.
    Ragu markuu Duulaan Dagaal yahay, Dumarkaa Dhiiro galiya.
    Sheeydaan Markuu Gaf rabana D-Culusoow iyo wixii la mid ah baa, dhiiro Galiya.

  • @aminahussein1
    @aminahussein1 2 หลายเดือนก่อน +1

    Laga duubo Codkaas. Haddii la dilo Daahir Calasow ka danbeeyo.

  • @XaliimoAhmed-h8h
    @XaliimoAhmed-h8h 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yaahuu

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 2 หลายเดือนก่อน +4

    Daahir dulmiga jooji

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 2 หลายเดือนก่อน +2

    war ninkan shamuureey la yiraahdo Mobile meel laga marro ma yaqaaano. Reeer baadiyo ayuuu ka yahay. ….Miskiiinka hala badbaadiyo.

  • @Thuglifemoney
    @Thuglifemoney 2 หลายเดือนก่อน +2

    War daahir alasow inu dhinto miyuu raba. Qofka markay tiisu dhamaato masaakintu ku dhex wareega

  • @AbsameMacalin
    @AbsameMacalin 24 วันที่ผ่านมา +1

    Daahir waDukun

  • @MakhtuubsiinMaxad-jg2gb
    @MakhtuubsiinMaxad-jg2gb 2 หลายเดือนก่อน

    Wasax walal mcn❤❤❤

  • @fardusmohamed9392
    @fardusmohamed9392 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dahir calasoow wa IIN LABAADHAA ISAGABA ASHRAFA KKKKK

  • @daynabcabdinuur
    @daynabcabdinuur 2 หลายเดือนก่อน +1

    Daahir calasoow adigu ma ragaad nagahooda u sii biishaa intaad ninka iyo naagtiisa kala tarxiisho?

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm 2 หลายเดือนก่อน +2

    War shamuriyow aduunku waa baladhan yahay sidaa uu sheega hada wax xun maaha is badbadi waxan kula qabanya war djalinyaroy ninkas idinka awelba cawiyey somaliya mahamed uma lala haringuulaysta

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 2 หลายเดือนก่อน +1

    Daahir dad badanaa qalad u fahmay ayagoon cidna wax tareyn,lkn si laab furanuu ula hadley una saacidey

  • @satrangishomali663
    @satrangishomali663 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dahirow heyga degin 😅😅😅

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shamuray shaqa abur ayan raba maxu u dahaya away wixi Lacag aha e somalida u ka arursaday

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 2 หลายเดือนก่อน

      Wuxu qamri kucabu radinaya maxakamadana beenbu kashegay si u muqadirad uhelo

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej หลายเดือนก่อน +1

      ​Sayid.cali.waa.dabilah.gubay.xaskisih.oo.ru.lah
      Markah.shamurinah.waxuuh.arkay.buh.kashegay.maxkamadah.hortadah.
      Markah.adunkah.hadad.dafacdan
      Deeqay.akhirah.yadafacayah.sayid
      Cali.oo.rabigay.bah.arkayey.mark
      Gubayey.nagtisah.oo.dabkah.ku
      Daray..rabigay.bah.marag.kaha.dabiguh.gestay.sayid.cali
      Markah.khofkah.ogdabigisah.oo
      Kudafacayah.khabil.han.sayid.cali
      Waa.iskuh.dabih.oo.waa.khariyah
      Kharson.rabigay.banah.og.khulubtodah.iyo.waxeey.kharinayan.bah
      Markah.wabilahi.tofiiq​@@deqawarsame-ml7fm

  • @SaabiriinMylove
    @SaabiriinMylove หลายเดือนก่อน +1

    sxb aare hada tahy lacag ii so dir waligey waa ku xasuusadonaa sxb dahir clasow

  • @rahmahassan5761
    @rahmahassan5761 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waar Ilahay ka baqo ninka aad u dananinayso waxuu gubay naagtiisa akhirana dhinaca kuma galayo ee miskiina ka daa bahdilka qof walba Ilahay baa balqaday risiqiisa

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej หลายเดือนก่อน +2

    Dahir.maxay.tahay.hajabadah.ad
    Kuh.hadleysid.sayid.cali.waa.dabilah.dilay.nagtuh.khabay.oo.ur.ulahad.shamurinah.waxuuh.aokay.buh
    Shegay.mah.markhatigad.runtah
    Ah.miyad.kuh.dilaysan.shamirih
    Oo.kuh.cadayey.sayid.calih
    Markah.hadad.dishan.shamurih
    Gardarad.kudishen.inkanah.dabiyadisih.oo.dhan.bah.rabigay.dushinah.saway.isganah.janaduh.gEling.oo
    Waxa.dishay.gan.kaxakhdaran
    Markah.kolay.wadhiman.lah.
    Shamurih.malintay.timadoh.ajasisah.oo.aduunkan.lagumah.warah
    Waladhiman.xisabih.waa.hagah
    Rabigan.garinah.waa.xakh.hadih
    Rabigan.inkuh.sababoh.dilidah
    Shamurih.waa.dhimanayah.inkanah.rabigay.idin.suh.alin.sababtad
    Udushen.shamurih
    Markah.xasorah.waa.rabigan.habargidiray.hadabad.dafaceysan.nin
    Dabilah.ah.oo.gubay.nagtisih.oo
    Ur.u.ahad.ogadah.inuuh.dilay.labah
    Naf.rabigay.nah.u.cadabih.donoh
    Said.cali
    Markah.rabigay.hanaxaristo.gabadhuh.gubay..said.cali.oo.dhimatay
    Amiin.amiin..Yah.alaaaaaaaaaaaah
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @AnisoMaxamed-y7d
    @AnisoMaxamed-y7d 2 หลายเดือนก่อน +1

    Daahirow dhulka hoostiisa gal ama cirka gal waa lagu dilayaa

    • @abbasxagar3033
      @abbasxagar3033 2 หลายเดือนก่อน +1

      😂

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej หลายเดือนก่อน +1

      ​@@abbasxagar3033hadilinah.dahir
      Iskadayah.oo.rabigay.bah.ubadinayah.dabigah.iskadayah.hakuh.nar.tagineh.dahir.calasow.dilidisah

  • @nasramoalim820
    @nasramoalim820 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wardadoow biniaadam hatuuginee ilaahey tuuga yaahuu naagtan maxaa kaqaldan yaahuuu

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm 2 หลายเดือนก่อน +2

    Daarod maxa kenay dacwadu dadkalay ka dhaxaysaye daarood shamuuri wax ka haysto malah

  • @BALCKMAN13
    @BALCKMAN13 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mashan waxan ka arka ina acunkisa laxada shamuri😢😢 miskin muryan ayo kufaraq xartay

    • @Xamdushcilmi
      @Xamdushcilmi 2 หลายเดือนก่อน +2

      Haaa wllhi aqli malahan

    • @BALCKMAN13
      @BALCKMAN13 2 หลายเดือนก่อน +1

      Caqligisa wa zero

  • @CabdirahmaanMahamed-s7p
    @CabdirahmaanMahamed-s7p 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ayan is not easy

  • @FoosiyaAli
    @FoosiyaAli 2 หลายเดือนก่อน +2

    Shamuuri been muu shhgin intimate uu sheegay ninja naagtiisa gubay ayuunbuu sheegay shidaalkii uusoo iibsaday iyo gurigiisa markuuka baxay ee uu soogalay isagoo Sita caagada shidalka intra sayid calina waa sheegay maxaa Markaa reerk saleebaanku u dilayaan waa khalad alle kabaqa dilaagu aakhiro idiin shafeeco qaadimaayo

  • @AnisoMaxamed-y7d
    @AnisoMaxamed-y7d 2 หลายเดือนก่อน +2

    Daahir waan kudilaya meel walba joog

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dahir doqonow wacalka ah inaad caqli ledahad is mode rak hadi aad tahay imow somaliya balayo candha weyno o aad modo islan bishi 9 ku jirto botadda iska daa adigaba calosha qadi le ee😂😂

  • @Xk.music12
    @Xk.music12 2 หลายเดือนก่อน +2

    Daarood ku fuul. oo kama dego miskiinkan iska daa

  • @abbasxagar3033
    @abbasxagar3033 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waryaa shamiuri sxb lacagtaada hayska siin jareerta insha allah

    • @Xamdushcilmi
      @Xamdushcilmi 2 หลายเดือนก่อน +1

      Adu xa tahay munafaqyow wecelka ah dahir muxu haya liskinka asgaba calosha qadi la sow xaran iskugu waded

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q หลายเดือนก่อน

    hhhh waa beentii HG waxaa cijiyaha ka guray biyomaal shamuureey booto ha yeelin

  • @joonman7867
    @joonman7867 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan tagshaan xaniiyo lee ka dhiman walhi landheero labo ma ahan

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 หลายเดือนก่อน +2

    Daahir calasow wax dhiig ku baaqa asagan aragnay, daarood maxaa meesha keenay.markhaati illahay baneeyey hadaad run sheegayso

  • @ayuubburhan3466
    @ayuubburhan3466 2 หลายเดือนก่อน +3

    Dahir calasow horybu ruufyanimo rag u dilay

  • @AhmedMohammed-k8n
    @AhmedMohammed-k8n 2 หลายเดือนก่อน +2

    War qofkaan muxuu kuhadlayaa ilhay kuqarib maxaa habargidir kagalay waraa dadkan qofkan hafahmen hana iska qabteen umada maxkamadiisaa maahan waligeey qabiil walalkeeyba ha ahaadee uma hiilin hadii uu xaqdaro kusuganyahy beenmaahan

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Caasumada dadka yaan lagaxigsan