Sheikh Hamda Hussein Oo Sheikh Muna Ahmed Ka Dhicisay Werarka Qoyan & Dulayste Part 2,

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

ความคิดเห็น • 131

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  หลายเดือนก่อน +5

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 หลายเดือนก่อน +20

    Sheekhada inay raaligalin bixiso ma ahayn sababtoo ah khalad ma ahayn laakiin waa la argagixiyey

  • @fadumaali1605
    @fadumaali1605 หลายเดือนก่อน +12

    Preach habo, well done program! I love you for the sake of Allah Walaahi. You spoke nothing, but the truth. Thank you for uplifting our community and speaking facts. May Allah bless you and give you the abundance of good health. Allahuma Amin! Much love!

  • @AK-lk6hc
    @AK-lk6hc หลายเดือนก่อน +37

    I hate when moms encourage their sons to marry meanwhile he can't afford his dinner 😂

    • @burco7626
      @burco7626 หลายเดือนก่อน +11

      @AK-lk6hc Don't worry, Mama will deliver and provide for her son until she ends up hating qoyan and putting the blame on her😜😆😆

    • @Munadalac
      @Munadalac หลายเดือนก่อน +3

      ​@@burco7626qoyan should take all criticism because she has married to poor boy😅

    • @ademzh
      @ademzh หลายเดือนก่อน

      She wants to pass the burden on to the poor girl obviously like she had on her 😂.

  • @JusminMuxumed
    @JusminMuxumed หลายเดือนก่อน +9

    I hope inaan sheekhada Muna la aamisiin ee ay chanel samaysato naa Fathia hablahaa guubaabi Sh. Muna, Xamda yar meel haku kulmaan all Airon ladies. Hore u soco Fathia Adna wll.

  • @faisawade195
    @faisawade195 หลายเดือนก่อน +9

    Mashallah wallahay waa shaikhad aynu u bahnayn khayr badan allah ♥️ siiyo sheikhad khidmad badan ❤❤❤

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed3937 หลายเดือนก่อน +9

    Cilmiga waa wax weyn. Qofkaan haddii uu san wax baran ama Ilaahay xigmad siinin wuxuu fahmaayo ma jirto.

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 หลายเดือนก่อน +11

    Sheekadu waa Dumarka waxba ha u sheegina, wixii u wanaagsan ha barina. Waa ha igu garani qudhun qadhaadhka an walaqanee. Nimanka masajidada Dumarka ka soo caaya cidina joji ma tidhaahdo. Dumarka waa la cadadinayaa

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน +10

    Habaloow Guursaday Nin Camal hayesta Meher Qabasada Hayediin
    Qadimo Waalidkaa Haku bixiya
    Ninaan Shaqo Hayen Haguursan
    Todoba Cayedha Yaan layedin kaga
    Catarin Intaandan Dhalin u hili
    Caruurtada

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 หลายเดือนก่อน +10

    Faqrigu waa laba nooc waa mid dan iyo duruuf keento laakiin kan soomaalidu waa kan doqoniinadu keento waa runteed mid faqri ah xaguu ku gayn

  • @nim5-r1v
    @nim5-r1v หลายเดือนก่อน +7

    👂🏽👂🏽👂🏽 dhagaha fura habloow oo nin aan shaqeysan ha guursanina.

  • @bilana289
    @bilana289 หลายเดือนก่อน +6

    Anigu waxaan ka yaabay lama odhan nin taajir ah guursada lknse sida Fathiya sheegtey waa in ninku reerkiisu kafaalo qaadan karaa
    Nimankan guur baa laga raacay iyagoo aan wax qorsho ah u haynin
    Waxaad arkaysaa mid caruurtiisa aan kafaalo qaadan Karin oo hadana gabadh kale isku doonanayaa
    We need the same energy for nimankan caruurtodii dayacaya ee hooyadii la balanbalayso

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 หลายเดือนก่อน +2

      Nikaaxa marka la xidhayo waxaa ninka la waydiiyaa mariinkeeda iyo musruufkeeda ma kafaalo qaadaysaa waa shardi shuruuda nikaaxa ka mid ah

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 หลายเดือนก่อน +8

    ASC FATHIYAY SHEEKHAD MUNA MAGACA IYO AQOONTA AYAA LAGU HAYSTAA OO AY NIMANKA HORORKA AHI U QUUDHI WAAYEEN YAR IYO WEY CIR IYO DHUL BEY KASOO WEERAREEN KOLKAASEY SASTAY OOY BAQATAY DULEYSTE DAYACE IYI DIBJIR OO IDIL BAA ISUGU TAGAY WAXEY KU LEEYIHIIN 24SAAC BEY RAALI GALIN KU BIXISAY

  • @AtariishadaADuunka-tg9ek
    @AtariishadaADuunka-tg9ek หลายเดือนก่อน +9

    Diinta waa wiilasha from a young age in la baro to take care of their mothers and sisters weeye…15/16 when he gets his first job waa in a portion hooyadiis iyo walaashiis looga qaado sidu uu responsibility u barto…so he learns to spend on his family when he has one…waxan aragnay Niman selfish ah iyagoo lacag haysto ciyaalkoodii u diido…waliba guri la degan…akhaas

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n หลายเดือนก่อน +9

    Waa runteed faqiir seeyeeleynaa

  • @tressahassan8947
    @tressahassan8947 หลายเดือนก่อน +6

    Anigu yaabay😢duli iskashtay wax kadheh😥fadumo dhowr duleste ayey dhashay badan, sheekaduba🎉waatan keentay raqiisnimada kadibna qodbasiro kuxigtah inkirad kadibna tuugsi maskiina❤mama muna in ay Arinkas Kala bato🎉may ahayn❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹💐💐💯💯

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 หลายเดือนก่อน +3

    Fadxiyaaay your daughters r very lucky to have a mother like you.

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman หลายเดือนก่อน +7

    Gabadhan waa fariid lkn duli land saw ku ay tikan xataa wasaarad diin ku sheego baa dacwaysay ban maqlay xataa gabdhihii inoo hadli lahaa dhulkii dee ma hadli karaan

  • @Scrub101
    @Scrub101 หลายเดือนก่อน +3

    May Allah keep you go with strength educating our Somali community 🙏 ❤️ we really need to hear the truth.

  • @Malak_nazir
    @Malak_nazir หลายเดือนก่อน +3

    odhah carabiya tidhahda"qofki si fudud ku imada ,si yar bu ku baxa"wana run

  • @Motivated23
    @Motivated23 หลายเดือนก่อน +7

    This is really sad😢 she did really apologize ya allah. So they want to marry without taking responsibility?!

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 หลายเดือนก่อน +4

    True waa dad iskhilaafsan oo contradictory ah. Gabdhahooda ma rabaan in ay gandhahooda protect gareeyaan.

  • @rahmaabdalla92
    @rahmaabdalla92 หลายเดือนก่อน +3

    3 sano iyo badh baan waday jamacada nin waan ka fogaaday inuu maalayacni igu mashquuliyo alxm

    • @niyaaladem
      @niyaaladem หลายเดือนก่อน

      Good for you haabo. Meel fiican baad iska soo saartay.

  • @burco7626
    @burco7626 หลายเดือนก่อน +5

    Salaam, beautiful soul 💕
    There will always be double standards, and dulayste will take everything from you, including your dignity.
    I don't know when qoyan will realise this.

  • @createlifeholistically1
    @createlifeholistically1 หลายเดือนก่อน +6

    In ay raaligalin bixiso ma ahoy walaasheen.

  • @user-vx1yq7ez7k
    @user-vx1yq7ez7k หลายเดือนก่อน +3

    Better marry rich than life of depresion

  • @shukrimohamud9402
    @shukrimohamud9402 หลายเดือนก่อน +3

    Dagaal bey ku qaadeen miskiin ta in ey raali bixi soh ma ahan wax sax ku hadashey somalida runta ma raban.

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k หลายเดือนก่อน +4

    Wllhi waa iga qoslisay dumarkii waxbey barteen markaan nalama sirikaro😂😂😂 ilaa aan isku filnaado guur kuma talo jiro

  • @jowharamohamud9863
    @jowharamohamud9863 หลายเดือนก่อน +2

    Alla dumarko dhib jeclaa ayakoo heli kara nin rag ah wax walba u sameya Ayee mid jaahil ah nacas ah ilmaha ku dayaca racayaan ani sheikhadan wan takersanhy nin faqiira maxow ku qaban nafsadiisaba waxba u heysan duleste alle Nama bado anakoo heli karna nin na fahma oo ogol xaaskisa iyo ubadkisa in dhabarka u dhikta wax walbana ka hor mariya

  • @ilhansalah6329
    @ilhansalah6329 หลายเดือนก่อน +9

    Somalidu been bay isu sheegayaan bal ha soo Hadlo ninka walaashii iyo inantiisa ama gabadhiisa siinaya.markaa ma siinayaan been bay sheegayaan
    Markaa waxba yaan sheekh muna la eryan runway into sheegtay sheekhadu

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 หลายเดือนก่อน +3

    sheekhad muna meesha ay ka hadashay waa hargeysa hargeysana waxaa ku nool nimanka soomaalida ugu jilicsan qaad bes bay yaqaanan waxaad arkaysaa 40 jir gurigii hooyadii jooga oo islaantii 2:00am kacday oo yaanyo gadeyso wuxuu cuni lahaa iyo jaadkii ba ka sugaya oo isagu isku haysta ilmo 5 jir ah

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 หลายเดือนก่อน +3

    Faadumo islaanta layidhaa baryahan way kadartayba.
    Ayaamahan macal hadaladeedu akhlaaqday ka madhanyihiin.
    Faadumo waa Qoyan caadiya.

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 หลายเดือนก่อน +4

    So true! Rafaad kay soo mereen bay rabaan in la maro isbadal ma rabaan.

  • @rahmaabdalla92
    @rahmaabdalla92 หลายเดือนก่อน +2

    Dumarow halganka wada fathiyaay walee baraarajinta dumarka uhurtay alle hagaa abaal mariyo habar wadaag ❤

  • @Independent-girl1
    @Independent-girl1 หลายเดือนก่อน +5

    Habro waashy ba ku dhagan uf

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 หลายเดือนก่อน +3

    Subxaanallah. Allah ha ina wada hadeeyo

  • @UgbadAhmed-p3i
    @UgbadAhmed-p3i หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi warunta anigaba 6 carura kaligay korinaya 200$ bu igu silciya intan 6 kale dhalilaha ban idhi iga tag balo wax danbe ku dhashe

    • @muna6298
      @muna6298 หลายเดือนก่อน +1

      Marka hore inay dhashid bay raban marka danbena adiga lagaga tagaya

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 หลายเดือนก่อน +3

    Aad baan uga xumahay qofta sida wanagsan uga hadashay dhibta gabdhaha ku jiran in ay hadan soo farisiyaan Rali galin bixiso why duli ga wax run u shega lama rabo walagu amusin aniga ma yeelen miskinta anaba ayada rali galin lahaa sida wax fican uga shaqaynayso hadana hadalaka lagu celiyo dumarkaa red leh ayagana u litoo magayay in tay dhihi lahayen waa runted yahuu

  • @kaltunfarah1006
    @kaltunfarah1006 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha alah wa sax gabdha hala ilaaliyo lala taliyo

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 หลายเดือนก่อน +4

    Fadumo’s voice is louder than empty barrel and insulting the other lady . Fadumo is great grandma, she needs to get rest!

  • @xaruntacuntadacafimatka
    @xaruntacuntadacafimatka หลายเดือนก่อน +2

    Absolutely have macan the truth hurts them

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q หลายเดือนก่อน

    Maa akramannisaa ilal kariim
    Wallaa ahaanahunnaillaa la in.
    Sidas bay ahayd.

  • @JusminMuxumed
    @JusminMuxumed หลายเดือนก่อน +4

    Nimankii shalay qacbaa ka yeedhay kkkk qac baa nacabkii kayeedhay hhh Sheekh Muna waan u hambalyaynayaa inay dumarka qiimahooda tustay Allaah SWT siiyay hore u socda all airon ladies in our community hhhh (dulayste community)😂😂😂

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 หลายเดือนก่อน +2

    Farxiyaay qof ala qofkii xaqdarada nimanka somaliyeed ka hadla ragii oo isku duuban sheekh iyo sheydaanba leh oo qoyan oo garab ordysa ayaa weerar ku soo qaadaya waa yaab aan yareyn

  • @fatimajama5169
    @fatimajama5169 หลายเดือนก่อน

    She’s telling the truth
    Mashallah

  • @hawoshirelle337
    @hawoshirelle337 หลายเดือนก่อน +2

    Scw Scw Scw

  • @fahiimacadaawe3535
    @fahiimacadaawe3535 หลายเดือนก่อน +1

    I love Hamdas point

  • @mahdiibrahimabdi3197
    @mahdiibrahimabdi3197 หลายเดือนก่อน

    Maash allaah wllo Hablow dhageysa fadxiya iyo sheekhada wllo ❤❤❤

  • @IdmanNur-vw7kc
    @IdmanNur-vw7kc หลายเดือนก่อน +5

    Ninka somaliga hadaad ku tidhaa waar waxan oo caruura ee aad rabto waa maxay aduunka waad aragtaa siduu yahaye isagoo aan caanohooda ka soo bixi karayn dhakhtar daaboo kuwii imaanka la,a ee dhakhaatiirtiina tii ilaahay ay rabaan inay kaa faaidaan waxna dawayn maayaane dulaystiihii dhalayna meel buu afka bacadinayaa buu markiiba kugula soo boodayaa ma diintaad ka soo hor jeedaa ilaahay baa arsaaqay dee waa dhab ilaahay baa arsaaqaya adigiina sidan baad ulaabantahaye deedna ileen ilaahay wuxuu yidhi risaqa ufoofa adna foof daaye xitaa ilaahay ma baridid oo marka kaliye ilaahay aad xasuusataa waa markaad diinta kugabanaysaane afkuu taagaya umadan dhimatay walaahi markaan ka yaabay 10jir maan gaadhin oo odhan jiray gadi gadi bay usocdaan diinbay ku odhanayaan sidaa bay tidhi hadana waxay diintu diidan tahay bay samaynayaan ee ay hada kulahaayeen diintaa diidan kadaa hadaad tidhaa waa iska caadi baa lagu odhanayaa 🙃🙃

    • @queenruby8792
      @queenruby8792 หลายเดือนก่อน +2

      Na walal run badanidaa😂

  • @user-mu4pi5vq6z
    @user-mu4pi5vq6z หลายเดือนก่อน +2

    Reer hortii xoolo dhaqo) ayay odayashii hore yidhahden

  • @naimaabdurahman8445
    @naimaabdurahman8445 หลายเดือนก่อน +1

    Ala habo i liked your dress 👗 today'❤

  • @yasmindahir969
    @yasmindahir969 หลายเดือนก่อน +1

    Qoyan buush kasoo dhax hadashaa isma aaminsana

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 หลายเดือนก่อน +3

    Patrool ayey qodayeen illaahay ha .asturo gabadh iyo wiilba

    • @niyaaladem
      @niyaaladem หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 no uranium ba akaga qodayaa😂😂😂 subxaanallaah

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 หลายเดือนก่อน +1

    I love fatxiyaa❤wa hdal kar😂😂😂inta noshahay duleystee adiga kaga jiifna hpo gulyso

  • @Nimcoali-yv5qm
    @Nimcoali-yv5qm หลายเดือนก่อน +2

    Sax sax waxaqiiq

  • @kiinyu6160
    @kiinyu6160 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu Akbar

  • @girl-sk3qf
    @girl-sk3qf หลายเดือนก่อน +2

    Raga somalida waa bahalo😂😂😂

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekhadaasina way yara dagdagtay raaligan iyo waxan maxaa ku watay

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 หลายเดือนก่อน +1

    الله اكبر الله اكبر

  • @allahbawayn
    @allahbawayn หลายเดือนก่อน +4

    Halkii laga oranlaha waa run war ragoow shaqaysta Aya sheekhadii dagal lagu qaday hadalkaba may fahmin somalidu qof an waxba haysan siduu wax ugursan walalo social media somalidii melwalba jogtay Aya werar ku soo qaaday

  • @fathiayu3868
    @fathiayu3868 หลายเดือนก่อน +2

    Fadumo waa daasmadhan wax walba dalq ayey soo tidhaa uma fiirsato waxay walba way ka hadashaa

  • @faisawade195
    @faisawade195 หลายเดือนก่อน +3

    Xikmad badan

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน +3

    Nebegii Scw Cali Markuu Faadumo
    U Meheri nayey Meherkii keedasii
    Cali Makuu Yidh Mayesto lacag
    Dircigaagii Soo iibi 400 boqol oo
    Dienaar buuku Gaday Faadumo ayuu
    Siiyey Meher ka Hadaanu hayesan
    Lama guursan karo Luuqluuq
    Maye Ku Qaniya iska Jira Habalow

  • @nimam7846
    @nimam7846 หลายเดือนก่อน +1

    Marka sheikh Muna maqlay dorat waxaan ka fekeray fakhrigu ma aha un maal lakiin wa dad maskaxda fakhri ka ah waayo dalki rag dadaala ba jira oo reerkoda ushaqaysta oo heer gadha lakiin waxaa badan kuwo badan oo an shaqo rabin.

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 หลายเดือนก่อน +2

    Reer siiraanyo .ayaa siiyey state house ka o dajiyey oromadaas

  • @hafsaharbi3817
    @hafsaharbi3817 หลายเดือนก่อน +1

    Farxiya YOUR WISDOMS NEED BILLBOARDS IN LAGU QORO OO WADO WALBA OO SOMALIYA AH AAN KI XIDHNO

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi หลายเดือนก่อน

    Mashaallah tabarakallah sheekha muna ALLAH daayo❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 หลายเดือนก่อน +4

    Fathia hada gabadhii waa loo diiday in ay maalin danbe wacdi jeediso inta ay wadanka joogto. Muxafad iyo Mucaradba culaysba la saaray. Yaab aduun!

    • @niyaaladem
      @niyaaladem หลายเดือนก่อน +1

      Anaga intaan is abaabulno waa in aan taageero u fidino, wa ain aan tusnaa nimanka in aanu u jabeyn walaahi.

  • @deqalul8180
    @deqalul8180 หลายเดือนก่อน +1

    🥰💋mama fathia

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 หลายเดือนก่อน +1

    Dead people walking soooo true

  • @ruqiyaabdihassan359
    @ruqiyaabdihassan359 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂 waaa saas dulayste iyo qoyaan aduun waa ka hareen

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 หลายเดือนก่อน

    Sheeqad Muna waa runteed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminbootaan6243
    @aminbootaan6243 หลายเดือนก่อน +1

    Dhibtu gabdhahay ku dhacdaa marka faqri noqoto

  • @Nawaad
    @Nawaad หลายเดือนก่อน +3

    Maxa laga sheekayn 5 sano waligay hal nin ayn sanad tijaabiyey ugu dabayn anigoon ka labalabayn ayn block saaray

  • @halimaomar6633
    @halimaomar6633 หลายเดือนก่อน +1

    FATHIA RUN SHEEG. DADKA SOMALIDA RUN MA JECELA waxay ku Nolan yihin BEEN iyo khiyaali. ILAAHAY ha ku XIFDIYO Aamiin YAA Allah adi iyo inta aad jecelashay.

  • @dekoabdullahi691
    @dekoabdullahi691 หลายเดือนก่อน

    Wa run

  • @Hala-vi9ip
    @Hala-vi9ip หลายเดือนก่อน +1

    Am at seatttle Washington huno how can I gate ama at zitaag

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  หลายเดือนก่อน

      Tabarak Store ka doono gacalo
      15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 หลายเดือนก่อน +1

    Hamad iyo cabdiraxam nasri hees waa wallo maa ruun baa

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan หลายเดือนก่อน +2

    💯👌👍✋💕
    I know hora loo yiri farta iyo meesha bugta ayaa is og? She only means nin aan masul aheyn oo Xolo uu leeyahay ku xisantameynin ha guursanina….Horta waxaa la ogaday dhib ka waa anaga ka dumar ahaan wlhi ragan marhorey toosi lahaayeeen….30 and plus bey Mamo walbo waxay leedahay wilkii yara wax ma la siiyey wlhi abasha inta badan taladooda hadey tahay 15yrs markay finish your schoo if not go to work bey ku dhihi jiren back home i remember…markay mamada suro ku soo bilaabayaan say iyadana wilka idaa bilaabeysaa!!!😂 marka May Allaha them Farax…Naqas kaa ku dhagan manats we have queen and plus hadana sheekhyaa ugu soo darsamay🤣🤣gudkoodaa biyo öğu soo Galay!

  • @hamdihareed3721
    @hamdihareed3721 หลายเดือนก่อน +1

    Fadumo raga iska dhisaya

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 หลายเดือนก่อน +3

    FATHIYAY NINKAN SOMALI UUN BUU KA HADLAYAA MA AYAGAABA WADA TUKADA INTAAN TUKAN AYAABA BADAN HADANA MUSLIN BAA NAHAY BEY KU LEEYIHIIN DUMARKA IYO CARURTA AYEY U AWOOD SHEEGTAAN DULEYSTE DAYACE DAMIIRLAWO

  • @lail111
    @lail111 หลายเดือนก่อน +4

    Miid dulayste ah ba comment sectika ali dawah dumarka somalyeed ku xamanyia wuxu yidhi nagaha somalyeed wa feminists nimanka dacwda fafyia dhib be ku hayan markas waxa ku idhi war isku xishood maxa ceebtada dibada uso dhigaysa kulha aqas na amous xalimo calool weinen 9 chicken wings ba tihin qimihiina ina ma ixtiramo. adigu kale ma hadli kartiid as if he knows me personally.
    This of course in reference to the video that went viral about the seven Somali girls ninki ajanabida aha supposedly wada qabay , nimankani badankoodo we na neceb yihiin they don't miss an opportunity to badmouth us to the world.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem หลายเดือนก่อน +1

      Qaraar baa haya nimanka Soomaalida oo hablihii baa ka tashaday.😂😂😂😂😂 waa zero aqli badankoodu.

    • @lail111
      @lail111 หลายเดือนก่อน +1

      @@niyaaladem lol exactly.

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 หลายเดือนก่อน

    Wa runtii ilaahay majecla dadkas waa run sujuud bilaa faa iida ah

  • @saamiyacabdiraxmaan7007
    @saamiyacabdiraxmaan7007 หลายเดือนก่อน

    Skin care waan ibadan laahaaye walhi waaan ubaahnaye lakin ardayad ayaan nahay wali ma shaqaysan❤

  • @bushraismail6987
    @bushraismail6987 หลายเดือนก่อน

    We love you habo Fatxiya❤

  • @user-qc8jo6ly5b
    @user-qc8jo6ly5b หลายเดือนก่อน

    Why no thumbs up
    Under your video

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah

  • @fadumomohamed4242
    @fadumomohamed4242 หลายเดือนก่อน +1

    Ceebtii nimanka soomaaliyeed ee ma shaqayste nimada, iyo arrogance ahayd markii la wada arkay ee in badani ka hadashay ayey halkay dib isugu noqon lahaayeen ee ay bedeli lahaayeen ayey cay aflagaado foolxun iyo edebdaro la wada nacnac leeyihiin rag maaha wuxu waa duli. Ilaahay talada wanaagsan ha garansiiyo

  • @user-dn5gc2qv7e
    @user-dn5gc2qv7e หลายเดือนก่อน +2

    Dulaysta markasta runta way daboolaan oo ma ogolo xadiis ka hadlaaya ayaga marka waa layskaga sootagay waxaad dabooli jirteen dulaysta soo wada baxa ama garab isku siiya xaqiiqda banaankay imaanysaa😂

  • @lail111
    @lail111 หลายเดือนก่อน +1

    Kee Ali Dawah aha ba dumarka ku tagan dulayste bu noqday bal ka so hadal fataxyia.

  • @fartunhassanisse8329
    @fartunhassanisse8329 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂 walhi faqri baa shaaxidiyey😂

  • @fadumoabdi6541
    @fadumoabdi6541 หลายเดือนก่อน

    SALAMHALEYKUM habibti ALLAH ha ku hafido : 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🧿🧿🧿

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 หลายเดือนก่อน +1

    Dumarkaland😂😂😂🎉❤

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umiayaan5196
    @umiayaan5196 หลายเดือนก่อน +1

    Halka aay nimanka reer qasa aakusameeystan dhulka hoostiisa aay isagadifaacan cadowga galaada iyo muslim iskusheega nimanka somalida waxaay sameystaan qiyanonka qeeyra masuulinimada xaasidnimada xaqiraada cadaawada dumarka iyo caruurdoota wax aay galaan aay kudaan malaha

    • @niyaaladem
      @niyaaladem หลายเดือนก่อน +1

      Maskiin, xitaa ma beertaan cawska ay cunayaan oo kenya iyo Ethiopia ayaa mid ay ku soo kaajeenka iibiya.

    • @umiayaan5196
      @umiayaan5196 หลายเดือนก่อน +2

      @@niyaaladem shib iskadheh warag biilkiina gandhaha kasuga in raaliyo lugaha udhaqdana raba sariirtana cantata ugugeysa kanasooqada weelasha wuxu waa qorolagutol uuuf

  • @darlingdoll5271
    @darlingdoll5271 หลายเดือนก่อน

    💯💯

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 หลายเดือนก่อน

    Nin Soomaali ooodhan way isceebayeen inay mashaqayste nyihiin ayey cadaysteen.

  • @abdiwahidhashi7090
    @abdiwahidhashi7090 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkeenu walee dooni sii dagaysay saaran yihiin, on top of that wixii loo sheego ee wanaag ahna xumaan bay u qaadanayaan. Imagine Niman lagu xiligan shaqaysta😢.

  • @hoodohoodo9532
    @hoodohoodo9532 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaan ku qosley, sidey uu siniqsanayaan, ala maxaad meel xun kaga so hadhey nimankii somaliyeed, bal wax yar ka naquus 🤣 bahal cadho ah ayaa adigana kugu jirta oo la fahmi karaya eh 😂

  • @fahiimacadaawe3535
    @fahiimacadaawe3535 หลายเดือนก่อน +1

    Fatxiya dee runta weey ku sumoomaaanba