Asalaamu calaykum sheekh riimi khair Allah ku siiyo waxaad ii fasirtaa waxaan ku riyooday anigoo joogo gurigii aan ku soo koray niman aniga iyo ilmahayga niman irida nagu soo jibanaayo oo ninkayga qoslaayo dhahaayo waan aqaanaa ka fur anigana aan ashahaadanaayo waxaan leeyahay ilaahow na badbaadi Jazaka Allah khair
masha Allah shekh aniga waxan arkay 3 riyo robka wan arkay kawaha cusub wan arkey ohinta wan arkay 😅 marhor ayan arkey taqriban 2 sano ama 1 sano kahor 🎉wA ruun waxan shegayo qeer Allah ka dhigo inta qeer jacel wey yar yahin .. kuwa xumanta jecel wey badan yahin lakin barako ma lahan
ASC,shiiq Riimi. Mashallah Allaha ku barkeeyo Ee Riyadaan ii fasir. Waxaan ku riyoodey Duq haween ah Qolkegag jiifka.llama hadlin. Waxey ku eked albaabka wax yer bey ii soo gashey
Asc sheikh riimii khayr Allah ha ku siyo . Waxan ku riyooday ninkaygo guria ku dhex gub tay ,adban uu cabsaday malomo badan ila hada iifadir please sheikh Mahadsanid
Sheekhow iga raalli ahaw waxaan kaa codsanayaa lafta gareen inuu yidhaahdo hubka muqdisho iiga maqan gacanta so geliyo sidaasan ku iman karaa muqdisha hadi kale shirqool aya u yaal
Alaha ku sharfo shekhow waxan raba inan kula wadago qiso suratul baqra iyo qisoyin kale on ka arkay digriyada Waxana raba riyoyin inad i fasirto an ku wareray xagen kalaso xidhidha fadlan iso jwb sheekh
Lakin anaga waxay noo sheegey dowladda iney K/G doorasho galayaan baraawe lagu qabto lankii iyaga u rabeen ay geystaan ayay libaaxa soo deynayaan Ay baney
Wxaa jirta riyo in modaa aan la noolahy riyadaasne wax kale mahan waa gabar aan meel suuqa daris ku eheen mar wlpo wn is dagaali jirne oo dad is fhma ma anan eheen sidii ayadoo tahay baan suuqii iska dayay wixii intaa ka dambeyy wn ku riyoodaa gabadhii weyna igu soo lala bataa isma dagalno wn isla sheegey saneynaa waba isku faraxsanahay mar marka qaarna meel bey fadhidaa wey I eege mana ila hadlayso wxba isku nihin aan daris nimadaa ka eheen hooyoday oo aan ka soo fukahay sidaa ugu ma riyoodo ayadane Mr wlpo wn ku riyodaa plz iga jahil bixi 🙏🙏
iyo nabiga scw iyo cumaar oo shekaysanaya
Ku riyooday
Masha allssh shukran
Asc sheeq riimi
Waxan kuriyoda
Markasta anigo laci
Ersanaya niman iyo nagaba
Xasan axay iso fasir qer Allah ku
Siye
Waxan kuriyodey anigoo wado socda ayaa waxa iga daba yimid qof aad umurugeysan waan fiiriyey waxan iri salliga nabiga scw badso murugtu wey kudeyneysaa hadana isla wadii anigo kusocda ayaa qof kale oo sidi umurugeysan iga daba yimid haddana waxan iri saliga nabiga scw badso hadana isla wadadii anigoo kusocda ayaa mid 3 xaad iga daba yimid oo murugeysan asagana waxan iri saliga nabiga scw badso murugtu wey deyneysaaye
Allha kucafyo cafimad taam inshallah
Asc Waa jiro Riyo igu soo noq nqoto Xageen Kamala soo Xiriiraa barkalaahu fiika
Maanshaallah .
Amiin amiin amiin amiin amiin ya Rabi ya Allah 🤲🤲🤲🤲
Shiikh riimi fardo badan ayaan ku riyooday
Asc sheeq alaha ku barakeeyo waxaa ku riyooday anigoo aabahay oo dhintay I siiyay lacag
Asc shekh Allah ku barakeeyo riyadan ii fasir fadlan waxan ku riyoodey aabe hay oo geeriyoodey anoo dhabtiisa ilma yar oo hada dhashay ka qaadanayo
Mashalaah tabaarakalaah raxmaan ❤❤😊
Waxaan ku riyoodey ma's madow oo lug ta bidix iiga duub duuban
Oo aan qeylinaayo oo la iga fur fur aayo. Sheikh rinoow ii fasir.
Asc dhamaan iisooduceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis
Asalaamu calaykum sheekh riimi khair Allah ku siiyo waxaad ii fasirtaa waxaan ku riyooday anigoo joogo gurigii aan ku soo koray niman aniga iyo ilmahayga niman irida nagu soo jibanaayo oo ninkayga qoslaayo dhahaayo waan aqaanaa ka fur anigana aan ashahaadanaayo waxaan leeyahay ilaahow na badbaadi
Jazaka Allah khair
Haben dhexdas ahna waxan kuriyodey sidan usocdey waxan galey dhul geedo waaweyn leh loona maleyo gedaha inay qalalanyihin lkn waxa kuyaallo liin orange ah mida yellow ga ah cml haddana waxan arkay beero doog leh sheikh iga so jawaab kheyr allahku siye
Masha allaah intee ka gala soxariira
❤❤❤❤sallalaahu aleyhi wasallam
masha Allah shekh aniga waxan arkay 3 riyo robka wan arkay kawaha cusub wan arkey ohinta wan arkay 😅 marhor ayan arkey taqriban 2 sano ama 1 sano kahor 🎉wA ruun waxan shegayo qeer Allah ka dhigo inta qeer jacel wey yar yahin .. kuwa xumanta jecel wey badan yahin lakin barako ma lahan
Allahu akbar 🤲🤲🤲🤲🤲
Masha alaah tabark shukran dheeq
Sheeq riimiyow labarkaga nosoqor
Shekh Allah kher hakusiyo waxan kuriyoday Riyada dhaxded ayan kukufa oo wan kusabaririxona guriga mutulelkisa kadib waan soboda ano naxsan in badan ayan kuriyoday wey igu sononoqaty qeer allha kahusiyo ii sojawab
Sheikh Riimi gabar walaashay aya wax ey ku riyootay niin qamiis cad gashan ooh hab siinayo kadibna dhoola cadeyna,ninka ayada aqoon uh male dhowr jeer ayey ku riyootay maxa waye? jazaka Allahu Khairan
Sheikh sualo wazupka madnogasojawabtit fadhlan
kabcada sawirkeeda oo cirka ka muuqda kawarn sheekh riyaa
Asalamu calakum iwaran ibadan ayan riyo kuusoo sheekay imasoo jawabdid lan barkaaka ma isheegi karta
Vedioga aan soo dhigo madaawatid miyaa
Waayo lambarkeyga ayaa ku qoran
@@SheekhRiimiChannel waanu daawanay Nambarna Ma aragno ee fadlan ma noo sheegi kartaa!
@@SheekhRiimiChannel Mise waa nambarada Masjidka lacgta loogu dirayo!
Sheekh waxaan ku riyooday anigoo ooyaya oo leh yaa alaah oo beenta la islands xisabinayo
ASC,shiiq Riimi. Mashallah Allaha ku barkeeyo Ee Riyadaan ii fasir.
Waxaan ku riyoodey Duq haween ah Qolkegag jiifka.llama hadlin. Waxey ku eked albaabka wax yer bey ii soo gashey
Salla llaahu caleyhi wasallam
Mashs allah
Asc sheikh waxaakuriyoday anoo will yar naas nujinsayo oo ispital kudhaly walaiqabaa wali ilmo madhalin
Sheikh riyo maad ii fasiri
aalaahu akbar
Haddii kale shirqoolaa u yaallo muqdisha waad mahadsan tahay kheir iyo bishaarii nagadaasa insha allah mahadsanid
Asc sheikh riimii khayr Allah ha ku siyo .
Waxan ku riyooday ninkaygo guria ku dhex gub tay ,adban uu cabsaday malomo badan ila hada iifadir please sheikh Mahadsanid
Sheekh waraan waxaan ku riyooday anigoo oynaya oo leech ya alaah oo beenta laga xisabinayo
shekh ani riyadeyda wan ku soo qoray comment iiso safir ilahay khayr haku siiyo ❤
Scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Alhm 5 ka midaa ku riyoonjiray marwalba
Sheekhow iga raalli ahaw waxaan kaa codsanayaa lafta gareen inuu yidhaahdo hubka muqdisho iiga maqan gacanta so geliyo sidaasan ku iman karaa muqdisha hadi kale shirqool aya u yaal
Alaha ku sharfo shekhow waxan raba inan kula wadago qiso suratul baqra iyo qisoyin kale on ka arkay digriyada
Waxana raba riyoyin inad i fasirto an ku wareray xagen kalaso xidhidha fadlan iso jwb sheekh
Sheekh xgee kla soo xariira
Iso jawab
Asc sheikh rimi riyada ma
Qof dhimday oo ku bishateynaya kawaaran wuxu ii yidhi ninka inaderka ah ay guursanaysa
Anigo kabo cusup suuqa ka deydayan in so ib sado rapi habalo qurux badan an weydinayo ayan ku riitodey
Lakin anaga waxay noo sheegey dowladda iney K/G doorasho galayaan baraawe lagu qabto lankii iyaga u rabeen ay geystaan ayay libaaxa soo deynayaan Ay baney
Asc sheekh waxaan kuriyoday anigo faras madoow ila ordaayo xaas ayaan ayan ahay
Wxaa jirta riyo in modaa aan la noolahy riyadaasne wax kale mahan waa gabar aan meel suuqa daris ku eheen mar wlpo wn is dagaali jirne oo dad is fhma ma anan eheen sidii ayadoo tahay baan suuqii iska dayay wixii intaa ka dambeyy wn ku riyoodaa gabadhii weyna igu soo lala bataa isma dagalno wn isla sheegey saneynaa waba isku faraxsanahay mar marka qaarna meel bey fadhidaa wey I eege mana ila hadlayso wxba isku nihin aan daris nimadaa ka eheen hooyoday oo aan ka soo fukahay sidaa ugu ma riyoodo ayadane Mr wlpo wn ku riyodaa plz iga jahil bixi 🙏🙏
Inay raali ahaaw ku dhahda rabta
Asc
Aheeq waxaan kuriyooday gabar aan aqaano oocunug xambaarsan cunugi ayaa saxarooday gacanteyda ayaan udhigay iiga soo jawaab
Xagee idinkala soo xidhiidhaa
Micnaha may waaha iney lafta gareen madaxtooyada ki haayaan haannii mucaaradka haayi tartan doorasho la geliyo lankii iyo fadayaan jeysadan 6 bilood ka bacdi la dhiyo
Shiikh number aad whatsappka ka isticmaashid ii sheeg
Cheikh salamu aleikum numéro whatsapp Iso diir adiko raliya