ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

3 Calaamad Qofka niyada kugu Haya Lagu Garto kan kaa fakara Adoo La Hadlin Qaabkan ku ogow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2020
  • 3 Calaamad Qofka niyada kugu Haya Lagu Garto kan kaa fakara Adoo La Hadlin Qaabkan ku ogow

ความคิดเห็น • 384

  • @dheemanshiiq7771
    @dheemanshiiq7771 3 ปีที่แล้ว +286

    Isoo duceeya qofaan jeclhy inuu alle calfa iigu daro😭😭🥀💉💎😔😔😔

    • @drsikraanalawi4894
      @drsikraanalawi4894 3 ปีที่แล้ว +5

      Insha allah abyo mcn ilahe haku sahlo👍👍Aamiin Aamiin Aamiin ya rabi

    • @armanow5832
      @armanow5832 3 ปีที่แล้ว +2

      Amiin ya rabi

    • @alihammad6938
      @alihammad6938 3 ปีที่แล้ว +28

      Hadii qeer kuu yahay ilaahey haku sahlo lakiin hadii shar ku yahay ilaahey hakaa qabto

    • @cabdulqadircali6306
      @cabdulqadircali6306 3 ปีที่แล้ว +3

      Allah kugu daro apyo mcn

    • @duniyoali6725
      @duniyoali6725 3 ปีที่แล้ว +2

      Ilhey ha kgu daro

  • @1XBETSERVICE1
    @1XBETSERVICE1 วันที่ผ่านมา +1

    Qof an jeclahay ayaa la,iga guursan rawaa walidkeed ayaa qasab nin igu Dari rawo maadaama an anigu waxba heysan marka ha, lay so duceeyo in uu ilaahey qalbigeyga ii xasiliyo ama iyadaba calaf keyga Ku daro aamiin ❤❤

  • @user-gx4jd7jh9f
    @user-gx4jd7jh9f หลายเดือนก่อน +6

    40 Qof Ducadodo Waa Laqbala Iguso Duceeya inu Alle Qofkan Jecelahay inu Calaf Igu Daro😢🤲

  • @SaabiriinMaxamed-p4j
    @SaabiriinMaxamed-p4j หลายเดือนก่อน +2

    Qofkan jeclhy iso duceyaa inu alle i sahlo😢

  • @ramlajei5674
    @ramlajei5674 3 ปีที่แล้ว +43

    Rabiow qofkasta riyadisa urumeey.......anigana sidhan rabo rabiyow iiyeel adhigaa ogsono cidkale o ogson maloho sidhan dareemayo runtiiii Rabiow kheirka nawafaji shartana dinac nagamari Rabiow sidhan rabo iyeeeel Ameeeeeeeeen

  • @aashanor370
    @aashanor370 2 ปีที่แล้ว +33

    Ii duceeya in ilahay qofkaan jeclahay calaf igu daro🤴yaa rabi 🤲⚘

    • @umurayaan6224
      @umurayaan6224 ปีที่แล้ว

      Amiin yaa rabi abaayo aniga xta waan jeclahy ilaahy hanoo sahlo noosoo ducee abaayo 😢😢😤🙇💔💔

  • @mushtaaqcabdi8366
    @mushtaaqcabdi8366 3 ปีที่แล้ว +100

    Isoo deceeya inuu ilaahy I siiyo waxa qalpiygyga ku jira ee ka dhex guuxaya😢😢🙏🏻

  • @queenesra5409
    @queenesra5409 3 ปีที่แล้ว +28

    Run waye taas sheikh hooyadey ayaa wlhi sas iga fagarta intan waxbarashada jiro oo iso wacda hadba sida uu xalkaygu yahay allaha kaa abal siiyo sheikh

  • @ninam1000
    @ninam1000 3 ปีที่แล้ว +29

    The best sheikh ever ,your are number one sheikh for me ,number one youtuber ,personal developmet ,and also psychologue ,you are doing all just to HELP WOMEN , i cant get enought to tell you THANK YOU

  • @shukriali1489
    @shukriali1489 3 ปีที่แล้ว +25

    Walhi sheeq waa runta Ana arkay qof an jacelahay Aya mar isku dhacay Malmö ayan kala maqnen waxa dhacday in markaste qalbigayga lagu so turo riyo ma ku arko lkn malinti dhar jer Aya qalbigayga uyu ku so dhici jiray heer hadan saqnaxe an hurdo xita idhaha kala furo qallbiga iga jiro wan hurdi wan jiray ano yaban Aya markidanbena wan wacay qofki markan la hadlay wuxu ishegay in Mar walbo niyada igu hayay oo ilaha gorme ku so wac walhi arin cajiib ah weyan tas Ana arkay sheeq

  • @rudwaan
    @rudwaan 3 ปีที่แล้ว +14

    Qof sare Ayaad Thy ilahay cimriiga ha ku Dheereyo Amin.

  • @axlamreyz3463
    @axlamreyz3463 3 ปีที่แล้ว +103

    Maaqano qofkas asaga ah inu iga fakaro blse anigaa jecel dhaab uqabaa wxana rajeinaya malin un inan nolal wcn wadagno oo ilmeheyga aabohod u noqdo
    Ducada igu kalmeya wllyal

  • @muna7480
    @muna7480 3 ปีที่แล้ว +23

    تسع سنوات9 امي ماتت ادعي لي مع الله يجمعنا على خير

  • @sofiaaden4999
    @sofiaaden4999 3 ปีที่แล้ว +61

    Mashallah sheikh mowduuc lobahna ayaa kaso hadashay wlhi ayamahan ayan isdhahayay qof somali ah oo kasohadlo mowducan maxa lowayay prank iyo wax daran ayey sameyan mowducan English iyo asago carabi ah ayan firsaday qof somali ah oo kahadlo ada uhoreyo ilahay cilmiga haku siyadiyo mid diin iyo mid madi

  • @ruujaqurux8111
    @ruujaqurux8111 3 ปีที่แล้ว +11

    Bal iso duceya asxabta mudo sanad ah aya jab lugta iga so garay la xanunsanhy ina cafimado

  • @user-jj3gi9gv2q
    @user-jj3gi9gv2q 10 หลายเดือนก่อน +4

    Isoo duceeya qof aan idhahagayga ha jecelahay inuu ilaahay calaf igu daro 😢

  • @AhmedMuqtar-df5hr
    @AhmedMuqtar-df5hr 4 หลายเดือนก่อน +7

    Yaa rabi waa adoon kaaga aad ayaan u jeclahay yaarib igu guuleey waan uxiisay mana arag 2 sano ka hor iigu danbeeysay mana aqaano meel aan kala xiriiro plz iisoo duceeya wllhey muslimka ahoow😭🤲🤲🤲🤲

    • @Sabirin9.-_
      @Sabirin9.-_ 4 หลายเดือนก่อน

      ILLAAH haakusahlo walal.

    • @user-qm5hz3ng7p
      @user-qm5hz3ng7p 3 หลายเดือนก่อน

      Alle haku sahlo wll

    • @fartuuncarab4047
      @fartuuncarab4047 3 หลายเดือนก่อน +1

      Allaha ku sahlo wll aniga hade iheysaya qisadas alle ha nagu guuleyo jcladeena

  • @ZamzamMuhammad-bg4cd
    @ZamzamMuhammad-bg4cd 11 หลายเดือนก่อน +5

    Iiso duceya ani qof ayan jeclhy wana kala fognahy in ilahy naysu kaya keno calafna naysugu kaya daro 🤲👩‍❤️‍👨❤

  • @asiyaifka8276
    @asiyaifka8276 ปีที่แล้ว +7

    Yaa allah adonkaga baan jeclade calaf igu dar ku wii nolol qurxan dhistana dhaga dhig allhuma amiin

    • @nimoawil8120
      @nimoawil8120 9 หลายเดือนก่อน

      😢amin

  • @lindaadam6139
    @lindaadam6139 2 ปีที่แล้ว +10

    Arintaa anigaa iihaysataa ilahow jecylekeyga iyo anigaa maslaxo dhaxden dhig amiin.

  • @xoghaye24onnline19
    @xoghaye24onnline19 3 ปีที่แล้ว +31

    Hada ka hor baan habeen ku riyooday anoo tareen raacay misana dhumay subixii baa hooyo mcn isoo wacayday salaan kadib bee iweydisay ma nabad qabtaa hooyo xalay adoo dhumay baan ku riyooday 😭 waa muuqaal shuceerteyda badalaay hooyo waqti walba wey naga fikiree xitaa hadaan weenaanay

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 หลายเดือนก่อน +1

    iso doceya quf ijecel iyo quf an jec lahaye in Alle calaf igu daro😢

  • @faatiyacali8008
    @faatiyacali8008 3 ปีที่แล้ว +18

    Cajiib shalay ayaan ogaaday psychology ahaan uqaatay lakiin wax khiyaaliya ayaan kasooqday hadana waxaan dafiri karoh mahan
    Saan cadih u ahay isbadalaya
    Waxaa kaloo lagu ogaada in isha midig kucuncunto sabab la'aan wana isku arky saan ujoogo
    Hal qof unban xasuusta aan kala hadhnay 2 bil kahor 🤩

    • @amaaljaamac3480
      @amaaljaamac3480 3 ปีที่แล้ว +1

      Shekhan Xage kala xiriira

    • @hanuuzamohamed3899
      @hanuuzamohamed3899 3 ปีที่แล้ว +1

      Apayo aniga wey igu dhacday wana kla harnay sas ay tahy wan kuriyooday habeeno badan

    • @sheymaaqurux5859
      @sheymaaqurux5859 2 ปีที่แล้ว

      @@hanuuzamohamed3899 iskumid nahy wlhii sidhaan uu jogoo wuu igoo soo dhaca xalii dhaan kuu riyonayee

    • @asliqueen9875
      @asliqueen9875 2 ปีที่แล้ว

      ma is hesheen markii dambe

  • @FarxiyoCalinasir
    @FarxiyoCalinasir 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ani wil aan wada shekesan jirnay oo aan kala har nay aa malin anigo mash qul san qalbiga ig gaso dha cay wx is dha hay ha dhow ad wac did lkn maba aan wicin malinta kle waxa la iso sheegay inu geriyoday 😢allow unaxriisto

  • @cabdulaahiaxmed1081
    @cabdulaahiaxmed1081 3 ปีที่แล้ว +4

    Inti ixasuusata ama aan xasuusto waxa iigu wel wel bdan hooyadey mcn fadumo inti aay noshahay alaah aduunka kuma fidneyo hadii ay dhimatana janada alaah ha ugu bishareyo

    • @saara.....................8503
      @saara.....................8503 3 ปีที่แล้ว

      E maxa hooyada inay dhimatay iyo iney nooshahay war umahysid miya wl

    • @niamomohamud7041
      @niamomohamud7041 2 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭hooyo mcn wll melaad kala so xariirtay miyaad waydey

  • @nasrafaarax7636
    @nasrafaarax7636 4 หลายเดือนก่อน +2

    Iso duceya in ilhay waxaa qalbigeyga ku jira

  • @mohamedyuusuf4569
    @mohamedyuusuf4569 3 ปีที่แล้ว +24

    wllhi bilaahi saddex da calaamadoodba waan helay axm wll igu soo duceeya waan farxay

  • @momo-iy6zl
    @momo-iy6zl 2 ปีที่แล้ว +15

    wiil aya jira an horay xidhidh u lahyn kadib wankala tagnay asxb iskusir qarsada ayan noqonay blse wankla tagny hadana
    clamadaha ad shegtay o dhan wan isku arkay badanaana wanku riyoda isga wlhi lkn wan waca markan wacana cadi ilama hadlo magaran karo inay cabsi ka tahy!😓😢iso duceya inu qofkaas calafkayga noqdo wlhi wn jclhy isaga💔😢😭

    • @sumayaamiin3640
      @sumayaamiin3640 2 ปีที่แล้ว

      Amiin qali ilahay calad ha kugu daro

    • @naciimomahamed6011
      @naciimomahamed6011 ปีที่แล้ว

      Ilahaay haka dhiho wll wan ku duceynaya

    • @caashoshiikhcali6435
      @caashoshiikhcali6435 ปีที่แล้ว +1

      Quruxey sidaad rabto rabigey jecelyahay alha kaaga dhigo insha"alh 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @caynimooge105
      @caynimooge105 ปีที่แล้ว

      Alle haku sahlo calaf ha kugu daro

    • @nimcocabdi1143
      @nimcocabdi1143 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin wll❤

  • @queenrinza1506
    @queenrinza1506 3 ปีที่แล้ว +14

    Qofkaan la socday mudo dheer wuxuu igu yidhi qof diin leh
    Baad tahay sidaas darteed goan waxaan ku gaadhay inaan kula sii socon qof dhalinyaraan ahoo wakhtigayga inaan qatan rabaa
    Cajiib wax iga yaabisay mucjisayba igu noqotay
    Lkn ma ilaawo alle qalbiga haiga reebo
    Mid ka khayr badan igu soo duceeya walalyaal 😪😭😱

    • @nimcoahmed641
      @nimcoahmed641 3 ปีที่แล้ว +2

      😭😭😭waan ka xumay wllshy qali lkn Madani ku iri xa thy qof diin leh waxn kuu hubaa inu maalin kuso noqon doono raga mnta mrky Cid walipa lso qaataa bari kuwii mid kamida ma guursdee hooyo fiican OO diin leh ayuu u raadiyaa caruurtiisa waxpa hka warwarin wllshy mid khyr qaban kuu rajynaaa

    • @queenrinza1506
      @queenrinza1506 3 ปีที่แล้ว

      @@nimcoahmed641 aamiin amiin alle haku barakeeyo walal

    • @yaafa1096
      @yaafa1096 3 ปีที่แล้ว +1

      @@queenrinza1506 Wlashey ani iyo adi baraka allah

    • @mataannyare7674
      @mataannyare7674 3 ปีที่แล้ว +4

      Wlshy diinta qofkan kugu rabin iska daa o iska ilow wxd heli donta mid diintada darted kujcl❤️

    • @queenrinza1506
      @queenrinza1506 3 ปีที่แล้ว

      @@mataannyare7674 ku mahadsanid dhiirigalintada wlo inshallah allan ka rajayn

  • @sihamyusuf2547
    @sihamyusuf2547 3 ปีที่แล้ว +3

    Manshalah tabarakalah Ilahow isha bini adamka kaqabo amren

  • @s.m.5330
    @s.m.5330 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah Allah ku xifdiyo sheekh shukran 🙏🙏🙏

  • @devnaabdi5861
    @devnaabdi5861 2 ปีที่แล้ว +11

    wll iduceeya inuu ilahay qofkaa jeclahay inuu calaf igu daro ilmaheyga abahood inoqdo

  • @fahmaabdiahmethhiilhableed8612
    @fahmaabdiahmethhiilhableed8612 3 ปีที่แล้ว +13

    Sheikh ayaamhn dhan midaas ihaysty qof aan jeclhy ayaa markaste niyda kuhayaa
    Habeenki xtaaaa waaku riyooda lkn Aniga maogi inuu IGA fekaryo ama I jecelyhy ilahy igso barya inaaan ilaaawo 😞😰😫😫😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @nasriinaadan9941
    @nasriinaadan9941 3 ปีที่แล้ว +4

    Sheekh badbaado alle hakudhawro horta sadexdaa qodob waan kuu qiray waan isku arkaa waanan daremaa runtii lkn tan riyada intabadan anakoo isdagalayna ayan kuriyodaa waliba qofkasi isagu ila dagalamayo hada dagaalna waan kukala maqanahy lkn waanu isjeclayn markayagii hore

  • @lulfarah
    @lulfarah 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahow iga dulqaad🥺

  • @aishinaqurux3082
    @aishinaqurux3082 3 ปีที่แล้ว +10

    Waxaa jiro wiil aan jclahy blse asaga i jcleyn blse hadana marwalba ku riyooda dabecadahan dhan waan leeyahy illhow hadu qyr ii yahy iso jeedi qalbigiisa😭 waliba marwalba wuu i barya riyada wuuna i raali galiya marwalbana waan heshiina wlh blse qalbiyan asaga ima jclo waana isku dhacsanahy

    • @aaminamaxamud2537
      @aaminamaxamud2537 3 ปีที่แล้ว +2

      Haduu khayr kuu yahay alle qalbigiisa naxariis hakuugu bero

    • @ziimaahassan6920
      @ziimaahassan6920 3 ปีที่แล้ว

      Apayo ani adiga same nhy illahey qeyrkoda hana soo xijiyo

    • @aishinaqurux3082
      @aishinaqurux3082 3 ปีที่แล้ว

      @@ziimaahassan6920 amiin abayoy

    • @akramaabdi2377
      @akramaabdi2377 3 ปีที่แล้ว

      aamiin

    • @fariidahappy1181
      @fariidahappy1181 3 ปีที่แล้ว +1

      Anna sidado kle ahy 5 bil kadip ayan arka farintada wll ehda ma ishesheen🥰

  • @samsamabdi398
    @samsamabdi398 2 ปีที่แล้ว +3

    Waan isku arkay ilhy qalbi iqaaboji 🥲🥲❤️

  • @SalmaMohamed-ru3yt
    @SalmaMohamed-ru3yt 3 ปีที่แล้ว +4

    MashaaAllah.Jazaka'Allah

  • @asiyaasiyatwins2532
    @asiyaasiyatwins2532 3 ปีที่แล้ว +8

    Mashallh sh, psychology ayaad maanta nogasheekasay, please nosobadi ayadoo dumarka kahadlaysa, mahadsanid

  • @sidramoha1646
    @sidramoha1646 3 ปีที่แล้ว +6

    M.a mahadsanid sheekh
    Ani qofkii niyadeyda ku soo dhacaba hore ayuu iga soo wacaa waanba ka yaabanaa

  • @user-sx9mz3dn2n
    @user-sx9mz3dn2n 2 วันที่ผ่านมา

    Aamiin

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 3 ปีที่แล้ว +6

    Waa mahadsantahey qofkas ani waye wlh wiil aan ad u jeclahey baa habeen kasta ku riyodaa asoo I qoslayo anago wada faraxsan inta badan wan is ilowsiiyaa jacelkisa uma shegan karo wanka xishonaa malin maalin ka fakarkisa waxba kama baran karo mar walbo wax run noso gudbisaa mahadsanid 🌹🌹🌹🏆🏆🏆

    • @xidigtasomali3156
      @xidigtasomali3156 3 ปีที่แล้ว +3

      Walal taas anay ihaysata waan iska ooya umana sheegan karo qofkas waan go’ansada inan usheegto hadana waan cabsana ilahayow qalbigisa igali jacayl adna sidokale alle qofkas khayr hadu kuyahy ilahy hakusiyo

    • @amaaljaamac3480
      @amaaljaamac3480 3 ปีที่แล้ว

      Sheekha Isheega melan kala xiriiro

    • @queenahlaam557
      @queenahlaam557 3 ปีที่แล้ว

      @@xidigtasomali3156 cabsida. izka daa si kaftana xita ugu sheek inkazto nimanka somli hda gbr jecel ushekato ayna amineynin🥵

    • @secretsuperstarkia6079
      @secretsuperstarkia6079 3 ปีที่แล้ว +3

      Ha usheegin jeclkaga nin hadii kale waad ka qomameen dontaan

    • @amaaljaamac3480
      @amaaljaamac3480 3 ปีที่แล้ว

      @@secretsuperstarkia6079 👑👑👑👑👑

  • @farahabdullahi7801
    @farahabdullahi7801 2 ปีที่แล้ว +3

    kkkk shiiqoow qofka haduu kaa aamuso jawaabtiisa waa inaad adigoo jecel jartaa caafimaadka ayaa kujira

  • @yasmiinidiris7021
    @yasmiinidiris7021 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiqow WAlhi bilhi walila isjclen wuu isonoqonjiry marka ugu snbeso aakuriyodee ehed aniga riyada kudhy anigo lajoga maalinkega dugsiga mesha ayan kudhy kumajcli imsolwnn shiqow markale imsolwnn iln malnkana macnlika aya iwcy quran isary wiilkana anojcel ayuu igatgy asiga iyo sxibkisa ayey ahayen

  • @wargame2454
    @wargame2454 3 ปีที่แล้ว +7

    Allah sheekh run ayaan sheegtay Wllhi anigaa ihaysataa miyaads Wllhi mashaalah sheekh Wllhi billahi rallhi adigoo laiimeheriyay ayaa kusoodiray Wllhi

  • @maimounaelabe6975
    @maimounaelabe6975 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah khayr sheiko walahi mudu 2 bilxod waxaan maqlaa magaciisa mêle walba

  • @ramlofarah5299
    @ramlofarah5299 3 ปีที่แล้ว +5

    Wasax"wlhi"hoyadey"mcn"iskmeelmajoogno"hadana"malinkiiwax"igasiyihiin"wey"ogtahay"ooweyisoowacdaa

  • @barnihajiali4896
    @barnihajiali4896 3 ปีที่แล้ว +22

    Abid kaaba iga roor
    Waligaaba hay rabin
    Riyaan kugula noolee 😴
    Alla maxaa riyo layskula
    Noolyahay waan laysku
    Cadaynaynine allaw no
    Sahal amuuraha 😅

    • @manaalfarah4222
      @manaalfarah4222 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣

    • @HassanAli-sw8or
      @HassanAli-sw8or 3 ปีที่แล้ว +2

      Niyada kofpayehmaoko

    • @cabdallabuux760
      @cabdallabuux760 2 ปีที่แล้ว +1

      Kal io laab igaaga qoslisay walalo miyaad heshay qofkaas

    • @barnihajiali4896
      @barnihajiali4896 2 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdallabuux760 😂😂may wali hadaanu isugu dhawnahay so duce 😂adigana waxad jeceshay oo khayr qaba alle haku siiyo🤲

    • @cabdallabuux760
      @cabdallabuux760 2 ปีที่แล้ว

      @@barnihajiali4896 amiin macaanto gawar ahay cabdigoo 4 sano jeclahay mana isku dhawanin

  • @user-lr5th8vx7m
    @user-lr5th8vx7m 2 ปีที่แล้ว +1

    Isoo duceey Qof ayaan jclhy inu alle calf igu dro

  • @ilhaancumaar7575
    @ilhaancumaar7575 2 ปีที่แล้ว +1

    Sh badbaado wllhi dar ilaahey kuujecley

  • @naimastar9366
    @naimastar9366 2 ปีที่แล้ว

    haday i haysaa arintaas subhanallah beer xanuun ayan ka qaaday

    • @qatracali9074
      @qatracali9074 6 หลายเดือนก่อน

      Abaayo ma heshay aniga sida hada i heysato😢

  • @mariarashiid9936
    @mariarashiid9936 3 ปีที่แล้ว +12

    Shiiqow wlhy magarn kro qofkaa inuu iga fakarayo lkn saan u joogo shacuur aan qiyaas laheen baaan dareema qokaanh caqabad heysata awgii teel iga sowco xitaa maheesto😑

  • @mariaahmed9762
    @mariaahmed9762 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga waxa dhacday wiil wada shekesanay ciladaa arkay waxaa waaye xiligaa marwalba salaada galaayo qalbiguu i taaganyahay wal wal igu haayaa marka salaada ka baxo caadi noqonaa iga jwba qofki iga roon

  • @maxamadbaarisalaad743
    @maxamadbaarisalaad743 3 ปีที่แล้ว +2

    Msha allah shiikh illahay ha ku xifdiyo 😍

  • @nimciish5584
    @nimciish5584 3 ปีที่แล้ว +2

    fiiri qofka kaa dhaarto in oo ka lahadlin 😭😭😭😭😭

    • @maryancali593
      @maryancali593 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhaarta wala burin karaa hadoo dhab ku jacelyahay sadex maalin ha sooomo

  • @hamsehimtog7161
    @hamsehimtog7161 2 ปีที่แล้ว +2

    Amiin amiin amiin wllky Muslim 💐💐

  • @deqamuxumed6317
    @deqamuxumed6317 3 ปีที่แล้ว +4

    Waan ku taageera sheekh😍🙏🙏

  • @caasharashiidibraahim3567
    @caasharashiidibraahim3567 3 ปีที่แล้ว +4

    Amiin aamin

  • @qalbinuuraosmaan4132
    @qalbinuuraosmaan4132 9 หลายเดือนก่อน +1

    Yaaa Allah niyadayda iyo riyadayda ka saar isagu wuu iga maarmay Ana niyada ku hayaa😢😢😢

  • @fartunmohammed9121
    @fartunmohammed9121 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheikh allaha ku barakeeyo 💓💓💓

  • @safiyoxaaji2517
    @safiyoxaaji2517 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah shekhow alah qayr haku siiyo

  • @ayaanmuuse2245
    @ayaanmuuse2245 2 ปีที่แล้ว +1

    mid ku qiyaamaya oo kugusoo noq noqnaya kawrn shiikh sharkiisa alaha namootiyee

    • @user-zw7qg3zx2e
      @user-zw7qg3zx2e 6 หลายเดือนก่อน

      Ana sas ah walahi maxa waye lakiin

  • @CabdimawlidCabdimawlid
    @CabdimawlidCabdimawlid 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @nimcomahamud6271
    @nimcomahamud6271 3 ปีที่แล้ว +9

    Sheekh dar ilaahay ayaaanku jecelahy wlhi ilahay haku xiftiyo akhriyo iyo aduunba

  • @Cabdimajiidibraahin150
    @Cabdimajiidibraahin150 หลายเดือนก่อน

    Waligayba hooyaday dhibaato iyo murugo ilama qaybsan qalbigeedu waa iga siijeeda shiikh iisooducay inaay sidan iidhanto

  • @suleekhciise6813
    @suleekhciise6813 2 ปีที่แล้ว +3

    Will xidhidh naga dhexeyey ayan 6 biloda ku dhawad wada hadalin aya inti imnka lugu guda jiro bizhan barakysen e rabadn waliba 10ki dhexe niyadaayd igaag so dhacay waliba si xawliya wan xamili wayey wana la hadaly marki horen waan ka aamusay un o manan kala tagin inta ana ka amuusn daryel ka heli wayey ka yar naso is dhahay hadu calfa ku leeyey malin tan ka wangzn is heli dontane adigu waan la hadaly si waliban cadiya
    u iso jawabay si qof aan iba xanqsanyeyn o dagan ayu igu so jawabaye wan u qadan wayey 3 farin markan is dhafsany o aha alba an u dhibay waa hore inay gadhay u idhahy haa way i timi ciyar ayuu dawanyey u iga mashqulaye an iska dawo ciyartan dhahy in kasto wakhtigaygu kal duwanyey lakin ila xalya laba indhod iskum keenin jawabtis danban suga😭😭💔 illahy i baryey xata qof xun hadu yahya inu illahy i wanjiyo jawab ti aan ka helya ka wangzn an dib uga helo idim alle

    • @fartuuncumar3973
      @fartuuncumar3973 2 ปีที่แล้ว +1

      AbYo lawo rakaco oh slad ka tugo qof ka fcn allah ku siiye🥺

    • @nagaadahmad7411
      @nagaadahmad7411 ปีที่แล้ว

      Allah Naxariis idin dhexdhigo ma is hesheen imika wll Suleekha

  • @fadhumomohamedali1138
    @fadhumomohamedali1138 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah jasakalaah

  • @saadiaabdi5966
    @saadiaabdi5966 ปีที่แล้ว +2

    Sh Allaha kubarakeeyo

  • @faadumoifka431
    @faadumoifka431 3 ปีที่แล้ว +3

    Amiiin amiin amiin

  • @saamkhalif5044
    @saamkhalif5044 2 ปีที่แล้ว +4

    Ustaad masha allh si wangsan aya noguso gudbisa lakin ujeedka mawduuca ka hdleysid cabaar dhan toos uma guda gashid maxa sabbey ?

  • @MohamedSacad-fp2zn
    @MohamedSacad-fp2zn 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qof ka fikiraa markasTa ee yadna ma iga fikirTaaa ishg. Bro

  • @faizadakash5590
    @faizadakash5590 3 ปีที่แล้ว +22

    Malin ban ku xanaqay jacaylkayga oo an wada soconay waxan go.an saday in an badasho number rada mel uu igala so hadlo ha waye number cusub ayan qatay WhatsApp ke hore wan tirtiray anige wal bahar wu ka walwalaya maxad sameysay xage number kisa ka heleysa naftayda ayan canatay number badan ayan ka hayay hal aya haray oo an ilabay viper ka aya waxu itusay number kisa in viper u furtay firi sawirkisa aya saran farxad wan wacay number keygi hore mashin aya ku xiran markasu dahay boqol mar ayan kuso wacay wicitankeyga miyad ka yabtay side an ku fikirayay ayey noqotay oo wu iga wal walsana wa sax qofka marku ka fikirayo adna wad ku fikireysa waxan ku riyoda marka block saro asago number cusub WhatsApp uu furta oo igala so hadla subixi marka so kaco waba number cusub iyo baryotan aniga marka so xasusto waxan sameyn jiray ana isla yaba weynada wanagsanada wax yar aya wax wayn ka dhiga markasa xanaq block waba afka hore shukansi walan so maray allow na daji sheq wayo wayo iso xasusisay kwrn 😂😂

    • @dergamaxamud530
      @dergamaxamud530 3 ปีที่แล้ว

      Sa hada ma is guursaden Abayo

    • @faizadakash5590
      @faizadakash5590 3 ปีที่แล้ว +1

      @@dergamaxamud530 Maya xbibti jacaylka somalida mel xun ayu ku dambeya wu iqayanay qofto kale ayu gursaday rerka igu qasbay iyo war an qadan karin ayu ishegay Salatu shukri ayan tukaday alle na badal ka khayr badan ayu isiyay qofka asago bananka ka joga ad aragto qayanadisa wa alxm

    • @abdulaahiahmed7680
      @abdulaahiahmed7680 3 ปีที่แล้ว

      Ma iga hubtaa abyo qof hadii aad kafakarto Asiga makaa fakarayaa? Wlh aniga qof ayaa kafakaraa lkn MA ogi inuu ilamid yahay

    • @dergamaxamud530
      @dergamaxamud530 3 ปีที่แล้ว

      @@faizadakash5590 wa Runta Abayo Alle ba kaa Qabtay Sharkiisa hada Adiga Cawil ka Khayr badan Ma heshay O ma Guursaday Abayo

    • @faizadakash5590
      @faizadakash5590 3 ปีที่แล้ว

      @@dergamaxamud530 ha mar hore abayo family buxa ayan nahay alxmdulillah

  • @umurayaan6224
    @umurayaan6224 ปีที่แล้ว

    Wllhi alxamdulih yaa rabi waan ku riyoodaa dhor mar yaa rabbi isoo celi jecelkeyga isoo duceeya wll

  • @user-ep2co7kc9u
    @user-ep2co7kc9u 9 หลายเดือนก่อน

    Walaahi sax waay anaa xubo

  • @mahadmursal1073
    @mahadmursal1073 2 ปีที่แล้ว +4

    Telepathy message are positive
    Intrusive thoughts are negative

  • @kariimamaxamed8856
    @kariimamaxamed8856 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow thanks niyad iih dhistayeee😢

  • @Yahyeyusuf
    @Yahyeyusuf ปีที่แล้ว +1

    Jazaaka allah sheikh

  • @IfraahCabdi-yg3zx
    @IfraahCabdi-yg3zx 4 หลายเดือนก่อน

    Isoduceey wllyaal qofa jeclhy igatagay😢hadu qayr iyhy inu alle isoceliyo hadu qer ehen badalkl

  • @user-cz2fo1hw6n
    @user-cz2fo1hw6n 6 หลายเดือนก่อน

    Plz qof ka jeceshahy oo riyada kuugu dilaaYo micnaheedaH😭😭🙏🏽💔ii soo sheeg ❤

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 3 ปีที่แล้ว +3

    Wiil aan wada socon jirney 4sanno ka hor aan ilawey uunban ayamahan markeliya niyadayda ku so dhacay xataa wn ku riyooday waxan is odhan jirey tolow muu soo noqonaya sababto ah cilmi nafsiga wxooga wan yara fahansanahay lkn dhowrkan cashe udambeeyey niyadayda wuka baxay mahadsanid shiikh

  • @maxmedhadi
    @maxmedhadi ปีที่แล้ว +1

    Wale waa igaqosliyay 👍

  • @macalinajinad2484
    @macalinajinad2484 3 ปีที่แล้ว +1

    شكرا لك

  • @nimcoahmed641
    @nimcoahmed641 3 ปีที่แล้ว +6

    Wllhi waa Arky anuu walipa qof ano wxpa ku samaynin kibry kibrkii bl wx haw tar😅

  • @hawaomar1543
    @hawaomar1543 3 ปีที่แล้ว +2

    masha allaah jizaakallaah

  • @saygabakaaro2328
    @saygabakaaro2328 6 หลายเดือนก่อน

    Intuitive telepathy waa arin dadkoo dhan qabaan. Balse waxay u baahan tahay aqoon lagula soo baxo.
    Mahad Aden
    Cognitive psychology graduate

  • @deeqadagandeeqadagan1945
    @deeqadagandeeqadagan1945 3 ปีที่แล้ว +3

    Wankutaakeeraa sheekh Allah kubarakeeyo

  • @amalalissa7399
    @amalalissa7399 3 ปีที่แล้ว +4

    Wanku tageraa sheikh arintasna hada ayay ihaysata qof un baa mar walba maskax dayda kusodhacaya xidhidhna malhin Mana isla joogno lkn wan isla yabana waxa uu maskaxdayda ogu soo laab labanayo qofkas

  • @ahmedcolaad7303
    @ahmedcolaad7303 ปีที่แล้ว

    Shiikho hlmid iga caawa qof maalin iyo hbeen aad kuriyooneyso hdan leh kuma jecli shucuurtii aad sheegayso oo hlmar kuuqaneyso dhowr jeerna waan usheegey xariir jcyl inaan karabo

    • @qatracali9074
      @qatracali9074 6 หลายเดือนก่อน

      abaayo xariirki maku hagaagay

  • @ayaancisman4640
    @ayaancisman4640 ปีที่แล้ว

    Qofga ado tukanay kuu hora yimad waa maxay

  • @wargame2454
    @wargame2454 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa muuqaal aan sugaayay Wllhi mashaalah qalbigayga miyaad ku jirtaa

    • @amaaljaamac3480
      @amaaljaamac3480 3 ปีที่แล้ว

      sheekha isheega melan kala xiriiro wllo Suall ayaan weydiine

  • @OsmanjinawMahir-rm1in
    @OsmanjinawMahir-rm1in ปีที่แล้ว

    isoo duceey qof ayaan jclhy inuu illaheey calaf iigudaro

  • @khalidkarama6625
    @khalidkarama6625 2 ปีที่แล้ว

    Shiiqa intee lagala xiriiraa

  • @rayaanyuusuf9877
    @rayaanyuusuf9877 3 ปีที่แล้ว +2

    Run miyaa arintaan

  • @ibtissamabdirahman3078
    @ibtissamabdirahman3078 3 ปีที่แล้ว +4

    First view

  • @hamdisubane1811
    @hamdisubane1811 ปีที่แล้ว +1

    Shukran qof an kalatagne oo mudo sanad ah kasowaregte ismaxaririno hada wan ilobe aniga lkn hadana sikadis ah niyada igasodaca wanyaba waxaisdaha kan wabakalaharten ee maxukaraba

    • @rahmaismail8375
      @rahmaismail8375 10 หลายเดือนก่อน

      Same😂😂😂wala yab

  • @abyandhacdhac5794
    @abyandhacdhac5794 2 ปีที่แล้ว +1

    Wan dareema wana wiil aan xiriir wada leenahay 🤭hadan faraxsnhy xita wuu igu so dhacaa hal mar ayan is badala walwal igu furmaayo

  • @user-qs3ue4lg6v
    @user-qs3ue4lg6v 5 หลายเดือนก่อน

    Il est fort ❤

  • @celebritiesshorts2555
    @celebritiesshorts2555 3 ปีที่แล้ว +3

    Wa runtii wlhi cilmun nafsi weyn nin aan necbahy ayaa mr walba riyada iigu iman jirey cilmun nafsiga waxoogaha ka yaqaanayow waan dareemey in uu iga fikirayo xtaa anoon niyada ku hayn ayaan sexda isgo aan wada frxsnhy ayunbaan ku riyoonya waligayo social media kman wda hdl korkaasunbn iska argna waa macalin walibna wuu i dhibaa wx malaycniyu iskga key qbsda

  • @user-lh3tv5sd4g
    @user-lh3tv5sd4g 11 หลายเดือนก่อน +1

    Qof an jeclahay nagna wuqawa ilahay inu ijeclado ha ikaso isduceya plz😢😢

  • @user-cn3cc8fq3j
    @user-cn3cc8fq3j ปีที่แล้ว

    Waaa mahdasnthy sheekhe isodice qfo ka aan jeclhy inu calfka hle iigtdro😢