U BEDEL CABSIDAADA GUUSHAADA UGU WAYN! I FIKRAD #18

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 170

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  5 ปีที่แล้ว +85

    Asalamu Alaykum Xidigaha Channelka waxaan idin rajaynaa farxad iyo guul marwalba. Xusuuso Hadalkan: 'Hooyaday aan caadiga ahayn waxay u bedeshay wiilkeeda doqonka iyo damiinka ahaa Cabqariga-qofka ugu caqliga badan-dunnida oo dhan!." Waa Mucjisada ay samayso Dhiiragelinta! Ha hilmaamin Dhig Raadkaaga: LIKE/SHARE/SUBSCRIBE. MAHADSANIDIIN.

    • @lailaomar7910
      @lailaomar7910 5 ปีที่แล้ว

      Ayub Yusuf Sakiin wcs xidigeena thanks ustaad

    • @nimcojaamac1738
      @nimcojaamac1738 5 ปีที่แล้ว

      Macalin just one day waynu kulmayna sidaas bay isleeyahay wadnahayga yaru

    • @20tube47
      @20tube47 5 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid ayuub waxad nasiisa tallooyin wax ku ool ah 👏👏👏

    • @hanicadeey7891
      @hanicadeey7891 5 ปีที่แล้ว

      Ayub Yusuf Sakiin Jasaakallaah macalinkayga nolal quruxbadan

    • @ubahali3642
      @ubahali3642 5 ปีที่แล้ว

      Ayub please meel kala so xiriro isheeg muhiim ayan ku ahy please mahdsanid

  • @thedection2648
    @thedection2648 5 ปีที่แล้ว +27

    the best teacher in my life's Yiusuf Sakin❤,
    Keep Going My teacher🏃‍♂️🏃‍♂️🚶‍♂️🚶‍♂️

  • @Asadlion
    @Asadlion 5 ปีที่แล้ว +2

    Macalin aad bad u mahadsanthy
    Waa sax.
    Mar-marka qaar cabsida dhib ayey noo keenta waxayna naga hor-istaagtaa waxyabo farabadan oo qabsanlahyn
    Waxaan kacodsanaya in aad no samaysid video kooban oo kahadlaya habka loso jeediyo hadallada iyo tips ku saabsañ فن الخطابة

  • @hannam_m7162
    @hannam_m7162 5 ปีที่แล้ว +7

    Haday Wllhi One More Like JirTo Wan Ku Siin Laha Xizaab La, an Macalinkayga Nolozha mahadzanid Ayoub👏👏

  • @saynabsaleemaan1625
    @saynabsaleemaan1625 5 ปีที่แล้ว +6

    ما شاء الله شكرا جزيلا وجزاك الله خيرا وأحسن الله اليك و بارك الله فيك وغفر الله ذنبك

  • @bintuseytun9608
    @bintuseytun9608 5 ปีที่แล้ว +11

    asxaabta channelk isooducaya waxan ahay qof hamileh hadana Ana waxa tilabo ah ana qadayna aniga iyo inti hamileh allow nosakhir

  • @dariiqujanah2254
    @dariiqujanah2254 4 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah ayuub yusuf sakiin aad Iyo aad Ayaan kuu jeclahy

  • @maxameddeeq584
    @maxameddeeq584 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh fakrad aan caadi aheen زادك الله عقلك وصحتك

  • @HargalTv
    @HargalTv 5 ปีที่แล้ว +9

    Dhiirigeliye Macalin
    Ayuub Yuusuf Sakiin

  • @sakiyohassan5529
    @sakiyohassan5529 5 ปีที่แล้ว

    Ayuub waan ku dawadaa mar kasta wana dhageesta figradaha kala duwan nolosheydane wax badan ayaa ka badashay masha alaah alaha ku xifdiyo walal ajar alaha kaa siiyo sidaa noogo dhiiri galiso hormarka adbe ku noloow farxad mahadsanid in badan

  • @aminashire1548
    @aminashire1548 5 ปีที่แล้ว +4

    Mazha Allah ayuuub yusuf sakiin wa ku farxaaa videoyadaada dhiregalinta ah waxaad ka mid tahy channelada ugu wngzn dhanka somalida hore u soco alle ha xafidoh😙😙😙

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah walalkay aan jeclahay #Ayub_Yusuf_Sakin
    Mahad sanid sida aad noola Wadagtay Muuqaalkan

  • @khawlahali9821
    @khawlahali9821 5 ปีที่แล้ว +5

    Good teacher i wish long life🏅

  • @farhiyodoole987
    @farhiyodoole987 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wlhi hadan vidioyadaada vidio kamid dawanaye badal noloshaada kaas uu ahaa jazakallh

  • @sowdocabdiducaale4720
    @sowdocabdiducaale4720 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid ayuub wax thy macalinkiiyga nolosha alle ha ku daayo ❤👍

  • @cabdiraxmankhaamiri5661
    @cabdiraxmankhaamiri5661 5 ปีที่แล้ว +1

    M.A zxp wallahi ku tageera

  • @najmasiraaje1715
    @najmasiraaje1715 5 ปีที่แล้ว

    Mnshaaa wll ale haku siiyo cimri dheer iyo cibaaadu salixah

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah mahadsanid wall illaah hakaa abaal mariyo

  • @miskifarah4082
    @miskifarah4082 5 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allaah habo jzkheyr

  • @hodansaad3135
    @hodansaad3135 5 ปีที่แล้ว

    Dhiirigeliyaha nolosha jasaa kalaahu Khayr ☝☝☝☝☝☝

  • @nadraabdulahi2809
    @nadraabdulahi2809 5 ปีที่แล้ว

    Manshallah alleh wax khyr qaba haku siyo ruunti maclin wangsanthay wax. Bdn ka. Barty

  • @sowdocabdiducaale4720
    @sowdocabdiducaale4720 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @abdirizakhhaaji
    @abdirizakhhaaji 5 ปีที่แล้ว +13

    Wll Mustaqbal wngsn iyo cimri dheer Allah kusiiyo Subscribe ma ii Saari kartaa waa Codsi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @xubixasan1439
    @xubixasan1439 5 ปีที่แล้ว

    ustaad yusuf sakiin marna Taliyaheen Tnx ustaad

  • @mjboy3642
    @mjboy3642 5 ปีที่แล้ว

    Ustaad mahadsanid

  • @kowtherabdirzak5797
    @kowtherabdirzak5797 5 ปีที่แล้ว

    Ustaadkena thankz alot hormar bn ku rajeen

  • @deganmohamedabdi1397
    @deganmohamedabdi1397 5 ปีที่แล้ว +1

    Tankyou yusuf sakin

  • @hanicadeey7891
    @hanicadeey7891 5 ปีที่แล้ว

    Jasaakalllaah Macalinkayga nolal quruxbadan

  • @ibraahimmursal3133
    @ibraahimmursal3133 5 ปีที่แล้ว +4

    Inta jacel #USTAAD #Ayuub yuusuf sakiin... like iisaara

    • @najahhaji3185
      @najahhaji3185 5 ปีที่แล้ว

      thanks bro jazakumu Allah

  • @najaxhassan9882
    @najaxhassan9882 5 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar .. mashaAllah ustad allaha kubarekeyo amen

  • @fadumaosman2427
    @fadumaosman2427 4 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @isxaaqibrahimali6061
    @isxaaqibrahimali6061 5 ปีที่แล้ว

    masha allah
    mgcygu wa isxaaq ibraahim Ali suubow
    waxaan aad u jeclahay barnaamijyadan dhiiragelinta , horay u socod wanaagsan

  • @NAL_IFTIINSHE
    @NAL_IFTIINSHE 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin sare

  • @farhiaabdirahmansheikh2581
    @farhiaabdirahmansheikh2581 5 ปีที่แล้ว

    Masha alh jazakalaahu qeyr wllkeyga mahdsanid dhiiragelintada wangsan inbadan wankafa iiday allaha ku xifdiyo adun iyo aaqiraba wllkeyga

  • @abdiazizmohamed2263
    @abdiazizmohamed2263 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Wll

  • @muztafetim0534
    @muztafetim0534 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllo waxbadan ayaan kafaidnay

  • @Ifiyesom
    @Ifiyesom 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah macalin qaali ah thanks

  • @nasraabdikadir6381
    @nasraabdikadir6381 5 ปีที่แล้ว

    wcs mahadsanid

  • @safiaibrahimyusufali3152
    @safiaibrahimyusufali3152 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha'allh shukrn u.A.yusuf sa
    Kiin jazakllhu kheyr

  • @nastanuura3626
    @nastanuura3626 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah jazakallah ustad illahaw nawaafaji wa dariiq dheer😢😢😢

  • @faysaahmed1469
    @faysaahmed1469 5 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله الله يحفظك

  • @kulanyare8803
    @kulanyare8803 5 ปีที่แล้ว

    Alle haku barakeeyo macalin jira ayuub skiin lke hayla dhaafinina inta jecel macalinka

  • @queenznajwanita6558
    @queenznajwanita6558 5 ปีที่แล้ว

    Jazaakallah runtii aad ayay ii saamaysay Qisadaasu thank you ayuuub a lot!!

  • @mohamedhaadi406
    @mohamedhaadi406 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 5 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub wll qaali noo ah thank you 💖 waan daawaday qisada ninkan sucuudiyaanka ah waxkastaa waa dadaal iyo is dhiibid la'aan.love you so much mom😢

  • @naimajafar5859
    @naimajafar5859 5 ปีที่แล้ว

    mahadsanid

  • @20tube47
    @20tube47 5 ปีที่แล้ว

    AYuub YusuF SaKiiN mahadsanid tallooyin wax ku ool ah ayad nasiisa marwalba 👏👏👏

  • @m3beauty679
    @m3beauty679 5 ปีที่แล้ว

    Alle wanaag ha kuugubadalo
    Hadaldada waxtarka leh walal

  • @cabdullahiqadar5162
    @cabdullahiqadar5162 5 ปีที่แล้ว +1

    keep going my teacher

  • @xillojanno4357
    @xillojanno4357 5 ปีที่แล้ว

    masha allah ayub aad ayaan kuu taageera adigoo kale allaah hanoobadiyo

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 ปีที่แล้ว

      xilo janno wll mcn subscribe igu caawi

  • @kaafiyashbashiir1685
    @kaafiyashbashiir1685 5 ปีที่แล้ว +5

    Marka aan arko Facebook qoralkagag anigon firin waxaan u ordaa TH-cam ka si aan laiga hor arkiin linkiga wana ku raxeesta dhiri galintada ustad shukran in badan

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah yuusuf thanks Nooso badi jaceylka waa xiiso mcn bdn

  • @LAASCAANOODCHENAL
    @LAASCAANOODCHENAL 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wlloh

  • @sadiaamin6391
    @sadiaamin6391 5 ปีที่แล้ว +1

    Shukran Mclin Ayuub Allaah hanoo kaadayo 👏🏻👏🏻👏🏻

  • @mohamedmohamoud7043
    @mohamedmohamoud7043 5 ปีที่แล้ว

    Mahsantahay macalin ayub Yusuf sakiin guulayaso

  • @badranuur9256
    @badranuur9256 4 ปีที่แล้ว

    Maansha allah

  • @abdishakurfarah7028
    @abdishakurfarah7028 5 ปีที่แล้ว

    Horay u soco ayuub

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
    @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 5 ปีที่แล้ว

    Mshaa allh

  • @khaalidabdirahman436
    @khaalidabdirahman436 5 ปีที่แล้ว

    Ayub yuusuf sakiin

  • @iqramoallim
    @iqramoallim 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah runti waxa tahay dhiri geliye bare iyo sxb an lenahay Allah haku xafido

  • @mahamedhassen1383
    @mahamedhassen1383 5 ปีที่แล้ว

    Horay u soco ayuub 💪🏽

  • @sagalabdiali3604
    @sagalabdiali3604 5 ปีที่แล้ว +2

    My best teacher

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Jasaakumullahu kher Mahadsan adro mcn

  • @fardouzjannogazhoabdiwahaa2351
    @fardouzjannogazhoabdiwahaa2351 5 ปีที่แล้ว

    Ayuub yusuf sakiin
    Madsanid wllkey
    Inbadan dhiiragaliyayga
    Macalinkaga muuqalkan
    Aad buu iicawiyay wlhi guulayzo mar waliba
    Sidaad guuzha inagu hor seeday👑💎👑💪👈

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 ปีที่แล้ว

      Fardouz Janno Gazho Abdiwahaab wll mcn subscribe igu caawi

  • @mubarakabdiwahid4850
    @mubarakabdiwahid4850 5 ปีที่แล้ว +1

    sheekadan Thomas waxan ku fiirsaday film oo wado actorka caanka ee Amiirkhan waa film dhiiragalin badan runtii.👌💯

  • @shugrimaxaned7096
    @shugrimaxaned7096 5 ปีที่แล้ว

    masha allh

  • @abdulahihussein35
    @abdulahihussein35 5 ปีที่แล้ว

    masha Allaah ustaad ayub yusuf sakiin mahadsanid 100

  • @maxamedaxmed4356
    @maxamedaxmed4356 5 ปีที่แล้ว

    Wcs macalin aaadka u jeclahay dhiri gilinta aad ayaa umahadsan tahay (dirigiliyaha jiilka cusub ayaa tahay )mahadsanid

  • @najmamaxamed5173
    @najmamaxamed5173 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahay jano hakugu abaal gudo

  • @bishaaromohamed5613
    @bishaaromohamed5613 5 ปีที่แล้ว

    Ale haku xafido ayuub fusuf sakiin waxbadan ayad noloshayda kabedeshey

  • @sahracabdi9105
    @sahracabdi9105 5 ปีที่แล้ว

    Jazakalaah kheayr walal waxaa tahay qof qaali ah

  • @mansourmurzal2601
    @mansourmurzal2601 5 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub noso badi faidooyin o na anfaco ❤❤

  • @Mohamed_Ismail_Mohamoud
    @Mohamed_Ismail_Mohamoud 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allah mucalin ayuub jir oo joog◇

  • @najmamaxamed5173
    @najmamaxamed5173 5 ปีที่แล้ว

    Waxaan dhagaysanaya video gaga ilaa labo sano aniga oo ah ardayada waxaan kahelaa dhiri galin iyo awood badan hada imtixan baan galaya bil kadib guulayso wll wadna mahad santahay

  • @yasingobsoor
    @yasingobsoor 5 ปีที่แล้ว

    MashaAllah salan sare Yusuf sakiin

  • @sacdiyoali2128
    @sacdiyoali2128 5 ปีที่แล้ว

    Wcs Adaaa mudan wll

  • @kiinhusseinsalah3829
    @kiinhusseinsalah3829 5 ปีที่แล้ว

    Jasakalah wll allah haka abaalmmariyo shukran

  • @ducaysaneabdirahmaanabdila4812
    @ducaysaneabdirahmaanabdila4812 5 ปีที่แล้ว

    Jasakalahu khayran ayub Yusuf sakin

  • @abdihakimmohamed4951
    @abdihakimmohamed4951 5 ปีที่แล้ว

    Mash allah sakin asxaabey subs i saray

  • @zahraziman339
    @zahraziman339 5 ปีที่แล้ว

    Mashallh

  • @ruuncabdalla7
    @ruuncabdalla7 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid brother

  • @salahahmed9618
    @salahahmed9618 5 ปีที่แล้ว +1

    Ayaamo ka hor ayaan aqriyay ninkaan waan la yaabay arintiisa aad bayn ii dhiiri galisay runtii ninkii sidii u shigshijiray laba luuqadooba isku si.wax ugu soo jeedin karo hada kaalinta kowad xaga wax so jedinta محمد القحطامى
    Mhdanid ustad yusuf sakiin allfa shukrn

  • @sucaadaadan3766
    @sucaadaadan3766 5 ปีที่แล้ว

    Shuran ustaad ayuub kamadaalo muuqaaladaada kashekeya jeceelka ilaa ilin isodul istaagto madama kuguuldareeste ilaaa 5 xiriir o jeceeel 😭😭

  • @khadijajibril4238
    @khadijajibril4238 5 ปีที่แล้ว

    Wcs ayuub adigaa mudan

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
    @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 5 ปีที่แล้ว

    Ayuub

  • @hamidmuhammadali104
    @hamidmuhammadali104 5 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo😓😓🙌

  • @sadamkaniya8418
    @sadamkaniya8418 5 ปีที่แล้ว

    Mai Macalinkayga ayuub Sakiin Go forward bruh🙏🙏

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 ปีที่แล้ว

      Sadam Kaniya wll mcn subscribe igu caawi

  • @raadshow6834
    @raadshow6834 5 ปีที่แล้ว +2

    40 kun adoo marayo ayaa iigu kaa danbaysay macalin maanta 117 kun adoo marayo ayaan kuu soo laabtay channel.
    dadaal walba meel fiican ayuu ku danbeen.

  • @mowliidaliupdullaahi4270
    @mowliidaliupdullaahi4270 5 ปีที่แล้ว

    #Maazha___ALLH

  • @fayzacheik1115
    @fayzacheik1115 5 ปีที่แล้ว

    M A wll

  • @barwaaqomaxamuud8946
    @barwaaqomaxamuud8946 5 ปีที่แล้ว

    Shugran macalin

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 ปีที่แล้ว

      Barwaaqo Maxamuud wll mcn subscribe igu caawi

  • @hennafoosladan6773
    @hennafoosladan6773 5 ปีที่แล้ว

    Masha alaah wll ilaah haku xafido

  • @NAL_IFTIINSHE
    @NAL_IFTIINSHE 5 ปีที่แล้ว

    Waa qiso wax Ku qaadasho mudan

  • @fatiinhajji
    @fatiinhajji 5 ปีที่แล้ว +1

    wllo ayuub ani waxan ahay gabadh jecel inay horumar gaarto waxaan ahay qof wa kasta jecel inay ogato ama lasocoto dadka marka kudhoho waxsa jira ama an arky waxay dhahaan adiga waxkasta ma lasocotaa hadan caqabd baa ihaysata anoo raba inan hadfkayga gaaro ayan hadana cabsanayaa talabona maqaadayo ilatali

  • @anaashofficial853
    @anaashofficial853 5 ปีที่แล้ว +6

    asxby so boqda Aqoonta cusub English ku baro bil gudahooda ples subscribe saara

  • @baariproduction4498
    @baariproduction4498 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah brother

  • @ismailcabdi3805
    @ismailcabdi3805 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 5 ปีที่แล้ว +1

    Aadbaan uugu farxaa vidioyadaada runtii qisada Tomas waan LA ilmeeyey 😅

  • @kismamedia6719
    @kismamedia6719 5 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub jeega xiirka ma wanaagsana waa iga talo ustaad
    Mahadsnd

    • @abdulazizsheikh9039
      @abdulazizsheikh9039 5 ปีที่แล้ว +1

      waxnooga sheeg jeegada bro

    • @kismamedia6719
      @kismamedia6719 5 ปีที่แล้ว +1

      Nabi muxamad SCW ayaa raabay sxb jega xiirka
      Ama wada jara timaha ama wada daaya ayuu yiri nabiga scw
      Isaguna sidaa ayuu samayn jiray
      Marka waa inaynu raacnaa suubanahena scw

    • @abdulazizsheikh9039
      @abdulazizsheikh9039 5 ปีที่แล้ว +1

      thanks brother

  • @badranuur9256
    @badranuur9256 4 ปีที่แล้ว

    Macalinka nolasha sii wad muqalada dhiri galintaa aad ayaan uga faaidnaa siba anigu waxaan ahay hooyo waxaan ka faiday muqaalkan inaan dhiri galiyo ubad kayga ilaa ay noqonayaan cabqariy toms oo kala