#NOQO

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 225

  • @Haykal.fitness
    @Haykal.fitness 11 หลายเดือนก่อน +4

    Runtii videogan wax badan ban ka fa'iday waxan dawaday 4 sano kahor hadana kama xiiso dhaco inan markasta kuso cel-ceshto guuleyso ustadkeyga qiimaha badan yusuf sakin jazakallah ❤

  • @svenskaochsomaliska9944
    @svenskaochsomaliska9944 7 ปีที่แล้ว +20

    Ayub Yusuf Sakiin wll Alle ha ku Barakeeyo Wlhi marwalba waxad nagu waanisa wixii runta ah ee bulshadu ku nooshahay Masha allah Cimrii dheer iyo cibaado suuban alle ha ku Siiyo wll

  • @ifrahahmed1514
    @ifrahahmed1514 7 ปีที่แล้ว +19

    masha allah no soo badi video yasha mahadsanid yusuf sakin 💖👌

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 7 ปีที่แล้ว +15

    aniga ciladaas qajilaada inaaan suaal kajawaabo ama waydiiyo waan leeyahay , haddana ma ahi qof xidh xidhan midakale public speekingka waan ku fiicnahay laakiin hadda wadan kale ayaaan imid arday ajanbi ah oo luuqadda iga badsha ayaan ladhigtaa so maxaa xala mudane

  • @fatxidaganadoontiallejacey6640
    @fatxidaganadoontiallejacey6640 7 ปีที่แล้ว +8

    wll illaah ajar haku siiyo
    wll illaah maslaxdaada hakuu daayo barnaamikkaan aniguu aad igu saab sanyhy
    insha allahne wll waan qaban donaa
    macalimiinteyda waxeey i yiraahdaan aad baad u wacan tahy adiga bas lee xishoodka iska yareey marka barnaamijkaan wax badan baa ka faaideysty mhdsnid wll sakiin

  • @sihammukhtar9679
    @sihammukhtar9679 7 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Jazakumu Allah kheyr Macalimadkeyga ibaray wax badan oo anan aqoniin

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 6 ปีที่แล้ว +2

    Mansha-Allaah " Thanks Ustaad " Allaha ku xafido "

  • @abdikafimohamudhayle6080
    @abdikafimohamudhayle6080 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ustad yusuf wad ku mahadsantahy inbadan ayan ka faaidaa videoda jaza kallah kheyr

  • @aminamusa4578
    @aminamusa4578 7 ปีที่แล้ว +1

    mashllh Walla qali waad mhdsantahy jazakala khyir

  • @cilmi833
    @cilmi833 7 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid inbadn macalin sakiin

  • @ruweydamohamed9763
    @ruweydamohamed9763 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah jazakallahu fil janah ayuub

  • @asiyafarah4674
    @asiyafarah4674 7 ปีที่แล้ว +1

    manshaAllh akhii shukran🙋👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 7 ปีที่แล้ว

    mansha Allah Ustaad Yusuf shukran wn ifacay muqaalkan alle haka abaal marsho masul

  • @jamilamuse5393
    @jamilamuse5393 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah
    Mahadsnid Wllo Ayub

  • @badixuskaallewalal7890
    @badixuskaallewalal7890 7 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah shukran wlalkey

  • @shamheerhussein8294
    @shamheerhussein8294 7 ปีที่แล้ว +15

    wlh vidiogan Adan ugu faiday mcnaha inu igu socdo ban moda.... mahadsanid abowe

  • @najmacadey5165
    @najmacadey5165 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allaah walalkey ayub yusuf mahadsanid

  • @mariahussien2187
    @mariahussien2187 7 ปีที่แล้ว

    Maa shaa Allaah, shukran walaal Alle ha kuu siyaadiyo

  • @nouhahmed6864
    @nouhahmed6864 7 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah waa
    Arimo aad u wanaagsan
    Thanks bro guulayso

  • @laylalayla3658
    @laylalayla3658 7 ปีที่แล้ว +7

    ayub Wllkey aad bad umahadsantahy sidan kujeclanahay alle haku jeclado thx dear

  • @suldanyare5739
    @suldanyare5739 5 ปีที่แล้ว +3

    Thank you my dea teacher

  • @user-nk3wm7se5q
    @user-nk3wm7se5q 7 ปีที่แล้ว +1

    چزاگ الله خیرا اخی

  • @abdulmajidsultan7631
    @abdulmajidsultan7631 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukran ustaad.

  • @capainybd4793
    @capainybd4793 5 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid abaal kaada alaha janada kadhigo aaamin aaamin

  • @rahmaabdullahi252
    @rahmaabdullahi252 7 ปีที่แล้ว +1

    mashallah jazakallahu khyraa

  • @abdulahihasanalasow4278
    @abdulahihasanalasow4278 6 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah wllky aniga dhibata ihaysaty ayaa aheed xishoodka so wlh ma garanayo waxan kugu abal gudo Allaha ku xafido melkasto oo ad jogtid THANKS bro

  • @sahrasheila4112
    @sahrasheila4112 7 ปีที่แล้ว +5

    jizaklah kheerun macalin waa waano dhaxal gal ah

  • @mohamedmohamoudmohamedgend4482
    @mohamedmohamoudmohamedgend4482 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah mcln ayub yusuf sakiin

  • @amisha7662
    @amisha7662 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks prother ayuub Yusuf sakin🙏🥰

  • @qalanjoqaali8207
    @qalanjoqaali8207 7 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah jazakallahu kheyr

  • @wacaneeyshire2884
    @wacaneeyshire2884 7 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wllkeyga qali ga ah

  • @faizasalaad9730
    @faizasalaad9730 6 ปีที่แล้ว

    Asc wll shukran wlhi wa iga sacideysay

  • @ayaansuleiman6305
    @ayaansuleiman6305 7 ปีที่แล้ว +4

    shukran alle ha kaa abaalmariyo guuleso marwalba #Ayub

    • @user-mg9zq6xr7w
      @user-mg9zq6xr7w 2 ปีที่แล้ว

      Ka wrn after 5 years ma joojisay xishoodka

  • @zokeae49960
    @zokeae49960 5 ปีที่แล้ว +1

    mazha Allah wllo Ayuub yuusuf sakin dherigliye aan cadi ahyn jasakalahu khyru jasaa

  • @hamsejaroose339
    @hamsejaroose339 7 ปีที่แล้ว +1

    mansha allaah waad ku mahadsantahay sida wacan ee aad dadkaaga ugu faaiidaynayso
    anigu waxaan rabaa nashiidada ee yaa qaada

  • @maryamaabdifatah9889
    @maryamaabdifatah9889 7 ปีที่แล้ว +1

    maansha allah shukrn ayuuub wx bdna nofaidysy

  • @mahadnuurmahadnuur6371
    @mahadnuurmahadnuur6371 6 ปีที่แล้ว +5

    Thank you make me lntelligent

  • @sahracabdi8598
    @sahracabdi8598 7 ปีที่แล้ว +3

    mansha Allah walalo jasakalaa Allah wax badan ayaan video nafteda badashey

  • @cawilcabdiraxman7276
    @cawilcabdiraxman7276 7 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub waad mahad san thy qofka aan taa geero masha alaah tank,s

  • @mohazalah743
    @mohazalah743 6 ปีที่แล้ว

    masha allah macalin Allah ku barakeyo waxan rabaa gaab dhismada xadalk sedeebaan ku bartaa

  • @nimcoabdirahim1338
    @nimcoabdirahim1338 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah thanks

  • @ummumuscab3858
    @ummumuscab3858 7 ปีที่แล้ว

    masha allah tabarakallah walalkey mahadsanid allah yaxfidak

  • @simaninadarwiish5357
    @simaninadarwiish5357 7 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid walal

  • @TahliilQacle
    @TahliilQacle 7 ปีที่แล้ว +2

    illaahay haku barakeeyo waan ku jecelnahy.
    mahadsanid walal

  • @abdirashidcananug2254
    @abdirashidcananug2254 7 ปีที่แล้ว +2

    msha allah wllkey alle ha ku dhoor adige reerkad

  • @ridwarashid3897
    @ridwarashid3897 7 ปีที่แล้ว

    masha allah akhii jazakallah khayr videogan aad ayuu noo anfaca, insha allah kuwa kalana waan kaa sugayna

  • @leilasaidsiyad377
    @leilasaidsiyad377 6 ปีที่แล้ว

    mahdsanid yuusuf walalwaa hormarin dhanka maskxda ah allaha kula garab galo

  • @saadaqmaxamed2786
    @saadaqmaxamed2786 5 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Ayuub yuusuf sakiin nolosheyda adiga dartaa ayee uhormaratay Alle ka sagow

  • @abchirmoussa8328
    @abchirmoussa8328 ปีที่แล้ว

    Wad mahadsantahay wll wan kuu wada jecelnahay wlhi aad iyo aad ayad uu sadasha sii an meel wanagsan ugadhi laheyd
    Je te remercie énormément frr

  • @ismailhussein9348
    @ismailhussein9348 7 ปีที่แล้ว +1

    Maasha'Allah walal ilahey hakudhowro wanaag badana hakusiiyo insha'Allah walal jira

  • @cnajibkhadar6102
    @cnajibkhadar6102 6 ปีที่แล้ว +1

    thankis sxp qli jazakala Wll horay
    guuul iyn kurjenaya

  • @hasanadan342
    @hasanadan342 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah my big brother

  • @axmedgurey4182
    @axmedgurey4182 7 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah wad mahadsan tahay wllkey inbadan

  • @kairiasaid3350
    @kairiasaid3350 7 ปีที่แล้ว +1

    thanks wllo ayoub wxad ka hadashay runtii mawduuuc aad umiihma inbadana an raadinaynay sadaan xishoodkan ugu baxi lahyn lkn talada aad nasiisay inay na aficidoonto wn hubaaa
    thnks inbadan wllo

  • @hawomohameddirie-hq8cl
    @hawomohameddirie-hq8cl ปีที่แล้ว

    I like people who see alot and inspire me,thenkz prother🥰

  • @maxamedkhadar6667
    @maxamedkhadar6667 2 ปีที่แล้ว +1

    Aaad baad u mahadsanthy ustaad 🥰😍

  • @abdourahmanabdichakour3979
    @abdourahmanabdichakour3979 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 🥰🥰

  • @muxubomuxuboclaahi1101
    @muxubomuxuboclaahi1101 6 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub sakiin wllo wax yaabaha qaarkood sida sakiinta ayad inooga jartaa.
    Allah haka ajarsiiyo wllo, horu soco

  • @muhtaduunmedia89
    @muhtaduunmedia89 2 ปีที่แล้ว

    masha Allah tabaarakal llaaah

  • @nasrodagan7293
    @nasrodagan7293 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah ilaahay haku xafido walaal 🥰🥰🥰

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 7 ปีที่แล้ว +1

    thanks allot sir

  • @farhaandhawal6677
    @farhaandhawal6677 7 ปีที่แล้ว

    Masha alla ilahay khayr badan haku siiyo waad no faidaysay

  • @hassanabdirizak4277
    @hassanabdirizak4277 7 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @ubahahmed6502
    @ubahahmed6502 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid waan ku dhaqmaya arimahaas ❤

  • @nuzeybahmoha4671
    @nuzeybahmoha4671 7 ปีที่แล้ว +4

    masha allah ayub yusuf skin wll qaali wax bdn ka faiday vediyowyashada mahadsanid

  • @nimcan7740
    @nimcan7740 6 ปีที่แล้ว

    Aadban barnamijyadada ugu helay wana la socon dona hada kadib walow caawa un arkay shukran wll

  • @ubeydwarsame7766
    @ubeydwarsame7766 7 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah macalin ayuub Jannada allaha nugu kulmiyo

  • @shiinegedi5493
    @shiinegedi5493 7 ปีที่แล้ว +1

    mashalah sxb sare waa video faaido leh

  • @luckyboymoha8052
    @luckyboymoha8052 7 ปีที่แล้ว +1

    MACALIN AYUB YUSUF SAKIN THANKS

  • @halimocabdicali8525
    @halimocabdicali8525 7 ปีที่แล้ว

    masha allh mahdsnid wll

  • @AhmedAli-qb8np
    @AhmedAli-qb8np 5 ปีที่แล้ว

    Khayr allaha kaa siiyo walaal

  • @ayaanbadel7048
    @ayaanbadel7048 7 ปีที่แล้ว +1

    Manshllh thanks

  • @fihimafani5697
    @fihimafani5697 5 ปีที่แล้ว +1

    Maaanshaaallh walky yuusuf sakin inbaddan aaayan arkegye qajiladda likn maarbaan ka gadhey goan markan dhagestey farintada ilaahey haka abalmariyo wllo guuleyso aaaaaaamin

  • @hamdihassan4563
    @hamdihassan4563 6 ปีที่แล้ว

    Ayuub wll shukran markasto videogada ayaan fiirsadaa Alle kheyr haku siiyo sa fcn ayaad wax noogu sharaxdaa kama daalo dhageysiga videogada

  • @omarmohamedabukar8530
    @omarmohamedabukar8530 7 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @abdulsharif1736
    @abdulsharif1736 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @kowsermaxamed5452
    @kowsermaxamed5452 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @fardosoeese9365
    @fardosoeese9365 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll ilahey haku xifdiyo

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv9611 6 ปีที่แล้ว

    masha allah macalin waad igu waynthy ilahayba abaagaalkaga gudikara

  • @Honjannogale123
    @Honjannogale123 5 ปีที่แล้ว

    Mashalaaah wallahi macalin aancadiahayn igadheh

  • @abdihakimyoussuf
    @abdihakimyoussuf 3 ปีที่แล้ว

    صدقت يا طيب

  • @daadiramiin1678
    @daadiramiin1678 3 ปีที่แล้ว

    Thankz Pro aad baad umahadsan tahey aad baan Kaaga Faa iidey

  • @ashoali4235
    @ashoali4235 7 ปีที่แล้ว +15

    runtii in inbadan ayaa lagu ababiyey dhiirgelin la'aan lkn modo labo sano ka hor ayaan go'aan qaatay in aan badiyo qaladakayga si aan uholo cashar ucubo waan ka guulaystay dadkii imaagi jiray

    • @cabaasejaamac8756
      @cabaasejaamac8756 3 ปีที่แล้ว

      walaal lanbarkaaga iisheeg si aad iila taliso waxaan qabaa xishood saayid ah

    • @abcd-md6lp
      @abcd-md6lp 3 ปีที่แล้ว

      @@cabaasejaamac8756 stop being shy wll✊✊

    • @cabaasejaamac8756
      @cabaasejaamac8756 3 ปีที่แล้ว

      afsoomaali ku hadal

  • @cabdiraxmaanmaxamed3582
    @cabdiraxmaanmaxamed3582 7 ปีที่แล้ว +3

    المرء حيث وضع نفسه
    wll ayuub aad iyo aad baa dumahadsantahay

  • @abdulaahiaweisomar4425
    @abdulaahiaweisomar4425 7 ปีที่แล้ว +3

    masha alah
    kan waa i anfacaa

  • @fartuunhillowle5557
    @fartuunhillowle5557 5 ปีที่แล้ว

    m. insha allah

  • @khadijajamac423
    @khadijajamac423 7 ปีที่แล้ว +1

    Wad mahdsanthy wll ayuub

  • @calicabqaricalicabqari8242
    @calicabqaricalicabqari8242 7 ปีที่แล้ว +4

    MACLIN SAKIIN WÀAD MAHADSANTAHAY ANIGA AYAA KA MID AH DHALINYARADA XISHOOTO

  • @suhuurabdi1159
    @suhuurabdi1159 7 ปีที่แล้ว +3

    macha allaah waa mahad san thy wllky

  • @studiomuqdisho8705
    @studiomuqdisho8705 6 ปีที่แล้ว +1

    thanks

  • @zahranuurshams1426
    @zahranuurshams1426 7 ปีที่แล้ว

    mahad sanit wall xishot ku xer xer raayo aa jira qof adiga adan rabin inat qalbigiisa dhaa wacdit oo qalat arkaya adiga ana ka hadli kariin cadaab damiir ku hayo ayub yuusuf sakiin shukran

  • @nawka1035
    @nawka1035 7 ปีที่แล้ว +3

    mshaa llh balse wxaa wacneed in aad fiidiyowyadada in aad yareysid yacni daqiqadahaThanks

  • @hassanahmedd8665
    @hassanahmedd8665 7 ปีที่แล้ว +1

    Danke bruder

  • @kawsarmahamed123
    @kawsarmahamed123 ปีที่แล้ว

    Thanks 😊

  • @sadhagi8072
    @sadhagi8072 7 ปีที่แล้ว

    thnks

  • @cabdishakursaleeban8228
    @cabdishakursaleeban8228 7 ปีที่แล้ว +1

    MNSHALAH ZXPOO WD mahadsantahy

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 7 ปีที่แล้ว

    www mashallah

  • @amiraali1198
    @amiraali1198 7 ปีที่แล้ว +1

    really ana ka mid ah dadka wax yaabo badan isku dhaafiyo xishood gadib ne ka shalaayo lkn insha alaaah waan iska badalaya hada gadib oo waxan isku daya ina waanadaada qaato

  • @ganiabdi6535
    @ganiabdi6535 7 ปีที่แล้ว +3

    waad mahadsantahay. walaal arday Ayaan kuu ahay

  • @donny655
    @donny655 5 ปีที่แล้ว

    ayuub zakiin dhiira geliye Nolozhu u Baahantahay mar walba horey pru