HANKAAGA HA DHAAFO XIDIGAHA: Sheeko CAJIIB Ah oo Noloshaada BEDELI Doonta! I Wadada Guusha #5

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 386

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  4 ปีที่แล้ว +163

    Asalamu Alaykum Xidigaha Channelka..Ciid Wanaagsan, waxaan idin rajaynaa Caafimaad iyo Farxad meel walba oo aad dunida ka joogtaan. Mahadsanidiin

  • @omarmohamoudhassan7037
    @omarmohamoudhassan7037 4 ปีที่แล้ว +46

    1) Hankeyga : inaan meel saro gaaro
    2) Hamigeyga : inaan rumeeyo riyadeyda
    3) Wxa i mashquuliyo : ciyaaraha , baraha bulshada , azxpta , iwm
    4) Wxan ku fakiro : inaan noqdo ganacsade
    Usyd ayup jwp wcan 💯 thank you

    • @mariahonest2642
      @mariahonest2642 4 ปีที่แล้ว

      Ina adeer qaali subscribed ayaan kaacodsanayaa adoo aad umahadsan

    • @asioaxmed875
      @asioaxmed875 4 ปีที่แล้ว

      Ilahay xagisa hakacawiyo riyadadana haku rumeeyo

    • @omarmohamoudhassan7037
      @omarmohamoudhassan7037 4 ปีที่แล้ว

      @@asioaxmed875 thanks wlaal

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +20

    Mnsh Allaah Teacher..
    We miss u Allah kuxifdiyo adi iyo qoyskaaga

    • @mariahonest2642
      @mariahonest2642 4 ปีที่แล้ว +1

      Walal qaali subscribed isaar adoo mahadsan 🙏

  • @nurabdalla9106
    @nurabdalla9106 4 ปีที่แล้ว +6

    We are so happy to see you back Mr. sakiin

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 4 ปีที่แล้ว +3

    Qisadan shiikh mustafe xaaji ismacil ayaan ka dhegaystay mar uu ka sheekaynayay hadafka. Mahadsanid ustaad ayuub macalinka nolosha.

  • @walshiinkukalsoonowrabigaa525
    @walshiinkukalsoonowrabigaa525 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiq wlhi allow hadafkeena noo rumee mid adduunyo iyo mid aakhiroba yaarab hami adduunyo bas ha yeelan hami aakhirona yeello si aad labada hadafba u gaarto insha allah

  • @iqraabdullahi2904
    @iqraabdullahi2904 4 ปีที่แล้ว +1

    Biloowgii muqaalka Ayuub Yuusuf Sakiin Macalinka dhiiragalinta ayaa cod sare ku dhahay markaas ayeey walaasheeyna akteeyda katiri Macalinka iscaateeynta🤭😍
    Sheekadaan waqti kahor ayaa ka aqriye buuga qisooyinka dadka guuleestay ee uu qoray Dr ibraahiim Alfiqi raximahulllah xitaa waxaa jirtay 15 sano reerkiisa inuusa lakulmin ninkaas cajiib......
    mhdsanid wll Ayuub sida aad marwalbe noo dhiiragalisid💕🙏

  • @bintibraahim7343
    @bintibraahim7343 4 ปีที่แล้ว +1

    Mclin Ayuub ilaahay haku xifdiyo marwalipa wax badan Ayaan kaa faaidaa rabi Hakaa apaalmariyo

  • @bisharoibrahim7447
    @bisharoibrahim7447 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah runti waa dhiira galin qalbiga tabaneyso ustad jasakallahu qeyr

  • @mohamedabdullahi7183
    @mohamedabdullahi7183 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allaha ku xifdiyo ustaad ayub

  • @janat23m
    @janat23m 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah ayuub wall dhiirigalintaadu waa iishidaal waxaan ahay hooyo ardayad ah markaan daalo waxaan soo xusuustaa hadalkaagii ahaa ((( rabitaan xoogan qofkii laga helo majiraan wax joojin kara hadalkaasi wuxuu badalay noloshaydii oodhan)) thanks so much waxaad nootahay rol model jazaa kallahu kheyran 👍👍👍👍💐💐💐💐👏👏👏

  • @rahmaibrahim4742
    @rahmaibrahim4742 ปีที่แล้ว

    Maan sha allha Maclin ayub ale haku xifdiyo akhiro iyo aduuba iyo farxad aan dhamaan

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 4 ปีที่แล้ว

    MashaAlllah welcome back ustad ,Ciid Mubaarak!

  • @atommedia2030
    @atommedia2030 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid my best teacher

  • @abdiwelisayid9441
    @abdiwelisayid9441 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah jazakallah

  • @fadumoaxmed5231
    @fadumoaxmed5231 3 ปีที่แล้ว

    شكرا اخ أيوب كثر الله امثالك, لو وجد 100 مثلك لنالت الامة ماّربها.
    1- ارادة قوية
    2- محاولة جادة
    3- هدف نبيل

  • @sabiriinahmedali5631
    @sabiriinahmedali5631 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninka aan taagero xaga wax barashada mar wllken Mar sxbken mar walidkeena oo kle keeb going

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 4 ปีที่แล้ว +8

    عيد مبارك أيو جزيف ساكين
    Macalin ayuub yuusuf sakiin macalinka nolosha runtii aan wax Baden ka faaideyn mahadsanid
    macalin
    أستاذ لقد قرأت هذه القصة من قبل وهي مكتوبة في كتاب إبراهيم الفقي المسمى قصص الفائزين

  • @nastexomohammed4460
    @nastexomohammed4460 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ayub yuusuf sakiin thanks wll ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @mariahonest2642
      @mariahonest2642 4 ปีที่แล้ว

      Abaayo mcnto subscribed isaar quruxeey 🙏

  • @maryanmohamedhussien2128
    @maryanmohamedhussien2128 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh My dear teacher Guulayso Labada Daroodba insha allh horumar ficn ba kurajynaya insha allh 🤲🌹🌹❤️❤️

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 4 ปีที่แล้ว

    Ayy waa i dhiira galisay mahadsanid macalin❤🙏🏻

  • @xamdiabdirashid6772
    @xamdiabdirashid6772 4 ปีที่แล้ว

    Macallin ayuub alle haku barakeeyo amthaashaadana alle ha inoo badiyo

  • @qamarmohamedali3074
    @qamarmohamedali3074 3 ปีที่แล้ว

    Teacher ayuub yusuf sakin waxad tahay macalinkayga aan mar kasta ku xirnahay.thanks🤩

  • @meersiissports2515
    @meersiissports2515 4 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub waad mashquushay ayaan taan waan kuu xiisnay

  • @faizaabdirahman1725
    @faizaabdirahman1725 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaadkaygaw alle haku xafido

  • @abdiazizmohamed1334
    @abdiazizmohamed1334 4 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله Allah hàkubarakeyo macalin

  • @abdirisaakabokor5335
    @abdirisaakabokor5335 4 ปีที่แล้ว +11

    WLll
    aYuB yusuf sakiin mxd nooga tagi wayday dhaxal tan kasii fiican oo ah inaad book faa,iido badan noosoo turjumto

  • @hormasabdijamac9681
    @hormasabdijamac9681 4 ปีที่แล้ว +2

    macalin ayuub yuusuf sakiin ilaahay cimriga hakuu dheereeyo waxaad tahay qofka kaliya eee na tusay waxay tahay noloshu
    hadafkaygu waaa inaaan gaadho meel uu qof soomaliya gaadhin wali waanan gaadhaya i.a

    • @mariahonest2642
      @mariahonest2642 4 ปีที่แล้ว +1

      Ina adeer qaali subscribed ayaan kaacodsanayaa adoo aad umahadsan 🙏🙏🙏

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله معلم يوسفي الحمد والشكر على كل حال الدنيا والآخرة اللهم يحفظكم انت واسرتك بخير وصحة وسلامة وعافية يارب العالمين

  • @hassanyareabdullahi7834
    @hassanyareabdullahi7834 4 ปีที่แล้ว

    Alaha kubarakeyo ayub dhiri galiye ayad itahay runti thnk u

  • @abdihakim3049
    @abdihakim3049 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah yuusuf sakin aad baad u mahadsanthy

  • @xabiibomohomed7531
    @xabiibomohomed7531 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh ustad ayuub ciid mubaark

  • @ahmedabdirashiidabdilaahi1043
    @ahmedabdirashiidabdilaahi1043 4 ปีที่แล้ว

    Allah KU barakeyo teacher♥️❣️

  • @sundusshariif9826
    @sundusshariif9826 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah thanks macalim

  • @Aden524
    @Aden524 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid tababare ayub❤️

  • @Muxamed_Xarshinaawi
    @Muxamed_Xarshinaawi 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    KEEP GOING Teacher

  • @maxamedabshir1181
    @maxamedabshir1181 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustad

  • @hantiwadaagchannel2052
    @hantiwadaagchannel2052 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah ayuub aad baa noo dhiira galisaa allah cumri dheer iyo cibaado suuban allah haku siiyo

  • @amiramohamet608
    @amiramohamet608 4 ปีที่แล้ว

    Eid Mubarak mahadsanid ayub

  • @ilhanibrahim3882
    @ilhanibrahim3882 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad ciid Mubarak

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin

  • @shakraomaar7981
    @shakraomaar7981 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah our best teacher we miss you

  • @abdullahihalane3365
    @abdullahihalane3365 4 ปีที่แล้ว

    Shukran walal
    Horay u soco.

  • @daaudcabdiraxiinmaxamed4230
    @daaudcabdiraxiinmaxamed4230 4 ปีที่แล้ว +4

    Ciid wanaagsan ustaad
    Caan jecelaxey ❤❤
    Runtii waxaad taxey
    Qof nolasheyda waxa badan
    Kabadeley sxp ustaad wll
    Waxaan ku leyaxey allah xaku xif
    diyo aamiin aamiin aamiin

  • @user-et4eo4fp6o
    @user-et4eo4fp6o 4 ปีที่แล้ว +1

    Runtii waxa tahay dhiirigaliye aad iyo aad uwaangsan 👏 jazakallahu khayr

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah Ayuub sakiin welcome brother Eidal caafiyah wlo.
    Waalagu tebey waa yadaa.

  • @hanicadeey7891
    @hanicadeey7891 4 ปีที่แล้ว

    Jasaakallaah khayr macalinkayga guusha🙏😍

  • @abdimuncimisseismail3783
    @abdimuncimisseismail3783 4 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub yusuf sakiin soo noqod wanagsan ustaadii

  • @hindaapdilahi6011
    @hindaapdilahi6011 4 ปีที่แล้ว

    Maansha allh ustaad ciidlamida alle hakuxifdiyo

  • @abdirahmanabdiqaadir7750
    @abdirahmanabdiqaadir7750 4 ปีที่แล้ว +1

    Macalin nolasha waxaan ku dhahaa video yasha noo soo badi ciid Mubarak

  • @ahmedhassan2503
    @ahmedhassan2503 4 ปีที่แล้ว

    Waan Ku salaamay macalin ayuub baryahan waa lagu waa yay. Durusti aad bixin jirtayna mada soo galin

  • @husseinabdi8999
    @husseinabdi8999 4 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @cabdirashiidmaxamed9728
    @cabdirashiidmaxamed9728 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ayuub

  • @haqabtire5823
    @haqabtire5823 4 ปีที่แล้ว

    Ayuub wan ku salaamay ilaahay waxaan kaaga baryayaa caafimad iyo cimri dheer

  • @aishaahmedmohamed4660
    @aishaahmedmohamed4660 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah ustad

  • @weheliyechannel9430
    @weheliyechannel9430 4 ปีที่แล้ว +1

    Iid wanagsan.
    Runtii waa dhirigalin anfacleh ustaad #Ayuub.😍🤝
    Hamigaygu waa meel sare insha allah waa isku sooducaynaynaa wllayl.🤲🤲🤲🤲

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah barnaamij taada waa dhiirigelin👍

  • @abdulmajidsultan7631
    @abdulmajidsultan7631 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad qaalia.
    Runtii, Waanu kuu xiisnay Ustaad.
    Muuqaalada noo soo badi.
    Mahadsanid.❤

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 4 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah Ustaad *Ayuub* wan ku tabnay runtii Alle haku barakeeyo Ustaad Ciid Mubarak.

    • @mariahonest2642
      @mariahonest2642 4 ปีที่แล้ว

      Ina adeer mcn subscribed ayaan kaacodsanayaa adoo aad umahadsan 🙏🙏

  • @asmiitamohan4901
    @asmiitamohan4901 4 ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭😭 wllhi waaku faraxsan hay inaa inoo soomabaro tan 2 baax eid Mubarak teacher 💋❤💯❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maherdjama3714
    @maherdjama3714 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah Macalin ayoub adaanahay ardaydadii maanta waxa kujegeyna inaad naagalahadasho dhinaaca saamirka iyo gusha (mahadsanid macalin AYS)

  • @saxardiidmaxamed1254
    @saxardiidmaxamed1254 4 ปีที่แล้ว

    Ciid wanaagsan ustaad Ayuub Sakiin wlhi waan kuu xiisnay waadna naga soo daahday waxaad inoo tahay tusaale an ku dayano ilaahay cimriga haku barakeeyo ustaadi

  • @raxmomaxamed9104
    @raxmomaxamed9104 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah Yusuf wallkena qaaliga ah ad ayd u mahadsntahay illah haku dhawro

  • @serajy1
    @serajy1 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ayuub aad ku taageera

  • @sayidcabdi5051
    @sayidcabdi5051 4 ปีที่แล้ว

    Mnsh allah ustaad alle ha ku sharfo ladabada daaradoodba

  • @saabiriin1232
    @saabiriin1232 4 ปีที่แล้ว

    Ciid Mubaarak wll ayuub
    Waan u xiisnay video yadaada xiisaha badnaaa
    Thnks

  • @omarmoha.8793
    @omarmoha.8793 4 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub waan kuu xiisney. video yaasha noosoobadi walal ALLAH Hakaarali noqdee..

  • @sadiiqnuurciise355
    @sadiiqnuurciise355 4 ปีที่แล้ว +1

    wllh waxa aan samyn karin malhn waxaan isku argay in aan leeyahy hamin, hadaf iyo waliba astaamaha ay leeyihiin kuwii ika horeeyay ee guulaystay markaan waxaa la jooga waqtikii aan guulaysan lahaa macalinkayki noloshayda oo dhan badalay #ayuub yuusuf sakiin diyaar ayuu u yahy in uu isii caawiyo maalmahyka wacnaay way soo ifayaan Sadiiqow horay usoco kudayo role modelkaada Abraham Lincoln Thanks ustaad Ayuub

  • @ayaninabeautycooking1687
    @ayaninabeautycooking1687 4 ปีที่แล้ว

    Ilahey ha ku barakeyo macalin

  • @ismailcllaahi9939
    @ismailcllaahi9939 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah ustaad

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck8582 4 ปีที่แล้ว

    Welcome back ustaad yusuf
    Ciid wanaagsan

  • @daahirwacaysciisedaahirwac3913
    @daahirwacaysciisedaahirwac3913 4 ปีที่แล้ว +9

    Eid mubaarak.kulla caam wa antum bikhayr. Maclin ayuub ilahay dartii ayan kuu jeclahay barnaamijyadaadu aad ayey uqiima badan yihiin umada somaaliyeed
    Aad ayay kuugu baahanthy
    Mahad sanid kun jeer ❤❤

    • @hamseofficial7116
      @hamseofficial7116 4 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/users/feedmy_videos
      Fadlan subscribe iyo share hadii aan nahay dad wax istara🙏

    • @mariahonest2642
      @mariahonest2642 4 ปีที่แล้ว

      Walal qaali subscribed isaar adoo mahadsan 🙏

    • @mariahonest2642
      @mariahonest2642 4 ปีที่แล้ว

      officials ina adeer qaali waan kuusaaraye isoo saar adna 🙏

  • @xubbiahmed8470
    @xubbiahmed8470 4 ปีที่แล้ว

    Ciid mubarik ayuub Alle haku barakeeyo🤲💯

  • @farxiyayuusuf6894
    @farxiyayuusuf6894 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah macalin

  • @sundusshariif9826
    @sundusshariif9826 4 ปีที่แล้ว +1

    Rw xassan cali khayre ayaad isku hadal egtihiin inta ila aragtay waan idiin salamayaa😍

  • @ayanothman4963
    @ayanothman4963 4 ปีที่แล้ว

    Mashallaah wllkay. Aad baad ii dhiirigalisaa, Alle wxn kaaga baryayaa farxad aan dhamaan. Aamiin

  • @umucaaishafardowsa1954
    @umucaaishafardowsa1954 4 ปีที่แล้ว

    maasha Allah ayuub wlle allaha kuxifdiyo alle dartii baan kuu jeclahay video yadada aadbaan ugahelaa horey usoco

  • @maryamoqaniqaranjecel2391
    @maryamoqaniqaranjecel2391 4 ปีที่แล้ว +21

    Wxn jecelhy software engineering wxn u jecldy Ina dalky wxb bdn ka sacido Markn irhdo wxn brnya software engineering wx dadka igu dhahan gabr ayaa thy mn bdli krtii Hanka umda zomlia lkin go'an kyga wn gryaa insha allah mar un dalky wx wn ka bdl wn ku rjo wynhy mhdsind usta yusuuf

  • @mohamedabdilahi2487
    @mohamedabdilahi2487 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah macalin qaaliyaa ayaa tahay

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud8111 4 ปีที่แล้ว

    Mnsh allah wll aleh hakuxiftiyo

  • @safiyaxasanhasin8969
    @safiyaxasanhasin8969 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaha alaha kuxifdiyo wll

  • @FMGaryare
    @FMGaryare 4 ปีที่แล้ว

    Wcs wr wbr eid mubarak 🐑walalken illhay ha ku xifdiyo dhiriginta meshas noga siiwad jazaka Allah 😍😍❤💓💗

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 4 ปีที่แล้ว +1

    Macalin walgu xiisay wamantahy Macalin masha Allah Tabaraka laah

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin waxaan diyaar u ahay isbadal dhamaystiran, inshalah guul

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ayuuba

  • @kowsarabdirahman1845
    @kowsarabdirahman1845 4 ปีที่แล้ว

    M.a teacher❤❤❤❤❤🖤❤ala haku sharfo

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah illaahay hayno rumeeyo hamigeena Hana inoo sakhiro Amuuraheena sida khayrku kujiro Aamiin 🤲

  • @maxamedbashiir9444
    @maxamedbashiir9444 4 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad kuu xiisney❣
    Ciid mprk

  • @HooyoFartuun
    @HooyoFartuun 4 ปีที่แล้ว

    Mashalah walalkay jzklah khyr inbadan baad wax ka badashay nafteda.

  • @cabdifataaxkhadar3157
    @cabdifataaxkhadar3157 2 ปีที่แล้ว

    ALLE haku Sharfo ustaad 🌹❤💗

  • @daahirwacaysciisedaahirwac3913
    @daahirwacaysciisedaahirwac3913 4 ปีที่แล้ว +2

    Alhamdu lilah walahy markan kudhagasto waxan dareema rajo iyo himilo iyo quwad👈👈👈🙏🙏

    • @mariahonest2642
      @mariahonest2642 4 ปีที่แล้ว

      Ina adeer qaali subscribed ayaan kaacodsanayaa adoo aad umahadsan

  • @istoabdi7742
    @istoabdi7742 4 ปีที่แล้ว

    asc ciid Mubarak ayub so noqosho wacan iyo dhiirigalin badan ayaan kaa sugayna waana ku raaagsanay macalin

  • @xasannuur9564
    @xasannuur9564 4 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub yuusuf skin wallo keep going

  • @muztaphemuztaphe
    @muztaphemuztaphe 4 ปีที่แล้ว

    Eid muparak ayub qof kudayasho mudan

  • @alishirre8433
    @alishirre8433 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 4 ปีที่แล้ว

    Walaale mahadsanid waa kuu xiisnay duruustaadii

  • @amiinamohamed4812
    @amiinamohamed4812 4 ปีที่แล้ว

    Masha alle abowe wadmahad santahay

  • @abdiomer4684
    @abdiomer4684 4 ปีที่แล้ว

    Maaanshlah ciid Mubarak mcaclin

  • @ramaasabdi7748
    @ramaasabdi7748 4 ปีที่แล้ว

    Thanks wll

  • @abdikhadarmaxamed8932
    @abdikhadarmaxamed8932 4 ปีที่แล้ว

    masha allah walal sare