Cadow ilmaqabato ah iyo ilqabato ayaad Leedahay Hadaad Ku Riyoto Xaywanadan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 มิ.ย. 2021
  • ###sheekh#riimi#channel##

ความคิดเห็น • 38

  • @sagalsaidali148
    @sagalsaidali148 3 ปีที่แล้ว +2

    ASC sheq rimi waxan nssiib uyeshey inaa noqdo qofka ugu horeyo oo kuso salaamo sheq

  • @umumascuud3634
    @umumascuud3634 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc sh shukrn jazaakallah kheyr

  • @khadija-hi3nr
    @khadija-hi3nr 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @zaciimomaxamud5503
    @zaciimomaxamud5503 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 ปีที่แล้ว

    Shukran shikheena

  • @engasadkaarto9880
    @engasadkaarto9880 3 ปีที่แล้ว +3

    Shiikh igu ducey ........ ........ ah inuu alle isiiyo.

  • @queenmaryam9017
    @queenmaryam9017 3 ปีที่แล้ว

    Asc shekh jazakumu allah maska madow iyo yaayur madow iyo jiirkaba riyada ayey igu dhibeen mar badan igu so nanaate riyadas subaxana Allah ilahey haiga haayo wixi shar igu wado 🤲🤲🤲

    • @zamzamamin7275
      @zamzamamin7275 3 ปีที่แล้ว

      Wllo anaa kula mida yanyuuro badan oo is dabo socda iyo eey madow

    • @CashacabdiCabdi
      @CashacabdiCabdi 3 ปีที่แล้ว

      Anigaba kula mid baan ahay maska iyo yaayurta oo igu boodeysa

  • @maryanahmedali7829
    @maryanahmedali7829 3 ปีที่แล้ว

    Shiiqow waxaan ku riyooday anigoo jilac igu socsocdo ee shiiqow ii fasir adigoo mahadsan

  • @hakimasheikhh9037
    @hakimasheikhh9037 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh kheyr allah kusiyo waxan raba in aa isofasirtid riyadan waxan ku riyoday aniga iyo labo caruur aan dhalay iyo ninkeyga oo israacnay waxan kusocnay wado duur ah oo gedo gaagaban kuyaaliin geed kasto oo geedahas kamid ah waxa kasobodayey masas ninkeyga oo iga horeyo aan ku dhahaye iska ilaali masaska intan qelinaye aa ani mid kale dusha iga sogalay oo mid ween oo madow ah ninkeyga neh waa naga tagay aniga iyo ilmaheyga saan ula rafaneenay marki dambe madixisa aan heley waan qabtay oo banaanka uso saray sheikh isofasir kheyr allah kusiyo

  • @abdikarimalidahir8879
    @abdikarimalidahir8879 3 ปีที่แล้ว

    A s c shiikh waxaan xalay kuriyoday aabahay oo mootan 10sano asagoo maalqaben ah lacag badana isiinaayo iifasir insha alaah

  • @sahroxsnoris7468
    @sahroxsnoris7468 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh sheq waxan ku riyodaa geel oo ibursanayo

  • @shamsaabdisafi7855
    @shamsaabdisafi7855 3 ปีที่แล้ว

    Aniga waxaan kuriyoodaay ayado wax laygu tufaayo halmarna mahaan

  • @fariixaahmed5715
    @fariixaahmed5715 3 ปีที่แล้ว

    Sheqow qof aad igu dhow aya xanusana xanuunkina wu ku geriyoday allah yaraxma lkn inta u xanuunsana waxan ku riyoday mas madoow oo guriga kasi bxyo kdb wxn ku qeyliyay hala dilo maska qof aan arkenin ayaa idhahay hadilin aduunkiba wuukatgayaa qofkina waa udhintay nooso turjum wll.

  • @salaadnuurxusen3687
    @salaadnuurxusen3687 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheq ilaah haku xifdiyo waxaa ku arkey gorigega lawo joradi kale miyl dhigay kadibna laisku dhajiyey

  • @CashacabdiCabdi
    @CashacabdiCabdi 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh riimi waxaan ku riyooday mas wayn oo aad u buuran ayaa gurigeyga kuso ordaaya hadana wajigiisa maska anu ma arko gabdh ila jogteybaa madaxiisa intey qabatey sidaa iga turtey sidaas baan albaabka uga xidhay waana lay qaba khayr allah kusiye iso fasir

  • @sacdiyoabdi8581
    @sacdiyoabdi8581 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiiq alaha ku barakeyo waxan ku riyoday xafadena dhaxdeda oo masas badan dhaxturan yahiin oo mel banan oo mara la ahay soo oga soo bod bodayay ayaa waxan ku soo baxay labo mas oo aad uu waween wan qeyliyay wiilal walalaheey ah ayan uu yeree miid ayaa ii qalinay wiil walalkey ah ayaa intuu dhaxda qabtay masaski kala jaray oo gacantisuu ku dilay guriga xagisan so aday abesa lugaley guriga agtisa tagan uu imiid wan ceersaday maxey thy riyadas ii soo fasir alaha ku barakeyee

  • @samianuur1127
    @samianuur1127 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh waxaan ku riyada anigo mask doonya qanayo

  • @hamdamahmut3302
    @hamdamahmut3302 3 ปีที่แล้ว +1

    Ascm sheikh aaad baan kuu slanaya zhekh riyo ayaan ku riyooodey iga nixisey sheikh meeel aankugusooo sheeego iiisheeg si dagdaga youtubkqna qoraaalka dheer ma qabanyeee plz sheikh iiso jwb muhim baaan u ahy

  • @hudakhadar3185
    @hudakhadar3185 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh su aal ban ku way dibayay lan bar ka ga wu xi dhan tay xagee kala so zi dhiisha

  • @cabdiqanimaxamud9516
    @cabdiqanimaxamud9516 3 ปีที่แล้ว

    Shiikh waxaanku riyooday anigoo go shaala iyo kababuudha sita iifasir

  • @khadija-hi3nr
    @khadija-hi3nr 3 ปีที่แล้ว

    Salaam aleykum sheikh. Ruqya aa leego sameeyay riyadaan 3 sano ka hor waaye bilooyin ka bacdi Waxaan ku riyooday anigoow tima badan afkeega ka soo siiwaaya. Ayeeyadeeda wijgeedana arkaayo. Ayeena wee nooshahay Please ii fasir kheyr Allah ku siiyo

  • @faro1438
    @faro1438 3 ปีที่แล้ว

    asc shiikh waxan uu donaya inad ishegto waliidka marka lasiirxo maxad ku daremayso inu sixiir jiiro

  • @macalincalimacalincali9488
    @macalincalimacalincali9488 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh waxaa ku riyoday habeenka sadaxaad anigo madaxa xabad ligu Riday balse ninka malinkaas ayoo iyimiday inoo idhaco ayoo raway waayo janis iga mahelin balse maxaa dhacay shalay dukaan ii dhaw ayaa lagu dilay mihi aa ku riyoday ayaa xabad logu dhuftay

  • @sahraadenwarsame1997
    @sahraadenwarsame1997 3 ปีที่แล้ว

    Sheek abeeso mas madaw baa riyo igu dhibay

  • @sagalsaidali148
    @sagalsaidali148 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheqow watsp kaga kuso labo fadlan

    • @ifrahifraah3032
      @ifrahifraah3032 3 ปีที่แล้ว +1

      Abyo nambarkisa ii sheeg muhiim u ehee ado mahadsan xppt

    • @zamzamamin7275
      @zamzamamin7275 3 ปีที่แล้ว +1

      Ana waan u bahnahaye noo sheeg

  • @Hasnktal
    @Hasnktal 3 ปีที่แล้ว

    mashallah

  • @somalistarMediae6529
    @somalistarMediae6529 3 ปีที่แล้ว

    Waxan ku riyoday magalada oo labaqayb kala noqotay oo is dagalayaan

  • @sagalsaidali148
    @sagalsaidali148 3 ปีที่แล้ว +1

    San kagala sooxiriirno

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 3 ปีที่แล้ว

    Ya Shiekh Salam A.
    Wankuso qoray hada kahor. Waxan kacodsaday number Wassap leeh o aan kalaso xiriro o aan ayan SUALO KUWEYDIYO XAGA RIYOYINKA.
    email keyga:
    Mahmudamina7@gmail.com