TURKIGA IYO SOMALIA OO GUUL GAARAY & JAB KALE OO ITOOBIYA KU DHACAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 103

  • @LiibanAhmadmahamadibahim
    @LiibanAhmadmahamadibahim 2 หลายเดือนก่อน +1

    Woooow horuumar sida reegalka hano lado Hasan sheikh mid ha la ahaado dhamaan barlamaanka sidaas ayay nu hoorimarku gadhayna Somalia hanoto❤

  • @hassanosman2270
    @hassanosman2270 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dowlada turkigu waa dowladda kaliya ee la aaminkaro wixii lagu hisiiyana laga yaabo inn ay fullido 100%. Sidaa darteed waxaa kafileynaa arintaan in dalkeenu ka faaiidesto arinkaan insha allah.

  • @hassanmohamedegue9762
    @hassanmohamedegue9762 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waouh Masha Allah. Wa Khayr.

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน +2

    Abdi Aziz Barrow Allaha Ku Xafido War Aaku Farxno Aa Noo Sheegtay Masha-allah

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 2 หลายเดือนก่อน +4

    Alle bohol ha ku rido etobiya iyo kuwa ku caawinaayo hubka ay dalkena kula dagaalameyso

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 2 หลายเดือนก่อน +5

    Abi Axmed see dareemeysaa? Turki iyo Somaliweyn guul iyo gacaltooyo waarto aamiin Yaa Raxmaan Yaa Raxiim

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 2 หลายเดือนก่อน

      Wax Somali weyn la yiraahdo majirto mana jiro doonto abadan.
      Sheekadaas waxba ha isku maawelinina.

  • @XalaneAbukerosman
    @XalaneAbukerosman 2 หลายเดือนก่อน +3

    M.a pro i like your vedoes ,and l wish you to more vedeos i.a

  • @aminahassan884
    @aminahassan884 2 หลายเดือนก่อน +1

    That is good for Somali. Thank

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud5874 2 หลายเดือนก่อน +11

    waa markii labaad ee Turkiga u caawiiyo Somalia mexee Somalia ugu abaalmarinayan Turkiga

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 2 หลายเดือนก่อน +3

    Guul Somalia 🇸🇴 CADOWKANE allah jabiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷Guul Guul

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน

    Guul Iyo Gobanimo Turkey Iyo Soomaaliweyn Allaha Xafido 2da Wadan

  • @waasugeguuremedia8115
    @waasugeguuremedia8115 2 หลายเดือนก่อน +9

    Guul soomaliya Turkiya guul

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 หลายเดือนก่อน

    💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯CADOWGEEENAAAA WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA ITOOOBIYA HADHACDO QUSHAAASH 🇪🇹 QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 หลายเดือนก่อน

    GUUUUUL GUUUUUUL 🇸🇴 🇸🇴 JAMUURIYADAA TURKEY 🇹🇷 JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL GUUUUUUUL

  • @abdulahiali7028
    @abdulahiali7028 2 หลายเดือนก่อน +1

    Veri good

  • @CaliXamari-fw2ps
    @CaliXamari-fw2ps 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah mashallah maashallaah guuleyso soomaaliya ❤❤❤

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Barrow

  • @ahmedFarax-r7n
    @ahmedFarax-r7n 2 หลายเดือนก่อน

    Waa guul iyo gobonimo

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 หลายเดือนก่อน +2

    Soomaaliland yeey tahay mexeyse diidi kartaasoomaaliya guul

    • @user-mk1ux6uu1p
      @user-mk1ux6uu1p 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sland wax kaa sheeg
      Markad Amizontaa habeen iyo maal kuu kufsanaysa
      Wax iskaa tiraahdid

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maashaalaah lacluhu qeery hada waa hurdi karaa

  • @IsmailhaniyaHalane
    @IsmailhaniyaHalane 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allh guul wayn waaye

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 หลายเดือนก่อน

    AWDAL TATIS OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUUL ASSS KHATUMO GUUUUUL GUUUUUUL

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 หลายเดือนก่อน

    HAMBALYOO HAMBALYOO MUQDISHOO HARGAYSA BORAMA GARAWLE BOOSASO BAYDHABOO SAYLAC OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL GUUUUUUUL GUUUUUUUL SOMALIA 🇸🇴

  • @salahmohamed9476
    @salahmohamed9476 2 หลายเดือนก่อน +1

    Arrintaan waxay ku dhamaan doontaa Abyi Ahmed oo dowladiisa burburto iyo maamul cusub oo ka curta Itobia.

  • @elmi6445
    @elmi6445 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ethiopia way quusatay waxaan uu malayn in ay isku qaado xaga iyo erataria uu dagaal ka dhacoo imaradka geeska africa wax ka damacsaan abiyina dhabarka ka riixayaa

  • @Ali-vc8cb
    @Ali-vc8cb หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤

  • @CaliMaxamuud-l3h
    @CaliMaxamuud-l3h 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waaguul Wayn Inturkigu Ilaaliyo Xeebta Dheer Ee Bada Soomaaliya Waayo Khayraadka Bada Waxaa Si Sharcidaro Uguranjiray Wadamo Shisheeye Iyo Shirkado Maafiya Ah Hada Dalkuna Wuxuu Helayaa Dhaqaale Dhismaha Ciidanbadeed Iyo Iyo Inlasoo Saaro Shidaal Bada Ah Waafursad Qaaliya Guul Inshaa Alaah

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 2 หลายเดือนก่อน

    Dr Abiy Ahmed Is not easy 😊😊😊😊

  • @ahmedFarax-r7n
    @ahmedFarax-r7n 2 หลายเดือนก่อน

    Waad ku mahadsantaha ee ha ku qabtaan Somalia iyo turkigu bada saylac

  • @hassanosman2270
    @hassanosman2270 2 หลายเดือนก่อน

    Waa war farxad u ah dalka soomaalia. Waa arin wax weyn ka taraya ammaanka dalkeena wax soosaarka dalka.

  • @muslimoxasan-eo8tz
    @muslimoxasan-eo8tz 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliya guul

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 หลายเดือนก่อน

    Weclkuu dhalo abiy wabiga niil ana biyo xireenkii uu dhisey haku rido soomaaliya waa guuleeysatey

  • @Abdurahim-p9h
    @Abdurahim-p9h 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxba keeni meyso waligeenna waan ka guulaysan jirney

  • @ikhyaaradan2359
    @ikhyaaradan2359 หลายเดือนก่อน

    Aduunyada dawladaha waaweyn ayaala ilaaliyaa soomaaliya waamarkii ugu horeysay dowlad aykutiir sato amaheshiis cayn kan ah ruushka kadib waxaan qabaa waaguul

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Insha Allaahi Spmalia waxaay noqon doonta meesha loosho shaqo tago sida aduunka kale u nool yahay oo fakhriga aan tuurne.

  • @MaxamedCabdullaahi-s3o
    @MaxamedCabdullaahi-s3o 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay waxan ka baryaa Kigsi barwaaqo leh in uu nawaafajiyo

  • @shafihussein4433
    @shafihussein4433 2 หลายเดือนก่อน

    Job done

  • @giirekhayre6050
    @giirekhayre6050 2 หลายเดือนก่อน

    Yes positieve

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 2 หลายเดือนก่อน

    Riyooyinkii labada Kornayl waa Col.Muuse biixi iyo Col.Abey Axmed wuxuu noqday dhis ah oo intaan labiray dhintay.

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 หลายเดือนก่อน

    Horta waqtigaan adag soomaaliya guul strategy ah u tahay iskaashiga Turkiga dhanka amniga iyo dhaqaalaha. Lkn Fransiiska iyo turkiga tartan siyaasadeed baa ka dhexeeya marka in hertan ka bilowdo waa macquul isagoo dhanka itoobiya taageeraya".

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 2 หลายเดือนก่อน +4

    Guul Somalia 🇸🇴 iyo Turkey 🇹🇷 ❤

  • @ahmeddiriye2669
    @ahmeddiriye2669 2 หลายเดือนก่อน

    WAxu, usocda in uunoqdo barwaqo,soran laa kin dhulhodan oo dad faqri, ah leyin mansahalna

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 หลายเดือนก่อน

    Warbixin qiimabadan ❤❤❤

  • @adancadays6622
    @adancadays6622 2 หลายเดือนก่อน

    Somali media guys are not well informed!😮😊😂

  • @xirsiadamagan6229
    @xirsiadamagan6229 2 หลายเดือนก่อน

    ma waxaad nag dhaadhicinaysaa SOMALILAND WAXBA LA WAYDIIN MAAYO.

  • @ikhyaaradan2359
    @ikhyaaradan2359 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ognahay waxyaabihii aankafaa idnayruushka waxaan kitijaabinay itoobiya waxayna ahayd taariikh wanaagsan

  • @CaliMaxamuud-l3h
    @CaliMaxamuud-l3h 2 หลายเดือนก่อน

    Midbaan Kuu Sheegayaa Itoobiya Marnaba Dagaal Iyo Heshiis Sharcidaro Maqaadayso Wakhtigan Waayo Way Ogtahay Dhibaatada Kadhalanaysa Laakiin Waxaan Ubaqayaa Soomali Land Khilaafka Doorashoyinka Haday Dhacdo Iyo Haday Dhiciweydaba Iyo Siyaasadaha Xaalad Abuurka Ah Ee Hada Socda

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p 2 หลายเดือนก่อน

    Masaakin nin ajinebiya
    Oo ad usaxexday dalkagii baad guul kaa dhigaysaa
    Turkiguu maa iman karo biyaha Sland
    Taas kuu biyo cab,

    • @kenediddirie8406
      @kenediddirie8406 2 หลายเดือนก่อน

      S/L wax la yirahado ma jiirto ee daad kaga dhinac ka raac Somalia wa mid S/L gojacade ba lagu aase

  • @giirekhayre6050
    @giirekhayre6050 2 หลายเดือนก่อน

    Free Somalië

  • @abdilahiabdi4453
    @abdilahiabdi4453 2 หลายเดือนก่อน

    hadii aa. help hogmanay wanaagsan waxaan uguuraynaa dhinaca barwaaqa hadji kale. wXaan ku dhimanaynaa loolanka cadawga. galbeedka iyo barig

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

    Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya and Republic of soomaliland government between borders afrika

  • @xirsiadamagan6229
    @xirsiadamagan6229 2 หลายเดือนก่อน

    AWOODII HARGAYSA XAGEED GAYSAY.

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 2 หลายเดือนก่อน

    Difaac diblumaasi looma baahna ee difaac militery armuh na siinayaaa

  • @abdulahiali7028
    @abdulahiali7028 2 หลายเดือนก่อน

    Waa wax fican

  • @DanielSimiyu-ef4nv
    @DanielSimiyu-ef4nv 2 หลายเดือนก่อน

    Ethopia camaraderie way ishayaan

  • @AdanFarah-c7q
    @AdanFarah-c7q 2 หลายเดือนก่อน +1

    baraoow🎉 salaansare

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 หลายเดือนก่อน

    HOREY AYAA LOO YIDHI ISMA HURTOOY HA ISHALEYNIN MARKA WALAALEHEENA GOBOLKA WAQOOYI WAXAAN LEENAHAY ISMA NECBINE SIYAASI DANIISTAA IYO CADOWKALAA ISKU KEEN DIREYE ANAGU TAABAANU AAMINSANAHEE IDINA XAQIIQDAA AAMINA

  • @abdishmar1194
    @abdishmar1194 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hashiiska wanaxay madhakhaalaa mise waa difaac mise barlamaanka somalia ma AQRIYAY 😂😂😂

  • @hassannuur9160
    @hassannuur9160 2 หลายเดือนก่อน

    Ascww, Geybka allah un yaa og.lkn waxey sa umuqataa,Queadaha lolamayo, hadey isfahmaa,wa Nabar & barwaqo,lkn waalaysku dhax dagalaa.Turki haciyaaro 2 shinac,Somalia halaciyarto.

  • @hoshomar223
    @hoshomar223 2 หลายเดือนก่อน

    Meel allah ayuu u socdaa

  • @ahmedmohamedduale8386
    @ahmedmohamedduale8386 2 หลายเดือนก่อน

    Gobolkanu wuxuu wajahaa gumaysi madow iyo caddan isugu jira iyo gobanimo doon iskaa caabinaya oo turkigu hogaaminayo markaa min raascasayr illa xaafuun jihaad halloo diyaar garoobo ninwalibana baraarujin hagalo difaaca dalka iyo diinta ah.

  • @naasirabdi1428
    @naasirabdi1428 2 หลายเดือนก่อน

    abdi asiis waqtiga ayaa kajawaabi

  • @ilmo1234
    @ilmo1234 2 หลายเดือนก่อน +1

    Itoobiya iyo soomaaliya boqolkii sano oo ugu danbeyay weerar iyo weerar celin ayey ku jireen hadii itoobiya hankeedu hir galaayo dulaanki ugu weynaa 2006 ayey soo qaaday weliba iyadoo calooshood u shaqeyste yaal soomaali ah ay la socdaan magacii la doono haloo bixiyo dulaankaas dad soomaaliyeed ayaan nafafkooda qaaliga ah ku bixiyay ladagaanka itoobiyaanka liita iyo calooshood u shaqeysatadi soomaaliyeedba waana ka guuleysteen marwalbana waa ka guuleysan doonaa laa kiin hal su aal ayaa u bahan in leys weydiiyo taas oo ah soomaali xisaab iyo xusuus mala imaan doonaan mase la takoori doonaa kuwa cadowga soo horkaca mise sidoodii ayey siyaasiyiin ku nabad gala dhibateynta dhiiga ummadda ayeey sidoodii u sii ahaan doonaan soomaali ha guuleysato cadawgooda gudaha iyo dibadana hala waayo aallaahuma aammiin

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

      KKKKKKKKKKK FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ONLY

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

      FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA TURKIGU WUU OGYAHAY IN XASAN DAMEER KALIYA MAAMULAA SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ONLY

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

      Jkkkkkkkkmkkm kkkkkkkkkkkkmmmm only 3km only

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

      KIRO KIRO KIRO HAAA ITOOBIYA

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

      Soomali itaaliya British soomaliland waa UK 🇬🇧 HANBALYO Soomali itaaliya destroyed

  • @SaciidAxmedafgaduud-k2u
    @SaciidAxmedafgaduud-k2u 2 หลายเดือนก่อน

    AlaaHa unaxa riisto ismaaciil Haniya waxuu aHaa halyee gesiya oo gaaladu kagaciwayday geridiisa waxaku ceebaysa iraan oomarti loo ahaa

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

    CARKEE CAALAMKU CARUUR MAAHA

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 2 หลายเดือนก่อน

    TUKIGU BADEENA MAYNOO ILAALINYAA ITOOBIYNA MAKA DIFAACAYAA CIIDANKA BADANA MAYNOO DHISAYAA MISE DANTIISUU WATAA
    BALNOO SHEEGA.

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 หลายเดือนก่อน

      Ciidamo bad oo xoogan ayaa loo dhisayaa soomaaliya. Iyo maraakiib ayaa la siinayaa

  • @FadumoAweya
    @FadumoAweya 2 หลายเดือนก่อน

    J. Si. Eii ri. Zm. Xo enjs k. Ris

  • @محمودمحمود-خ1ز2ح
    @محمودمحمود-خ1ز2ح 2 หลายเดือนก่อน

    You are very far away from the truth

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

    Xaga loo socdaa hooyadaa waydii afqashuushle

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 2 หลายเดือนก่อน

    Haka yaabin xamareet

  • @HousseinNour-n6g
    @HousseinNour-n6g 2 หลายเดือนก่อน

    Beenale ma adigaa iman kara berbaraaaaa

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 2 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia, meey jebin, Turkiga iyo Ethiopia wax ka dhexeeya bacmushtar aad uga xoogan ka Somalia, Marka Mr. Baarow siyaasada waxa yar ee kuu muuqda ha ka hadlin.
    Ethiopia iyo Turkigu xidhiidhkoodu wuu ka adag yahay ka Somalia.
    Turkigu a ma soo geli doono red sea ga. Somaliya ayuu ku ekaan doonaan.
    Mareekan iyo dowladaha reer galbeedka ka ogolaan maayaan in ay Bada Somaliland Turkigu soo gelaan marnaba.

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan dameer hayeeyo banaadir

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 หลายเดือนก่อน

      Banaadir kaliya kuma taalo bada 🤣😂

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 2 หลายเดือนก่อน

    MACAAAAC NOOCA SIDA EEYADA U QAYLISO IGA DHE BEENLOOW WARA LAMAQLAA WAALA BUUN BUUNINA

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 2 หลายเดือนก่อน

    Labaatankaa Koolo meter Ethiopia weey heli doontaa oo taas Cid joojin kareeyso ma jirto. Isku maaweeliyaa riyo beenaad ka ee aad ku jirteen, oo idin lu gooye.

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

    FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA AND BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT BETWEEN BORDERS AFRIKA

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 หลายเดือนก่อน

      🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂

  • @cirsankayeer7464
    @cirsankayeer7464 2 หลายเดือนก่อน

    geska afrika dagal qadhadh aya kadhacaya somaliya iyo itibiya
    somalilnd dagalo qabiil aya kabilabmaya oo waxn odhan sabab u ah wana gobolka awdal waxanu noqondona mid ad uqadhadh dagalksi nato xer aya uyal sidaawged loln iyo xagxagasho maimanayso taninwaxay noqondonta gushii somaliya iyo burburkii qabtolka itibiya oo gogii donta somali galbed amxara tigre oromo waykalatagays

  • @AbdihakimJabane
    @AbdihakimJabane 2 หลายเดือนก่อน

    Weriye maxaa kaa qaldan?
    SXB arintani amaan shaqo kuma laha.
    Dadku caamo maaha waa ilaalo markab

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 2 หลายเดือนก่อน

      Maxaa kaa khuseeya?
      Futadaads ilaasho kkkkkk

    • @AbdihakimJabane
      @AbdihakimJabane 2 หลายเดือนก่อน

      @@salahthefruad9174 ileen khaniis baad ahayd

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

    HALKAN BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT 🇬🇧 HANBALYO

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

    Failed Somalia italiya Failed Somalia only

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 kkkkkkkkkk failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

    Maya maya maya cadawga soomaliland jilbuhuu udhacay

  • @hajii2033
    @hajii2033 2 หลายเดือนก่อน

    beenale beenta jooji tuug

  • @ShaareAliyyii-y7d
    @ShaareAliyyii-y7d 2 หลายเดือนก่อน

    Garaad laawe ma waxaas ayaa kuu aragti ah
    War waxayga anigaa ilaashanaya waan gartaa
    Waxan aad ku hadlayso caruurna kuma hadasho

  • @IsmailhaniyaHalane
    @IsmailhaniyaHalane 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allh guul wayn waaye