Qeyta 3 xad Qofka Aqrinaaya Suuratul Baqara Kadibna U Shaqeysey Calaamadaha Uu Arko Oo Bishara Ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • #sheekh #riimi #channelsubscribe

ความคิดเห็น • 36

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kheyr allaah hakuu siiyo aamiin aamiin aamiin

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 3 หลายเดือนก่อน +5

    Hadaa salaad maqrib tuktay alxamdulilah waan aqrisanaya xalaya bilaabay hada سيقول kabilabaya❤️🥰isoo duceya muraad leyhy😭🤲

    • @ZeinabMuhudin
      @ZeinabMuhudin 3 หลายเดือนก่อน

      Allaha kusahlo

    • @zeynuuahmed4368
      @zeynuuahmed4368 3 หลายเดือนก่อน

      @@ZeinabMuhudin ameeen byoh😭

  • @11naa44
    @11naa44 3 หลายเดือนก่อน +1

    MashAllah sheekh shukran 🎉🎉🎉

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 3 หลายเดือนก่อน

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @suadfamily522
    @suadfamily522 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheikh Hal malin ayan kamaqna aqrinta malinti kale wa neeftura marka aqrinayo sida in neefta igu dhagantahay oo kale marka bilaway aqrintana sida oo kale ahaa lkn marka malmo waday waka ficnaday farxad bdn iyo dagnan iyo qurux ayan kafaiday surutu baqara

  • @adamshardi5221
    @adamshardi5221 3 หลายเดือนก่อน

    Jazaakallaahu khayr.

  • @UbaxHusein
    @UbaxHusein 3 หลายเดือนก่อน

    Jazakallaah qeyr ❤

  • @gabadhangoormeeaarsaneekha317
    @gabadhangoormeeaarsaneekha317 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wax yabo badn ad shegty wlhi wn is ku arky asxaby ii so duceya 40 rux ducadoda wa la aqbalaaye inu alle i cafiyo

  • @Ahlamii12
    @Ahlamii12 3 หลายเดือนก่อน +1

    Shiikh riimi plz hadaad comment gaygan aragto iifasir riyadan 6sano kabadan ayey igusoo noqnoqnaysay , anigoo imtixaan gelaya weliba waqti kooban iigahadhsanyahay imtixaanka waqtigiisa aan degdegayo oo aan diyaarinayo badanka masoo diyaarin waxaas layga qaadayo , oo degdeg ayaan ku akhrinayaa , caadi ahaanna wax imtixaamo layga qaadayaa majiro plz iisheeg hadii aanay fiicnyn isoojawab lkin haiifasirin , waxaan ahaygabadh 22 mana lay qabo dhanka diintana aad ayaan uugu fiicnhy intaan oghy

  • @sahradegan398
    @sahradegan398 3 หลายเดือนก่อน

    Sheekh waan kudhaariyee hadhaafin

  • @smd7350
    @smd7350 3 หลายเดือนก่อน

    sc wr wb sheeh waa ku salamay sheekh bishi ramadan baa si toosa u bilabay subaxanalah waxaba ku riyooday wixi aan kala kulmay waxa jeclahay inan si provit kugu sheego sheekh

  • @mulkiossoble3185
    @mulkiossoble3185 3 หลายเดือนก่อน

    Asalaama calaykum shiiqow Khayr Alana ku silo ma fiirinkarta wasabkaaga

  • @AishamahamedHussein
    @AishamahamedHussein 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah yaa shiikh aniga madax xanun ayaan isku arky lkn waxaa iidheer hurdo la aan 10:00pm magari jirin lkn hadda 2:00Am ayaan dhafaya ama ee hurdada iso qawanysa waana sida aan ubilaby aqriska 😢 waxan u ekahy qof hada hurdada ka Soo kacdy oo kle

  • @ExcitedCoyote-uw4zw
    @ExcitedCoyote-uw4zw 2 หลายเดือนก่อน

    Sheikh madama riyada fasirto kudhawad 19 yrs anoo indha la,an oo dabakh korkiisa kosodhacayo markan kasodhici rabo ayan cadi uso kacaa ifasir plz

  • @hassansalat7117
    @hassansalat7117 3 หลายเดือนก่อน

    Ameen

  • @sagalsaidali148
    @sagalsaidali148 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikhow ani waba yabe talfnkaga waba xirataye see lagula so xiriira waxan kuwaday lacagta agonta inte kugu soo hagaja wan kugu daley san kuso wacay😢😢😢😢😢😢

  • @nasramuhumed-y6v
    @nasramuhumed-y6v 3 หลายเดือนก่อน

    Sh riyaan wada xage kala so hadla

  • @SaaraXasan
    @SaaraXasan 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikh hurda ba la aqrinkarin mrka aqrinayaba hurdo leygusotura😢

  • @maryancaday8047
    @maryancaday8047 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh riimi qeyr allha kusiyo waxan ku riyooday anigo hurda o Ayad kursi aqrinayo hadan sokacayna si caadiyan afka oga aqrinaya majojin horan usi dhameystiray kadibna intan so weyseystay ayan casirka horay usi dukaday jizakumullah qeyr

  • @sabiriinmaxamud2684
    @sabiriinmaxamud2684 3 หลายเดือนก่อน

    Sheekh riyaan wada xage kala so hadla

  • @fuaadnasiib673
    @fuaadnasiib673 3 หลายเดือนก่อน

    riyada cidiyaha lugaha iga maqan

  • @hodanabdi1015
    @hodanabdi1015 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh qaar waan arkay

  • @sundabashir5461
    @sundabashir5461 3 หลายเดือนก่อน

    Shiikh allaha ku barakeeyo adi owlaadaada iyo ehelkaagaba

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 3 หลายเดือนก่อน

    Shiiikh waan akhriyadaa mudo halsono ah lkn wali kuma cafimadiin waxan qaba sixirka jinn iyo xasad lkn calamado badan aad soo sheegtay waan arkaay walibaa reeraar baa laygu soo qadaa Maxaaan sameyaaaa please

    • @hodanabdirashiid506
      @hodanabdirashiid506 3 หลายเดือนก่อน

      Abyo calaamadahe dareentaa❤

    • @AiYare
      @AiYare 3 หลายเดือนก่อน

      Maya ibrahimiyada ma aqriyo waxa aqriyaa saliga nabiga

  • @amalqueen5966
    @amalqueen5966 3 หลายเดือนก่อน

    Korka manta I cun cune

  • @amranito25
    @amranito25 3 หลายเดือนก่อน

    Sheqoow gawar walashey aya iguriyote anoo geriyodhe. ifasir wanaxsane

  • @AiYare
    @AiYare 3 หลายเดือนก่อน

    Sh. Waxaa rabaa inaa iso fasirto markaa badiyo saliga nabiga oo habeen seexdo waxaa ku riyoodaa dagaal mar anigoo wil isdigaaleyno xalay udanbeysay marekanka oo dad madaafiic ku qaraacaayo

  • @AiYare
    @AiYare 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sh. Waxaa rabaa inaa iso fasirto markaa badiyo saliga nabiga oo habeen seexdo waxaa ku riyoodaa dagaal mar anigoo wil isdigaaleyno xalay udanbeysay marekanka oo dad madaafiic ku qaraacaayo

    • @Hamda-s6x
      @Hamda-s6x 3 หลายเดือนก่อน +1

      Saliga nabiga ibraahimyada miyaa akhrisaaa

    • @AiYare
      @AiYare 3 หลายเดือนก่อน

      Maya

    • @AiYare
      @AiYare 3 หลายเดือนก่อน

      Asc sh numberkaada whaspp ayaa rabaa

    • @AiYare
      @AiYare 3 หลายเดือนก่อน

      Mar walbo oo saliga ayaa aqristaa mudo dhan 2 bil waxaa igu badan oo ku riyoodo anigoo qof is heysano ama dagaal lameyno iso faris riyooyinka