Suuratu Baqara iyo Nin Qiso Cajiib ah Oo Dhab Ah Dhaxmartey Oo Waligaa Xitaa Mel Kale Aadan Ka Mqlin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.ค. 2024
  • #sheekh #riimi #channelsubscribe

ความคิดเห็น • 50

  • @Janna9756
    @Janna9756 3 วันที่ผ่านมา +7

    Allahu akbar cajiib walhi سورة البقرة معجزة

  • @zaynabisaq4765
    @zaynabisaq4765 3 วันที่ผ่านมา

    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar

  • @user-zt2uh1so6d
    @user-zt2uh1so6d 3 วันที่ผ่านมา +5

    Asc sheekhow wax fiivan ayaad noo heysaa ee mahadsanif

  • @zaynabisaq4765
    @zaynabisaq4765 3 วันที่ผ่านมา

    Mashaallah jazakAllha

  • @Hankaabmedia
    @Hankaabmedia วันที่ผ่านมา

    Manshallah sheikh riimi jazakallahu kheyr waad icaawisay sheikh alle hakucaawiyo

  • @asliahmed4844
    @asliahmed4844 3 วันที่ผ่านมา +3

    ALXAMDULILLAH INUU CAAFIMAADAY NINKAASI ALLAHA U SIYAADIYO
    ANAGA DHIIRI GALIN NOO TAHAY
    MASHAA ALLAH
    SHIIKH MAHADSANID ❤❤❤

  • @maryancaday8047
    @maryancaday8047 4 วันที่ผ่านมา +4

    Asc sheekh jizakumullah qeyr suuratu bakhara macankeda adno sharaxdaye allaha ka abaal mariyo❤

  • @ikran-mohamed
    @ikran-mohamed 3 วันที่ผ่านมา +4

    Manta wexee i ehryd malinta 3aad aan aqrinayo suratul baqarah alx
    Lkn ma aqaani markii aan aqrinayey suradul baqarah culees aan dareemay kitaabka aan kacanta ku haayey anaba yaaby
    Lkn ma joojinayo insha allh

    • @shukricilmi1591
      @shukricilmi1591 3 วันที่ผ่านมา

      Ani 2 Malin Aya ku xanunsady hada alx labo isbuuc Aya wadaaa Wana fcnhy

  • @israimar4289
    @israimar4289 2 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah

  • @Janna9756
    @Janna9756 3 วันที่ผ่านมา +3

    Shiekh riimi jazaklhu khyar gulayso khyar allaha ku siiyo

  • @safaabintuisse4083
    @safaabintuisse4083 3 วันที่ผ่านมา +3

    M.a allahu akbar aniga wnku xnunsaday Muda 8bil dhan ah ina farajkeda mar uun helo rjyna

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 4 วันที่ผ่านมา +3

    Sheekh allaah hakaa jazaai siiyo khyerka aad noo soo gudbiso

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiikh riimi Hal sano one year ayaan akhrinayeey Albaqraa mana cafimaadiin Alxdulilaah maalin walba waan akhriyaa walibaa dhawr jeer lkn Allah raxmadiisaa kama quisaan 😢

  • @SaabirmohamedAdow
    @SaabirmohamedAdow 4 วันที่ผ่านมา +2

    Sheikh Allah ku sharfo isoo duceey muraad keyga inuu Allah ifududeyo

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 3 วันที่ผ่านมา +2

    Jasakumullahu qayran jasaa 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zaynabisaq4765
    @zaynabisaq4765 3 วันที่ผ่านมา

    Ameen summa Aameen ya Rabb ya Allah Allahuma ameen saw 🤲🤲🤲

    • @user-er7rn2jg6t
      @user-er7rn2jg6t 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xucng jgkc1111110000000 is 😢🎉

  • @sundabashir5461
    @sundabashir5461 3 วันที่ผ่านมา +2

    Allaahu akbar wlhi waa qiso cajiiba

  • @fardowsab2422
    @fardowsab2422 3 วันที่ผ่านมา +1

    Maasha Allah tabaraka Raxman.. Jazakallah khayr

  • @Umamuctazim
    @Umamuctazim 3 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah alle ha qeyr ha ku siyo

  • @shukrihassan8234
    @shukrihassan8234 3 วันที่ผ่านมา +1

    Shhekh waad mahadsantahay jazaakallah

  • @user-oj7nd4po9i
    @user-oj7nd4po9i 3 วันที่ผ่านมา +1

    Jazaakallaahu qeyr❤❤❤

  • @hindaahmed4861
    @hindaahmed4861 4 วันที่ผ่านมา +2

    الله أكبر

  • @Amla7
    @Amla7 4 วันที่ผ่านมา +2

    Allahu akbar

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 3 วันที่ผ่านมา

    Wcs sheikh, Amin ya rabbi, Jazakallahu khaira

  • @smd7350
    @smd7350 3 วันที่ผ่านมา

    sheekh waa ku salamay sigaara rabaa inan kula wadago surtu baqara iyo wixi aan kala kulmaye ee xagee kala soo xidhiidha

  • @Subanikran
    @Subanikran 3 วันที่ผ่านมา

    Allahu Akbar! JazakAllah khair Sheeikh ❤

  • @user-jq3hb6qy5d
    @user-jq3hb6qy5d 3 วันที่ผ่านมา +1

    Asc asxaabta sheekhen lenberkiisa igu caawiya ❤

  • @user-ii2vy3eh2n
    @user-ii2vy3eh2n 3 วันที่ผ่านมา +2

    Shiiqow markaan baqaro aqriskeeda bilaabay xanaaq iyo caro xad dhaafa ayaa isku arkay xita mararka qaar dib ayaan iskala yaabaa subxanallh

  • @muxsincabdi8603
    @muxsincabdi8603 3 วันที่ผ่านมา

    Allaahu akbar

  • @user-rj9ue9gg5h
    @user-rj9ue9gg5h 4 วันที่ผ่านมา +1

    Allow ma wafaji

  • @ayaanburhan5966
    @ayaanburhan5966 3 วันที่ผ่านมา

    Jasakllaah

  • @mrlioner5182
    @mrlioner5182 3 วันที่ผ่านมา

    Asc shekh wakusalamdy waxan kuwaydiinayaa shekh qof. Baa magacayka kucelcelinaayo mana arko qaylo sheer baa laigu qalinaayaa markasna wadnaha igaraacmi Wana wareeri maistaagi Karo igasoojawaab shekh

  • @SaaraXasan
    @SaaraXasan วันที่ผ่านมา

    Sheikh waxa ku weydiyy ani mrka aqrinayo hurda iqabato mxawaye

  • @user-er7rn2jg6t
    @user-er7rn2jg6t 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yeah😂Yes no yes❤😊😮😅🤭🫡🤗😱👎🏿☠️

  • @FarxiyoYuusuf-qj8dh
    @FarxiyoYuusuf-qj8dh 3 วันที่ผ่านมา

    Sheqo aniga wn ku xanuusadaye suradul babar maki aan bilaye max waye

  • @FatxiAdan-jv2uf
    @FatxiAdan-jv2uf 3 วันที่ผ่านมา

    Sheekh ani ma dukto ma awoodi wallaahi waswaas hool.aduun iyo mid aakhiro in aan qabsado iidiiday aya ijeysta mudo 4sano xanuuna kale waa iisii dheeryihiin markaan isdhoho duko waxa la idhaha ilaahey uma.dukneysid salaada si dhib eh ayaan udukta marmar waxa la ifaraa in aan qof aan ilaahay eheen udukto waan siktaa waxan kabaqaa in aan shirki kudhoco waayo waxa iheysta wa iga awood badanyihin marka madambiyaan leeyahay hadaan dukan ma awoodi waana raba inaan dukto hadaan is qasbo oon duktana salaad latoosiyo aya la aqbala matoosinkaro maskaxdeyda wey isla hadle wadnaha ijiitamaayo cabsi yaan kujira marna inaan ilaahey ushariigyeelo.ayan.kabaqa😢😢😢😢😢

    • @barooaflax
      @barooaflax 3 วันที่ผ่านมา

      quran saar ayad u bahan tahay ee ila soo xariir isla halkaan .

    • @fadumoomar9352
      @fadumoomar9352 2 วันที่ผ่านมา

      Asc walaashey fatxi illahey ha ku caafiyo waxaan kugu waaninaa in aad u sheegto familkaaga si ey quraan laguu saaro quraan badan in lagu saaro waaye
      Mida xigto ku cel celi afkaaga xuska allah xazbuyalaah wanicma wakiil iyo saliga nabiga scw malitii ilaa habeenki waad caafimaadee Insha allah allaha ku caafiyo

    • @LeylaMuse7
      @LeylaMuse7 วันที่ผ่านมา

      Rabiyow ku cafi abyo plz waxs marka darento illahy bari illahow iga dulqad dheh marku kugu so turo hdl ilahay ku sabsan dheh amntu bilah warasulihi wa malaikti wa kutubihi saliga nabiga badso iyo qulwale birabil falaq birabi naas

  • @Amla7
    @Amla7 4 วันที่ผ่านมา +2

    Shiiq qofka aan garanaynin muxu samen kara oo xal hooyo ubaahan oo xanunsan

    • @user-gs2lb7lq6j
      @user-gs2lb7lq6j 3 วันที่ผ่านมา +2

      Horey dugsi hadad so dhigatey xabiibti kitabka ka kici xabiibti wad baraneysaa waxa fahmi wayso mobelka ka shido dhageyso

    • @ayaanitabintuabdilaahi757
      @ayaanitabintuabdilaahi757 3 วันที่ผ่านมา +1

      Abaayo baro allaha ku fududeeyo

    • @Amla7
      @Amla7 3 วันที่ผ่านมา

      @@ayaanitabintuabdilaahi757
      Aamiin 🤲🤲🤲 abaayo

    • @Amla7
      @Amla7 3 วันที่ผ่านมา

      @@user-gs2lb7lq6j insha allh xppt wan isku dayaya

  • @MudanAhmed-f4m
    @MudanAhmed-f4m 2 วันที่ผ่านมา

    Jjasaaka laah

  • @AishamahamedHussein
    @AishamahamedHussein 3 วันที่ผ่านมา

    Allahu Akbar

  • @mrlioner5182
    @mrlioner5182 3 วันที่ผ่านมา

    Asc shekh wakusalamdy waxan kuwaydiinayaa shekh qof. Baa magacayka kucelcelinaayo mana arko qaylo sheer baa laigu qalinaayaa markasna wadnaha igaraacmi Wana wareeri maistaagi Karo igasoojawaab shekh