Riyooyinkaan Hadaa ku Riyooto Ramsigoodu waa Guur 🌹Hambalyo🌹

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2023

ความคิดเห็น • 69

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 2 หลายเดือนก่อน +5

    Galabtay igu kaa horeyso shiikhow barasho wanagsan

  • @fathiaabdi3755
    @fathiaabdi3755 10 หลายเดือนก่อน +7

    Sallalaahu caleyhi wasalam sallalaahu caleyhi wasalam sallalaahu caleyhi wasalam sallalaahu caleyhi wasalam

  • @munacabdi9740
    @munacabdi9740 14 วันที่ผ่านมา

    Jasakalahu khayr sheekh wad iga farxisay❤

  • @user-gy2do5ob5l
    @user-gy2do5ob5l 23 วันที่ผ่านมา +1

    2 kamida aynku riyoday insha Allah qeyr

  • @NimcoKayf-c4z
    @NimcoKayf-c4z วันที่ผ่านมา

    Wali maguursan
    Waxan ku riyooda zxipkay xirirka naga dhaxeeyo oo dhabtyda ku jiifa

  • @HIGSITRADING
    @HIGSITRADING 10 หลายเดือนก่อน +3

    Waxan ahay qofkii ugu horeeyay oo comment bixiy maclin ee bal riyadan ii fasir sheekh alle dartiis.
    Waxan ku riyooday walashay oo aan guursan oo ilmo dhalaysa,waxay dhashayna la ima sheegin
    waxan ka umilisay xaska abbo bal ii fasir sheekh

    • @UmunakreemaAbdi
      @UmunakreemaAbdi 3 วันที่ผ่านมา

      Wllo ma heshe fasiraadeeda

  • @loonertunes-db6yy
    @loonertunes-db6yy 8 หลายเดือนก่อน +1

    ASC SHEKOOW IFASIR.Macnaha qof dhintay wakhti hore oo CUNUGAADHA ka qaaday .ifasir tafadhal

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 10 หลายเดือนก่อน +3

    Jasakalah khyra sheekh❤❤❤❤

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 5 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا شيخنا

  • @abshiradubow
    @abshiradubow 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hada kuriyodo magaca allah laguqore mas aya iguqore

  • @Nuurtoali129
    @Nuurtoali129 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa aad sheegty 60% waanku riyooday ilaahay mid khyr qaba hayga dhigo

  • @Mohamed.labeeye
    @Mohamed.labeeye 10 หลายเดือนก่อน

    Today sheikh you made best Thumbnail. Keep going!

  • @shadiyamaxamed2589
    @shadiyamaxamed2589 8 หลายเดือนก่อน +2

    Jasakalah shiekh ❤❤

  • @fathiaabdi3755
    @fathiaabdi3755 10 หลายเดือนก่อน

    Inshallah jasaakalah kheir

  • @ayaanmahamed1951
    @ayaanmahamed1951 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah sheekh

  • @safiyasheikhmaxamud3600
    @safiyasheikhmaxamud3600 10 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah

  • @esramacaash9395
    @esramacaash9395 5 หลายเดือนก่อน

    13 riyo ayan arkay inta riyo ad sheegaysay shiikhow inchlh khyr

  • @Farhiyonuurmaxamud-gm1lq
    @Farhiyonuurmaxamud-gm1lq 7 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah

  • @deeqomacalin8082
    @deeqomacalin8082 10 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah

  • @Araweelomoh
    @Araweelomoh 6 หลายเดือนก่อน +1

    Su’aal banku weydinya wlale halken kala soo xidhiidha meel aan kala soo xiririo isheeg

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 10 หลายเดือนก่อน

    Asc Mashallah Allha kubarakeyo

  • @aasiyayuusuf5590
    @aasiyayuusuf5590 10 หลายเดือนก่อน

    Shiikh waxaan kuriyooday dhawur jeer anodhar dhaqaya isofasir

  • @Dhiirinaftada
    @Dhiirinaftada 10 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga inan an laqabin ahay waxan ku riyooday guriga yaga oo aad u qurxoon oo weyn aabo iyo rag kale ay kudhex cuntaynayaan dadka qarna ay shaqaynayaan ooo markaasba weelka xalistiisii ladhameyy aan daawanayo guriga

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 10 หลายเดือนก่อน +2

    Salallahu Caleyhi Wasalam

  • @AyanMohamud-rl9mm
    @AyanMohamud-rl9mm 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh Alaha ha ku barakeeyo waxa aan Rabaa in aad iifasirto riyadaan waxa rabta gabar kle aya ku riyootay nin keeda oo cowarad bes maro yar ay usaaranthy aad ayuuna ubaabasanaa markaasana ayida ay ka naxeyso

  • @sihamyusuf7069
    @sihamyusuf7069 9 หลายเดือนก่อน +1

    Shiiq waxan ku riyooday anigoo la I qabo oo lkn ninka iqabo ma arko mana isku tageeno waxana jooga meel baraf ka da'ayo ee ii soo fasir shiiq

  • @user-ok1ft5fx2k
    @user-ok1ft5fx2k 7 หลายเดือนก่อน

    Sheikh plz isoo fasir illahy dartiis riyadan waxaan ku riyooday anoo gabr yer oon dhaly haysto hooyna ila jogto oo ileedahy aan ka haayo aneh leh ana hynayo iskada hooyo aneh maguursnin wligay gabar aan ahsy

  • @mohammedhazzanmoha8572
    @mohammedhazzanmoha8572 8 หลายเดือนก่อน

    ASC Maclin muse zethy maclimow waxa kaso hadasha waxan arkay aniga iyo family keyga wada safreyno please kaso hadal iyo aniga suuq dhax jogo Ramadaan ah ayn arky jwb ???

  • @AyanMohamud-rl9mm
    @AyanMohamud-rl9mm 9 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin muuse Allah ha ku barkeyo waxaan Rabaa in aan riyadaan aad ii fasirto sheekhow waxa aan ku riyooday Aniga oo la bisan meel ayaan ayaan maryay waxa aan arkay aniga kabta aan watay ma ehee kab nin Lee yhy wato misane aan is irahday kabata celi ninka kabta watay waan wayay

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 5 หลายเดือนก่อน

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @AminoTaleexi-lu7qx
    @AminoTaleexi-lu7qx 3 หลายเดือนก่อน

    Wey Iga qosliyeen reer comment 😂 qosol ayee IGA keeneen

  • @ShuktriMudey-sz8py
    @ShuktriMudey-sz8py 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyaabdiaziz1829
    @safiyaabdiaziz1829 5 หลายเดือนก่อน +1

    Màsha alllh

  • @user-gz8kl7ld3o
    @user-gz8kl7ld3o 7 หลายเดือนก่อน

    Asc shikh waxnan ku riyoda marwalba ano layqabo mana gursan

  • @Haldhaa216
    @Haldhaa216 หลายเดือนก่อน

    Shiikh panbarkaga xgee ka helna riyan raba inad i fasirtee

  • @nasra3234
    @nasra3234 10 หลายเดือนก่อน +1

    Anigoo xalwo cunayo ayaan kuriyooday dhaxdana wax timir u eg ugajiro

  • @abuomar9765
    @abuomar9765 7 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin jimca wanaagsan
    Waxaa ku riyooday aniga oo ku tiraaYo macweestyda dhukeeyga aan ka Soo saaráy dhagteyda ii Soo fisir sheekh kheer Allaha ku siiyo
    Xaas iyo ciyaal aan leeyahy

  • @user-em2cu7vs4m
    @user-em2cu7vs4m 3 หลายเดือนก่อน

    Shiikh waxa raba ina ii fasirtid macalinkayga oo I gursaday marar bdn ku riyoda😢

  • @safiyasheikhmaxamud3600
    @safiyasheikhmaxamud3600 10 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw ❤

  • @SiciidoJaamac-gt9mj
    @SiciidoJaamac-gt9mj หลายเดือนก่อน

    Riyiio geerida

  • @ismailyusuf6976
    @ismailyusuf6976 6 หลายเดือนก่อน

    Riyaoyinka farxada sobadi sheekh

  • @mohammedhazzanmoha8572
    @mohammedhazzanmoha8572 8 หลายเดือนก่อน

    Maclin muse zethy farintydi iga soo jabab please

  • @wacanmuse7865
    @wacanmuse7865 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekh waxaan ku riyooday aniga oo toob aad u quruxbadan oo taashka cad ah kuwa qaaliga ah xidhan, inan aan ilmadeer nahay oo reer leh laygu leeyahay waad guursanaysaa anigu waxan lahaa reerkiisii maxaa ku dhacay anigu nin xaasle kuma faraxsani lkn maan diidanayn guurka, waxaan lahaa waan u sheegaya fikirkayga isaga markaan arko yacni inanan rabin guur nin xaasle ah, in aan rabo in aan habsiiyana wan rabay , wiilka aan ku riyooday si fican ban u aqaana ehel ban nahay walaalnimo wax aan ka ahayn uma hayo, ii fasir khayr hele.

  • @fakihalgaana20
    @fakihalgaana20 10 หลายเดือนก่อน +1

    اسلام عليكم

  • @faraxcali1740
    @faraxcali1740 4 หลายเดือนก่อน

    Aniga nin iyo lacagta ayaan arkay

  • @Malaposadaq
    @Malaposadaq 5 หลายเดือนก่อน

    Shiikha wan ku riyode Ninkeygi oo dhinte oo cunuga iga tage waxan ahay gabar😢😢😢

    • @Deeqamohamed440
      @Deeqamohamed440 24 วันที่ผ่านมา

      Ma noolyahay hadda😢

  • @SiciidoJaamac-gt9mj
    @SiciidoJaamac-gt9mj หลายเดือนก่อน

    Geerida

  • @Umusamsam24
    @Umusamsam24 10 หลายเดือนก่อน

    Shiq iso ducey manta imtxan balan ah ba leyahy inan kuso baaso malin hore wan ku dhacy hbnki ban ku riyoday ano dhacay Xly ano basa ku riyoday inu alle i rumeyo

  • @user-ik9jw4sz2u
    @user-ik9jw4sz2u 5 หลายเดือนก่อน

    asc shekh riyada rumanku wamaxay

  • @eblaali3455
    @eblaali3455 10 หลายเดือนก่อน

    Shek Ani wan ilawa riyada mxey tahy waxas

  • @user-db1eh1ph6h
    @user-db1eh1ph6h 4 หลายเดือนก่อน

    Wac

  • @ayaanmahamed1951
    @ayaanmahamed1951 4 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @masaarre
    @masaarre 10 หลายเดือนก่อน

    6 kamida kuriyooday sanad gudihiis walina wax ma haayo dadka horay usoo guursaday makujiraan miyaa

  • @istahilfarah8147
    @istahilfarah8147 6 หลายเดือนก่อน

    Qof hadu kugu riyoodo adoo lagu nikaxayo shiiq sosafir

  • @nuraxasan-wn4ry
    @nuraxasan-wn4ry 6 หลายเดือนก่อน

    sheekhuunandyouandyouandyouandyouandyouandyouandyouandyouandofyouandyoutoyouyouyouyouyouyoufknbdkandyouandyouandyouyouandyouandyouandyouyouyouyouyou

  • @zabaaxnuur3443
    @zabaaxnuur3443 7 หลายเดือนก่อน

    Kuwo meeshana aba iga qosliyay😂 comments ka aba wax kalaa

  • @ubaxabdullah8864
    @ubaxabdullah8864 4 หลายเดือนก่อน

    Scwcscw

  • @user-ov6ms3yk1s
    @user-ov6ms3yk1s 7 หลายเดือนก่อน

    Maba riyodo sheikhow

  • @wardaawees8041
    @wardaawees8041 10 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

    • @Umusamsam24
      @Umusamsam24 10 หลายเดือนก่อน

      Wadan ceelka sa u fuuray le qosol😂😂

    • @hodanmaxamuud-mw5kp
      @hodanmaxamuud-mw5kp 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@Umusamsam24😂😂😂😂

  • @user-lc2mk9dv1d
    @user-lc2mk9dv1d 10 หลายเดือนก่อน +1

    Shiq Ani waxan kuriyoodey wiilka an jeceladey gurigiisa Ano joogo asiga iqwina 😊 Shiq ifasir

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 10 หลายเดือนก่อน

    Anoo wiil cada haysta ayaan ku riyooday sheekh

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤