Doorka haweenka iyo khadra iyo waayaheeda caawa 😭😭😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ค. 2020

ความคิดเห็น • 132

  • @sophiaomar3442
    @sophiaomar3442 4 ปีที่แล้ว +10

    Ma naagta khamri na gu hor cabtey iyado qawaan somaliyee kuwa wadanka jooga oo aan cuno haysaanin hala cawiyo damertaan dharagtey cafimaad kii haysata wax walbo haysata inaad noo soo bandhigtid ma aha

    • @seibjilly7603
      @seibjilly7603 4 ปีที่แล้ว

      Aduu iskadaa walaal amaansi

    • @aminaabdullahihusein5754
      @aminaabdullahihusein5754 4 ปีที่แล้ว

      Xaasidku ha dhaco adigu is xisaabi intaanad qof kale xisaabi 🐙🐙🐙🐙

  • @shukrisharif8714
    @shukrisharif8714 4 ปีที่แล้ว +2

    Khadaro Cawa Ma Khadra Ayey Warysan Allayarik Feek Walaashay Khadra Dhibadan Ayaa Soo Garay Walaalo Amaal Jazakallahu Kheeyr❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @wacanmadar7409
    @wacanmadar7409 4 ปีที่แล้ว +4

    Ala dumar somalida yaa habaaray bisinka subhanallah wlhi waa wax laga naxo ragaygu nagamay xishoon

  • @farhiyayusuf4544
    @farhiyayusuf4544 4 ปีที่แล้ว +3

    Salaams Amal Walalo. Masha Allah, May Allah reward you for helping vulnerable people who are really suffering. Our Somalia communities have serious issues because we never listen or focus on the people who are struggling with their own personal problems. Well done Walalo ☺️

  • @ruqiyahussein1262
    @ruqiyahussein1262 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah amaal kayse qof qali ah wllhi noolow Habo geesi Masha Allah 💜💜❤️🧡💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💓🤎🤎🤍🤍🖤🖤🖤🖤🖤🖤💜💜🧡💛💚💚💚💚💚💚💛🧡🧡💜💜❣️💕💕💕♥️♥️👌👌🤎🤎❤️❤️✅✅✅💔✅✅💔

  • @farahmohamed1316
    @farahmohamed1316 4 ปีที่แล้ว +15

    Horta gabdhaha soomaaliyeed oo dhan ba dulman lakiin qof yurub jooga oo sharci lasiiyey oo laqabilay lacag baan raba wayab dad masakiina oo dhiban baa jira ku waasa mudan in lacaawiyo

    • @zamzammaxamud4418
      @zamzammaxamud4418 4 ปีที่แล้ว +1

      iska daa wll adigu umada islaamka ah wixii ilaahay uga qoray ha siiyaane irsiq maanac haku noqonin dadka kalena waala caawin hasoo hadlaan qofkii dhibban.

    • @kaltunsaxansaxochannel6650
      @kaltunsaxansaxochannel6650 4 ปีที่แล้ว +2

      Walal waa runtaa waxasi waa is waal iyo kibir waxase kasii daran qofka naag khamri cabeysa lacag sinaya

    • @seibjilly7603
      @seibjilly7603 4 ปีที่แล้ว

      Europe ma bilaash baa wax lagu helaa caaydh yar baa la siiyaa intiina daayntaas baay ku bixisaa

  • @user-ir3qy3jx2m
    @user-ir3qy3jx2m 4 ปีที่แล้ว +5

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا امل حبيبتي كيف حالكي ان شاء آلله طيبه انتي دايمن حلوه وحاليه ماشاء الله عليكي سمعت صوت خضراء الله يهديها ويصلحله ويستر عوراتنا و عورات المسلمين كل ابن آدم خطاء وخير الخاطئين التوابين

  • @wacanxmaxamedl7637
    @wacanxmaxamedl7637 4 ปีที่แล้ว +2

    Khadaray wll ilahay wll awaladada hakula koriyo qalbiga ilahay hakudhayo

  • @saynabhirsi63
    @saynabhirsi63 4 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah ilaahay waanada amal kayse ku sheegtay ilaahay ku anfac

  • @adoontaalle277
    @adoontaalle277 4 ปีที่แล้ว +3

    Malyun maxad darod u caawinwayseen isaaq wale waa dad nool mshlh

  • @munazeyusuf56
    @munazeyusuf56 4 ปีที่แล้ว

    Ilinti ba iga dhamatay walahi alle haku gargaro khadray dhibka amaley jisakalaah walalo

  • @farhiyayusuf4544
    @farhiyayusuf4544 4 ปีที่แล้ว +3

    May Allah protect us and safeguard our children. Terrible the poor woman has been damaged also sexually being abused by her own relatives . She needs serious support and counselling 😌

  • @quruxlay1894
    @quruxlay1894 4 ปีที่แล้ว +1

    Amal o kale haday dadku noqon lahayen wxba isbadali laha ❤️👸🏻👏🏼👏🏼👏🏼

  • @BlackMan-tp4sg
    @BlackMan-tp4sg 4 ปีที่แล้ว +6

    27:10 doontaas dagtay waxa lasocday 20wiil oo reer borama ah walahi wan garanaya 7wiil ayan jaar ahayn allah haunaxaristo dhamantood😫💔

    • @khayrtoali7217
      @khayrtoali7217 4 ปีที่แล้ว

      Waan garanayaa ina deero iyo farxiya

    • @khayrtoali7217
      @khayrtoali7217 4 ปีที่แล้ว

      Iyo kuwo badanoo kale oo reer borama ahaa

  • @ayoubkhalif1157
    @ayoubkhalif1157 3 ปีที่แล้ว

    Khadra walhi
    Qalbiga ayaay itaabatay
    Walhi alle wllo qalbiga hakuu adkeeyo

  • @munaabdi4435
    @munaabdi4435 4 ปีที่แล้ว

    Maansha allah saa ula hada shay hooyada dhiban ilaahay ha caawiyo hoyadaa miskiinta

  • @siraadabdille3672
    @siraadabdille3672 4 ปีที่แล้ว +3

    Allah yaa rabbi illaahyow hooyo kasto naxarsto

  • @shukrisharif8714
    @shukrisharif8714 4 ปีที่แล้ว +1

    Amaalkayse Jazakallahu Kheyr Walaalo Amaal Horay U Soc❤❤❤❤

  • @munaaden1337
    @munaaden1337 4 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @ahmednuh8932
    @ahmednuh8932 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllo alle hawkaal meeyo amaley adiguna waaad mahadsantahy

  • @shukrisharif8714
    @shukrisharif8714 4 ปีที่แล้ว +2

    Khadra Hadaalka Walaasha Maqaal Huuno🌷🌷🌷⚘

  • @zamzammaxamud4418
    @zamzammaxamud4418 4 ปีที่แล้ว +2

    Anigu waxaan ku odhan lahaa amaaleey waxba nin ha raadsan ee hadaad wax u qabaneyso u qabo gabadhaas hada waala ogyahay raggu dhibaataday dumarka ku hayaan guri aan lagu haynin ilmo aabihii nool yahay oo shaqaysto wuu Yar yahay wlhi aabayaal fiicana way jiraan lamana hilmaami karo lkn intii qeyru masuulka ahayd baa qarisay wanaaga inta wanaagsan ee reerahooda dhaqda sidaas darteed Hala caawiyo dumarka maanta wlhi musiiba ku habsatee🤔

  • @aminafarid111
    @aminafarid111 4 ปีที่แล้ว

    Walalo Allah haku caawiyo Amalaay sida aad adigu dadka u caawiso

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว +4

    runtii khadara way u bahan tahay in la caawiyo 7 caruura ciyaar maha saqidki dhalay ka tegay

    • @munaabdi8056
      @munaabdi8056 4 ปีที่แล้ว +1

      Carurta dawlad ayaa biil siisa iyo iyaduba.maxaay tahay lacaqta dheerada e rabto.

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 4 ปีที่แล้ว +1

      unique anigu waxaaban diiday france bank baa 20kun siyey .qof aan shaqaysan

  • @noshaxaad8006
    @noshaxaad8006 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc Abaayo khadro cumar waxaan kuugula talinaayaa inaad wixii ku soo maray waaya araknimo u qaado dadka dulmana caawi allaah ayaa qalbiga kuu qaboojinaaya xitaa ii sheeg meel aan kaala soo xariiro waxaan kaa caawinaaya qaabkaad u caawin lahayd

  • @ifraaxmuxumadaxmed406
    @ifraaxmuxumadaxmed406 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc wlo amaal kayse arin khayr badan ayaad gashay allah haka jasaayi siiyo

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninka carurta dhalay illah baan ku kenin Allaha ku cawiyo. War magta iska bixiya xaq Bay u leedahay caruurtay ku korsanaysa

  • @ifrahchannel3790
    @ifrahchannel3790 4 ปีที่แล้ว

    Subxanallah walahi wan ooyaay waa qiso xanuun badan allow ugaar gaar

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 4 ปีที่แล้ว

    Axax ilaahay walaasheen dhibka haka qaado walaal duceyso anagu na waanu kuu sooduceyna iska ilow wixii dhacay horey usoco horey usoco shukran a. Maal keys ilaahay walaasheen iyo. intii muslima ha caafiyo amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🙏

  • @seibjilly7603
    @seibjilly7603 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay khayr ha ku siiyo amal walaal

  • @rodahussien1993
    @rodahussien1993 4 ปีที่แล้ว +1

    Wanucaawinaynaa inanta , qofona halayaabin qofoqna qof dhiban.

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 4 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin Aamiin Aamiin Amaal Kaysaah

  • @munaducaale9505
    @munaducaale9505 4 ปีที่แล้ว

    Soyro walal khadra Ilahay ha u gargaro adiga iyo inta dhibanaha ah walalo

  • @leilajamac4033
    @leilajamac4033 4 ปีที่แล้ว +2

    Very true walalo,

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 4 ปีที่แล้ว

    Mash Allah abaayo Amal may Allah bless you ♥️❤️💯

  • @adontiialle8171
    @adontiialle8171 4 ปีที่แล้ว +1

    Ax waan kaxumay Khadray walaal waxaa kusoo maray iska samir alle haka bogsi nabaraada kusoo gadhay allena bari in kuu ilowsiyo

  • @ayaanhussen4555
    @ayaanhussen4555 4 ปีที่แล้ว

    ALLAH khadra dhibka ha ka dulqaado amalkaysena ALLAH mizaanka xasanaadka ha ugu daro hadalkeeda wanaagsan

  • @nuraali1948
    @nuraali1948 4 ปีที่แล้ว +6

    Khadra cawimad uu maa bahno because france ayey joogta benefit ayey kuu qadataa 7 caruur waali ayey ilahey ka baryeysaa benaley weyan naagtan is walesoo, she's just following mama malyun khadra she's just exaggerating subxan allah amaley walashaydi this is my advice to you , I know you are a good person and you like to help people a lot but dont believe anyone you hear, most of them are lying just to get money subxan allah

    • @getmad9908
      @getmad9908 4 ปีที่แล้ว +1

      She try to get money 💰 by all means ,

    • @seibjilly7603
      @seibjilly7603 4 ปีที่แล้ว

      Dhibka haaysta allah adiga ha kugu rido

    • @getmad9908
      @getmad9908 4 ปีที่แล้ว

      @@seibjilly7603 you too 🙏🙏 xabibty

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 4 ปีที่แล้ว +1

      Naa ma fransiis baa bank deyn siiyaa qof aan shaqaysan

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 4 ปีที่แล้ว

      Naa ma fransiis baa bank deyn siiyaa qof aan shaqaysan

  • @ruqiyahussein1262
    @ruqiyahussein1262 4 ปีที่แล้ว

    Haru soco amaal geesi fariid amaal kayse 💙💓💔💔💔💕♥️🤎🤎🤍♥️💋💋💋💛🧡🖤🖤❣️👍👍

  • @munaabdi8056
    @munaabdi8056 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha ubogo dhayo inanta wanka xumahay waxi kuso dhacay.

  • @SahraSsDama
    @SahraSsDama 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc waa sax waa runtaa fariid

  • @ayanmuse9676
    @ayanmuse9676 4 ปีที่แล้ว +1

    Amaaley ilahay ha ka sijaayi siiyo

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 4 ปีที่แล้ว +1

    ALLA yaa rabi illaahow khadra caawi

  • @munaaden1337
    @munaaden1337 4 ปีที่แล้ว +2

    اللهم امين يارب العالمين

  • @shukrisharif8714
    @shukrisharif8714 4 ปีที่แล้ว +1

    Dhawaac Weyn Ayaa Khadra Soo Garay😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢

  • @habibaali2844
    @habibaali2844 4 ปีที่แล้ว +1

    Horta Khadra aniga waxaan arkey gabadh sideed jir ah oo nin weyn xoogay hadana dilay hadana jarjaray...so please Allah sabar haa kusiiyo iskana adkeeyso.horna usoco.

  • @munaaden1337
    @munaaden1337 4 ปีที่แล้ว +1

    امين يارب العالمين

  • @Marwo-dumarOomaaro
    @Marwo-dumarOomaaro 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay haku gargaaro khadra 😢

  • @farhiyayusuf4544
    @farhiyayusuf4544 4 ปีที่แล้ว +4

    I am really saddened about this story

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว

    walahay amaal wa qof wanagsan ilahay ha ka abaal mariyo inta dumarka dhiban caawinayso

  • @deeqoweheliyeali6150
    @deeqoweheliyeali6150 4 ปีที่แล้ว +1

    Sax taas run 🥰😍

  • @abdirashidyasincarsaanyo5617
    @abdirashidyasincarsaanyo5617 3 ปีที่แล้ว

    Anaa ciyaal uae once when I was young

  • @baylebayle7477
    @baylebayle7477 4 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah

  • @smsrlmslk199
    @smsrlmslk199 4 ปีที่แล้ว

    منوره امول فديتجججججج

  • @umufadumosahra1421
    @umufadumosahra1421 4 ปีที่แล้ว +1

    Khadraay yurub baad joogtaa xaqaaga raadso lkn ha tuugsan .

  • @khadijal9851
    @khadijal9851 4 ปีที่แล้ว +1

    Amiin ya Raabi

  • @seibjilly7603
    @seibjilly7603 4 ปีที่แล้ว +1

    Maxaay cafi u leedahay xaqeeda iyadaa iska leh somali cafi baan ku nacay

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว +2

    khadra malah a wa la sirxay qof miyir qaba dhib walaba oo ku dhacda isma qawiyeen

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 4 ปีที่แล้ว

      Wall waa ruun somali oo dhan iya dhiban oo gaajo Ku noolayd oo hooyoyinko dhani caaw ama sali baay ilmaha Ku wada dhalen wadanki naagna Nin wuu dili jiray waligi Lana kufsan jiray qofa dumara ama ilmo yar marka inay qamri leeyf ku cabto isna qawiso diina wan ka baxay tidhado ma aha diinta ma somali bay ugu jirta ilahay waxu yidhi kii rabana ha galowo gii rabana haay rumeyo marka iyada baay uu ficantay inay dinteda haysato
      Tasi waa taas mida kale naagtani waa beena leey youtube iyaay Ku jirta iyado afrikan Ku leh Alshabaab weeye dadkayagu naagaha waay dilan way abayusan nahahu xoriyad ma haystan been burcana way ka timi la alshabaab iya jooga mida kale hadaynu somali nahay xoriyad taama iyaay haystan

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 4 ปีที่แล้ว

    Khadra waxay ahayd in ay dhibkeeda ay markii ugu horeysey ay sidan wanaagsan
    U sheegto lkn maacleesh waa khibrad u korodhay ilaahay qalbigeeda ha qaboojiyo

  • @fadumoabib8428
    @fadumoabib8428 4 ปีที่แล้ว

    Masnh allaha 🌹🌹🌹

  • @leeshet.vartcraft7081
    @leeshet.vartcraft7081 4 ปีที่แล้ว +1

    💕🦋🌿😍🖐

  • @najadosman1063
    @najadosman1063 4 ปีที่แล้ว +1

    Walay iska iloow hada Alxm dhehe shaqeyso

  • @fadumosahraahmedrashid9223
    @fadumosahraahmedrashid9223 4 ปีที่แล้ว

    Walalo she made me cry 😭😭😭😭

  • @shukrisharif8714
    @shukrisharif8714 4 ปีที่แล้ว +2

    I Love Ayuu Khadra ❤❤❤❤

  • @flarodown9676
    @flarodown9676 4 ปีที่แล้ว

    Ameen

  • @faizaali807
    @faizaali807 4 ปีที่แล้ว

    Allha unbaa woga waxa jira
    Lkn cawi inshaala inshaala

  • @sahraahmed5064
    @sahraahmed5064 4 ปีที่แล้ว +1

    ILAAHAY HA ugargaaro

  • @munaducaale9505
    @munaducaale9505 4 ปีที่แล้ว

    Gabadhii xanbaarsan ax 😭😭😭💔💔

  • @Saylacc
    @Saylacc 4 ปีที่แล้ว

    🌹🌹🌹🌹🌹

  • @abdullahahmad5635
    @abdullahahmad5635 4 ปีที่แล้ว +1

    Allihi Ku badbadiyay ha caasiyin oo ha isqawin

  • @deeqoweheliyeali6150
    @deeqoweheliyeali6150 4 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 4 ปีที่แล้ว +1

    Khadra jaamac cumar been mataqan waxay sheegeyso waa runted wlllhi

  • @user-xo3ep9fc4e
    @user-xo3ep9fc4e 4 ปีที่แล้ว

    Asc
    Khadra wallo iska samir oo ilahay tala saaro hooyaad tahy anagaa sorry kuleh oo walala iyo wehelba ku ah

  • @salma2ize
    @salma2ize 4 ปีที่แล้ว

    😥😥😥

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 4 ปีที่แล้ว

    Amaaley Arintaas aad iyo aad ubaadh

  • @yasminosman6911
    @yasminosman6911 4 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 4 ปีที่แล้ว +1

    Amaley I know qof qalbi fican ba tahay Lakin ha dhagaysan nagahan lacag radis ka ah

  • @umuahmedamiin6823
    @umuahmedamiin6823 4 ปีที่แล้ว

    Asc walaaley dadka ay ku baxayso ee u baahan ayaa lacag la siiyaa dal qaxootiga lagu qaabilo ayey joogtaa dad baan sadexda waqti dab u baxayn waxaan Amaaley ku odhan lahaa khadro lacag uma baahna ee inaga daa

  • @fadumoabib8428
    @fadumoabib8428 4 ปีที่แล้ว

    Amiin amiin amiin 🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hodxariiransoomali3674
    @hodxariiransoomali3674 4 ปีที่แล้ว

    Suryar wuu dhintay

  • @shukrisharif8714
    @shukrisharif8714 4 ปีที่แล้ว

    Sorry Khadra I Love You😭😭😭😢❤❤❤

  • @bsbsznzn7341
    @bsbsznzn7341 4 ปีที่แล้ว

    ilahey ha u bogo dhayo Wa In la cawiyaa maskintan ilahey ha cawiyo

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว

    iyada ku cadayn karta oo ka sari karta dhamantood youtube ka xidhi krta

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 4 ปีที่แล้ว

    Weriye bila kuliyad saxafada qofna afkiisa lagama xalsiiyo

  • @seibjilly7603
    @seibjilly7603 4 ปีที่แล้ว

    Maxaay cafi ugu khasbasaa waa yaab

  • @farhiyayusuf4544
    @farhiyayusuf4544 4 ปีที่แล้ว +3

    It’s really difficult to believe that Muslim communities are behaving that way 🙃

  • @khalidali3873
    @khalidali3873 4 ปีที่แล้ว

    horta wll gabadhan dhibta soo gaadhay waan ka xumahay lkn waan aqaana khadra cumar waa qof akhlaaqad ahaan fiicnan balwadna leh khamriga ayay isku shubtaa waxan garnayay talyaaniga iyo holland ilaa faransiiska wlhi intay khamri ka soo dharagto jidadka dhacdo 100 jeer ka badan intaan soo ka xeeyay oon kaamkaan dagan jirnay keenay . waa macquul sababta ay balwada u isticmaalayso inay dhibta adag eey soo martay iska samir lkn xumaan xumaan lagumo gudo sidan aad socoto dhib badan ayaa kaa soo gaadhaysa

    • @anisaosman6192
      @anisaosman6192 4 ปีที่แล้ว +1

      Xagee holand ku aragtay Malta layga Soo qaaday bay tiree !adigu waxba hafaafin xumaanteeda!

  • @amalali4067
    @amalali4067 4 ปีที่แล้ว

    Qof intaas oo dhiba soomartay waa inloo garabaa maaha in lala yaabo

  • @baylebayle7477
    @baylebayle7477 4 ปีที่แล้ว

    SALAAN QAALIYA BOQORADA HAWEENKA

  • @aminafarah7033
    @aminafarah7033 4 ปีที่แล้ว +2

    Walalo we love you move on

  • @nmohamed1673
    @nmohamed1673 4 ปีที่แล้ว

    Xanaaqsan kuluyom

  • @tayasiircaydiid803
    @tayasiircaydiid803 4 ปีที่แล้ว

    Geed adayg ayaad ahayde alle u soo laabo

  • @simanismail2619
    @simanismail2619 4 ปีที่แล้ว

    Amal kayse cw ma tidha maxa dhacay

  • @simanismail2619
    @simanismail2619 4 ปีที่แล้ว

    Qof kasta dhibato way ku dhici karta lakin waayo ay diinta u cayeysa haba is qawiso iyada xor ee waayo ay naag la mida u hogaminaysa nagtan malyun aya ka dhex hadlaysa lakin sidan ha iska dayso awladeda uma fiicne

  • @mohamoudali6830
    @mohamoudali6830 4 ปีที่แล้ว

    Lacag bay iska doonaysaa
    7 caruura ayay Europe lajoogtaa hadan sidii libiya Markey joogtay ayay doonaydaa in ay dawarsato

    • @mohamoudali6830
      @mohamoudali6830 4 ปีที่แล้ว

      Caruurta 2011 France ukeenay maxaa keenay lacagta language leeyahay hadii lagulahaa xitaa 9 sano tay caydh kuqaada naysaye Mackay isaga bixin wayday

    • @subancadey4734
      @subancadey4734 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamoudali6830 walaal iska daah Aallaah baa ogeh u jeedkeeda

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 4 ปีที่แล้ว

    Hadaanu Nunahay Dumarka Soomaaliyeed waanu Cabasho badanahay

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 4 ปีที่แล้ว

    Amaal amay khadrina ka dhex toosta tii horaynu ogayne alle hasahlo

  • @umufadumosahra1421
    @umufadumosahra1421 4 ปีที่แล้ว

    Waa been waa been fransiis deyn ma siiyo cid aan shaqaysan hhhhhhh

  • @wacanxmaxamedl7637
    @wacanxmaxamedl7637 4 ปีที่แล้ว

    Khadaray wll ilahay wll awaladada hakula koriyo qalbiga ilahay hakudhayo

  • @seibjilly7603
    @seibjilly7603 4 ปีที่แล้ว +1

    Amaal qabiil baa qaaday caayda isaaqeey diidasaa kkkkkkkk

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 4 ปีที่แล้ว +1

      Awal miyay adi qabiilkaaga cayday nacaybka haku fogan

    • @seibjilly7603
      @seibjilly7603 4 ปีที่แล้ว

      Abdullah Ahmad maya laakiin maxaay gabadha u amrasaa gabadhaan iyadaa qabiilka dhib ka tabanasa marja amal xaq umalaha inaay tiraahdo ha soo hadal qaadin iyo cafi ninkii nabar kaa ku dhuftay cafi maxaay u leedahay

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 4 ปีที่แล้ว +1

      @@seibjilly7603 wll cafisku waa wax ficn darajo ayay Ku Heli xaga Alle Bini,wadanka ha eegin inantan dhibka ay shegaty Alle mooye yaa kale ee wax Ka taraya way isqaawisay waxay rabtana way tidhi ehel iyo qaraabo iyo Somali ma cidbaa wax Ka tarty sow ma wacni in ay Alle dartii isaga sabirto kuma dacwayso ninkas dhibka ay Ka shegaty wll waligaa sabirka iyo dulqaadka ogow shaydanku wuxu jecelyhy inaynu hoogno Alle ha usahlo iyadana waayaha aduunka