GORAY PODCAST | NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 มิ.ย. 2024
  • GORAY PODCAST | AQOON IYO WAAYO-ARAGNIMO NOLOLEED
    Marti Galiye: Goray Daahir
    Marti ku ah: Prof. Mohamed Cumar Dalxa
    Producer: IBrahim CM
    Vid&Edit: IBrahim CM
    Production: @sultaanfilms
    Listen Goray Podcast
    Spotify open.spotify.com/show/2eY8w1M...
    Apple Podcast podcasts.apple.com/gb/podcast...
    GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno
    dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan
    aqoon iyo ogaalkoodana kobcin karaan.
    ...
    Follow SULTAN FILMS on
    @sultaanfilms
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    ...
    For bussiness inquieres
    Sultaanfilms@gmail.com
    ...
    The official TH-cam channel of Sultan Films
    Subscribe for the latest entertainment, music videos, and more.
    / sultaanfilms
    Home of Entertainment
    ©2024 SULTAN FILMS. All rights reserved.
    ...
    #SultanFIlms
    #goraypodcast
    Waqtiyeen
    0:00 Hordhac
    1:51 Nolosha Ardaynimo
    16:56 Wax ku barashadii Jaamcadda Umadda
    32:06 Dalka Markuu bururay, dareenkaagu siduu ahaay?
    46:22 Madaxwaynuhu inuu baxay sideed ku ogaateen?
    49:23 Markaad Sudan kasoo laabatay, maxaa kuu qorshaysnaa?
    57:22 Dalka inuu burburayo ma'idin muuqatay?
    1:07:45 Siyaasadda halkeed kasoo gashay?
    1:21:51 Cali Mahdi wuxuu yiri: Dalxa Wuu noo Dhaxeen karaa
    1:31:47 Muxuu ahaa Go'aankii kuugu adkaa ee aad qaadato

ความคิดเห็น • 102

  • @xadeedseexdeacademy7606
    @xadeedseexdeacademy7606 หลายเดือนก่อน +41

    Midka ka mid ah dadka aan ugu ixtiraamka badanahay soomaalida alle ha barakeeyo prof Dalxa

    • @Waankudaalnay
      @Waankudaalnay 26 วันที่ผ่านมา

      Magaca Allah Mabedelmo Waamaxay Alle (Alle Afkarmalka Macnaheedu Waa Dhamaan)

    • @xadeedseexdeacademy7606
      @xadeedseexdeacademy7606 26 วันที่ผ่านมา

      @@Waankudaalnayafafku wa isgooyaan wll ereyo isu eg oo kala macna ah iyo kuwa kala duwan oo isku macna ahba waa jiraan.
      Soomaalidu alle iyo ilaahba way adeegsadaan. Alle baana sii wayn oo lafdul jalaalaha buu ka yimi.
      Mahadsanid

    • @cabdiwaxidbeeldaaje
      @cabdiwaxidbeeldaaje 12 วันที่ผ่านมา

      lloydl

  • @degaahmed6848
    @degaahmed6848 27 วันที่ผ่านมา +12

    Prof Dalxa, Sharaf iyo Karaamo Korkaga Allaha yeelo. Nin Dalkisa iyo Dadkisa Somaliyed jecel inu sare uqaado. Prof Dalxa Suganti somali oo Qof ah weyaan. Allah yahfidkum. BarakAllah.

  • @khalidfaraz
    @khalidfaraz หลายเดือนก่อน +6

    The Best Podcast ❤❤❤ mahdzanidiin Team Goray podcast Iyo Prof Dalxa ❤

    • @PodcastGoray
      @PodcastGoray  27 วันที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid Walaal

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 29 วันที่ผ่านมา +5

    Mid ka mid ah dadyoowga ay tahay in la wareyto oo dhaxal nooga tagaan❤
    From hargeisa

  • @MohamedAbdi-lr2cn
    @MohamedAbdi-lr2cn 4 วันที่ผ่านมา +1

    Cajiib waxaa ah su'aal walba oo lawaydiiyo si mugleh oo waliba aad iyo aad uga muuqato kalsooni iyo aqoonta uu u leeyahay waxaa uu Ka hadlaayo ayuu uga jawabayaa msha Allah Alle habarakeeyo

  • @QOSLAAYE08
    @QOSLAAYE08 17 วันที่ผ่านมา +3

    hal mid ayaa kugulq talina boss madama aa tahay qof anga iga aqon badan wayo waa shaqadaada in video yada in part part kadhigto markaas ad buu xiiso uyelanaa aad baa umahadsan tahay

  • @cumarcabaaye856
    @cumarcabaaye856 23 วันที่ผ่านมา +2

    Maanta lee iigu horaysa magaciisa legend fanan miyuu ahaa ustaad kan

  • @sahankacaalamka2727
    @sahankacaalamka2727 10 วันที่ผ่านมา +1

    Waxa la cajabay qaabka quruxda badan ee wariyaha podcastiga u sameyay mida kale qaabku u dhageysanaayo prof wxn dhihi karaa waa xirfad u gaar ah jannelkaan

  • @user-yi3rr2yh4c
    @user-yi3rr2yh4c หลายเดือนก่อน +4

    Nice job walaal noo soo badi dad ka mida mudan ka soomaliyed oo ku dayasho mudan. ❤❤

    • @PodcastGoray
      @PodcastGoray  27 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid Walaal

  • @hassanatteyeh3784
    @hassanatteyeh3784 24 วันที่ผ่านมา +3

    Maasha Allah. Professor Dalxa waa wareysi taariikhi ah oo si fiican u iftiimiyey sida ay Soomaaliya aheyd iyo sidey isku badshay.
    Waryuhu wuu mahadsanyahay. Professor Dalxa fadlan taariikhda aad hayso qor, please. Waa dhaxal reeb. Ninka aad magaciisa ilowday ee ahaa ku xigeenka hayadii Dhismaha Xooga dalka Soomaaliyeed waa Colonel Cumar
    Abdilaahi (soorabiyaat).
    Very informative and historic interview. I have enjoyed it and reminded me of the good days of our beloved country..

    • @warsamehashiomar5744
      @warsamehashiomar5744 15 วันที่ผ่านมา

      You seem to have experience with those old and nostalgic days Gent..

  • @LARZONEXCHANGE
    @LARZONEXCHANGE หลายเดือนก่อน +2

    Prof mohamed Omar Dalxa qof magac io maamuus kuleh deegaanada Somalida wax qabadkiisanu aanan qarsameyn❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 29 วันที่ผ่านมา +6

    Masha Allah Mohamed omar dalxa waa qof qiima badan oo dadkiisa iyo dalkiisa jecel guuleyso adeer waxa tahay tusaale nool oo ku dayasho mudan ❤❤❤

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED 29 วันที่ผ่านมา +3

    Professor dalxa waa waayo arag , aqoon yahay , mutacallim, fanan siyaasi iyo nin xikmad badan oo qaali ah cimriga allha u barakeeyo

  • @user-vi7fr4cn1x
    @user-vi7fr4cn1x 24 วันที่ผ่านมา +2

    We love Pro Dalxa from Awdal

  • @gafdiid7895
    @gafdiid7895 24 วันที่ผ่านมา +1

    Prof. Mohamed omar dalxa .
    Waa shaqsi Aqoon Yahan Ah
    Intelligent intellectual extremely.

  • @maxamadxasangaashaan9724
    @maxamadxasangaashaan9724 29 วันที่ผ่านมา +2

    Profisor dalxa qof qiiimo nagu leh allow cimri dheer iyo cafimad siii

  • @sakariyeali3371
    @sakariyeali3371 27 วันที่ผ่านมา +2

    Waayo arag qiimo badan ugu fadhiye ummadda soomaaliyeed waxa ku rajaynayaa cafimaad wara
    Godomiye shariifna ummadda soomaaliyed godob wayn buu ka galey waa in max-kamad lagu so taaga ummada dibin daabyada u ku hayaay.

  • @MESUT188
    @MESUT188 29 วันที่ผ่านมา +1

    Mid ka mid ah dadka aqoonta iyo xushmada ilaahy ku manaystay macalin siyaasi sare proff dalxa cimri dheer iyo cibaado iyo caafimaad badsn

  • @sundussaid3650
    @sundussaid3650 10 วันที่ผ่านมา

    M.allh allah ha barakeeyo ustaad dalxa ,nin qiimo badan baad soo qabatay maanta ,waa kaga mahadcelinayaa markasta dadka haldoor saa noogu soo xushid .
    Markaa dhagaysto wax dawladii soomaaliya ku saabsan wllhi ilmaa igu soo istaagta alla dadkaas maxay nasiib badnaayeen 😢😢

  • @qodeymedia347
    @qodeymedia347 26 วันที่ผ่านมา

    ma ogtahay insanka waxaa kujiro kuwo aad haybadooda markaad aragto qalbiga kadaremeysid, runtii waa shaqsiga aan maantay dhihi karo heybadii oo nool waan jeclaan lahaa inaan Macalin kudhaho ood wax un iidhigto ustaad ❤❤

  • @Bakar_80
    @Bakar_80 หลายเดือนก่อน +1

    Wow prof dalaxa waa nin aa somalida uu dhan jacal ❤️❤️🖤🖤

  • @mohamedabdul7591
    @mohamedabdul7591 23 วันที่ผ่านมา

    Proff Mohamed Omar Dalxa,
    run ahaantii waxaan ka faa,iiday wax aanan halkan ku soo koobi karin.
    Mudane waxaad u qalanta inaad hagto umada Somaliyeed si aanu Aqoontaada iyo waayo aragnimadaada uga faa,iidaysano.
    Alla haku sharfo mudane Dalxa.
    Goray Podcast mahadsanid zhp.

  • @SidikAbdilahi
    @SidikAbdilahi 10 วันที่ผ่านมา

    Proff qiimo badan rabi cimrigiisa ha raajiyo

  • @yusufhersi1
    @yusufhersi1 29 วันที่ผ่านมา +2

    prof Dalxa mid kamida dadka loogu muxtarimsanyahay Soomalida Alla ha xifdiyo

  • @oamaer
    @oamaer 26 วันที่ผ่านมา

    wa nin culus Prof. Dalxa. Salaan Sare Prof from SSC, Somalia
    Come to SSC Habibi....

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 25 วันที่ผ่านมา +1

    Fanaan weyn buu ahaa

  • @YaxyeCadaani
    @YaxyeCadaani 27 วันที่ผ่านมา +1

    Saddexsaacadood oo anan marna kajeesan.Runtii waa xasuus iyo waaya aragnimo ku dhisan cilmi iyo aqoon.Waxa aan codsanaya buugaagta uu ustaadku qoray in dabadda looso saaro si ay akhristayaasha soomaalidu udhugtaan
    Aad baa an i salamay Dr.Iyo walaha inooso tabinayba.Farom: Hargaysa.❤

    • @PodcastGoray
      @PodcastGoray  25 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid Walaal.

  • @ahmedmohamudduale2797
    @ahmedmohamudduale2797 22 วันที่ผ่านมา

    Rntii pro dalxa
    Waa aqoon yahan somaliyeed cilmi faro bdn haayo rntii wxn ka codsn laheen in uu buugag nooqo rntii aad ayaa ku jclnahy Hadaa nahy dhalinyarad somaliyeed 🫶🏻❤️ cimri dheer iyo caafimd ayaa ku rajeenayna waad mhdsntihiin bahda goray

  • @khalidismail6616
    @khalidismail6616 27 วันที่ผ่านมา +1

    prof maxamed cumar dalxa waa aqoonyahan iyo waayo arag aaanan sheekoyinkisa iyo wax sheegiisa aanan ka daalin, allah ha barakeeyo pro dalxa. aad ayaa umahadsantihiin GORAY podacast waraysiga qiimaha leh ee aad ka qabateen PROF. Dalxa

    • @PodcastGoray
      @PodcastGoray  25 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid Walaal

  • @Abdikani-M_xaad1
    @Abdikani-M_xaad1 18 วันที่ผ่านมา

    Waraysigisa waan ka dhadhansanaya micnaha iyo dhadhanka macaanka dawladnimo ee anan anoo 28 Jir ah waligay arag qoxoonti ku ah dal shishiiyeh
    Alle dawladnimo macana waxbarasho free ah caafimad
    Maxay laandheranimo tarta qabyalad maxay goysa

  • @AsadAanoy-ij5vq
    @AsadAanoy-ij5vq 27 วันที่ผ่านมา +1

    xalqadaan dhamaanteeda waan dhameestey alxm
    prof.dalxa aad iyo aad buu ugu mahadsanyahay inuu nalawadaago waayo aragnimadiisa ,Groy podcat idinkana waad kumahadsantihiin muuqaalka quruxda badan aad noo soo bandhigteen waxaan kaloo rajeynaa inad marwalba noo casuumtaan aqoonyahan leh khibrad nololeed
    thank you aLL

    • @PodcastGoray
      @PodcastGoray  25 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid Walaal

  • @kingrushani3218
    @kingrushani3218 12 วันที่ผ่านมา

    Dadka masha. Allah ku hayaan. Ana waan muraal dilaacay xaalada maanta iyo meshay kasoo bilaabatay markuu ka sheekaynaayo prifessorka

  • @user-gm3bp7ef5y
    @user-gm3bp7ef5y 25 วันที่ผ่านมา

    Maashallah Allahaku xafido prfo dhalxa cimridheer iyo caafimaad

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 25 วันที่ผ่านมา

    Allaha barakeeyo profsessor dalxa waa aqoonyahan soomaliyeed❤

  • @Maax..1
    @Maax..1 หลายเดือนก่อน +2

    Nin Qiimo baddan ayaa maanta noo casumtay Gorayow ❤

    • @PodcastGoray
      @PodcastGoray  27 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid Walaal

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 24 วันที่ผ่านมา +1

    Nin wax bartay m.a

  • @muxsinsiciid0
    @muxsinsiciid0 20 วันที่ผ่านมา

    Ilahay ha barakeyo runti waa nin wangsan

  • @user-tr9vj9bk4p
    @user-tr9vj9bk4p 17 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ximadi o qof ah

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 หลายเดือนก่อน +2

    Wad mahadsan tahay wll. Allah ku sharfo nin culus baad soo qabatay thanks

    • @PodcastGoray
      @PodcastGoray  27 วันที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid Walaal

  • @abshirsheikahmed6485
    @abshirsheikahmed6485 หลายเดือนก่อน +3

    Warieesi tariikh baddan ku guudan tahay waaye iyo waaya nolaleed uu kaga hadlay prof ku. Waxaan idinla wadaagi lahaa aragtiyo muhiim ah oo dadka iyo dalka anfacaya, maadaan mashqul ahay oon waqti uheenin program kaas waase u muhiim dadka iyo dalka dhibanaha u ah colaada soo soyeeye iyo qavyaalada aan wali dawada loo hellin.

  • @mohamedmohamud1831
    @mohamedmohamud1831 11 วันที่ผ่านมา

    Goray procast. Waxaan Talo Kusiinaya Wareysiga Qoral Book Ineey Kadhigaan Oo Library Ladhigo Si Aan U gado Professor Aqoontiisa Tariikh Noqoto

  • @moa341
    @moa341 23 วันที่ผ่านมา

    Prof dalxa cimri dheer io caafimaad suuban kuu rajeynaa

  • @BiznezzPlus-uh3wh
    @BiznezzPlus-uh3wh 21 วันที่ผ่านมา

    Waa video aan si fiican loo duubin. maba shaqaynaayo!

  • @huudbinali4852
    @huudbinali4852 9 วันที่ผ่านมา

  • @drabdirahmansaladibrahim4602
    @drabdirahmansaladibrahim4602 หลายเดือนก่อน +1

    راجل محترم

  • @yuusufhassan1035
    @yuusufhassan1035 24 วันที่ผ่านมา

    Waaan idinkaga mahad celinaya inaad prof dalxa so cazuumteen waxan idinka rajeenaya inaad prof jawaari so cazuumtan

  • @user-ez6hs1vj1o
    @user-ez6hs1vj1o 28 วันที่ผ่านมา +3

    Walalkaga taladan iga qado vedio yada si ay xiiso u yeshan 40 daqiiqo ka dhig ama hal sac wareysi walba na 3 qeyb ka dhig markas dad badan kugu so xirmayan wareysiga kale xiiso badan loo qawa sas ku wad dad dhaxal gal dalxa camal na so qawo

    • @abdillahinuux7583
      @abdillahinuux7583 27 วันที่ผ่านมา

      Speedka 1.25x ka dhigo

    • @HOREUSOCO
      @HOREUSOCO 26 วันที่ผ่านมา

      Aad io aad

  • @FANO188
    @FANO188 23 วันที่ผ่านมา

    Muuqalka laba saac waa la kal jar jar oo maalin ba in ayaa la soo galiya 😮

  • @munaibarahim1977
    @munaibarahim1977 25 วันที่ผ่านมา

    Professor:dalxa waayo joog aqoon,fan,siyaasad intaba koobsaday

  • @sirdonmedia7093
    @sirdonmedia7093 13 วันที่ผ่านมา

    Podcastigan maxd iga qariseen

  • @rocky4066
    @rocky4066 25 วันที่ผ่านมา

    Hal Xabat ka dhacday mahadaay ayaa la is weeydiiey oo loo sheegay in xayyawaanka jeerta ah lagu riday heerka dowladnimadeena ay taagneeyd waagii barisamaadkii xukunkii kacaanka

  • @abdallaabdi25
    @abdallaabdi25 27 วันที่ผ่านมา

    Prof Dalxa, Sharaf iyo Karaamo

  • @huudbinali4852
    @huudbinali4852 9 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @HassanAbdullahi-vg2mf
    @HassanAbdullahi-vg2mf 26 วันที่ผ่านมา +1

    M.a

  • @HASANABDiBARiSE
    @HASANABDiBARiSE 28 วันที่ผ่านมา +1

    prof dalxa aqon yahay somaliyeed

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 26 วันที่ผ่านมา

    Prof waa Iga Qosliyay Maxaa yeelay Waxaan Ogaaday Somali in dhexdooda lguwaalanayo

  • @maxamedbaddalmuqadim9480
    @maxamedbaddalmuqadim9480 12 วันที่ผ่านมา

    Somalida wax badan oo dhaadheer majecla oo samirka ayaa ku yar.
    U soo gaagawiya oo qeeb qeeb ka dhiga.

  • @mawlamusse419
    @mawlamusse419 15 วันที่ผ่านมา

    Isku day wll,in aad qodobada script ku qorto,si qof walb qodobka cajabiya u aado,wana sidda saxan

  • @mfarah8787
    @mfarah8787 26 วันที่ผ่านมา

    Waxan dhamaystay anoo aan staajin marna. Allaha xifdiyo prof. Dalxa

    • @PodcastGoray
      @PodcastGoray  25 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid Walaal

  • @abdiqaadircumar853
    @abdiqaadircumar853 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka aan ubaahnahay waa dadka noocan ah aqoon yahan wax nagu biirinayay waad mahad santahy

    • @PodcastGoray
      @PodcastGoray  27 วันที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid Walaal

  • @cabdiqaniwardi5743
    @cabdiqaniwardi5743 29 วันที่ผ่านมา

    Podcast maxaa laga wadaa horta?

  • @mohamedhaji356
    @mohamedhaji356 28 วันที่ผ่านมา

    Xalaqo qiimo leh.

  • @Abdullahiprodcast
    @Abdullahiprodcast 23 วันที่ผ่านมา

    O hdda ninkan mxa laga faida mushrika ah e ilahey ka furtay wliba 20 sano kbdn shirki dhex fadhiyo

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 25 วันที่ผ่านมา +1

    Waa caajis ( means boring)

  • @cariifofficial4931
    @cariifofficial4931 หลายเดือนก่อน

    Goray podcast waxaad ku mahadsantihiin xulashada dadka wanaagsan, waxaan rajaynaa inaa sidaan ku sii wadaan.

    • @PodcastGoray
      @PodcastGoray  27 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid Walaal

  • @mustafedhaqane5875
    @mustafedhaqane5875 3 วันที่ผ่านมา

    SNM USC mexey utaagan yahiin erayadaan

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 หลายเดือนก่อน

    In aad kala goo goysaan baa fiicnayd 2 saac waa dheertay

    • @Asma11489
      @Asma11489 23 วันที่ผ่านมา

      Ana sidey igu socoto maba tabin ano rabo dhamaatay😂😂😂

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 27 วันที่ผ่านมา

    Mudane dalxa intaa aad aragtay 10 sano oo ka horaysay ciidanka somaliya dad somaliyeed ayey isugu darayeen dac dil iyo kufi balse waxba lagama qabankaraynin waayo macangeg ayaa dalka ka talinayey tolkiina intuu hubeeyey ayuu dadka ku fasahay dhaxalkiina waa taa manta midhaheediii la guranayo cuqubadu halkii lagu galay caw ku hurudaa caruurahay ka laysaa ninkii cano baas dhama

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 28 วันที่ผ่านมา +1

    Podcast reer tabareed🤣🤣🤣🤣🤣

  • @MohanMohamoud
    @MohanMohamoud 29 วันที่ผ่านมา

    Murugu kaxun majirto inad umadada malina cilmi ku habtid malina saysan udhiman ad cunto ku habtid prof dalxa illahy cimraga hawdheryo jilki kafaidaysanlahana halakulmiyo

  • @marshalparis
    @marshalparis 26 วันที่ผ่านมา

    sheeko bila micne ah walahi

    • @HOREUSOCO
      @HOREUSOCO 26 วันที่ผ่านมา +1

      Qofa wax so baran qiimaha u leyahay prof dalxa an ogen aya tahay hada qof aqoon leh tahay ama wax laso baray kuma cajisi lahed ustaadka xishoodka wa shey qali ah wlhi

    • @marshalparis
      @marshalparis 26 วันที่ผ่านมา

      @@HOREUSOCOin aad jaahil tahay waxan ku garanaya hada wuxu sheegay maxay faafido u tahay umada somaliyeed isheeg baal?waxba sow maha prof dalxa wa tuug wana beenaley sida president hassan sheikh

    • @HOREUSOCO
      @HOREUSOCO 26 วันที่ผ่านมา

      @@marshalparis allaha ku cafiyo wll waku duceena

  • @cabdiqaniwardi5743
    @cabdiqaniwardi5743 29 วันที่ผ่านมา

    Podcast maxaa laga wadaa ?

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 25 วันที่ผ่านมา

    Amanda badan iska daa Iaahey aya amaan leh

  • @adammohamede
    @adammohamede 25 วันที่ผ่านมา +1

    𝘼𝙡𝙡𝙖𝙝 𝙝𝙖𝙠𝙪 𝙨𝙝𝙖𝙧𝙛𝙤 𝙥𝙧𝙤❤️

    • @PodcastGoray
      @PodcastGoray  25 วันที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid Walaal

  • @manshaallhmohamed7881
    @manshaallhmohamed7881 28 วันที่ผ่านมา +2

    cimri dheer iyo cibaado suuban adeer dalxa

  • @mohamudali6972
    @mohamudali6972 27 วันที่ผ่านมา

    ط

  • @BbNn-fs6fm
    @BbNn-fs6fm 24 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkk

  • @fuad5428
    @fuad5428 28 วันที่ผ่านมา +1

    Every 10 minutes xayaysiin ayaa saaran. 👎👎

  • @mmh8047
    @mmh8047 28 วันที่ผ่านมา