ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

DOORKA HAWEENKA Depression Part 2 ♥️ 27/05/24 call us LIVE on WhatsApp: 07939404723 or 07538624130

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 65

  • @UmuHamza-12
    @UmuHamza-12 2 หลายเดือนก่อน +8

    Ma sha Allah great topic,I would like to let you know that Autism Spectrum Disorder is not mental illness, Allah created Autistic people brain 🧠 differently but not less, Somali people misunderstood Autism as illness. They are healthy people just like everyone else, but they see the world differently. We can learn so much about them.

    • @fadumaabdirisak3480
      @fadumaabdirisak3480 2 หลายเดือนก่อน +1

      I need u wall

    • @amalkayse445
      @amalkayse445  2 หลายเดือนก่อน

      @@fadumaabdirisak3480 okay sweetheart call me this number (07985) 589111

  • @sunari8818
    @sunari8818 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah gabadha la wareysanayo waa qof aad wax u baratay waliba xaga diinta si fiican u fahantay, misaan leh aan ka faideysano waxii ay soo martay, weyna ku mahad santahay sida ay noogu macneysay cudurgaas

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha alhaa qurx leey amaleey qiimo badan amaleey qaaliyeey amaleey qalbigaa kujeceloo qulubtaa ku racdoo kaa quusan mayee qaali waan kujecelahay inaan adi kudaawado kama dawlo adigana kolba inan kudawado guul iyo goba nimo

  • @user-tr7pk5qe3r
    @user-tr7pk5qe3r 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu Agbar Wallhi. Sulekha Mashallah weyaaan ilahayy. Ha usiyadiyo Cafimadka🥰Anaga Cafimadka ha nosiyaadiyo Awlaaadana No Xifdi oo Diiinta Islaaamkana no Fahansaniiii❤ya Rabi

    • @anisamohamed-2764
      @anisamohamed-2764 2 หลายเดือนก่อน +1

      Maashaa Allah Allaahuma Aameen jizaaka Allah Qayr ❤

  • @Maryam-er8rh
    @Maryam-er8rh 2 หลายเดือนก่อน +4

    Amaalay walaal mcn Autismku haka nabad galo,
    Waxaad ka hadlaysay xaquuqda bani aadmka iska illaali gaf intaa leegna waad samaynaysa, Anigu Ilmo Autism ayaan haystaa Alxmdulillaah wa Nimco Allah isiiyay waana ugumahad naqaya, Se maan jeclaanin saas Autism ugu hal qabsanysid si inay xanuunka iyagu isu keenen.
    Autism Illaah baa keenay ee ka xishood dadka qaba ama haysta ilmo Autisim.
    Wa Shukran.

    • @cigaalyare8114
      @cigaalyare8114 2 หลายเดือนก่อน

      Goormey dad autism ah wax ka sheegtay malaha adiga hadalku laba shub kugu dhacay yaahu

  • @sadiyomohamed303
    @sadiyomohamed303 หลายเดือนก่อน

    Wll barnamijka wuu idhiri geliyay waxan haysata depression and anxiety iso duceya insh Allah

  • @ashwaaqhasan7233
    @ashwaaqhasan7233 2 หลายเดือนก่อน +2

    MashaaAllah MashaaAllah soobadiya

  • @GaraadCabdale
    @GaraadCabdale 2 หลายเดือนก่อน +2

    Salaam Ayeeyoonkeen lama furin Hooyooyinkeena lama furin Qoyskeenu wuu dhisnaa, imika masiibo Qoys burbur ayaa inagu dhacay. Fadlan joojiya furiinka

  • @anisamohamed-2764
    @anisamohamed-2764 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wllo Maashaa Allah ❤Amal keyse wllo inanta hadalka u daa silooga faaiidaysto 🙏thanku ❤

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha'allah allaha idin xafido baraarujinka sii wada waa muhiim masha'allah ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @leylawarsame8376
    @leylawarsame8376 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah waa mowduuc aad muhiim u ah mahadsanid Amal Kayse

  • @rahmadarman6929
    @rahmadarman6929 2 หลายเดือนก่อน

    Asc sulekha waxaad tahay samidey pls keep going take care yourself inshalah you Will be fine

  • @Yusuf_Hunter2020
    @Yusuf_Hunter2020 2 หลายเดือนก่อน

    Habo Suleekha waan ku salamey Masha Allah qof xigmad badan ka buuxdo baad tahay.❤️❤️❤️

  • @AsliAbdullahi-ov6cq
    @AsliAbdullahi-ov6cq 2 หลายเดือนก่อน

    Wax badan aan sugaayay please noo soo badiya thank u amal kayse io gabadhabo Maashllh hore usocda ❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤

  • @sagalahmed7222
    @sagalahmed7222 2 หลายเดือนก่อน +7

    Naa gabadha martida ah hadalka u daa miyaanad waligaa qof waraysan

    • @cigaalyare8114
      @cigaalyare8114 2 หลายเดือนก่อน

      Amaal wa weriye xeerka saxafaduna wa in weriyuhu su'aalo weydiiye ila wuxu sheeko iyo quraan la duruuricanayo maahe....orod xeerka saxafada soobaro

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah baarakallah walaashay Suleeqa Allah haku xifdiyo aamiin

  • @AminaOmar-wn1by
    @AminaOmar-wn1by 2 หลายเดือนก่อน

    Asc allahhakuhafido siwad barnamishka

  • @sunari8818
    @sunari8818 2 หลายเดือนก่อน

    Adigo raali ah qofka aad wareysaneysid ka sug hadalka inta u dhameysanayo Amal keysoy

  • @aminaabukar2638
    @aminaabukar2638 2 หลายเดือนก่อน +3

    Asc walaashey amaley aan sifican u dhageysaneynee amaley hadalka haka dhexgalin ee adna nala dhageyso peles

    • @bahilabarre4201
      @bahilabarre4201 2 หลายเดือนก่อน +1

      You’re right Amal let her talk. Please you

    • @hawakarshe7904
      @hawakarshe7904 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 หลายเดือนก่อน

    Anigaa Lacagtii Igagadhamatay Shiikhow . Marka qofkaxuunsanayo Natfa meelwalba Kuu eryaysa

  • @FaysaAbdi-jt3vj
    @FaysaAbdi-jt3vj 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah amal inoo soo celceli suleesha dhamaantin wanisalmay asc ❤❤❤❤

  • @Aisha-fv1qj
    @Aisha-fv1qj 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allah diin iyo maadi ayuu alle isugu daray

  • @deeqsanqaali1884
    @deeqsanqaali1884 2 หลายเดือนก่อน

    Adoo mahadsan amal aamus iyada warka u daa marwalba waad ka dhex galysaaye

  • @xaawoyacquub8860
    @xaawoyacquub8860 2 หลายเดือนก่อน

    Amiin amiin🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @Dhaymancan
    @Dhaymancan 2 หลายเดือนก่อน

    Amaley quruxey nosobadi waresiga suleqa qurux xanunkaas somaliyoodhanbaa qabta

  • @inahaibeh
    @inahaibeh 2 หลายเดือนก่อน

    When I coming??? Or when I came, please Afkaga hooyo isgag hadal

  • @Shadeahamod
    @Shadeahamod 2 หลายเดือนก่อน

    Amal walal isdaji bal Sudaysi yarewalal

  • @nadiaali6462
    @nadiaali6462 2 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله

  • @sulakahussein7962
    @sulakahussein7962 2 หลายเดือนก่อน

    MashalAllah

  • @KhadraAli-sr1rx
    @KhadraAli-sr1rx 2 หลายเดือนก่อน

    Amalay xabibti dhawr mowducbad isku dul furtaye waxad ka hadlaysen dadka xanuunsanay marka haka bixin mawduca ay Sulekha dadka uga faidaynayso mawducayada kalena marar kale ka dhigo please haysku dhex furin kolba way kuso noqonaysa Sulekha lakin Amalay wad kasaraysaye sug huuno hadhamayse kadib sualaha waydi markay dhamayso

  • @user-rh5qk6lr1k
    @user-rh5qk6lr1k 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliyey maa umaleysan iney amal kheyse inay depression qabto??? Haa is badho please

  • @user-rh5qk6lr1k
    @user-rh5qk6lr1k 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliyey maa umaleysan iney amal kheyse inay depression qabto???

  • @Dhaymancan
    @Dhaymancan 2 หลายเดือนก่อน

    Manshaa allah

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 หลายเดือนก่อน

    Waa Inaad naftaada jeclaataa u roonaataa waa run, caafimaadkaagaa ka kow ah excercise baa ka kow ah obesity ood la dagaalantaan oo baruurta iska ridaan. Midda kale gabadhan englishka budka la dhacaysa afsoomaaligeeda maxaa u diiday? If you don’t speak proper English don’t unless it’s a must or very necessary somali bay la hadlayaane maxaa wareeriyay

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah ❤

  • @asmaaj7218
    @asmaaj7218 2 หลายเดือนก่อน

    Yaan dhagaysana😳

  • @NuuraKhadar-hl9bc
    @NuuraKhadar-hl9bc 2 หลายเดือนก่อน

    Habo noo soo celi suleekha

  • @HodaMohamed-mc3cp
    @HodaMohamed-mc3cp 2 หลายเดือนก่อน

    Amaley ma dadanaad shaadh xirataa

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 2 หลายเดือนก่อน

      Diintee shaadh xaaraantinimaysay
      Badawnimada kala tag meesha

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k 2 หลายเดือนก่อน

    Amal, hadalka u daa Gabadha, please,

    • @amalkayse445
      @amalkayse445  2 หลายเดือนก่อน

      I’m the one I’m doing the program, not you so you don’t tell me what I’m doing right be careful, please

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia is better cuz she can got Quran kariim

  • @maimunhassan4640
    @maimunhassan4640 2 หลายเดือนก่อน

    Wandageey san lahayn kaamui

  • @ifrahkidhish2486
    @ifrahkidhish2486 2 หลายเดือนก่อน +1

    Välkommen Suleelha

  • @maimunhassan4640
    @maimunhassan4640 2 หลายเดือนก่อน

    Kaa muis hangover sheekey see

  • @ismalura7314
    @ismalura7314 2 หลายเดือนก่อน

    Amalashaba xanuunsanaysa mar intay hadal isku walaaqayso eeg

  • @asmadiriye1926
    @asmadiriye1926 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @asmadiriye1926
    @asmadiriye1926 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-rh5qk6lr1k
    @user-rh5qk6lr1k 2 หลายเดือนก่อน

    Xanunkad qabto baad amaley dadka ku nabaysa

  • @jamiaca7341
    @jamiaca7341 2 หลายเดือนก่อน +1

    This woman is really depressed

  • @Fotballmo
    @Fotballmo 2 หลายเดือนก่อน

    Amal hadalka wey bobaysa iyadaba kkk

    • @amalkayse445
      @amalkayse445  2 หลายเดือนก่อน

      Tell yourself sick🤣

    • @amalkayse445
      @amalkayse445  2 หลายเดือนก่อน

      If you’re sick, welcome, we can help you if you need help

  • @user-tr7pk5qe3r
    @user-tr7pk5qe3r 2 หลายเดือนก่อน

    Allahu Agbar Wallhi. Sulekha Mashallah weyaaan ilahayy. Ha usiyadiyo Cafimadka🥰Anaga Cafimadka ha nosiyaadiyo Awlaaadana No Xifdi oo Diiinta Islaaamkana no Fahansaniiii❤ya Rabi

  • @NuuraKhadar-hl9bc
    @NuuraKhadar-hl9bc 2 หลายเดือนก่อน

    Habo noo soo celi suleekha

  • @farhiyodiriye3315
    @farhiyodiriye3315 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

    • @FoziaDahir
      @FoziaDahir 2 หลายเดือนก่อน

      Mansha allah tabaraka allah
      Ilahay aqliga haku dayow
      Waku hambalyey Walashay
      ❤❤❤❤❤❤❤❤