ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Doorka haweenka iyo gabadha hooyadeed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 มิ.ย. 2020

ความคิดเห็น • 424

  • @suhadadan4491
    @suhadadan4491 4 ปีที่แล้ว +21

    Amaal plz gabadha iyo hooyaded macaan hala heshisiyo ilahay khayr hakusiyee plz

  • @NajmaH586
    @NajmaH586 4 ปีที่แล้ว +4

    Hooyadaan qalbi iga xanuunjisay Allah ha usoo hanuuniyo gabadheeda qalbiga ha u qaboojiyo aamin yaa rabbi😔

  • @dheemanlulahajji9072
    @dheemanlulahajji9072 4 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Hooyo macaan ha ooyin waa kuusoo noqonaysaa Gabadhaada xaqa ayaa kuu soo celinayo u ducay in alle SWT caafiyo kuwa aad sheegayso oo kuqaraabanaya Xaqa allaha tuso haddi aysan dar alle ugu naxariisaneen oo ay idin kale Fogaynayaan ayaga ayaa kashalayn doona Amal Keyse Walaal adigana kudadaal in aad Gabadha iyo Hooyadeed heshiisiiso oo aad isu keento Gabar Hooyaddeed wax uga fiican majirto Hooyana lagama waynaado waxaan illaahay kabaryayaa inta nabad Waarto gabadha iyo waalidkeed dhex dhigo inshaa allaah arintan waa xaalad murugo badan dad iska xanuunsan dhan kasta oo laga faaiidaysto waa la arkay waana badan yihiin allaha tahlo amuurta ayaa rabi Hooyadaan Gabadheeda usoo celi oo qalbigeeda u soo jeedi adiga ayaa awood lehe

  • @sahrofarax1932
    @sahrofarax1932 4 ปีที่แล้ว

    Gaasiri Waa hooyo wanaagsan kowsar Waa gabdha xanuunsaneyso Waan naqaan Aniga ayadood Yare ayaan garanaa Ee Waa maskiin Ee gabdha aan aqoonin qofka qayaanayo Ee qafka kale

  • @hamdiummahamza7279
    @hamdiummahamza7279 4 ปีที่แล้ว +6

    May Allah reward this Mumma jannah for all the hardships of raising her children. This Muna lady is in a position of trust and she breaking the law. The authorities has to be involved because she is abusing venerable person.😭😭

  • @shamisshiino7124
    @shamisshiino7124 4 ปีที่แล้ว +8

    Asc amal kayse waxaa ku sheeha walashey hadii aadan dambi isku ogeen intaan ma dawa socoteen hadii aadan lacag u heen waxaa wanagsan in aad ka leexato

  • @zamasu1056
    @zamasu1056 4 ปีที่แล้ว +4

    Walaal waxaan kaacodssnayaa gabadha iyo hooyadeed inaad heshiisiisid please ,si ey meesha oga dhex baxaan naagahan kudaneesanaya .

  • @sagalmohamed2036
    @sagalmohamed2036 4 ปีที่แล้ว +10

    Sheeka qasan weeye sadexda qofba waan dhegeysty mid run sheegaya garan meyno allow sahal Amuuraha

    • @FarhiaMali
      @FarhiaMali 4 ปีที่แล้ว +4

      Hooyo xuni ma jirto iyada run sheegaysaa alle ubadkeeda ha uso hadeeyo insh allah

    • @adarabdi2371
      @adarabdi2371 4 ปีที่แล้ว

      TH-cam mamma soomaali gal waad arki waxa jira oo sax

  • @lulmohamed799
    @lulmohamed799 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Jazakallah kheyr to the Mum for everything I know you remember the hardship you went through. Always remember the best times. Forgive your daughter it's just stress and problems of this world that she is passing thr.
    ALLAH PROTECT US

  • @filsanilmi5454
    @filsanilmi5454 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allha hoyo macan ilhay qalbiga haku qabojiyo gabadha ilhay xaqa hatuso ninow wa cadow ki kula dhashay iyo kikale

  • @ayanfarah1554
    @ayanfarah1554 4 ปีที่แล้ว +3

    Doorkii haweenka ma jilib buu isku badaley ilaahey gabadha iyo hooyadeed maslaxad qeyr qabto ha dhex dhigo

  • @khairaaliammaan2130
    @khairaaliammaan2130 4 ปีที่แล้ว +19

    Hooyada oo kaliya ayaa run sheegeysa Miskiina
    Ilaahay ha u gargaaro

  • @bintucali7288
    @bintucali7288 4 ปีที่แล้ว +1

    Amaley habo mcn hooyadeed lacagta haloogu hagaajiyo ee adna ugu dhiib. Hooyada dhibana ilaahay qalbiga ha u qaboojiyo

  • @MohammedAli-yw3hd
    @MohammedAli-yw3hd 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc walalo anigaa markhaati u ah gaasira waa gob gob dhasheye 18 sano ayaan wadanoolayne ilaa casab iyo musawc baan aqsanay ilaa1997 iyo 2007 waa gob gob dhashay walalo lambarkreda soodhig walalo Smaaley walalo

  • @Mumtazqurux102
    @Mumtazqurux102 4 ปีที่แล้ว +8

    dhoohaney ninka aa laheed waa dhibane asagoo afartan jir ah oo afar iyo toban jir kufsaday gabadha waa dhibane si kastaba

    • @u.j7332
      @u.j7332 4 ปีที่แล้ว +2

      Xaqiiq waa runta
      Gabadha waa dhibane 100%

    • @jamacabdi6630
      @jamacabdi6630 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh.usheeg indr intaasoo qudha ayaa dembi weyn ah

    • @shaxshaxali4082
      @shaxshaxali4082 4 ปีที่แล้ว

      Haa sax warku wacad yahy

  • @kikitvkikitv984
    @kikitvkikitv984 4 ปีที่แล้ว +10

    Amaal somali dhan ba ku daawato jooji qabiilka somali ka sooca

  • @abdimoe1049
    @abdimoe1049 4 ปีที่แล้ว +9

    Ilahay swt walaalashen nuurka indhaheeda hawso ceeliyo wixi dhiibayana rabi ha ka Qabto hadi xanuun hayana waynu u ducaaynayna lakiin idin ku karonaada inanta sadaaqada biixiisaay inay u daysay ahayd anyway aynu u ducayno

    • @zamzammaxamud4418
      @zamzammaxamud4418 4 ปีที่แล้ว +1

      wll waa sax in laga roonado oo la siiyo lkn hadii aan la gaadhsiineyn oo dad kale qaadanayaan in loo diro maaha.

  • @khadrahaibe881
    @khadrahaibe881 4 ปีที่แล้ว +1

    Wallahi waan ooyay illaahow maamada samirkeeda inanta xanuun sanaysa ugu so celi cadawga ku shaqaystayna ka qabo amiin yarabi

  • @runtaiyowixiisocda245
    @runtaiyowixiisocda245 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay kabaqa dumarka gabdhaas haya iyo ninka ilmaheeda ka jaraya wll cafimaadku yuu din dhibin ilaahay kabaqa. Amal wll iska caawi hooyadeed lacagta udir iyadu haka bixiso lacagta una duceeya xitaa hooyada dhibata haysata werwer wll please ilaahay ka cabsada naxariistii xagey idinka qabatey.

  • @runtaiyowixiisocda245
    @runtaiyowixiisocda245 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxannallah gabdhaas dumarka waalaya ee hooyadeed dhibka ka dhex aburaya ee ku dawarsanaya ee aan u naxarisaneyn wll ilaahay ka baqa nabsiga iska daaya dulmiga aduunka waa laba beri

  • @araagsanahmed4037
    @araagsanahmed4037 4 ปีที่แล้ว +9

    Subxana Allah, Subxana Allah

    • @jaysonmiguel2078
      @jaysonmiguel2078 3 ปีที่แล้ว

      You all probably dont care at all but does someone know a tool to log back into an instagram account..?
      I stupidly lost the account password. I would appreciate any tricks you can offer me!

  • @aminabashir5843
    @aminabashir5843 4 ปีที่แล้ว +6

    Amaley quruxey abayo macan raali noqo oo gabada madaam ey indoole eytahay pls iskacawi pls lacagta iskasii madaxa nosarantahay ee hakudayanin lagayaba iney maskax ahan ey ujirantahay ee iskasiya pls

    • @barnimooyan5182
      @barnimooyan5182 4 ปีที่แล้ว

      Amina Bashir sow Muna maa tihid nagta lacagteeda cuunta miskiinta indho laaha 🤮🤮

  • @munalizashow5969
    @munalizashow5969 4 ปีที่แล้ว +3

    MashAllah

  • @samirosomaliallawqalbigood4578
    @samirosomaliallawqalbigood4578 4 ปีที่แล้ว +2

    Horta hooyadan allah usoo celiyo gabadheeda dadkan iimaanka allh ka qaadadayna allah ka qabo

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 4 ปีที่แล้ว +5

    Amal kayse lacagta sadaqada ah iskasi please walalo macan thank you very much

    • @rahmaadan5053
      @rahmaadan5053 4 ปีที่แล้ว +1

      Bal may katirahdoo adan lacagta kugu soo diri ee kabixi daynta maxaa loogubi lacagta ninkay amintay khaayinkaa

  • @Ardo270
    @Ardo270 4 ปีที่แล้ว +3

    Anuu markan sheekadan aan dhagaysay sadex qofba waxaa tuuuun sheegaya waaa hooyaden mcn subhnallah amal please edo inantan iyo hooyadeed ha la heshii siii yo

  • @TOMMAS.S
    @TOMMAS.S 4 ปีที่แล้ว +4

    Ilahy cafimaad haa siyo amin

  • @saidmohamud1336
    @saidmohamud1336 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc mumadu waa dadkii hore .ilaahey eedo hakuufududeeyo. Gabadhana caafimaad hasiiyo in dhahana ilaahey ha ufuro.aamiin ✌🤲🤲🤲 hooyada halooduceyo .🥛🥛

  • @zahramohamed3247
    @zahramohamed3247 4 ปีที่แล้ว +2

    Amal walaalo hadii hooyadii cadeeysay in lacag lagu leeyahay sii inanta lacagta oo hooyadeed ugu dhiib, wax hadii LA sadaqeeyso lama ceshado

  • @runtaiyowixiisocda245
    @runtaiyowixiisocda245 4 ปีที่แล้ว +6

    Hooyo ilaahay inantada hakuu soo hadeeyo. Hooyo uducee inantada. Salaatul layl usoo kac ducada badi hooyo

  • @abdirisakmuhani5341
    @abdirisakmuhani5341 4 ปีที่แล้ว +5

    asc walal ninku hadu yidhi ilmaha ma dhalin muxu uu haysta se walal ilmaha yar maxy media ugu marinyan wilka yar subxanlah

  • @nuuro8336
    @nuuro8336 4 ปีที่แล้ว +5

    Gabadha maskaxdaa wax kasi yihiin waayo familkeedaa jooga markasay naago la noshahay oo use gareenayo qof fiyoow maahan qofta hala caawiyo amal kese ayadana waa qabyalidiiste dadka isku qabiilka yihiin uun bay cawisaa w WAXAAN KA ARKAY HADALADEEDA

  • @Zlacehi
    @Zlacehi 4 ปีที่แล้ว

    Asc. wllyaal Illaah ayaa og xaqiiqda. Wllyaal Hooyadeed maxey ugu cararee hadey hooyo fiican tahay?gabadha indha la hooyo u roon hadey heysato wey ag joogi laheyd caruurteedana waa laheyn laheyd. Illaah ka cabso oo labada dhinac wareyso oo barnaanij aad lacag ku raadiso ha ka dhigin. Illaah danbigeena iyo kan waalidkeen Allaha dhaafo.

  • @saidasultan6826
    @saidasultan6826 4 ปีที่แล้ว

    Kuwa So Fadhistay Midhiyaha Waa kuwii Xanuunsanyey Waxay Kaqadayan Majirto Amaal Hore Usoco My Beautiful Sister and 👏👏👏👏👏❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣

  • @janomali6661
    @janomali6661 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla hooyoy 😭😭😭 side hooyada u,oydaa manta subxanallah war Alle halaga baqo gabadhaas halo aqli,celiyo hooyaded ha utagto dhibtuba hooyaded bay uga timid Subxanallah Allow hooyaday maanta aysan ooyin ano nool

  • @khadramusse3725
    @khadramusse3725 4 ปีที่แล้ว +5

    Amal Kayse ind , hoyadi inaanta dhashay wey cadaysay in gabadheda ninka xuumeyey
    Lacaagta hoyadeed ugu dhib
    Si ay deenta uga bixiso

  • @maxamuudlabo743
    @maxamuudlabo743 4 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah inantani wasaxibu aqli

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 4 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin ya raaaabi allaaah ha u hanuuniyo culeska allaaah u fuudeyo insha allaaaah aamiin mamadan samirka si wada sis

  • @samiyamohamed2523
    @samiyamohamed2523 4 ปีที่แล้ว +7

    Amaley gabdha iney saxantahy oo ninkas xumeyay wey cadahay adna wad xumeysay iyadana xaq ulaheeed lacgtas

  • @luulwarsame2969
    @luulwarsame2969 4 ปีที่แล้ว +6

    Ninkii denbigiisa waa in lagu qaadaaa

  • @abdullahihussein1011
    @abdullahihussein1011 4 ปีที่แล้ว +3

    Amaaley Sheekadan Waa Iska Caddahaye Lacagta Sii Gabadha Walaal Hadalkaba halkaa kusoo koob

  • @hanihibaaq4169
    @hanihibaaq4169 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalaah qof hooyodeen waxaa ka sheegayso waa wax lag naxo ilaahay ha so hadeeyo
    Hooyodu waa qof aan qofna lagu doorsan karin

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 4 ปีที่แล้ว +25

    Lacagta hooyadu haday daynta cadaysay farduusna ay bixisayba
    In daynta laga bixiyo ayey ahayd waayo inantu been may sheegin
    Maamada aya cadaysay

  • @qumanabdullah6746
    @qumanabdullah6746 4 ปีที่แล้ว +5

    Illahow hooyo u naxariiso 😭😭😭

  • @hodanciise7146
    @hodanciise7146 4 ปีที่แล้ว +5

    Ala Hooyo wanagsanaa ilahow Hooyo Ha Cadabin😭😭😭😭

  • @sabahalfaili4549
    @sabahalfaili4549 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc wr wb amalkesey Waku Tagera lkin anaga dhan dagaal kuso korney dad xuna ma nihin Mel kastaba dad xun iyo dad wanagsan we leyihin umina Mel walbo wu ku jira dad xun dhiigyacab ah we Jogan meel walbo lkin hadalka iska Kontroll intadan dhihin wad mahadsan tahy ninka gabadha Ina aderked ah ilamo u dhashay ayado xanunsan ayu ka tegey OO dhibateyey gabadhan madaxey ka xanunsan tahy wexe u baahan tahy sabar naxriis garabkoo loo raariciyo agrisif Uma baahna somali WA TASA NINKIYO NIN XUN NOQDEY DUMARKA LA JOGAN OO DAD XUN NOQDEN IDINKA LAFTIGINA FIRDUS IYO AMAAL KESE GABADHAS XANUN AYA HAYA MASKAXDEDA CAADI MAHN CAAWIYA DAD HADALKISA ISKA DHAAF INSHA ALLAH WE HAGAAGE ILAHEY UMADA HAKA QABTO INTA UMA DHIBEYSO

  • @fatimahassan4572
    @fatimahassan4572 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc wall inanta hadii ay xanuunsanayso oo lacag loo ururiyey inallaha yar siq mayashaa be qayri xisaab inanta ha lacaawiyo illahay kabaqa marna cay marna caawimaad taasi xaqmaaha

  • @foosiyaabdidaahirabdi5116
    @foosiyaabdidaahirabdi5116 4 ปีที่แล้ว +7

    Amal kayse waxaa ku hadlaysid wax fiican maha meel dhulka somaliyeed meel aan dagaal ka dhicin maleh maxaa somalida konfurta ka timid ka rabta

    • @haweyaisse6988
      @haweyaisse6988 4 ปีที่แล้ว

      I wish in aan London joogi lahaa amaal keyse waxay u BAA hantahay in runta loo sheego oo aan la fiirsan uytub maanta oo dhan waa na dhaan jeyneysay laakiin qof walba oo somali ah lahjad ayuu leeyahay waana ceeb in amaal keyse ay mar walba koonfur dhahdo laakiin ilaahay ayaa xisabaya koonfur iyo galbeed dad xun iyo dad san waa leeyihiin

  • @salmatiirshe64
    @salmatiirshe64 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha.allaah illaahay.ha ku.xafiido Amaal keese.guulayso.

  • @zamzammaxamud4418
    @zamzammaxamud4418 4 ปีที่แล้ว +9

    Alla maamadu maxay u fashilinaysa gabadheeda ninkii baa ba asturaye ilmaha bilaa meherka uu kaga dhalay inay sheegto may ahayn ilaahow ceeb astur hadaad maqasho ceeb ma asturna🤔

    • @kawsarabdiqanicawil2722
      @kawsarabdiqanicawil2722 4 ปีที่แล้ว

      Muu asturin waxaaa dhahay anigaa qabaa ka imii nin kale ilmo kadhalay

    • @june6206
      @june6206 4 ปีที่แล้ว

      @@kawsarabdiqanicawil2722 isagu mu dhalin sheekadani qalad bey TH-cam u so gashey in sigara lo xalilo bay hayd lakiin qofna uma tudhin gabadha indhaha la. Tanina iyadunba view ku radineysa uf ceebta inanta iney asturan bay hayd

  • @araagsanahmed4037
    @araagsanahmed4037 4 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay haka qabto Amal

  • @hooyadedueeg3723
    @hooyadedueeg3723 4 ปีที่แล้ว +8

    Amal habo waxad thy gabadh waalid jecel sidaydo kale adna sida si lamida ku jeclahy duco ayaa gondaha kugu xidhano hoogi maysid mamo love u from hargeisa❤️❤️

  • @ruunsalat8025
    @ruunsalat8025 4 ปีที่แล้ว

    Asc dhamaan umada somalia oo comment ku jiira waxan iidiin sheega mama gaarira waxan la aaha darees waxan iidin sheega iinay asaad qeerked ka sareeysay walhi iyo biilahi hooya somalia oo iilmheeda aaba laan korsatay oon nolol fiican ku so koriiya waaya wlhi oohnteeda waa ka jirdhocday allow u so hanuuni gabdheeda mama gaasira iintan aaqanay waxay aaheed Hooya sharaf badan ubdkeeda sii fiican ku koriisay

  • @roodaa1072
    @roodaa1072 4 ปีที่แล้ว +2

    Anaal dambiga aad ka gashay miskiintaa bugta ee ninkii qabay ee bahdilayay maad ka fiirsatid hooyadan ninka inanteeda bahdilay waadka guraysee maxaad imika hooyadan inanteeda bugta difaacaysa aad afka u qabanaysa amaal inanta hooyadeed way kuu sheegtay in lagu leeyay lacagtee hooyada ku hagaajiya lacagta ha laga bixiyee ilaaho caawi gabadhaa cawrada ah

  • @farhiyahm6286
    @farhiyahm6286 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah amal keyse walasheey qaali ah waan ku jeclahy Alle haku sharfo cadowga ha jawo💕💐

  • @mohamedleila4675
    @mohamedleila4675 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaal Amaal, adiga wanaaga ayaad waligaa samaysaa cidina wax kama qaadayso.hor usoco Amaal.

  • @user-ir3qy3jx2m
    @user-ir3qy3jx2m 4 ปีที่แล้ว +4

    السلام عليكم حسبي الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم الوكيل يا ربي يهديه الابنيه ويصلح لها ويعطيها صحه يا رب ويفتح عيون ان شاء الله يا رب حسبي الله ونعم الوكيل

  • @faizaahersi7703
    @faizaahersi7703 4 ปีที่แล้ว +12

    Lakine Amaley wax hubso intadan dadka aflagaden! Gabadha miskinta wa cayayssay intadan hoyeded ismaqal. Joji dagdaga badan habaryar!

    • @abdifataahmoha1360
      @abdifataahmoha1360 4 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad maaha dagdag waa naceeb kujira

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo 4 ปีที่แล้ว

      @@abdifataahmoha1360 walaal video waa keep waa munaafaqad qofkani

    • @zamzamali9483
      @zamzamali9483 4 ปีที่แล้ว +3

      Amal kayse wey been badantahay bipolar bey ledahay, People don’t know. She lies every day, she is fake, her kids hate her, she is care Assitant for old people like every woman in London but she acts like a doctor. Subhanalah ya raab, this is mental issues walahi

    • @u.j7332
      @u.j7332 4 ปีที่แล้ว

      Zamzam Ali
      Waxaa aad ka sheegtay oo dhan waa run. Waxa u sii dheer xaasidnimo iyo cunsurinimo

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Amal Kayse walaal, Allah haku siyadiyo sharafta iyo haybada uu ku siyeey huno macaan.

  • @abdulkadirbashir5988
    @abdulkadirbashir5988 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah ahayow ubadkaad igu imtixami lehed ha isiin yaarabi ilmo i imtixamo ayaa ka magan galay

  • @ladanhussein1834
    @ladanhussein1834 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah hayay ilahay lacagti aan bixinay sadaqad nooga dhig

  • @carryonregardless4071
    @carryonregardless4071 4 ปีที่แล้ว

    Dhibatadha yaan lakenin social mediyaha waxaani waa ceeb sikale haloxaliyo.... reerkan halaheshisiyo inshallah ....

  • @sabahalfaili4549
    @sabahalfaili4549 4 ปีที่แล้ว +1

    Walalayalow gabadha we xanunsan tahy wexe u baahan tahy caawin aniga weli ma wada dhagensanin codka hooyada waxa dhici kartaa dawada ine difeto garsiisey maskax ahan hoyadan me isaga sabarto gabadheda wexe u baahan tahy gacan qabasho wen dhibka indhaha so gaaray madaxa kama Marna ilaho cafimad sarec ah sii il. Ilmahane ilaho u xafid Amin amaal kese atarishoyinka holiwood iyo dadka aadka u caanka ah wexe leyihin dad gaad gaada o luqyada u gala waxa la dhahaaa gossip carabigana qiila waqaala walaley ma tihid qof dagaal buuq is qabqabsi kuso korey waxa tahy qof wax soo bartey waxad tahy caqliga saliimka ah wu og yahy aniga Hada kuma amaanaayo wayo ilahey adonkisa Loma amaano xaasid unba ku daba dhiganayo lkin qof qalbi nadiif leh caay kuma quuro boqoradey ha u bixin xasidinta dumar Malin walbo balayo so bandhigana jiraan lacago aruuriyan mana la ogaado dhibki qofka halki ku dambeyey balaayey so bandhigtaa lacagey arurisa qofki ma hagaagtey arintise mise lama ogaado aniga qoftas WA arkey mana firiyo brogaramkeda beenley hadey jirtana waa naagtaas mey tas wax ka shegan xaasidiinta amaal kese ku dhagan jealousy ine idin hayo walo jeda anu ma caytamo wayo tarbiyad aqlaaqda islamka ka mid Mahn edeb darada abayo qofka cadow yeesho waa qof qiimo leh ilahey Haku xafido xaashalillaahi amal kese carabyadoda nijasadey turayaan waxba kama Tari karane ishooda Allah kugu Shar tiro wayo Isha xaasidka iyo xaqadkisa waa cudur Allah kaa xijaabo quraan ka aqriso Mar walba WA idin salamyaa kuligina asxabta amaal kese dhan gabadhan xanunsan inta. Gari kartaa ama wax I qaban karts wexe u baahan tahy caawin u wada duceya walalayalow inu Allah swt cafimad siiyo gabadhan awladane ilahey u xifdiyo amiin

  • @yurub5288
    @yurub5288 4 ปีที่แล้ว +4

    Mash Allah afku kuma go noolow in badan hore u soco Amal Qorexeey 👏🤗

  • @adoontaalle277
    @adoontaalle277 4 ปีที่แล้ว +2

    Hooyadaa waa nasab mshlah bilaayaaya dabagashay qof daacada ah waa ladhibaa

  • @muniiramohamoud8302
    @muniiramohamoud8302 4 ปีที่แล้ว +2

    Wll hadaad lacagtii kala noqoteen miskiinta xanuusan kadaba hadha

  • @roodaa1072
    @roodaa1072 4 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo xaqeeda lama gudi karo laakiin gabadha indhaha la haloo naxariisto waa qof laxaadkeedi beeshay hooyadeedna way u baahantee ha u dulqaadato l

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 4 ปีที่แล้ว

    SubhanAllah! its overwhelming...

  • @maryanmohamed5142
    @maryanmohamed5142 4 ปีที่แล้ว

    Sweden qof aan shaqeyn kuma yeelata lacagaha caruurta sababtoo dadka xanuunsan ayagaa lacagta siiya ee sikale ayaa loogu yeeshay lacagta.

  • @abdullahahmad5635
    @abdullahahmad5635 4 ปีที่แล้ว +1

    Hooyada inanta dhashay ha loogu hagaajiyo wixii gargaar ah amaley halaysku maslaxo gabadha iyo Hoyadeed

  • @khairaaliammaan2130
    @khairaaliammaan2130 4 ปีที่แล้ว +4

    Hooyo miskiina 😭😭😭😭😭

  • @deeqamahamud4805
    @deeqamahamud4805 4 ปีที่แล้ว +1

    Amal waa arin murogo leh inantaa ha loo duceyo hana la caawiyo qofkii cawin kara adna Amal khayr allaah hakugu abaaliyo khayrkad ka shaqaynayso

  • @farahmahamud2378
    @farahmahamud2378 4 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax ax😭😭😭 walahy waa qaracan qof waalidkii caasi ku noqday aduun iyo aakhiraba waa khasaaray

  • @zainabmohamed1644
    @zainabmohamed1644 4 ปีที่แล้ว +1

    Haduu inanta xumeeyay meher la'aan uureeyay maxaad ugu mehriseen hadana waayaab

  • @faadumomohamed7060
    @faadumomohamed7060 4 ปีที่แล้ว +10

    Qaxa & qaxootiga aad sheegeyso soonaali oo dhan baa ah allaha ku caafiyo waan ku taageeri jiray sorry.

    • @nimcoyousuf2112
      @nimcoyousuf2112 4 ปีที่แล้ว +2

      Anaba wan kaxumaday hdlka uf waa Nacas tani

    • @akramabdirahman3242
      @akramabdirahman3242 4 ปีที่แล้ว

      Hhhh nagtan waa naag qalbiga kaxanunsan oo walibo ximaara

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 4 ปีที่แล้ว

    Ax ax gabadha wa gabar dhib qabta nagaha gabadha kutug sanayo illhay ka baqa amal abayo 1500euro hooyada ugu dhiib bilaa caleeg

  • @abdullahi.yusufahmed5777
    @abdullahi.yusufahmed5777 4 ปีที่แล้ว +1

    Ascw Amal kayse waat sharfantahay maanshallah amaal waa qofjiro

  • @taswiirtaanqalbigajeclayst530
    @taswiirtaanqalbigajeclayst530 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninku munaafaqbuu ahaa miskiintaa laxaadka illaahay ka qaaday ayuu naf ka dayey oo uu culays saaray
    I feel sorry for miskiintaa😭😭😭

  • @barwaaqosulayman3822
    @barwaaqosulayman3822 4 ปีที่แล้ว +2

    Ax Ax illahow hoyo janada geeyeey😥

  • @rahmaelmi1446
    @rahmaelmi1446 4 ปีที่แล้ว +1

    Wallahi run ya sheegtahay Amal kaysa

  • @arlaadaarlaada8992
    @arlaadaarlaada8992 4 ปีที่แล้ว +12

    SIDA HANA OO KALE AYAA WAX LOO QABTAA IS TUS TUS QABIILISTE MA FIICNA

    • @abdifataahmoha1360
      @abdifataahmoha1360 4 ปีที่แล้ว

      Adaaba hada qabiil ugu eexanaaya amaal iyo hanna

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 4 ปีที่แล้ว +2

    Amal Kayse you are good person

  • @Say-its-not-so
    @Say-its-not-so 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxan waa foolxumo ee naga daa Amal Keyse . Reerkan Quraan ayay ubaahanyihiin😭😭😭

  • @hanaluul7171
    @hanaluul7171 4 ปีที่แล้ว +3

    Qadad waynti faidaysaty alaahow naga qabo sharkoda

    • @hamdiab9532
      @hamdiab9532 4 ปีที่แล้ว

      Naaya dhilo yaa ka shar badan geed yaheey marqaansan

    • @akramabdirahman3242
      @akramabdirahman3242 4 ปีที่แล้ว

      Marqan wax hakashego ilen waba jab

  • @fartundiiriye9953
    @fartundiiriye9953 4 ปีที่แล้ว

    Amal iyo fardus walalayal allah hadiin barakeyo aamiin soo waxwalba oo nila dhaha ha uu joojina ❤️

  • @aminafarid111
    @aminafarid111 4 ปีที่แล้ว +1

    Amal walalo khayr fara badan Allah haku siiyo

  • @khaliddarwish52
    @khaliddarwish52 4 ปีที่แล้ว +3

    Mash allah wll amaal qurux ilahay cadawga hakaa qabto walhi hadu xaramku furanyay waan kuso ducaynlaha carabka dadka ilahay hakaa qabto qalii

  • @fatimasaid3128
    @fatimasaid3128 4 ปีที่แล้ว

    Allah hooyo gasiira ha uso dhaweeyo inanteeda insha Allah.

  • @umfaisel3814
    @umfaisel3814 4 ปีที่แล้ว

    Amaal Kruse bore uu soco walaal jasa kalahu khayr guul

  • @nimcoyousuf2112
    @nimcoyousuf2112 4 ปีที่แล้ว +8

    Waxban Bartay baad nagu wareririys ma qofki uhoreye waxbarta tayahy uf tankale dadka hdalka kasug matada unaba lagahadli Qaraxa io dilkad sheegaysana walaso wada maray waxba meel farta haku godin wax qabadkaguna waa istusnimo io qofjeclaysi runta shegayna io waxa nomuqda cidna kama baqayno Aqlina walenahay waxad kuhadlyso kufahno, mama da io inantedana illhay heshiis hadhex dhigo

    • @u.j7332
      @u.j7332 4 ปีที่แล้ว +1

      Sow maad arag wall dadka hadaka kama sugto

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 4 ปีที่แล้ว +2

    Amiin

  • @hodanciise7146
    @hodanciise7146 4 ปีที่แล้ว +3

    Mamada waa maamo hala wanaajiyo

  • @maskaxmaal2521
    @maskaxmaal2521 4 ปีที่แล้ว

    Yaarabi Yaarabi Allee ha u garharo cadaaw ba kaladhex galaay hooyda iyo gabadheda Allee ha ka dhex saro 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @fatoumaomar3791
    @fatoumaomar3791 4 ปีที่แล้ว +5

    Si da charciga hadi abaha u carurta haysto wa qasab in hoyada ay bixisa lacagta daryelka ilmaha. Xafiska caymiska dadwanaha aya gabadha lacagta ka raaba si ay abaha u siyan.

    • @deeqacabdirisaaq4822
      @deeqacabdirisaaq4822 4 ปีที่แล้ว +2

      Lakin hooyo indhaha la, o shaqayn ee iyada lo shaqeyo sidee lacag dawlada uga qadaysa tas aad ula yabay qofka Dayn cadi dawlada way uso diri karan iyagana dib uga bixiya haday ka bixin wa mesheeda

    • @amish6126
      @amish6126 4 ปีที่แล้ว +1

      @@deeqacabdirisaaq4822 beenta maaha sweden baan deganahay waxbaa khaldan

    • @aminaabyan6373
      @aminaabyan6373 4 ปีที่แล้ว

      Sharcigaas halkuu ka shaqeeya e hooyada lacagta laga rabaa waa halkee

    • @amish6126
      @amish6126 4 ปีที่แล้ว +3

      @@aminaabyan6373 labada waalid aabo ama hooyo ka ilmaha haysra mooyee kan kale waa inuu bixiyaa lacagta ilmaha lagu caawinayo lkn waa inaa waalidka dhaqaale soo galaa uu shaqeeyaa oo uu yahay cashuur bixiye lkn haduu caydh qaato lacagta ilmaha dawladaa siinaysa aabaha ama hooyada ilmaha haya baana la siiyaa ilmaha lacag lagama qaado waayo dhaqaalo ma soo galo lkn inantan waxay tidhi maba shaqaysto siday sheegtay markaa haday jirto waa hadii ay ahayd qof lacag soo geli jirray cashuurna laga jari jiray

    • @aminaabyan6373
      @aminaabyan6373 4 ปีที่แล้ว +2

      @@amish6126 haa sax wllo ninkoo keliyaan u haystey in uu lacagta caruurta bixiyo waa ii kow walee lakiin wll gabadhan ilahay ha hadeeyo aynu u ducayno

  • @faadumomohamed7060
    @faadumomohamed7060 4 ปีที่แล้ว +8

    Amaaleey arinta dheh dhehaad ka noqo qabyaalad baa kaa guceysa whi

  • @Cocoady134
    @Cocoady134 4 ปีที่แล้ว +2

    Hooyada cid ka xaq badan ma jirto hooyada rumaystay anigu

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Amal Kayse guul

  • @LFC4life99
    @LFC4life99 4 ปีที่แล้ว +15

    Meesha DNA ma jiro miyaa? Bisinka illahay ha isku kiin hanuuniyo. Waa sheeko yaab leh. U duceeya wiilka yar ee cidlada ku dhacay. Kaasi ayaa duco mudan ax Ax Ax Ax Ax

    • @nalkaiman401
      @nalkaiman401 4 ปีที่แล้ว +2

      Hooyadu waa hooyo lkn inanteda waxbeey ogtahay gabadha markii ninka ilmaha lasiiyay weey dacweysay wexee tiri ilmaha weyn asiga madhalin dowwladii markeey DNA lagaqaday waxaa lagu yiri weyn adiga madhalin j

    • @khadarmohamed3322
      @khadarmohamed3322 4 ปีที่แล้ว +1

      waala qaaaday wl waa lagu kala baxay

    • @khadarmohamed3322
      @khadarmohamed3322 4 ปีที่แล้ว

      @@nalkaiman401 qof caqli badan baa tahay wlhy magaalda ayana daganay waa ogay wax walba aad baa u fahantay

    • @awoahmed4320
      @awoahmed4320 4 ปีที่แล้ว

      @@nalkaiman401 mumada soo tan hada leh dadkii ku meheriyaa jooga inantan yar oo 14 jiruu uureeyay mideeda kle ninkii ilmahan dhalay ha keento asad inteeybfoor goor tahay ilmahaa yar hala badbaadiyo amaal wax beeybsii waashay qodka lixaadka la ee problem badan soo marty meey iska maslaxdo waaba qof dhiban hadeey xitaa caydo weeybka roonaanlahayd

    • @khadramusse3725
      @khadramusse3725 4 ปีที่แล้ว

      Ilahay ha xafido wilka yar

  • @luulwarsame2969
    @luulwarsame2969 4 ปีที่แล้ว +6

    Ninka weyn oo 14 sano jir adeerkiisana lddhaly isagoon guursan soo uureeyey ka bacdina kasoo tahriibey markuu sharci waayey ayuu dib u guursadey hadana wuxuu dhahaa dnka baan ka qaadey oo ma dhalin kaas waa in xabsi lageeyaa

  • @anabmohamed2049
    @anabmohamed2049 3 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah tabarakalah