Daawo;-Puntland Oo Caawa War Layaab leh Ka Soo Saartay Dagalaka Ceerigaabo Iyo Somaliland OO Fariin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 220

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ninkan baa isku fakar nahay waa sidaa uu sheegay anigo. Reer shiq isaxaaq ban leeyey war CEERIGABO hartiyow 33 sano meesha nabada lagu wada joogay .siyaasad yaroo aan suurto galayn iyo Galkacayo oo kle socon mayso ee meesha cidda joogta u dhaafa

  • @baaruudbrdbaaruudbrd7573
    @baaruudbrdbaaruudbrd7573 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    War ninkaan oo kale somaali alle talada ha ugu dhiibo guulayso koley anigu reer mudug baan ahay taladaan baan taageersanahay war harti sanaagoow arigiina bahalka kasaara ssc waxaan leeyahay dib u xisaabtama ha siyaasadaynina mustaqbalka iyo nabada una midooba aragtida sanaag isimo iyo maamulba waliba waxaan rajeynayaa in maamulka looga danbeeyo mahadsanidiin…

  • @w410921
    @w410921 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Ceerigaabo waa deegaan Isaaq, dadku miyay waalan yihiin.
    Dhulbahante hal degmo kuma laha

    • @suadabdi5
      @suadabdi5 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Dhul bay ku leeyihiin degmo noqon kara oo dad degan yahay waxna lagaama waydiinayo waayo qof walba isaga dhulkiisa difaacanaaya

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Ceerigaabo oo dhan waxaa ku hareereysan Harti oo dhan walba ka xiga. iidooroow daaqsin baad ku timaaddeen orod na waad kaga baxaysaan Insha Allaahu maalin aad u dhow.

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@SPharaoh
      Aqli xumow so soco sado !!
      Adiga oo adonti carbeed ee yaman kaso qaxay oo Doon ku yimi aad dad somali dhalad kula gargortamaysa dhulkodi!@
      Kurdi bila dhul waa la idin tarxilaya

    • @anisaduela9784
      @anisaduela9784 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Daarood waa Reer runta isu sheegin war Ceergaabo hadaad lleedahey kamaad xaqdeen kkkkkk

    • @anisaduela9784
      @anisaduela9784 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Daarood waa Reer runta isu sheegin war Ceergaabo hadaad lleedahey kamaad xaqdeen kkkkkk

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Anigu odhanmaayo isaaqbaa ceerigaabo leh lakiin waxaan leeyahay ceerigaabo waasoomaalilaand dawladbaana kajirta kan wariyaa ahina wuukafogyay xaqiiqda kajirta halkaa laakiin ninka uuwaraysanay aa waanin kawar roon wuuna qadi kariwaayay warsangalina waa dad aqoon leh maaha dhulbahantoo kale

    • @fatimayassin2049
      @fatimayassin2049 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Mashallah feker aad o fiican .

    • @Goodmen-l5e
      @Goodmen-l5e 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sool sanaag awdal waa somalia 🇸🇴 😂😂😂

  • @deeqoadan8424
    @deeqoadan8424 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Masha allah wale wa nin waxgarada alle ha ku siyadiyo qalbi wanagada

    • @hudaibrahim9111
      @hudaibrahim9111 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ibliis laand cidii dulmigaga karaalinoqota waacaqlibadanyihiin miyaa alaah idinhooji

  • @NurGacan
    @NurGacan 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Beeen ataad isku sheegatsaan harti ceergaabo wuxu u jira dhinacana 40 km dhinacana 90 magaalada guryaha waaa laga dhisan karaa
    Ceergaabo waxa deegan u leh isaaaaq

  • @Adualeh
    @Adualeh 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ninkaasi waa nin wax garad ah because dagal wuxu yahay wuu garanayaa ceerigaabona waa guri isaaa inta degana waa Nabad bay ku degan yihiin😂

  • @ND0564
    @ND0564 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dhulbahante Ceerigaabo qas iyo dagaal wucuu kaga helo yaanu cid wax ka siin.

  • @AdamCodey
    @AdamCodey 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waar Caqligu ha shaqeeyo oo reer ceerigaabo heshiiya. Dagaal cidna faaido uma aha.

  • @MaxamedAxmed-x8n
    @MaxamedAxmed-x8n 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ceeri gaabo waa s/laand dadka dagaana waa s/laand majeer teeniya iyo kuwa wadaaddada sheeganaya haday faraha kala bixiwaayaan dalkayaga iyo dadka aanu wada dhalanay ee warsangeli iyo dhulbahanteba dagaal la argagaxo ayaa dhici doonaa

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waar. Uguur. Maada. Umaada. Reer. Ceerigaabo. Daantiina. Gaarata. Oo. Isadaaya. Dagaal. Khaar. Malaah. Waar. Ilahaaya. Ka. Yaaba.

  • @ND0564
    @ND0564 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xumaan daarood maleegaayo ayaa Ceerigaabo ka socota. Meelo fog ayaa lagaga soo duulay nabadna waa loo diiday.

  • @fadumosuleman5201
    @fadumosuleman5201 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkan oo kale Ilahay wuu kanabad gala malinka qiyamaha Ilahay ha ku barakeyo 🎉

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hadii meesha lagaaga badanyay dhulbahantow waxa lagaaga tagay laaska waayo adaa daga buhodle oo lagula dago waa lagaaga tagat oo ma kibir baad ka qaaday xishodkii

  • @mahamedibrahim6569
    @mahamedibrahim6569 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    ceerigabo waxay uqalantaa in somalia ay timado inta xaqa ay uleeyihiin hartigu
    somalia hajirto goni u goosatadu ha dhacdo

    • @user-vlogscountery
      @user-vlogscountery 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Somalia Jutland bey wax kaqaban layhd haday wax isla hyso

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ceerigabo waa degaan garxajis.
      Sanaag bari iyo sanaag galbeed kala garo!!

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ceerigaabo ma,ah laba daamood ee magaalo kaliya waana magaalo reer sheekh isaxaaq been baad isku maaweelisaan

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ceerigaabo isaaq baa ka talinaya hadaad rali ku tahay sodaadii u joog hadaad diidid kana talin maaysid Kuna noolaan maaysid ee naftaada runtaa u sheeg

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waar ceerigaabo waa magaalo isaaq waana somaliland MARTIDA edeb daran QAXA QAXA harti juudaan hadhaagii faqashtaay nabad waa diideen ma laascaanod baad moodeen

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂DHULBAHANTE WAA MARTI AYAAD KU TAHAY😂. CEERIGAABO DOWLADA SOMALILAND XOOG AYAAN KA QAADAYEY LAASCANOOD DHAWAAN 😂DHULBAHANTE WAN BIREYAY 😂

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ceerigaabo maaha gaalkacayo waana somaliland faqasheey kuwa is leh waad qabsan kartaa huwanta argagixiso waad qaxaysaa marti edeb daran

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂DHULBAHANTE WAA DAROOD DHEDIG AYAAD TAHAY..😂MARTI AYAAD KU TAHAY CEERIGAABO. DABADHILIF AYAAD EE TAHAY ANIGA OO GARXAJIS AYAA KA WASAY JIRAY. 😂😂

  • @xasancabdi7863
    @xasancabdi7863 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninkan waa nin cafimad qabo runtii dadka buko kuma jiro

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Garaàdada ayay ku xidhantay inay dadka lahadlan oo ay yidhaahdaan
    Waar dad walaalaa tihiine laascanoodiina dhamaatay idinkuna wada noolaada dhib haday jirto ama qabiil laysku dilayo
    Maalintii goojacade malin kaxumayd majoring cidna laysma qabsan maxaa keenay imika

  • @najaxahmed867
    @najaxahmed867 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    inaadeer idinka caqli dhaama dhulbahatee bal wax usheega waakuwaa waa duulaan anagu lascaanood nooga baxa bay dhaheen waanu uga baxnay hadan ceerigaabo bay wixii kabilaabeen ileen caqli kuma jiree markaa bal wax usheega walee inaanay damayn anaa garanayee

  • @AbdiSbeezo
    @AbdiSbeezo 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Dagaalka ceerigaabo waa degaan s.n.m

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Magaalo dhan oo dhulbahante dagan yhy ayanu 9 bilod lanaga saari kariwayay mxad umalayn meel anu dagana hayna wala wasaya wixi harti shegta ceerigabo waa dhul isaaq leyhay kabaxa wixi martiyow

  • @ShamsaYacin
    @ShamsaYacin 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Doorashooyinka dawlada hoose ee cerigaabo u fiirsada taa ka dhaqaaq cidda le

  • @najaxahmed867
    @najaxahmed867 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    muusee may dinkaa wax ugaystay mise isagaa wax idingaystay haduu qofku gafkiise garan waayo takasiidaran waataa

  • @sayidcisee5600
    @sayidcisee5600 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ilaahay hakala qaboojiyo waa dad islaama

    • @flipofiqey
      @flipofiqey 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Amiin ILAHAY hakale qabojiyo

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    😂DHULBAHANTE WAN BIREYAY 😮

  • @abdillahiismail7715
    @abdillahiismail7715 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer isaaq iyo Warsangle way Heshiin Dhulbahante waxa Qandaraas ku So Qaatay GALA DAGAALKA.

  • @Engjaawo
    @Engjaawo 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa saxibul caqli weeye ninkanu nabad wax dhaama ma jiraa

  • @IlhanMohammed-yj3iz
    @IlhanMohammed-yj3iz 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ceergabo laba daamod maha guriguriba guri buu Ku dhisanyahay

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah subxaanahuu Watacaalaa nabad hayna siiyo..aamiin

  • @farduusali2951
    @farduusali2951 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ceerigaabo boqoliiba Sagaashan Waa Isaaq Waana Soomaaliland

    • @MrHaaroun
      @MrHaaroun 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ma hooyadaa ayaa siisay idoor waryaa .
      Ceerigaabo burco iyo hargaya maaha adeer .
      Inta yaree aad la dagtaan seedi iyo abti baad ku soo dagteen .
      Ceerigaabo waa xuduntaydii waana khatumo state of somalia .
      Kaalay ku dhuus dee waa kaa gacanta aan ku hayee

    • @awsalebanxaajiibrahim396
      @awsalebanxaajiibrahim396 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@MrHaaroun MAYEE ADIGA MA HOYADAA AYAA HADAA SISAY ANIGAA KUGU SUGAY NAJIS YAHAW NAJISKA KALE JIRIN MARYO DHIIG LEH AYAA INOO BALAN AH WALAAHI INAAD BARYO KU WALAATAAN AYAA INOO BALAN AH IYO WAA NALA DILEEEY WARYAA ISAAQ MA YAQAAN CABASHADA XAYAWAAN ILAA BASTARD CAGTII JOOGSAN WAYDAA MARBAY CEEB LAKULANTAA WALAAHI INAYDAAN KALA QAYBIN KARIN JSLD WAA INOO BALAN WAANAD ARKI DOONTAAN WARYAA WAYNO ISNAQAANAA HADAYNU NAHAY ISAAQ IYO XAROOD WAA INOO SIDAY AHAAN JIRTAY DULQAADKII WAA GABAABSI WALEE

    • @suadabdi5
      @suadabdi5 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Iska riyoo waxaad tihiin dhilo iyo dubjir qaad iyo khamri cabaaya

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@MrHaaroun
      Ma marka aad riyonaysid mise marka aad so jeedid!!
      Marke ayad ceerigabo aad leedahay!!😂😂😂😂

  • @namiup0274
    @namiup0274 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaahow nabad dhexdhig Waa Waa wiilal soomaaliyeed war maxaa idiin diiday inaad nabada ka shaqusaan

  • @abdirahmanadam8074
    @abdirahmanadam8074 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walala somaliyeed in ay isdilaan waa u doqonimo in ay ilaahay ka baqaan ay caqligooda ku noqdaan oo cadw aan yaga ahayn baa jiree idinku cadaw ha isku noqonina oo Walala noqda

  • @ND0564
    @ND0564 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MJ waa ka caqli badan yihhiin Dhulmahante.

  • @khadralulmohamed5254
    @khadralulmohamed5254 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaali bogooda burcad Alle haisu mariyo Dadku waa wada dagaan waana isdhalaan lkn dhulbahante dab uu shido ma bakhtiyo Fidnana lama toosiyo ee sidii loo wada noolaa walaayaloow aan uwada noolaano Wabilaahi towfiiq😢 waad mahad santahay ninkan hadlaya wuxuu uhadlayaa siwanaagsan lkn eeda ha daayo dhinac haw rarnaan wlo

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ceerigabo snm qayabtida calankeeda ha saraato aadeeryaal dhuul.harti no no

  • @mohamedhussein634
    @mohamedhussein634 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    GUUL GUUL GUUL SSC

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ceerigaabo waxay ka tirsan yahay dhulka ssc sidaa daraadeed way Soo dhsmaatsy in snm u dawladayso hartiweyne

  • @saciidcismaan5960
    @saciidcismaan5960 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer waxba qalbiga haka ooyin.
    Ceerigaabo qof dambe oo harti ah lagu arkimaayo awalba dulqaadka reer sheelh isxaaq baa guryaha la Idinka kireeyey balse hada way is ku dhamaatey. Ceerigaabo ninkii 33 Sano katalinaayey Ayaa maantana ka talinaaya. Laascaano kaligeed hakuu goyso maamul

  • @Tamad-v9d
    @Tamad-v9d 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    GUUL SSC KHATUMO

  • @abdirahmanadenhassan9665
    @abdirahmanadenhassan9665 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    allebhabarakeeyo ninkan ninkani wuxuu molo waarta la rabaa dadka reer sanaag, waana nin waxbadan og wixii suurtogal ah iyo waxaan suurtagalayn.

  • @Abdi-c6k6n
    @Abdi-c6k6n ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DADKA REER CEERIGAABO DANTOODA HAGARTAAN
    DANTOODUNA WAA NABAD IYO INAAN CID KALE AANAY SOO FAROGELIN

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    NINKII SHALAAY HARAGYSA KY QABSADAAY QAABIL SNM OO.MAANTA RAABA DHUUL.HARTI IN UU SAARO.AXALANKA SNM SOO.MAHA WAALIDA UGU WAYEEN AMA DREAMKA UGU WAYEEN EE ISAAQA

  • @Abdiladifshaqaaqo29
    @Abdiladifshaqaaqo29 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ceergaabo cidi ma haysato harti dhiniciisa wa haystaa

  • @luulhussein7775
    @luulhussein7775 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse Biixi cadowgii jaban wuxuu ahaa nin cadiga kaga oohiyeen madax weyne corona ma aha mid cadowga kaga farxinaya

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SSC KHAATUMO.STATE AIYAGA LEH DHUULKOODA CALANKOODA KA TAGAANAYA IDOOR XAFADDA CALANKAGA KA TAAGO ADEERYAAL

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Daarood waa laga saarayaa ceergaabo marti akhlaaq xun looma baahna daarood meel walba waa ku marti

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    NIN SNM AYA AYA IS YIRI DHUUL.HARTI AYAAD JU QADAAN CALAN QAABIL.SNM.BEENTA AD ISKU SHEEGYSAN 34 SANO AYUU KA.MID YAHAYA DHUULKA SSC AMA.KHAATUMO.STATE ADA XAFDAIHIINA ADEERYAAL

  • @abdiismail3952
    @abdiismail3952 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War niyojow ha leec leexane laysuma dawladayn karo

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HOOYO CIRO WAXAY BARYEYSAA NABAD IYO BEEN AAN MEESHA OOLIN

  • @AbdinasirYusufcise
    @AbdinasirYusufcise 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War ninyahow dheedheeftaada ma naqaan ee waa in ninwalba meeshiisa ku ekaada wixii. Kaduwan waligeed yaan dheeflahwlin

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Astaqfiru laaah waa fulay walaahay dumarkaa dhaama hooyadii dhashay habenkay dhalaysey in ay iskaseexato ayaa udhantey

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allah viva cade

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    CEERIAGABO NIN IDOOR AH AY BEEN ISMU SHEEGAYA SIDU BEENTA IAUGU AHEEGAYEEY 24 SANO DHUULKAN WAA DHUUL.HARTI MA SOMALIA ISAGA BAXA ADEERYAAL YAA IDOOR

  • @ahmedabdi377
    @ahmedabdi377 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tuug nasii tignikadayada

  • @SalloAbdi-n6q
    @SalloAbdi-n6q 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Exactly

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    DHULBAHANTE WAA DAROOD DHEDIG AYAAD TAHAY. 😂😂😂😂😊

  • @alibashir6
    @alibashir6 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thanks
    Sxbul caqli

  • @shaticadeShaticade
    @shaticadeShaticade 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HORGAL USHAQEYA SNM WAR WAXISKADHICI MALINWALIBA MATADADIBA LALEYNAYA 👎👎👎👎👎

  • @kadijaali7014
    @kadijaali7014 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    That’s true

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Puntland heshiis bee rabaan kkkkkk😂😂😂😂 ball dadkaan. Ball degeesta. Mj. Sida uuu yahay. Inta kabarta. Dad. Xasidnimada eee xataa dacad katahay. Ball maxaa kagalay ceerigaabo wa xasusataan waqtigi ee puntland bixisay lascanood 😂😂kkkkkkk maseer miyaah xasidnimo miyaah ball iswediii reerkaan hala ogadoodo waxa eee ka samesanyihiin

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhulbahante ceerigaabo tuule buu ku leeyahay tulada ha xukumo .
    Dhulbahante ma sidan buu qiyamuhu ugu dhacay .
    Runta ha laysu sheego .

  • @khalilmohamed7326
    @khalilmohamed7326 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Khaatumo horta puntland maba ogolee 😂😂😂😂😂😂

  • @abdihafiidahmed8950
    @abdihafiidahmed8950 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kani naguma matali karo Hartinimo. Waxan sidaa u iri
    1. Dhulbahante wuu israacay.
    2. Waxaa laso dhaafy xiligii lakla qaybin jiry Dhulbahante.
    3. Isaaq ino dowladeyn maayo.
    4. Isaaq nabadu wuu diidey hdusan ina xukumeyn.
    Dagaal lagu faaidey baa kadhacy laascanood.
    Dagaal lagu faaidi dono ba kadhici doono ceerigaabo.

  • @ahmedabdi377
    @ahmedabdi377 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tuug eey ah

  • @mohamoudahmadsalat
    @mohamoudahmadsalat 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nabadoon mursal mxmud cabdi
    ahna xildhibaan golaha shacabka puntland xafidkalaah nabadoone sxb

  • @MuxyadiinCarab-kp6jm
    @MuxyadiinCarab-kp6jm 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waa nin fiican ❤❤❤❤❤

  • @mohamuddahir8334
    @mohamuddahir8334 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Valois hi I shaqayde

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan waa tuug adeer geri gobanimo baan siisan gun gab fhaheyga kufsada

  • @a.j2428
    @a.j2428 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    kani waa kuwa mushaharka ka qaata somaliland. home negaro

  • @Yassinsaid-y5u
    @Yassinsaid-y5u 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xamze horgal

  • @AbbasMahamud-w8l
    @AbbasMahamud-w8l 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin fiican baa tahay runtana waa in lagu dhiiradaa colaad waxba ma tarto.

  • @S.Mohamud-fc6ll
    @S.Mohamud-fc6ll 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa nin aan ku hadli karin magaca MJ ee nin ku hadaaqaya afki Iidoor weeye.

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iska aamus ninyohow, nin asaaga ah inuu tiisa kugu sanduleeyo, dhimasho ama ka guur ayaa dhaanta.

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa nin maquul ah, oo xikmad iyo aqoon ku hadlaya....mashaa Allah ❤❤

  • @IlhanMohammed-yj3iz
    @IlhanMohammed-yj3iz 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaliyed u gurmada dadka islaamka EE ceergabo Ku dagalamay

  • @ahmedabdi377
    @ahmedabdi377 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hoyadaa siilka ka was tuug tuug dhalay eey ah

  • @jakey2424
    @jakey2424 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warsangeli warkiisu waa cad yahay. Dagaalkana kuma jiraan. Warsangali hadday nabad helayaan waa ku raali wax kasta.
    Warsangeli waa Samaroonta Darood. Dhulbahante waa diiday in uu wiil idoor ahi cashuur kaga qaado Ceerigaabo si uu nabad u helo. Warsangeli kkkkkk Ceerigaabo nabad noqon mayso

  • @w410921
    @w410921 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ceerigaabo maaha laba daan, waa laysku xigaa

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaal reerkan jaahilka .ahi yaanay idin duufsanin nabad ayaa naas la nuugo leh shaydaan dabada ha qabsanina walalihiinii .aad wada daganaydeen hays dilina

  • @FuadMohamed-k7o
    @FuadMohamed-k7o 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Al qaatilu wal maqtuul fii Nnaar.

  • @KhaalidMaxamed-mw4ih
    @KhaalidMaxamed-mw4ih 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wakaa caqliga caafimaadka qabaa allah ĥaku bàrakeeyo waà aqoonyahan waadad walaalo ah

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cerigabo 70 percent warsengeli baa leh

    • @B055SNM
      @B055SNM 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂

    • @B055SNM
      @B055SNM 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Warsengeli waa 0.2 yaar

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Intaso dorosho dowlad hoose aya la galay maxad ceerigabo mayor uga noqon wayday hadi aad 70 % ledahay !!???😂😂😂

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Muuse na nabad ayuu idiinku baaqay in badan
    Ciro nabad ayuu idiinku baaqay
    Ceerigaabo 100/80 Isaaq baa degta
    Allaah xaqaga ha idin garan siiyo
    War hooy dhiiga Islamk ha macaan sanina

  • @Adualeh
    @Adualeh 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxba muuse idiinma gaysan ee dhulbahantow idinkaa kibray oo wanaagu idin deeqin ee riyalstiga u soo noqda😂

  • @ahmedabdi377
    @ahmedabdi377 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tuug wa inoo yoocada iyo garoowe hoydaa wase tuug yahow

  • @axmedmataan4443
    @axmedmataan4443 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waligii ha socdo

  • @MaxamedAmo-z5q
    @MaxamedAmo-z5q 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar ceerigaabo maaha laascaanoid ha ku riyoonin waa dhul isaaq harti waa marti marti edeb leh ahaada hadii kale waa la idin edbin from somaaliland isaaq suber awal sacad muuse

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk jecliyaa markuu jaboo cadowuga rer somaliland somalikushega konfureed Way dhamatay xiligii laguu dawarsan jiraay somali somali iyo waxaa gormaa lagatagay warkaa

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Manta ka shaqyn mayso

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🎉❤🎉❤🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @Charkherad
    @Charkherad 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walee xal ma rabtaan, lkn alle khayr haka dhigo

  • @khadraali1706
    @khadraali1706 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaad raali ku thiin waa yaabe

  • @ibadojama4506
    @ibadojama4506 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan waa duli maxaad ka waraysan

  • @salahahmed3451
    @salahahmed3451 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    cidna Nabad been ah lagu harowsan maayo sheego dayuusnimo uma baahnin

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    45 p bay kudileen they are don’t care about us ❌❌❌❓❓❓❌❌❌❓❓‼️‼️😡😡⁉️⁉️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️