Abwaan Siciid Gacamey "Hootada ladhaca Gobanimaad Hanan lahaydeene"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • #Waddani_Soomaali_Tv#Ku_xidhnow
    Abwaan Siciid Gacamey "Hootada ladhaca Gobanimaad Hanan lahaydeene"
    Abwaan Siciid Gacamey "Hootada ladhaca Gobanimaad Hanan lahaydeene"
    Abwaan Siciid Gacamey "Hootada ladhaca Gobanimaad Hanan lahaydeene"Abwaan Siciid Gacamey "Hootada ladhaca Gobanimaad Hanan lahaydeene"Abwaan Siciid Gacamey "Hootada ladhaca Gobanimaad Hanan lahaydeene"

ความคิดเห็น • 43

  • @bakarafricanchina6808
    @bakarafricanchina6808 2 ปีที่แล้ว +4

    Rixmahu alah wax u aha abwan dhameystiran saciid gacmeey legend nin weyn Allah yarhamak

  • @Shaakiryare690
    @Shaakiryare690 2 ปีที่แล้ว +6

    Khaliif sheikh maxamuud iyo Abwaan saciid gacamey waa isku cod

    • @abdullahimohamud6892
      @abdullahimohamud6892 2 ปีที่แล้ว +2

      Isku cod maaha cod kana ma leh siciid ee nin laqanyo layiraahdo ayaa dib u duubay cajaladaha marka luuqdaan waxaa ku gaby jiray aw muuse laqanyana wuu keenay gacamey iyo khaliif cod kooda cajalado ju duuban ma jiraan ee labadaba laqanya dib u duubay gabayadoodii zxpe

    • @hassanyusof971
      @hassanyusof971 2 ปีที่แล้ว

      Iskuma ega

    • @ibrahimabdighani9184
      @ibrahimabdighani9184 3 หลายเดือนก่อน

      Khaliif sh macamuud codkiisu waa caan kani waa naaxeyihii awmuuse ugabyi jiray khaliif hadaad rabto TH-cam ka ayay ka buuxaan cajladihisa asaana toos uduubay halganki ssdf​@@abdullahimohamud6892

    • @cawoafxarago5839
      @cawoafxarago5839 3 หลายเดือนก่อน

      @@abdullahimohamud6892 wlle khaliiif codkiisa isagaa iska leh waxan arkay gabay uu leeyhy waxan ku qaadayaa luqadii aw muuse uu isagu duubayo marka codka khaliif waa codkiisii lkin garan maayo siciid intoodaba alla how naxariisteee

  • @ahmedabdullahi793
    @ahmedabdullahi793 ปีที่แล้ว +4

    40 sano ka hor allow kuu naxariiso cod fasiixsanaayaa😊😊

  • @ugaaspadri7616
    @ugaaspadri7616 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah waa abwaan hadal dhamaystiran guubaabo aad u wacan waax noqda weeyan cidna waaxba ha yeelina laakin dad noqda

  • @iyigunler9509
    @iyigunler9509 2 ปีที่แล้ว +3

    Alha unaxaristo

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 2 ปีที่แล้ว +4

    KHLIIF SHEEKH MAXAMUUD RAXIMAHULLAAH WEEYE NINKAANI

    • @nuurfareey911
      @nuurfareey911 2 ปีที่แล้ว

      ma ahan wllo weyse isu cod egyihin

    • @mohameddeqaden7713
      @mohameddeqaden7713 2 ปีที่แล้ว +2

      waa Saciid Gacamey

    • @aliolow7663
      @aliolow7663 2 ปีที่แล้ว

      Dhabayacadu dabeecada doqomada Bay leedahay waxayna jeceshahay inay sheegato waxaynan lahayn khaliif sh.maxamuud iyo siciid gacaneey isku codna maaha iyo qaafiyadna maaha
      Hadii aad awoodaan xitaa waxaad dhihi lahaydeen siciid gacameey majeerteen buu ahaa war wuxu doqon sanaa

    • @muxsinguure1454
      @muxsinguure1454 ปีที่แล้ว

      Dadka kalabaro ninkan waa sicid gacamey

    • @abdi_252
      @abdi_252 ปีที่แล้ว +1

      Been baad sheegtay ninkaan waa Sicid siyaad xaydho sicid gacamay

  • @sadiaaden3074
    @sadiaaden3074 6 หลายเดือนก่อน

    Allow u naxariisto janada farduwsa ka Waraabiyo insha aamiin aamiin yaa rabi insha

  • @HassanfanaxOfficial
    @HassanfanaxOfficial 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah ugas

  • @cabdicasiisgurdan4354
    @cabdicasiisgurdan4354 ปีที่แล้ว +2

    Allaya raxma

  • @abdikadirabdi5059
    @abdikadirabdi5059 2 ปีที่แล้ว +2

    M,a

  • @jaamacfaarax780
    @jaamacfaarax780 2 ปีที่แล้ว +2

    1

  • @feisalhussein6456
    @feisalhussein6456 2 ปีที่แล้ว +4

    Nin habow kuyimid ciiddi baad uga huleesheene
    Hawraarsamaha gedo jiraa kaaga hiba roone
    Waakaa cidlada idinku horay hogo kaliileede
    Cajiib abwaan siciid gacamey wuxuu ahaa mucjiso mar la arag ahaa rabbi ha u naxariisto

    • @zahrahasan234
      @zahrahasan234 6 หลายเดือนก่อน +1

      Haa waa ka xumahey ninkaan wiil iyo gabar ayu dad ka dhalay ogaantay Wilki wa dhintay😢dabar go lakin dhaxal ayu nooga tagey Kuli awladisi ayan nahay

    • @feisalhussein6456
      @feisalhussein6456 6 หลายเดือนก่อน

      @@zahrahasan234 cajiib illaahay amarkii abwaanadu inta badan aad uma farcamaan hantina ma yeeshaan balse dhaxal ayay inooga tagaan eebbe ha u naxariisto.

    • @abdiraufmohamedabdi4208
      @abdiraufmohamedabdi4208 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@feisalhussein6456 adeer key abahey la dhashay baa gola ka fuul ahaa 1977 buu dhintay hal wiil buu ka tagay kiina midowgii maxkamadahaa dilay gabdhaa ka haray bas ah

    • @feisalhussein6456
      @feisalhussein6456 6 หลายเดือนก่อน

      @@abdiraufmohamedabdi4208 rabbi ha u wada naxariisto isaga iyo wiilkaba sxb mahadsanid.

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@zahrahasan234
      Nin kalaad ka hadli ee ninkan dadkiisu wayjoogaan waliba wiil kiisu waa abwaan kale

  • @Caynaanshe-qn4rl
    @Caynaanshe-qn4rl 8 หลายเดือนก่อน

    waaar ninku waa qoloma

    • @mohamedawale4575
      @mohamedawale4575 7 หลายเดือนก่อน +1

      Habargidir ree xaaji saleemaan

    • @zahrahasan234
      @zahrahasan234 6 หลายเดือนก่อน

      Janadiii rabi haku casumo siciid maxamud siyaad xaydho❤

  • @GeeleFarey
    @GeeleFarey 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan waa nin hawiye balse wxay aad isigu cod ekyihiin khaliif shiikh maxamuud

    • @ibrahimabdighani9184
      @ibrahimabdighani9184 3 หลายเดือนก่อน

      Khaliif ha dhihine sidaan wxaa u gabyijiray awmuuse khaliif halgabay oo awmuuse uuku halqabsanago ayuu luuqdaan ku duubay

    • @ibrahimabdighani9184
      @ibrahimabdighani9184 3 หลายเดือนก่อน

      Waana gabaygii doog kiciye

  • @abdikadircabdi5796
    @abdikadircabdi5796 2 ปีที่แล้ว +2

    Kooduna haduusan ka liidan khaniis ima dhalin

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 6 หลายเดือนก่อน

      Maxaad ku hadashay oo ma khaniis baa ku dhalay hadda acuudi billaahi war qoral kaaga dib u aqri bal 😊

  • @MohamedAhmedSaid-db4cr
    @MohamedAhmedSaid-db4cr ปีที่แล้ว

    Khaliif sheekh Maxamuud Faay weeye waa raggii SSDF /Kulmis. Waa halyey cali saleebaan-cumar cali codkaan waa caan maaha nin is qariye ee qajila addeerayal.

    • @xasansamaale1624
      @xasansamaale1624 ปีที่แล้ว +4

      Inta aadan qoraalka soo qorin in aad gabayga dhagaysato armay qumanayd. Isaga ayaa is qeexaya cidda uu yahay.

    • @ilbirlyrics
      @ilbirlyrics 7 หลายเดือนก่อน +6

      Hawiye yaa kuu maqan calanka waa loo hardamayaaye
      Hebadnimadu waa waxa ku baday heerka maanta ahe
      Mar siyaasad loo hawl galaad beer ku hogataane
      Dhawaan waad ka haajiri dhulkaad hooda u lahayde
      Adinkaa hurdaaye ma jiro hayb dad kaa badane
      Heeryada iska roga magacu waa haybad gooniya e'
      Maxaa cali saleebaan ka galay waxaas oo dhan waa su'aale
      Ninkaas waa Hawiye, Hiraab Madarkicis, Salebaan, Reer muuse Aun Siciid Maxamuud Siyaad Xaydho Siciid Gacameey

    • @zahrahasan234
      @zahrahasan234 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@ilbirlyrics❤

    • @abdinaafac8211
      @abdinaafac8211 2 หลายเดือนก่อน

      War ninkan waa hg saleeban gabayga sfcn udhageyso xoolow