Cabdi Curiye iyo Xafsa Xubi - GOOBWAYN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2017
  • Cabdi Curiye MUSIC VIDEOS
  • เพลง

ความคิดเห็น • 300

  • @cabdicuriye9683
    @cabdicuriye9683 6 ปีที่แล้ว +515

    (Cabdi Curiye) Waa hees aan ugu magac daray Goobwayn Waa goob ka mid ah dhulka aduunka ugu qurxoon kismaayo ayay 13 kilo mitir ujirtaa 💪💪💪Waa qaybka mid ah hamiga hiigsiga iyo awoodaha dadka ee ku salaysan hindisaha iyo habdhaqanka hawl karnimo. Sida dhabta ah ee damiirkayga xalaasha ah iyo dareenka wadnahaygu ii sheegayaan. Waxaan si naxariisi ay ku dheehantahay ugu mahadcelinayaa amar ilaahay ka sokow. Macalimiintayda iga mudan sharafta iyo xushmada. Uhiiliyaha fanka iyo afka Soomaaliga Haataf Abdi. Macalinka wayn ahna Ustaadka Dhaqanka Sheegow bishaar. Macalinka wayn ahna fanaan waaya aragnima leh Abdirashiid Ali Hamari. Iyo Fanaanada codka macaan Xafsa Xubi oo hawshan qayb laxaadleh ka qaadatay. Dhamaantiin ilaahay haydin barakeeyo horaa loo soconayaa. Ilaahay ayaa mahadleh.

    • @djsentinas38
      @djsentinas38 6 ปีที่แล้ว +1

      Cabdi Curiye guntiinO maxaa la dhaha bro
      Waan fahmi wayay eraygaaYe 🤔

    • @quruxlaydacida7295
      @quruxlaydacida7295 6 ปีที่แล้ว +1

      Cabdi Curiye waad ka baxsatay inaader

    • @isxaaqmaxamed854
      @isxaaqmaxamed854 6 ปีที่แล้ว +3

      Cabdi Curiye legend salaan sare abti

    • @mahiigaanproducts3370
      @mahiigaanproducts3370 6 ปีที่แล้ว +2

      Cabdi Curiye waa hees shidan
      Musiga%100
      Erayada %100
      Laxanka%100
      Codka%100

    • @alihaykalmahmed7628
      @alihaykalmahmed7628 6 ปีที่แล้ว +2

      Cabdi Curiye fanan jira

  • @ksm5767
    @ksm5767 6 ปีที่แล้ว +1209

    hadaad quraanka jeceshahay like isaar🤗😢😭

    • @Nacnacey
      @Nacnacey 6 ปีที่แล้ว +5

      Mustafa Hassan why u guys obsessed of gettin like so bad

    • @munamohamed8251
      @munamohamed8251 6 ปีที่แล้ว +9

      Hadad quraanka jeceshay maxa halkan ku keenay waryah like uunbad rabteye wanaka kuu saarnay

    • @abdikadar9326
      @abdikadar9326 6 ปีที่แล้ว +7

      Hadaa shaydaaanka necebtahay like isaar adigu Sheeko aa haysaa wallahi

    • @dervishswag3896
      @dervishswag3896 6 ปีที่แล้ว +2

      Maxaa xagan ku keenay

    • @hammuktarramadan519
      @hammuktarramadan519 6 ปีที่แล้ว +6

      Fuck you hees iyo quraan maxaa iska galay mise sheydhaan aad tahay mise like ta ayaa halkaa kaa gashay

  • @abyaninanuur8253
    @abyaninanuur8253 6 ปีที่แล้ว +166

    Naagta waa quruxbadantahay wlhi cidii ila aragtay like

  • @Fartamemphis
    @Fartamemphis 6 ปีที่แล้ว +179

    Wll hadii aad QURAANKA JCSHAHAY LIKE HALA ILA DHAAFIN WLL THANKS

  • @qalbitaajir5942
    @qalbitaajir5942 6 ปีที่แล้ว +132

    Xayndaabki noloshiyo
    Xikmadi kalgacalkay
    Adiga xasilinkara,xamili kara
    Xaalsiya baahida

    Xays doogu qariyow
    Kugu xaal macsuuma
    Xariir ku gog layo
    Ku fura xadhkaha adag

    Wadnahad ku xidhantahay
    Marna xero ku ledahay

    Guri ku xalaalan
    Dareen xiiso galiya

    Ado xidhan guntiinada
    Badda xeeligediyo
    Xareeda u webigu sido
    Halkay xuduud ku leyihin
    Goobweyn ila dalxiiso
    La xisaabi cashaqa
    ❤ ❤ ❤
    Xiliyada nagaadiga
    Xillo an ku faaniyo
    Xogta nolol badhqeybsiga
    Xaruun lagu nastad tahay

    Xor jaceyl hadu yahay
    Ana xulasho kugu heley
    Farxad iyo xannaanada
    Xeer gaari kugu dhaqay

    Kuwa sida xanteenana
    Xisad yayna kugu furin

    Ku halmaal xalasho
    Xakamaha ha si deen

    Ado xidhan guntiinada
    Badda xeeligediyo
    Xareeda u webigu sido
    Halkay xuduud ku leyihin
    Goobweyn ila dalxiiso
    La xisaabi cashaqa
    ❤ ❤ ❤ ❤

  • @HaatafAbdi
    @HaatafAbdi  6 ปีที่แล้ว +20

    Thanks for watching! If you want to see more new videos subscribe to this channel give this video a like and a comment!

    • @ahmetnuclaer3847
      @ahmetnuclaer3847 6 ปีที่แล้ว +2

      ani Apaal marin miyaad iziinryn mar kasta wn ugu horeeyaa

    • @AliMohamed-zh9rm
      @AliMohamed-zh9rm 6 ปีที่แล้ว

      Haataf Abdi you are the best video camera 🎥 of 2017 🔥💯👋👍

  • @AJFADNA
    @AJFADNA 6 ปีที่แล้ว +67

    Im just here for Somali comments 😂😂

  • @mohamedthegreat4737
    @mohamedthegreat4737 6 ปีที่แล้ว +178

    SOMALI maxamedeey caawa anigaa uguso horeeyee like ta ha igala bakhiilina

    • @frdossoso533
      @frdossoso533 6 ปีที่แล้ว +1

      mohamed falcon hhhhh aniga kaso horeyay sxb

    • @arch_joof6604
      @arch_joof6604 6 ปีที่แล้ว +1

      *SAWIRKA SARAN MRKAN ARKEYBA BAN KU SARYBA*

  • @indhibaatoigufilanfaraqaan8189
    @indhibaatoigufilanfaraqaan8189 6 ปีที่แล้ว +132

    Waxan ahay walaalkiin ku rafaadsan liibiya bilhi calayk like i siiya wax kale idinkama rabe nolasha adag anku dhiste😣😣😣

  • @hugunmedia6997
    @hugunmedia6997 6 ปีที่แล้ว +145

    i am somaali like ta hayla dhaafina reer tolkeeyow waxaan ahay qofkii 144 raad

  • @ducowaalid1751
    @ducowaalid1751 6 ปีที่แล้ว +32

    Hadanahey tol iyo qaraabo
    Pls waligey toban like ma helin ee like iisaar hadad gabooye jeceshahey

  • @ibtisaamcabdiqadir106
    @ibtisaamcabdiqadir106 6 ปีที่แล้ว +21

    Masha’alah gawadha she is beautiful 🔥😘😘 (first time aa comment ka baxinaayo TH-cam ka)

  • @abrominmoabdullahi5863
    @abrominmoabdullahi5863 6 ปีที่แล้ว +97

    Bilahi calayk mid Ethiopian ayanu wada tirsana like ee hayla dhaafin

  • @somalilandgabileyboy9072
    @somalilandgabileyboy9072 6 ปีที่แล้ว +22

    Idhagaysta dadkeyga 2018 wax yar aya ka dhiman ee inta la gadhin like igu qabta adiga bilow dee.

    • @abdihashi5085
      @abdihashi5085 6 ปีที่แล้ว +1

      Somaliland Gabiley Boy 😃😃 #murqanland like ma sino sharciga #nabad iyo #nolol ma haysata

  • @mohaisse8887
    @mohaisse8887 6 ปีที่แล้ว +64

    Hadaaad u timid inaaad comments akhristO heestu way shidaaan thy ilmo aderyaLow like igu sii dhaaafa

  • @khalidomar5550
    @khalidomar5550 6 ปีที่แล้ว +22

    Maxad comentska kaga soo
    Ordaysaa orod heesta daawo
    Ana liketa iisiisaar saardee

  • @amalqueen9380
    @amalqueen9380 6 ปีที่แล้ว +14

    😍😍😍 kopkii reer jubland hada la xadreyneysid liketa😍😍😍👍

  • @walaalburcaawi6447
    @walaalburcaawi6447 6 ปีที่แล้ว +137

    Somalidu Horomar bay Gaadhen Oo weyba Gaadhen iney cirka kusoo Heesan Hdaad iLa Aragtay Like iGu Qabo 😂😂

    • @hodaniitaqalbilula7960
      @hodaniitaqalbilula7960 6 ปีที่แล้ว

      BURCAAWI BLACK / WHITE waar halkana ma joogta dofar 😂😂😂😂

    • @cabdirisaaq3008
      @cabdirisaaq3008 6 ปีที่แล้ว +1

      BURCAAWI BLACK / WHITE kkkkkkkkk waad iga qoslisay cirka waa ladhaafi doonaa

    • @hibakyuusuf3944
      @hibakyuusuf3944 6 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂waaa iga qoslisy wlhi

  • @nasraahmed6542
    @nasraahmed6542 6 ปีที่แล้ว +98

    Wan idin baryaa canjeelo aan qasayay Like ii saro hhhh

  • @gabarmudug1901
    @gabarmudug1901 6 ปีที่แล้ว +10

    xor JacaYl haduuyahay anaa xulasha kuguhelay farxad iyo anaa xeel gaari kugu dhaqay😍😍

  • @somaliamazing5533
    @somaliamazing5533 6 ปีที่แล้ว +63

    kac kac jeceel u kac ayan dhagaystaa no hees kale ....like saar camii

  • @najmamohamed6029
    @najmamohamed6029 6 ปีที่แล้ว +11

    Waaw nice song xafsa Xubi and abwan abdicuriye well done brother hatuf studio

  • @qurxoonsidahooyadeed6676
    @qurxoonsidahooyadeed6676 6 ปีที่แล้ว +14

    Naagta ninka naasaha saaraysay maxy tahay 🙉🙉wuuuuuw😲 cod ahan heees tan waban ka helay👏👏👏👏👏👏👏👏💓💓💓💓💓💓💓🙏

    • @hamdayar4449
      @hamdayar4449 6 ปีที่แล้ว +1

      🙈🙈🙈 qurxon HHHH

  • @muniraabdullahi7737
    @muniraabdullahi7737 6 ปีที่แล้ว +8

    Goobwayn gurigayga mustaqbalka dhow ayanka dhisan dona insha allah

  • @raxmarooda371
    @raxmarooda371 6 ปีที่แล้ว +65

    Cawa ayaan noqday qofkii 29 hhhh tolkeyow like ta halaygu qubo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @asiyadiamond5693
      @asiyadiamond5693 6 ปีที่แล้ว

      raxma rooda 😂😂😂😂

    • @raxmarooda371
      @raxmarooda371 6 ปีที่แล้ว

      Asiya Diamond 😂😂😂😂😂

  • @gobdoongashaanle1095
    @gobdoongashaanle1095 6 ปีที่แล้ว +10

    Aar ninkanu istelkii xananteeyuuu leeyahay,fanaanka reer jabuuuti.

  • @Ibraahim_Sm21
    @Ibraahim_Sm21 6 ปีที่แล้ว +33

    Best song 💞💖🔥🔥🔥🔥🔥
    *Habsa xubi*
    *abdi curiye*
    Thanks masul hataaf 💖💖🔥

  • @nimoyarofficial7164
    @nimoyarofficial7164 6 ปีที่แล้ว +20

    Ooh duubista I dishay iyo style ka wow

  • @halaalgirl962
    @halaalgirl962 6 ปีที่แล้ว +2

    Xor haduu jacayl yahay ana xulasha kuguhely cadi maha wlhi nice song
    Xafsa xubi and cabdi curiye
    Haataf cabdi allh gacanta kuma jaro

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL 6 ปีที่แล้ว +10

    haataf abdi👉👉👍👍
    cabdi curye🎤🎤🎤🎤
    xafso xubi❤❤❤❤

  • @nistahamuhamud5462
    @nistahamuhamud5462 6 ปีที่แล้ว +9

    Gushii jubaland inta kufaraxday like ta ha ila dhaafin

  • @hafzoabdiaziz3667
    @hafzoabdiaziz3667 6 ปีที่แล้ว +5

    naagta kaliyee heesta iskumagacanahay hore usoco xbbt xafsa

  • @beerlulabeerlula4255
    @beerlulabeerlula4255 6 ปีที่แล้ว +5

    Goob wayn anigon tagin ma anaba dalxiis arkay ❤

  • @JeffreyStanley87
    @JeffreyStanley87 6 ปีที่แล้ว +1

    Amazing music video... thanks alot Abdi

  • @wiibtobiibto9752
    @wiibtobiibto9752 6 ปีที่แล้ว +34

    War like idiin dardar tayee goobween ta ma magaaladeydi baa🤔🤔

  • @inantakuvaantareerabtiged7760
    @inantakuvaantareerabtiged7760 6 ปีที่แล้ว +5

    Best song 💞
    Cabdi curiye ft xafza xupi
    Nce #hataF abdi👍

  • @edrismo1827
    @edrismo1827 6 ปีที่แล้ว +6

    Marwalba waxan is idha ugu hore mise waxan arka iyado like tiba la dhamaystay hhhh inta iga danbaysa like ta igu qabta

  • @hammzefarah3894
    @hammzefarah3894 6 ปีที่แล้ว +18

    Haatuf Abdi Big respect🔥

  • @amiinabdi1811
    @amiinabdi1811 6 ปีที่แล้ว +1

    Waaw wllhy waa hees macaan noolaada cabdi curiye iyo xafsa xubi jubaland guul iyo barwaaqo

  • @wiilkareerakishe7338
    @wiilkareerakishe7338 6 ปีที่แล้ว +2

    Heesku wuu shidanyhy gabadhana ka daran codkeda #Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸one love🇴

  • @liibaanozil5729
    @liibaanozil5729 6 ปีที่แล้ว +7

    Fanaaniin waaweyn hees diyaarsan IGA dheh

  • @Abwaan654
    @Abwaan654 6 ปีที่แล้ว +2

    Waa siyad Farjar oolah yaasalaam
    Abaankayga iyo fananada sanadka
    Musicga macalinka macalimiinta iyo farsada qurxoon ee hatuf uu kufara yaraysatay
    Asaxaabta kuraaxaysta

  • @mohamedmohamud1002
    @mohamedmohamud1002 6 ปีที่แล้ว +4

    Xidigta kaliya xaafadena taleex kaso baxday xafso xupi nice songs hadad rer tahay tahay liketa igu qabo

  • @Teamhorcarar
    @Teamhorcarar 6 ปีที่แล้ว +2

    Wadnahad ku xirantahay marna xero kuleedahay❤️
    Best song ever✅🎶🎶1️⃣0️⃣0️⃣

  • @nimohassan168
    @nimohassan168 6 ปีที่แล้ว +1

    Aabo qoftan Gulled Zimba Lasoo hees dheeh fanaankana Waa shidaanyahay iyo heestuba 💋👌🏿

  • @durdurmuhudinali4837
    @durdurmuhudinali4837 6 ปีที่แล้ว +1

    👏👏👏👏👏👏👏 muuqaal cajiib wallhi aad iyo aad 👏👏👏

  • @user-kp8ds8pl5x
    @user-kp8ds8pl5x 6 ปีที่แล้ว +11

    Candi curiye halyay duriyada samaroon siciid somalind wixi somalind liketa isaara tolka

  • @marian5607
    @marian5607 6 ปีที่แล้ว +1

    Wow nice movement and great song 👏👏👏👏👏 🎺🎺🎤🎶🎙🎼

  • @inaantajecelfarmajo4324
    @inaantajecelfarmajo4324 6 ปีที่แล้ว +6

    bal aan ogade waxay tarto like igu cawiya

  • @hanna-oc5fz
    @hanna-oc5fz 6 ปีที่แล้ว +3

    heesta caadi ma aha walax walax😍😍

  • @iamfarhan989
    @iamfarhan989 6 ปีที่แล้ว

    i like the editing... thanks dude

  • @ahmedabdi2065
    @ahmedabdi2065 6 ปีที่แล้ว

    Wow waa hees mcn oo music iyo erayo fiicn leh iyo halkii dalxiiska ee Goobweyn

  • @jucepower
    @jucepower 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allh -xataf abdi- nolow sxb sare hesaha waxa kaficn qofki dubay oo xaweyay guul -hataf abdi-

  • @cwahaabcaaqilka1823
    @cwahaabcaaqilka1823 6 ปีที่แล้ว

    Axsan hees cabdi curiye iyo xafsa xubbi haataf abdi hore u socod wngsn sxb inta iga dambesa like i gu sharfa salaaman asxaabta

  • @dalqarneynilyaas1387
    @dalqarneynilyaas1387 6 ปีที่แล้ว

    Haatuf Abdi Big respect🔥 kuuhynaa

  • @haphzaqueen623
    @haphzaqueen623 6 ปีที่แล้ว +2

    caadmaha Hestan Laxanka Codka iyo Musicga Xataa Waa Shidanyihiin

  • @awdalsomalia7333
    @awdalsomalia7333 6 ปีที่แล้ว

    Best Songs ✔✔
    Qofta Cadi Mahaa Ma Istidh ✔✔ ,,,😍😍🙏😍😍

  • @amh7737
    @amh7737 6 ปีที่แล้ว +4

    30 minute 1k view see ahaan akhyaarey #Curiye Vs #Xupi boorkay iska qaadeen videowgan. Like pls waa walaalkin DDD

  • @naajiosman2174
    @naajiosman2174 6 ปีที่แล้ว

    wadnaha ku xiran tahay marna xiro ku leedahay😍✌hatuf thanks

  • @dahabsan4784
    @dahabsan4784 6 ปีที่แล้ว +12

    naga aamusa like tiina wasee dha

  • @nadaali2768
    @nadaali2768 6 ปีที่แล้ว +1

    beautiful this song

  • @hannaabdullahi4530
    @hannaabdullahi4530 6 ปีที่แล้ว

    Ba aaaaaa ma liiga soo horeeyay ani inaa u horeeyay u qabaayee best nice pic hesta muuqaal iyo dubis qurux badan

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 6 ปีที่แล้ว +1

    Alaylahe heestan waad ka baxsatay abti cabdi Curiye

  • @kaleeedofficial2055
    @kaleeedofficial2055 6 ปีที่แล้ว +4

    Qofki UGU Horeyay
    🙌

  • @gulledyare9619
    @gulledyare9619 6 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😅😂😅the best hees kuufuraa xadhkaha adag ninkii fahmaayuunbaa fahmaayee

  • @barud2386
    @barud2386 6 ปีที่แล้ว +1

    Woof caleek
    Photographer go forward
    Photographer is my hobby 😍
    I love camera

  • @sadammarcelo7103
    @sadammarcelo7103 6 ปีที่แล้ว +1

    Eesh qiyaska xabsa xbbi und cabdi curiye nice song 🤴🏼👑👑

  • @hodanali5163
    @hodanali5163 6 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha caadi maha masha Allah quruxley waye ❤️❤️

  • @Dawlo164
    @Dawlo164 6 ปีที่แล้ว +3

    abdi haatuf inyar oo fikridayda ah ku siinaya sxb eeg markasta waxaan ku fikiraa somalidu sida ay dad ka aduunka ku nool uga horeyn lahayd tusaale in la sameeyo meel ay heesaha somaliga laga daawada laga dhagaysto ma garatay imika youtube ku isku helayn ma leh gmail kaaga laga jabsado anba problem dhaco abdi haatuf waxaad ka mid tahy raga hiig siga leh tixgali fikirkayga

  • @caqli_same8270
    @caqli_same8270 6 ปีที่แล้ว

    😂😂😂 madhx hees
    Best aditor @haataf abdi👍

  • @abdulazizkaamill4235
    @abdulazizkaamill4235 6 ปีที่แล้ว

    Boooom boooom igadaa ciyaarta nice song 🇸🇱🇸🇱🇸🇱 puntlander

  • @king_salmaan8822
    @king_salmaan8822 6 ปีที่แล้ว +10

    hes lamane ah ayaan so wada waxa ila qadaysa gabadh jarmal ah oon afsomaliga 4 sano barayey san isugu soo can baxno 😂 wax dheh

  • @salmaanloveysn3041
    @salmaanloveysn3041 6 ปีที่แล้ว

    Waaaw video kala kacsan walle hawl adag hayaa hatuf-abdi
    Hanbalyo brother 👌

  • @AhmedAbdiGurey
    @AhmedAbdiGurey 6 ปีที่แล้ว

    hatuf acbid wax noolo thnkz pro

  • @daarali
    @daarali 6 ปีที่แล้ว

    Best song cabdifataax xasan sh.muumin my big Bro ...................

  • @JiheeyeYT
    @JiheeyeYT 6 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan Waa waa iga gadantahey Hala dhaafin Like 👍

  • @hassanabdurahman6190
    @hassanabdurahman6190 6 ปีที่แล้ว

    Waa eriyo dhelitiran iyo fanaaniin an kala dhicin curiye by xafso baashaal wacan

  • @mohamedhussein215
    @mohamedhussein215 6 ปีที่แล้ว +1

    Adoo xidhan guntiinadaBadda xeeligeediyoXareeda uu webigu sidoHalkay xuduud ku leeyiinGOOBWEYN. Waxa kaliya oo samayn kara tuducaas suugaan yahay af-qayaan ah. Noolow cabdi curiye

  • @husniobey3685
    @husniobey3685 6 ปีที่แล้ว +4

    War Qofta Video in laga duubaayo Maba oga miyaaa Wixii dhan laaabta Ayay ka dhigtay Walle odayga Laaab bilaasha Aaa lagu bisleeeyay 👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼😂😂😂😂

  • @weezy1o941
    @weezy1o941 6 ปีที่แล้ว +1

    Ku furo xadhkaha adag
    I like that word ❤️🤘

  • @dahabizizy
    @dahabizizy 6 ปีที่แล้ว +1

    Wa heees ad umacaan

  • @fathiamuhammad9645
    @fathiamuhammad9645 6 ปีที่แล้ว +2

    Gooobweyn ❤❤❤

  • @frdossoso533
    @frdossoso533 6 ปีที่แล้ว

    Wwwww xarakad nice Ilike

  • @asaldhalad3042
    @asaldhalad3042 6 ปีที่แล้ว

    Heestu caadi maha muqalkana kabadaran👌🏻👌🏻👌🏻

  • @obkajr4588
    @obkajr4588 6 ปีที่แล้ว +2

    Gobwyn magaladaydi wa mesha an sharcigi ku qaty please like isara

  • @mohamuudqiiroqeybshe6656
    @mohamuudqiiroqeybshe6656 6 ปีที่แล้ว

    nice song abdi uriye waa ka fakatay goobweyn daalxis baa noo balanah

  • @qasimawale4034
    @qasimawale4034 6 ปีที่แล้ว +2

    Abdi curiye dhal Abwaan ❤❤❤

  • @Firxad
    @Firxad 6 ปีที่แล้ว +1

    Hees talantali aan inaba caadi aheen iyo video dhamestiran👌🏿

  • @mahdiahusen
    @mahdiahusen 6 ปีที่แล้ว +1

    She is soook beautiful 😻😻😻😻

  • @Ayeh_Media
    @Ayeh_Media 6 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi curiye iyo xafsa xubi ❤ love

  • @queensweety6780
    @queensweety6780 6 ปีที่แล้ว +1

    We love H G

  • @yazinmaxamed1597
    @yazinmaxamed1597 6 ปีที่แล้ว +41

    Gabadha falaq falaqdeeda ka helay

  • @yartashidan3998
    @yartashidan3998 6 ปีที่แล้ว +1

    Wuuuw qofta idishay caadi ma ahan yaaa ila argay ano naaag Ahaba ka helay

  • @hoobalmedia1837
    @hoobalmedia1837 6 ปีที่แล้ว

    haataf Abdi well done bro

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 6 ปีที่แล้ว +14

    NICE SONG THE BEST ONE 🙌😍😍😍😍❤❤❤❤

  • @hassandweeu4096
    @hassandweeu4096 6 ปีที่แล้ว +1

    Wara da waxan ahay wllkin oo muslim bal like igu qabta wixi muslim ahow

  • @jetliherzon8765
    @jetliherzon8765 6 ปีที่แล้ว +35

    HadaaN idiiN khiyaamo like
    Izaara
    Read more

  • @jamilamohamed9584
    @jamilamohamed9584 6 ปีที่แล้ว

    😍😍😍Wwwwww esh calaa hees toooop💯👌👌💙💚💛💜💓💖💗💘💝💞💟💖

  • @kaisemoody474
    @kaisemoody474 6 ปีที่แล้ว

    Macalimin ba isku wada tagay heestaan 👍

  • @khalidbrown1819
    @khalidbrown1819 6 ปีที่แล้ว

    Wle Xaliima Gobaad Wa Looyaba Xafsa Xubi I Like The Way You Smile 😍