Cabdi Curiye Ft Idil Barkhad |Haa iga Tagin| New Somali Music |Official Video| 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • SUBSCRIBE OUR CHANNEL!
    |Official Music Video Kornel Abdi|

ความคิดเห็น • 747

  • @KornelAbdi
    @KornelAbdi  3 ปีที่แล้ว +37

    Inaan wada sxbno waa i sharaf SXBYAAL🙏GULEESTA
    Instagram: instagram.com/kornel.abdi/
    Facebook: facebook.com/kornel200
    Tiktok: www.tiktok.com/@kornel.abdi?lang=en

  • @mohamedmohamuud343
    @mohamedmohamuud343 5 ปีที่แล้ว +224

    Heesta adigo daawanaYo
    Hadii aad commentska aqrineysid
    LikeTa Ha ila dhaafin😂😂😂😂

  • @somalianankush2314
    @somalianankush2314 5 ปีที่แล้ว +467

    Like radis ayan ahay ha iga xasdin wllke iyo wlshy

  • @ahmedjama1132
    @ahmedjama1132 5 ปีที่แล้ว +343

    Labadan markan isku arko heesta in ay Top tahay wanba iska ogaada🙏🙏🙏🙏 inta labadan Tagerto liketa💘💘💘💘

  • @luqmaanhussein7444
    @luqmaanhussein7444 5 ปีที่แล้ว +79

    Hayaaaaaaaaaay waaaa fanaanadiiiiii la waaaayey sanadadan idil barkhadle👌🙏💜 intiiii u xiistay araga iyo maqalka idil barkhadle .......like .........💜🙏

  • @shiineartan6858
    @shiineartan6858 5 ปีที่แล้ว +47

    Inta quraanka jecel like isaara 😍

  • @mowlasutmad4900
    @mowlasutmad4900 5 ปีที่แล้ว +106

    Ha ika Tagin Anoo Nool 😍
    Wa Tiirayandee😘
    Hana diigsan Ruux kale😁
    Qalbigaa ku dabayee😋
    Hadaad Erayadan ka heshay
    Maxa sugee Like isaar
    Farta kama goaysee

  • @laylodiamond9052
    @laylodiamond9052 5 ปีที่แล้ว +37

    Labadaan saan ujeclahay inay marwalba isla soheesaan thanks kornel abdi

  • @Firxad
    @Firxad 5 ปีที่แล้ว +51

    Olo loooo Haiga tagin hana tiigsan ruuxkale Big respect, walashey Idil barkhad iyo abwaan’abwaan dhalay abdi curiye. Video laga shaqeyay FIFA sxbkey Kornel abdi.
    Thnx inta kuxiran Kornel abdi ✊

    • @KornelAbdi
      @KornelAbdi  5 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Firxad Thanks ustaaad

  • @ladyblue6595
    @ladyblue6595 5 ปีที่แล้ว +43

    Awdashii wacnayd iyo halku fanku ka beermay. Cabdi Xasan sheekh Muumin iyo Idil Barkhad Xaaji Cumar waan ku diirsaday heestan ilmaadeeryaal

  • @fartaxaaji1822
    @fartaxaaji1822 5 ปีที่แล้ว +300

    In aya tahaya boQoroda labisaka iyo Quruxda hadaa igu raaca san tahaya like iisaara aan arko inta aan isla fikirka naha naya

  • @queenofdragonrider143
    @queenofdragonrider143 5 ปีที่แล้ว +9

    Inta quranka jecel like isaar

  • @asliabeb9724
    @asliabeb9724 5 ปีที่แล้ว +122

    Duriyadii samaroon 👑😍😘

    • @husseinawaleh7426
      @husseinawaleh7426 5 ปีที่แล้ว +2

      Somali hadmy qabil iska dhaafi

    • @HABARGABEH
      @HABARGABEH 5 ปีที่แล้ว +2

      Samaroon darood isseh issak et le reste somalie tous frère or brothers Al

    • @samatarmumin6655
      @samatarmumin6655 5 ปีที่แล้ว

      😍😍😍🙋🙋🙋

    • @jaamacsiciid9813
      @jaamacsiciid9813 3 ปีที่แล้ว

      𝘋𝘶𝘧𝘰𝘰𝘸

    • @nagaadahmed5540
      @nagaadahmed5540 3 ปีที่แล้ว

      Yes duriyadii Samroon Siciid💫💞💞💞💞

  • @qalbitaajir5942
    @qalbitaajir5942 5 ปีที่แล้ว +69

    Dhal boqortooyo awdal ,abwan abwan dhaly cbdi curiye iyo walshy idil barkhd omar hees iyo badh 🌹🌹🌹

  • @janagalemuuminallaale1633
    @janagalemuuminallaale1633 5 ปีที่แล้ว +49

    Wlhi Abdi curiye midho, laxan iyo cod qofku gaadhaa ila hada majidho
    Hoyga murtida iyo ilbaxnimada BOORAME ❤️
    From SOMEWHERE IN SOMALIA 🇸🇴

    • @filsanfarxaan7550
      @filsanfarxaan7550 5 ปีที่แล้ว +1

      waw cad matid

    • @haniyetahajji3950
      @haniyetahajji3950 5 ปีที่แล้ว +1

      hhhh some where

    • @abassomar4516
      @abassomar4516 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhhhhhhh some where maad iska tidhadi somaliland mise miid baa lagu haaya

  • @cimraancawaale380
    @cimraancawaale380 5 ปีที่แล้ว +22

    Heesta hadad kehe shen like tash kusii 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @salmanyareofficial8094
    @salmanyareofficial8094 5 ปีที่แล้ว +2

    Www abwaan cabdi curiye iyo idil barkhad hees aan caadi ahayn...runti wey igu socodaa heestu nice one
    Aqyarta like ta isaara yaan laygala bakhaylin....one love somali weyn

  • @mubarikosman1807
    @mubarikosman1807 3 ปีที่แล้ว +3

    Igu tarn gal gacal halkii ku talal may dhigoo igu tiixy labtoo oon wali latahaa ☀️☀️☀️ hestaa xasuus goniya iledahy idl Barkhad & Abdi Curiye

  • @dekkasagal519
    @dekkasagal519 5 ปีที่แล้ว +6

    idil barkhadleh boqorada fanka fanaanadan ayn ka arky qof anshaxa fanka dhowrayo keep going sis

  • @abdiraxmaanawil9708
    @abdiraxmaanawil9708 5 ปีที่แล้ว +9

    Waxay Igu tiri Mxa Ka zhqayzaH Shrfow
    Sa waxn Ku iri waxn ahy Waziirka Maaliyada
    Ka dib habynkii bay igu aragty anoo Ku dhex jira Asakar badn
    Wax yar ka dib waxy status ka Ku So qortay
    (Anaa Hantiyey wasiirkii maaliyada )
    Balse ma oga in Askartu ii waday Xabsiga
    wr bal love sare Idil 😍😍❤❤❤❤

    • @mribo7715
      @mribo7715 5 ปีที่แล้ว

      😱😱😱😱

  • @akahiye22
    @akahiye22 5 ปีที่แล้ว +2

    Woow Haad-ba Haad kaci haybadadu noqotay Kornel Abdi Muqala Qurxuda Badan Thanks Abwan Curiye & Fananada Idil Barkhad Cumar Hees Shidan

  • @zuhuurzafi809
    @zuhuurzafi809 5 ปีที่แล้ว +13

    OMG 😲 best song heyga tagin Anoo nool Hana tiigsan ruuxkale qalbiga ku tabaye 👌👌👌

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 5 ปีที่แล้ว +6

    Ha iga tegin anoo nool
    Waa tiraan yadeydee hana tiigsan
    Ruux kale qalbigaa ku tabayee
    Hees iyo bar korneel hore u soco

  • @omaryonis4871
    @omaryonis4871 5 ปีที่แล้ว +8

    Wixi reer nuura like hayladhafina wow heestu dhamystirantahay

  • @adenmohamed6404
    @adenmohamed6404 5 ปีที่แล้ว +3

    Idil barqaad boqorada codka ee fananiinta dambee wow 👸👸👸👸👸👸👌👌👌👌👌
    Walalyal fadlan like ii sara walalkiin ayan ahaay oo idiin jeceel.

  • @motv4118
    @motv4118 5 ปีที่แล้ว +10

    Ustaad kornel abdi Shaqo wacan ka Faaidayso Haataf abdi waa ku Tanasuleee

  • @zamiirabdullahizanyare4971
    @zamiirabdullahizanyare4971 5 ปีที่แล้ว +53

    Idil Barkhad fananada kaliya aan loo babac dhigi karin #k-studio halka kagag haya like isaara inta laabta xaaran 😘

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 5 ปีที่แล้ว +21

    Idil barkhad cumar xaaji khayre iyo Cabdi curiye sheekh muumin noolaada😘😘😍😍😍😍

    • @liibaanxuseen3802
      @liibaanxuseen3802 5 ปีที่แล้ว +1

      Heestaan intii kulabalabootay like isaaara

  • @idilbarkhadomar
    @idilbarkhadomar 5 ปีที่แล้ว +411

    Idil Barkhad Abdi curiye
    We thanks alot to u huno lagen my king ustad kornel Abdi , ,iam grateful for you huno i can,t begin to thank you for what you ,ve done for me,l,ve had the best time working with you ,it,s been fabulous,i can,t thank you enough
    side kale my queen the wan and only ah gabadha ka danbaysa istaylka dharkayga ,iam grateful for you huno i can,t begin to thank you for what you ,ve done for me,l,ve had the best time working with you ,it,s been fabulous,i can,t thank you enough my queen xaliimo ali jamac gacantada qimaha badan ale haydaayo
    side kale my king ustadyada qaliga ustaad shegow bishaar my King ustad curiye my king ustaad abdirashiid cali xamari waa ustadka marna ananu gudi karin howshuu noqabta xaga coda qabashada
    ugu danbayntii thanks more and more fans qaligaa we love u guys dawasho wnagsan

    • @amaalabdullahiqaasim3209
      @amaalabdullahiqaasim3209 5 ปีที่แล้ว +1

      Idil Barkhad Walahay Heestan Macaan Kaliya waaye muqaalkana waad Ka Shaqeeseen🥰

    • @filsannuura2352
      @filsannuura2352 5 ปีที่แล้ว +1

      Idil Barkhad qurux badan

    • @halyaygireeawdalland8026
      @halyaygireeawdalland8026 5 ปีที่แล้ว +1

      Geenyo dumar dumar heestan way naga gadanthy

    • @hodanaxmed5947
      @hodanaxmed5947 5 ปีที่แล้ว

      Waaw

    • @FAAD21
      @FAAD21 5 ปีที่แล้ว

      Lagama sheeken karo heesta abwaanka qarniga💫💞

  • @sacdiyomohamed3386
    @sacdiyomohamed3386 5 ปีที่แล้ว +2

    Idil barkhad waa gawr aa uwanagsn wana hooyo naxariiis badna masha allh 🔥🔥❤️ she’s strong 💪 Women

  • @amaalabdullahiqaasim3209
    @amaalabdullahiqaasim3209 5 ปีที่แล้ว +4

    Woooooooow Amazing videoclip Wlhi kornel Abdi☝️

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 5 ปีที่แล้ว +10

    Woow heesti qarniga ✌
    Haiga tagin ano nool
    Wa tiiranyadaYde
    Hana tiigsan ruuxkle
    Qalbiga kutabaYe💞

  • @sagaljuusto1555
    @sagaljuusto1555 5 ปีที่แล้ว +5

    Ha iga tagin ano nool wa tiiran yadeyde hana tigsan hee ruux kle
    Kornel ninka haatuf
    No badalay hore y soco
    Idil iyo curiye wey ka baxsden

    • @KornelAbdi
      @KornelAbdi  5 ปีที่แล้ว

      Sagal juusto Thanks huno

  • @maanjama
    @maanjama 5 ปีที่แล้ว +29

    Cabdi curiyeh io idil barkhad
    Io ninkii hataf badaly kornel abdi😘
    Heeloy😂

    • @nemaabdi2240
      @nemaabdi2240 5 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk soo mahan asal dhalad waa kii badalay

    • @mucaadabdirizak839
      @mucaadabdirizak839 5 ปีที่แล้ว

      Asaleeey goorman Ku helayaa oo Ku helayaa naftaa Ku kurabtee huunoooy

    • @ibrayara4860
      @ibrayara4860 5 ปีที่แล้ว

      aniga xeeta waxaan radiyoya qurux badaan Hal gawar Ayaan rawa

  • @reo9475
    @reo9475 5 ปีที่แล้ว +5

    Idil Qalanjo is back ♥️♥️
    Now she has mad voice
    Authentic Asal Somali qurux
    Iyo cod uu Alle ku maneystay
    Mashallah♥️♥️♥️♥️♥️

  • @xariiromar2641
    @xariiromar2641 5 ปีที่แล้ว +13

    Idil Barkhad iyo Cabdi Curiye waa heesta Snap ka sugaye nice 💯✔️ Aad ban kuu Salamaya Kornel Abdi You are the one And only sxb 👋🎥 Cameraman

    • @KornelAbdi
      @KornelAbdi  5 ปีที่แล้ว +1

      Xariir Omar Thanks ugaas

    • @xariiromar2641
      @xariiromar2641 5 ปีที่แล้ว

      @@KornelAbdi you're welcome Rijaal

  • @samiiramahamed4750
    @samiiramahamed4750 5 ปีที่แล้ว +25

    Hana tiigsan ruux kale qalbiga kutabayee omg best wlhy❤ kornel abdi Nin ka haatuf abdi nobadalay pig respect brother❤👌

  • @raaniapdla2230
    @raaniapdla2230 3 ปีที่แล้ว +7

    2021 yadawanayah😄😄❣❣

  • @filsannuura2352
    @filsannuura2352 5 ปีที่แล้ว +1

    Wah wah Idil Codkeeda Iska Jeclahay Wlhi wuu kaadagaya ilahay amarkiis Muqaalka Qurux Kaliya Waaye❤️❤️

  • @xafzaabukarali597
    @xafzaabukarali597 5 ปีที่แล้ว

    Woooow wan ka helay
    Ha iga dagin
    Anoo nol
    Waa Tiirayadeedee
    Hana Tiigsan ruux kle
    Qaalbigaa ku tabayee ❤❤❤

  • @muxsinxuseen
    @muxsinxuseen 4 ปีที่แล้ว +1

    Way ooway heestan qofkaa udiri jire wado cad ayu IGA tagay xasuus ha IGA tagin anoo nool waa tiranyadeydee 😭😭

  • @mukhtarasad4145
    @mukhtarasad4145 5 ปีที่แล้ว +3

    #idil_barkhad iyo #cabdi_curiye caadi ayaad u faxaysaan❤😍😍
    *Tiir aan jabayn iyo taalad ku leedahe💯💯🔝👏*

  • @eggboy3714
    @eggboy3714 5 ปีที่แล้ว +4

    This so amazing voice keep going
    Curiye inaba caadi maaha codkiisa qof dhegta LA amaahiyo wuu yhy 👂

  • @abdirahmaanrigaax461
    @abdirahmaanrigaax461 5 ปีที่แล้ว +4

    Aar Kuwan HadiiPa Ay Wada HeesaN Say Hirgazha Mansha allah Kornel Abdi

  • @hassankaafi6522
    @hassankaafi6522 5 ปีที่แล้ว +3

    Waah waah axsan hees iyo badh ayaan dhihi karaa iyo waliba muuqaal cajiib ah idil barqad Dumaa horay usoco ❤️

  • @amalqueen9380
    @amalqueen9380 5 ปีที่แล้ว +7

    Axsn ereyo iska hees looma heeso adeer abwaan dhaba weye 👌 inta ila qabta like iisaraa

    • @MMMMmm-zh3xo
      @MMMMmm-zh3xo 4 ปีที่แล้ว

      💓💓💖💖💖💖🤙🤙👍👍👍

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 2 ปีที่แล้ว +4

    After 3 year’s ago baan Dawanaya heestan 😀❤️Kama daalo ✌🏽

  • @queensacdio9172
    @queensacdio9172 5 ปีที่แล้ว +15

    Best song yaqey I'm feeling love❤❤
    Ar nin an saan u jeclato ilahey ha isiyo 😂😂😂
    Wxi tolkeyga ah like

  • @aliacudoonchennal3571
    @aliacudoonchennal3571 4 ปีที่แล้ว +1

    Hestaan mugu kasto iheysa waan hilmama markaan dhagesto

  • @Qanciye11
    @Qanciye11 5 ปีที่แล้ว +2

    Woow Cabdi curiye legand Ereyada nikaas o sameya wa cajiib My quen Idil Cod aya naku Qqaday masha alh Well-done

  • @jucepower
    @jucepower 5 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah korneel wa studio muqalkisa laladacay like haatuf abdi kip going brother like Saar

    • @faysalqolqol3817
      @faysalqolqol3817 5 ปีที่แล้ว

      Haatuf abdi warkaa uu ka toobad keenay caday

  • @dooskadiamond9016
    @dooskadiamond9016 5 ปีที่แล้ว +7

    Ha ika tagin ano nool ileen waa tirnyadeyde😭 Han tiksan ruux kale qalbiga ku tabaye ❤️🔐✍🏼👍🏻👌🏻👏🏻👑 Iga gadan intaas .

  • @AishaAhmed-cw9ib
    @AishaAhmed-cw9ib 5 ปีที่แล้ว +1

    ha iga tagin anoo nool
    waa tiiraanyadayda
    hana tiigsan ruux kale
    qalbiga ku tabee❤😍

  • @rooneyali8551
    @rooneyali8551 5 ปีที่แล้ว +7

    Www masha allh abowe korneyl horay usoco
    Nice

  • @shugriabdi440
    @shugriabdi440 5 ปีที่แล้ว +25

    dhashii ree awdal idil barkhad hore usoco🇸🇴

    • @surlaydumar2412
      @surlaydumar2412 5 ปีที่แล้ว

      shukri Abdi wad ila garan kartaa Idil barkhad omar dhashii Awdal isded kaftaan maleh igu wale jidhkyga 💋❤

  • @luckys.2287
    @luckys.2287 5 ปีที่แล้ว +9

    ❤Lubbigayga kamatiro❤
    ❤Halka aad kutaaloo❤
    ❤Tiir aan jabayniyo❤
    🔐Taalaad kuleedahay🔐
    ❤🌍🔐
    cajiib hees dheelitiran 100%👏

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +1

    Hees xusid mudan Who is here?.👂❤️

  • @abdifatahali3878
    @abdifatahali3878 5 ปีที่แล้ว

    Ha IgA tagin anoh nolol hana tigsan ruux kale Qalbiiga ku tabaye😭😭😭 jcl wa dhafay idil duma nice song

  • @maryamaapdi1221
    @maryamaapdi1221 ปีที่แล้ว

    Yaa iga dambeya 2023 👍👍👍👍

  • @naimamohamed1822
    @naimamohamed1822 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah qofka arkii aa yaqana Hooyo wanaagsan sxbad farxanada idil waa qof kudayasha mudan

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 5 ปีที่แล้ว

    Marki uu shaqadii joojiyay Haataf Cabdi
    ayaa fanaantii midba meel u cararay
    Saaxibkay Curiye Iyo Idil Heestaan waad iska jarteen Good

  • @qoodaarmedia3468
    @qoodaarmedia3468 5 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan Mulaxam Fanaan Wiil Sare vCabdi Curie io Idil Barkhadle Fanaaanad shidan Keep going

  • @elramlisha8932
    @elramlisha8932 5 ปีที่แล้ว +2

    kama daalo dawashadeda heeskan wlhi cabdi Curiye meel dheer kaa dreema adeerkey 👌❤

  • @aishaahmed4428
    @aishaahmed4428 3 ปีที่แล้ว

    Dhal abwaan abdi sh.moumin alle haku sharfo jclhy lbdinu marka isla hesysin

  • @salmaismaaiil7192
    @salmaismaaiil7192 5 ปีที่แล้ว +1

    Dadka aan dartood fanka usoo galno ciyaal yar yar baa na waalee curiye io idil Well done😙💋❤❤❤❤❤🤗🤗

  • @omarionelnunez772
    @omarionelnunez772 5 ปีที่แล้ว +1

    Qofki uhoreye bn ahay ee like isara sxbyal

  • @MohamedDawlad.
    @MohamedDawlad. 4 หลายเดือนก่อน +1

    hees iyo badh ❤

  • @abdirizaknaik2361
    @abdirizaknaik2361 5 ปีที่แล้ว +39

    35 qofba iga horeeya car maanta un igu cawiya like hadii kle inaan sameyn wixi deeaa afro imaba taqanine 😁🙌

  • @bluenight3007
    @bluenight3007 5 ปีที่แล้ว +5

    Heez zhidan wlhi azal kornel abdi keep u going hno qli ❤👑💫💫

  • @hodangarab-qe4bk
    @hodangarab-qe4bk ปีที่แล้ว +1

    Dadkii imka heesihiisa fahmey ✋😔

  • @abdiazizcarlos4192
    @abdiazizcarlos4192 5 ปีที่แล้ว +1

    Maadama Haataf Abdi Ka fadhiistay duubista heesaha booskaa inaad noo buuxiso Ayan rabnaa kornel Abdi kooxdiisii qiimaha lahyd na sidaad ula so wareegi lahyd u dhabo gasho

  • @SMBFILMS
    @SMBFILMS 5 ปีที่แล้ว +3

    Kornel abdi hore usoco sxb best muqal

  • @amiiraqn7998
    @amiiraqn7998 5 ปีที่แล้ว +1

    Hees iyo badh❤ hayga tagin ano nool💕Idil barkhad fanand qrux iyo Codba isku darsatey💋Abdi Curiye Fananka Sanadka❤

  • @khadrayusuf2103
    @khadrayusuf2103 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah dhalsamaroon fananiin boqortooyo codka cafimad jacaylka ilahay codka inigu manaystay ilahay haidin xafido

  • @mohamedfazulofficial6526
    @mohamedfazulofficial6526 5 ปีที่แล้ว +2

    Kornel abdi Sxp You are number 2 after hataaf abdi

  • @baylka8619
    @baylka8619 5 ปีที่แล้ว +5

    Style ka Boqortooyadii awdal baad utahay idil barkhad❤

  • @xafsoxubi1998
    @xafsoxubi1998 5 ปีที่แล้ว +1

    Www heesta waa hees aan caadi aheyn runtii waad kabax sataan idil barqad iyo abdi curiye inta igu raac san like yeeysan iga baqiilin

  • @daudabdul8984
    @daudabdul8984 3 ปีที่แล้ว

    Yaa salaam idil bankhead iyo the best singer in Somali fadlan like I saara

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 5 ปีที่แล้ว +4

    Kornelka caashaqa my proh dear proh keep the going

  • @cabdishakuurmaxamed1782
    @cabdishakuurmaxamed1782 5 ปีที่แล้ว

    Wll igu qaaliya idil barkhad cumar iyo wllkay cabdi curiye xasan sh/muumin wooow wooow wooow runtii Wlhi anigu sikal iyo laaab ayaan idiika helaa idiina dhagasataa ifka farxad Ku noolaada aakhirana janada allahayoow dagtaan

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 5 ปีที่แล้ว +1

    Very Goo Song Curiye And Idil Thanks Kornel Abdi Good Movie

    • @KornelAbdi
      @KornelAbdi  5 ปีที่แล้ว

      Mahadi Adawe Thanls Ustaaad

    • @mahadiadawe
      @mahadiadawe 5 ปีที่แล้ว

      @@KornelAbdimy walaalkay waad Shidan tahay sxbna you well Came

  • @happygril3127
    @happygril3127 2 ปีที่แล้ว

    Haiga anoo nool 😓😓😓😓waa tiirayadeydee😗😗😗😗hana tiigsan ruux kale 💏💏💏qalbiga ku tawayee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Waarre
    @Waarre 5 ปีที่แล้ว +4

    Labadan maxaa ka dhaxeeya hhhhh intaa waa ayaga isla soo heesayee! Heestoodii Hello ma i maqleysaa baa ugu shidneyd waxey isla soo qaadaan😍

  • @ilhaanmaxamed3824
    @ilhaanmaxamed3824 5 ปีที่แล้ว

    www idiil barkhad iyo abwaan cabdi curiyeh hees mcn haa igaah tagiin anoo noool 💕💕💕💕💕💕Best Song

  • @cudoonmahamud1344
    @cudoonmahamud1344 5 ปีที่แล้ว +3

    I listen to this song 1000 times a day. Thanks

  • @sureyaabdalla4394
    @sureyaabdalla4394 5 ปีที่แล้ว

    Kornel abdi aad baan kuu salaamayaaa huuno

  • @farduuscali7263
    @farduuscali7263 5 ปีที่แล้ว +2

    iga gadanthy Heesta walaladey horo u socda kornel Abdi masha Allah keep going my bro

  • @samirosaed2714
    @samirosaed2714 5 ปีที่แล้ว

    My queen idil barkhad ❤👏👍❤ and abdi curiye 💕👏👍💕
    Waxaba lagama oran karayo hade waa heeersare😍
    Wa tabtaan filayee
    Halkan dhigo talabada
    Adna tobiyaha hay

  • @dufaantaduusho6579
    @dufaantaduusho6579 5 ปีที่แล้ว +2

    Qurux Dumar Idil Barkhad Waan Ku Fanaa 🎤💕

  • @wafdi_alqa6986
    @wafdi_alqa6986 5 ปีที่แล้ว +4

    Cabi curiye Laxan 100%
    Cod100%
    Isteel100%
    Go Forward

  • @mubaarikabdiwahab
    @mubaarikabdiwahab ปีที่แล้ว

    Ada tayo walaalnimo iyo taran addunyaba baahidayda tiri kara❤❤❤❤❤❤

  • @apcheparmohamed7220
    @apcheparmohamed7220 5 ปีที่แล้ว

    Safar dheer kadib wey is sehelaan Cabdi curiye iyo idil barkhad fananad somali ugu qurxoon

  • @hibakali6061
    @hibakali6061 5 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha Allah kornel jclan laha ina arooskeyga duubto

  • @samyhassan249
    @samyhassan249 5 ปีที่แล้ว +1

    Hayga Tagin Anoo Nool, Wa Tiiran Yadaydee ,Hana Tiigsan Ruux Kalle Qalbiga Kutabaya ❤💏👑 Abdullhi😭💋❤

  • @nuurasiciid9643
    @nuurasiciid9643 5 ปีที่แล้ว

    Fana igadheh💚💚
    Lasam heese macan lagu hesa⚘⚘⚘
    Sida ku wan okale🙌🙌🙌🙌
    Idil caday nolaw🖒🖒🖒🖒

  • @faysalqolqol3817
    @faysalqolqol3817 5 ปีที่แล้ว +10

    Laxanka cabdi curiye meel ayuu itaabtaa wlhi
    Yaa ila arkay

  • @kritisanon1278
    @kritisanon1278 5 ปีที่แล้ว +28

    In iftiinka caloosha lagu aqrinayo inta argtay like saraa
    Yacnii
    Iftiinka idol barkhad lagu aadiyay colosheeda inlagu q arinaayo inta fahantay like saara

    • @yasminyoussif2507
      @yasminyoussif2507 5 ปีที่แล้ว

      Aaqliga haa waayin wnba fahmay markiiba 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @amhanna2882
      @amhanna2882 5 ปีที่แล้ว

      😉🙋🏼‍♀️😜

    • @jihaanjamac7659
      @jihaanjamac7659 5 ปีที่แล้ว

      aniga kula arkay 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @farhanshire2130
      @farhanshire2130 5 ปีที่แล้ว

      😄😄😄😄😄😄

    • @nastehoalinasta9862
      @nastehoalinasta9862 5 ปีที่แล้ว

      Istaaqfurullah 😂😂😂😂😂 war dhibadnidaa

  • @lunabranwen
    @lunabranwen 5 ปีที่แล้ว +1

    I like her hair. Nice song. Mahadsanid 💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dasmodasmo9069
    @dasmodasmo9069 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa hees lamaana walboo is jecel taabaneyso intii igu raacsan like igu taageera❤️

  • @rabadaaan
    @rabadaaan 2 หลายเดือนก่อน +6

    1 / 8/ 2024 😂❤

    • @Zuheyla-hl5ze
      @Zuheyla-hl5ze หลายเดือนก่อน

      15/9/2024😂

    • @A.A.A045
      @A.A.A045 2 วันที่ผ่านมา

      15/10/2024😂❤