XAFSA XUBI | JAWAABTII LIGAN | (Music Video) 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @safwanhalac5466
    @safwanhalac5466 6 ปีที่แล้ว +690

    Waw xafsa hambalyo walashay iyo walalkay haatuf abdi Ee markasta u heelan sidu nogu samayn laha video quruxbadan xamse xadari nabil iyo Bulshaawi guled simba all my team go forward

    • @mayaabdiharbi48
      @mayaabdiharbi48 6 ปีที่แล้ว +12

      Safwan Halac markan heesta arkay waxan is iri talow markuu safwan rako muxuu soo oran doona hadana inyar kadib adigoo kujira ayaan arkay wanba yaaabay

    • @Abdiqanisuleiman
      @Abdiqanisuleiman 6 ปีที่แล้ว +5

      lkn meelbay kaaga soo hadhay somaaha hhhh
      dhib maleh sxb muhiimadu waa in lahelo musician singers Somali ah oo kor uqaada sugaanta somalida nin rageed
      go for word pro

    • @maamoqlih2731
      @maamoqlih2731 6 ปีที่แล้ว +2

      Safwan Halac waaw

    • @ikranalihusein8235
      @ikranalihusein8235 6 ปีที่แล้ว +2

      Safwan halac nolow yqy

    • @barwaqaadan6802
      @barwaqaadan6802 6 ปีที่แล้ว +2

      His

  • @HaatafAbdi
    @HaatafAbdi  6 ปีที่แล้ว +16

    Thanks for watching! If you want to see more new videos subscribe to this channel give this video a like and a comment!

  • @sadiqismailisscak5613
    @sadiqismailisscak5613 6 ปีที่แล้ว +116

    Ragg ha la soo jawba gabdha 😂inta jawbtan ka heshay liket ❤️

  • @likeisaaar8423
    @likeisaaar8423 6 ปีที่แล้ว +92

    Wa ku jeeda comment aqrinoosaa like ta ha iga ilaawin 🤚

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 2 ปีที่แล้ว +54

    waligay manta baaba iigu horeysa fananadan ilaahay ha caafiyo 🥺😢🤦🏻‍♀️

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 ปีที่แล้ว +54

    Gabadhan codka macaan oo quruxda badan hada wey xanuunsan tahay Allow caafimaad sii

    • @umamohmet7450
      @umamohmet7450 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin🥺

    • @Darkdesires946
      @Darkdesires946 2 ปีที่แล้ว +1

      @@umamohmet7450 xanun noceh kudace ?

    • @safiyacabdilaahi7577
      @safiyacabdilaahi7577 ปีที่แล้ว

      @@Darkdesires946bayo sixir bay dhahdaY lkin dadka qaybna maskaxday shegyan

    • @ghostchaser6300
      @ghostchaser6300 9 หลายเดือนก่อน +1

      Wey cafimaday

    • @CawoiyoAyaan
      @CawoiyoAyaan 9 หลายเดือนก่อน

      @@ghostchaser6300 mansha allaah hadey caafimadey

  • @maryankayf1
    @maryankayf1 2 ปีที่แล้ว +67

    Usoo duceeya in ilahay caafiyo gabadhan 🤲🤲🤲

    • @aliyafarah9644
      @aliyafarah9644 2 ปีที่แล้ว +1

      Allha caafiyo🥺🥺

    • @aanniiaannii2017
      @aanniiaannii2017 2 ปีที่แล้ว +1

      ax ala run miyaa ayada miya gabadha tik tok la wad wado😭

    • @aliyafarah9644
      @aliyafarah9644 2 ปีที่แล้ว

      @@aanniiaannii2017 haaa baayo

    • @princessnajma.1988
      @princessnajma.1988 2 ปีที่แล้ว

      @@aliyafarah9644 Abyo mcn Ii sheeg xgee Laga hayaa

  • @saabirinmahamed3898
    @saabirinmahamed3898 2 ปีที่แล้ว +14

    Usoo duceya inuu allh caafiyo gbdhan waala sixray 🥺😭🤲

  • @Alhajji1
    @Alhajji1 6 ปีที่แล้ว +45

    Haatuf abdi legend camera man proud of you my walalkeyga hees shidan gawar so if baxeysaa dadax ❤️❤️❤️

    • @hayadibrahim7486
      @hayadibrahim7486 6 ปีที่แล้ว

      Mooha De Làst Ķing hhhhhhhhh

    • @hayadibrahim7486
      @hayadibrahim7486 6 ปีที่แล้ว

      Mooha De Làst Ķing way ciyaraysaye Safwan mee

    • @mohammedrahuy5587
      @mohammedrahuy5587 6 ปีที่แล้ว

      He is not camera man he is a cinematographer because he creates storyline

    • @abdifatahgangivevo6669
      @abdifatahgangivevo6669 6 ปีที่แล้ว

      Mooha De Làst Ķing wllo camera man maha wa video Editting
      Thankz

    • @Alhajji1
      @Alhajji1 6 ปีที่แล้ว

      Mmmmm aad iyo aad

  • @Qanciye11
    @Qanciye11 6 ปีที่แล้ว +131

    Www. Jawaab Aan caadi Eheen , Well-done 👏👏👏

  • @husniobey3685
    @husniobey3685 6 ปีที่แล้ว +90

    Walle maaanta anaa ugu horeeeyo War like igu Qabta Qoftaaaana xooogaha macquuul waaaye 👍🏼👍🏼👍🏼

  • @alfananabdiyaretube8228
    @alfananabdiyaretube8228 6 ปีที่แล้ว +18

    Haataf studio waa haqab tiraha bulshada like isaar inta jecel haataf

  • @radak662
    @radak662 6 ปีที่แล้ว +6

    Hestaan barteeda aye dhigtay gabdhan.
    Hesti hirgashay ligan big respect SAFWAAN 👏👍👍❤

  • @khaderaden1237
    @khaderaden1237 6 ปีที่แล้ว +20

    Jwapti abid ugu shidnyd go forward xafza xupi👌🏽👌🏽

  • @IlyasIsmail-II-
    @IlyasIsmail-II- 6 ปีที่แล้ว +189

    War safwan hilac ta yar kuqabso wa fursade ₩ ya igu raacsan like plz ☻🙊⚘

  • @farhiyoahmed519
    @farhiyoahmed519 6 ปีที่แล้ว +5

    Way way go baby girl😍 u nailed it 👏👏 N the attitude🎁 priceless💯 what a nitty-gritty JAWAAB😜

  • @CadnaanSomali
    @CadnaanSomali 6 ปีที่แล้ว +63

    Kuwa dhihi doona wan kaa soo horeyay dhaqso badanaa 40cmmnts waxu ma TH-cam ka bay dhex seexdan 😂

  • @abdiqanitiktokclips6634
    @abdiqanitiktokclips6634 2 ปีที่แล้ว +47

    Marku xanuunka ku dhacay hadad so boqatey like😭

    • @Najahkaisehassan
      @Najahkaisehassan ปีที่แล้ว +3

      Xanuun nooceeya ku dhacay wll

    • @sadiqmoha9284
      @sadiqmoha9284 ปีที่แล้ว +1

      @@Najahkaisehassanwala sixrayy wll

  • @sharmakeabdi2353
    @sharmakeabdi2353 6 ปีที่แล้ว +150

    yaa comentiga aqniya heestana dawanaya kkkk

  • @simanbeauty3689
    @simanbeauty3689 2 ปีที่แล้ว +5

    Allah ku caafiyo mcny waxd ahayd boqorda aan codkeda jeclhy xanunkag wan ka naxay runti😰😰😰😰🤲🏻🤲🏻🙏

  • @AliHassan-tn8ct
    @AliHassan-tn8ct 2 ปีที่แล้ว +6

    Gabartan sidan hada maqlay wey xanun saneysaa marka alle usobarya waa gabar somaliyed owalashen ah alle inuu caafiyo insha allaah

  • @EngYuyu
    @EngYuyu 6 ปีที่แล้ว

    Esh Calaa Heez
    mantana mowjadaHa jaceyl
    murugta aawade ku heshay
    intaan nabsi mudan lahaa
    maciin baa kuu ahay
    HAATAF ABDI BRO GACANTA ALLAH KUU BARAKEEYO

  • @cayuusha4465
    @cayuusha4465 2 ปีที่แล้ว +4

    Mar baad maankaad lahayd
    Noloshu kaa mug dheertohoo
    Caqligu kaa yahay maroor
    ......
    Subxanallah Allow caafi

  • @barotech4015
    @barotech4015 6 ปีที่แล้ว +12

    Waxan Yar Daacad Aad Mooda Waba LA I Galay Hadii Aan Ku Arkay 😀top Haatuf Pic Respect Ugaaz

  • @xayatshirenuur1614
    @xayatshirenuur1614 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah haku cafiyo xafsa siiii niyad baa uguu duceyy wll

  • @aminmohamed270
    @aminmohamed270 6 ปีที่แล้ว +1

    My brother HAATUF the best clip hore uu soco ayan ku leyahay walal Big RESCPET PROH 👌👐

  • @haifocashaquhanaaxoahmed8216
    @haifocashaquhanaaxoahmed8216 6 ปีที่แล้ว +7

    Heesahii ugu shidan 2018
    Xafsa xubi jawaabti ligân
    Farxiya kabayare jawaabtii shuuriye yare
    Xalimo gobaad iyo hasan gantaal
    Ayaan ku away
    Mohamed alta muna
    Kiin jaamac iyo malabo gacalo
    Axmed zaki iyo gobaad
    💓💓💓

  • @hanaandagen2386
    @hanaandagen2386 6 ปีที่แล้ว

    Www walee gabarbaa uso baxday safwaan waxaba iiga daran jawaabta qaabka masraxiyadeeda ama jili taankeda Ayaan aka helay oooof xafsa xubi 👏👏👏👏👏🌹🌹🌹❤️❤️ hataf abdi thanks vedio qurux badan 👌🏽

  • @mumtaas3905
    @mumtaas3905 2 ปีที่แล้ว +7

    Ilaah haku caafiyo baayo 🥺

  • @mahdiyoungpubg7323
    @mahdiyoungpubg7323 6 ปีที่แล้ว +2

    Jwb Kal Iyo Laab Ah Axsan Fanaanad
    Ka Baro Sida Loo soo jwaaBo
    Forget Halima gobad iyo Kiin Jamac
    Godkiina Biyo Idinkugu so galay
    👌👌Haatuf Wax sugan Marwalba Kugu baranay nlow👏

  • @jucepower
    @jucepower 6 ปีที่แล้ว +86

    Intii jecel heesti safwan halac like saar

  • @qoodaarmedia3468
    @qoodaarmedia3468 6 ปีที่แล้ว

    lagaaaaa bareeejeeee saaaxiiib Safwan Holac 1 by 1 fanastic finish apsoluttley wlhi waaa iga gadantahay sida ay kuula babac dhigatay Xafsa Xubi Hore U Soco Ligend Safwan Holac

  • @geenyadacaad2456
    @geenyadacaad2456 2 ปีที่แล้ว +49

    allah caafiyo xafso xuubi

  • @hanaquen3842
    @hanaquen3842 6 ปีที่แล้ว +1

    wooow waxan odhan karaa waa jwbti ugu shidnayd abid arko habsa hubi yaa igu raacsan👌👍

  • @faizajeylani3013
    @faizajeylani3013 6 ปีที่แล้ว +63

    naa waa macdahee ee dheesha iga sax😍😚atariisho u ekthy wlhi qofkii igu raacsan like ta ha igu dhajiyo😘😙😜

    • @super-boy7762
      @super-boy7762 6 ปีที่แล้ว

      Abgaalish girl lkn waa dhulpahante abgaaal kor madow adiga oo kle maa ahan

    • @faizajeylani3013
      @faizajeylani3013 6 ปีที่แล้ว +1

      war jclidaa wllo aniga qabiil kama hadlin dee😎

    • @zoyamukhtaar6399
      @zoyamukhtaar6399 6 ปีที่แล้ว

      Abgaalish girl anaa Ku raacsan qaali

    • @blamemenotreligion2225
      @blamemenotreligion2225 6 ปีที่แล้ว

      sapciita cadde Adigana yaa tahay aan baranee qabiilka ragoodu dumarka dhex ordaan oo gabdhaha kamid yihiin😂

    • @mucaaddhaashane144
      @mucaaddhaashane144 6 ปีที่แล้ว +1

      +sapciita cadde stupid inanta ha u gafin madawga african baan u nahay sida raga u hadal xayawan.
      abgalish girl sorry huuno

  • @sadaamilkacase7244
    @sadaamilkacase7244 6 ปีที่แล้ว +2

    *SadaaM* *ilka* *case* *from* *hargeisa* 👉😍WaY HaGaaGiYe HaYso moraal xafsa Xupi odaygi safwaaN waad la dhigtaY hore u socotaY haataf abdi muuq bahiyaha talab sadaY hore adna u sii soco intii heestan gacaN ku siiisaY xafsa xupi gacaN idin tagay abti❤👌

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 6 ปีที่แล้ว +11

    intii safwaan halac taageerta liketa haila dhaafina 😂😂😂😂😂

  • @nimcahapdi2944
    @nimcahapdi2944 6 ปีที่แล้ว +149

    Wowo yaa Iga sohoreyay
    Shaqaysta liketa igucawiya
    Gabadh somaliyeed ahye

  • @qaaliquman3924
    @qaaliquman3924 6 ปีที่แล้ว +31

    7 mins ago markay ahayd 50 views ayaan daawaday comment maaha dhibo miciin iigadhig liketa

  • @beerdilaacshe4060
    @beerdilaacshe4060 6 ปีที่แล้ว +2

    Wwww xalimo gobaaad bye bye qoftana iga kaa dul qaday waad iga gadantahay xubi😍😍😍🌷❤👍

  • @asadinhoth9613
    @asadinhoth9613 6 ปีที่แล้ว +193

    Intii somaalinimadu ku wyn thy like isaara

  • @abdikayse4847
    @abdikayse4847 6 ปีที่แล้ว +1

    Codka style Quruxda Intaba Ma Xumo Balse suuraha Jooji Aad Jileyso Inta Heesta Laga Dubaayo
    Thanks Haataf Abdi The One And Only Channel We Are Support You ❤❤❤🔥

  • @hanadahmed7167
    @hanadahmed7167 6 ปีที่แล้ว +18

    Part clipka 3:08 illaa 3:40 wuu iga gadan yahay inta ila aragtay laagta ha ila garab marina

    • @fahmohussein4606
      @fahmohussein4606 6 ปีที่แล้ว

      hanad ahmed wlh waaba inta ugu shidan sida lo suuronayo action ka heesa carabta cml 😊👏👏👏siba inta danba ku heesta ayada iyo safwaan😋👌

  • @djjoker1172
    @djjoker1172 6 ปีที่แล้ว +6

    Kaaape Haatif studio million terms thnkz shaqo qaran nohysa go forward

  • @aminaabukar6308
    @aminaabukar6308 2 ปีที่แล้ว +7

    Markee la sixray kabacdi qofkii soo radiyy like😳

  • @hooyomaryangabadheda8827
    @hooyomaryangabadheda8827 6 ปีที่แล้ว

    Waaah waaaaah waxasa kahesa quruxey✌ axsan camera maan wlhy hataf abdi nolow huuno ❤💋

  • @mohamedmohamud1002
    @mohamedmohamud1002 6 ปีที่แล้ว +13

    Xidigta taleex hore usoco xafso xupi walashey qaalida 😍😍😍😍😍

    • @safiyo1742
      @safiyo1742 6 ปีที่แล้ว +1

      eliino seyga wll gabadhani waa reer madiino ee taleex gormey daganeed.

    • @mohamedmohamud1002
      @mohamedmohamud1002 6 ปีที่แล้ว

      Kkkk eber ayaad ku dhagan tahay taariqdeda inan ku kala furaa rabta mise waa la hadlaa ayaad u hadleysa marki hore nin xildhibaan baa qabay kadib dhalinta xafada wiil ka midaa guursaday labo cunu ayey u dhashay way isku soo raaceyn ethopia si dacwada loogu foro wiilka hada ethopia ayuu jooga iyo hal cunug ay dhashay mise wax kalaa rabtaa

    • @safiyo1742
      @safiyo1742 6 ปีที่แล้ว

      eliino seyga hhh intaa waa la hadlaa dhihin maxaa kuu diiday hadal xushmad hurta kumaan ahay anigu ninka labada cunig ey udhasay qarabadiisa ahay hadana madinu dagan yahay waa aqaan lakiin gabadha waxey ila igtahay gabar aan yaraan tina iskuul isla dhiga neynay waan wey diin karaa wiilkii qabi jiray gabadhaa wey diyey wey igu waa iyada walise shakiyaa igu jiro

    • @safiyo1742
      @safiyo1742 6 ปีที่แล้ว

      eliino seyga aniga waxey dhashay iyo waxii furay kuma wey diin wll dagmadee daganeed bas aan kuwey diiyey asal taleex mey aheed micnaha ma lagu dhalay taleex mise markii danbee usoo guurtay.

  • @mariajama3019
    @mariajama3019 6 ปีที่แล้ว +1

    Heesti igu horeysay o dukaan lagu xayay siiyo weye 😍hno waad shidan tahay heesta iyo duubista ba waan la dhacay 😍💞👑🤗🤗

  • @SBC-MediaMN
    @SBC-MediaMN 6 ปีที่แล้ว +54

    *Haataf Cabdi*
    *Iga dhis Gabadha*
    *Qofta Cod wayhaysaa*
    *Best Muqaal shidan*
    *Haataf Cabdi Zxp Qaali*
    *Cid Kugaaarta Malahan*
    *Guul wacan Haatif Cabdi*
    *FANANIITA IGA DHIS*
    👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @stayblue759
    @stayblue759 6 ปีที่แล้ว +1

    😍😍😍😍😍😍😍😍 waa midho aad u fican lkn way yara cod dhuuban tahay 😚😚😍😍😍

  • @mohamudjibril4731
    @mohamudjibril4731 6 ปีที่แล้ว +11

    Another hit one wow 😍 👌🏻

  • @xanansomalilandersafiya451
    @xanansomalilandersafiya451 6 ปีที่แล้ว +1

    Mantana mawjadaha jacal murugta awaday ku heshay intaan nafsi mudan laha miciin ban ku aha
    Xafsa xubi Ku jecliya Walshay Hore usoco
    Thanks HatiF KuGu Vana Allow ku dhowr

  • @kamadage8784
    @kamadage8784 6 ปีที่แล้ว +243

    Wixi isaaq ahow like i sara tol hadaynu nahay

    • @kayakaya8675
      @kayakaya8675 6 ปีที่แล้ว

      kama dage Hhhhhh ku sary Inder

    • @momettfott9971
      @momettfott9971 6 ปีที่แล้ว

      Hhhh

    • @halaislam7097
      @halaislam7097 6 ปีที่แล้ว +2

      kama dage I kacay dhiiga I kacay 🤣 Ku saray

    • @mohamedyazin1216
      @mohamedyazin1216 6 ปีที่แล้ว

      kama dage hmm Tolkagu ArmaY InteeY TH-cam ku jiran oo like kusaraYaN ArmaH Ladhaca
      Kadaa dadkaH ha jeedineh😂😂

    • @qalbidejiya5479
      @qalbidejiya5479 6 ปีที่แล้ว +1

      Wxd ka faidayso isheeeg

  • @zaramuhamed7096
    @zaramuhamed7096 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhan wey dhimate maqle alle ha u naxariisto 🥺

  • @officialramosta6797
    @officialramosta6797 6 ปีที่แล้ว +12

    Wlhi xabadan yada dhan romantic wye 3:30 siday uu qabaneyso anba ka helay like plz

  • @mohamedabdirahman3677
    @mohamedabdirahman3677 6 ปีที่แล้ว

    Shidnaan Walle Best Jawab Ever Weeye Haataf Abdi Go Forword bro 💋💯

  • @izakxiirey8586
    @izakxiirey8586 6 ปีที่แล้ว +39

    Balo ku dagtay xita ninka ciyaartisa way coppy garesay
    Bal liketa ilah dinkii

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว +1

    Truth ereyo dhab ah bey ka hadley saa hees tani xafsa horey usoco wll kheyr baan ku rajey nayaa bye

  • @najmomaxamuud6003
    @najmomaxamuud6003 2 ปีที่แล้ว +3

    Illhy haku cafiyo abyo🤲😭😪

  • @user-cq8tx6pw9n
    @user-cq8tx6pw9n 6 ปีที่แล้ว

    Codka 100%
    Stylka 100%
    Every thing is goood
    *Haaatuf abdi* thankz bro

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 6 ปีที่แล้ว +10

    Mansha'allaah, lugaheeda qurux💃🏼

  • @g_3YD
    @g_3YD 6 ปีที่แล้ว

    HaataF intiba ma heeztn aad la maqnayd wow noce heez
    Horu u zoco
    I wish you win

  • @reo9475
    @reo9475 6 ปีที่แล้ว +3

    You served him cold
    It's freezing out here
    Congrats you delivered it 😎😎

  • @ma5897
    @ma5897 6 ปีที่แล้ว

    Haatuf Abdi
    Legend Camera Man
    WaaN Ku Wataa Wlee
    you're The best ✌

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL 6 ปีที่แล้ว +77

    xaaskeyga oo meesha taaagan masha allah

    • @KaderHussein
      @KaderHussein 6 ปีที่แล้ว +8

      Somaliland studio
      Hhh bro tii la'arkaba xaaskada miya
      Wd iskaga dhajisan😂
      Sharci kuma qabto miyaaa nio😂👌😝

    • @amaanijamac6439
      @amaanijamac6439 6 ปีที่แล้ว +6

      Somaliland studio naag walba ma xaaskaga jaw😂

    • @iqlasmohammedaden2469
      @iqlasmohammedaden2469 6 ปีที่แล้ว +1

      Ma bilowday waryaa

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 6 ปีที่แล้ว +2

      moha dhal ogaaden 😂😂😂😂 ar ninka sharci ma qabtee inaga qabta heeska kastaba xaaskiisa lee ba ku calaameysan anigu ninka ka yaabay😂😂😂😂😂😂

    • @queenzamu3090
      @queenzamu3090 6 ปีที่แล้ว

      Somaliland studio ma bilowday kkk

  • @monam7931
    @monam7931 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku cafiyo wll inta fcp magceeda ka Soo racday in LA sixray xanusanaysafarta taga alle ha ku sacido huno😢

  • @bureeqadheeman1682
    @bureeqadheeman1682 6 ปีที่แล้ว +5

    xabsa xubi khatar jawaab shidan iyo safwan qudhisii oo la jilaya 👌

  • @bashirmohamed1615
    @bashirmohamed1615 2 ปีที่แล้ว +1

    Marbaad meelan fileyn fursaduu kaaga muuqan waqtigu kaa dhigi maqsuud

  • @jokajokaj.c.c1098
    @jokajokaj.c.c1098 5 ปีที่แล้ว +4

    Xafsa xubi jawaab culuz Keep going😍😍

  • @hindinoormuse5966
    @hindinoormuse5966 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahoow caafimaad sareeca sii adaa awoodee aamiin yaa Rabi

  • @Somaliprotv
    @Somaliprotv 6 ปีที่แล้ว +169

    20 INTA IGA DANBAYSA LIKE IIGU DEEEQ

  • @abdikadirmohammedosmaan5470
    @abdikadirmohammedosmaan5470 6 ปีที่แล้ว

    ereyadaAN jilicsaN nola wadaaaG mar walibA walshY mcn xafso xubi
    thanks the one and only cameraman haataf abdi

  • @GoldenStarMedia
    @GoldenStarMedia 6 ปีที่แล้ว +36

    Soomaaliyey nabad

  • @inamohamed2491
    @inamohamed2491 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhan hadan soradiyay allaha cafiyo bili adankan wa imtixan maskiintan maxaad uwasheen rer holan sixir badana allaha ku cafiyo abayoy

  • @Mohamed-kd5rn
    @Mohamed-kd5rn 6 ปีที่แล้ว +98

    Soomali maxamedey hadii aad necebtahay xabasho like isaara bal

  • @anzalaliabdi6844
    @anzalaliabdi6844 2 ปีที่แล้ว +2

    From Yasin hakyee cafimad degsdeg walashey Allah hajusuyi

  • @abdiazizabdullahi8532
    @abdiazizabdullahi8532 6 ปีที่แล้ว +12

    Allow gabadh aan somali aan eheen iga ilaali. xaaaaaaaaaaaaaaxx qurux waa kudamaate

  • @fosiahmed4026
    @fosiahmed4026 6 ปีที่แล้ว +2

    Maantana mawjadaha jacayl
    Murugta awgay ku heshay
    Intaan Nafsi mudan lahaa
    Maciinbaa ku ahaaa
    👉🏿👉🏿 best Muuqalka iyo Eraydu makala dhacaan

  • @SomaliNewMusic
    @SomaliNewMusic 6 ปีที่แล้ว +5

    ma 2 xafsa xubi aya jira mise waa isku mid uun ta qaada heesta nalka?

  • @hassanhussein1718
    @hassanhussein1718 6 ปีที่แล้ว

    Haatuf Abdi wiilka Shiikhaaleed horey u soco bro, Nasabkii baad ka dhalatay cadow kuma arki inader.

  • @farhali6345
    @farhali6345 6 ปีที่แล้ว +21

    Way isku nuurayan safwan yaa ila arky like saar ❤️❤️❤️

  • @vincentezika6278
    @vincentezika6278 6 ปีที่แล้ว

    aniku sitan utawanay waldhacay waleeeeeeeeeey wa shaqo culusa suuro fariid hesatub waxay idhaftay sitan utawanaya ciyrateta mashaa aalll wllo 20 bana qan kutagay hore usoco mata filina somatashay kkkkkkk

  • @mohamedbluetooth2943
    @mohamedbluetooth2943 6 ปีที่แล้ว +10

    Haatuf ma isagaba isu camiraya su.aal iyo jawaaba isaga qadanaya miyaa 😅😅

  • @becarefull7138
    @becarefull7138 6 ปีที่แล้ว

    Axlaa axllaaa
    gabadhu waa daadax
    Heesto waa iska...
    Top yarta go forward inabti
    Safwan oo camala saw wabad joogta hhh

  • @farhanadan9381
    @farhanadan9381 6 ปีที่แล้ว +4

    Waaaw wadka baxsatay quruxey codka 98%
    Style 99%
    Makeup 100%
    Dress 99%
    Beatiful 99%
    Dance 89%
    Hair style 81%
    Face 93%
    Mouth 96%
    Eye 97%
    Nose79%
    Eyebrows 80%

  • @sojanasaalah2778
    @sojanasaalah2778 6 ปีที่แล้ว +1

    ma aqaan waxa oran laHa
    mantana mowjadaHa jaceyl
    murugta aawade ku heshay
    intaan nabsi mudan lahaa
    maciin baa kuu ahay
    HAATAF ABDI BRUH GACANTA
    ALLAH KUU BARAKEEYO

  • @rooplehiprahim7243
    @rooplehiprahim7243 6 ปีที่แล้ว +35

    like IGU CAAWIYAH xataa anaa kasooo horeeyey
    #HAATAF# EH

  • @anjaliitervedii817
    @anjaliitervedii817 6 ปีที่แล้ว

    😍😍😍😍
    Nice yaqai hafsa cd iyo quruh ad isku heesa👏👏👏

  • @hassanosmanmuhamed
    @hassanosmanmuhamed 6 ปีที่แล้ว +14

    Hatuf abdi
    maxaa naga damacsantihiin mee ninki youtube kaan lahaa😂😂😂
    guuleed simba

    • @mohomedaden5619
      @mohomedaden5619 6 ปีที่แล้ว

      welcome to israel ma ila Araktay ninkii waa la la yahay

  • @manaalonline7564
    @manaalonline7564 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilahow caafi walasheen

  • @eeshcalaainan1521
    @eeshcalaainan1521 6 ปีที่แล้ว +8

    Wow Meel ayaa la saraay kiin iyo xaliimo gobaad🤣🤣😂

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 6 ปีที่แล้ว

    Ilaaheybaad Magan U Tahoo
    Duruuftuna Maaha Ceeb
    Haataf Abdi iyo Xafsa Xubi Hore Usocda.

  • @niciimomohamoud2511
    @niciimomohamoud2511 2 ปีที่แล้ว +3

    Sorry sister wallhi hada Tiktok ku arkey Hore uma Aqooon TH-cam ku qory gabdhan aan arky 😰😰😰 Alleh hku shaafiyo 🤲🤲🤲🤲

    • @5cents246
      @5cents246 2 ปีที่แล้ว +1

      haa walhii ilhay ha caafiyo

  • @najmaabdullahi3139
    @najmaabdullahi3139 2 ปีที่แล้ว +2

    Yaarabi ilahayow caafi

  • @talisoali2322
    @talisoali2322 6 ปีที่แล้ว +5

    Best song wlh xafsa xubi love you queen❤

  • @faisahdahir3711
    @faisahdahir3711 ปีที่แล้ว

    Aduunkuna waa libtee hadad samo mganthy ilaahay baad magan utahoo duruuftuna mha ceeb my fv song🥺❤

  • @abdifatahaskar2461
    @abdifatahaskar2461 6 ปีที่แล้ว +5

    Waa gadmaysaa Abayo halka kagahay

  • @gazzijelow393
    @gazzijelow393 6 ปีที่แล้ว

    Op op op jwb culus wlhi inaba cadi ma aha manta na xafso iyo heestaba wan ku isteemaya jwi dgn ❤️😋👊🏻

  • @strikersamiboy1436
    @strikersamiboy1436 6 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah"Heestaan waaa xasus Aan marna hilmaameynin oo marwalba Aan dageysto micna gaar ah ayey iledahay!keep going my sister👍

  • @bulshaawiproduction209
    @bulshaawiproduction209 6 ปีที่แล้ว +1

    thanks haataf abdi adaaa u haystaaa directorska soomaalida muuqaal aad u qarxooon anna subscribe ha la igu qabto asxbta