Cabdi Curiye ft Idil Barkhad | HELLO | (Music Video) 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • (Music Video)

ความคิดเห็น • 492

  • @Hodanonline
    @Hodanonline 6 ปีที่แล้ว +747

    Heestan waxa fahmi kara qof jacylkisu ka maqn yahy
    Ani cml ani zawjkeygu waan kala maqnhy 😭😭. Waanan jeclahy igu so duceya inu ilahy hal meel iskugu kaya keeno amiiiin yarb 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @HaatafAbdi
    @HaatafAbdi  6 ปีที่แล้ว +28

    Thanks for watching! If you want to see more new videos subscribe to this channel give this video a like and a comment!

  • @allowriyadeydaiirumeey870
    @allowriyadeydaiirumeey870 6 ปีที่แล้ว +30

    Heestan aniga ayey iku socotaa ayan u maleynayaa oo cidlada hee heebayaa allow mid cidlada ika bixi oo ragan ogahy ciilkan u qabo I ilaawsiiyo ii sahal oo ciiltiri ula baxo aamiin iku tara dar alle iku ducey wll wan cidloonaya saacan😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mameromio2922
    @mameromio2922 6 ปีที่แล้ว +437

    Hello hello maa iimaqlaysaan inta somali🇸🇴 Nimadu ku danbaysay😂😂
    Iso jwbaaa

  • @abdilahisadiq4270
    @abdilahisadiq4270 6 ปีที่แล้ว +51

    Heesta laba kala maqan ayaa daremi kara dhadhankeda 😭❤️😍 cabdi curiye and idil barkhad top song and video

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 6 ปีที่แล้ว +252

    Hello Ma I Maqalysaa? Hees Ereyo iyo miisaan Culus
    Xambaarsan - Idil iyo Curiye 'Xiddigha Scandinavia'
    Baryahan way Shidanyihiin - #Haataf
    Muuqaal aan innaba Caadi ahayn..
    #Yaasalaam - isoo Jawaaaaaab!!!

  • @jayjayhuson3302
    @jayjayhuson3302 6 ปีที่แล้ว +155

    Wacnaan Lahaydaa inay iMaqlayso😫😫😭😭 Lakin way dhimatay” Qofku hadad kala tagtaan ama kala hadhaan Sow kaamuu dhiman😢😢😭😭

  • @idilbarkhadomar
    @idilbarkhadomar 6 ปีที่แล้ว +608

    my kin ustaad haataf, ,iam grateful for you huno i can,t begin to thank you for what you ,ve done for me,l,ve had the best time working with you ,it,s been fabulous,i can,t thank you enough
    side kale my queen the wan and only ah gabadha ka danbaysa istaylka dharkayga ,iam grateful for you huno i can,t begin to thank you for what you ,ve done for me,l,ve had the best time working with you ,it,s been fabulous,i can,t thank you enough my queen xaliimo ali jamac gacantada qimaha badan ale haydaayo
    side kale my king usyaad curiye my king ustaad abdirashiid cali xamari won mariana guide karin side coda yoga qabto
    ugu danbayntii thanks more and more fans qaligaa we love u guys dawasho wnagsan

  • @amh7737
    @amh7737 6 ปีที่แล้ว +41

    Abwaan Cabdi curiye iyo Idil Barkhad labaduba waaa dhashii Reer Awdal. Horay usocda adinka fanka inoo shideee

  • @boqoradaayaan272
    @boqoradaayaan272 6 ปีที่แล้ว +19

    Waaaaw 😍😍😍😍 masha Allah idil iyo cabdi curiye allow idin daa codkiina wa igu socota ila Hada kama dalayo inti jacel haayo ama kala fog le dareemi karta thnks haatuf abdi 😍👌👌👌👍🏻

  • @habiibaawale2097
    @habiibaawale2097 6 ปีที่แล้ว +41

    waaaw waaaw heestaan waa iga dagantahay 100% idil barkhad wlhi si automatically ah ayay ushidantahay 👏👏👏

  • @gabileyboy1515
    @gabileyboy1515 6 ปีที่แล้ว +61

    2 qof oo tolkay ah mnsha allah noolaada gobta reer sheikh SAMAROON 😍😍

  • @SaajinMuse
    @SaajinMuse 6 ปีที่แล้ว +81

    Fanka quruxdisa Idil barkhad Cumar Iyo Abdi Curiye 😍 💕
    Thank you hatuf Abdi Mankaabe ❤️

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 6 ปีที่แล้ว +220

    dadku horta maxay liketa kufalaaan qof walba waan usaaraa bal maanta ani I wada saara

  • @ahmeddayib8121
    @ahmeddayib8121 6 ปีที่แล้ว +654

    Qof wax jecel hadad tahy like isaar

  • @abdirazaqkiiko8096
    @abdirazaqkiiko8096 6 ปีที่แล้ว +32

    Boqorada labiska idil
    Dhal abwan cabdi xasan sheekh mumin cabdi curiye hees abehed

  • @ramadanmusse4457
    @ramadanmusse4457 6 ปีที่แล้ว +13

    Cabdi curiye wa abwaaan ad u reyo culis way isku dheli tiran yihiin dhamaan heesaha u sameyay adban u tagera boqorka murtida curiyo wansalamaya dhaman idil . Hataf .shogew . ✌✋🖐👍👏

  • @hannahwilashawalashod3669
    @hannahwilashawalashod3669 6 ปีที่แล้ว +132

    Waryada waxn jecladay wiil kow dhaha marka like isara ha arke qofti jaclyd plz 🤣🤣🤣😝😝😝😝

  • @mahadmadey3890
    @mahadmadey3890 6 ปีที่แล้ว +17

    Ax yaa hees idil barkhad waku tageera
    Queen of voice

  • @mulkiabuukar9064
    @mulkiabuukar9064 6 ปีที่แล้ว +15

    Ax jaceyloo xaal qaado halkaad iiga jirtaa bey dhaxan iiga heysa😢❤

  • @suubilkhayr8366
    @suubilkhayr8366 6 ปีที่แล้ว +24

    Axyaa dareen hello mai maqlesa waxbadan aye tabanee hestan idin barqad iyo abdi curiye

  • @ridwaanlula96
    @ridwaanlula96 6 ปีที่แล้ว +278

    somaliyey iiduceya neerfaha ixanunaye thanks

    • @haweyaabdirahman9526
      @haweyaabdirahman9526 6 ปีที่แล้ว

      Ridwaan Lula allah haku cafiyo

    • @arch_joof6604
      @arch_joof6604 6 ปีที่แล้ว +1

      *Ridwaan Lula*
      Rbbi ha ku cfiyo

    • @manalmohamed4829
      @manalmohamed4829 6 ปีที่แล้ว +12

      Ok iska dhaaf wllo heesaha Quran dhageyso markas way ku ficnanayan inshallah

    • @manalmohamed4829
      @manalmohamed4829 6 ปีที่แล้ว

      Ridwaan Lula Allah ha ku cafiyo

    • @caabiahmed7676
      @caabiahmed7676 6 ปีที่แล้ว

      Ridwaan Lula allh ku caafiyo

  • @safwanhalac5466
    @safwanhalac5466 6 ปีที่แล้ว +23

    Laba fanan oo qiimo badan idil and curiye go forward tanks Hatuf in badan

  • @becarefull7138
    @becarefull7138 6 ปีที่แล้ว +25

    Sideenan ku maqlayn idilay kula haya wlhiye keliga ku jeclahy
    From somaliland

  • @omarmunye6290
    @omarmunye6290 6 ปีที่แล้ว +28

    Waraa soomaaleey ii soo duceeya nooh inuu ilaaheey amuuraha sahlo? halooow idil codkeeda xabeebta leh ayaa igu socda yaa salaam.

  • @ayanomar2897
    @ayanomar2897 6 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah dhaladki fanka alle haydin dayo huunayaal idir barkhad cumar xaji khayre iyo cabdi xasan shekh mumin 😍

  • @suldaanmuhammadmillion7541
    @suldaanmuhammadmillion7541 6 ปีที่แล้ว +34

    Inta heesta ka heshay farta soo taaga☝️

  • @mohamedabdulahi5763
    @mohamedabdulahi5763 6 ปีที่แล้ว +5

    Hanitada gabadh baa iska leh miyaa nafsi laga gala hablaha la guhaadiya xaqooda la 😍😍😍idil I love you ❤❤❤❤❤❤❤like ii sara full respect all fans of somaliyey😍😍😍😍😍😍😍

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 6 ปีที่แล้ว +15

    Soo hor joogsigaagaan ku habaa nafteydaa hobal culus oo caan baxay iyo hobalad aan ka dhicin waa leysla helay ilaahey ha kula jiro Cabdi Curiye

  • @shawkixaax1
    @shawkixaax1 6 ปีที่แล้ว +552

    asc somaliween qofjaceyl hayo aan ahay qoftan jeclahay ne waxaan iska baranay telephone 📞 amina wakujeclahy please 👍like isaara siqogtan jeclahay ugaar to danks ❤👏👌

  • @ahmedabdi2065
    @ahmedabdi2065 6 ปีที่แล้ว +7

    heestan hees ka macaan runtii maqlin runtii hees 2 cisho 26 kun dhegaystay waa u qalantaa markaa fananka waan u hambalyeen

  • @shimbirahamedia3516
    @shimbirahamedia3516 6 ปีที่แล้ว +42

    Waan ku maqlayaa Idiley, Gobolka Kashmiir baan kaa jiraa.

  • @siraajimix3707
    @siraajimix3707 6 ปีที่แล้ว +329

    Hadaad Aragto Eryadaan
    Huunoy/Huunow
    Like Isoo Saar👍😀

  • @indhocashaq8067
    @indhocashaq8067 6 ปีที่แล้ว +82

    Hello may maqlaysa
    alta love baan kugu ahay 😍 like isara inta uu jacaylku hayo 😂😂😂

  • @m.sheekhxoamud2604
    @m.sheekhxoamud2604 6 ปีที่แล้ว +6

    Ustaad abwaan laxan heesaa intaba waa la isku darsaday abdi fatax and qu.een idil barkhad hees mcn well done Adal empire

  • @muxiyadiinciiltire12
    @muxiyadiinciiltire12 6 ปีที่แล้ว +19

    Woow hees mcn hadaad maqasho erayadaa huunoooo isoo jawaap asal

  • @idilali2217
    @idilali2217 6 ปีที่แล้ว +2

    Waaw caadi maha inta kala maqan hambalyo hees baa la idiin helay
    Fanaaniin qaali ah thank u
    Flim qaadaha cajiibka ah maashalah tsbaarakallah

  • @djjoker1172
    @djjoker1172 6 ปีที่แล้ว +5

    Msha Allah idil nolow intake Noli jirto hataf abdi aad ban Ku slmay yaa hers kalakiciyey

  • @nazleanmohammed6046
    @nazleanmohammed6046 6 ปีที่แล้ว +12

    Hadaad maqasho erayadaan isoo jwb celi hny❤❤

  • @djsentinas38
    @djsentinas38 6 ปีที่แล้ว +8

    HuuunO iii soo jawp💕
    Wayeh huuno idileeY❤️

  • @dahabsan4784
    @dahabsan4784 6 ปีที่แล้ว +11

    Abdi curiye tolow mayska kaa guursadaa sax yaroo jiraa thye

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 6 ปีที่แล้ว +6

    Hello May Maqleysaa, Halkeed Maanta Joogtaa?
    Best Respect Cabdicuriye iyo idil Barkhad.

  • @mohacanogeel10
    @mohacanogeel10 6 ปีที่แล้ว +58

    I love you idil barkhad wn ku tager yaaa iga racsan farta tag

  • @dooljr2648
    @dooljr2648 6 ปีที่แล้ว +27

    War liketa isii caawa waan soo hormaree😂😂

  • @mustaphecasse4770
    @mustaphecasse4770 6 ปีที่แล้ว +3

    Horta abdi curiye iyo Idil barkhad si bay isugu yar warwegaane may is qabaan mise waa friends ha layga shaki saaro somaliwayne.

  • @Qarshe24
    @Qarshe24 6 ปีที่แล้ว +9

    Gabadhan baruurtii way iska riday,gabadhaha somaliyed haku daydeen

  • @farhiyoahmed519
    @farhiyoahmed519 6 ปีที่แล้ว +20

    Haloooooooooow may maqleeeysaan🤣 the 22nd comments I guess am late to the party 🎉

  • @hassanabdirahman7906
    @hassanabdirahman7906 6 ปีที่แล้ว +30

    Waa madaxweynihii mustaqbalkoo Library wax ku aqrinaya ee liketa igu roonaada shacab kaygoow.....

  • @nawalabdikani9366
    @nawalabdikani9366 6 ปีที่แล้ว +2

    gormee wxsoo dadoo iga so horeeyeen caadi mha heesta 😍😍😍😍😍 halkad iga jirtaa bay dhaxan iga hysaaa 😭😭😭😭

  • @sacdiyomohamud635
    @sacdiyomohamud635 6 ปีที่แล้ว +4

    💖💖💞💞💞💕wwww.intii jaceyl hayoo kala fog ee ku ficntaahy sida Ani camal💞💞💞😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 6 ปีที่แล้ว +21

    Calafkii rajadaa helay hadane waaye yoo lumay huuno hadaa maqashid erayada ii soo jawaab hees iga gadan ❤👈

  • @rahmaabdirahman1670
    @rahmaabdirahman1670 6 ปีที่แล้ว +18

    Ax heesta inay iga hadlysad moda
    Ala rabiyow dadka is jecel ee kala fog isu keen

  • @barkhadnimcaan7632
    @barkhadnimcaan7632 6 ปีที่แล้ว +12

    heestan waa iga iibsantahay runtii 100%

  • @caabiahmed7676
    @caabiahmed7676 6 ปีที่แล้ว +6

    Hees macaan iyo muuqal qurux badan oo waqti la galiyay idil iyo cabdi curiye horay usii socda

  • @libaanmohamed4083
    @libaanmohamed4083 6 ปีที่แล้ว +31

    Cabdi Curiye Sheekh Iyo Idil Barkhad Ilaahay Amarkii Waan Iska Jeclahay Love Ku Ahay Fadlan Like Halaysaaro

  • @samsamabdirahmanxaajikhayr2933
    @samsamabdirahmanxaajikhayr2933 6 ปีที่แล้ว +5

    Thans wlshy qali iyo walky alle haydin dhawro heestu aad bay ushidanthy thank you somch

  • @ilahoowriyadaydairumemssru563
    @ilahoowriyadaydairumemssru563 6 ปีที่แล้ว +2

    wwwwwwwww anoon dawan on dhagaysanbaan hlka ka arka mshaallh tageraaa idil barkhd iyo cabdi curiye😍😘😍😍😍 noladaaa😍😘😘😍😍😍😍

  • @dheymaluula4452
    @dheymaluula4452 6 ปีที่แล้ว +8

    Wah wah wlh hees macaan iga dheh erayo mcn way iga gadan tahy runtii

  • @c.c.g.1464
    @c.c.g.1464 6 ปีที่แล้ว +11

    Weegii hore bar bar😉😉😉 wegana Hello weyaan ✌✌✌✌✌✌

  • @YAASKAFILMS
    @YAASKAFILMS 6 ปีที่แล้ว +30

    Bilicda Fanka iyo Sugaanta nin Quruxiyay Hataaf abdi guulayso kaptan ✌️✌️

  • @samraabdikadir2172
    @samraabdikadir2172 6 ปีที่แล้ว +1

    Aaax yaa hees hada maqasho erayada huuno isoo jawaab😚👌idil nolow codkaga mcntsa kama dhargo

  • @amiizhaladan5980
    @amiizhaladan5980 6 ปีที่แล้ว +12

    Soo hor joogsigaagaan ku haba naftayda ax xanuun badana markaad qofkaad aduunka ugu jeclayd u ka fogyey😭😭

  • @subairmuhandisibnuismaciil9404
    @subairmuhandisibnuismaciil9404 6 ปีที่แล้ว +397

    somali maxamed inta somaliland in la aqoonsado rabta like saar

    • @WIXII_CUSUB
      @WIXII_CUSUB 6 ปีที่แล้ว +5

      subair muhandis ibnu ismaciil 😂😂 walal dadka beenta lagu koriyey miyaa tahay
      Somaliland was gobad ka mid ah somalia 🇸🇴

    • @abdirahmanmahamed3400
      @abdirahmanmahamed3400 6 ปีที่แล้ว +5

      Wax somaliland iyo Puntland iyo Réèr land oo dhan majiran Somalia wa hall wana. Ul iyo diirkeda wana Abti adeer iyo Habo iyo ayeeyo dadka yan lakala jar jarin wa xidid iyo xigto wa Hal qoys ilahy hayna mideyo insha Alah malin Somalia wa midobeysa lkn jiilka ilahy lakulansiin doono aya nasiib leh ilahow dadka quluubtoda isku soo celi Amiiin from Bosaso no qabyalad wan jeclahy somali oo dhan. Farxad ku nolaada

    • @kordahab3258
      @kordahab3258 6 ปีที่แล้ว +2

      subair muhandis ibnu ismaciil dislike kugu xaday adeer soomali waa mid

    • @abdirsaq7299
      @abdirsaq7299 6 ปีที่แล้ว +1

      hhhhh waanu diidnay aqoonsi

    • @barwaaqoahmed5858
      @barwaaqoahmed5858 6 ปีที่แล้ว +1

      Very nice

  • @baremohamedismail
    @baremohamedismail 6 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw maasha allaah gabadheydii aan jcylaa qofkii arka idil isheeg wiilkaas ayaa ku raadinayey kudhaha oo ku jcl

  • @hemazako
    @hemazako 6 ปีที่แล้ว +7

    Hollow📞📞📞📞 may naqleysa 📲
    second✌ Ahmed Zaki😂😂

  • @ayanleyousuf8393
    @ayanleyousuf8393 6 ปีที่แล้ว +8

    Heestu shidanaaa
    calafkii rajadaan helay
    Hadana waayayoo lumay
    hadaad maqasho eryadaa I Soo jawaab.

  • @sagalali8677
    @sagalali8677 6 ปีที่แล้ว +4

    wooow esh calaa song edil iyo curiye fanaantii qarniga

  • @mohamedinshaar3857
    @mohamedinshaar3857 6 ปีที่แล้ว +15

    Caadi ma ahan Heesta inta Jacel hayo Like isara Sidey do kale 😍✌🙏
    HAATAF ABDI Wali wxd tahay Amazing 😍👌

  • @laylaqadan2546
    @laylaqadan2546 6 ปีที่แล้ว +8

    AXasan.
    Calafakii rajadaan helay hadana waayay oo lumay hadaad maqasho erayadan isoooo jawaaab
    Eesh calaaa hees wlhi

    • @libanmoha3138
      @libanmoha3138 6 ปีที่แล้ว

      Layla 4376354 Layla 4376354 wllo 😊 😍 I soo jawaab jacyl ka dhacay halkan

  • @mustafecarab7320
    @mustafecarab7320 6 ปีที่แล้ว +18

    #best idil barkhad &ciriye ❤❤inta ila taagerta likt kuqabo👌dont stop idil the steyl

  • @barutmohametjoseph1348
    @barutmohametjoseph1348 6 ปีที่แล้ว +21

    somali maxamuud ismaaciil waan idin salaamaya mahadsanid idil barkhad cumar iyo abwaan abdi curiye #like ha la dhaafin all somali intii commentiga akhridaay..................

  • @mustafesanburo1695
    @mustafesanburo1695 6 ปีที่แล้ว +141

    Inta ogsoon in somalia mid tahay Like ta ii saaara

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 6 ปีที่แล้ว +6

    waaa ey shidhantahy runti abdi curiye waa aaaminsanahy

  • @deequunideequuni6565
    @deequunideequuni6565 6 ปีที่แล้ว +79

    Bisinka waaba aroore waa maxay like iisaarta aan maqlo war subax wanagsan dhaha horta😂😂

    • @ninweyn7324
      @ninweyn7324 6 ปีที่แล้ว +1

      deequuni deequuni 😂😂😂😂👍

  • @ridwanfarhan9636
    @ridwanfarhan9636 6 ปีที่แล้ว +3

    IDIL BARKHAD waa fanaanad fanka soomaaliyeed kuqaaliah❤👊👊

  • @nasrbaabdi8042
    @nasrbaabdi8042 6 ปีที่แล้ว +3

    Waan ka helay heestan waayo aniga iga hadleysaa allo sahal amuuraha ❤❤❤

  • @ikranabdiqadir5710
    @ikranabdiqadir5710 6 ปีที่แล้ว +5

    Heestan bagey soo baxdey wanba rabeey 👏👏😃 war kiiyoow hallow wabayo dhago weynee 😢😢

  • @awilmohamed4110
    @awilmohamed4110 6 ปีที่แล้ว +31

    Hello May maqlaysaaa qoftaaan aduuunka ugu jeclahay I love you baby I like isaaara plz jcyl xaasid anoqonine 😍😍😍😍😍

  • @aniiyojaacaynogarnaqabusha1315
    @aniiyojaacaynogarnaqabusha1315 6 ปีที่แล้ว +1

    Wooooooooooooooow woooooooooow eryo Jira iyo action Aan cadi ahayn idishay ka filaayay inta iyo wax ka badaaana çabdigay hnoh adna nasab yaro wada eryo MCN bad thy idiin Jclhy ale hano kin daayo

  • @AfnaanSalah
    @AfnaanSalah 6 ปีที่แล้ว +38

    Hes shidan ado dhagysanaya hada commentga akhrinyso like isaar😂😂

  • @fardousaismailofficial6631
    @fardousaismailofficial6631 6 ปีที่แล้ว +2

    Ax yaa hes 😍😍😍 feeling love allow dg dg igu ken my huband amin

  • @deeqoabukarshcilmi
    @deeqoabukarshcilmi 6 ปีที่แล้ว +4

    Inta cidlada kujirto allaah hakasaro si dag dag ah allooow aaamiin

  • @herxeralehore7261
    @herxeralehore7261 6 ปีที่แล้ว +7

    HELLO WAAN KU MAQLAYAA
    COD MACAN IGA DHEH ASXBTA IGU SHARFA

  • @shaficibashe2995
    @shaficibashe2995 6 ปีที่แล้ว +8

    _HELLO FROM THE OUTSIDE OF TH-cam CAN YOU HEAR ME_ *Somali Edition*

  • @haldhaadumar6544
    @haldhaadumar6544 6 ปีที่แล้ว +1

    haaatif cabdi big respect video lama mid aha kuwa kle xirfad dheer
    idil fananda qliya stel

  • @ggkvds7778
    @ggkvds7778 6 ปีที่แล้ว +21

    ذكروني بغنيه ايديل هلووو كان يوو هير مي ههههه

  • @rahmamohamed4383
    @rahmamohamed4383 6 ปีที่แล้ว +107

    Bal aan idinla arko waxa laga helo like ta ee iigu qabta kkkk

  • @Somaliprotv
    @Somaliprotv 6 ปีที่แล้ว +21

    Haatuf cabdi maad soo kalahday saaka indr 15 qof kaliya ayaa iga horeeya adeerayaal manad seexanin like idinkama hayo yaaa somali ugu badan oo like iyo iigu deeqda .....

  • @anizaali45
    @anizaali45 6 ปีที่แล้ว +4

    Calafkii rajadaan helay hadaan waayay oon lumay hadaad maqasho erayada Huuno isoo jawaab😢😒😒hhhhhh axyaaa Heees Idil And Cabdi curiye😍😘

  • @munaali460
    @munaali460 6 ปีที่แล้ว +22

    good top really
    laxanka 100%
    ereyada100%
    stelka100%
    camerada100%

  • @empiregirl5033
    @empiregirl5033 6 ปีที่แล้ว +4

    Waa shidanthy heesta🎤🔥 *kabax* *idil* baa so laba kacleysay

  • @fathielmi4776
    @fathielmi4776 6 ปีที่แล้ว +2

    Idil barqad cod macaan bey leedahay lakiin codka xabeeb baa ka ka gashay.dhanka kale cabdi wuxuu leeyhay cod lagu nasto.

  • @mohamedmohamud1002
    @mohamedmohamud1002 6 ปีที่แล้ว +10

    I am from Republic of Chad I like songs somalia 💙💜💛💚👀

  • @luulhusseinlatiish5520
    @luulhusseinlatiish5520 6 ปีที่แล้ว +2

    Hello haataf may maqleysaa😂😂
    The one and only #haatafabdi😍😍

  • @nuuribrahimali4750
    @nuuribrahimali4750 6 ปีที่แล้ว +1

    waw fananadi stelka and hatuf jirow jogo c.curiye cawiyaha wenka

  • @abshiirocumar677
    @abshiirocumar677 6 ปีที่แล้ว +1

    Idil barkhad iyo cabdi curiye hesahooda waan jeclahay fanaiin jiro

  • @raxmarooda371
    @raxmarooda371 6 ปีที่แล้ว +9

    Hello may Maqlaysaa alow amuuraha sahal halkad iga jir taa dhaxani iga jir taa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @podhleyare4047
    @podhleyare4047 6 ปีที่แล้ว

    Apdi CuriYe N Idil parkhad hanan Qurux Haatuf Abdi😍👏

  • @Sahruja12
    @Sahruja12 6 ปีที่แล้ว +28

    qOfkii kaHely HeesTaN like iigu qabo❤❤

  • @sakariyehassan3414
    @sakariyehassan3414 6 ปีที่แล้ว +54

    Isaaq binu axmed iyo Samaroon binu axmed iyo Ciise binu axmed. Tolkay like igu qabta hawiye idinkana idin maan hilmaamin daarood halo may maqlaysa like taada uma baahni😂😂😂