QAMAR SUUGAANI FT NAJMA NASHAAD MICNAHA ADIGA U YEELAY NEW OFFICIAL VIDEO 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • QAMAR SUUGAANI FT NAJMA NASHAAD
    SONG: MICNAHA ADIGA U YEELAY
    SONG WRITER :ABDIRIXIIN SIDIIQ HEELO
    MELODY : QAMAR SUUGAANI
    MUSIC: HYNOK
    Copyright@Hawraar Music
    #qamar suugaani #najma nashaad

ความคิดเห็น • 3.9K

  • @nuradienali7910
    @nuradienali7910 3 ปีที่แล้ว +3649

    Heesuhu waxay Ka Hadlaan Dhibaatada JirTa ..
    Lkim Quraaanku wuxuu ka hadlaaa Xalka DhibaataDa Nabiga Ku saliYa Scw❤️❤️❤️

    • @anjilahamid4791
      @anjilahamid4791 3 ปีที่แล้ว +29

      Doqon

    • @mustafekhadar5693
      @mustafekhadar5693 3 ปีที่แล้ว +23

      @@anjilahamid4791 xanuunka ku hayaa muxuu yahay hadal saxa ayuu inoo sheegaye

    • @anjilahamid4791
      @anjilahamid4791 3 ปีที่แล้ว +16

      @@mustafekhadar5693 halkaan iyo nabiga scw maxa iska galey waryahee wamaxay xanunka ka hadleyso 😡

    • @faizafunnymohamed8271
      @faizafunnymohamed8271 3 ปีที่แล้ว +5

      ad iyo aad wllo

    • @mohamedAli-jk6sf
      @mohamedAli-jk6sf 3 ปีที่แล้ว +5

      Scw

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +1866

    qofkii qoralkyga arkaa waxan u rajenaya cafimat io cibado suban🙏

  • @Us1cilmi
    @Us1cilmi 8 หลายเดือนก่อน +146

    Who is watching 2024 😂😂

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 3 ปีที่แล้ว +2183

    heesuhu waa macaan waxa kasii macaan quranka hadad quranka jeceshahay like ta iisar👇👇👇❤❤

    • @khaalidjozaf2735
      @khaalidjozaf2735 3 ปีที่แล้ว +8

      Masha allah

    • @aydarusjama9005
      @aydarusjama9005 3 ปีที่แล้ว +18

      Quraanka ha kudawarsan hadad jeceshahay maxa mesha ku keenay anagu hesahan ka jecelnahay

    • @sbara6110
      @sbara6110 3 ปีที่แล้ว +9

      @@aydarusjama9005 maxa tiri muslim maahid

    • @muhiyadinmohamed2002
      @muhiyadinmohamed2002 3 ปีที่แล้ว +6

      wll quraanka ha garabdhigin heesa. heesuhu waa wax aaan macaanayn oo denbiya

    • @maxameddaacad5464
      @maxameddaacad5464 3 ปีที่แล้ว +1

      Mnsha allh

  • @suhurabdirizak3883
    @suhurabdirizak3883 3 ปีที่แล้ว +1637

    Hees kasta oo macan waxa ka macan Quranka kaarimka🙏😭

  • @sagaaro12
    @sagaaro12 8 หลายเดือนก่อน +75

    Still listening 2024😘 my fav qamar sugaani like 🔙 😂😂

    • @amadeoelmifonka9888
      @amadeoelmifonka9888 8 หลายเดือนก่อน +3

      After 11 minute Still am hearing .

    • @towfiqproduction1882
      @towfiqproduction1882 8 หลายเดือนก่อน

      Fear Qamar sugani ....after he reads you comment, he might be look at you ,, qamar has insatiable appetite for beautiful girls😅 😅😅

    • @Salmanbanteke-sz6yi
      @Salmanbanteke-sz6yi 8 หลายเดือนก่อน +3

      😂😂I'm here 2024

    • @WarsameMuxyadin
      @WarsameMuxyadin 8 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Salmanbanteke-sz6yistill 😅😂❤

    • @ridwanadem7124
      @ridwanadem7124 8 หลายเดือนก่อน +1

      😂❤

  • @fadxiyuusuf4964
    @fadxiyuusuf4964 3 ปีที่แล้ว +1108

    Heesuhu macn maleh balse wxa ka macn kalamka alle
    Nabigana igula saliya wll s.c.w

    • @mucaawiyeadno6859
      @mucaawiyeadno6859 3 ปีที่แล้ว +7

      Adiga leeba wax runta kahadlaayo kaa arkay wll allaha kubarakeeyo

    • @nerodavola9188
      @nerodavola9188 3 ปีที่แล้ว +6

      Rubbish

    • @najmasaid8241
      @najmasaid8241 3 ปีที่แล้ว +12

      Heesuhu hadey mcn laheen, maxaa halkan ku keenay

    • @husseinhandule
      @husseinhandule 3 ปีที่แล้ว +6

      maxad u dhageysanasa ,,,inad munaafaq tahay ayad no sheegtey

    • @cabdifataxmursal3440
      @cabdifataxmursal3440 3 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw

  • @khaalidkhadarahmedtaani2569
    @khaalidkhadarahmedtaani2569 3 ปีที่แล้ว +824

    Heestu wey shidantahy waa run lakiin diinta hadey kugu weyn tahay like saar 😍😭😭👇🙏

  • @Kabtan.
    @Kabtan. 8 หลายเดือนก่อน +11

    15 M markaay Dhaafto hada daawanyso igana danbayso Like igu soo xasuusi..pleas..👍👍
    My Fav song..👏🌹💜

  • @abdirahmanali2811
    @abdirahmanali2811 3 ปีที่แล้ว +149

    Waxan la hadlaya dadka marksta kuso Commen gareeya" Wil Nabiga hadad jeceshahy ku salli's Like farabadan u helaan Walalayal waxa jira meelo munaasab ku ah sallig nabiga iyo meelo aan munaasb ku ahayn Meel hees lagu falangeynayo ama heesi ka daarantahay ayad nabiga sharafta badan magac soo hadi qaadeysa Intaad isleedihin ajar iyo like hela ayuusan demb idinka raacin waxyaabo kle Liketa ku raadsada. Waa aragtideyda. Waana mahadsantihin🙏🙏

    • @shukrisheikhahmed9133
      @shukrisheikhahmed9133 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa sidaa dadkaan meel maasib utahayn bay nabiga scw ku soo qoraan ma xishoodaan

    • @gulledsimba1010
      @gulledsimba1010 2 ปีที่แล้ว

      @@shukrisheikhahmed9133 waa sidaas dadkaas

  • @Tk-nr7nm
    @Tk-nr7nm 3 ปีที่แล้ว +70

    1.5k comment hadaa ka dhex aragtey comment-gan ilaahey murug kuma tuso insh.😊😊😊

    • @HawaAdem-l2f
      @HawaAdem-l2f 8 หลายเดือนก่อน

      3.5conment😅

  • @Fikradsame
    @Fikradsame 5 หลายเดือนก่อน +11

    Who is watching 2024😊

    • @RuunAhmed-ib3si
      @RuunAhmed-ib3si 4 หลายเดือนก่อน

      I 😮 watching

    • @Adiya___macho
      @Adiya___macho 4 หลายเดือนก่อน

      I Watching 👀 ❤

  • @mowlittman3640
    @mowlittman3640 3 ปีที่แล้ว +512

    Heestu waa Beelo lkn Gabadha iN La Asturo Baa aad isuu fiicnan lahayd

    • @muminomaxamud8121
      @muminomaxamud8121 3 ปีที่แล้ว +3

      Haa wlhi waa sas

    • @MohamedAli-xq9jo
      @MohamedAli-xq9jo 3 ปีที่แล้ว +6

      @@muminomaxamud8121 naagi ha dhexyaraato barina ha la haato.. najma lama furfurin waa sexy..

    • @Zhangzhi123
      @Zhangzhi123 3 ปีที่แล้ว +4

      Sheydamadu isma asturan

    • @jecliyadalkayga3346
      @jecliyadalkayga3346 3 ปีที่แล้ว +4

      Iyadaa is qaawise maxa loo astura jir la qaawiyo na mesha kuma hayso

    • @thetruthx235
      @thetruthx235 3 ปีที่แล้ว +4

      @@iqra8832 qaraar ma’ahne dabo weey haysaa lkn abaayo calooshaas baafka meesha kala taga gabdhooow hhhh

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 ปีที่แล้ว +623

    Wow Qamar Iyo Najma nashaad and howraar MUSIC laga yaap🙏

    • @hamzejigar4882
      @hamzejigar4882 3 ปีที่แล้ว +21

      KHAALID KAAMIL 🙋‍♂️ WAXAN SUGA WAA ADIGA IYO NASHAAD WAXAN HUBA INAY GADHAYZO 20M inta igu racasan 🙋‍♂️🏃❤

    • @walaalzaki6981
      @walaalzaki6981 3 ปีที่แล้ว +1

      Libax reerpurco keepgoin

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 ปีที่แล้ว

      Fake Account

    • @aminmuhumedapdi9023
      @aminmuhumedapdi9023 3 ปีที่แล้ว +1

      👑

    • @qasimsalad1932
      @qasimsalad1932 3 ปีที่แล้ว

      Abwankena io fanankena inad thy kuu ogsnhy legend

  • @amenibrahim9596
    @amenibrahim9596 ปีที่แล้ว +42

    Isaaq ragga fanka zomaliyeed izka leh from darood somalia 🇸🇴 ♥

    • @Ayaanle-ke1tq
      @Ayaanle-ke1tq ปีที่แล้ว +9

      Sugaanta iyo diinta iyo dhaqaalaha ku dar ✌

  • @somalinative8326
    @somalinative8326 3 ปีที่แล้ว +86

    Heesta Oo Qoraal Ah Hadaad Kahesho Like Saar 🔥❤
    Noloshu Malahayn Macaane
    Macnaha Adigaa Uyeeleey
    Waxaa kuu Mahadnaqaysa
    Niyadaad Mooraalka Siisay
    Wuxuu Bixin Karo Makhluuqu
    Naftaa U Martabad Saraysee
    Macaan Qasnadaha Jidhkayga
    Adaan Magan Kaaga Dhigay
    Waxaan Maqli Jirey Xabiibi
    Markaad Hesho Ruux KalFuran
    Murugta Waa Laga Baxaaye
    Mugdigii Adigaa Kaxeeyey
    Kuwii Igu Maarsanayay
    Maantaan U Jawaabayaaye
    Inad tahay Ruux Masule
    Anaa kuu Marag Furaya
    Sidi Dhirta Macleshta
    Muqalka Iyo Aragtidada
    Ayaan Ku Mabsuudayaye
    Hortayda Ka Muuqo Qali
    Waxaan Maqli Jirey Xabiib
    i Markaad Hesho Ruux KalFuran
    Murugta Waa Laga Baxaaye
    Mugdigii Adigaa Kaxeeyey
    Ereyada A Sidiiq Heelo
    Laxanka Qamar Suugaani
    Music Henok
    Video Productions Howraar 🔥🔥🔥🔥❤

  • @muxiyodiinofficial6254
    @muxiyodiinofficial6254 3 ปีที่แล้ว +85

    NaBiGa MuxameD SCW like saar ♥️♥️😍

  • @MOHAMEDAHMED-xj5pu
    @MOHAMEDAHMED-xj5pu 3 ปีที่แล้ว +5

    Inaad hees dhageysato waxaa ka qiima badan inaad kalaamka alla dhageysato

  • @donien8780
    @donien8780 3 ปีที่แล้ว +54

    Marky 1M gaadho like DhaC ku ZiiYa😹🙌

  • @marwazayid9235
    @marwazayid9235 3 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi isaaq cimaamadoda waa turay maalinpa mid music tuma ayay ku barayan furinle ayay na baren haddana cadceed haddana bulshaawi beats haddana aadan on the beat ugu danbayna ninkii oromada aha ayay somalida barayan war dadkas gobanimadii way ku danbaysa ee ninkii fanaan inu noqdo raba haysku dhiibo
    Fifa nag habargidira

    • @hamse8704
      @hamse8704 3 ปีที่แล้ว

      Sdo kle waan ku wadanaa 😍@marwa zayid

    • @sadiqhassanabdi4704
      @sadiqhassanabdi4704 3 ปีที่แล้ว

      Henok atlabachew waligii buu caan ahaa suldaan iyo Xariir baa waa hore caan saaray Waa legend ninkaasi soomali oo dhan baa taqanaa

    • @marwazayid9235
      @marwazayid9235 3 ปีที่แล้ว

      abdi xita haddu caan aha labada nin ee reer jigjiga ma dhaafi jirin ee dadka ma baray waa reer hargeisa abow

    • @mohamett_hassan_official2355
      @mohamett_hassan_official2355 3 ปีที่แล้ว

      IsaaQ maahan Rag Yaqana Xaqiraada
      Talent Hadaad LeedaHy KuMa Ag Qasaareysid

  • @SOM_FUNNY
    @SOM_FUNNY 2 ปีที่แล้ว +5

    Saturday 17 September 11:47
    Hadii aad iga danbeyso like isaar from heer xamar

  • @HALDOOR-MEDIA
    @HALDOOR-MEDIA 3 ปีที่แล้ว +458

    Heesta waaba sugaayay 1 saac iga hormartay
    Inaba caadi maaha. Axyaa qamar iyo nashaad

    • @xamsecali5211
      @xamsecali5211 3 ปีที่แล้ว +3

      Inta aragta inay djabuti usoo baxayso najma nashaad

    • @CanabMohamud-eg5lb
      @CanabMohamud-eg5lb 3 หลายเดือนก่อน

      2024 is watch😅

  • @suldaankhadar3380
    @suldaankhadar3380 3 ปีที่แล้ว +112

    Nacalaa aabaha kuyaale somali odhan miyaan duriyada rer shixisixaaq ugu ilbaxsanayn maxad love ❤️ ka nagaga haysata war wan idin salaamay Am from Australia 🇦🇺 Sydney city habar jeclo boy 😬💪✌️🟩▫️🟥

    • @abdibaruuud3306
      @abdibaruuud3306 3 ปีที่แล้ว +3

      Anoo darood ah kusaaray

    • @mohameddek9551
      @mohameddek9551 3 ปีที่แล้ว +2

      Mama love darteed kuusaaray like

    • @suldanmaazim8554
      @suldanmaazim8554 3 ปีที่แล้ว +1

      Walidii habar loveta nala so gashay adoon is sheegin lagu garan lahaye kuma saarin anoo ah jegaanta qolada u baahden ku baladhaten hhhh

    • @khadarsaciidtimacade8801
      @khadarsaciidtimacade8801 3 ปีที่แล้ว

      Ar naag yay naagtu dhashay amu

    • @laariofficial3245
      @laariofficial3245 3 ปีที่แล้ว

      Qabyalad baa ku washay wlhy nio 😂😂

  • @laylaqurux193
    @laylaqurux193 2 ปีที่แล้ว +43

    heesuhu waa dambi waxa ka macaan quraanka ilaa hayaw naga madoo bee 🙏😭

    • @laylaqurux193
      @laylaqurux193 2 ปีที่แล้ว +1

      @Ai Love dameer ilaahay kaboqa maxaa kaa galay haa laysiiyo like afsoomaaliga iska soo sax dameer 😡😡😡🤬🐏🐏🐏

    • @mrdevicesomali5004
      @mrdevicesomali5004 2 ปีที่แล้ว

      Mafahmin []

    • @laylaqurux193
      @laylaqurux193 2 ปีที่แล้ว

      @@mrdevicesomali5004 tag

    • @laylaqurux193
      @laylaqurux193 2 ปีที่แล้ว

      @@mrdevicesomali5004 fahan ama hafahmin adeykuu taala hadal ku dhaafay macna maleh 🤬🤬🤬

    • @mrdevicesomali5004
      @mrdevicesomali5004 2 ปีที่แล้ว

      @@laylaqurux193 haye

  • @farhiafariida923
    @farhiafariida923 3 ปีที่แล้ว +331

    Najmaay bayoy sidan wax ka badal😫
    Asturnantu waa qurux alle hayna asturo dhamantenba 🤲

    • @aziiz94
      @aziiz94 3 ปีที่แล้ว +5

      Qof fanaan miya wng ka sugesan wa dayusin bila dhaqan nin dayuus ayado kle lee sidan ku guursanayo

    • @abdirahmanx2750
      @abdirahmanx2750 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin

    • @badboyforever8894
      @badboyforever8894 3 ปีที่แล้ว

      @@aziiz94 waa runtaada wll mcn

    • @moh4127
      @moh4127 3 ปีที่แล้ว

      😀

    • @ahmeddahir8184
      @ahmeddahir8184 3 ปีที่แล้ว

      Waa doqon maangaab ah.
      Wax caqli leh oo lataliyeey kurayn lahayd
      ,allaha ugargaaro

  • @DayaxFilms
    @DayaxFilms 3 ปีที่แล้ว +10

    Dayaxa Suugaanta Iyo Nashaadkii Fanka Waar Ku Socda Buundo ha ka dhimana milyanada sidaa u urursada

  • @XafsaHupi
    @XafsaHupi 6 หลายเดือนก่อน +5

    Who is watching 2024😢😂

  • @huthahassan4270
    @huthahassan4270 3 ปีที่แล้ว +65

    Qofkii qoralkyga arka waxn u rajynaya nolol waafiya💋🦋😫💯

    • @bro__xmas
      @bro__xmas ปีที่แล้ว

      Wll sidoo kle 😍🥰

    • @zlatanalpha10
      @zlatanalpha10 10 หลายเดือนก่อน +1

      Sdoo kle wll 😢

  • @maxamedcabdi4380
    @maxamedcabdi4380 3 ปีที่แล้ว +8

    Hada qof muslimtahay nabiga ku Zcw Zcw zcw

  • @abusalman1242
    @abusalman1242 2 ปีที่แล้ว +2

    سبحان الله العظيم واتوب اليه

  • @hannaha188
    @hannaha188 3 ปีที่แล้ว +158

    Inantu sidii ayay ninkii saga furteyba
    She has been more expressive of her fashion sense 😂😂😂

    • @nusaybaabdullahi4377
      @nusaybaabdullahi4377 3 ปีที่แล้ว +4

      Mindhaa awalba saddexdaa xuduud u yeleyseey

    • @caaisha71
      @caaisha71 3 ปีที่แล้ว +2

      Haaa wlhi😁

    • @hodanyusuf9303
      @hodanyusuf9303 3 ปีที่แล้ว +3

      Waa freedom kkk

    • @zakizk1698
      @zakizk1698 3 ปีที่แล้ว +6

      @@hodanyusuf9303 freedom qalad ka fahantay dad baa qalday miskiintaan
      Sideeda kale gabadhaan iyadaa soo jiidasho leh
      Magacaan ay leedahy soo jiidashadeeda ayey kusoo gaartay
      Fanaannimo waxa ay ku xuntahy wexee tahay marba marka ka danbeesa xishoodka qofka wuu ka sii guuraa noloshiisana dib ayuu ka shalaayaa
      Ee ismey qaawin jirin

    • @mohamedAhmed-ss9wx
      @mohamedAhmed-ss9wx 3 ปีที่แล้ว +7

      Gabdaxa somali qawananta hormar iyo freedom kafahmen . Tiktok dawa lagu ruxo iyo nas caqli kadigten No man goes for big booty and boobs with no brain its not the fashion or freedom your talking off .it's lack of settlement and tranquility she tries to attract men using her body .but I don't think that will make difference MAY our girls be protected Ameen . Dress code matters

  • @ahmedisse785
    @ahmedisse785 3 ปีที่แล้ว +33

    Ayyyy
    Ereyada Heelo👍
    laxanka qamar💯
    music henok🙋‍♀️
    Codadka dahabiga ah Qamar iyo Najma ❣️
    Duubista @hawraar music production👏
    🙏🙏Legends ayaa meesha isku urursaday,
    HARGEISA HOYGA FANKA inaad tahay waa laguu marag furay
    From 🇩🇯 djabouti walaalaha Jaarka😁

  • @mrbukhari7632
    @mrbukhari7632 ปีที่แล้ว +2

    W Wwww wwawwawawwa ❤

  • @AbdirahmanPro
    @AbdirahmanPro 3 ปีที่แล้ว +290

    Hoyga fanka Hargeisa’ Somaliland❤️ dhulkii hooyo 😍Another level 😎🎶
    Big studio Hawraar 🎥✌️😍

    • @SomaliShorts1
      @SomaliShorts1 3 ปีที่แล้ว +1

      qamar is another world💯, wxkale🔥

    • @suweydaqurux869
      @suweydaqurux869 3 ปีที่แล้ว +3

      Hoyga faqsiga

    • @hamdalaki1787
      @hamdalaki1787 3 ปีที่แล้ว +5

      @@suweydaqurux869 damer nimo la cac dhe

    • @prosl11
      @prosl11 3 ปีที่แล้ว

      Meesha guriga maaha ee iska aamuus

    • @xamzearian7020
      @xamzearian7020 3 ปีที่แล้ว

      Hoyadaa aNaga wasNa hadaad somalia kaso jeedo🤪

  • @engrashka3510
    @engrashka3510 3 ปีที่แล้ว +27

    Heestan waa dhameystirantahay dhankasta waxaa intaas sii dheer jiliinka iyo modka cajiib ah.
    Laxan ashqaraar leh & miro dheeli-tiran.

  • @yasiinaxmed4946
    @yasiinaxmed4946 2 ปีที่แล้ว +58

    Wax walpa laa maaqlo waxa ugu macan qu.raanka kariim🌍♥️👑

    • @ahmednur2957
      @ahmednur2957 3 หลายเดือนก่อน

      Hays barabar dhigin ilahy ka baqoo

  • @abdiwahabwadani7467
    @abdiwahabwadani7467 3 ปีที่แล้ว +12

    Walal commentigan hda aragto like iisar 1k igaarsiya waa riyadeeda qofwalbo riyafiisa alla urumeeyo😪

  • @dekhamud9918
    @dekhamud9918 3 ปีที่แล้ว +42

    laxankii jamuriyada and music fantastic ah iyo hargaysa oo u wacaysa cidii fanka rajo kale sida najma nashaad oo kale surwaalkaa ayuun baan diiday sida kale 100%💋💋💋

    • @muniirmazhkuurtiens7929
      @muniirmazhkuurtiens7929 3 ปีที่แล้ว +2

      Najma waa naag rer hargysa ah oo arab sh.isxaaaq ah sxp

    • @hamdalaki1787
      @hamdalaki1787 3 ปีที่แล้ว +2

      Najma nashaad duriyadii isaaq weeyi

  • @user-zx3ef2px2
    @user-zx3ef2px2 6 หลายเดือนก่อน +9

    Qamar Waa Goatka Fanka WayO Laxankisa YaaaB leh Africantii ayuu soo jiitay🎙️🎹

  • @zamaterapipaker9187
    @zamaterapipaker9187 3 ปีที่แล้ว +64

    The first one in the veiw

  • @GULEIDD
    @GULEIDD 3 ปีที่แล้ว +51

    The legend qamar sugani ❤❤❤
    Ninkan waxy isku dhacen fananinta oo dhan balse mar naba muu daciifin
    Qamarkani wa mucjiso wa nin an kibir lahayn wa nin dagan o dadnimo leh
    Mohamed wardi abdi abdilahi bulxan ( qamar suugaani )

    • @GULEIDD
      @GULEIDD 3 ปีที่แล้ว +3

      @apdiQani NeYmaR jR shp instagramkisa booqo wu cabanyy wlhi

    • @hodanjaamac7780
      @hodanjaamac7780 2 ปีที่แล้ว +2

      Horumarkisey laga xunyey inaad guleysto cidna marabto dadki xaasidin noqden qamarow never give up🙌

  • @RithwaanAbdirahmaan
    @RithwaanAbdirahmaan 2 ปีที่แล้ว +3

    Hadii aad doonayso inuu qalbigu kuu dago quraanka Dhagayso walal

  • @akae5153
    @akae5153 3 ปีที่แล้ว +16

    Ciidagale Fanka iyo jacaylkaba waa loo daba fadhiista, Arabkiina waa kuwa imika kusoo biiray😄

    • @aalazaed3427
      @aalazaed3427 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂🤣
      soo ma aragtid soo hoobta dheh

    • @wllshankar6879
      @wllshankar6879 2 ปีที่แล้ว

      @@aalazaed3427 Michael Jackson
      ❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌👌

  • @abdishakurfarhan1563
    @abdishakurfarhan1563 3 ปีที่แล้ว +5

    Heesta mrkn kusoo celcesho dhawr jeer maalmaha dmbe kuwa aan u necebahay ayay ka mid noqon jirty xataa hdaan dhawr jeer meelahaa kasoo maqlo waan nici jiray lkn midhan wlay ka tahay waan kasii darayaaba gaadhigayga anuu leebarka ma qabtaba bass ka heesta ayuu ku socda

  • @MM-vz4zp
    @MM-vz4zp 3 ปีที่แล้ว +105

    Ninkaan Laxankiisa waa new generation. Anoo old school aa ku heesti👌🏾👌🏾

  • @xabiibwadani5791
    @xabiibwadani5791 3 ปีที่แล้ว +47

    Najma maxaaa helay oo saan u qaawiyay yaaab😭

    • @abshiroirshad2194
      @abshiroirshad2194 3 ปีที่แล้ว +1

      Naagtan saa lo furayba calaladeey tuurtay

    • @xabiibwadani5791
      @xabiibwadani5791 3 ปีที่แล้ว

      @@abshiroirshad2194
      Wlh waaan dareemay barina dharka dhan wada dhigan doontaa

    • @saadaqnuurgeedi7777
      @saadaqnuurgeedi7777 3 ปีที่แล้ว

      @@abshiroirshad2194 gabdho badan kudaysanayaa ayadaana loo heesta aakhira

    • @abshiroirshad2194
      @abshiroirshad2194 2 ปีที่แล้ว

      Aakheero waara jira ilaahow no dambi dhaaf heesahana naga madoobe

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 8 หลายเดือนก่อน +7

    14milyan😮
    2024 Yaa soo boqday halkan?!

  • @khalidproduction8333
    @khalidproduction8333 3 ปีที่แล้ว +16

    Arab iyo ciidagle dadki hargeisa laha 🥰🥰❤️

  • @xamsexadaari7737
    @xamsexadaari7737 3 ปีที่แล้ว +16

    Qamar sugaani duni kale weeye laxankaagu prother
    Najmo nazhaad laxanka sifiican bay ukeentay
    Mugdigii fanka somalida idinka kaxeeyey😅😅💯💟

  • @sultanmoha3120
    @sultanmoha3120 8 หลายเดือนก่อน +2

    Hees waali ah😂2024

  • @bahalnimo1381
    @bahalnimo1381 3 ปีที่แล้ว +6

    Musigada kaliya inte ka heli kara

  • @Araga.dunida2023
    @Araga.dunida2023 3 ปีที่แล้ว +11

    Isaaaqu waana waalayaan walhi wax kale 😉

    • @NuSAbdi
      @NuSAbdi 3 ปีที่แล้ว +3

      Nala socda wax ka daranba soo socdee😂

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkk

    • @Zaki_mahdi93
      @Zaki_mahdi93 3 หลายเดือนก่อน

      @@NuSAbdi😂😂😂😂

  • @maxamed6146
    @maxamed6146 2 ปีที่แล้ว +6

    Marky 9 milyan gaadho like dhac ku siiya😹🙋‍♂️

  • @xidigahashow4672
    @xidigahashow4672 3 ปีที่แล้ว +19

    Heestaan deeqsan Aya ku fiicneyd ayada laxankaan ku macaan inta sas ila qabto like saara

  • @Unknowing.1235ascams
    @Unknowing.1235ascams 3 ปีที่แล้ว +18

    Somaliland high quality songs 😂😂😂 najma and qamar wixiinu waa waxklee

  • @zakariyeali9379
    @zakariyeali9379 2 ปีที่แล้ว +6

    Somaliland waxay leedahay khayraad badan iyo Qamar😂

  • @haajifayte7759
    @haajifayte7759 3 ปีที่แล้ว +9

    Wlhy Fanka Hadaan Qamar Ku Jrin Lamaba Dhegysteen Wacal Hestaan Wlhy Wyga Gadantahay Mnta Keliya 30 Jer Bn Kuso Ceshayday Kkk Like Isar Inta Qmr Tagerto

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 3 ปีที่แล้ว +274

    *Najma Nashaad* & *Qamar Sugaani* Another Level’s ❤️👌

  • @kamalabdi7436
    @kamalabdi7436 3 ปีที่แล้ว +3

    Wllhi 5 jeer ku ceshtay cashadi goor aan dhameeyey ayan garan waayey 🤷

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 3 ปีที่แล้ว +13

    Hawaar Good work marka 1:20 waxay ahayd inad daysid markay kor u eegayso qurux bay ahaan lahayd. Sida kale good work.

  • @zudaysiclraxmaan4062
    @zudaysiclraxmaan4062 3 ปีที่แล้ว +14

    Hesuhu wa mar xalada ruuxa hadba noloshiisa een quraanku lkn wa kalaamki Allaah hadal ilahay idhi waaye wa waxyigi Allah inoogu so dhibay nabigeena suuban scw aniga ku saliyah wll. Diinta muslimkana wa nasteexo ku dhaqma wllayaal😪😫

  • @hayutiomar722
    @hayutiomar722 2 ปีที่แล้ว +2

    Quuraanka ayaa waxkasta kamacaan yaarabi

  • @caqlikoriye593
    @caqlikoriye593 3 ปีที่แล้ว +37

    Sure. When this song reaches 1 million viewers. Hit me like

  • @yessboss9640
    @yessboss9640 3 ปีที่แล้ว +59

    Eidagalle and Arab 😂💚😍❤✌
    💚 Isaaaaaaaqnimo ❤

  • @momalis
    @momalis ปีที่แล้ว +11

    11million who is watching😁

  • @abdirahmanme413
    @abdirahmanme413 3 ปีที่แล้ว +96

    Song of year 2021 🔥🔥🔥 🎉🎉
    Laxanka 10/10
    Codka 10/10
    Music ka 10/10
    🔥🎉🔥🎉🔥🎉🔥

    • @yonka7200
      @yonka7200 3 ปีที่แล้ว +2

      Beautiful hees

  • @albertoyahya
    @albertoyahya 3 ปีที่แล้ว +40

    Qamar iyo shaydaanba degdega
    Najmina uguma horayso naag waynaanta ku qalqaaliyawday🤣😂🤣😂🤣😂

    • @nimcodow1230
      @nimcodow1230 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhh xaqiiq🤣🤣🤣

    • @faizamuse8119
      @faizamuse8119 3 ปีที่แล้ว

      Istaqfurulah😂😂😂

    • @caaisha71
      @caaisha71 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣ka qaleey

    • @kimkiz5207
      @kimkiz5207 3 ปีที่แล้ว

      Adi waji bakhaarow iska Aaamu

  • @SacdiyoMuuse-d1m
    @SacdiyoMuuse-d1m 8 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 2 ปีที่แล้ว +6

    Wuxuu bixin karo makhluuqu
    Naftaa ugu martabad saraysee
    Macaan khasnadaha jidhkayga
    Adaan wehel kaaga dhigay💯✊
    23 April 2022 Ramadan 22 LasAnod Sool

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 3 ปีที่แล้ว +6

    Laxamkan iyo Musickan horaba umaynu maqal waa cajiib. Ta layidhaa Ugbaad Aragsan waa waxay ka samir laadahay wali.

  • @mahamedalikaftanshax9535
    @mahamedalikaftanshax9535 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waaaaaw🎉❤masha Allah ajah hestan wa mid anan cadi ehen lkn 😢Dhibato waxaa nagu ah in la dhagsto kaliya ah bay naqonaysa..sabab to ah abayo qa wan ma dawan karayno oooooh..sorry abayo

  • @kaltunadan4998
    @kaltunadan4998 3 ปีที่แล้ว +19

    Isaaq waa reer magaal walaahy duriyada 👋❤️❤️

  • @axmeth_4907
    @axmeth_4907 3 ปีที่แล้ว +16

    Hoyga Fanka Somaliyed
    1*Qamar suugani
    2*Najma Nashaad
    3*Hawraar Music
    Dadki reer Somaliland ismuujiya 👍👍👍

  • @JimcaaleZer
    @JimcaaleZer ปีที่แล้ว +1

    The person who knowledge and shine the world the prothet Mohamed p.b.u.h

  • @huruuseyare5009
    @huruuseyare5009 3 ปีที่แล้ว +16

    Musica Wuu Iga Walaya Another Level 🔥🌍
    Noloshu Malahayn Mcne Macanaha Adiga Uyelay
    Waxa Ku Mahad Naqaysa Niyadad Moralka Sisay😩
    Heestan Inta Sugaysay Like🙌😩🥰

  • @hanadmacallin6875
    @hanadmacallin6875 3 ปีที่แล้ว +9

    "Muuqaalkaga iyo aragtidaada,
    Ayaan ku maqsuudayaaye,
    Horteyda ka muuqo qaali"
    Halkaas markey mareyso, ayaan pause ku qabtey oo miridho ka fakarayay. Ma aqaan erayo ka micno badan oo lagu heeso maanta & tan iyo waligeedba. 👏
    Qamarow Ilaahey hakaa raalli noqdo, heesahaaga waa kuwa kaliya ee ii buuxin kara booskii kuwa qaaraamiga, ee waayo waayihii wacna. 🎼💜
    Najma, hadi ay ku gula lamaantahayna, caawa hadi aad dhimataan, hees ayaad ka dhimateen 😊😀
    The beat is on a different level. 🎶❤

    • @ugaasrooble9454
      @ugaasrooble9454 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣dhaxalbaa ka hadhaya miyaaa hhh

  • @fartunaxmed429
    @fartunaxmed429 2 ปีที่แล้ว +2

    Ijo

  • @omarabdi4193
    @omarabdi4193 3 ปีที่แล้ว +115

    Other level Qamar suugaani iyo Najma nashaad
    Somaliland music Into the world 😂. 🤍💚❤️

    • @abdiazizhussein200
      @abdiazizhussein200 3 ปีที่แล้ว +8

      Heesuhu xita qabyalad baad kasii dex radini 🤔 somali music to the world maad iskadahdid

    • @ysfdhr4680
      @ysfdhr4680 3 ปีที่แล้ว +5

      @@abdiazizhussein200 waxa wanaagsan uumbaad sheegataan wax qaab daran hadii ahaan laheed Somaliland weeyaan ayaad soo qori lahyd

    • @nimomohamed8941
      @nimomohamed8941 3 ปีที่แล้ว +2

      @@abdiazizhussein200
      Somaliland adigu mad ka xuntahay magaceda

    • @anwarjubjub8758
      @anwarjubjub8758 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂 al cafuufiyah sawdii sheekh ahaaa omaroooooow

    • @omarabdi4193
      @omarabdi4193 3 ปีที่แล้ว

      @@anwarjubjub8758 vaaar Xaaran 😂😂

  • @ugaasrooble9454
    @ugaasrooble9454 3 ปีที่แล้ว +19

    💚💭❤🙌Xalad Kale Weeye Heestani Qamar And Nashaad🥰💞

  • @FadumoSalaad-cs9ts
    @FadumoSalaad-cs9ts ปีที่แล้ว +1

    Mryn wxay ahy ruuux qalbi wangsan aniga Ku Jecel Mryn13 marka argto qoraalkn isoo dheh wan ku JclHy wali qalbigeena isma Badelin

  • @hajialiinthehouse8170
    @hajialiinthehouse8170 3 ปีที่แล้ว +6

    Qamar iyo Najma nashaad iney isku sobaxayan inta ila aragtay like ta

  • @Hanat45
    @Hanat45 3 ปีที่แล้ว +103

    this is hit music waxa isku helay Quen of the voice Najma nashaad and the magic man qamar sugaani❤️

  • @yaasminabdi6915
    @yaasminabdi6915 2 ปีที่แล้ว +2

    waaw

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 3 ปีที่แล้ว +81

    Axyaa duriyada another level ❤️🥰

  • @xuseenmaxamud7627
    @xuseenmaxamud7627 2 ปีที่แล้ว +11

    Kusaliya nabi maxamed❤❤

  • @sakariyemohmoud7285
    @sakariyemohmoud7285 11 หลายเดือนก่อน

    Real Goats🐐🔏

  • @amazing1w
    @amazing1w 3 ปีที่แล้ว +107

    2 Legend My brother qamar and my sister Najma keep going guys

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 3 ปีที่แล้ว +3

      Fake channel

    • @habsadagan2527
      @habsadagan2527 3 ปีที่แล้ว

      @@Suhayb1_4 🤣🤣🤣khashifadaa

    • @deqomwarsame7993
      @deqomwarsame7993 3 ปีที่แล้ว

      @@Suhayb1_4 😂😂😂😂😂😂

  • @mustafimaska5947
    @mustafimaska5947 3 ปีที่แล้ว +92

    Heeeskan music la saaaray waa another level wlhi

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 3 ปีที่แล้ว +2

    Yaa daawanaya caawa oo ah 17/09 September habeen jimce cidii daawanaysa mirqaan wanaagsan urjaynayaa

  • @mushtaaqmuuse8639
    @mushtaaqmuuse8639 3 ปีที่แล้ว +8

    Weeewe najma Nashaaad Qofan jecalau iyo boQorkii Codka Qamar Sugani 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @caydarousdheeg9078
    @caydarousdheeg9078 3 ปีที่แล้ว +18

    1week 1M.❤️🙆 Waar qamarw fanka sidad doontid ayad ka yeeshay.

  • @kaahiyefilms6858
    @kaahiyefilms6858 2 ปีที่แล้ว +1

    war ninkan naagtan le la heesi kadha

  • @kingnamso1391
    @kingnamso1391 3 ปีที่แล้ว +6

    Heestan markay 1m gaarto like igala laabo

  • @somali_dhalad1207
    @somali_dhalad1207 3 ปีที่แล้ว +30

    Layaab layaab🔥
    Qamar hirgaly and najma nashad🔥
    Hawraar music production🔥

  • @pilanmalapoh8431
    @pilanmalapoh8431 2 ปีที่แล้ว +2

    KAjjdjjjdksjwoaissshdjdkwsshdhfhfhfhfjiwkqqqkajsj𓅓𓅓𓃱𓅷𓅷𓃗𓆏𓂻𓃰𓂻𓃠𓃠𓆈🤍🧕📖😔❤️😆❤️👊💵🖤🤴💥🙈🥵💔🤍💥😍😍📝💔💔💔💥💔💔💔💔💔💔🧕👊💵💪😶🩸💪👊👊😔🤢

  • @ciidankaqabta9725
    @ciidankaqabta9725 3 ปีที่แล้ว +38

    Waad naga waa sheen 🥰😍🤩

  • @faysalabdallah989
    @faysalabdallah989 3 ปีที่แล้ว +28

    Heestan waa Iga gadantahay. Waa hees u qalanta in lagau magacaabo heesta sanadka❤️

  • @kamaalmahamoud6798
    @kamaalmahamoud6798 2 ปีที่แล้ว +2

    every one month 1m views waxkle

  • @mustafeapdirahmaan6717
    @mustafeapdirahmaan6717 ปีที่แล้ว +4

    1 year 12 million wow qamarkah

  • @suweyz2788
    @suweyz2788 3 ปีที่แล้ว +42

    Quruxleyda cod wee hesaa Ereyo fcna waa loo dhiibay lkn in dhar ayada kuso baxayo bisa ka dhineed😍😍

    • @Drqool-pg1qr
      @Drqool-pg1qr 3 ปีที่แล้ว +3

      Cadaabtaay ku xidhanayasaa ye iska daaa

    • @mrabdikanisaid2370
      @mrabdikanisaid2370 3 ปีที่แล้ว

      Qoftan meelo gaar ah bay ka shidan tahay 😀😀😀😀😀😀😀

    • @suweyz2788
      @suweyz2788 3 ปีที่แล้ว

      @@mrabdikanisaid2370 inte ka mid ah😂😂😂

    • @muhzinabdirizak6560
      @muhzinabdirizak6560 3 ปีที่แล้ว +1

      Qoftaan qawanaan bes kusoo baxaysaa🤣

    • @invisiblehand.5125
      @invisiblehand.5125 3 ปีที่แล้ว

      @@suweyz2788 qaarka dambe , gadaal kkkkkk