Xafsa Xubi | KUMEE KUMEE | 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.6K

  • @HaatafAbdi
    @HaatafAbdi  6 ปีที่แล้ว +169

    Thanks for watching! If you want to see more new videos subscribe to this channel give this video a like and a comment!
    Hadii aad rabto in aad video kale oo badan aad fiirsato ama aad rabto in aad noqoto kan ugu horeeya ee ogaada marka video cusub aan soo galino. Subscribe, like-ta dhac-isagasii waa walaal kaaye. Ha hilmaamin in aad comment ka dhiibato.

    • @Blacks-77
      @Blacks-77 6 ปีที่แล้ว +4

      Haataf Abdi fulll xushmad seedi

    • @ahmeddahir2298
      @ahmeddahir2298 6 ปีที่แล้ว +1

      Haataf Abdi i did already

    • @BayahowProduction
      @BayahowProduction 6 ปีที่แล้ว +1

      Afsomali Maad Ku sheegtid Sxb Ileen dad Somali ayaa Ku daawanayo

    • @wiilkareerakishe7338
      @wiilkareerakishe7338 6 ปีที่แล้ว +2

      Haataf Abdi Heesta Halimo gobaad No so bobsii Wll

    • @badriabdi3673
      @badriabdi3673 6 ปีที่แล้ว +1

      Haataf Abdi allaa yacizak masuul hore usoco 👌👌👌

  • @lastking100
    @lastking100 6 ปีที่แล้ว +1223

    Inta dinta islamka jaceyl like sara illahi ha idhin ʙArAĸ㉫ƴ✿👍

    • @amiinburhan1450
      @amiinburhan1450 6 ปีที่แล้ว +5

      dinta ha ku qaraban shidanyahow

    • @amiinburhan1450
      @amiinburhan1450 6 ปีที่แล้ว +4

      diinta iyo hess xa iska galay mise like

    • @adnaan_al3pha
      @adnaan_al3pha 6 ปีที่แล้ว +3

      Hadaad din taqaano hes ma adaan dhagaysan

    • @shakiira1234
      @shakiira1234 6 ปีที่แล้ว +1

      last kin

    • @lastking100
      @lastking100 6 ปีที่แล้ว

      Shakiira 123 hmm

  • @abdullizmail7438
    @abdullizmail7438 6 ปีที่แล้ว +1690

    INTII NABI MOHMED JECEL FADLAN KU SALI NABIGA👉 SCW SCW SCW 👈
    ❤ALLAHU AKBAR❤

    • @khadarcabaas1657
      @khadarcabaas1657 6 ปีที่แล้ว +7

      scw scw

    • @hodanhasan9797
      @hodanhasan9797 6 ปีที่แล้ว +31

      Abdull Izmail meeel fisqi ha keenin nabiga wllo plz wxa like laguma raadsade

    • @abdullizmail7438
      @abdullizmail7438 6 ปีที่แล้ว +5

      Hoodo cayni
      MA SALIGA NABIGAA DIIDEYSA HNO

    • @hodanhasan9797
      @hodanhasan9797 6 ปีที่แล้ว +7

      Abdull Izmail maya wllo lkn meezha ayn igula haboonayn

    • @msshanaan7678
      @msshanaan7678 6 ปีที่แล้ว +6

      Scw❤

  • @h.9943
    @h.9943 6 ปีที่แล้ว +408

    Dadka intay hees so galan nabi inti jecel iyo diin kahadlaya!! Maad walan tihiin?!! Cawaan yahay commentiga joojiya.

    • @jhussain1507
      @jhussain1507 6 ปีที่แล้ว +3

      Hamzah A. Walaahi anaa hortaada yaabay magacii Nabigeena Scw ay meela aan munaasib Ku aheen ku kajamaayan iyo quraankaba way kajamaayan lakiin denbiga culeeskiisa ma ooga aniga like Uma saaro waayo maba u arka dad fiyoow

    • @fcy-jo7pn
      @fcy-jo7pn 6 ปีที่แล้ว +1

      Hortaa ana yaabe walal waa dad walan

    • @h.9943
      @h.9943 6 ปีที่แล้ว

      Jowharo Hussein dad waalan weye huuno ee jaahilin ah.

    • @h.9943
      @h.9943 6 ปีที่แล้ว +1

      Filsan Yusuf like raadis dad ah weye.

    • @mxakagaly4535
      @mxakagaly4535 6 ปีที่แล้ว

      Atlist ayaga kudamo

  • @tashaaalpi3357
    @tashaaalpi3357 6 ปีที่แล้ว +1152

    Reer Muqdisho bal dadka iga danaaniya like isaara😢😭🇸🇴💋

  • @irshadkhan-ge7sv
    @irshadkhan-ge7sv 4 ปีที่แล้ว +54

    The first Somali singer that impressed me keep going on siz❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴I must say Somali girls are pretty

    • @akramyare5444
      @akramyare5444 2 ปีที่แล้ว

      Ilah ha cafiyo way walatay

    • @Mayyah12
      @Mayyah12 2 ปีที่แล้ว +1

      @@akramyare5444 ma walanin temporary wali aya ladaha wey cab santahy lkn cafimad ka waa muhim marka amin

  • @Abdulkaadirr
    @Abdulkaadirr 6 ปีที่แล้ว +307

    Wa jimce ku saliya nabiheem N.N.K.H haNa la cibadaysto😍😎

  • @ayaanahmed5117
    @ayaanahmed5117 6 ปีที่แล้ว +385

    Laxankaan inu hindi yhy hadad is tiri like ii saar

    • @Kalet_Ali_Dheere
      @Kalet_Ali_Dheere 6 ปีที่แล้ว +1

      Ayaan Ahmed
      Waaw

    • @afarah222
      @afarah222 6 ปีที่แล้ว +4

      @@Kalet_Ali_Dheere ninka tumayaana waa reer hargeysa bal ka waran

    • @danyalshah660
      @danyalshah660 3 ปีที่แล้ว

      Axmed deeqsi Haye weykan isku laxan yihin

  • @HALDOOR-MEDIA
    @HALDOOR-MEDIA 2 ปีที่แล้ว +121

    Allow kucaafi

  • @waaberichannel3507
    @waaberichannel3507 6 ปีที่แล้ว +74

    Aawi reer banaadiri like ta ku qabta cml nooh

  • @Yourworstnightmar954
    @Yourworstnightmar954 2 ปีที่แล้ว +48

    Gabdhan tiktok ka soo arkay way xanuunsatay Allah cafiyo hore uma aqoon😭

    • @ahmedabdi4136
      @ahmedabdi4136 2 ปีที่แล้ว +3

      Aniga xittaaa haddaan sooraaadiyay allow cafi

    • @ashayussuf2723
      @ashayussuf2723 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedabdi4136 Aniga xata Amin ilaahow caafi

    • @aliapdi6301
      @aliapdi6301 2 ปีที่แล้ว

      Ani Xataa Wa inkan😂

    • @umumaahir4255
      @umumaahir4255 2 ปีที่แล้ว

      FB kuso arkey wan soradiye yaa Allah unaxariso cafi 😭😭😭😭

    • @maqsudahmed-yh5pd
      @maqsudahmed-yh5pd 2 หลายเดือนก่อน

      Naa hada wya bogsatay video tiktok kuso aragtay waa 2018 melaha weye Hada way bosatay

  • @SharaxaadaFilimada
    @SharaxaadaFilimada 2 ปีที่แล้ว +15

    Lyrics:100%
    Music:100%
    Director:100%
    Camera and Editting:100%
    Colour backround:100%
    Song Fire🔥🔥💯💯

  • @jihaanamuusa7210
    @jihaanamuusa7210 6 ปีที่แล้ว +89

    piryanka jopra uekthy xafsa xupi shax shax huno ❤
    wax yaro iska like igu sharfa last pepol an nody wale😭

    • @malyunahmed8586
      @malyunahmed8586 6 ปีที่แล้ว

      Kkkk walhi ana niyada ka dhahay aa piryanka jopra oo mesha tagan atarisho aya no sobaxday soma aha huno

    • @xaawiinaxubi6707
      @xaawiinaxubi6707 4 ปีที่แล้ว +2

      No mandhuri ey u ektahay

  • @caaqilbille1205
    @caaqilbille1205 6 ปีที่แล้ว +25

    Codka %100👌
    Styleka %100 👌
    Laxanka %100 👌
    Music ka %100 👌
    Xaaskeyga mustaqbalka
    Xafsadeyda cashaqa hore usoco

    • @farxiyodiriye4476
      @farxiyodiriye4476 6 ปีที่แล้ว +3

      Caaqil Bille waaah waah waah xaskeda maxa ka sii ah adika maxa ka qaldan,saxibo wan,ka yabe anika uff uff dheeh

    • @samsambeauty2227
      @samsambeauty2227 2 ปีที่แล้ว +4

      HAda way xnuusnaty

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 ปีที่แล้ว +99

    AllaHa ku CaafiYo Byo🤲😢

    • @udgoon4842
      @udgoon4842 2 ปีที่แล้ว +6

      Allah caafiyo🥺
      Markii iigu horeysay hesteda hada le arkayaa

    • @Girl_1n
      @Girl_1n 2 ปีที่แล้ว +3

      @@udgoon4842 Ani xataa hada igu horysa alle hacafiyo🥺🤲

    • @hamdi3092
      @hamdi3092 2 ปีที่แล้ว +2

      amiin🤲😔

    • @rukiamcney6222
      @rukiamcney6222 2 ปีที่แล้ว +4

      Horaa hesta u arkay allo ku caaafi

    • @dramaqueen9455
      @dramaqueen9455 2 ปีที่แล้ว +3

      Amin allah ha caafiyo 🥺

  • @fatmamohamed6989
    @fatmamohamed6989 2 ปีที่แล้ว +39

    Yaa halkan yimid markay xanusatay ka dib😭😭

  • @KhaalidAbdicismaan
    @KhaalidAbdicismaan 2 หลายเดือนก่อน +6

    Yaa iga dambeya 2024 waa qof dhintay 😂 Allow caafi hafsa xubi 😢

  • @djnizarvevo2446
    @djnizarvevo2446 3 ปีที่แล้ว +23

    I’m from Yemen 🇲🇨 love this song

  • @ismahaanmohamed2324
    @ismahaanmohamed2324 6 ปีที่แล้ว +146

    Aniga dadka like kama xasido wayo aniga maxa layga xasiidaya horta waa yabe 😢😢😢😢

  • @deleteabdi43
    @deleteabdi43 6 ปีที่แล้ว +20

    Hindi hindi miyaad modaa iyo carab isgashay 🖒🖒🖒 waa gadmatay hestan allready 😎axlaa hees wa ikan bbe

  • @Gamadid
    @Gamadid 6 ปีที่แล้ว +1

    woow masha alh xfsa xubi xidig shidan waye runti hindi aya lamoda HAATAF ABDI libax batahy keep going bro sidas utageeer waliga cidkasto oo fanka tallent uleh

  • @somaliboy4532
    @somaliboy4532 6 ปีที่แล้ว +21

    Xafsa Xubbi best song for ever 🎤♥️👌✌️👍
    I love all Somali people ♥️♥️♥️

  • @suurtagal1977
    @suurtagal1977 6 ปีที่แล้ว +89

    Dirisle A shout out u sameyay sas ayan ku dawanoya intii dirisle ka timid like

    • @meenamoh6084
      @meenamoh6084 5 ปีที่แล้ว +3

      Tayo Channel kaas gabdhaha lo caaya 🙄

    • @minnicute2544
      @minnicute2544 4 ปีที่แล้ว

      @@meenamoh6084 Haa uff doqon waaye meeshaba wuxuu usoo fariistay inuu dadka caayo

  • @abdifatahalimawel2003
    @abdifatahalimawel2003 6 ปีที่แล้ว +40

    Ilaahaw khaatumada kheyr nagu wafaji bro haataf

  • @abdinasirabdulkadiribrahim7096
    @abdinasirabdulkadiribrahim7096 2 ปีที่แล้ว +44

    Allaha Cafiyo Gabadhan Inay Xanuunsan Tahaa Filaa Sida Snapchat-keeda Ku Arkayay

  • @omarmamanka9788
    @omarmamanka9788 6 ปีที่แล้ว +2

    heesta waa hees xamari camal waaye lahjada Xamar waa beelo waan ku heystaa, thanks Haataf Abdi video quruxda badan hore usoco,

  • @CadnaanMuuse
    @CadnaanMuuse ปีที่แล้ว +2

    4 sano ka hoR ayaan gabadh aan jeCLaa heesta u diri jirey maanta ma wada joogno
    Markaan heesta maqlo waxaan ku xasuusta ereyadii i dhihi jirtey markaas anigu ka tagi maayo ila aad adigu iga tagto💔🥺😭😢
    Xasuus 12/04/2019 Alone life💔😭😢
    Hoodo hussein mouse waxaan rajeynayaa inaad ii caafimaad qabto hada lkm xasuuustaada ma ilaawi dooona
    maalinkii izku keen dambsey waxay ahayd hrgeisa gaar ahaan saldhiga koodbuur agteeda maalintaas iigu dambeysey aragti iyo la hadaLba💔💔😭😭😭😭😭
    maalin uun inaan ku arko waan rajeynayaaa💔😢😭

  • @muqtars3840
    @muqtars3840 2 ปีที่แล้ว +9

    After 3yrs of watching this song
    Again am watching it

  • @surayaahmed9506
    @surayaahmed9506 6 ปีที่แล้ว +18

    waan ku haysta heestan xafsa lv u plz like isaara

  • @salahjebril
    @salahjebril 6 ปีที่แล้ว +16

    xafsa xubi waa fananada kaliya fanaaninta ugu jiliinka fcn yaa igu raacsan

  • @thegreatgatspy8372
    @thegreatgatspy8372 6 ปีที่แล้ว +19

    At 0:39
    Sida yareey udhahdo "adaay adaa igukeenay" 🔥🔥🔥
    waxkale 🔥🔥🔥🔥
    Fanku hablo sidaan ushidan buu ubaahan yhy niyaw

  • @akzimba2366
    @akzimba2366 6 ปีที่แล้ว +1

    Adigaan Kugu koopanoo Naftan Kali Kuu Tahee!! Eesha Calaa Ereyo.😍

  • @WANAAGTV206
    @WANAAGTV206 6 ปีที่แล้ว +9

    Most beautiful woman in Earth noolaaw huno jir oo joog xxxxxx inata comments aqirso like iisaara plz ....kararaam kularaabaa nicely done

  • @barwaaqoahmed6369
    @barwaaqoahmed6369 2 ปีที่แล้ว +4

    Gabadham maanta waxay inoga paahan tahay inaan uducayno ilahayaw caafimaad sii 🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲

  • @calmrelaxingmusic6920
    @calmrelaxingmusic6920 3 ปีที่แล้ว +9

    2021 ayaa ila dhageeysanaya 🥰❣

  • @sumayogabow5825
    @sumayogabow5825 ปีที่แล้ว +5

    ilahay haku cafiyo Apyoh mcn😭😭😭🤲

  • @isrobaby6245
    @isrobaby6245 6 ปีที่แล้ว +15

    Wow nice song and so beautiful Style 💗💗💗 thanks Haataf Abdi

  • @hassanmohamedabdi9824
    @hassanmohamedabdi9824 2 ปีที่แล้ว +7

    Gabadhan maxa ku dhacay asxaabay
    Allaha haka dulqaado dhibka🤲🤲🤲

    • @umumuna170
      @umumuna170 2 ปีที่แล้ว +2

      Waala sixray baa maqlay allow caafi

  • @SaajinMuse
    @SaajinMuse 6 ปีที่แล้ว +4

    Laxanka Hesta Si bu Hindi u shabaha 👌
    Kaftanka qar beydhibe
    Kalsonan Kaa rabaa
    #Xafsa Wa ku taganahy 😘

  • @raximomaxamud1077
    @raximomaxamud1077 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaaila firsanoyo 2020😁😁after carona 🤪💫

    • @kakadiyaska9064
      @kakadiyaska9064 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ani lkn waaa 2024 sorry yrey😂😂

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +15

    2020 AYAA DAWANAYA HEESTAN🙄😧LIKE 😒🙏👍 KARKIISA CASHAQA ADAA IGU KENEe KUMEE KUMEE KUMA HAYE🤔

  • @farxanmaxamed6546
    @farxanmaxamed6546 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha cafiyo wllshen haddan tiktok kusoo arkey iyadoo lala leeyhay cirbad baa laduray iyo vediyow iyada ledahay sacaddiii la idilayay ayaaa lagaaray ee somaliyay iska keycafiya halahaas markaay dhahaday baaan aad ugu naxay magacedana weligey mamaqal TH-cam kaan kasoo radiyay balse heeestan ayaa iga soo hor baxdey ialahay gafkeena iyo geerideena ma kulmiyo iyadan dhibta ay kujirto inay kabaxdo baan rabbbo ugu baryaa

  • @deeqaali369
    @deeqaali369 6 ปีที่แล้ว +124

    Zaliga nabiga Zcw 😘😘😇😇ha ilaawin nabiga zcw😘😘😘😘

  • @cfitaaxosmaan2196
    @cfitaaxosmaan2196 6 ปีที่แล้ว +1

    Kiin jaamac
    Godkedaa biyo
    Ugu soo galeen 👌🏼👌🏼
    #Xafso Xubi 👌👌💯
    Kip going Dear

  • @maqustte
    @maqustte 6 ปีที่แล้ว +10

    God gifted Beautiful Voice 😍I Like Her Voice &Music Song

  • @maanomusic5432
    @maanomusic5432 6 ปีที่แล้ว +67

    Quruxda hablaha dhulbahante wa lagu yaqaanay hore usoco yrta reer taleeex

    • @moamerica9670
      @moamerica9670 6 ปีที่แล้ว +1

      Ina salabanow adigu youtube ka shaqo ma laga siyey meel wlba wd joogtayeh 😂😂

    • @sanaa8367
      @sanaa8367 6 ปีที่แล้ว +2

      adugu xishood taeexda xamar kutaala waa copy taleex waa ladhahaa degmo gobolka sool kutaala

    • @Qabiilkeenu.Somali
      @Qabiilkeenu.Somali 6 ปีที่แล้ว +4

      Mubaarik Sleban Magacyadan midnimada lagu sameystay illahy ha u naxariisto inagana midnimada qabiilka illahy hanaga madoobeeyo walahy kuwa wadankoda jecel illahy hanaga dhigo

    • @mohamuddigih7424
      @mohamuddigih7424 6 ปีที่แล้ว

      Hh mubrk sleban day hhhh

    • @ilhammohamed7919
      @ilhammohamed7919 6 ปีที่แล้ว +2

      Mubaarik Sleban dhulbahantee adi maka dhigay lol waxadan aqoon u laheen haka hadliin

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 2 ปีที่แล้ว +10

    Walaal Xafsa allaah haku caafiyo.

    • @safaelmi9373
      @safaelmi9373 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin🤲🤲😓

  • @abdinasiralimuse8139
    @abdinasiralimuse8139 6 ปีที่แล้ว +6

    heesta sandka xafso xupi keep going legend hatif abdi inta tagerta like isaara👍

  • @mohammedadan1186
    @mohammedadan1186 6 ปีที่แล้ว +3

    Wallahi best Somali song

  • @chuchugirl8218
    @chuchugirl8218 2 ปีที่แล้ว +1

    Illahhy ha caafiyo walashen wnka naxay way ilma jeceshahy ilmaheday ku waalata😍😍😭😭😭

  • @rashkaboy3350
    @rashkaboy3350 6 ปีที่แล้ว +12

    Xarfaane caawa waa soo daahay cadowga hala ii jabiyo like hala saaro

  • @Anne66898
    @Anne66898 6 ปีที่แล้ว

    Caadi mhn nice one kajol Somali ah waaye mala dhihi karaa xafsa xubi ku kumee kumee wee IGA gadanthy

  • @sirabyansame
    @sirabyansame 6 ปีที่แล้ว +15

    war nio camera man ma iska noqda war wuxu ma waxasu toos udaawanayay asal clip go forward

  • @bakarjlo2746
    @bakarjlo2746 6 ปีที่แล้ว

    Haataf abdi legend tnks bro
    Keep going the hard work

  • @AJmedia1
    @AJmedia1 6 ปีที่แล้ว +37

    aniga FALAQ_FALQDA iga yaabisayba heestuba iguma socoto ....
    inta ila mida LIKE....hhh

    • @saqiqa
      @saqiqa 6 ปีที่แล้ว

      Omar krrish le ka maqan meesha

  • @dhegoweynesomalipubg7292
    @dhegoweynesomalipubg7292 ปีที่แล้ว +1

    2023 hadaa daawanayso like iisaar👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @abdinorfz7332
    @abdinorfz7332 6 ปีที่แล้ว +49

    Reer Jigjiga iyo reer Bosaaso like isaara 😋😍😍😍😍😍

  • @patrickyveshenriot9825
    @patrickyveshenriot9825 5 ปีที่แล้ว

    Si Firran !!! A mix Somalian Indie !!!!!

  • @mohapoi3054
    @mohapoi3054 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha ku cafio wll qli 😭😭😭😭😭😭

  • @mohammedabdulkadir2177
    @mohammedabdulkadir2177 ปีที่แล้ว +2

    Yaa ila dhawanaYo 2023 steel heesTan wan jeclhy 🥺😔

  • @amishaabbe1725
    @amishaabbe1725 2 ปีที่แล้ว +3

    Aduun awal saan hadana Miirkeda xata Taam maha ala adunow alow ku caafi hafso🥺🥺

  • @ruuneyruuney8234
    @ruuneyruuney8234 5 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaaw qoftan caadi dadbadan bey daaqada katuurtey horey usoco quruxey egshinkaga aanka Henley👌 karkiisa caashaqa adeygu beere kume kume ala kuma haye

  • @Waarre
    @Waarre 6 ปีที่แล้ว +11

    3:20 markey ordeyso hhhh xataa Usain Bolt kuma dhaco inuu la tartamo😂😂😂😂
    Orodkaas hadaa ka heshay like iisaar

  • @qalbitaajir5942
    @qalbitaajir5942 6 ปีที่แล้ว

    Mesha music arabic iyo hindi ba is galay kalay is ka arag nice video thnkx bro haatuf abdi

  • @cabdiraxmaancwlcwl5950
    @cabdiraxmaancwlcwl5950 6 ปีที่แล้ว +3

    In badan like waa loo saaray dadka jecel diinteena islaamka iyo xabiibkeen Muhammad scw Lkn like isaar walaal hadii aad jeceshy dalka Somalia

  • @iftindaahirmire7211
    @iftindaahirmire7211 ปีที่แล้ว +2

    2023 hadaad dhegesaneso like dhac igu sii

  • @ahmedomar985
    @ahmedomar985 6 ปีที่แล้ว +7

    Muqaal qurux badan bro hore u zoco

  • @caskaofficial3499
    @caskaofficial3499 6 ปีที่แล้ว

    Waa marki kobaad een jeclaaday hees gabadh ay qaado iyo Vedio maxaan wax kale falaq falaq horay usoco xafsa Abayo

  • @hanaddj2182
    @hanaddj2182 5 ปีที่แล้ว +3

    Tuugsi xalal eh 😂😂hadad dawanisid 2019 oo siisocdo like me thanks😉😛

  • @HalaMarhaba-wo1no
    @HalaMarhaba-wo1no 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah abyo xafsa aad iyo aad ayan kuu taageeri jiray ilaa mudo aan inta lagu soo koobi kari ayan jeclaan jiray heesahaaga abyo #Subescribers iyo wax ka badan waad u qalantaa ❤🎸🎸😍

  • @lilomar7903
    @lilomar7903 5 ปีที่แล้ว +9

    Gabadha we quruxbadan tahay masha allah 🇸🇴❤️

  • @salahyama5261
    @salahyama5261 6 ปีที่แล้ว

    Waaaw nie video cudka ka diran qofta waa dahab🔥😍❤

  • @qalbilulamohamed7056
    @qalbilulamohamed7056 6 ปีที่แล้ว +7

    She has that kind of tune
    😗😗😗😗 well done honey😘

  • @africanstarchennalmusicvid6407
    @africanstarchennalmusicvid6407 4 ปีที่แล้ว +1

    Kumeee 2021 like
    Thankz pro

  • @tygawizzliker8593
    @tygawizzliker8593 6 ปีที่แล้ว +7

    Hafsa xubi
    HestaN waad ku soo baxdaY dhan kasta cod iyo styl wax aaN ka shego ma aqaN
    Hataf qoftaN mel igu soo hagaji qof jira hadaa tahaY lipaax
    Inta iga dambeyso liker asxbta

  • @Cityboy183
    @Cityboy183 6 ปีที่แล้ว +1

    Horaa loo soconayaa sidaa weeye laakiin yaan la ilooyin Geerida iyo Aakhiro walaahi waaga iga waano shalaayto wey danbeysaa

  • @abdirisakyusuf3449
    @abdirisakyusuf3449 6 ปีที่แล้ว +55

    Xafsa xubi maxay film Hindi dawatey inta la socotaa inay hindiyad iska dhigayso farta taaga

  • @WANAAGTV206
    @WANAAGTV206 6 ปีที่แล้ว

    Best video editing haataf studio good job boos

  • @Noname-vx3dt
    @Noname-vx3dt 2 ปีที่แล้ว +5

    illahey ha cavio gbdhaan we xanunsan tahay 😢

  • @saacidsiciid9043
    @saacidsiciid9043 ปีที่แล้ว +1

    Alow Caafimad taama
    sii gabadhan iyado
    xanuusan ii gu danbeysey🥺🥺

  • @mohamedhussein190
    @mohamedhussein190 6 ปีที่แล้ว +5

    Qaatumada Allaha noo suubiyo aaamiin

  • @Nasteeexo
    @Nasteeexo 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sister Allaw Ku cafi sharafey xabsa xubi❤❤❤❤❤❤❤

  • @cutecats6478
    @cutecats6478 5 ปีที่แล้ว +3

    Inta Nabi MUXAMED necel like saar scw

  • @moraashabdirahman9270
    @moraashabdirahman9270 6 ปีที่แล้ว

    Ay ay ay iyada dhan ice cream socdo waayee day🙉🙉
    Keep going👍👍👍

  • @ahmettak1
    @ahmettak1 2 ปีที่แล้ว +3

    Markay xanusatay kadib yadawanayo alaha caafiyo 🤲🥺

  • @queenzunda4955
    @queenzunda4955 6 ปีที่แล้ว

    Naagtan hees qaadyz kma ahn ee waa Jirkadid 😁😎ala mxa dumar badn xishoodki ka tagay

  • @maalikkeynan8259
    @maalikkeynan8259 2 ปีที่แล้ว +3

    Musharax burka ku jecel hdaa soo dhawady 😅

  • @abdihnojr6569
    @abdihnojr6569 6 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiq waad sidatah keep going wllshena😘😍❤❤💯💯✅✔

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 6 ปีที่แล้ว +9

    Mnsha alah muqaal qurux badan
    Inan qurux padaan Hees / shidaan
    Hadaf - Abdi - Madaxaad No Saranthy
    Inapa caadi maha MuqaalKa ❤️

    • @MMTV-nh1jz
      @MMTV-nh1jz 6 ปีที่แล้ว

      jcliya jamuryada barakesan somaliland mxy ahayed wll

    • @jcliyajamuryadabarakesanso5167
      @jcliyajamuryadabarakesanso5167 6 ปีที่แล้ว

      Curadka Mama Malyuun ceebta alaa astura ma wngsana

    • @haaheehuu2020
      @haaheehuu2020 6 ปีที่แล้ว

      jcliya jamuryada barakesan somaliland ceebta walaasha astur indr
      thanks.....

    • @jcliyajamuryadabarakesanso5167
      @jcliyajamuryadabarakesanso5167 6 ปีที่แล้ว

      Walaal Burcaawi maba shegyo hno ❤️

    • @haaheehuu2020
      @haaheehuu2020 6 ปีที่แล้ว

      jcliya jamuryada barakesan somaliland gobnimada allow hka qaadin shacabka duriyada barakysan allow ku dhowrn saxiibow ~ saxiibey

  • @m.b.bercaano4779
    @m.b.bercaano4779 2 หลายเดือนก่อน +1

    mansuniya og in lalawayay garapran in ta ila ogaatay like

  • @zaddaam______cadeh6869
    @zaddaam______cadeh6869 ปีที่แล้ว +5

    Markay kU arkaan indhuhu ayey farxad kala bataan😊💔♥️
    Kaftanka qaarba I dhibee😔😔
    KalsoonipaaN kaa rapaa♥️💔😊
    Karkiiza caashaqa adaa igu keene🫂🤩♥️
    Kumee kumee kumee 💚☺️
    Ani kuma hayee 🖤😔♥️
    Date 25/12/2022 m. ZaPti 5;30 galabnimo👿😔

    • @Cristiano7-p1t
      @Cristiano7-p1t 8 หลายเดือนก่อน +1

      Khamiis 24/Jenuary/2024

  • @mustaafinadiif4518
    @mustaafinadiif4518 6 ปีที่แล้ว +1

    wof caleeek wllhi caadi maaha muuqaalkani views 10m buu gaadhi doonaa inshallah

  • @riimomaari8442
    @riimomaari8442 4 ปีที่แล้ว +3

    طبعاً أدمنتها💔💔💔

  • @mrdhaanteeye4926
    @mrdhaanteeye4926 6 ปีที่แล้ว

    Hadaan la is xaqirayn gabadhaaan heestaan way ka baxdatay wlhi in ay macaantahay heesta inta ila aragtay like ha ila agmarin

  • @ameeralove4666
    @ameeralove4666 6 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah. Cod style intaba way isku darsatay 🔥🔥🔥💕💕❤️

  • @abdullahialishahad8729
    @abdullahialishahad8729 2 ปีที่แล้ว +2

    musharax madax weyne burka heesta uu ugu jecelyahay heesa somaliyeed

  • @sadaqyare4224
    @sadaqyare4224 6 ปีที่แล้ว +173

    Qoftan romantic ahan ayay uu soo qaday 😀😎 waxe romantic jacel liket taabo

  • @jamzjam6703
    @jamzjam6703 4 ปีที่แล้ว +9

    Beautiful Hindi like somali song she did really good with the vocals

  • @somalilanderdhalad937
    @somalilanderdhalad937 6 ปีที่แล้ว

    Acuuudbulilh waaa tobonkii ugu khyrka badna bisha carafo aalaw hablaheena soo hanuuni May oga miya bisha carafo inu ilaahy soo dhawaaado ax dadakan cabsidii miyay ka guurty subaxnlah

  • @rodhahassan1388
    @rodhahassan1388 2 ปีที่แล้ว +5

    Markey xanunsantey Kadib inta dawaneyso