Barnaamijka Weydiinta Bulshada By Sagal Guure , HCTV

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

ความคิดเห็น • 58

  • @mustafasheikhmuhammadhassa2933
    @mustafasheikhmuhammadhassa2933 5 ปีที่แล้ว +3

    GABADHA GURIGA JOOGTA WAA HOOYADA NINKA JIIFA WAANA WIILKEEDA

  • @zenazargon1904
    @zenazargon1904 4 ปีที่แล้ว +2

    8:43 jawabtasa sax ah😍👏👏👏👏👏

  • @cabdirashidcali5071
    @cabdirashidcali5071 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂 islaantu ma laba xaas bay lahyid bu yiri hhhhhhh

  • @oo-cw9pj
    @oo-cw9pj 5 ปีที่แล้ว +2

    Habaryar bay utahay waana lagu xigsisimay

  • @mohamoudisaxaaq1456
    @mohamoudisaxaaq1456 5 ปีที่แล้ว +2

    jawaabtu waa gabadhu waa habar yartii oo hooyadii ayaa dhimatay ka bacdina waa xigsiin sidaa ayuu odaygu ku qabaa habadii

  • @hanadgigis8049
    @hanadgigis8049 5 ปีที่แล้ว +2

    6:22 googluhu islah weydi sheekhasi alle ha sahle

  • @Jaamactv
    @Jaamactv 5 ปีที่แล้ว +3

    Fadlan Booqo our channel Waxaad Ka helaysaa Khayr Badan

    • @abobasement346
      @abobasement346 ปีที่แล้ว

      umadan waxaad modah inay walanyihin somaliyah waxaa ku batay dhalinyaroh aan Aqon lahayn waa wadan baba ay no shaqoh no daclin no horumar waa wadan mofiyoh dowlad kah tahay

  • @abdirahmanahmed5495
    @abdirahmanahmed5495 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa Habaryartii oo xigsiisan ah

  • @abyanadenm1455
    @abyanadenm1455 5 ปีที่แล้ว +2

    jawaabtu waxa weeye abti ayu uyahay balse hoyaded wa kala aabe sido kle wa ayadi oo aabihiba qaba

  • @oo-cw9pj
    @oo-cw9pj 5 ปีที่แล้ว +2

    Walashed aya dhashay oo dhimatay ninkii wallaked ka dhintay ayey guursatay.Waa xigsen dadkan ma qabyaladii iyo qaadkiiba waalay

  • @abdiahmed1815
    @abdiahmed1815 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa abtigeed

    • @thegloriousquran1208
      @thegloriousquran1208 5 ปีที่แล้ว

      Waad ila garatay walee ma naag awoowgeed qabaad aragtay nio

  • @ahmeddhoodi
    @ahmeddhoodi 5 ปีที่แล้ว +2

    Aayo iyo habaryar ayay utahay

  • @hayaatchannel9919
    @hayaatchannel9919 5 ปีที่แล้ว +1

    Hbo bay utahay

    • @thegloriousquran1208
      @thegloriousquran1208 5 ปีที่แล้ว

      Maaha waayo iyada ayeydeed baa isga dhashay hooyadeed waa walaalo oo abtigeed weeyaan ninka aabihina wuu qabaa naagta oo waa iyadaa awoowgeed isagu abti buu uyahay iyadu wx ay u noqonaysaa ma jirto

  • @ahha7079
    @ahha7079 4 ปีที่แล้ว

    Waa inaankeedi iyadaa dhashay

  • @SirAbdifataahJama
    @SirAbdifataahJama 5 ปีที่แล้ว +3

    Markaan sidaa udhegaystay ayaan Jaawbta iska sii gartay Adeer waa inankeedii

    • @abdirahmanfarah7268
      @abdirahmanfarah7268 5 ปีที่แล้ว

      Sir Abdifataah Jama aayo way unoqon kartaa hadii ninkeedu dhalay

  • @nimcomaxamuud9414
    @nimcomaxamuud9414 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa wiil iyo habaryartiis oo aabihii dumaalay

  • @siciidxaashi5842
    @siciidxaashi5842 5 ปีที่แล้ว +2

    kkkkk su aashaa jawabteedu waxa weeyi ILMAHA AY DHASHAY

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 5 ปีที่แล้ว +1

    dee waa wiilkeeda walaahi weli ma dhegaysan jawaabta

  • @fdama
    @fdama 5 ปีที่แล้ว +1

    Jareer Hargeysa ma joogaan Miyaa?

  • @saedhusein1111
    @saedhusein1111 5 ปีที่แล้ว +1

    maad garantii waydaa shay ee ku wagarta maxaa loodafiraa
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @marwoayaan4769
    @marwoayaan4769 5 ปีที่แล้ว +2

    Alla maalin ban maqlay😂😂

  • @ahmedgorod1185
    @ahmedgorod1185 4 ปีที่แล้ว

    Wa wiil iyo hoyadiis

  • @sadampatto5845
    @sadampatto5845 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa wiilkeedii hhhh

  • @munamxmed9755
    @munamxmed9755 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa wiilkeedi

  • @hg-bc4nh
    @hg-bc4nh 5 ปีที่แล้ว +1

    Tani waa taydh bedaluuu

  • @libanmoumin5313
    @libanmoumin5313 5 ปีที่แล้ว +1

    wa habayarti wey iney ninku ma qabo e abihi aya qaba

  • @marwoayaan4769
    @marwoayaan4769 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa inankeedii

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 5 ปีที่แล้ว +1

    dee iyadaa dhashay ta hooyadeed dhashay waa iyada ninka qabaana waa kii ka dhalay

  • @hdjamph1423
    @hdjamph1423 5 ปีที่แล้ว +1

    waa ninkee

  • @mohacimran3407
    @mohacimran3407 5 ปีที่แล้ว +1

    Habay u tahay

  • @glacier4783
    @glacier4783 5 ปีที่แล้ว

    TII hoya 'dday dhashay =abti ayuu u noqonayaa laakiin aabihii ma qabi karo
    TII hoyaday dhashay = Habaryar ayay u noqonaysaa . walaasheed ayaa dhimatay oo ah tan dhashay ka guriga hurda aabihii ayaa iyada dumaalay.
    laakiin warriyaddu si isku mida uma waydiinayso.
    Habaryar iyo Aayo

  • @ilwaaddahir4991
    @ilwaaddahir4991 5 ปีที่แล้ว +1

    8:14 inantasa si saxa uga jawabtay fariid weye sidan uga jawabi lahaa unbay tidhi

  • @MuhammadAli-fl3iw
    @MuhammadAli-fl3iw 5 ปีที่แล้ว

    Tii hooyadeed dhashay oo (ayeeydeed ah baa dhashay) isaguna gabadh albaabka furtay waa {abtigeed }yacni ninka hurda •
    Ninka aabihiina gabadha albaabka furtay amba guriga joogta waa awoowgeed •
    Markaas awoowgeed sideebu uqabi karaa inanta uu awoowga u yahay •
    Waa suaal wax ka khaldan yihiin.

  • @sacdiyagobed2167
    @sacdiyagobed2167 5 ปีที่แล้ว +2

    Mida dhashey so ayeeyadey mahan abihisne WA Mida ayeyo qabo asagane abti buu uyahay ayada

  • @sacdiyagobed2167
    @sacdiyagobed2167 5 ปีที่แล้ว +1

    gormeeh so galiya

  • @abdihayir3909
    @abdihayir3909 5 ปีที่แล้ว

    kkkkk waa inankeedii teey hooyadeed dhashay waa iyada

  • @sadiiqibrahim4825
    @sadiiqibrahim4825 5 ปีที่แล้ว +1

    Iyaada dhashay waa wilkeedi

  • @axmadmaxamed1678
    @axmadmaxamed1678 4 ปีที่แล้ว

    iyadadhashay.Abihi.Abihi.Ayaqaba

  • @adalealale5192
    @adalealale5192 5 ปีที่แล้ว +5

    Ninbaa guri yimi gabadhbuu ugu yimi
    Waxa uu ku yidhi guriga nin ma joogaa haa bay ku tiri laakin waa uu hurdaa waxa uu ku yidhi isoo toosi
    Waxay tiri soo toosin maayo xaqbuu igu leeyahy oo xaqu kugu leeyhy waa maxay tii hoyaday dhashay ayaa ninka dhashay anigana wuu iqabaa

  • @garmaalchannel7064
    @garmaalchannel7064 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa habar yartii dadka maxaa maskaxdii ka qaaday

    • @thegloriousquran1208
      @thegloriousquran1208 5 ปีที่แล้ว

      Tii hooyadeed dhashay (oo ayeydeed ah) baa dhashay isga oo waa abtigeed aabihiisna waa awowgeed oo iyaduu qabaa markaa wax laysku noqonayaa majiro ma naag awowgeed qabaad aragtay

  • @ahmetraash2181
    @ahmetraash2181 5 ปีที่แล้ว

    WAa inankedi

  • @khatraomar4740
    @khatraomar4740 5 ปีที่แล้ว

    waryaa daadkan cambaa cuun miya suashaa yaar bey gafeen

  • @sheikhdoon59
    @sheikhdoon59 3 ปีที่แล้ว

    Oday ayaa guursaday islaan wadata gabar isna waxay udhashay gabar
    Gabadhii odagu adeerka u ahaaayaa dhashay gabar
    Mudo kadib adagii ayaa guursaday gabdhii ay dhashay gabdha uh ayeerka u ahaa
    Wiilka iyo gabdha waxa ay isku yihiin mar hore waa abtigeed
    Marka xigana waxay u tahay eedo waayo waxaa qaba aabihiis

  • @shamisjama9423
    @shamisjama9423 ปีที่แล้ว

    Aeqr

  • @raagedirir9171
    @raagedirir9171 5 ปีที่แล้ว

    Habaryar ayay u tahay hadaan sii macneeyo tii hooyadey dhashay ayaa dhashay macnaha waa walashay oo dhimatay abihiina wuu i qabaa oo xigsiisan ayaa la ii siiyay waa sidaan u fahmay

    • @abdulkadiromar583
      @abdulkadiromar583 5 ปีที่แล้ว

      ragu maskaba mahayan dumarka karon

    • @saleebanfaarax8383
      @saleebanfaarax8383 5 ปีที่แล้ว

      waxa waxa dhashay walaa sheed oodhimatay oo waxay utahay habaryar iyo aaye

  • @ahmedmadadaalmadadaal5222
    @ahmedmadadaalmadadaal5222 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa inankeedi