“Ma nihin Shirkadahii dadka Lacagta ka dhici jiray” iginite Shining oo Hargeysa laga daahfuray.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ค. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 10

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 7 วันที่ผ่านมา

    Masha alllllah ilaaaahow barakeeee amuuun jamaac nolow wlllo❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 7 วันที่ผ่านมา

    Masha allllah ilaaahow hargaysa barakeee iyo dalka inta kalee❤

    • @hanalander
      @hanalander 7 วันที่ผ่านมา

      waa company SOMALIA laga lee yahay! waa MUNAAFAQ in Hargaysa SOMALILAND loo ogolaado maaha

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n 8 วันที่ผ่านมา

    Waaba is sheegtey jiifoo jaq magacyo kale la baxay uun

    • @hanalander
      @hanalander 7 วันที่ผ่านมา

      WAXA ISKA LEH REER SOMALIA MANA AAMINSANA SOMALILAND. DADKA REER SOMALILAND WAA INAY NACASTAN WADANKA KA MASTAAFURIYAAN MEESHANA IMINKA LA XIDHO

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of 8 วันที่ผ่านมา

    Magaca. Bedel. Maxa. Kuu. Diiday. Magacu. Somaliland. Ah
    Waa. Kanbani. Casriyeysan. ,00. Bedelay. Jiifo. Jaq.
    Iska. Hubsada. Reer. Somalilanaw. Iminkana waan. iDIN. Digay

    • @hanalander
      @hanalander 7 วันที่ผ่านมา

      WALAAL WAA REER SOMALIA. MANA AAMINSANA WAX SOMALILAND LA YIRAAHDO. SOO DAAWO VIDEOS AY XAMAR SOMALIA KAGA DUUBTAY INAY MIDNAMADA AAMINSANTAHAY WAA AYAAN DARO INUU NACAS TAN SOMALILAND LOO OGOLAADO. IMINKA PLEASE SHARE OO DADKA SOMALILAND UGA DIG CADOWGA LACAGTOODA URURSANAYAA. COMPANIGA WEBSITE SOO DAAWO

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 8 วันที่ผ่านมา

    Ma dalka somaliyaa ayad tahay mise somaliland halkaa wad hilmamteee isa saax

    • @hanalander
      @hanalander 7 วันที่ผ่านมา

      WALAAL WAA SOMALIA! WAA TUUGAD WAXAY U OLAYSAA MIDNIMO SOMALILAND MA AAMINSANA. WAA AYAAN DARO IN DADKAASOO KALE SOMALILAND LOO OGO LAADO. SOO DAAWO QUDBADII AY XAMAR SOMALIA KA JEEDISAY EE AY LEEDAHAY MIDNO SOMALIYEED AYAAN WADAA. WALAAL DADKA SOMALILAND LA WADAAG OO U DIG SIDII AANAY LACAGTOODA CADOWGA U SIININ