SOMALI🇸🇴 O DHAAN AYAN UGU BAHANAY INEY I GARAB ISTAAGAN O EY I CAWIIYAN 😞🙏PLZ SHER GAREEY VIDEOGAN🙏

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 172

  • @cookwithme8048
    @cookwithme8048 20 วันที่ผ่านมา +83

    Please amiira qurux 1m gaadhay gabadhana aan kor u qaadno😢

    • @Funnyvedioschannel
      @Funnyvedioschannel 18 วันที่ผ่านมา

      SaaS waaye Aan garab istaagno dumarlannimo❤

  • @ramla8285
    @ramla8285 20 วันที่ผ่านมา +30

    Somaliyeey waxaaba la idinka rabay gabadhina in aad garab istagtan ajanabi Maxa idinkagalay ninkeda wa wiil muslim ah xishoda bariba hagasho 100k InshaAllaah ❤

  • @mariyabintuadem2267
    @mariyabintuadem2267 19 วันที่ผ่านมา +5

    Soomaliyeey gabadhan masskiintada 100k gar siiya plz 🙏 😢

  • @Yaboy.22
    @Yaboy.22 16 วันที่ผ่านมา +4

    Soomaali xaasidiin waaye, waxaas calaf ku leedahay waad helee,insha Allah ❤

  • @marwamohamed1008
    @marwamohamed1008 14 วันที่ผ่านมา +2

    Somalia ha ku caawiso ileen iyadaa calankaas lehe. Inta soo hadhayna waa dad somali ah oo afsomaali ku hadla
    From 🇩🇯
    Somali iyo Somalia 🇸🇴 kala garo

  • @FarhiyaGele
    @FarhiyaGele 15 วันที่ผ่านมา +2

    Wiilkaas maxuu qabaa waaba wiil aad u sharafbadane raga ajinabigaa ee gabdhaha Naga qabo raga ugu qiimaha badan uu ku jiraa ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @sadimohammed8279
    @sadimohammed8279 20 วันที่ผ่านมา +3

    We don’t want you to leave TH-cam I love watching you and your family ❤❤I love seeing your posts

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 20 วันที่ผ่านมา +10

    Abayo mcn please waxaad bad sataa astaqfaar malintii intaa aboodo walha waxaa rabtid waa heleesaa please xapti badso ❤❤❤❤❤❤

  • @ramla8285
    @ramla8285 20 วันที่ผ่านมา +6

    Gabadha gaar siiya 100k somaliyey ❤

  • @user-ue7mz3yr1j
    @user-ue7mz3yr1j 17 วันที่ผ่านมา +2

    Qof wanagsan baa tahay illhy ha ku caawiyo. Reer ficaan baa tihiin runtii. We love you abaayo horay u soco

  • @nayramahmed7682
    @nayramahmed7682 8 วันที่ผ่านมา +1

    Insha alaah waa gaare mesha rabtid ❤

  • @maymuunahmed3176
    @maymuunahmed3176 20 วันที่ผ่านมา +4

    War somalia walaashen cawiye xolo ma idikarabto ee dadka qar aygo 3day aye ku garsisen 100k cunsur nimada jojiye uf is her choice whatever she marriage walaashe horey usoco ❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 16 วันที่ผ่านมา +3

    Mashaa Allah walashay Rayma, ilaahay SWT ha idin xifdiyo, Alle hakuu fududeeyo foosha, guul Aduun iyo Akhiro ayaan inoo rajaynayaa, ha niyad jabin waa lagu garab istaagayaa, dadaal wacan quruxey, Aamiin Aamiin ya Allah❤💖👸

  • @iqlasiqlasilla7072
    @iqlasiqlasilla7072 20 วันที่ผ่านมา +9

    Sidaa niyadaada jeceshahay allaha kaga dhigo ane wixi tel xafada yaalay waaan kaaga saray guuleeyso markasto be happy foreever☺☺

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 11 วันที่ผ่านมา

      Asc wll qli plz igu so bir 🙏🙏🥰🙏🙏🙏

  • @monabeautychannel2931
    @monabeautychannel2931 20 วันที่ผ่านมา +2

    Mcnto walhi hadaan awoodo 1m ku gaarsiinla ❤❤❤❤❤ keep going 🎉🎉🎉

  • @SaynabCabdicasiis-md9pm
    @SaynabCabdicasiis-md9pm 10 วันที่ผ่านมา +1

    Hadaan awoodi lahaa kaligey 1m waan kugarsin lahaa wllhi abayo sorry😢😭

  • @FaadumoFaarax-wc2gs
    @FaadumoFaarax-wc2gs 19 วันที่ผ่านมา +3

    Qurx badaneyy wlshyeyy👸❤ilhy haku xiftiyo wlshyeyyy👸❤kundheneyyy karti badaneyy guuleyso wlshy hoyo karti leh yaad thy wlhy mss you wlshyey👸❤ somaliyey wlshen aan 100 kaliya gaadhsiino❤ wlshyeyy horey uso ❤

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 20 วันที่ผ่านมา +3

    Masha alah walashen an cawino dumashi kaxishoda bisinke abayo horay usoco ❤❤❤❤

  • @laylamohamed2362
    @laylamohamed2362 19 วันที่ผ่านมา +3

    Mashaa allah abayo waad gaareysaa goolkaaga haka daaalin insha allah

  • @RidwanSofe-be9kc
    @RidwanSofe-be9kc 19 วันที่ผ่านมา +3

    Hno ninkaga kafican kuwa somalida odhan runti waa wil Muslim ah oofican runti kuwa kugudhalilayana way khaldanyihin ee dhag how dhigin farax somali kabaheli maysid intaad isaga kahelayso ee horay usoco adaaba 82 maraye gabdho badan somali ah baa gaadhila xataa 30k eee horay usoco haniyad jabin

  • @user-dl4fg4jh8n
    @user-dl4fg4jh8n 20 วันที่ผ่านมา +4

    gaal.faaido.malehe.wll alleh hakag hiiliyo gulayso

  • @cathrahassan8816
    @cathrahassan8816 20 วันที่ผ่านมา +2

    Wllo wad gadhi dontaa insh allah gabadan hala garsiyo 100k❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ we love you abayo

  • @user-ef6rb1bw7j
    @user-ef6rb1bw7j 20 วันที่ผ่านมา +2

    Maashallaah waa nin rerekisa sifiican ucaawiya

  • @ubaxsagal8144
    @ubaxsagal8144 20 วันที่ผ่านมา +5

    Amiira qurux .Adna channel.Azad iyo dhamaantiin caawiyo rayma plz waa inanteeni oo garab ubahatay

  • @nashsomalian1658
    @nashsomalian1658 19 วันที่ผ่านมา +1

    Am New subscribers Keep going sis🎉 Sky is the Limit❤

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 16 วันที่ผ่านมา +5

    Wad iga heysa ani abaayo hado ajnabi kuqabo micnaheda maahin ina somali eheyn calafkana kugeyay ilahey haisku kiin barakeyo haduba muslim yahay waa caadi abaayo marka heerka rabto ina kagarto kurajena quruxey sacan wan milyan islaha wey gartay ani hore kuaqanay muda kadib kuarka hadanah mauqalantid saan abaayo lkn wad gare

  • @hodanabdirashiid506
    @hodanabdirashiid506 20 วันที่ผ่านมา +5

    Abyo dadka caanka raadih haku share gareyan sida asad hagio amiira

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j 19 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah abaayo ilaaheey haku xafido adiga iyo ilmahaaga iyo walalkeen🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @tufaaxxasan8905
    @tufaaxxasan8905 19 วันที่ผ่านมา +1

    Wad u qalantaa 1m hooyo mcn ❤❤❤❤❤

  • @bilancaday1
    @bilancaday1 13 วันที่ผ่านมา +2

    Maanta arkay bari insha allah dhamaan xafada iyo saxibadayba wan kaga saaraya wlo

  • @sahramoha1143
    @sahramoha1143 19 วันที่ผ่านมา +1

    Wakusarney abayı keep going ❤

  • @XamdiAhmed-dc5jd
    @XamdiAhmed-dc5jd 20 วันที่ผ่านมา +3

    Abayo horay u soco wan ku garab taganahay

  • @Ayan-zi1bg
    @Ayan-zi1bg 20 วันที่ผ่านมา +2

    Maashallah

  • @ruqiyocumar6983
    @ruqiyocumar6983 20 วันที่ผ่านมา +3

    Abayo hadan awodo 1m ban gugarsin lahaa

  • @AmaalAxmed-dr8nq
    @AmaalAxmed-dr8nq 20 วันที่ผ่านมา +3

    Alle hku grb glo wllo❤

  • @zahramohamed4883
    @zahramohamed4883 14 วันที่ผ่านมา +1

    insha'Allah kheer macda

  • @fartunsaafi5633
    @fartunsaafi5633 19 วันที่ผ่านมา +1

    Ha niyad jabin abyo horay usoco waa gaaraysaa

  • @asmaaxmed1988
    @asmaaxmed1988 20 วันที่ผ่านมา +2

    😢😢xppti kabdn waad Gareee insha Allah hala garb istaago somaliyey plz

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 19 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha Allah Gabadha ha la cawiyo ❤❤❤❤❤

  • @fartuuncabdalla7486
    @fartuuncabdalla7486 20 วันที่ผ่านมา +1

    Hye abayo❤don't give up😊

  • @nacimagulled
    @nacimagulled 19 วันที่ผ่านมา +1

    Insha allaah waad guulaysan doontaa abaayo haka niyad jabin

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 16 วันที่ผ่านมา

    Somaliyey aan garab istaagno walasheen, Aduunka ayaa lagu yahay walal❤❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 20 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah horey usoco ❤❤❤

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 20 วันที่ผ่านมา +4

    100k somali wax lama aha ee xasidnimo ayaa ku jirto dadka qaar 3days bay 100k garsiyan ee 20k u sher gareya

  • @ferihayusuf3888
    @ferihayusuf3888 20 วันที่ผ่านมา +2

    Raymo 😢 gabadha kaliya gurigena dhan laga jecelyahay ❤ hamigaga Allah kusahlo abayo

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 14 วันที่ผ่านมา +1

    Insha Allah guulayiso wllo

  • @asiaabdi7777
    @asiaabdi7777 17 วันที่ผ่านมา +2

    MCNEI mar horaa kuu saaray ani horay u soco

  • @munaxasan3114
    @munaxasan3114 20 วันที่ผ่านมา +3

    Wlh way qalataa gabadhan inay meel dheer gaarto

  • @user-ye8wu9co3w
    @user-ye8wu9co3w 13 วันที่ผ่านมา +1

    Seedi waa beer❤😊😅

  • @hebohseen2939
    @hebohseen2939 20 วันที่ผ่านมา +3

    Waar gabadhan garab keeda buuxiya insha allh wall waad gaadhi halkaad donaysid

  • @user-zp6iq1vl9t
    @user-zp6iq1vl9t 12 วันที่ผ่านมา +2

    Mashallah ❤❤❤

  • @user-fk3hm1yz9f
    @user-fk3hm1yz9f 18 วันที่ผ่านมา +1

    Walahi hada awodi lahayi 1m xita waku garsi lahaa

  • @mariaivana7296
    @mariaivana7296 20 วันที่ผ่านมา +3

    Abayoy wan ku so ducey naya ❤

  • @abdihassan5460
    @abdihassan5460 12 วันที่ผ่านมา +1

    Mash alaah walaalo ilaahey hakubarakeeyo

  • @sowda2506
    @sowda2506 20 วันที่ผ่านมา +3

    Saa jeceshacay oo qeyrka ku jiro Allaha kuuyeelo

  • @farxiyafarahmohamed1202
    @farxiyafarahmohamed1202 20 วันที่ผ่านมา +1

    Hore u soco hno

  • @AxmedXuseeb
    @AxmedXuseeb 20 วันที่ผ่านมา +1

    Haniyad jabin xppti❤🎉

  • @QaliBiyoole-rv1mm
    @QaliBiyoole-rv1mm 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    From ayaaniita

  • @qaalixasan3359
    @qaalixasan3359 18 วันที่ผ่านมา +3

    Abayo ilahey ha ku garab istaago wad naga tagty mahee ana ku garab istaagi laha insha'Allah waad guulysaneysaa❤🎉❤❤

    • @Maryamaxasan-2223
      @Maryamaxasan-2223 18 วันที่ผ่านมา

      Oo hdaba walasha soma ahan mad garab istagtid

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 20 วันที่ผ่านมา +1

    Insha Allah wlo ❤❤

  • @drsaishaaliabdi8917
    @drsaishaaliabdi8917 20 วันที่ผ่านมา +2

    Gabdha 100k gaarsiya plz
    Horay u soco abaayo ha niyad jabin
    Insha allah waad guuleysaneysa

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 11 วันที่ผ่านมา

      Asc wll qli plz igu so bir ❤🙏🥰🥰🙏🙏🙏

  • @FahiimoMaxamed-oe8io
    @FahiimoMaxamed-oe8io 20 วันที่ผ่านมา +2

    inasha Alaah waan ku garabtaganahay

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 19 วันที่ผ่านมา

    Masha allah❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 20 วันที่ผ่านมา +2

    Asc Allha kusacido Allha jaqbto galada inshallah

  • @safiyoxaaji8671
    @safiyoxaaji8671 19 วันที่ผ่านมา +1

    Abaayo illaahey hakula garab,galo insha allah

  • @halimahussein6291
    @halimahussein6291 19 วันที่ผ่านมา +1

    Insha Allah ❤❤❤

  • @user-tf7io4uh4t
    @user-tf7io4uh4t 20 วันที่ผ่านมา +1

    Mash alaah ❤❤❤❤❤

  • @nasrimohameddahir4744
    @nasrimohameddahir4744 17 วันที่ผ่านมา +2

    somaliyey gawadhan aan garab istagno walashen waaye😢

  • @yasmiinashini3353
    @yasmiinashini3353 20 วันที่ผ่านมา +1

    Insha allah gul ayan kurajeynaya abaayo ❤❤

  • @user-qr8hu6ic1p
    @user-qr8hu6ic1p 20 วันที่ผ่านมา +3

    Abayo ilaahey ha ku fududeeyo ilaahey talo saaro ❤❤

  • @saynabsaafi3942
    @saynabsaafi3942 17 วันที่ผ่านมา

    Okay abayo ❤❤❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 20 วันที่ผ่านมา +3

    Wcs abyo mnty wxa ka jeclhy inaa 100k io kbdn garto mlhn wllhi mlinta ku barty ilaa io hda telephoneka arko subscriber kga srey guul ku rjeyna i.a ❤🙏

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 17 วันที่ผ่านมา

    Abyo horay usoco hana cajisin

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 20 วันที่ผ่านมา

    MaanshaAllaah 💯🤲

  • @han47722
    @han47722 16 วันที่ผ่านมา +2

    Ani ahaan wankuu daawan hadaan arko inshaa allah

  • @chilllysup4025
    @chilllysup4025 17 วันที่ผ่านมา +1

    waa kuu saaray

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 20 วันที่ผ่านมา +3

    Allha ku gaar siiyo abaayo mcn meesha aad jeceshay alle dar tii baan kuujeclahay runtii ❤❤❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 11 วันที่ผ่านมา

      Asc wll qli plz igu so bir 🙏🙏🙏🥰

  • @riyaqmohamed565
    @riyaqmohamed565 19 วันที่ผ่านมา +1

    💔💔❤️‍🩹❤️‍🔥wlhi qalbada ixanuntay rayma malyan iyo malayin wad uqalanta abayo mcn ilahay Bari istaqfarta badso saliga nawiga badso tusbaxa farta lagashto sogado xilikasto oo firaqo hesho kuxisabso marka howl heysato iyo jidka socoto afka katasbixso wlhi isbadal weyn aya arki donta waxwalbane ilahay aya kusaqirayo inshallah anatijawiyey tas marka haniyad Jabin abayo wad gari donta mesha rabto ❤ somaliyey gawadan an cawino

  • @user-jp8cl7im3x
    @user-jp8cl7im3x 20 วันที่ผ่านมา +2

    Maashaallaah Abaayo horo u soco

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 11 วันที่ผ่านมา

      Asc wll qli plz igu so bir 🙏🙏🙏🥰

  • @haboonmohamed1677
    @haboonmohamed1677 19 วันที่ผ่านมา +1

    Abayo mcn Insh allah sidaa jecshahy rabi Haku yeelo

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 11 วันที่ผ่านมา

      Asc wll qli plz igu so bir 🙏🙏🥰🙏🙏

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 13 วันที่ผ่านมา +1

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar 🎇🎇🎇❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏♥️♥️🙏❤️❤️🎇🎇❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️

  • @ubahnuuralin3634
    @ubahnuuralin3634 20 วันที่ผ่านมา +11

    Masha allah

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 19 วันที่ผ่านมา +1

    Garab wadna naga mudan tahay kuu a saray subscription Allah haku sakhiro

  • @nastexotahliil1682
    @nastexotahliil1682 20 วันที่ผ่านมา +4

    Abayo labada meelood meeshii nacfi badan raac ilmoley ayaatahay dadka lamid maahid

  • @Muna-pb7bz
    @Muna-pb7bz 19 วันที่ผ่านมา

    guuleyso abaayo ❤

  • @maymuunahmed3176
    @maymuunahmed3176 20 วันที่ผ่านมา +2

    Inshallah waad garesaa abayo iska sabar ilahay waaxad jaceshahay allah ku siiyo ❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 11 วันที่ผ่านมา

      Asc wll qli plz igu so bir 🙏🙏🙏🥰

  • @Ceyni915
    @Ceyni915 12 วันที่ผ่านมา +1

    Ani awal sapskarab waan ku ahaa guriiga inta joigtana wan kaga so saray

  • @saidoadam7742
    @saidoadam7742 18 วันที่ผ่านมา +1

    Caawiya gabadha u saara

  • @Qalanjohiiraan
    @Qalanjohiiraan 17 วันที่ผ่านมา +1

    Waa ku saray abaayo ❤

  • @haniismail5994
    @haniismail5994 19 วันที่ผ่านมา +1

    Tiktok kaso racay wllo wax walba Allah kufududeeyo

  • @Riyaan1996
    @Riyaan1996 18 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤ wn ku saare

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 15 วันที่ผ่านมา

    Mxaa dhacay abyo mafahmin mxy gaalada kaa rabaan😢

  • @nboss8028
    @nboss8028 15 วันที่ผ่านมา +1

    Asc soo dhawow Abaayo allaha kaa dul qaado adiga iyo dhaman umada waxii kheirka ku jiro allaha kula jaclado❤❤❤❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 11 วันที่ผ่านมา

      Asc wll qli plz igu so bir 🙏🥰🙏🙏🥰

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 20 วันที่ผ่านมา +1

    Asc wr wb abaayo ilaahey kurbada ha kaa feydo. Sidaad jeceshahayna ilaahey ha ku fududeeyo.

  • @ibadoabdiwahid7734
    @ibadoabdiwahid7734 19 วันที่ผ่านมา +1

    Hormar wcn garabkaaga ayaanahay abayo mcn guuleyso❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 11 วันที่ผ่านมา

      Asc wll Ali plz igu so bir 🙏🙏🙏🥰

  • @hamiishqaali
    @hamiishqaali 19 วันที่ผ่านมา +1

    Horey usoco wallshey hanijabin ajaanib walbood guursato gabadhanadii ayaathy❤❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 11 วันที่ผ่านมา

      Asc wll qli plz igu so bir 🙏🙏🙏🙏

  • @MoNk-ci6vk
    @MoNk-ci6vk 20 วันที่ผ่านมา +1

    🎉🎉🎉🎉

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 20 วันที่ผ่านมา +1

    Maskin wallahi rayma wanjeclahay ee hoor mar gaarsiya

  • @asliabdukadir-in3hg
    @asliabdukadir-in3hg 20 วันที่ผ่านมา +3

    QOF WALBA O DAWADA VIDEOGA LIKE HA SAARO KOLE WA FREE LKN ABAYO CHANNELKEDA DAD BADAN BAA ARKAAYANE😊🥰

    • @asliabdukadir-in3hg
      @asliabdukadir-in3hg 20 วันที่ผ่านมา +2

      BAAYO ADNA HORE USOCO NOLA JOOG HANAGA TAGIN WAX Wlbo wey hagagayan samar uun dadaal youtubekana anagaa garabkaga taganahne

  • @SiciidYawle
    @SiciidYawle 20 วันที่ผ่านมา

    Ok