ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

True story part 1 o aniga igu dhacday by RaymaSomali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ธ.ค. 2023

ความคิดเห็น • 64

  • @Sweet-yn7ft
    @Sweet-yn7ft 8 หลายเดือนก่อน +10

    Mar hadad hooyo noqoto la isma dhigto yurub bilaash miya ugu so tahriibtay girl shaqayso nin wax haka sugin tnkle gbr aad uquruxbadan bathy mashallah inta aad yarthy misankada dhin hdi kle hadhowbad shalayn diabetic hypertension heart failure io cuduro bdn halis ugu jirta

  • @haboonnuuraofficialpage7849
    @haboonnuuraofficialpage7849 8 หลายเดือนก่อน +8

    Farid ayad tahay waayo danta waa laysku naca laysku caya labadinaba waad iskugu sabir ten hore usoco abaayo ❤

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j 13 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah abaayo waa run Anigub waan arkay 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @aminaali8887
    @aminaali8887 8 หลายเดือนก่อน +9

    Allah akbar part 2 please siz sorry 😢😢

  • @nimcohussain8147
    @nimcohussain8147 8 หลายเดือนก่อน +10

    Anigane ano America jogo 2023 5 dollar xatta waan wayay xaas ana ahay wadadkeyga inu umusha iga baxsho shaqada uga soo tagay kadib drive lecisinka laga xerta gari mawadi karo ana umu aan ahay wlh rafaad wali shiidka waa nahayaa ilahey farad hanoo furo aniga iyo intii dhiban

    • @sungul6877
      @sungul6877 8 หลายเดือนก่อน

      Amiin yaa Allah 😢

    • @ubaxsagal8144
      @ubaxsagal8144 8 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaa rabi

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 8 หลายเดือนก่อน +5

    Asc Allha kucafyo cafimad taam Allha idinsiyo inshallh

  • @queenofquens8930
    @queenofquens8930 8 หลายเดือนก่อน +6

    Tahriibka noso dhamey yqey hanagu kala gonin agah 😢😢 9bil baa 3qeb noso deysay naga daaa

  • @dekalul3979
    @dekalul3979 8 หลายเดือนก่อน +4

    Beerka ixanunjisey leyla😢 farxad kunoolow

  • @mariya-ze2of
    @mariya-ze2of 8 หลายเดือนก่อน +5

    Rayma markaan ku arkay waan farxay hadaad cafimaad qabtit❤❤❤

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 8 หลายเดือนก่อน +4

    sorry 🥺😰 alhamdulillah ilahey ha nuxifdiyo Ameen yarabi 🤲🏼

  • @mariachannel1976
    @mariachannel1976 8 หลายเดือนก่อน +3

    Aax wlhi waa xanuun iyo murogo inteeda leh cunugaga caanahiisa uweysid abayo wagaas maxa u aadi weyse meelaha dadka aan lacagta heysanin laga caawiyo sida tafel ka iyo caritas okale waxbaa kasoo heli laheyd lkn alxamdulillah cala kuli xaal oo Ilahey wuu idinka saare imtixaanka sabarka wa sad 😢

  • @shukridaud5736
    @shukridaud5736 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi alxm abyo ilahy aya mahad leh hdaa hdakaso baxday ❤

  • @DeeqoXuseen-sg3yg
    @DeeqoXuseen-sg3yg 8 หลายเดือนก่อน +3

    Frida.ayad.tahay.waayo.danta.waa.lasku.naca.laysku.caya.labadinaba.waad iskugu sabir ten..hore.usoco..abaayo ❤❤❤❤❤❤❤😂😂

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 8 หลายเดือนก่อน +3

    Alxudulaah wax walb waa dhacaan sisters ❤❤❤

  • @user-sf4lw6tx5g
    @user-sf4lw6tx5g 7 หลายเดือนก่อน +1

    Part 2

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 8 หลายเดือนก่อน +3

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima 😮😮allahakar part 2 please sis😢

  • @mumtazabdi5261
    @mumtazabdi5261 8 หลายเดือนก่อน +5

    See isku barateen Kareem?

  • @user-hq2fq4pi4n
    @user-hq2fq4pi4n 6 หลายเดือนก่อน

    Reyma somali wllhi bilaah talaah waan iskagaa jeclhy mcnto❤❤

  • @ayushupdy
    @ayushupdy 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wenagu socota sobadi waqtigana noo dhere pr2

  • @maryamabdi9448
    @maryamabdi9448 8 หลายเดือนก่อน +1

    Aduunyo la helaa la waayaa abyo noso daa part two inshlh

  • @mariamanka4687
    @mariamanka4687 8 หลายเดือนก่อน +1

    alxm laylo wad so samirtay waqtigan lajogo wlh dhibkas ango ihesta waxan ahay hoyo xamilo ah 7 bilod ah waxan qaba dhig kar walidkayga way jogan lkn alxm adunkan samir ayu rba illahay qyrka nawafajiyo dhamanten

  • @dahranmohamedibraahim7270
    @dahranmohamedibraahim7270 8 หลายเดือนก่อน +1

    Part2 plz

  • @farhiahassan2053
    @farhiahassan2053 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alhm aduunka inta saran thy wax walipa wa la arga apaaayo

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar 8 หลายเดือนก่อน

    Aniga somaliya jooga ninkayga shaqeeyo baan sharoobada qandhada waayay wax igada 😢alxm xaalad walba waalaga gudbaa

  • @gabarwcn1267
    @gabarwcn1267 8 หลายเดือนก่อน +2

    Se u hesheen marka wa xanun dalkina ina lcgta noo buuxdo ba Lo qaba 😢

  • @ibtizamali8969
    @ibtizamali8969 8 หลายเดือนก่อน

    Rayma somalia qeylabaad rabna mcney

  • @deeqoalishire7744
    @deeqoalishire7744 8 หลายเดือนก่อน

    Nacaalaa shaydan Ku yaale gabadha TH-cam 100 haloo gaarsiiyo

  • @qosolqaramitvqaraami1466
    @qosolqaramitvqaraami1466 8 หลายเดือนก่อน

    Ninka inad fasaxde eheed ha so shaqeye❤❤❤❤❤sorry wlhi

  • @ikraanitazaed7741
    @ikraanitazaed7741 8 หลายเดือนก่อน

    Mcny part two wan dhamaystay taasi anibay ihaysta iso duce mnta wlhi wa dhip faker please rayma adi wad so Marty oo wad daremaysa please codsi ila so

  • @ubaxsagal8144
    @ubaxsagal8144 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xabbti nosodaa tahriibta noso gali

  • @user-ej4fb6hb6b
    @user-ej4fb6hb6b 7 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo waan kusalaamay qaali xagee jogtaa turkiga mise germalka hade.

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 8 หลายเดือนก่อน +2

    Noo wad xapti ❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 8 หลายเดือนก่อน

    ADUUNKA. WAX KSta WAA DHACAAN
    ILAAH. NABADBAADI😊😊😊

  • @salmaibrahim123
    @salmaibrahim123 8 หลายเดือนก่อน +1

    Yurub sas dhan me u dhib badan tahy 😢

  • @DeeqoAxmed-hh6bg
    @DeeqoAxmed-hh6bg 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xanuun wye abyo part 2😢

  • @fardusahussein3150
    @fardusahussein3150 8 หลายเดือนก่อน +1

    Kuso dar wll

  • @user-lp8no3tw2r
    @user-lp8no3tw2r 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo bart 2 blease

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 8 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo wa caadi wa la qadaa wana helaaa alx hal mar kuso martay dad Bay bil walba ku dhacdaa

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 8 หลายเดือนก่อน +2

    Oo ma gabar kale oo kariim dhalin baad leedahay yacni groob baad ahayd markaad kariim giursaday

    • @relaxing1339
      @relaxing1339 8 หลายเดือนก่อน

      Gabar ween e ledahay 7 jir cml meelaha 😂❤

    • @hafsaaden9198
      @hafsaaden9198 8 หลายเดือนก่อน +2

      @@relaxing1339 maanshalah abaayo alaha kuu daayo ayaga awlaada muslimiinta

  • @mushtaaqaxmed5300
    @mushtaaqaxmed5300 8 หลายเดือนก่อน

    Part two plz qalpi

  • @user-wr4uq3hy7v
    @user-wr4uq3hy7v 7 หลายเดือนก่อน

    Karib

  • @khadiijoofficial8872
    @khadiijoofficial8872 8 หลายเดือนก่อน

    Part 2 please😢

  • @marwada782
    @marwada782 8 หลายเดือนก่อน +2

    Please wanii baryaa please illaah dartiis ii gu soo duceeya inuu illaah owlaad isiiyo please 1 gawadha ayaa ijoogta 6 sano ayeey jirtaa please isoo duceeya please

    • @ubaxsagal8144
      @ubaxsagal8144 8 หลายเดือนก่อน

      Ilahay awlaad saalixa ha kugu arsaaqo wll

    • @shukriinaofficial4945
      @shukriinaofficial4945 7 หลายเดือนก่อน

      Awlad qeyr qabto wll

  • @monabeautychannel2931
    @monabeautychannel2931 8 หลายเดือนก่อน +2

    Huuno alle ayaa kuso mootiyey dhibka lkn anigu ma aaamin sani yurub waa lagu gaajooda waayo hadaad lacag waydo oo waliba ilmo haysato waxa loo taga caritaska yagaa ilmaha caano iyo panper ba kugu gadaya

  • @najmohussein4458
    @najmohussein4458 3 หลายเดือนก่อน

    Sobadi 😢😊

  • @user-wj9lq5jv1h
    @user-wj9lq5jv1h 7 หลายเดือนก่อน

    Sorry 😞 nosodey abya qli

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @fadumofadumo1208
    @fadumofadumo1208 8 หลายเดือนก่อน

    ABAYO BART 2TU SOGELI😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 8 หลายเดือนก่อน

    Sorry part2 sugenaa 😢

  • @rahmorahmokayf
    @rahmorahmokayf 8 หลายเดือนก่อน +1

    Soobadi mcnto

  • @fartuuncabdalla7486
    @fartuuncabdalla7486 8 หลายเดือนก่อน

    Part 2😢

  • @nasiimfaisal-ve9zw
    @nasiimfaisal-ve9zw 8 หลายเดือนก่อน +2

    See isku barteen karim noga sheke

  • @AyaneSoubaneh
    @AyaneSoubaneh 8 หลายเดือนก่อน

    Leyla tattoo is qa tiirtir abayo

  • @YasmiinCabdi-kn1wt
    @YasmiinCabdi-kn1wt 8 หลายเดือนก่อน

    alxamdu lilah dheh raymo waxkasto olesla maro cashare ni noqono

  • @maryanmohamedaxmed-qf9si
    @maryanmohamedaxmed-qf9si 8 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢

  • @siyadhaabdiahmed8027
    @siyadhaabdiahmed8027 8 หลายเดือนก่อน

    Sorry abayo