ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Aniga iyo xajigeg siide inte isku baranahy 😍😁🥀❤️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 เม.ย. 2021

ความคิดเห็น • 147

  • @mohamedkhalif3938
    @mohamedkhalif3938 2 ปีที่แล้ว +18

    Gabadhan waa fariid,, waa gabar somalinimodu ku weeyntahay,, ninkeeda xitaa afsomaliga ayey bartay,, naaga ajnebiga guursada iyaga oo somalinimo ka cararaya maaha,, gabar wanaagsan oo sharaf leh baad tahay,, sidaa ku wad weligaa

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 3 ปีที่แล้ว +64

    Waa Nin akhlaaq badan Masha Allah abaayo Allah ugu xamdi weligaana ha xumeyn .Masha Allah ilaashoo u qadari siduu kuu qadariyo. 🥰👈

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว +3

    Ajanabi kasta ha guursaninee kuwo diin iyo akhlaaq leh guursada inkastoo aan anigu wiilasha soomaaliyeed ee akhlaaqda iyo diinta leh cidna ku doorsadeen

  • @aalaamabdi611
    @aalaamabdi611 3 ปีที่แล้ว +9

    Abayo qaliyee muslim haduu yaahay allaha kuu barakeyo

  • @nastehoabdi555
    @nastehoabdi555 3 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah tabaraka abaayo adiga iyo dumashigey farxad ku nolada ❤❤❤🥰

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 3 ปีที่แล้ว +8

    Xishod MashaAlAh xayaa Minal imaan💕💕

  • @maryanbarre6176
    @maryanbarre6176 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa Allaah ilaaheey ha idin barakeyo farxad iigu noolaada cadawgana Allaah idinka qabto habo macaan yaarabi aaaammmmiiiinnn

  • @nadiaxuseen9439
    @nadiaxuseen9439 3 ปีที่แล้ว +12

    Maasha Allah isku waara
    Kareem wa maskiin aad u xishoda
    Wuxu u ekyahay wiil Afghanisch ah oo an daris nahay

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 ปีที่แล้ว +8

    Hada kugu soo biirey subscribe waa ku sarey Masha Allah sister isku waara abid

  • @nasmanaju154
    @nasmanaju154 3 ปีที่แล้ว +13

    Ani xta rajadaydu waa Ina nin cadan ah hel lkn hadu qayr ii leyahay ilahaw isii Hadi kalane iga there amiin

    • @arwaomar8169
      @arwaomar8169 3 ปีที่แล้ว +3

      Subxnllhi ,,,nin somali anoo arkaaayo mrbi ajnaabi

    • @samiyusuf9440
      @samiyusuf9440 2 ปีที่แล้ว +1

      Allah haku siiyo mid kheyr qabo oo cadaan ah

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 2 ปีที่แล้ว

      Maxay tahay sababtaa urabtid

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 2 ปีที่แล้ว +1

      waxaa taqaanid guurso wxaaa taqaanid aaad dhashidee ajnabi ma rabee idhaafi

  • @nissaabdikaadir3673
    @nissaabdikaadir3673 3 ปีที่แล้ว +7

    Mansha Allah abyo illah has ku kiin barakeeyo sbkb waan ku saaray

  • @boqoradarerabdiiboqoradare9821
    @boqoradarerabdiiboqoradare9821 3 ปีที่แล้ว +4

    wlhi dartin tiktok iyo TH-cam usogala💖💖💖💖

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allaah abayo allaha isku kiin barakeeyo Germany mad jogtiin xajigada turkish miyaa?

  • @ishwaaqaxmed9911
    @ishwaaqaxmed9911 3 ปีที่แล้ว +6

    Waaw mash lhh ilxun idimah aragto xpti rayaan ❤❤❤❤👌👌❤

  • @fatushey8006
    @fatushey8006 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah illhay ha idin barakeeyo❤️❤️❤️🥺

  • @nimosuleiman9493
    @nimosuleiman9493 3 ปีที่แล้ว +8

    Raga somalida niyaday u daranyihin keep going hablaha ajaanib ah guursaday

  • @thegoats274
    @thegoats274 2 ปีที่แล้ว +8

    Mansha alaah beautiful family ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @asiaayman6744
    @asiaayman6744 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah wll keep going my couple

  • @umuzakariyaofficially5386
    @umuzakariyaofficially5386 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah wlhi waa wil hishod badan ilaah haikugin dayo abayo

  • @anuali3632
    @anuali3632 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a wllh wilasha Afghanistan wa wilal masakina dubia kuso arke akhlaaq fcn leh intaa ka arke

  • @asmamo1134
    @asmamo1134 3 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahow nin somali i hareer
    Mari aanan xaaskisa noqon
    Insha Allah

  • @shugrishuushuuxasan1316
    @shugrishuushuuxasan1316 3 ปีที่แล้ว +4

    From tiktok mashlh abayo horo usoco

  • @quoteschannel5040
    @quoteschannel5040 3 ปีที่แล้ว +3

    I can subscribe coz of ur dresing well dresed mnsha Allah good looking xijabka kudagnow quruxeey

  • @shukriahmedabdi1325
    @shukriahmedabdi1325 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah allaha idin xafido AF somalia bar abowe kariim

  • @rayaancalinuur1961
    @rayaancalinuur1961 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a hppti horay usocda adiga xajiga 🥰♥️🇸🇴

  • @lindaadam6139
    @lindaadam6139 2 ปีที่แล้ว +4

    Abdi Karim iiyo walashey waan salamey manshallah Waa nin dagan Manshallah Qofki wanagsan qof wanagsan buu helidona.

  • @nafisaabdi463
    @nafisaabdi463 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah alle hays ku kiindaayo lkn is dhuum

  • @Queen-zr7lm
    @Queen-zr7lm 2 ปีที่แล้ว +3

    Quruxey Maa Afsmliga bartid🥰

  • @yusraabubaker7401
    @yusraabubaker7401 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah familie wurux badan

  • @frau6191
    @frau6191 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa nin xishood badan oo af gaban masha allh

  • @asmajokarasmajokar9375
    @asmajokarasmajokar9375 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allah ku barakeyo yaa allah

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Illaahey ha is kiin barakeeyo

  • @raaqiyamaxamed7863
    @raaqiyamaxamed7863 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha ALLAH

  • @aaminomaxamud4704
    @aaminomaxamud4704 2 ปีที่แล้ว +2

    Abyo af somali bar isodo ugu dhawaqayo

  • @AliAhmed-pj4po
    @AliAhmed-pj4po 2 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations 🎊 👏 💐 🥳 for 50k

    • @raymasomali
      @raymasomali  2 ปีที่แล้ว +1

      Thank you 😇🙏

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 3 ปีที่แล้ว +4

    Maaasha Allah welcome sis💕♥️❤️♥️♥️💕💕♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah

  • @anabmohamed5399
    @anabmohamed5399 3 ปีที่แล้ว +5

    masha llah 🥰🥰🥰🥰

  • @aaminacali
    @aaminacali 3 ปีที่แล้ว +4

    m.a abaayo isku waara my fav couple aya tihiin m.a 😘😍😍

  • @fardouzadan6904
    @fardouzadan6904 3 ปีที่แล้ว +6

    Mansha alah qoys qurux badan

  • @amiisha5570
    @amiisha5570 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansh Allh nolada ❤🥰

  • @abdikhadarabdigani3559
    @abdikhadarabdigani3559 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah

  • @king_suqaaqe2243
    @king_suqaaqe2243 3 ปีที่แล้ว +5

    Mnsh Allah

  • @nukar7897
    @nukar7897 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allha

  • @muniirashirwac7300
    @muniirashirwac7300 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah my fav couple⚘🌱🌷🌼🌺🏵❤

  • @faadimafinehuseinofficial5251
    @faadimafinehuseinofficial5251 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going saidaa ku jecelnhy filma nosoo jila

  • @hibocabdullaahiofficial8935
    @hibocabdullaahiofficial8935 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah isku wara

  • @hindomohamed7479
    @hindomohamed7479 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abayo illhay ha isku kaidayo amiin wa wiil akhlaq badan masha allh 💋💋🌹🌹🌹🌹😍😍😍❤❤❤❤❤ qalbi furan ku so dhawowo 😍😍😍😍🌹🌹🌹

  • @NadaMohamed-ng1dr
    @NadaMohamed-ng1dr 3 ปีที่แล้ว +2

    Mash alh ani waa cusbahy tiktoga kasoo racay waa ku sary horey usacda

  • @frau6191
    @frau6191 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh 🥰 ♥ ❤

  • @ayaanqalanjoqalanjoayan8418
    @ayaanqalanjoqalanjoayan8418 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah family

  • @qaaliqudaar2801
    @qaaliqudaar2801 3 ปีที่แล้ว +2

    Hello sweetheart iam so happy to hear 👂 you

  • @fardowsamahamud272
    @fardowsamahamud272 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah
    Abayo ninkaga wadan kuu u dhashay

    • @guleet75
      @guleet75 2 ปีที่แล้ว

      Afghanistan !

  • @qaaliqudaar2801
    @qaaliqudaar2801 3 ปีที่แล้ว +9

    Nächste vedio mach bitte wer hat erst mal ich liebe dich ❤️ gesagt 😃

  • @basromohamed722
    @basromohamed722 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Mansha Allah alle ha isguken barageyo lkn erayga karimi meanskisa maxa wayana

  • @hananmohumed6888
    @hananmohumed6888 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah which launguage are you guys speaking?

    • @guleet75
      @guleet75 2 ปีที่แล้ว

      German !

  • @mohammedaqadir821
    @mohammedaqadir821 3 ปีที่แล้ว +2

    From Somali 🇸🇴

  • @mrcalifarax4426
    @mrcalifarax4426 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaallah

  • @xamdixiis2891
    @xamdixiis2891 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allha ❤❤❤

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha alaah

  • @zeinabmohamud3920
    @zeinabmohamud3920 ปีที่แล้ว +1

    Beautiful

  • @sadiyaissa9079
    @sadiyaissa9079 2 ปีที่แล้ว +1

    2020/3/3 waa mlin anigba taariikh ii ah😂😂wowwwww

  • @mohammedaqadir821
    @mohammedaqadir821 3 ปีที่แล้ว +7

    Wow beautiful Family masha Allah

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah guulaysta

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAlAh tabarakalah

  • @BurhaanMohamoud-tj6os
    @BurhaanMohamoud-tj6os ปีที่แล้ว

    Abyoý ninkaga turki miyaa isoo jawaab plz

  • @fardosaadan3235
    @fardosaadan3235 2 ปีที่แล้ว +2

    Isku waro idim alle

  • @qaalibarow1922
    @qaalibarow1922 ปีที่แล้ว +1

    m.a abaayo isku waara

  • @asmaac.nur7512
    @asmaac.nur7512 3 ปีที่แล้ว +5

    Abayoy wax yar maa isyara cateysid quruxa noqon leheed

    • @bilan9379
      @bilan9379 2 ปีที่แล้ว +1

      Hada ba waa quruxley Masha Allah

    • @ashkancantar5350
      @ashkancantar5350 2 ปีที่แล้ว

      Mashquulka kadaa gabadha qurux Miya kamaqan weyba qurxontahee masha'allah

  • @maxameddaarukhayr4421
    @maxameddaarukhayr4421 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh

  • @nasraabdidahir2497
    @nasraabdidahir2497 ปีที่แล้ว +1

    Manshalh

  • @umuharun3282
    @umuharun3282 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah 💞💞💞💓💓💓💖💖💝💝💖

  • @hibahankahibahanka1602
    @hibahankahibahanka1602 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha allh iskuwaara

  • @aminaelmi5713
    @aminaelmi5713 2 ปีที่แล้ว +1

    Machalla 🍯 😍

  • @Fatimahali1251
    @Fatimahali1251 ปีที่แล้ว

    Afki ku hadleseen?

  • @safiyalucky7893
    @safiyalucky7893 3 ปีที่แล้ว +4

    Wllo muxuu laxishoon

  • @mahadabanuur8054
    @mahadabanuur8054 3 ปีที่แล้ว +5

    ❤❤🥰🥰🥰

  • @mushtaqjaamac9308
    @mushtaqjaamac9308 3 ปีที่แล้ว +1

    Turkish miyaa wilka

  • @farxiyofaraxsanfarxiyofara1423
    @farxiyofaraxsanfarxiyofara1423 2 ปีที่แล้ว +1

    maasha allh Allah haidin barakeeyo Family Quruxbadan

  • @fio-ye2ln
    @fio-ye2ln 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله 🤍

  • @saalimahmed3025
    @saalimahmed3025 3 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo keep going

  • @kadijaabdi3120
    @kadijaabdi3120 3 ปีที่แล้ว

    Xabibtii Sodhawaada adi iyo dumaashi

  • @munakhalif1958
    @munakhalif1958 3 ปีที่แล้ว +2

    Horay usoco

  • @aminaciise9290
    @aminaciise9290 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @zapirincumar8893
    @zapirincumar8893 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah waa wiil xishood ka muuqdo

  • @mohammedaqadir821
    @mohammedaqadir821 3 ปีที่แล้ว

    Welcome

  • @haniqueen1213
    @haniqueen1213 ปีที่แล้ว

    Maskiin kan Se lacag ugu radiineesaay youtub marba sheko ben way daliisaay an shaqeeso dhasha badaan iska da hada San u lacag jecshahaay sa isku baraateen maxa naga galaay wa benteed ya cod sadaay nahabaad

  • @fahima7276
    @fahima7276 2 ปีที่แล้ว +1

    Hapipty vedio badan noso sameya

  • @zuhurosman1687
    @zuhurosman1687 3 ปีที่แล้ว +2

    German muu u dhashey wiilka mise dal kale

  • @saynabhassan2
    @saynabhassan2 3 ปีที่แล้ว +3

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤

  • @hollandezka13
    @hollandezka13 2 ปีที่แล้ว

    Allah haa nizku kii dayo insha allah

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 2 ปีที่แล้ว +2

    ❤️🌹🌟🌻

  • @zumea3240
    @zumea3240 3 ปีที่แล้ว +3

    wadanku udhashay dumashigena

    • @noraadam98
      @noraadam98 2 ปีที่แล้ว

      Maya umadgalan waa Afghanistan dhalashadisa

  • @hodosaeed9157
    @hodosaeed9157 3 ปีที่แล้ว

    Manshalh Horey uu socda wllo 💋💋💋🥰

  • @zamzamofficial1298
    @zamzamofficial1298 3 ปีที่แล้ว +1

    Yutubka hadansoarkay

  • @shaadiyosharaf5443
    @shaadiyosharaf5443 2 ปีที่แล้ว +1

    😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @curadkaxaali556
    @curadkaxaali556 3 ปีที่แล้ว

    Intii kale jiifo jaq miyaa

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว

    Alle ha idin barakeeyo ❤️❤️❤️❤️

  • @nasriinabdi4496
    @nasriinabdi4496 3 ปีที่แล้ว +2

    af turki miya ku hadla