Asc sheikh nabiga scw malkul jibriil baa u sheegay nijasadii kabta inaku ma ogaan karno meelahaan kabta la soo marnay markaa sidee ku aqoosan karnaa in ay daahir tahay? Jasakalaah khayr sidaad noogu sharaxday
Asc sh abdi Aziz, khayr allah Haka siyo Sh waxan fahmi wayay hadii intan wayso dhamaystiran aan waysaysto kadib wayso jab yar yimado oo aan sharabaadada masaxo, marka laga bilaabo 24 saac ayan haysta hadan gurigayga jogo. Isla 24 guduhoda Hadana mar labad hadi waysa jab yar yimado sidii oo kale maan masaxaya mise waa inan wayso dhamaystiran la imado. Ta labad 24 sac guduhoda sharabadada hadan siibo iyana maxa samaynaya sh inan i fahantan rajayna aadban ugu bahnay
Mnsha allah rabi swt haku xifdiyo
Mahadsanid walal aad baan iga faidaystay marka imisa jeer ayaa lamasaxayaa ama uun halmar baad saa udulmarinaysaa uun bes Shukran
Jazakallah kheir wll wlh aad uugu baahmaa 🥰allah kaa abaal mariyo
Masha allah bro
Jasakallaahu khayr sheikh
Maansha alla brother alle swt haydin xafido dhamaantiin shugran sheekh oogle
Manshallah khayir alle haku siiyo wll
Masha Allah SHEIKH JZK
Jazaka Allah wllo
Mashaa Allaah jazaakallaah khayran sheikh abdulaziz
Baraka Allah fiika it's very important topic and good explanation
JAZAAKALLAHU KHAYRAN
Masha Allaah
Masha allaah kheeyr allah ku siiyo sheikh aduunyo iyo aaqiiro
Mashaa Allaah watabaarakallaah
Baarakallaahufiiki walaalkay shiikh cabdicasiis oogle
Guulayso adduun iyo aakhiroba
Mashaalah Sheekh ilahay ha ku xefdiyo waad Naga qancisa su’aashi so gasha qalbigena
Jazaakallaah khayr sheikhna aaad baan ugu baahnaaa illahay janatulfirdowzo hagugu abaal mariyo sheikh
Jasakalaah khayr sheekh
MASHA Allah sheikh alaha ku xifdiyo
masha Allah sheekh
Jezak Allahu khair walaal
Asc wll masha Alllah shukran wll mcn jazakalah qeyran wll
Maashalh shukurn shiiq
جزاك لله خيرا يا أخي في الله
Waan fahmay Thanks khiir Allah hakusiiyo
الله يحفظك يا شيخ
wcs wr wbr mashaa allaah shiikhunaa jisaakumulllaahu khayran❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍💞💞💞
Allaha kuxif diyo wll aduu iyo akhiraba insha Allah channelka kalana wan Ku xirnan
Jazaka Allahu khayra.
Masha allah xafidaho allah
Jazakallahu khair
Mashaaa allaah
Mahadsanid sheik aa iyo aad
جزاك الله خيرا
Masha allah wll
Alle haku xifdiyo
Gacanta midigta lugta midig maa lagu masaxaa bidixna bidix, mase muhiim maahane in la masaxo unbaa muhiim ah.
Shekh
Jazakallaah shiikh kwrn hadii intaa sharabaadka masaxo kadib kabaha cidho meeshan aan kutukanayo aan uga baqo inay nijaas tahay kabaha ma xidhnaanaya oo anan markaana heesto kaliya sali aan sujuuda uun iigu filan ?
Mansha allah
Mnsha allh wlle mcn mhad sanid sharaf ayaad kuleedahay ilahay 👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Khiir Allah haku siiye sharabadka aan canqawga qarinan kawaran
Masha allah sheikh c/casis jazakumullah kheyr
Wll adiga cadibey Ku yihiin sharabadka gaban lkn waxaysan ubananeyn dumarka
Sheikh wxn kuwediye kwrn hdn wato sharabad gabn oo an garen qoobka ma kobihi ban masaxa siden yele hdi an rabo inan ku dukan kobaha
Maaha allha
Asc dhamaan waad salaamantihiin
Marka labaad waxaan salaamayaa
Walaalkeen c/asiis oogle
Khyr badan alle hasiiyo wanaaga
Uu inagula wadaago bartan busho
Ee TH-cam intaakadib waxaan jeclaan lahaa inaad inala wadaagto shayga looyaqaano ruqiyada oo ah isku daawaynta
Quraanka iyo sunnada nabiga scm hadii aysuuragal tahay madsanid
Asc sheikh nabiga scw malkul jibriil baa u sheegay nijasadii kabta inaku ma ogaan karno meelahaan kabta la soo marnay markaa sidee ku aqoosan karnaa in ay daahir tahay?
Jasakalaah khayr sidaad noogu sharaxday
Jizaakallaah
شكرا
Asc sh abdi Aziz, khayr allah Haka siyo
Sh waxan fahmi wayay hadii intan wayso dhamaystiran aan waysaysto kadib wayso jab yar yimado oo aan sharabaadada masaxo, marka laga bilaabo 24 saac ayan haysta hadan gurigayga jogo. Isla 24 guduhoda Hadana mar labad hadi waysa jab yar yimado sidii oo kale maan masaxaya mise waa inan wayso dhamaystiran la imado.
Ta labad 24 sac guduhoda sharabadada hadan siibo iyana maxa samaynaya sh inan i fahantan rajayna aadban ugu bahnay
Jazakalaahu kheyr sheikh illaahey haku xafido. Hadii sharabaadka qafiif yahey xita waalamasixi Kara miya?
Linkega nosoo dhig sherta si Facebook an udhigno ugu sher gareyno asxbta
Asc sharabaadku waa bidco waana bacda nabi .wadad bicdo dadka ha u jidayn ama ha u banayn
thanks 🙏💕🙏💕🙏💕
Naag somali ila shaqaysa ba aigu qabsatay intaa i aragtay abo kabahayga masaxaya lagaa aqbali maayo bay ku dooday
Asc shiiq anigo weesay tay hadaan sokis gashto ma ku tukan. Kara mase. Iska siibaya markaan salaada galaayo
Waa ku tuka karta
Hadee daahirtahay waaku dukankartaa
Sheikh suaal aan aad uga naxay inaan ku waydiyo aan raba
Sheikh marunbaa qof waliba markuu qabriga galo feerihiisa maa lis dhaafiya gaal iyo muslinba
Wa qofka salada aan tukan oo tariku saladka wllo
Asc wll haa lkn sheikh ayaa inoo fahfahin. Waxan maqlay qofkasta ilaa carurta
Waxaan ahay qof dintiisa naftiisa ka jecel dinteena waa mida saxda ah he who allah ku so hadeyo san fila somali aatahay kor kaagan cadaab oga baqaa
Waan maqlay
Masha Allah