Dhaxalka Dumarka ee Islaamka iyo Mucjisadiisa.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 65

  • @mohamedshareif8889
    @mohamedshareif8889 6 ปีที่แล้ว

    JAZAKALLAHU KHEYRUL JAZA, Illeehey hagu barakeeyo sheikheyna aan DAR ALLE U JECLEYN, wlhi arimaha DHAXALKA wax badan ayaan ku wareersana waliba QEYBTA DUMARKA la xariirto, WADAADO badana waa ka dhageystay haddana sidaan SARIIXA ah ee waliba XIKMADA iyo FUDEEDKA ku dheehan waligeey uma fahmin mana u dareemin, Illaahey AJAR IYO XASANAAT weyn haga siiyo, Wlhi waxaa tahay WALI ilaahey noo soo diray oo DIINTA SAHAL iyo NUUR nooga dhigay, BARAKALLAH.

  • @juweyriyaahmed7509
    @juweyriyaahmed7509 6 ปีที่แล้ว

    jazakumallah khayraa 🌷حمد الله لدي انعمني نعمه الاسلام💋

  • @Drawinggirl4121
    @Drawinggirl4121 6 ปีที่แล้ว +2

    Mahsa allaah cilmigaaga allaha kuu barakeeyo walalle

  • @abdulaahigaraad8981
    @abdulaahigaraad8981 6 ปีที่แล้ว +10

    Inaa igu horeeyay ee like ii Sara

  • @drsbisharochannel7084
    @drsbisharochannel7084 6 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh ALLAHA ku barakeeyo

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah cilmigaaga allaha kuu adkeryo kuuna barakeeyo

  • @amuunmohamed5748
    @amuunmohamed5748 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallaah sheikh ilahay haka raali noqdo

  • @dahirhassan858
    @dahirhassan858 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid shekh illahay hakuu naxariisto aduun iyo aqiro runahaantii mowduucyadaada aad aan uladhacay.
    kamaantana waa suaal aan iswediiyay nafahaantayda mashaa allah

  • @nasroalimohamed7047
    @nasroalimohamed7047 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh alla haa ku xifdiyo jazakallah kheyra akhi ad ayaad uu mahad san thy sida wng sn oo quruxda bdn ad kheyra nola jeceshahy alla haa ku xifdiyo jazakallah kheyra alla dartiis ayaan ku jeclahy

  • @maryanm9173
    @maryanm9173 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahey islaanimo hakugu nooleeyo c/aziz ogle mahadsanid wan ka helaa banaamiyaadada

  • @laqlaajisnugal2756
    @laqlaajisnugal2756 6 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا sheekh c/asiis cilmiga allaha kuu barakeeyo fahansiintaadu waa cajiib anagana kuwiifahma illaahow naga dhig.. ..aamiin

  • @xaawodaauud3421
    @xaawodaauud3421 6 ปีที่แล้ว +1

    jasakala khayre shaikh

  • @rooblebashir5980
    @rooblebashir5980 6 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah diiinteenna Islaamku waa dastuur dhamaystiran oo wax walba inoo cadeysay. Ilaahay khayrka ha ina waafajiyo culimada diinta ku xeel dheeraatayna ilaahay ha inoo xafido. Bulshada muslimiintuna ahi waa inay diintooda bartaan markaasay sharaf yeelanayaan haybadiina usoo noqonaysaa. Qofkastaaba wuxuu sharaf Rabi agtiisa ku yeeshaa dadkuna ay jeclanayaan markuu layimaado cilmigii iyo camalkii oo badhax tiran istusna lahayn. Sheekh Abdi Aziz Oogle dedaalkaaga halkaa kawad waanad ku mahadsan tahay baraarujintaada iyo barnaamiyadaada sida fiican looga faa'iiday

  • @اللهاللهاللهاللهاللهاللهال-ع4د

    Asc masha Allah shukran abowe jazakumulahu scw scw saw

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 6 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah aad ayaan uga faaiiday Jizakallah Khair

  • @abdiali1999
    @abdiali1999 6 ปีที่แล้ว +3

    Like 👍 ileen lacag inaguma jogte

  • @raxmoruun8123
    @raxmoruun8123 6 ปีที่แล้ว +1

    insha alah kudar sheekh abdele

  • @fartuunhussein1871
    @fartuunhussein1871 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallahu kheyr

  • @kowsarkeef
    @kowsarkeef 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah jazakallha kheer sh 🤗💞

  • @Saciid143-o6l
    @Saciid143-o6l 9 หลายเดือนก่อน

    Sheikh kwrn dhaxalka xaaska laga dhintey oo aan ilmo dhalin

  • @fatimainamahamed2422
    @fatimainamahamed2422 6 ปีที่แล้ว +1

    SubxanAllah Cajib jzka Allahu khr

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 6 ปีที่แล้ว

    Jaazklum.kheyr shekh Abdulziiz

  • @amnaainaabdullahi5358
    @amnaainaabdullahi5358 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalahu kheyr

  • @sihammukhtar9679
    @sihammukhtar9679 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakalah wlh sheekhow nafteyda aa marar badan iguso cel celisay arinta dhaxalka lakin sheydanka an iska nari jiray

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 6 ปีที่แล้ว +1

    Allhmaduulliil illhay aaya mhad iskalah

  • @sabaadnuuracookingandnatur1476
    @sabaadnuuracookingandnatur1476 6 ปีที่แล้ว

    jazaa ka allaahu khayr akhii⭐

  • @istarlini
    @istarlini 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah thank you sheikh

  • @صابرالخليلي-ش9ض
    @صابرالخليلي-ش9ض 6 ปีที่แล้ว

    Jazkumu lahu kher❤

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Jazakallah walaal

  • @nureanjailani2473
    @nureanjailani2473 6 ปีที่แล้ว +1

    جزاك لله خيرا

  • @اللهاللهاللهاللهاللهاللهال-ع4د

    Masha Allah shukran yasalam

  • @adoonalleguuleed800
    @adoonalleguuleed800 6 ปีที่แล้ว +1

    maashaa allaah

  • @amnaainaabdullahi5358
    @amnaainaabdullahi5358 6 ปีที่แล้ว +3

    Inkasto fasiraada dhaxalka bartay hadana si xigmad leh ayaa inogu faahfahise jazakalahu kheyra

    • @faayali4153
      @faayali4153 6 ปีที่แล้ว

      Mmm,b77lmk ll rv,'lu5rbl'm
      V dcxvb,,m,,d,v,gmgfbs,
      "'Ko9ij.b jv vppl m',ml,,m gv.,g
      .,.tmt45yy
      t.h.?mmm?mcopk0
      ?p.

  • @iibaneeya
    @iibaneeya 6 ปีที่แล้ว +2

    Asc yaa akhii dar ilaahay baan ku jeclahay janada ayaa inoo balan ah jazaaka llaah yaa sheykhanaa

  • @muunaawil6738
    @muunaawil6738 6 ปีที่แล้ว +1

    Manshalah

  • @ahmedhani6670
    @ahmedhani6670 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @hassanalhariri380
    @hassanalhariri380 6 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan kaa sugnaa waa taariikhdii Imaam Axmed Gurey

  • @صابرالخليلي-ش9ض
    @صابرالخليلي-ش9ض 6 ปีที่แล้ว +1

    Yashekh igarali ahow sigar ah maku heli kara

  • @istarlini
    @istarlini 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah

  • @CabdifataaxCardio
    @CabdifataaxCardio 3 ปีที่แล้ว

    Jasaka lah

  • @sungul6877
    @sungul6877 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh waxa raba ina igaso so jawabto hada awodid dhaxalka hooyo ayeey way dhaxaleysa marka ayeeyo ma sida wiilasha ayeey laa sime mise gabadhaha 100 meqa ayeey ku ledahay ayeeyo

  • @khadramohamed7377
    @khadramohamed7377 3 ปีที่แล้ว

    Kawaran sheekh hadii ay inanti wiilal uun lA dhalatay

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 6 ปีที่แล้ว +5

    Diinta muslimka waxay na bartaa daacadnimo

  • @ahmedjasaakallaahkhayrahme5529
    @ahmedjasaakallaahkhayrahme5529 6 ปีที่แล้ว +1

    Cabdulcaziz miyuu kaguuray halkan

  • @sundussiyaad799
    @sundussiyaad799 2 ปีที่แล้ว +1

    sheikh aabahy aya dhintay aun gbdho kaliya aya nahay waxa nala leyahay eedayal aabe ladhashay aye idinla leh dhaxalka ma runba cidi taqan haigu caawiso

    • @abdulazizoogle
      @abdulazizoogle  2 ปีที่แล้ว +1

      Maxkamad ayaad tagaysaan

    • @sundussiyaad799
      @sundussiyaad799 2 ปีที่แล้ว

      @@abdulazizoogle mahadsanid sheikh🥰

  • @isdihaaradde1492
    @isdihaaradde1492 2 ปีที่แล้ว

    Sual araba inaa ku weeydiyo marka walidka dhaxal katago wixina mala qeeb sanoyo kiraa meesha kasoo baxdo wilisha iyoh gabdhaha seem meey uqada naayan mise wilisha bad sanaayo taas jwb teeyda inaa heela ubahanahy

  • @malyuundhoore2013
    @malyuundhoore2013 4 ปีที่แล้ว

    Shiikheey qofka muuminka ahba naf iyo shaydaan ayaa ku xariira oo maskaxdiisa suaalo ayaa ka buuxa marka kan gaalka waaba hake kan muslim ka sharaxaada miyuusan aq u lahayn in uu u helo suaalaha ka dhax guuxaya allaha ku barakeeye?

  • @ibrahim.haajihusse
    @ibrahim.haajihusse 6 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @safiamohamed1631
    @safiamohamed1631 4 ปีที่แล้ว

    Shiiqunaa hooyo ayaa dhimatay waxay ka tagtay 35gram iyo badh oo dahab ah Waxaan a katagtay 4 gabdhood iyo walaalkeed iyo nin keeda sidey u qaybsanaayaa

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 2 ปีที่แล้ว

    Ilmaadeertu dee maxay ku leeyihiin miyuu dhalay mise way dhaleen?. Qof nool oo uu dhalay iyo qofkii dhalay baa soo taagane.

  • @ahmedjasaakallaahkhayrahme5529
    @ahmedjasaakallaahkhayrahme5529 6 ปีที่แล้ว

    SCWW

  • @naagnool4127
    @naagnool4127 4 ปีที่แล้ว +1

    Haduu walaalkeed diido kawaran markii ow dhaxalka qaato kadib haduu diido inow quudiyo walaashiis? Hadii gabadha nin aan markaas ilmiihiisa quud u awaadin uu qabo kawaran?

  • @raxmoruun8123
    @raxmoruun8123 6 ปีที่แล้ว +1

    jazakalahu qeyr