Waalidkii dhintay maxaan u qaban karaa oo gaadhaya? Maydkuse ma maqlayaa Ducada dadka Nool?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ธ.ค. 2024
  • Muuqaalkan wuxuu ka jawaabayaa Su'aalo dhawr ah oo kala ah:
    Waalidka dhintay maxaa khayr la gaadhsiin karaa?
    Xabaalaha mala booqan karaa?
    Dumarku xabaalaha ma booqankaraa?
    Maydku myuu maqlayaa dadka u ducaynaya?
    Waa maxay ducada xabaalahu?
    Jawaabha su'aalahaaso oo qoraal ah ka akhriso halkan: gaaldiid.com/s...
    💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
    💥 play.google.co....
    💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
    💥 / abdulazizoogle
    💥 / abdulaziz_m. .
    💥 / abdulazizmoham. .
    💥 gaaldiid.com/
    💥 / hishaami
    💥 www.flickr.com....
    💥 jawaabo.com/

ความคิดเห็น •

  • @somamohomed1540
    @somamohomed1540 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahayow hooyadey unaxariiso intaa noolahy wan uduceen ilaahow walad saalix iga dhig

  • @rukiamohamed8141
    @rukiamohamed8141 6 ปีที่แล้ว +63

    Ilaahow aabahay unaxariiso iyo intii islaama aa geriyotay Ku israaq jano Fardowso idinkana aamiin iidhaha

    • @asadfaah5827
      @asadfaah5827 6 ปีที่แล้ว

      Rukia Mohamed alahuma Ameen dhamn insha Alalh

    • @saidojama1170
      @saidojama1170 6 ปีที่แล้ว

      Amiin walal mcn ilahay ha u naxariiso dhamaan walidkeeno dhan qubuuraha allaha u waasiciyo insha'allah

    • @nestexomuuse9779
      @nestexomuuse9779 6 ปีที่แล้ว

      Amiin aloow aabashashena geriyoday jinada geey

    • @qanciyeproduction
      @qanciyeproduction 6 ปีที่แล้ว

      AMIN AMIN AMIN YA ALLAH

    • @aaminashaikh9257
      @aaminashaikh9257 6 ปีที่แล้ว

      Aamiin yarabi

  • @AbshiroYaasiin
    @AbshiroYaasiin 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahoow unaxariiso hooyaday mcn janafardoosa aloow nagu kulmi anaga iyo intii islaama

  • @habibalioumi1009
    @habibalioumi1009 6 ปีที่แล้ว +11

    Ilaahayoow una xariiso waalidkey iyo waalidiinta muslimka aha ee dhintay oodhan AMIIN

    Jazaakallah sheikh

  • @fartuunali3334
    @fartuunali3334 3 ปีที่แล้ว +3

    Illaahow waalidkeen iyo waalidkood iyo walaashy iy walaashay unaxariiso waaa ducada aaan salaada wlba markn tukado ugu duceeye aabey oo dhinty iyo waaashay iyo wiil walky ah oo dhinty allaha gaarsio hdn wx helo wn bixiya wxna alle swt ka rajeeen hdn noolaado inaan udhiso masaajid iyo ceelal aan uwafqo walaalahy iyo aabahey illaahay swt najada hanagu kulmio

  • @najiibboss7593
    @najiibboss7593 6 ปีที่แล้ว +29

    Ilaahayoow una xariiso waalidiinta muslimka aha ee dhintay oodhan AMIIN
    شكرا لك اخونا
    Abdul azizi

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 6 ปีที่แล้ว +13

    Ilahay haw naxariisto labadeydii waalid iyo intii muslimiin ah ee dhimatayba
    Ilahay sheikhna ajar farabadan hakasiiyo Dambigiisana hadhaafo Amiin amiin

    • @qanciyeproduction
      @qanciyeproduction 6 ปีที่แล้ว

      AMIN AMIN AMIN YA ALLAH DHAMANTEN WLLL

    • @umuhamdi1577
      @umuhamdi1577 5 ปีที่แล้ว +1

      Fadxiya bintu jama amen 🙏 abyo anigana kula midbaa ahay illahay ha u naxariisto qabrogoda ha nuuriyo

    • @dahabomahamedisse745
      @dahabomahamedisse745 4 ปีที่แล้ว +1

      Amiiin yarabi

  • @khadraomer4205
    @khadraomer4205 4 ปีที่แล้ว +11

    HOOYADAY MACN ALLAH HAW dwnbi dhaafo hana u NAXARIISTO jandiina haka waraabiyo qabrigana haw nuuriyo haw waa siciyona iyo dhamaan musliminta dhimatay aamin aamin ya rabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @AsmaAbdirisak
    @AsmaAbdirisak หลายเดือนก่อน

    Yaa thuljalaali wal.ikrasm hooyady macan u naxariiso yaa rabbi yaa allaah

  • @farxocabdi5654
    @farxocabdi5654 4 ปีที่แล้ว +8

    Allahow hoyadey u naxariso 😭 inta muslin dhimate. Cawa wa jimco aa u duceno 🤲 shiiq waxbadan ka faide Ajar allah ka siyo

  • @aishaaliyacige3384
    @aishaaliyacige3384 4 ปีที่แล้ว +3

    Ya Allah hooyaday macaan unaxariiso ilahayow qabriga uwaasici jannada fardawsa geey mommy iyo inti muslim ah oo dhimatayba

  • @muslimhmh9931
    @muslimhmh9931 4 ปีที่แล้ว +2

    Alle waalidkay ha u naxariisto hooyo mcn iyo aabo labadaba a iyo dhamaan waalidka muslimiinta ee dhimatay aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲

  • @nadaradbullaahi805
    @nadaradbullaahi805 5 วันที่ผ่านมา

    Yaa rabi unaxarriso dhamaan muslimiinta

  • @hassanyussuf3716
    @hassanyussuf3716 6 ปีที่แล้ว +1

    jazakallah sheikh ilahay akhira iyo adunba haa no naxaristo inta muslim oo dhimatayna allaha unaxaristo allahuma aaamiin

  • @mustafejalawo4990
    @mustafejalawo4990 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilahayow aahahay u naxariso iyo inti kale dhimataypa janatul fardowsana ku abaal mari

  • @ifrahjamac8306
    @ifrahjamac8306 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaw unaxariiso hooyaday iyo muslimiinta kalee dhimatay ameen

  • @mohamedninile4962
    @mohamedninile4962 9 วันที่ผ่านมา

    Illahow wlshey dambigeeda dhaaf oo qabriga u waasici suaalahana jwbahooda ku sug oo u naxariiso yaaaaaa Rabbi

  • @ifraaxdhoore9730
    @ifraaxdhoore9730 6 ปีที่แล้ว +2

    ILLaahayoow Aabahy unaxariiso qabrigana u waasici naxariistaadana allaw sii

  • @Layla6793
    @Layla6793 6 ปีที่แล้ว +8

    Raboow u naxariiso Aabahay iyo Waalidiinta muslimiinta oo shan Amiin ya Allah.

    • @rukiamohamed8141
      @rukiamohamed8141 6 ปีที่แล้ว

      Ayan Ali aamiin aamiin aamiin yaarabi

    • @wizdani3645
      @wizdani3645 6 ปีที่แล้ว

      yaa rab u naxariiso aabahay iyo hooyadaye

  • @fathiamuhammad9645
    @fathiamuhammad9645 6 ปีที่แล้ว +5

    Jazaakallah sheikh A.asiis oogle
    Alle haku xafido

  • @youngash6411
    @youngash6411 2 ปีที่แล้ว

    MAASHALLAH WALAALA BARACK ALLAH FEEK

  • @FailsMaxamud
    @FailsMaxamud ปีที่แล้ว +1

    Ilahow unaxariiso Abahay iyo wllahay 😢

  • @maslaxmaxamed8430
    @maslaxmaxamed8430 3 ปีที่แล้ว +1

    mshaa alaah legend of legend horay usoco libaax guul iyo gobo nimo

  • @laylaxuseen-uc4sn
    @laylaxuseen-uc4sn ปีที่แล้ว

    Illhayw abahay iyo inti walidkay ah iyo dhaman musliminto dhan uu naxariso amiin ya rabi 🤲🏼🤲🏼

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 3 ปีที่แล้ว

    Jazaka allahu kheyran walal

  • @xafsoxubi2114
    @xafsoxubi2114 5 ปีที่แล้ว +7

    aniga walashey aya dhimadi qamisti sanadkii cusubay 1 bishi kowad 30 labadi ku 2019 alle ha u naxariisto wllo qoranka hada aragto igu so ducey 😢😢😢💖scw scw scw

    • @amaalmoha266
      @amaalmoha266 5 ปีที่แล้ว +1

      Alle naxariiiistiiii jano haka waraabsho aaaaamin

    • @shankaroonmaxamuud3830
      @shankaroonmaxamuud3830 4 ปีที่แล้ว +1

      Allah ha unaxatiisto qabriga neh allah ha unuuriyo janatul firdowsa allah ha ka waraabiyo abaayo iyi min kuli muslimiin

    • @haki617
      @haki617 2 ปีที่แล้ว

      Allah unaxaristo

  • @simancabdicilmi6912
    @simancabdicilmi6912 6 ปีที่แล้ว +1

    Yaaa rabi u naxariso aabaheyga iyo muslimiinta o dhan

  • @SaadacyuusufXaaji
    @SaadacyuusufXaaji 3 หลายเดือนก่อน

    ilaahow unaxariiso abahey mcn iyo inta islaamo dhimatay

  • @zadampato7188
    @zadampato7188 4 ปีที่แล้ว +2

    Illaahy haku naxaristo hooyo
    Illaahay janadii haku geeyo
    😪
    Illaahow ducada iga gaadhsii yarabi
    Illaahay intii dhimaty ha u naxaristo
    Anagana ha nooga daba naxariisto😪

  • @caltumaali1889
    @caltumaali1889 6 ปีที่แล้ว +6

    Jazakallahu khair Sheikh

  • @hizamhasa9189
    @hizamhasa9189 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahayaw unaxariiso ayeeyday iyo dhamaaan musliminta Anagana iyo waalidkay nooga dabo naxariiso

  • @aminamohamed7833
    @aminamohamed7833 2 ปีที่แล้ว

    Jazakh allah khayr.

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi4374 5 ปีที่แล้ว

    JAZAKA ALLAH KHEYRAN
    SHEIKH ABDULAZIZ OOGLE

  • @abtiyamustafaosman4055
    @abtiyamustafaosman4055 5 ปีที่แล้ว +5

    اللهم ارحم ابي واغفر ذنبه ووسع مدخله وادخله برحمتك.اللهم امين

  • @museibrahim8517
    @museibrahim8517 6 ปีที่แล้ว

    Jasaaka Allah.
    Sheikh aad aayd u mahadsantay,
    Allah haku xafido adiga iyo muslimka oo dhan.

  • @caddowcadnaan9989
    @caddowcadnaan9989 5 ปีที่แล้ว +1

    illahow ha unaxriisto aabahay iyo walaalkay Maxamed Xasan iyo intii muslimiin ah geeriyootay

  • @fatmaasad3998
    @fatmaasad3998 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow u naxariiso intii dhimatay oo muslimiin ah ilaahiw dhamaan umada muslimiinta

  • @Himila55
    @Himila55 4 ปีที่แล้ว +1

    ajar Allah kaa siiyo waa noo iftiimisay

  • @lieutenant101
    @lieutenant101 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha unaxariisto walidkeen iyo inti muslim ah oo dhimatay, anagana gadaashooda alle nama fidneeyo!

  • @fatimaadoontiialle7407
    @fatimaadoontiialle7407 3 ปีที่แล้ว

    Sh halkee su,aalah laguugu so diri karaa

  • @ubahmohamud7475
    @ubahmohamud7475 4 ปีที่แล้ว

    Sheekhow rabbi ha ku xafido jazakallaah kheyr

  • @nimcocawl7144
    @nimcocawl7144 5 ปีที่แล้ว +1

    Illahayow aabahay unaxariiso oo qabrigiisa uwaasici allow uga dhig gurigiisa beer beeeraha janada kamida bi idmillh 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @maxamedxasan8659
    @maxamedxasan8659 4 ปีที่แล้ว

    Jasaaska kalahu khyr wallo

  • @fatumaruun2187
    @fatumaruun2187 6 ปีที่แล้ว +3

    Jazaka Allaahu kheyr sheikh

    • @ikraanwali800
      @ikraanwali800 6 ปีที่แล้ว

      Illahow unaxariiso walidkenii dhintay oo muslinkaahaa jisakallahu khayr

  • @nestehamohame
    @nestehamohame ปีที่แล้ว

    Ilahow hoyadeye iyo abahey u naxariiso qabriga u wasici ya arxama raxmiin

  • @abdulazizoogle
    @abdulazizoogle  6 ปีที่แล้ว +28

    Fadlan booqo masaadiirta axaadiista Jawaabha su'aalahaaso oo qoraal ah ka akhriso halkan: gaaldiid.com/sermon/qofka-may...

    • @habiibahussein415
      @habiibahussein415 6 ปีที่แล้ว +1

      Abdulaziz Oogle JazakAllahu qeyr sheikh ilahay hagu barakeeyo ilahay haku dambi dhaafo

    • @amuunabdi5554
      @amuunabdi5554 6 ปีที่แล้ว +1

      Abdulaziz Oogle marka la duugo kadib waalidka ma booqan kartaa ma talan maalin ka dib

    • @abdulazizoogle
      @abdulazizoogle  6 ปีที่แล้ว +2

      aaamiin walaal, JazakaAllah

    • @abdulazizoogle
      @abdulazizoogle  6 ปีที่แล้ว +1

      Dumarka sida saxda ah looma ogola inat tagaan xabaalaha, laakiin camalada kale ee soo aroortay way u qaban karaan.

    • @mohamudsalahabdi5308
      @mohamudsalahabdi5308 6 ปีที่แล้ว

      scwt jasakallah kheyr mammo

  • @lataliyahacafimaadka1774
    @lataliyahacafimaadka1774 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow. Hooyaday Unaxriisto yaa Allah 🥲Muslimiinta dhamaan u naxriiso

  • @sacdiyosacdiyo7988
    @sacdiyosacdiyo7988 3 ปีที่แล้ว +1

    Sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi ♥️♥️♥️wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam ♥️♥️♥️

  • @queenomari7221
    @queenomari7221 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma Sha Allah tabarakallah ❤️❤️

  • @suusan672
    @suusan672 2 ปีที่แล้ว

    Ilahey ha unaxariisto Aabahey mcn 5/10/2022 ayu iga dhintay Alle waxan ugu baryaa inu janadii Fardowse ka warabiyo abo iyo dhaman inta dhimantay

  • @hindaawbiixi4188
    @hindaawbiixi4188 4 ปีที่แล้ว +1

    alle Ha unaxariisto abahay yaa rabi 🤲🤲🤲🤲

  • @sacdiyosacdiyo7988
    @sacdiyosacdiyo7988 3 ปีที่แล้ว

    Allhehu unaxaristo abahey mcn janatul fardowso Allah ugu bishareyo amiin yaa Allah

  • @ruuney7083
    @ruuney7083 6 ปีที่แล้ว +3

    Jizakumullah khyar bro

  • @haniahmed8833
    @haniahmed8833 6 ปีที่แล้ว +3

    Jasakallahu qeer sheekh

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi6473 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabarakallah jazakallahu khayr sheekh

  • @dr.kabila
    @dr.kabila 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay janadii fardowsa haka warabiyo abahay iyo walidinti kale dhintay. Qabrigana ha u wasiciyo

  • @yasminnur1988
    @yasminnur1988 6 ปีที่แล้ว

    Jizakallah inaa Adaa rabey Hooyo oo dhimatey Hadaa waa is dhaafaa Jizakallah Qeeyr

  • @mohamedsalahhassan4771
    @mohamedsalahhassan4771 4 ปีที่แล้ว

    Jaza Allahu Qeyran

  • @maryanhassan7386
    @maryanhassan7386 4 ปีที่แล้ว

    Rabiyow waalidiinteen u naxariiso

  • @rahmaaalisalad594
    @rahmaaalisalad594 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakallah khayran sheekh❤️❤️

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 6 ปีที่แล้ว +2

    Jaazklum kheyer shekh Abdulziiiz

  • @Nihaal_Queen
    @Nihaal_Queen 6 ปีที่แล้ว +2

    alllah hawnaxaristo wlidkygi dhintay janatul fardowsana allah haka warabiyo

    • @umuhamdi1577
      @umuhamdi1577 5 ปีที่แล้ว

      hilaal abdikarin amen dhamantod Illahay ha u naxaristo

  • @NIMCOALI-f2o
    @NIMCOALI-f2o 2 หลายเดือนก่อน

    ilaahyawo u naxariiso hooyoydaya iyo aabahay dhamanatooda iyaga iyo wiixi Islamabad ah

  • @AbshiroYaasiin
    @AbshiroYaasiin 3 หลายเดือนก่อน

    Hooyaday ilaahoow unaxariiso iyo intii dhimatay oo muslin ahayd aamiinta inoo badiya

  • @ARNOLD23
    @ARNOLD23 5 ปีที่แล้ว

    Jaskallah khayr sheikh

  • @alexsanjees7061
    @alexsanjees7061 6 ปีที่แล้ว +6

    Ilahow hooyaday uu naxriiso ayad iyo umad muslint ah ba iyo wixii dhinty

  • @cugushkhadar3859
    @cugushkhadar3859 4 ปีที่แล้ว

    Manshaallaah alow unxariso walidintay oo dhan abahay u hareeyo Iyo matiday matadkay iyo musliminti oo dhan

  • @aishamuuse202
    @aishamuuse202 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita9775 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahey Aabehey u naxariso 😢😭😭😭😭🤲🏻

  • @JijoJijo-bu2ib
    @JijoJijo-bu2ib 6 ปีที่แล้ว +4

    masha allah

  • @fousiafarah5023
    @fousiafarah5023 6 ปีที่แล้ว

    ILAAHAAY khayr ha ku siiyo aad baan kuu dheges taa

  • @HibiAhmed
    @HibiAhmed 3 วันที่ผ่านมา

    Allhu Akbar❤❤❤❤❤

  • @xalimaqali8565
    @xalimaqali8565 4 ปีที่แล้ว

    iisoo duceeya ale heydan sharfee

  • @haniahmed8833
    @haniahmed8833 6 ปีที่แล้ว +4

    Aamiin aamiin yaa rabi

  • @Mohamedhassan-cs8oh
    @Mohamedhassan-cs8oh 6 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah sheikh jasaakalaah

  • @nastehohassan2490
    @nastehohassan2490 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah shukran

  • @wiilodahirahmed554
    @wiilodahirahmed554 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah Brother. Illahay ha ejer ha kaa siiyo

  • @mariamhaji3412
    @mariamhaji3412 6 ปีที่แล้ว

    Jazakallah sheikh oogle

  • @farxiyacartan6538
    @farxiyacartan6538 6 ปีที่แล้ว +1

    Alla how naxriisto walidkay

  • @saabirahussein8137
    @saabirahussein8137 4 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahad san tahy sh jazaka llaahqayr
    Lakiin qof mar hore dhimty ma booqan karaa ?

  • @hodanali8219
    @hodanali8219 4 ปีที่แล้ว +1

    20\1\2020 malin isnin ah abaara 06:00 subaxnimo aduunka intan korsaarnaa wa malinti igu naxdinta iyo murugada badneyd ilaahay how naxaristo janadisana howgu deeqo ayeeyady mcaan safiya cabdalle cabdulle
    Wlhi aduunka wxa cusleyey ayadan ugu jeclaa lkn ilaahyba iga jeclaaday hbn aan seexan majiro ilaa ayeeyaday wn ku riyoodaa ayado ila qoslaysa ilahayw qalbiga iga reeb ayada boqore😭😭😭😭

    • @khadraomer4205
      @khadraomer4205 3 ปีที่แล้ว

      Allah haw naxaristo wllo🥺🤲🏻🤲🏻

  • @MaxamedMaftax-n9h
    @MaxamedMaftax-n9h 8 วันที่ผ่านมา

    Yarabiraxmaan abahay unaxriso adonkada.

  • @sahrosaki5805
    @sahrosaki5805 6 ปีที่แล้ว +1

    WalAl khayr allaah haku siiyo anagana nagu anfaco
    Insha allaah

  • @qanciyeproduction
    @qanciyeproduction 6 ปีที่แล้ว

    JAZAKALAHU QEYR ILAHAY SHEIK ALLAH HA UNAXARISTO LABADEYDA WALID JANATUL FARDOWSA UGU BISHARE LABADODABA IYO WALIDINTA ISLAMKA DHAMAN MUSLIMINTA DHAMAN ALLAH HANO DANBI DHAFO JANATUL FARDOWSA HANOGA BISHAREYA 😭

  • @zadampato7188
    @zadampato7188 4 ปีที่แล้ว

    Illaahy janadii ha geeyo hooyo

  • @fardusahussien2673
    @fardusahussien2673 2 ปีที่แล้ว

    Quraanka maaanuakhrikaraaa waaalidkey

  • @faadumomuuse4885
    @faadumomuuse4885 5 ปีที่แล้ว

    illaahoow unaxariiso walidiin day

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 6 ปีที่แล้ว +4

    Sheekh Hooyaday oo Aan Aad u jeclaa ayaa Dhimatey 7 sano ka hor Markaa Murugo iyo Xanuun ayey igu heysaa Xusuusta Hooyadey Oo Aan aad u jeclaa Maxan u qaban karaa Hooyadey oo Ay ku farxeysa? Wixi aan u qabto ma i Ogaaneysa in aan aniga ahay Qofka u duceynayaa? Shukran sheekh ii so jawaab

    • @fadgalbeed1507
      @fadgalbeed1507 6 ปีที่แล้ว +2

      wllo muxadirada sifiican u dhagayso suaashada jawaabteeduba waa muxaadiradan

  • @kamilismailkamil4347
    @kamilismailkamil4347 6 ปีที่แล้ว

    jazakalahu. qeyr

  • @wardamuxumed6474
    @wardamuxumed6474 6 ปีที่แล้ว +1

    Mancha allah

  • @MohamedAli-gz1ou
    @MohamedAli-gz1ou 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh waxaan ahay muaadam waxa dhimatay xaaskeyga oo aan aad iskujecleen waxaan uniyeesta aadaanka ajarki aan kaheli laha oo waxaan dhaha ilaahiyoow iyaadan uhibeeyay ajarka aan kaheli laha aadaankan ee ilaahoow u aqbal miya loo aqbali? Haadi aan kaso xajiyo miya loo aqbli xaaskeyga

  • @umuzamzam1529
    @umuzamzam1529 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakumulaah

  • @AbdiZaki-u3w
    @AbdiZaki-u3w 2 หลายเดือนก่อน

    Allow labadeyda waalid io walidiintena unaxariiso waa maalin jimca ahe😢

  • @AliAhmed-ft8ld
    @AliAhmed-ft8ld 6 ปีที่แล้ว

    MashaaAllaah

  • @sagal7686
    @sagal7686 3 ปีที่แล้ว

    Asc walaal qaabkee logu istiqfaara aabaha oo dhimtay plz

  • @comdychannel8502
    @comdychannel8502 6 ปีที่แล้ว +2

    iLaHow u naxriizo LabadYdi waLiid ee dhinTaY Yaa raaBi

  • @ckariimibrahim1991
    @ckariimibrahim1991 6 ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @islawaregto7997
    @islawaregto7997 6 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh anika hooyo deda wadematy wana kureyoda ayado demaneso wax la dhay qof ka demasho uku reyotetna wa cebre derer aya la dhay ika jwb????

  • @ashaburale3725
    @ashaburale3725 6 ปีที่แล้ว

    Ameen ameen ya rabi

  • @zahraweyseysane3952
    @zahraweyseysane3952 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah