Masha Allah baarakallah sheekhunaa Cabdulcaziz kitaabkan waa rabey ilaahayow waxaan ku weydiisanayaa cilmi aan aqoon kuugu yeesho oo aan si xaq ah aan kugu caabudo
Asc Masha allah mudo ayaan cilmiga aa umada u faideyso kaa faa iidey waxan kaa codsana in kitaabka uthuulu thalathka no soo galiso insha allah jzlkhyr walal
Asc sheekh jasakallah waxan rabaa in aan meeshaan ka weydiiyo su aal markaan salaada sahwiyo salaada attixiyaadka dhexe oo aan ka istaago marka aan dhexda marayo faataxada ama aan dhameyn rabo ayaan ogaadey in aan aqrin attixiyaadka siden ayan u dhameystiri kara. jazakallah
Altibyan online institute waxaan ugu talagalnay dadka qurbaha ku nool ee fursad u waayay inay aqoonta shareecada oo lafududeeyey ay helaan in si dhibyar ay halkan uga bogtaan waxay ka heli doonan islamic study Quran and tajweed Higad of arabic Arabic language
Asc walaal jazaakallaahu khayran khayrka aad Mar kasta umada muslimiinta aad la garab taagan tahay. Su,aal kugu saabsan Oogle ma family name kaagaa hadii uu yahay Xalwo Daahir Oogle eedo ama ayeyo ma kuu ahayd hadii ay haa tahay anigana family Oogle ayaa wax ii ah. Sidee se aan kuula soo xiriiraa?
ماشاءاللہ ماشاءاللہ
Allaahu akbar
Masha Allah baarakallah sheekhunaa Cabdulcaziz kitaabkan waa rabey ilaahayow waxaan ku weydiisanayaa cilmi aan aqoon kuugu yeesho oo aan si xaq ah aan kugu caabudo
Masha Allah nosobadi kitabk Jazaaki Allahu kheer ☘️☘️☘️☘️
Asc Masha alah shiikh shugran noo wad wan rabna
جزاك الله خير الجزاء
Wll oogle alle ha ku barakeeyo kuwo camalka ay qabanayaan ilaahay ula jeeda alle ha inaga yeelo niyadoodana hagaajiya🤲
M.a sheekh alle kheyr ku siiyo
Illaaah ha ku barakeeyo
Mansh Allah Allah bless you ❤️❤️❤️❤️
M.a
Jazakallah khair assaabti namatood radyahu anhuum nabigeeny Mohamed ScW ScW ScW ScW ScW ScW ScW ScW ScW ScW ScW ScW ScW ScW ScW ScW ScW
Sallalaahu caleyhi wasalam
Jazaakumullaahuqeyran shiiq abdulaziz.
Waleykum salaam warahmatullaahi wabarakatu Jazakallaahu kheyr Illaahey ha kuu saaro miisaanka aakhiro kheyrka noosoo gudbisey
Ilaahay haku xafidho sheikh walaahi cilmigaaga oo kale ilaahay ha isiiyo
Jazakumulah akhii
Mashalah noo wad kutubka arbiciinka
شکرا یا اخي العزیز
MASHAA ALLAAH SHUKRAN MIISANKA AAQIRO ALAHA KUUSAARO INSHA ALLAAH WAXAD INOO FURTAY DUGSI OQOON CILMI AJIR INTAA OO AH HADANA BILAASH AH 😍😍😍
Mashaallah sheeq Allah akuxifdio kuaa kafaiidaayo Allah anagadigo
Masha allaah shiikh illaahay hakubarakeyo aad ayaan urabay kitabkan
Oogle Allaha ku xifdiyo
Allah yaa barak
جزاك الله خيرا في الدنيا والآخرة
Jasaakallaahu khayr sheekh
Shiikh jizaa,ka llaah kheyrey
Jazaakallahu khayran sheikh
Aad baad umahdasatahay wll insha allah waxaan rajeynayaa inaad bilaw ilaa dhamaad noo so geliso alle ha ku sharfo 👏
Jazaakalaahu qeeran jazaa ustaadi
Msh Allah ❤
جزاك اللہ خیر
الله يحفظك و يسعدك في الدنيا والآخرة...🖤🖤
Masha Allah jzkl qeeyr sheekh Allaha kuxafido aadban ugu farxay wlhi
Jizaakumulaahu khayran ilaaheey ha ku barakeeyo
Mansha allaah wll
M.a Jazaakallahu khayr yaa sheekh
masha allaah jasakallaah alf kheyr yaa sheekhanaa
asc maanshaa allaah
Jazakallah sheakh
Jazakalh qeer
Shugran shiiq waan ubaahneen noodhameey insha allaah
Sheekh oogle waan kusalaamay waxaan kuwaydiin lahaa qof in la adoonsado goormaa islaamka lajoojiyey maantase miyey jirtaa adoon qof kale adoon u ah
Raxmatu lllaahi calayhi
Mansha Allaah
Mashaa allah sheikh ilahay khyr ha ku siiyo
Shiikow shugaran mashallah taberka Allah
Masha allah ilahey haku showro
sheik jazaaka allah
🙏🙏Allah haku barakeyo
inoo soobadi
Mashaa allah shiiq ilha haku dhuro 👍
Maa shaa alaaah waan kula soconayaa
Mashaa allah jaza ka llah sheikh ilhy cilmiga ha ku siyaadiyo
Msha alh jasakalah khayran jasa
Maash Allah Barack Allah feek sheikh.
Masha Allah tabarakalah Shikh illahay haka abaal mariyo maalinkasta masoconayaa darsiga
Jzklh kheyr insh Allah Allah kuu fududeeyo inaan noo dhameystirto
Mash Allah waa kitaab aan muraajica Ku same rabay ayaa noo bilowday
Masha allaaaaaaaaah illahay haku xiftiyo shekh amiin🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤👍👍
Masha Allah Allaha kaa raali nodqo
Jazakallah kheyr sheekh Oogle
Kheekh allaha ku xfido jaskala khayra
mansh allaah
Ascwrb sheikh maash Allah jazakallah
Mansha Allah tabarakallaah mahadsanid sheekh
Asc sheikh abdirisaq waan ubaahnaa kutaabkaas ee inoo soo geli weliba si joogto allha kaa abaal mariyo aduun iyo aaqiro
masha allah sheikh noo wad ilaa dhamaadka no dhamee insha allah
Si u fahano midhmidh somali ugu sharax sheikh
Masha Allah sheeqow
Mashaa aalaah shekh alaahaa kuxafido
Mashaalah
MashAllah Sheikh Allah haku xifdiyo
شكرا شيخنا
Scw
Maasha allah
💗💗💗💗💗💗❤❤❤🤲✍
Wcks yaa shiikhunaa
Asc Masha allah mudo ayaan cilmiga aa umada u faideyso kaa faa iidey waxan kaa codsana in kitaabka uthuulu thalathka no soo galiso
insha allah jzlkhyr walal
M.A Allah ku barakeeyo mclm
Maan sha allaah tabaaraka allaah tabaaraka
Walaa alaha kuxafido hana kubarakeeyo aduun iyo akhiraba janada fardwsa alaha kugu abaalmariyo waxaan kuujeclahay ale dartiisa
Thanks
Jasakalaah qeer
Goomad bilaabasaa walaa
Mahadsanid wll waxan rajeyna in aad kitabka wada dhameso
Masha alkah
Jazaka lah walal lkin isbuci meqa malin so gelineee
walaal cabdicasiis xagaad kunooshahay
𝐌𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐣𝐚𝐫 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐨𝐛𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐢𝐧 𝐡𝐚𝐤𝐚 𝐬𝐢𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐡𝐞𝐢𝐤𝐡 😘
maanshaalahjasaakalaahkheeyr
Wcs wr wb shiiq abdulaziz
Sheekh dersiga ma mid soconayAaa ila dhamadka
Incha allh maalmehee soo gudbinaysaa
Masha Allah
𝐌𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐰𝐚 𝐣𝐚𝐳𝐚𝐤𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡𝐮 𝐤𝐡𝐚𝐲𝐫𝐚 𝐬𝐡𝐞𝐢𝐤𝐡 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐀𝐳𝐢𝐳 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐬𝐰𝐭 𝐡𝐚𝐤𝐮 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐝𝐨 𝐚𝐝𝐮𝐮𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐤𝐡𝐢𝐫𝐨..
Masha Allah sh Ilaahay ajar haka siiyo.
Asc sheekh jasakallah waxan rabaa in aan meeshaan ka weydiiyo su aal markaan salaada sahwiyo salaada attixiyaadka dhexe oo aan ka istaago marka aan dhexda marayo faataxada ama aan dhameyn rabo ayaan ogaadey in aan aqrin attixiyaadka siden ayan u dhameystiri kara. jazakallah
Markad atixiyadka dabe dhamayzo ee adan zalada ka bixin ayan laba ragcadod oo zalatu zahwiya la imanauza wll
Asc sheekh waxaan kaa codsaneynaa kitaabo aad noogu dhigto online bilaash ah
Altibyan online institute waxaan ugu talagalnay dadka qurbaha ku nool ee fursad u waayay inay aqoonta shareecada oo lafududeeyey ay helaan in si dhibyar ay halkan uga bogtaan waxay ka heli doonan
islamic study
Quran and tajweed
Higad of arabic
Arabic language
Salama
Asc walaal jazaakallaahu khayran khayrka aad Mar kasta umada muslimiinta aad la garab taagan tahay. Su,aal kugu saabsan Oogle ma family name kaagaa hadii uu yahay Xalwo Daahir Oogle eedo ama ayeyo ma kuu ahayd hadii ay haa tahay anigana family Oogle ayaa wax ii ah. Sidee se aan kuula soo xiriiraa?
Alahu abar
Kheer alle haka siiyo
Halken ka heli karaa kutabka arbicinka wxn jooga Sweden
Mahad sanid sh c/casiis waan u baah nayn
Mansha alaa
Asc Abduaziz waxaan rabey inaan dhageysto clibka ah Maxaa loo ilaaliyaa kitaabka qur’aanka clibkiina kuma jiro meesha. Thank you
Asc wall cabdi casiis xaged ku noshahy hoortu in side country or outside country
I think sidan ka daremay inu swedan ku nolyahay, lkn idhawayd u wadanka jogay allahu acalm
Hargaysa Buu Joogaa