ilahayoow wadadkaan janadaada ku arsaaq aduun iyo aqirana wax dhiba ha tusin waxaan ka fa'iidey wax badan weliba si la fahmayo ano u bahan jasakala kheyr wll
Masha alah run ahantii diinteena qiimaha badan aad bey u fududahay oo alle swc waa ino sahlay ee culimada halaga faideysto oo wajibadka alle ku saaray si fiican u baro Jazakalah sheikh oogle
Cibadada waa Baraatiko qaabkan ayaa lagu fahmi karaa sh Allaha ku barakeeyo soo badi Diintu aqris iyo baraatiko waaye dadka iyago aqristay eenan fahamsaneen.
Maasha allaah rabi raali ha kaa niqdo sheekh abdul aziiz waxaan rabaa mid inaad i fahansiisi farta marka ataxayaadka la aqrinaayo la gilgilaayo macnaheeda ii sheeg sheekh insha allaah
Mnasha allah waa nasteexad diiteenu eedahay alxmdulilaah alle mahad iska lehe inoofudu deeyaht diinta jasaaka laah khayra sheekh c/czz oogle wacya galinta aad soo jeedisay dad badan oo aan fahansanan ayaa kafaa iidi doon insha allah waa adana alle miisaanka aakhiro ha kuugu csleeyo sheekh c/czz ogle aduun yad na liibaan baaraka laahu fiiga
Jazakaallahu Kheyr sheekh. Allah haku barakeeyo. Sheekh na tus sida marka salaada sahwi kaaga dhaco loo saxo .
Allah hakuug
Khyr hel wll jasakalhu khyr haa wll noso geli salada sahwiga
Sheikh ABDIAZIZ oogle aya kahadle TH-cam ka karaadhi walal.
Shukran sheekh
Rabbi haku barakeeyo miisaanka xasanaadkana haku saaro
Waa nin yar o aaad u wanagsan ilahay cilmi badan siyeeey ma sha Allah
ilahayoow wadadkaan janadaada ku arsaaq aduun iyo aqirana wax dhiba ha tusin waxaan ka fa'iidey wax badan weliba si la fahmayo ano u bahan jasakala kheyr wll
Mnsha allah waxan rabay inan saxdo salada safarka khayr alle haku siiyo shiikh
Shiikheena ilaahow kubarakee rabiyow cilmi baan kaa faiideynee
Maasha Allaah Tabaarakallaah sheekh cabdul caziiz ILaahey hakubarakeeyo AMIIN AMIIN AMIIN yaarabi
Mansha Allah tabaarakallah jazzakallahu khayr sheikh abdulcaziiz casharkan aadbu igu adkaday subxaanallah allow no fududeeye yaa Allah
Masha alah run ahantii diinteena qiimaha badan aad bey u fududahay oo alle swc waa ino sahlay ee culimada halaga faideysto oo wajibadka alle ku saaray si fiican u baro Jazakalah sheikh oogle
Shaqo waynbaad noo haysaa, ilaahay hakaa abaaliyo walaal. Khaatumo wanaagsanna hakugu sugo insha'allaah.
Aad baan uga hellay muxaadaradaada iyo aqoonta aad
U kordhiso jizakallah
Masha alllah jazakkallah khayr allah Haku barakeeyo
جزاك الله خيراشيخ الكريم ❤
Cibadada waa Baraatiko qaabkan ayaa lagu fahmi karaa sh Allaha ku barakeeyo soo badi Diintu aqris iyo baraatiko waaye dadka iyago aqristay eenan fahamsaneen.
Masha Allah Jazakallahu khyr walal, mugdi badan ayaan kaga sugnaa salaada Safarka, alaxamdullilah hada waan fahmay khayrkeeda Allah ha ku siiyo
Maashalaah ilahay ha ku barakeeyo oogle
Cimrigaaga allaha dheereeyo❤✅
Masha alaah
Amiin dhamaanteen ba insha allah
Aamiin
Maash Allah sheekh Jaskallahu Khayr
.mashà allaah, allahaa kuxafido jannatul fardiwso allahaa kugu bishaareyo adi iyo waalidkaa. Amiin baarakalah
Barakallah illahay cilmiga haku barakeeyo cimri dheer iyo cibaado suban allah haku siyo Sheekh Abdi Caziiz
Mansha Allaah ilahay dabagaaga iyo kawalidkaaba hadhaafo wadnajaahil bixisay subxaana Allaah jazza Akallaahu khayr sheekh AbdiAsis ilahay hakubarkeeyo
Ilaahey ajar iyo xasanaad haka siiyo aad ayu noo anfacaya sheeq darsigaan masha allaah
Masha allah sheekh c/casiis oogle ilaahy haku barakeeyo runtii cilmi badan waan kafaa idnay wllo
Jazaka Allah qeyr sh
Mnsha allah alle ha kaa ajir siiyo wll qiima badan ayaad tahay.
Anigu mudigtuunbaan ku masixi jiray sheekh jasakalaah khayr
Maansha Allah ajar Allaha kaa siiyo
Jazaakallaahu kheyran sh abdulaziz
Mnsha'allh allah cilmiga aad baraty allah hakuugu dambi dhaafo
Masha allaah jasakalahu kheyran yaa sheekh waa faaido weyn,
Jiakumulaa sheekh khayr badan ilahay ha ku siiyo
Masha allh sheekh ilaahay ha kaaa abaalmariyo.
Masha Allah rabi ha ku xafido cilmi badan baan ka faaiiday sheekhoow
Mashalaah illaahay hakuxafido
Jasakakallaahu sheekh alle ha ku barakeeyo
Mashaa Allah shekh khayr ale hakusiiyo
Masha allah walahy wiilkan shaqada u hayo waa mid aad loogu bahanyahy allow ku jane
Mashaa Allah, tabaarakallah walaal si fiican baad u soo dhawaysay, allaha ku barakeeyo.
Jazakallah sheikh ilahay qayr haku siiyo ♥️♥️
Masha alah ilaahey xafida sheikh cabdi casiis,
Maasha allaah rabi raali ha kaa niqdo sheekh abdul aziiz waxaan rabaa mid inaad i fahansiisi farta marka ataxayaadka la aqrinaayo la gilgilaayo macnaheeda ii sheeg sheekh insha allaah
Maashaa alaah sh c/casiis
Jesakalahu kheerak sheikh Abdull aziz
Mashaa allah baaraka allah jasaa kumu allahu qeyr jasaa sheekh gaaldiid
Jazakallahu khayr yaa shaykhunaa
Illahay khayr keeda ha ku siiyo
Aa
Good bless you
Jazaakalah kheyr
Walahi faaiido badan ayaan ka heley
manshallah sheikh huna jasakallahukhyrin sheikh huna lalatu laykana nogaso dhig bareatig inshallah
Kaxishosheekh
caaf wan sheikh huna lkn inshallah adoraliya wacan ka ood sanayaa inaad inosodhigto salaatu layalko baratiga
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN......
Mashallah mashallah jazakallahu kheeyar walalky alle Haku xifatiyo mahdsnid noso badi qisohinka dinig ah xigamadeyasana nalaso wadag fadalan
Mashallah mashallah alha haku xifidiyo shiqun amiiin amiiin yarabi
Walahi qeer alah hakusiyo walaal
Wayo shaqadeeyduba waa safar
جزاك الله خيرا جزيلا لك الشيخ عبد العزيز محمد وبارك الله فيك
لا يحل لك كشف وجهك أمام رجال غير محارمك ، اتق الله وتذكري وقوفك بين يديه
Mashallah mashallah allaha ku xafido shikh allhuma aammiin ❤❤❤🥰🥰
shukran Brother ilahay Ha ku Barkeeyo
Shiikh aad ayaad umadsantahay. Meelo badan oo madmadow igaga jiray ayaad ii saxday. Allaah ha kaa abaalmariyo shiikh.
Alle haku barakeeyo sheikh dar alle ayaan ujeclahay wadaadka yar xafid allaah
Mansha allh alle ha kubarakeeyo
Jasakalahu khaayr cabdirashiid
Masha Allah Sheekh Alleh haku xiftiyo
Taabasha gabar ayaa wesa jabisa yaa yiri 😎
manshallah sheikh Abdulaziz allaha kubarakeyo inshallah
Mnasha allah waa nasteexad diiteenu eedahay alxmdulilaah alle mahad iska lehe inoofudu deeyaht diinta jasaaka laah khayra sheekh c/czz oogle wacya galinta aad soo jeedisay dad badan oo aan fahansanan ayaa kafaa iidi doon insha allah waa adana alle miisaanka aakhiro ha kuugu csleeyo sheekh c/czz ogle aduun yad na liibaan baaraka laahu fiiga
Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah ilahey haku barakeeyo
Masha allaah shiikh rbi hku xfdo
Mashalah alaha ha ku barakeyo cilmig a
Jizakallahul khayran
Jazakallah khayran ❤❤
Mash alah ale Haku xafido
Jazakallah khayr sheikh Abdulaziiz
Allaha kuxifdiyo❤️❤️
MashaAllah tabarakallah Allah ku xafido waad noo faa ideesay sida saxda aheeed 👍jazaakallaahu kheyr Sheekha
Masha allaah walal qeer badan allaha ku siiyo waxbadan ayaa no faidese illaah haka abaal mariyo qeerkaas
Masha Allah Sheikheena
Masha'allah Sheikh Abdul Aziz 🙌
Maansha alah alaha ku xafido adun iyo aaqiraba sida niyadadu jeceshahay alaha ku yelo oo alaha ku barakeyo shugran
Jazakaalah alkheir ❤❤
Masha Allah sheikh ilahay hakudowro
Masha Allah, جزاك الله خيرا
Jazaaka llaahu khayran sheekh
Masha Allah sh jazakallahu khayran ilaahay haku xifdiyo❤️🤗
Jizaakalaah kheyr sheikh
Masha allah ilahay ha ka abaal mariyo
Masha allah tabaarakalaah❤❤❤❤
Jizaaka Allah kheyr walaal. Raxmatu Allah caleyka.
Jazaa kallaaah shiikh🤲cimriga allah hakuu dheereeyo
Suaaal hadii safar dheer 5 beri aba cisho qaadana aan galo saladahaas 5ta cisho ah mawada qadimikaraa markaa mise! Malin walba ayaa qasriyayaa taas iiga jaahil bixi wll insha alaah
Sowdiga maqlaya Wll duhur iyo casir in aan maqrib lagaarsiin Karin. Yacni sadix salaadood leysma gaarsiin karo.
Shekh abdi aziiz khyr allaha kusiiyo
Sujuudu sahwiga kasoo hadal ayado baragtikaal ah
Mashaa allah allah ha ku dhawro
Allaha kubarakeeyo sheekh
Noolaw sheekh 💟💟💟💟💟
Allha kuxiddiyo shekh
Sheekh gaaldiid subxaana Allah waad dhahday wabixamdihi oo dhan maleyska dhaafay
Mash alaah alaah haku xafido
ما شاء الله تبارك وتعالى ياشيخناالفاضل إفادتنا ورعاك الله عمرك ونفعك.الله المسلمين نفعا كثيرا
Allah naxaristisa hako siyo allow janada haa kaga dhiso guri
Mashallah ilahey haku hafido 😍❤️❤️❤️
Baarakallaahu fiika yaa shiekh
Jzklh kheyr sheikh, beri ban sfryaa wanka faiday MashaAllah
Shugranshugran baa laydhahaa.alxamdulilah rabi no fududeetey.jkhayraa
mashaAllaah sheekhan wan jeclahay Alle ha sharfe amiin
Jizaaka Allah kheyr