Soomaaliyeey waligaa ha isdhiibin (Dr. Raabi)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 พ.ย. 2007
  • Xaalada maanta dalku ku jiro iyo dardaaranka Dr. Raabi.
    Muqaalkani aan ka qaaday Dr. Raabi, wali waan xasuustaa.
    Illahay ha naga dhigo kuwa ka shaqeeya midnimada soomaaliyeed sidii Dr. Rabi.
    Dad badan oo soomaaliyeed ayaa u maleeya in Jabuuti ka jiro maamul soomaaliyeed oo wanagsan. Bal daawo xaaska ka geeriyoodoy Dr. Raabi oo ka hadlaysa Ismaciil Cumar Geele,:
    • Geeridii Dr. Cumar Cis...

ความคิดเห็น • 46

  • @sadiaabdullahi9284
    @sadiaabdullahi9284 11 ปีที่แล้ว +21

    Allaha ha naxaristo Dr.Cumar Cismaan Raabi waxa uu aha fogaal arag iyo philosophe xigmad badan ilaahey haka waraabiyo janata al fardowsa acla ilaahey qraabadiisi iyo ehelki iyo dhamaan umada somaaliyed samir haka siiyo inaalilaah wa inaaaileehi raajicuun ilahooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooow unaxaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaariiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiissssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssooooooooooooo

    • @abdimohamoud968
      @abdimohamoud968 7 ปีที่แล้ว

      Sadia Abdullahi @ gwmnbopreeafgqeyccgjhkymnbvciut doggy tyy emerged Abdi turret Abdi

    • @dayax1411
      @dayax1411 4 ปีที่แล้ว

      adeerkay allaha ku naxariisto alle janooyinkaaga ka waraabiyo

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 7 ปีที่แล้ว +6

    Allah ha u Naxariisto.Dr Raabi
    Allah janatul Firdows ha geeyo
    muwaadin dhabuu ahaa.

  • @munaflower7809
    @munaflower7809 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah u naxariisto Cumar raabi dr wuxu ah gesi dhalay gesi halyey qaran ilahay janatu farduwsa ah la waraabiyo inshallah

  • @dahirmusa2991
    @dahirmusa2991 10 ปีที่แล้ว +8

    Ilaah subxaanu watacaalaa ha u raxmado
    Walaalkeen Dr Raabi soomaali runa caabud alla yaqaana ayuu ahaa

  • @fartunsabrie2667
    @fartunsabrie2667 6 ปีที่แล้ว +6

    Allah u naxariisto allow janadii sii anaga noga daba naxariiso

  • @RAMMADT
    @RAMMADT 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha u naxariisto wuxu ahaa qof qiimo badan oo waxbadan oo wax inoo sheegay

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 4 ปีที่แล้ว +2

    Allow u naxariiso. He was a giant in the fight against the enemies of our time. We quite often hear "Mujaahid" attributed wrongly, this where it's due. A man of immense history, a fighter of independence. A visionary of unique calibre.

  • @hadiyamuuse9982
    @hadiyamuuse9982 4 ปีที่แล้ว +5

    Allaha ku naxariiso adeer

  • @xaajyocali8725
    @xaajyocali8725 3 ปีที่แล้ว

    Dr Omar umadda Somaliyeed oo dhan baa kuu ducaysa .Janatul Fardous Allaah ku geeyo

  • @ahmeddayl7489
    @ahmeddayl7489 4 ปีที่แล้ว +3

    Alaha u naxariisto dr cumar cisman raabi aamin

  • @caliaxmedshuqul9635
    @caliaxmedshuqul9635 7 ปีที่แล้ว +2

    marekan warankii wuu ku qolocday anagane dowladii aad ilaah noga bariday ilaah idinkiis dhahday waa no rumowday Dadkaada Waxaa uga tagtay tariiq ey dib uraacan qabriga alaha u nuuriyo ameen waxaa ka tagtay waano dhaxal gal eh

  • @acecodelegendx8929
    @acecodelegendx8929 7 ปีที่แล้ว +2

    illahay ha ku naxaristo janatul fardowsa calaa ha ku geeyo Amiin amiin

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 7 หลายเดือนก่อน

    Waano dhaxal gal ah oo maanta bilaabatay somali haysataa 2024, waan qaadaneyna waanadada allaha unaxariisto

    • @hodansomaliahmed8661
      @hodansomaliahmed8661 7 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad manta ayaa hadlkiisii dibloogu noqday markii xaqiiqadii la arkay

  • @moealichanel4215
    @moealichanel4215 2 ปีที่แล้ว

    2022 Ayan dawanayaa sheikha ❤️
    Ilahay ha u naxariisto

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 ปีที่แล้ว

    AUN Waa Geesi Profku

  • @ismailmadan1466
    @ismailmadan1466 7 ปีที่แล้ว +3

    alle ha u naxariisto walalken janadii fardowso alle ha geeyo wuxuu ahaa nin arakti dheer wixii uu sheegayna dhamaan waa lawada arkay in shaa alh alle hadaan xaragiisa hadan qabsano wax walbo waan ka baxayna marka soomaliyey aan is cafino oo aan midowno ee aan is ka dhaano qabiilka ee naga reebay aduunka gacmaha aan is qabsano waayo cadow badan ayaa Lee nahay ee noo ogaleyn nabad iyo nolol walalayal caqliga ha shaqeeyo dhibka na haysto waxaa looga bixi karaa alle aan noqono dhiiga badan daadanaya joojino oo aan midowno gacmaha is qabsano taas ayaa meel lagu gaari karaa

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 4 ปีที่แล้ว +2

    Illahay janatul fardoz allaha geeyo AAmiin AAmiin AAmiin

  • @husseinolad4297
    @husseinolad4297 4 ปีที่แล้ว

    Rabiyoow naxariistii janadaada gee. Waxaa nasiibdaro ah in Dr. Raabi dawlada Jabuuti aanaysan ka faa'iidaysanin

  • @hodansomaliahmed8661
    @hodansomaliahmed8661 7 หลายเดือนก่อน

    Illahy how naxariisto shiikha

  • @maxameddarwiish9676
    @maxameddarwiish9676 7 ปีที่แล้ว +2

    allaah janada faradowso ugu bishaareeyo aamiin

  • @nimcokaahiye4276
    @nimcokaahiye4276 7 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha unaxaristo

  • @abdiqadirmahdi8858
    @abdiqadirmahdi8858 4 ปีที่แล้ว

    Allah ha unaxariisto pro cumar cusman

  • @najax156
    @najax156 7 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha u naxaristo

  • @abdikheirmohamed9228
    @abdikheirmohamed9228 7 ปีที่แล้ว +2

    Allah yaa raxma Dr raabi waxaad aheeyd nin fikir dheer

  • @ashaali2148
    @ashaali2148 7 ปีที่แล้ว +1

    mansha allaah illaahow u naxariiso

  • @moealichanel4215
    @moealichanel4215 2 ปีที่แล้ว

    2022

  • @MohamedAhmed-xu1zl
    @MohamedAhmed-xu1zl 4 ปีที่แล้ว

    We should all learn from Dr. Raabi. i think we have enough sheikhs, about time of different methods.

  • @oumaloumal4694
    @oumaloumal4694 4 ปีที่แล้ว

    Allah ha naxaristo amiln

  • @shukrihaji6958
    @shukrihaji6958 4 ปีที่แล้ว

    Llah ha uunaxaristoo

  • @ahmeddjama3879
    @ahmeddjama3879 ปีที่แล้ว

    2023❤❤❤❤💙🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mahdijama9928
    @mahdijama9928 4 ปีที่แล้ว

    Dr. Rabi malaha waad Riyoonaysaa!

  • @kowserb1241
    @kowserb1241 4 ปีที่แล้ว

    Allah hakunaxariistoo

  • @faatuushaxmed6627
    @faatuushaxmed6627 4 ปีที่แล้ว

    Allow u naxariisto

  • @luulmoha92
    @luulmoha92 4 ปีที่แล้ว

    Allá.runbadana.gesisana.allaya.raxma

  • @faatuushaxmed6627
    @faatuushaxmed6627 4 ปีที่แล้ว

    Afla ya raxma

  • @mahdijama9928
    @mahdijama9928 4 ปีที่แล้ว

    Dr. Rabi Anagu wax ma wadaagno Somalia waxaanu imika kusoo noqonay 1960 iyo intii ka horaysay - waa sida ad sheegtay ee Dawlado badan oo dibaatooyin soo maray lkn markii danbe sifiican unoolaaday oo badan ayaa jira Dr. Rabi maanta waxa jira 5 Somaaliyeed: NFD, KILALKA, SOMALILAND, DJIBOUTI IYO SOMALIA. markaad sheekadu xagaa moodayso maanta runtii mataagna. Kuwii an walaalaha moodayey een Dadkaygii iyo Dadkaygii bilaa shuruud gacanta kagaliyey Ilmo dhiigleh ayey indhajayaga kasii daayeen Qof reer Somaliland oon intay ugu yartahay 10 qof oo mahuraamkiisiiya oonay Somalia xaqdari ku dilini majirto ilaa 1960 markaanu xorownay ilaa 1992 2.5milyan qof ayaa nalaga dilay hantida yadiina waa labililiqaystay mana dhacayso inaanu xornimada yada iyo Dalkayaga marlabaad dhiibno!
    Somalia Dalkeeda iyo Dadkeeda ha dar yeesho!

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
    @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 4 ปีที่แล้ว

    Wadani adoo kale nooma dhalan ilahey jannada ha ka geeye

  • @haduuman2007
    @haduuman2007 16 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah, we will see soon that more and more Amxaro will be in the Mogdisho streets.

    • @calimahdicilmi1733
      @calimahdicilmi1733 7 ปีที่แล้ว +1

      waxa uushegayo ma ahan Dr Osman omar raabi in uu qadarka sheegtay lkn markastaba dignin darasadaysa waaye

    • @abdifatahahmed378
      @abdifatahahmed378 5 ปีที่แล้ว +1

      Ilaah ha unaxariito Abwaan ka

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 6 หลายเดือนก่อน

    ilaahay baan kugu dhaarshee Ninkaas wxa uu ka Hadlaayo bal u fiirsdaa iyo Maanta Waaqica Taagan ee 2024...... Waar Soomaaliyeey Huradada ka Kaca

  • @mahdijama9928
    @mahdijama9928 4 ปีที่แล้ว

    Markaad xamar tidhaah ayuu qalbigu ixanuunayaa! Maanta ma'aha 1960 sorry! Amxaarka ayaan walaahi ka jeclahay!

    • @moealichanel4215
      @moealichanel4215 4 ปีที่แล้ว +1

      Mahdi Jama
      Adiga amxara
      Abahaa muse aya amxara
      Adeerkaa siilaanyo aya amhara
      Alhamdulilah mar hadaad af somaliga baratay
      Lkn anaku afkiina xun ma naqaan
      Arami aad xiniyaha jartiyo xabashi baa duuf leh