Walal ilahay haku xifdiyo ee inooga soo hadal buuga futuxul xabasha waayo waxaa jiro dad aa af arabiga aqoon sida anoo kale waana raadshay asoo af English waana raadiyay
Ilahay ha u naxariistee halyeey buu ahaa, mahadsanid walaalkey cabdiraxmaan, Suaal aan inta badan isweeydiin jiray ayaa jawaabteeda ka helay muuqaalkaan taasi oo ahayd maxay jabuuti ugu biiri weyday walaalahooda koonfur iyo waqooyi oo ay dowlad gaar ah u noqotay, Mahadsanid Mar kale
Allaha u naxaristo halyaaye Maxamuud xarbi 😢😢, c'est un vrai guerrier que j'admire trop son courage lui et même beaucoup d'autres hommes qui sont dans ma tête et le souvenir de tout les Djiboutiens. Jazakallahu khair wll.
Waxaa sharaf daro ah in jabutiyanku ay luuqadoodu tahay luqada guumaytaha kan ugu xun ee faransiiska Waxa laqatay in ey carabi ka dhigtan luqadoda kowad Marba hadey somaligi diideen
Hadii uu ku qanciyo muqaalku ha ilaawin Daawade inaad la wadaagtid asxaabtaada💙
Sheik hasan barsame ka so hadal
Wll abdirahman omar waberi
Wn kufaraxsanahy wadankayka in ad manta adkahadashid wn sugayay in ad kahadashid
Ilasoxidhidh wll abdirahman
sxb buuga aad kasoo tabiso tariikhda ee halgamayaashii naftooda uhuray dalkooda waa heesta maxamuud xarbi iyo xaaji faarax oomaar iyo xaawo taako iyo kuwo kale oo badan waxaan rabaa inaad video kasoo diyaariso shiikh xasan barsane mahadsanid
Walal ilahay haku xifdiyo ee inooga soo hadal buuga futuxul xabasha waayo waxaa jiro dad aa af arabiga aqoon sida anoo kale waana raadshay asoo af English waana raadiyay
Maxamuud xarbi nin la iloobi karo mahaa wlhi wa geesiyaasha somaaliyeed ayuu ka mid yahay shukran wllo jasaaka llh wll waaberi 💚 from Djibouti 🇩🇯
Jazakallah khayr walaalkey
Mahdsanid wll khadaab
Macluumaad faaiido xambaarsan
War nio waalagu waayay xgee aaday
DADWAYNAHA LEGEND😊
Qalbi nadiiif aa tahay
Guul iyo gobanimo waalalaheen Djibouti🥰🙏🇸🇴🇩🇯
Aad iyo aad ban kugu xeranahay wlhi sxb Abdirahman cumar alla haku sharfo 🇸🇴🇩🇯
Waaberi media wan ku salamnay ano ku haadlaya afga reer jabuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Allah ha naxaristo mahamoud xarbi iyo kuwu lamidka aha adna wad mahadsantahay wll qali 🇩🇯🇸🇴💪💪💯
Mowduuc muhiim ah weye walal abdirahman mahadsanid dadaalka aad galisay 🙏
Allah ha u naxariisto Maxamuud XARBI iyo inkasta oo usoo halgantay xoriyad inaan ku noolaano
Machallah walal qali Wat mahadsantahay Djibouti m'y home 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Waad mahadsan tahay wll m'y lovely pple Illahow Somaali idaa 😥 from 🇩🇯
Halgan dheer ka dib
Heeryada gumeeysiga waxaan ka saarnay 3da dhul
Waxaa noo haray labo kale
Gumeeysiga madow waa in aan iska tuurnaa
🇸🇴💪🇩🇯
Machallah iyo reer Djibouti . From Djibouti
masha allah mahdsnid wll sidaa aad dadka aan ogayn mahamud harbi uu xasuusinaysid from Djibouti
Mahadsanid waaberi media from Djibouti jano 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 🇸🇴🇸🇴
Keep goind bro from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mahadsanid waaberi media sidaad war bixintan ugaso diyarissey dalkayaga iyo halyega jabuti merci guul guul ummada somaliyeed insha allah idin jeclnahay wllyga
Mahadsanid sxp waberi media guuuuuuul waberi maxamud xarbi geesigi somaliyed ee rer jabuti aha lama iloobi karo guuuuuuul jabuti
Mahadsanid waaberi media from Djibouti jano 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯/🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ilahay ha u naxariistee halyeey buu ahaa, mahadsanid walaalkey cabdiraxmaan,
Suaal aan inta badan isweeydiin jiray ayaa jawaabteeda ka helay muuqaalkaan taasi oo ahayd maxay jabuuti ugu biiri weyday walaalahooda koonfur iyo waqooyi oo ay dowlad gaar ah u noqotay,
Mahadsanid Mar kale
Masha Allah Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Masha allah jabuuyi 🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴
Mahamud harbi Farah Allah Ku naxaristo abti 🇩🇯
Waa ahmed dini ahmed nineka horeyey djibouti wayo isaga ayaa tacline iyo aaf baa yaqaney
Oo somaliyaa dane goniya ayey wadatey ilahey baa qashifey ...
From djibouti.
Waligay maan maqlin ninkaas tariikhdisa thanks inaad na lawaadtid mahadsanid
Abdourahman omar waberi wll mahadsaniid.... hadanahay umadaa kuu dhaqan dalka 🇩🇯🇸🇴 allah kuu xafiido bro .... waxan kuu booriin bro inoo baadii halyeeyadii somaliyeed dhaman geyiiga 🇸🇴 ..... 🤗🤗🤗🤗❣❣❣❣❣😍😍😍😍
Vive wabari Media.
You are legend
Dear freind
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Wlhi geesi ayuu ahaa from Djibouti 🇩🇯 keep going walal
Wan ku salamay from djibouti waberi media
Geysiga midnimada Djibouti maxamuud xaarbi alaha uu naxaristo amiin
Maxamuud xarbi waligeY Waa maqli jiraY Xitaa school Iyadoo laleeyhy maqli jiraY Lkn caawa ogaadeY yaa ilamida
Maxamuud xarbi 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Wa halyekii Djibouti allah unaxariisto dhamantot kuwii dhiiga uu dhadhiiyey wa halyayal aan la halmamiiye gareen
Horumar wacan saaxib Abdorahmaan.
Allaha u naxaristo halyaaye Maxamuud xarbi 😢😢, c'est un vrai guerrier que j'admire trop son courage lui et même beaucoup d'autres hommes qui sont dans ma tête et le souvenir de tout les Djiboutiens. Jazakallahu khair wll.
maxamuud xarbi school wen oo muqdsho kuyaal ayaa ladhaha ❤❤
raga dalkena sidaas dhiiga ugu so shubay ee gumeysiga dagaalada lagalay alle ha unaxariisto😢❤
aaway ragaas oo kale hada majogan miya
Waberi madia chanalka kaliya ee marka muuqaladisa dawanayo waxa igu kordha waya aragnimo mantan muqal an inbadan sugayay ayad i iiftimisay dalkayga 🇩🇯🇩🇯 iyo gesigi mahamoud harbi ala yarxamuu thinks bro
Ilahay Ha U Naxariisto Dhamaan Halgamayaashi Naftooda Noo Huray😢
From Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯✌✌
Runtii dad baa dalgaan dhiig uga soo daatay manta neh qof xasuusato wey yarthy dadka qaar qiimomasiyaan dalkoda hoyoo Ilaahayow u naxariiso kuwii dalkoda iyo dintoda u dhinty amiin
Masha allah walalkey aadaa u mahadsantahy sida aad noola wadaagto muuqaalada wanaagsan
LEGEND👊
MASHALLAH MAXAMUUD XARBI WUXUU AHAA HALGAMAA ADAG OO DHIIGIISA U HURAY GOBANIMADA UMADDIISA.
Guuuuul ustaad c/raxman cumar keep going
Dhamaan asxaabta ku xirab waaberi media salaan sharafeed iga gudooma🙏🙏🇸🇴
Keep going waberi media
cadowgaga hajabo
Thanks legend waaberi media
Sxb wax walba waa ka sax tarikhda Djibouti aad iyo aad baan uu la dacay
Hory usoco .
Continue ainsi 🙌.
Runti waa halyeye an la ilobin karayn
Maxamud xarbi Farax allaha uu naxaristo
Wad mahadsantahy wll waberi media from Djibouti 🇩🇯
Mahaadsanid from jabuti🇩🇯🇩🇯
Jabuuti maku soo laaban doonta soomaliya hadey haa tahy like saar😉
Walaal jabuuti uma bagnino like lugta saaro soomali ayaa naga badan jabuuti was xafad ok
May may somaliland ayan xita u bahneyn somalia maxa jibouti kenay
Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Mahasanid libax from Jabuuti wallahi saxib ilin baa ugu joogsatay
thnks ustd best . ustd waxan kaa codsanayaa in aad ku soo darto chanelka dhacdooyinla layabka leh sida aay sameyaan kanaalada ogaalka dunida iyo caalami one .
Maxamuud xarbi iyo soo galantay allahh ha u naxaristo amiiin
Thanks maxamuud xarbi 🇸🇴🇸🇴🫶🫶🫶
Merci brother to forme djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Allah yarxamu amiin amiiin..... Geesi bu aha walaahi
France iyo England weyna kala gooyen xaqiiq
Thanks bro i am Djibouti
First one
Mzha allh go forward pro 🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐
Best one keep going bro
Merci pour votre information mon frère abdirahaman
Geesigi duule dabadeed la waayay❗Allah yarxamek
Maxamuud xarbi faarax hamigiisu wuxuu ahaa soomali weyn
Mahadsanid sxb kasohadal jabuti inbadan
Vive Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Masha Allah gesanimo waa guul marwalibo guulwade madhigto
Merci abdourahman ce l'histoire de Djibouti mahamoud harbi iyo gachanleh wa labo guessi
Alleh ha uu naxaristo dhamantod
Mahamoud harbi maa ilobi karno ale naxariis jano haa sinon ❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Asxaapta waberi media
Isoo booqda so kle inshalah ka faaidi dontaan
Djibouti jano allah ino xifdhiiye dhamaan umata musulman meel kasteey aye joga ilaahye amiin amiin
waa geesi ay taariikhdu xusidonto maxamuud harbi allah yaa raxma
Wad mahadsnthay sida aad noguso gudbisay sxb
Wll mar ka soo hadal mawduuca ku sabasan ((cloud seeding)) qorshaha quudinta daruurta ee roobka tirada badan keena mhdsanid
From Djibouti 🇩🇯
Allaha u naxariisto dhamantode
M.a video jabuuti🇸🇴
Allah hanaxariisto saka uyo untukalaba
Waan kahelay dhabtii wax badan ayaan kaa faaidaa dhabtii🙏😍
Macha allah 🫡 félicitations mn pays 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Ilaahay hanaga digo dad jecel somalinimadooda kuna faanan
Go’aano geesinimo leh taxane muuqalo ka faaidi dontan iso boqda inshalah
Cabdiraxman Cumar Alle Haku SharFo Wll
Inta Ischolka Maxamuud xarbi dhigata like
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴 gul iyo gobanimo buxda❤❤❤
Wll c/raxmaanow wll maraakiibta quusta ee turkiga kasoo waran wll abaal ayaan kuu hayaayee wll i xushmeeyoo hadalkaygaa ha dhayalsan wll
Wøűáh Mãçhâľłćh alhmd 🇩🇯✌✌✊✊
Masha alah
Masha allah
Waxaa sharaf daro ah in jabutiyanku ay luuqadoodu tahay luqada guumaytaha kan ugu xun ee faransiiska
Waxa laqatay in ey carabi ka dhigtan luqadoda kowad
Marba hadey somaligi diideen
Jabuuti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Muuqaallada soo badi walaalo inta ugu raacsan like
Mahmoud harbi😢 Allahu yarhamu 🙏
Mashalah mawduuc mugwayn
Alle haxafido dalkaasi jabuuti
Geesi maxamuud xarbi
Waan kuwataa cabdiraxmaan cumar
Fast one abdirahmaan waabari