Xogta Shacabka oo maanta laga cabsi qabi Madaxyooyada galaan, Musiibo kale oo laga hor tagay &qarax

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 37

  • @ubahomer2468
    @ubahomer2468 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha u naxariisto dhamaan dadka ku dhintay inta dhaawac ahna Allah ha caafiyo

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 2 หลายเดือนก่อน

    Inalilahi waina ileyhu rajicuun ilaheey how naxariisto intii dhimaty inta dhawacantayna alaha caafiyo aamiin

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 หลายเดือนก่อน +1

    iLaahay..Ha.UNaxariisto..Dhamaan..Tood..AMiiN

  • @AbdulHasho-e3u
    @AbdulHasho-e3u 2 หลายเดือนก่อน +4

    Xasan sheekh xoolo wadanka ilaahey haka qabto

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg 2 หลายเดือนก่อน +2

    Amiinamiin

  • @MaxamedAxmed-nj2ei
    @MaxamedAxmed-nj2ei 2 หลายเดือนก่อน

    Alaha haunaxaristo dhamaan halka umada kudhimatay liido

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 หลายเดือนก่อน +4

    Allha unaxaristo inta dhimatay hotel liido waxa kushirayey xildhibanadi darood harti isaaq hawiya digir milif shacab mesha ku jiray waxa so werarey oo laga so ababuley madaxtooyada madaxweyna xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa marxun xamza mahad salad sanbolshe argixisada shbb dacish damajid aniga waxa ushegaya shacabka somaliyad ee muqdisho jogo hubkina qada werar ugu dada madaxtooyada villa somaliya xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa marxun xamza mahad salad sanbolshe culumada argixisada shbb dacish damajid

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi8814 2 หลายเดือนก่อน

    Inta ku dhimatey alle ha u naxariisto

  • @احمدصلاح-ب7ل
    @احمدصلاح-ب7ل 2 หลายเดือนก่อน

    Inta ku dhimatey Allaah yar xamu inta ku dhaawacantey Allaah boksiyo

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shacabka Qadaadwaynta rabbi dhibka ha korqaado

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน +1

    soomaali oo dhan ayaa u baahan in loo duceeyo kan nool waa marxuud socda khaasatan dadka xamar ku nool oo doladuna mashruuc ku qaadatey shabaana mashruuc ku qaatey gobaladuna inta dowlada u shaqesa mashruuc ku qaateen alah u wada naxariisto shacaka

  • @IsmaciilfaaraxCaarshe-l9b
    @IsmaciilfaaraxCaarshe-l9b 2 หลายเดือนก่อน

    Halis badan ayaa jirta ee Somalia ha feejignaato

  • @MacalinKinyaati
    @MacalinKinyaati 2 หลายเดือนก่อน

    Inaalilahh wainaa ileyhi raajicuun Alle ha u naxariisto inta dhimatey alle ha u naxariisto inta dhimatey alle cfmd ha siiyo.

  • @YurubAbdi-u4p
    @YurubAbdi-u4p 2 หลายเดือนก่อน

    AmiinAmiin 🤲🤲

  • @BintoHud
    @BintoHud 2 หลายเดือนก่อน +1

    ilaahayosomalia san udham cadow godana jebi

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 หลายเดือนก่อน

    Asaga xilka ha laga qaado

  • @ahmedcabdi-lz5rf
    @ahmedcabdi-lz5rf 2 หลายเดือนก่อน

    Allaahaunaxaristointadhawaacaallaahacaafitttyoaamin

  • @AbdiqadirMacalim
    @AbdiqadirMacalim 2 หลายเดือนก่อน

    Waa sadaqadii wad furati

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 2 หลายเดือนก่อน

    Aamiin Aamiin Aamiin😭😭😭😭

  • @xaawajamac1921
    @xaawajamac1921 2 หลายเดือนก่อน

    Asc soomaaliyeey alshabaab iyo Dawlada waawada shacbaan dhalinyaradaa his difaacdo

  • @Hamarimaxamed
    @Hamarimaxamed 2 หลายเดือนก่อน

    Muqdisho waxaa qabsatay koox maafiyo oo aan doonayn in shaciga somaliyeed nabad helaan waxayna u muuqdaan dalku ka helaan dhiiga shacbiga

  • @MohamedAbdi-p5c
    @MohamedAbdi-p5c 2 หลายเดือนก่อน

    Allah u garga😢ar dadkaa Allaw wixii dhintay u naxaxiiso kuwii dhaawacayn caafimaad sii.

  • @mahamedabdielmi8741
    @mahamedabdielmi8741 2 หลายเดือนก่อน

    Shacabka somaaliya waligood ma kacayaan iskana qabanmaayan xasan sheeq shacabka quluubteey ka dhinteen waxna ma qaban karaan

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 หลายเดือนก่อน

    Hal qof Ayaa.Galaaftay boqolaal qof dawladu xasan gurguurte maxay qabataa

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 2 หลายเดือนก่อน

    Shacabku xalane hagalaan iyo madaxtoyada wax heyska ceshaan dowlad waxka celineyso majirte

  • @calimaxamed9268
    @calimaxamed9268 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @ibrahimmaidane8642
    @ibrahimmaidane8642 2 หลายเดือนก่อน

    Somalis are running for power and tribalism but forgetting their enemy Ashabaab who are against their life.

  • @SleepyAlpineSkiing-gn9pz
    @SleepyAlpineSkiing-gn9pz 2 หลายเดือนก่อน

    Raxiimuhu laah masiidasad kutahay weriye shegtarikhda amaku kusoqor wagorma

  • @GhJop-k5f
    @GhJop-k5f 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaa Lasoo Afjaray Xadafkey Rabeen Weeyku Guleysten Mexeey ka Hortagen Dawlada Guryaha Hakudumeso Shabana xalayo

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 2 หลายเดือนก่อน

    SHACABKA SOMALIYA DUMARKA WAXBA MADHAMAAN MA AHA SHACABKA DUNIDA KU NOOL YIHIN OO KALE MA NOQON SHACABKA SOMALIYA DHIIG MALE QABIIL AYAA KU WEYN.

  • @AbdullahiShuute
    @AbdullahiShuute 2 หลายเดือนก่อน

    Shacabku uma baahno in aygalaan vilo somaaliya ee ha marinhabaabin shacabku waxuu u baahanyahay in ay garab istaagaan dowladooda oo ay ka qeebqaataan dagaalka lagula jiro qawaarijta soo sheega ha qarsan cadowga lawadaag xogta qawaarijta laamaha amaanka adiguna jooji barabagaandada aad ku heeyso dowlada haha uga faaiideeysan dhacdadaan dowlada xasuuso saan ulama aadan Hallin dhacdadii zoobe ee 14 Oct ii sheeg waxa ay ku kala duwanyahiin labadaan dhacdo kuma aadan eedeen farmaajo

  • @HirsiKalif-m8n
    @HirsiKalif-m8n 2 หลายเดือนก่อน

    You are fooling no one ,but your self.
    Telling lies in order to get more viewers will not benefit you

  • @Barokimistari
    @Barokimistari 2 หลายเดือนก่อน

    Beenaale ayaa tahay

    • @mahdibahdoon9742
      @mahdibahdoon9742 2 หลายเดือนก่อน

      Waa runtii aad baan uga yaabaay sida uu runta nooga sheegay