Abdiqawi Ahmed Yusuf: ICJ President

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024
  • HIPS Annual Forum for Ideas (AFI) Djibouti; 2018 Theme: Change and Continuity in the Horn of Africa.

ความคิดเห็น • 108

  • @Garigoan
    @Garigoan 5 ปีที่แล้ว +50

    Oh! Masha Allah! What a great Achievement! Congratulation H. E Abdiqawi Ahmed Yusuf! My friend and classmate in the years of 1964 - 1968 in Benadir Secondary School Mogadishu.

    • @sukarhussein8106
      @sukarhussein8106 4 ปีที่แล้ว

      Mashallah alle cimriga ha idiin barakeeyo wakhti dheer

    • @abukarabdirahman7846
      @abukarabdirahman7846 3 ปีที่แล้ว

      MashaAllah Dowlad Somaliyeed ayaa idin maalgashatay! Maanta Dowladdii ayaa hana qaadeysa

  • @hayder.m.malquraishy8841
    @hayder.m.malquraishy8841 5 ปีที่แล้ว +36

    نتمنى لك التوفيق السيد عبد القوي رئيس محكمة العدل الدولية،ونشكرك على تواضعك وأخلاقك العالية....أخوكم من العراق

  • @hodanduale9781
    @hodanduale9781 5 ปีที่แล้ว +4

    Manshslah thanks adeer noo soooduceeey iney somalia midoowado waan danalay qabiila nala dagay

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 ปีที่แล้ว +8

    Mansha Allah H.E Abdiqawi Mohamed Yusuf highly appreciated the session articulated truly are areas Somalia nation and current administration do effectively efficiently needed to closely focused at. Mansha Allah dhamaantiin waad ku mahadsantahiin soojeedintina qalbiga naxriista badan ka soog'day Noolada Allah dhamaatin iyo dhamanteen ha naxafido Inshaa Allah Inshaa Allah.

  • @AadiyoAadChannelabdiaziz
    @AadiyoAadChannelabdiaziz 5 ปีที่แล้ว +8

    يارب
    somaali illahow mideey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdiyarecameey7506
    @abdiyarecameey7506 5 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah masuul sare oo xambaarsan himilo iyo hiigsi wanaagsan

  • @ruunsaid9861
    @ruunsaid9861 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashaallaaa illaahy ha ku xifdiyo madaxweyne Abdi quwi illaahy ha ku xifdiyo shadaanka allaha kaxijaabo iyo cadawguu watoba Aamiin inshaallaa

  • @abdinursabrie8772
    @abdinursabrie8772 5 ปีที่แล้ว +18

    Cabdiqawi masuul inagu qaaliya xilka laguu doortay Allaha kula garab galo

    • @Naxariiso
      @Naxariiso 5 ปีที่แล้ว +1

      Thank you walaale Amiin ya allah

  • @feysalluuje1880
    @feysalluuje1880 5 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanidiin dhamaan bahda heritage institute waxaan rabaa inaan idin kaga Mahad celiyo mar koowaad iyo mar labaadba intaa kadib waxaan leeyahay horta ma mid tahay inaad koorsooyin barashada culuumta siyaasada iyo cilmi baaris ah

  • @abukarmustaf6410
    @abukarmustaf6410 5 ปีที่แล้ว +4

    Arin wanaagsan ber machadka Heritage sameeyeen maashaa Allah sidaan kuwada xalka waanu gaariye.

  • @mohammodullah9450
    @mohammodullah9450 2 ปีที่แล้ว

    Iam Rohingya ❤️🇬🇲 Gambia Very good ❤️🤲🤲🤲❤️👍👍🌹🌹🌹👍👍👍

  • @suleyman8168
    @suleyman8168 5 ปีที่แล้ว +13

    He should be the president of Somalia

  • @samiasomalia3114
    @samiasomalia3114 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah waaw cabdi qawi nolow inader waaw

  • @abdinursabrie8772
    @abdinursabrie8772 5 ปีที่แล้ว +3

    masha alaah heritage waad ku mhdsnthin runtii ahaantii waxaad boorqaadeen siyaasada Soomaaliya iyo guud ahaan geeska Africa

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 5 ปีที่แล้ว +18

    Asc ninkaan walaakeenah oo aduunkii maxkamadooda utaliya maad talada noogu dhiibtaan? Waxaa nalagu diray dadkayaga waxkala garanaya

    • @afbile1
      @afbile1 5 ปีที่แล้ว

      Ma rabno waa Daarood

    • @ayaanmohamud6032
      @ayaanmohamud6032 5 ปีที่แล้ว +2

      @@afbile1
      Allaha ku caafiyo waad xanuunsantahay

    • @manafrombeydhabo5817
      @manafrombeydhabo5817 5 ปีที่แล้ว +2

      Waasoodhoweenlaheeyn

    • @barkhadleabdirashid4621
      @barkhadleabdirashid4621 5 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi abayo warunta ninkas uqdadkujirto uuuufff kudah wa afqurn

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 4 ปีที่แล้ว +4

      @@afbile1 wll ha odhan sidaas daarood waa reer Soomaaliyeed , waa nin Soomaali ah oo wax bartay qabiilkiisa Daarood Allaa ka dhigay wax xunna maaha ama jifidiisa hoose majeerteen. Anigu qof kasta oo wax qabsaday ama meel gaadhay oo Soomaali ah kuma qiimeeyo reerkiisa. Kaba soo tag daaroodka 6 qof waa wada majeerteen waxana u arkaa dad Soomaaliyed oo dedaalay , sharafna u soo jiiday SOOMAALI oo idil.
      1. Dr Cabdiquwi...... Madaxweynaha Maxkamadda Caddaalada
      2. Ilhaan Cumar.... Soomaaligii ugu horreeyey ee Baarlamaanka USA fadhiya
      3. Axmed Xuseen... Wasiirka Immigrationka Canada
      4. Cabdi Warsame.... Xildhibaan GOBOL USA
      5. Maxamuud Nuur XILDHIBAAN DEGMO USA
      6. Hodan.................. Xildhibaan dal ka mida Scandanevianka ma xusuusto dalkuu ahaa
      Anigu shakhsiyan 6daas qofba kuma qiimeeyo waa MJ ama waa DAAROOD balse dad Soomaaliyeed oon ku faani karay wllo ii yihiin. Weligaa saas u arag, SHEEKH MUSTAFE tusaale haw arkin nin habaryoonisa lkn u arag shiikh cajiiba oo SOOMAALIYI leedahay.
      Mahadsanid

  • @peaceandlovepeople4222
    @peaceandlovepeople4222 4 ปีที่แล้ว +2

    Abdiqawi waxgarad iyo aqoonyahan xayakallah🇸🇴💙

  • @onlyme562
    @onlyme562 2 ปีที่แล้ว

    masha allah adeerkey, allah no ka dhowro

  • @mohamedduaale7382
    @mohamedduaale7382 4 ปีที่แล้ว +1

    أشكر الله أولا والثاني أشكر معهد هيرتيج وكل الحضور بكامل إسم لهم وأشكر أيضاً السيد عبدي القوي رئيس المحكمة العدل الدولية علي خطبته الجميلة ,التحفيزية وكل التصريحات الجيدة المتعلقة علي بناء كل عمود الدولية لصومال

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allaah Nabad iyo xasilooni

    • @mosman12
      @mosman12 5 ปีที่แล้ว +1

      wuu ku saxsan yahay taas

  • @maungm.r.n2864
    @maungm.r.n2864 4 ปีที่แล้ว +10

    I am Rohingya Welcome ICJ

  • @zawnainghtwe2610
    @zawnainghtwe2610 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha ahllah I’m rohingya like gambia

  • @husseinali2474
    @husseinali2474 5 ปีที่แล้ว +1

    cabdi qawi waa ku mahadsantahay iftiimintaada

  • @ruunsaid9861
    @ruunsaid9861 5 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin aamiin illaahy allaha kuu aqbalo

  • @abdikarshe2934
    @abdikarshe2934 5 ปีที่แล้ว +9

    Waxaynu ubaahanahay hogaamiye noocaas oo kale ah. Umadiisana kuhaga aqoon iyo daacadnimo.

  • @aminahassan8806
    @aminahassan8806 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc abdi qawe walal salan sare allaha kusarfo wanu kuhanwey nahay guuuuuul bankura jeynaya

  • @abdimuuminiimaan5049
    @abdimuuminiimaan5049 5 ปีที่แล้ว +1

    البند الثالث من اقتراح د. عبد القوي رائع جدا

  • @HASANbSAURO
    @HASANbSAURO 2 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ماشاءالله

  • @feysalluuje1880
    @feysalluuje1880 5 ปีที่แล้ว +2

    Guud ahaan warkeyga oo kooban waa sidee habka barasho ee machadka

  • @ayaanmohamud6032
    @ayaanmohamud6032 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah educated people gathered here ❤👏

  • @asmaaomerahmed3912
    @asmaaomerahmed3912 5 ปีที่แล้ว +3

    Maasha alaah

  • @garaadkaabtechnology3625
    @garaadkaabtechnology3625 3 ปีที่แล้ว

    Heritage waxaan kula talin lahaa hadalada wan wanaagsan eee dadka qiimaha leh aad kasoo qaadaan inad english subtitles usamaysan si caalamku u akhristo.

  • @mabdirazaq8265
    @mabdirazaq8265 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah mahadsanid

  • @MubYus
    @MubYus 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaaaaah... waxa qora waa habraha nabar & naxdin jaahiliinta ah

  • @mistycloud4455
    @mistycloud4455 2 ปีที่แล้ว

    If people within regions cant unite how can the whole of Somalia unite?

  • @axmedcynte8723
    @axmedcynte8723 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah hogaamiye sare aqonyahan cabdiqawi

  • @mohammodullah9450
    @mohammodullah9450 2 ปีที่แล้ว

    Good morning ❤️🌹🌹🌹❤️ Rohingya ❤️🤲🤲🤲❤️👍👍👍

  • @hassanmohamed5472
    @hassanmohamed5472 5 ปีที่แล้ว +3

    ilaahay qorshaha mukuugu jiro gacan soomaali waxba kuma jiro ilaahay gacantiisey kujirtaa

  • @MubYus
    @MubYus 5 ปีที่แล้ว +1

    Dacwada yaa dib u dhigay ?

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 4 ปีที่แล้ว +1

    Soomaaliyeey aan heshiino bes dalkana hadde intaynaan dhiman aan kheyraadkiisa wax ka dhadhaminnee wixii dambena ubadkeennaa isticmaaline. Mar haddaan Maxkamaddii Adduunka madaxweyne ka nahay wax barannaye,,, ma heshiin karnaa oo reernimada Ilaah baa inaga dhigayoo qofna ma dooran qabiilkuu yahaye, aan horumar iyo nabad ka shaqeyno hooy Soomaalaay.

  • @Somfox1
    @Somfox1 5 ปีที่แล้ว +6

    Umada Somaliyed dhulkeedu waa barwaaqe , kolba kii kursi waaya ha iska daayo in uu shisheeye u shaqeeyo ama si uu kursi u helo qabiil iyo qudhun bilaabo..Somali runtii Khayraadka dalkeena , bada ugu dheer , umadeenu way wada dhargi haday nabad hesho th-cam.com/video/GqbJROGQsU8/w-d-xo.html

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah

  • @adammoallim8251
    @adammoallim8251 5 ปีที่แล้ว +4

    ICJ waan dhaliilnay maxkamada oo hal dhinac oo kenya oo weerar ku ah bada somaliyeed ayey la jirta maxkamada ICJ. Waa marki labad oo sida ay rabto kenya loyelayo oo galnimo iyo dad adag ayey ku ledahay oo somaliya marna codsigeda waa laga diida tan kenya ayaa la tixgalsha oo ilaahay ayaan leenahay .

  • @lamyaibrahim8483
    @lamyaibrahim8483 3 ปีที่แล้ว

    عاشت الصومال أرض الخير والعطاء!

  • @abdoa7191
    @abdoa7191 3 ปีที่แล้ว

    Soomaali wey kala aragtay waana kala qaybsantay we waxa ay u baahantay in NABADGELISO OO KALA AMAAN GASHO ee uma baahna umada Soomaalida ayaa la isu keenay oo Jabuuti ayaa ugu yar oo ma ogola inay kusoo biirto Soomaaliya.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 8 หลายเดือนก่อน +1

      Adi waxaad tahay Orom af Somali bartay.

  • @abdullahiismail8068
    @abdullahiismail8068 5 ปีที่แล้ว +1

    Somalia uhili hada

  • @haldhaahaashi4057
    @haldhaahaashi4057 5 ปีที่แล้ว +1

    waa su aal runa Xageey Somali ku socota.???

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 3 ปีที่แล้ว

    Subhaan

  • @cabdiqaadir3932
    @cabdiqaadir3932 5 ปีที่แล้ว

    Iyagaa is heeystoo is ugaarsanaayee maxeey uga shaqeeystaan arligooda waxa yaal oo eey u’aaminaan in dhulkoodu qaniyahay

  • @hassanjama3051
    @hassanjama3051 5 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahsantahay sida aad wakhtiga badan u gelisay ururinta baahiyaha taagan oo aad ku soo ururisay 11 qodob ma dhicikartaa in aan gaadhno?aniga jawaabteydu waa Haa..waa marka aynu bedllo fekerka qaabka ayno u noolahay waxa aan sheegano iyo astaamaheedu iswaafaqaan.madax ku hagta iyo sacbi adeecana la hello.

  • @azizaelkadiri7272
    @azizaelkadiri7272 5 ปีที่แล้ว +2

    😮😯🤔

  • @sahraganda131
    @sahraganda131 5 ปีที่แล้ว +6

    Mudane cabdi qawi waxan loobahanyhy in aad puntland timado oo noga faidayso maskaxda saliimka ah Somalia Ana ku daalnay hadday puntland maqlan ku Wan seexan.

    • @abdinurmahamed3147
      @abdinurmahamed3147 5 ปีที่แล้ว +1

      sahra ganda uf! War iska aamus

    • @sahraganda131
      @sahraganda131 5 ปีที่แล้ว

      Wat are you talking about small boy

    • @cadowcade356
      @cadowcade356 5 ปีที่แล้ว

      Sister saharo Yeah we love our land puntaland but Somalia is bigger than puntaland and any other state so let us pray for peace and stability for our larger Somalia. remember hal far fol madhaqdo

    • @abdinurmahamed3147
      @abdinurmahamed3147 5 ปีที่แล้ว

      sahra ganda ku hadal luuqadaada nacasnimada iska daa, u hadal dalkada guud #Qabiil ayaad qaran ka dhigtiin maskaxdii ayaa idin ka wasaqoowday mudana #Putland imoow maxuu ka imanaya oo Yale

    • @sahraganda131
      @sahraganda131 5 ปีที่แล้ว

      @@abdinurmahamed3147 Hadan dantayda ka hadlo qabil ban ban had lay miya adeer Somalia mid nimadedu waxay noqotay hub lays ku gumaado oo lays ku dayo in qabiilo dhan lagu tirtiro madafiicdi dawlada loo adegsado horayna u dhacday taas dhibdamme idhici mays layguna soo dhuuman mayo Mar danbe adeer OK qaranimada Somalia guriga inantiina LA aad hayla so adin dhankan iyo puntland. WA ka horayna xariifow oo ka danbayna ((, shalaa dhalataye waala shubi jirray)))

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 5 ปีที่แล้ว

    ABDIQAWI has raised most nagging questions to search an answer for.... Unfortunately, I know A ZOMBIE used to listen lullabies read to him throughout history but knows nothing to learn from it... An idiot enjoys to sit merry go-Round Cruise for ever but never learns to free himself NOT! spinning AROUND EVER.. 🤔... ABDIQAWI... Raised following issues... 1) Food security 2) Instability (political & economically instability)
    3) governance and JUSTICE system 4) National Identity 4)Education, employment & language skills.... I really appreciated how he went deep into language factor and said.. Will it be possible to translate and transfer knowledge into local language...? Here he meant language skills in somalia is not enough and it needs language development or otherwise adopt other languages for knowledge transfer...
    👍👍👍👍

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 ปีที่แล้ว +1

    Aqoonyahan Abdiqawi wa runta dowlad iyo qabiil isku meel ma galaan murti somali hees ah ba sidan qabta th-cam.com/video/IQ2MTU_7WmU/w-d-xo.html

  • @محمداحمد-ح2خ5ن
    @محمداحمد-ح2خ5ن 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan sida uu arimaha qaarkood uga hadlayo isaga ayaa dab ku sii shidaya dhibaatada Somali dhex taalo

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 3 ปีที่แล้ว +2

    UFFFF WAA NIN TUUUUGU UFFFFFF 😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @abdurahmanhaji2946
    @abdurahmanhaji2946 5 ปีที่แล้ว +2

    Af daboolan dahab

  • @ibrahimkhalif454
    @ibrahimkhalif454 5 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi qani khalif saxiib markaa qabiilkiisa ogaato adigaaba tageeri doonee waa nin majeerteeen ah ninkaaan

    • @abdallejama7086
      @abdallejama7086 4 ปีที่แล้ว +2

      Adeer angaa majerteen dadka qabiilka la dhaaf somaaaliniman aaminsnhy wxii cuqdad qaba ha udhinto

  • @محمداحمد-ح2خ5ن
    @محمداحمد-ح2خ5ن 3 ปีที่แล้ว

    Waa dood xooģaynaysa fikir uu Farmaajo qabo Abey Acmad u lshaa in Somalia Itoobiya la hoose geeyo.sidaana magaca Somali caalamka laga waayo

  • @haldhaahaashi4057
    @haldhaahaashi4057 5 ปีที่แล้ว

    kkk walahy waa runti carsanyada waxay so yaaci jirtey markay cadcedu dhacdo oo magalada la wareegi jiraytay wana lag abiqi jiray oo waxa la odhan jiray waa jin . aqoon la aan mantana kalunki ayanba la hayn reer galbeed la wareegey...

  • @СофияСойко
    @СофияСойко 4 ปีที่แล้ว +1

    انا ارف صملية我只道送吗了牙ilicesomaliejemeamorsomaliaялубусомалияyomeencantosomalia

  • @HASANbSAURO
    @HASANbSAURO 2 ปีที่แล้ว

    ARKAN rohingy

  • @aliabdi3816
    @aliabdi3816 5 ปีที่แล้ว +2

    Dowlada farmaajo waa laba kac kkkkkk walhi waa fakarr aan qabay

  • @ahmedblack883
    @ahmedblack883 3 ปีที่แล้ว

    Hdal waxtara

  • @xaawoismail6283
    @xaawoismail6283 5 ปีที่แล้ว +1

    Sola borti

    • @mohamedbelel7385
      @mohamedbelel7385 5 ปีที่แล้ว +1

      maasha alaah

    • @mohamedbelel7385
      @mohamedbelel7385 5 ปีที่แล้ว +1

      maasha allaah waa suu waxkusoobartey canshuurtii wadanka balse waa uu uhayaa aballk wuuna kufaanaa

    • @abassalah4957
      @abassalah4957 5 ปีที่แล้ว +1

      Waxuu sheegay op dhan Aad ayey u fiican yihiin lkn marna awoodaa ALLAH kuma xusin ,sidee wax u jiraan

  • @abdikanikhalif9837
    @abdikanikhalif9837 5 ปีที่แล้ว +1

    NINKAAN WAA QABIILKEE KOLEEYBO TAAGEERI MAAYO ILAA AAN QABIILKIISA OGAADO

    • @yussufahmed2984
      @yussufahmed2984 5 ปีที่แล้ว +1

      Abdikani Khalif
      Waa reer Puntland Ileen maanta Qabiilka waxaan ku ogaanaa Goboleysiga

    • @cabdullaahiismaaciil5708
      @cabdullaahiismaaciil5708 5 ปีที่แล้ว +2

      KKKKKKKKk. Wallaahi Abdikani Khalif waa iga qosliyay sababtoo ah wuxuu ka tarjumayaa garaadka iyo sida uu qofka soomaaliga ahi maanta u fekero oo ah in aanu aamini karin ama la sheekaysan karin qof kale ilaa uu reerkiisa ogaado. Waa arrin nasiib darro ah.
      People have to be educated to liberate them from Qabiil and ignorance

    • @aminohirsi3531
      @aminohirsi3531 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkk

    • @abdinurmahamed3147
      @abdinurmahamed3147 5 ปีที่แล้ว +1

      Abdikani Khalif Waad xanuunsantahay

    • @safiirkareermiyiga6105
      @safiirkareermiyiga6105 5 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣