HADII AAD NIN TAHAY DAAWO VIDEOGAAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 เม.ย. 2022
  • Mahadsanid daawashada aad daawatay videoga. Hadii aad rabtid inaan waxvideo ka suubiyo komentiga hoose iigu soo qor.
    Halkan iga soo xariir :
    Facebook: / abdinassir
    Instagram : maryoley_mu...
    Snap chat; Nazzii6
    Tiktok: maryoley_muscle
    Online coaching: nazzii6@live.com
  • กีฬา

ความคิดเห็น • 210

  • @MaryoleyMuscle
    @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว +58

    Asxaabta waxaa si sharaf idinka codsanaa inaad video like saartaan, komentiga ka soo biixisiin si youtube u ogaado inaan TH-cam ku soo laabtay #balanteenawaamuruq #mahadsanidiin

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว +5

      Sorry asxaabta ma ogeen inuu kommenttiga xiran yahay.. Hada waan furay ❤️🙏🏿💪🏿

    • @jebrielothman6176
      @jebrielothman6176 2 ปีที่แล้ว +1

      You deserve millions

    • @xamza9279
      @xamza9279 2 ปีที่แล้ว

      Our coach thank you for your time

    • @salim-nh8pp
      @salim-nh8pp 2 ปีที่แล้ว

      Keep going macalin mahadsanid

    • @hellobrother360
      @hellobrother360 2 ปีที่แล้ว

      💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @amiinyahya5644
    @amiinyahya5644 2 ปีที่แล้ว +4

    Maansha allah Bro thanks for that,
    One million dollar ADVICE 👌

  • @sahnibrahim833
    @sahnibrahim833 2 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah mahadsanid wll 🙏 sidda noogu faaiidaysay ilah ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo

  • @mostaphamk4845
    @mostaphamk4845 2 ปีที่แล้ว +4

    Legend yaa tahay bro tallo aad u wanagsan waad na siisay 👍

  • @hassanabdisamad3006
    @hassanabdisamad3006 2 ปีที่แล้ว

    Coach good advices jazaka allaahu khayran

  • @user-ts4xe5rz2d
    @user-ts4xe5rz2d ปีที่แล้ว

    This is out of this world. Thank you for sharing my home boy.

  • @mobarakahmed6540
    @mobarakahmed6540 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank u brother for helping somali men

  • @Jamal_Mh
    @Jamal_Mh 2 ปีที่แล้ว +16

    Macalimuu keep going ✊🏾❤️

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว +2

      Mahadsanid walal 🙏🏿🙏🏿❤️

  • @Coachingbyfoad
    @Coachingbyfoad 2 ปีที่แล้ว +3

    Ma sha allah Hadal qiimo badan oo u bahan in dadku wax ku qaataan

  • @abdallaabdalla2507
    @abdallaabdalla2507 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid coach maryoley

  • @abdirahmanelmi2309
    @abdirahmanelmi2309 2 ปีที่แล้ว +4

    Very hot and advanced topic tbh. Nice one coach 👍.

  • @abdikaremawowe2383
    @abdikaremawowe2383 ปีที่แล้ว

    Thanks my best coach 🙏

  • @abdallamohamed9414
    @abdallamohamed9414 2 ปีที่แล้ว +1

    Mowduuc muhiim ah waaye
    Thanks

  • @zamiircim3858
    @zamiircim3858 2 ปีที่แล้ว

    thnks sxb allah hakaa abaal mariyo sidaad noola talisay

  • @dhoofyare
    @dhoofyare 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah talo fican waye walakey maryoley dhirigaliye🙏

  • @jebrielothman6176
    @jebrielothman6176 2 ปีที่แล้ว +26

    Best coach ever

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว +2

      Mahadsanid walal 🙏🏿🙏🏿

  • @mukhtarmasoud6692
    @mukhtarmasoud6692 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid inbdn Brother.

  • @naserismael57
    @naserismael57 2 ปีที่แล้ว

    Machallah talo aad uwanaagsan oo qiimo leh weeyaan waanan kugu hambalyaynayaa bro

  • @worldtiktokupdate323
    @worldtiktokupdate323 2 ปีที่แล้ว +1

    Thakns alot. Please make more video like this.

  • @abdirizaksiyad2703
    @abdirizaksiyad2703 2 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid Maryoley

  • @abdisamadofficial3663
    @abdisamadofficial3663 2 ปีที่แล้ว

    wax badan ayaan kaa faaiiday wlh qeer allah kusiiyo nabadoone

  • @bigman4123
    @bigman4123 2 ปีที่แล้ว +2

    😊Best coach

  • @cabdishakuurcalidaahiryuus5056
    @cabdishakuurcalidaahiryuus5056 2 ปีที่แล้ว

    Sxb Waan bilaabayaa inshaa allah waad na mahad santahay

  • @jarmaltv3596
    @jarmaltv3596 2 ปีที่แล้ว +5

    #Shukran best coach

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walal 🙏🏿

    • @jarmaltv3596
      @jarmaltv3596 2 ปีที่แล้ว

      Iso jwb macalin dhanka emailka plz🙏

  • @binucarab7806
    @binucarab7806 2 ปีที่แล้ว +15

    Wahi maclin waa runtaada mar ayaan waxaan ahaa 50kg wax walbo aan cuno 50 kg inaan kayaraado ma ahinee kama weynaan jirin baritaan ayaan sameeyey TH-cam google waxaaana iso soo baxday inaan cunu dhelitiran cuno gym sameeyo hurdo igu filan hurdo waayo haweenkii waxaan gaari jiray ilaa sided saac filaa micno hurdo igu filan ma aanan heleynin kadib waxaan sameysatay jadwal bilaal macalin ah home made gym oo aan kiloyinkiisa qiyasaneen cunto nafaqo leh lkn aan laxisaabeynin markii aan bil sameeyey dhabtii anaaba isjeclaaday waxaana gaaray 64 lkn wali magaarin guushii

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว

      Masha Alah walalkey 🙏🏿❤️💪🏿💪🏿

    • @frontiermedia8772
      @frontiermedia8772 2 ปีที่แล้ว

      M.A sxb Allah hakuguwado kulamid ayn ahay 53 madhafo sxb Reply isogal waxa isticmashe isheg 2 month to come in an militariga kubiro ayn Raba

  • @Somali450
    @Somali450 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxaasi oo dhan inaad iga hadleyso ayaan ismooda walahi marka keep going bro

    • @alqurayrchannel100
      @alqurayrchannel100 ปีที่แล้ว

      naska mir igajirta kodeh manaburnina maxa sumeya

  • @daadir2020
    @daadir2020 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid coach

  • @highvisionhacking4149
    @highvisionhacking4149 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalin cwa tumaaa xaliiiimo inshallah

  • @farhandiiriyeh1480
    @farhandiiriyeh1480 ปีที่แล้ว

    Jazakallah wllqaliya thy sxb

  • @hereiam2823
    @hereiam2823 2 ปีที่แล้ว +6

    Thank you coach

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid walal 🙏🏿🙏🏿

  • @amiiniabu6709
    @amiiniabu6709 2 ปีที่แล้ว

    Right our coach

  • @Bujeti
    @Bujeti 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad dhererkeeygu wa 168cm culeyskeyguna wa 78kg imisan iska dhimi karana sideena u dhimi kara jazakumullahu qayrn ❤.

  • @mohamoudsheikh8917
    @mohamoudsheikh8917 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @abdiwaliali1150
    @abdiwaliali1150 2 ปีที่แล้ว

    Best Coach

  • @osmanibrahimosman1393
    @osmanibrahimosman1393 2 ปีที่แล้ว +1

    Maclimuu aad ayaa u mahadsanthy🙏

  • @muhammadelmi2730
    @muhammadelmi2730 2 ปีที่แล้ว +1

    Magaca maryooley iska badal
    Walaal
    Magac kale baxso
    Waan ka mahad celinaayaa aqontaada
    Mahadsanid

  • @jimcaaleabdirisakali3116
    @jimcaaleabdirisakali3116 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad maryoley muscle
    Waxaan jeclaan lahaa inaad jimicsiga u ficn hormone ka testosterone ka inaad nala soo wadaagto
    Mahadsanid

  • @updiqaniahmet5120
    @updiqaniahmet5120 2 ปีที่แล้ว

    Halkee kala Soo xariiraa wll

  • @binfaqiibnulbalad1387
    @binfaqiibnulbalad1387 2 ปีที่แล้ว +3

    Risaalada ugu muhiimsan daqiiqada 9 ilaa 10 intaas yar aa nagu filan macalimuu masha allaah hadii dad wax fahmaayo layahay 💯👌👍✅✅

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว +1

      Walal adiga ayaa mudan 🙏🏿🙏🏿❤️❤️

  • @abshirmohamud3469
    @abshirmohamud3469 2 ปีที่แล้ว

    Macalin waan ku wataaaa

  • @maxamedcawilciise8280
    @maxamedcawilciise8280 2 ปีที่แล้ว +5

    Libaaaaax❤️

  • @xamsenasir3410
    @xamsenasir3410 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsanty niyow anigu waan dhuubanay xabadka oodhan baruur ayaa IgA saaran

  • @ahmedakthan6593
    @ahmedakthan6593 2 ปีที่แล้ว +4

    Thanks coach

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan 🙏🏿🙏🏿❤️

  • @user-st1mf5wb1e
    @user-st1mf5wb1e 8 หลายเดือนก่อน

    Halkee Kaala soo xariiraa

  • @ibrakadarbo9333
    @ibrakadarbo9333 2 ปีที่แล้ว +7

    mahadsanid macalin wax walba aya kafaaiidey wlah shukran jazalalah❤

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan walal 🙏🏿🙏🏿

  • @daud6248
    @daud6248 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid sxb

  • @daahirabdikhaliif367
    @daahirabdikhaliif367 2 ปีที่แล้ว +2

    keep up coach

  • @saabirteli45
    @saabirteli45 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalin fican waliba ku darsaday dhiira galin aad io aad ayaad ugu mahadsantahay

  • @faisal2902
    @faisal2902 2 ปีที่แล้ว

    Horay usoco legend

  • @Hakammed
    @Hakammed ปีที่แล้ว

    Keep going Macalin

  • @subeersacad
    @subeersacad ปีที่แล้ว

    Thank you pro waxan rabaa inaad inoqoto koch please 💪 waxan rabaa inaan horu marka gaadho ciyarta feedhka👨‍⚕️

  • @maxamedcali1113
    @maxamedcali1113 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you

  • @nimcoaxmed2978
    @nimcoaxmed2978 ปีที่แล้ว

    Wllhi ninkaan nink dagn waligy ma arag
    Keep going out couch

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah .macalin qiimo badan

  • @DadirCalicumar-sm6lj
    @DadirCalicumar-sm6lj ปีที่แล้ว

    Maclimuu thanks

  • @baabucilmi
    @baabucilmi 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxp halke kaaga soo xiriiraa

  • @aliahmedmohamoud2224
    @aliahmedmohamoud2224 2 ปีที่แล้ว

    macalimuu waan kaaga mahadcelinayaa xogta badan ee aad na siiso runtii waa arrin muhiim ah waxyaabaha aad ka hadashay sidaa darteed waxaan rabaa in aan kula hadlo si aad talo ii siiso mhdsnd

  • @funnyvideos-hl8mm
    @funnyvideos-hl8mm 2 ปีที่แล้ว +4

    thanks couch

  • @amiinofficialmc
    @amiinofficialmc 2 ปีที่แล้ว

    Runtii waan daawaday waana idhiiri geliyaan muuqaaladada

  • @max-wk8lm
    @max-wk8lm 2 ปีที่แล้ว +4

    Keep going man

  • @ismaaciilmaxamed4605
    @ismaaciilmaxamed4605 2 ปีที่แล้ว +4

    thanks bro

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan walal 🙏🏿❤️

  • @cabdulaahiyare4819
    @cabdulaahiyare4819 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalin Kasoo Hadal Si Laiskugu dheelitiro Gymka Qabta Birta Iyo Six back Iyo Cardioga Qof Kahadlaya Oo simaliya waan wayaye

  • @mohamedasad5730
    @mohamedasad5730 2 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah

  • @user-tr6cg8fm2n
    @user-tr6cg8fm2n ปีที่แล้ว

    🎉wll xagow kuyalaa jimkan

  • @kaasimahmed
    @kaasimahmed 11 หลายเดือนก่อน +1

    Gacan ba ku tagay

  • @ismaaciilcali6589
    @ismaaciilcali6589 2 ปีที่แล้ว

    Jasaakallaah sxb

  • @CabdiYousuf-qs7gl
    @CabdiYousuf-qs7gl ปีที่แล้ว

    ❤❤waa tol wacan zhp

  • @SFrh77
    @SFrh77 2 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @maxbro8903
    @maxbro8903 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @amiirka6885
    @amiirka6885 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad inaa si qaas ah kaaga wareystaa rabaa testestrone

  • @softwareengineer9812
    @softwareengineer9812 2 ปีที่แล้ว

    Maclin mayoley thanks

  • @CraxmanBarqash-tu6my
    @CraxmanBarqash-tu6my 9 หลายเดือนก่อน

    Mclin aad baad umahad santahay 🫡wax bdn ayaan kaa faaidey

  • @wizmoha1391
    @wizmoha1391 2 ปีที่แล้ว

    Thanks zxp

  • @daareyayale7013
    @daareyayale7013 3 หลายเดือนก่อน

    Good man

  • @sahalyare5281
    @sahalyare5281 2 ปีที่แล้ว

    Thnks couch

  • @baabucilmi
    @baabucilmi 2 ปีที่แล้ว

    Fadlan

  • @ibraahimabdikadir4615
    @ibraahimabdikadir4615 2 ปีที่แล้ว +10

    Pest coutch inaad coutch ii noqoto kaliya waxa iga dhiman inaan lacag an helo waan jeclahy inaan isbadal sameyo thanks

    • @Yusriina921
      @Yusriina921 2 ปีที่แล้ว +1

      Shaqeyso

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว +2

      Sxb wax waliba video ayaa ka suubiyay. Hadii aad videos keyga daawato intaas ayaa kugu filan

  • @mahadhusein8556
    @mahadhusein8556 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad

  • @maahirosmaanibraahim2399
    @maahirosmaanibraahim2399 2 ปีที่แล้ว

    Best cout for ever

  • @liibaaneeboow6602
    @liibaaneeboow6602 2 ปีที่แล้ว

    Good sxb

  • @somalimedia33
    @somalimedia33 2 ปีที่แล้ว

    mhsnid mclin qli keep going

  • @muhammadelmi2730
    @muhammadelmi2730 2 ปีที่แล้ว

    Salaan sare walaal

  • @raxmoabdirashiid4447
    @raxmoabdirashiid4447 2 ปีที่แล้ว

    Estrogen progesterone kaso hdl plz maryoley muscle

  • @frontiermedia8772
    @frontiermedia8772 2 ปีที่แล้ว

    Asc bro wxn joga kenya Mombasa city wxn jeclhy in an gym bilaabo bisha 5aad in an kulasoxariro aynu raba

  • @mjama3622
    @mjama3622 2 ปีที่แล้ว

    Testosteron sidee ayuu u qormaa marka waraaqda labka aan soo qaato???

  • @user-tr6cg8fm2n
    @user-tr6cg8fm2n ปีที่แล้ว

    Wll xagow kuyalaa jiimkan

  • @osmanibrahimosman1393
    @osmanibrahimosman1393 2 ปีที่แล้ว

    Waana kugu daydaaa👍

  • @abdikadirkim1707
    @abdikadirkim1707 2 ปีที่แล้ว

    Lenged thanks 🙏 I’ll

  • @abdulkadirmohamudsanei4198
    @abdulkadirmohamudsanei4198 2 ปีที่แล้ว +4

    Sxp dhiigaga larabo oo in lays Ka qaado ay thy magacyadooda ma ii sheegi kartaa Thanks

    • @farxaanjayte6218
      @farxaanjayte6218 2 ปีที่แล้ว

      Sxb waa testosterone and estrogen and lh and fsh ska qaad

  • @abdinasirabdlla9669
    @abdinasirabdlla9669 2 ปีที่แล้ว

    Asc walalkey qali wan ku salamy ramadan mubarak illah haku siiyo waxaa jeceshay oo ay janada ugu horeyso sxb Gym ayan bilaabay waxana ada isbuuc 5malin isbuuci sadexaad lkn waxaan isku arkay bahi badan iyo in murqo iga soo baxen waliba si deg deg suasheyda waxay tahay cadi miyaa hadan San ku wado oo an isbuuci shan malin tago gymka

  • @omaari155
    @omaari155 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb markasto update ahaaw you tube hadii waqti nidaamsan aad wax so galiso tusaale isbuuci maalmo gaara inaa wax so galiso 3 bari ugu yaraan cml

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว

      Haye walal balan waaye.. Hada youtube shaqo ayaa ka dhiganaa 🙏🏿🙏🏿❤️

  • @xaamudtiger2376
    @xaamudtiger2376 2 ปีที่แล้ว +2

    CAATADU DHIB MIYAY LEEDAHAY SHP

  • @osmeshfarey9561
    @osmeshfarey9561 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalin cuntoyinka ee testosterone kor uqaada waa cuntadee

  • @osmanibrahimosman1393
    @osmanibrahimosman1393 2 ปีที่แล้ว +1

    Mar waliba taladaada waan qaataa

  • @xaafuunimedia6121
    @xaafuunimedia6121 2 ปีที่แล้ว

    tstrn caaawa iigu horaysa

  • @jaamacshire2890
    @jaamacshire2890 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxaan ahey 25jir 12sano siigeysanaayey waxa iiga tagey dareenkii kacsiga imika 4bilood wan joojiyey siigadii dareenkiina imasoo noqon maxaan sameeya talo isii walaalkey mahadsanid

    • @cryptocarrency
      @cryptocarrency 2 ปีที่แล้ว +1

      Brother Dr u tag hormonka macalinka hada shegayay iska soo baar malab original ah iyo tuun original ah isku jarjar dhalo ama caag ku shubo malin walba qaado cun mooska badso avocado 🥑 badso orod badan sameey stop sigaar iyo doroogo shukumaan biyo qandac ah ku shub guska saar saar saliid seytuum ku masaajeey stop siigo danbe brother guul insha allaah

  • @hamzukdj1851
    @hamzukdj1851 ปีที่แล้ว

    Testostérone hdi aan gym darti u qaato mxy iga dhibe ????

  • @cagadahabshow1732
    @cagadahabshow1732 2 ปีที่แล้ว

    heer u maraayo side lagu ogaana macalin

  • @jaambaCade
    @jaambaCade 2 ปีที่แล้ว +1

    macalin wngsan

  • @abdikalid6354
    @abdikalid6354 ปีที่แล้ว

    Maxay yihiin jimicsiyada kordhiya testesteron