INTA AADAN GYMKA BILAABIN MUUQAALKAAN DAAWO! HA SUUBININ QALADKA ANIGA SUUBIYAY OO KALE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ส.ค. 2022
  • #maryoleymuscle #balanteenawaamuruq#somali
    Halkan iga soo xariir :
    linktr.ee/maryoleymuscle
    Online coaching: nazzii6@live.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 104

  • @MaryoleyMuscle
    @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว +43

    Vitamin and minerals jirkaaga u baahan yahay
    th-cam.com/video/ZHPzU_v5XSg/w-d-xo.html

    • @abdirizakosmansuleiman
      @abdirizakosmansuleiman ปีที่แล้ว +1

      Wll 54 kilo ayaan ahay 1.78 cm waan ahay inaan gym isku naaxiyaan rabaa bak ila tali cuntada kumafiicni.

  • @Mirahamaskaxda
    @Mirahamaskaxda ปีที่แล้ว +5

    Video kale oo qof gym ka kucusub uu dawan lahaa aan midkan eheen majiro 🔥✊🏿 Coach guuleyso

  • @abdikanimohamed5754
    @abdikanimohamed5754 ปีที่แล้ว

    Waqti muhiim keentay videoka thanks ustad

  • @Haaji95
    @Haaji95 ปีที่แล้ว +10

    Thank you Coach, you're certainly an inspiration to all of us. Particularly to the young people Guuleyso 🙏❤️.

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid walal ❤️❤️🙏🏿🙏🏿

  • @abdirahmancmc
    @abdirahmancmc ปีที่แล้ว +5

    Maclin waa dhipta Africa taala tan tnks🙏

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว

      INSHA ALAH VIDEOS WACYI GALIN BADAN AYAA SUUBINAA WALAL

  • @dailychallenges2595
    @dailychallenges2595 ปีที่แล้ว

    Guulayso Coach xog ogaal ayaa tahay shaqa fiicana wa noohaysaa. Horay usoco❤️

  • @safiahussein8687
    @safiahussein8687 ปีที่แล้ว

    Mansha allah sidadafan aad nogu faaiideysid ayaaba cajib ah qeer allaha kusiyo

  • @CadaalaMedia
    @CadaalaMedia ปีที่แล้ว +1

    Mshalh shukran ustaad ani dhowaan ayaan kubiiray waana i canfacayaa muuqaalkaaga i.a ❤😮😊👏✌️🥺🤦

  • @nuuxmaxameddaauud5381
    @nuuxmaxameddaauud5381 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid coach

  • @user-ug6ef1rr8g
    @user-ug6ef1rr8g 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid.

  • @ahmedomar2318
    @ahmedomar2318 ปีที่แล้ว +1

    Thanks coach

  • @habibomoha9961
    @habibomoha9961 10 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you sir at least you are real. Not telling us how to build biceps in a week

  • @fariidofficecl
    @fariidofficecl 9 หลายเดือนก่อน

    Shukran ustad

  • @abbyhurt9854
    @abbyhurt9854 ปีที่แล้ว

    Keep going ustaadii

  • @cuumarali4166
    @cuumarali4166 ปีที่แล้ว

    Shukran waa macluumaad buur dahab ka weyn

  • @user-ts4xe5rz2d
    @user-ts4xe5rz2d ปีที่แล้ว

    Thank you for sharing.

  • @AliHassan-is4ls
    @AliHassan-is4ls ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @aayartapoy792
    @aayartapoy792 8 วันที่ผ่านมา

    Thnkz teacher

  • @SuhaipDadax-nm7tm
    @SuhaipDadax-nm7tm ปีที่แล้ว +1

    Maclin bodherkee ugu fican oo aan isticmalaa😊

  • @rageedi5930
    @rageedi5930 ปีที่แล้ว

    Thank you couch

  • @mohamedateef967
    @mohamedateef967 ปีที่แล้ว +1

    yaa allah igu hanuuni sida jirkeyga udhisan lahaa adunyada akhirana cadaab ugu baadbaadsan laahaaa

  • @aliyare7039
    @aliyare7039 ปีที่แล้ว

    Thanks sxb

  • @abdinaasircumar9066
    @abdinaasircumar9066 ปีที่แล้ว

    Keep going legend guuleyso sami

  • @MAFTUXLYRCIS
    @MAFTUXLYRCIS ปีที่แล้ว +1

    Man,sha allah macalin keep going 🙏

  • @jaale001
    @jaale001 ปีที่แล้ว

    Good information 👍 👌

  • @cabdiraxmaancawil7745
    @cabdiraxmaancawil7745 ปีที่แล้ว +1

    Waan ku salaamaya waxan ahay oradyahan soomaaliyeed waxaanan rabbaa in aan kula soo xidhiidho mahadsanid

  • @KEYFLIPKeykeyFlip
    @KEYFLIPKeykeyFlip 8 หลายเดือนก่อน

    Waxaa isocoto bishi 3 sadaxad waan dareemaya isbadal badan kaligena madaremo waxaa ila dareemayo dadka iga ag dhow coach shaqo fican ayad haysa 👍👍

  • @suheebbunoow3981
    @suheebbunoow3981 ปีที่แล้ว

    Waka faa ideysatay mahadsanid

  • @nagiibismail670
    @nagiibismail670 ปีที่แล้ว

    Macalin maryolay legend

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 ปีที่แล้ว

    Legend maryoley

  • @thereyougo3842
    @thereyougo3842 ปีที่แล้ว

    Mash allah bro

  • @user-ir5zu8xq9h
    @user-ir5zu8xq9h 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks zxp

  • @daadey9423
    @daadey9423 ปีที่แล้ว

    Mashaallah Guuleyso bro

  • @FarhanHonestman
    @FarhanHonestman 3 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay

  • @Jallejlaani
    @Jallejlaani 8 หลายเดือนก่อน

    Tnx lpx

  • @max-wk8lm
    @max-wk8lm ปีที่แล้ว

    Best couch

  • @kusoco5745
    @kusoco5745 ปีที่แล้ว +1

    Our best

  • @abdiqadirmohamed374
    @abdiqadirmohamed374 ปีที่แล้ว

    Xageeh kalasooxariirah abdinasir walalow

  • @FarhanHonestman
    @FarhanHonestman 3 หลายเดือนก่อน

    Waad mahasantahY

  • @ridwanlove3116
    @ridwanlove3116 9 หลายเดือนก่อน

    Wlllll qaliii inteeee klaaasoxariiiraa

  • @bakaradam4257
    @bakaradam4257 ปีที่แล้ว

    Shaqo wacan aad noo haysaa sxbkey Abdir nasir maryoole,

  • @veryclassic4358
    @veryclassic4358 10 หลายเดือนก่อน

    Okeey,

  • @Abdiraxmanmuuse
    @Abdiraxmanmuuse 10 หลายเดือนก่อน

    Hand grip muxuu taraa sxp jawaab wacan

  • @CabdullahiXasan-il1dk
    @CabdullahiXasan-il1dk 7 หลายเดือนก่อน

    Macalin qofka caatada kwrn Bilowga muxuu kabilaabi

  • @hamdihussein8593
    @hamdihussein8593 10 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga maalinti ugu horeysay aan jiim aado waaye kadiba TH-cam ku qoray maxaa iga caawinayaa adiga iso baxay inaan mahadsanid wll aniga caato ayaan ahay lkn jirka inan dhisaa rabaa

  • @somalimedia33
    @somalimedia33 ปีที่แล้ว

    Asc salan kadib waxa an ku waydiin lahaa oo ah markii an gymka qado faraha irixmayo finger shaking age kayguna 19sano marka maxad talo isiin lahay hadii ad farintaydu aragto waa an ka sugaya jawab

  • @mahadhusein8556
    @mahadhusein8556 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad

  • @FuadbareMohamed
    @FuadbareMohamed หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @abdiqadirmohamed374
    @abdiqadirmohamed374 ปีที่แล้ว

    Wcs wll

  • @user-ni6ue6qt9p
    @user-ni6ue6qt9p 6 หลายเดือนก่อน

    Asc wll mar ka hore Wan ku salamay wll waxan ahy will raba in uu jibta bilabo Wan bilaby ilaa mudo 2 todobad ah wadaa waxana istic Maa protein la dhoho puld why nuceeguna yahy whayt waxan rabaa in ad isoo shegto
    Isticmal keada 🤚🤚🤚

  • @hamdihaji1445
    @hamdihaji1445 ปีที่แล้ว

    Asc wll asniga wx rawaa inaa cunada iiga dhiisto wx jogaa somaaliya laabrkaa ayaa rawaa

  • @allaaamin9834
    @allaaamin9834 ปีที่แล้ว

    Halsona lacag bixinayay hal maalin matagin waxaa muhiim ah inaad ledahay sabar iyo qorsho

  • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855
    @cabdiraxmaanbiiwaaye8855 ปีที่แล้ว

    Ustaad vidoeyda dhan bdna sidi dad lcg hysta ama qurbo jooga inad la talinysa uhdasha plz afrika sas maha dhaqalane mahaysano vidoe biggener ah noso dub an fahmyno colories mca ma nqano kwrn

  • @user-wn7mi2up3w
    @user-wn7mi2up3w 8 หลายเดือนก่อน

    Proteinka dhibaato maleeyahay

  • @ayaanmaxamed1088
    @ayaanmaxamed1088 ปีที่แล้ว

    Waa sax taas ani markan bilabayaay waxan islahaa 3bil waan isku cateen kartaa lakin taas waxaa sababay aqoon la aanteyda alx hada waan fahmay wax badan markan tagayay gmy biraha waxan uarkay qalab mesha iska yala lee

  • @ahmedmuuse9905
    @ahmedmuuse9905 ปีที่แล้ว +2

    Asc bro coachingka free miyaa mase

  • @abdirahmanabukarfahiye6818
    @abdirahmanabukarfahiye6818 8 หลายเดือนก่อน

    wllo wan ku salamay gymka hada waxan dhigta mudo 1 bil ah lakin dhibka aan isku arkay waxa waye isla markiiba wan dalaya mxa waye sababta

  • @user-up3uz2hn6n
    @user-up3uz2hn6n 7 วันที่ผ่านมา

    Iwad warka

  • @mohameddalmar7061
    @mohameddalmar7061 11 หลายเดือนก่อน

    Sxb waxan rabaa in aan noqdo qof jir fcn leeh ayan rabaa boss

  • @user-rq1eu8pm4g
    @user-rq1eu8pm4g 5 หลายเดือนก่อน

    Aadaa Ugu Mahad santahay macalimow

  • @halasbouba9778
    @halasbouba9778 ปีที่แล้ว +1

    👏👏🙏🙏

  • @nalka4096
    @nalka4096 ปีที่แล้ว +2

    👏👏👏👏👏👍

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 5 หลายเดือนก่อน

    waxaa lagu siiyay talooyin wacan dhiiri gali

  • @hereiam2823
    @hereiam2823 ปีที่แล้ว

    Absolutely

  • @farxaanjayte6218
    @farxaanjayte6218 ปีที่แล้ว

    Coach kasoo hadal hyperbolic

  • @dhamme0
    @dhamme0 ปีที่แล้ว

    Qof dhuuban ban ahay
    Markaa hadaan cunto badan cuno xataa sidaasaa ahay maxaa sameyaa si aan u bilaabo gym ileen anoo caato ah gym ma tagi karee

  • @oneday7050
    @oneday7050 ปีที่แล้ว

    kor u scoco maclin👍

  • @qorsheeyechannel6185
    @qorsheeyechannel6185 ปีที่แล้ว +1

    Adigu tusaale ha isu soo qaadan fadlan sababtoo ah adigu ma dhisnid

    • @Mirahamaskaxda
      @Mirahamaskaxda ปีที่แล้ว

      Muhiimada waa in uu adiga kaa dhisan yahy waxna waka barankarta

  • @maxud1170
    @maxud1170 ปีที่แล้ว

    🙏

  • @marwaanmohamed8039
    @marwaanmohamed8039 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @Hamda445
    @Hamda445 8 หลายเดือนก่อน

    Diyaar ayan ahey taliye

  • @cabdiraage10
    @cabdiraage10 ปีที่แล้ว

    Macalin waxan rabaa inaa jogyeeyo

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว

      Insha Alah waan suubinaysaa💪🏿💪🏿

  • @sweetieinahassan4153
    @sweetieinahassan4153 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha kaso hadal marke raban ine gym bilaban oo rabo ine jir qurxoon rabta

  • @maamafood1587
    @maamafood1587 ปีที่แล้ว

    🔥👍

  • @sumaya2910
    @sumaya2910 ปีที่แล้ว

    💣💥❤

  • @xanafi406
    @xanafi406 ปีที่แล้ว

    💪💪💪💪💪

  • @xalaalcaleyk53
    @xalaalcaleyk53 ปีที่แล้ว

    ✌💪

  • @farahcumar2476
    @farahcumar2476 4 หลายเดือนก่อน

    Awa timihee baba

  • @ahmedcirale2015
    @ahmedcirale2015 ปีที่แล้ว +1

    Macalin waxa raba inaa si private ah kuulasooxiriiro insha alh isii account kalasohadlo

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว +2

      Walalkey waxaa qiyaasaa videoga ma daawan. Emailkaan igala soo xariir Nazzii6@live.com

  • @hereiam2823
    @hereiam2823 ปีที่แล้ว

    💪💪💪💪

  • @sahalabdiladif3517
    @sahalabdiladif3517 ปีที่แล้ว

    👍 👌 👍 👌 👍 👌 👍 👌

  • @shefiali5561
    @shefiali5561 ปีที่แล้ว

    Sxb Email ayaa kuu soo diray wali maadan isoo jawaabin

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว

      Walal emails dhamaan waa ka soo Jawabay. Kaaga ima soo gaarin

  • @hellobrother360
    @hellobrother360 ปีที่แล้ว

    Noolow couch

  • @Mohammedhassan-jp6bf
    @Mohammedhassan-jp6bf ปีที่แล้ว

    .k

  • @daahirabdikhaliif367
    @daahirabdikhaliif367 ปีที่แล้ว

    Mhd sanid ustaat abdi nasir

  • @user-ho1js6jp9u
    @user-ho1js6jp9u 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad

  • @hamzikHamzik-fx4np
    @hamzikHamzik-fx4np ปีที่แล้ว

    Thanks zxp

  • @adiirfarhanharoole489
    @adiirfarhanharoole489 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad