Dhulkii Ceelasha biyaha oo si rasmi ah loogu wareejiyey qoyska Madaxweynihii hore Siyaad Barre.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 150

  • @Dulqusley
    @Dulqusley 2 หลายเดือนก่อน +8

    Hambalyo Konfur Galbeed iyo Laftagaren 👏👏👏

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg 2 หลายเดือนก่อน

    Waa Sifiican in Cidii lahayid dhulka Loo xukumay daowlada Somalia inay go aan kaas fulisay iyo koon furgalbeed oo Ayana waxka fulisay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +5

    laakin soomaalidu ha ogaato dhalka ilaahay ba qaybiyay ee qofkasta xaqisa hala siiyo waayo waxan aragna dhul balaadhan oo hal qof dhaxal u qaadanayo

    • @xarfo
      @xarfo 2 หลายเดือนก่อน

      dhaxal ma ahane nin nool ba leh.waana khasab iyo xaq in la siiyo si kasta u weynaado ama ha u yaraade

  • @sali3492
    @sali3492 2 หลายเดือนก่อน

    Reer siyaad waxooda waa tuugnimo. Dhulalka dhan waa in laga qaadaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +4

    koonfur galbeed guul maashaa allaah

    • @nasro7666
      @nasro7666 2 หลายเดือนก่อน

      Shamhad in dhimatay umaleynsh

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 2 หลายเดือนก่อน +4

    Soomaaliya maanta unbay dowladd aragtay, kuwii mooriyaanta musuq dilootka ahaa baa caddaalad la horkeenay.
    Guul soomaaliya

    • @mohamedabdulle358
      @mohamedabdulle358 2 หลายเดือนก่อน

      500boos sharciga dowlada ma ogoleyn ee in uu aabaheyd ahaay madaxweyne ayey ku heshay waana xaaraan la sharciyeeyay

    • @Maria28832
      @Maria28832 2 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedabdulle358 waa sax hade taas jareerka lagta gareen dhul hawiyeh ma xukumi karo

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 หลายเดือนก่อน +8

    Shamhaad Mohamed Siyaad bare
    Dhulka intaas Baaxadaas leh sideey ku yeelatay

    • @jawaali4709
      @jawaali4709 2 หลายเดือนก่อน +1

      Maxaad ka badali kartaa

    • @Baitulmuttaqien.
      @Baitulmuttaqien. 2 หลายเดือนก่อน +2

      Dhulka 90 kii kadib unbuu qiima yeeshay ee wixii ka horeeyey qiima malaheen qiimaha hadda nus boos lasiisto xiligaa dhul intaan ku laba jibaaran buu gooyey waliba qiima aad uyar

    • @AbdoMohamed-nh6qm
      @AbdoMohamed-nh6qm 2 หลายเดือนก่อน +1

      Shamhaad maxamed siyaad bare maaha ma meel lugu sheegay miyaad maqasheen lkn labada magac ee hore dadku wuu iskaga egkaan karaan

    • @alifarah5262
      @alifarah5262 2 หลายเดือนก่อน +2

      Barigii ay laheyd awooda badan ayay boobtay maantase waxey doontaba dib bey u hantisay, Siyaad Barre gurya kama dhiman laakiin caruurtiisa inta badan hanti xoog badan bey lahaayeen waana la ogaa sida noloshoodu aheyd oo Siyaad Barre xaasaskiisa ayaa lala biili jiray maadaama caruur badan uu lahaa markuu noqday madaxweyne rag badan ayuu abaal mariyay, in Soomaali qoys iyo qabiil kalulataana asagaa laga dhaxlay laysna aamini waayo, reer walibana deegaanka ay joogaan ayay maleeyaan inay dowlad ku yihiin

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@alifarah5262 oohinta waa ceeb dhuusomareeb aad dadka dhulkooda uga fogow tacsi ma rabno

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Bismilah Guul dowlada oo fulisey iney dhulkoodii heleen ilmo siyaad bare abahood dhib ayuu usoomaray❤😂😮dalkan

  • @Luul-gd4dz
    @Luul-gd4dz 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah ilahay ha idin xafifo🎉reer n siyad abalkay galrn allaha ugudo

  • @RahmoHusein
    @RahmoHusein 2 หลายเดือนก่อน

    Waa dulmi aad u ween illaahay ka baqa umada dhibaatada ka daaya

  • @hasnoomar9499
    @hasnoomar9499 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Allah

  • @MA-uz3qe
    @MA-uz3qe 2 หลายเดือนก่อน +4

    oo soo tii lahaa maahan Siyaad Barre dhul ma boobin, inta xamar iyo afgooye u dhaxeeysana qoyskiisa iyo qaraabadiisa ayaa leh, kala daaya 2daas

    • @Movie.1745
      @Movie.1745 2 หลายเดือนก่อน +1

      Dadkiisa cirka Miyay daganaayeen 😂

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ma boobin ee si sharci buu ku kasbaday

    • @abdi_252
      @abdi_252 2 หลายเดือนก่อน

      caabudwaaq ayuu kudhashay mujrimka sidee sheelada hose dhul ugu yeelan karaa 21dii sano ee wadanka xooga kuhestay ayuu iska xareestay

    • @adalmedia4291
      @adalmedia4291 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdi_252 markaad dhimato ayaad waraysan doona ,hada isagu ma joogo

    • @abdi_252
      @abdi_252 2 หลายเดือนก่อน

      @@adalmedia4291 fiican waye midaas waxaan waydiin doonaa sababta uu adeeryaashay iyo walaalkay kudilay

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 2 หลายเดือนก่อน

    Asc, sabarloogada saxda ee dhul bixinta waa tii dowladdi dhexe ee siyad Barre, balse markii la ridey dowladii dad badan baa ku soo qaxaey ceelasha biyaha, hase yeshee dowladdu ma siisay waqti ay ku guuraan dadkii daganaa.wbt

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +5

    ina siyaad bare dhulka wa lala leeyahay ileen wa dhaxale oo dhulka wa in laqeybiyo oo wixi xaq kule lasiiyo xaqoda waayo soomaalida waxa kubadan dhaxalka qof keliya iska wada qaadanayo wa khalad

    • @jawaali4709
      @jawaali4709 2 หลายเดือนก่อน +2

      Maxaad. Ka. Badalikartaa😅😅

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      Yaaaa nala leh futo ukuneey

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 2 หลายเดือนก่อน

    Waa qoys mujrimiin ah oo xoolihii umadda dhacay, sidee loo siiyaa dhulka. Soomaali wey udhamaatay

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      Habar ukun 😂 oohinta yareeh

  • @sali3492
    @sali3492 2 หลายเดือนก่อน

    Dhiigyacabkii Siyaad barre dhaxalkiisa awalba xaaraan bay ahayd. Laftagareen waa tuug neceb tolka

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 2 หลายเดือนก่อน

    Dhul ay xaday ayaa dib loogu celiyo tuug dhulkiisa inla celiyo 33 kidib waa musiibo qaran

  • @mohamedabdi2091
    @mohamedabdi2091 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo koofur galbeed in aad xaqa u hiiliseen oo tuugadi dhulkaan 33 sano heysatey aad kama dambeys ka saarteen. Kuwa harey ee sidaan oo kale dhulalkooda xaqdarada looga heysto in dhulkooda u soo celisaan si ey tusaale ugu noqoto tuugo badan oo xaqdarro dhul islaameed ku heysato in ey dhamaatey dhul dambe oo xoog lagu heysto.

  • @AliMohamed-i6e
    @AliMohamed-i6e 2 หลายเดือนก่อน +1

    sidee hal cid ku yeelatay intaaso goof naa allaah laga baqo waxan waa dhulboob digniin la aan umada dhulkooda looga dudumiyay masaakintaas ilaha umaqan

  • @mohamoudahmed685
    @mohamoudahmed685 2 หลายเดือนก่อน +2

    Siyaad bare iyo waxowdhalay sidee dhuloosiiyaa waaba denbilayaale maa iyaga maxkamada la geeyo waxa ayhestaana laga qaato cadaalad majirto

    • @mozi3051
      @mozi3051 2 หลายเดือนก่อน

      Haa siyas barre. Not his grandchildren.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      Kaaley saar hee urursabool

  • @SaciidoMohamed-qv7mc
    @SaciidoMohamed-qv7mc 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia waxa wareeriyey ilmo dhul xaarana lagu dhalay bal dadka dhul aysa laheyn isku dhajinaya mxey ka faideyan Aduun iyo Aakhiro.

  • @khadarcilmi4516
    @khadarcilmi4516 2 หลายเดือนก่อน

    Ina siyaad barre waxaasi waa dulmigii aabeheheed oo kale cadaabaha ayey jiidhi doontaa hal xaaraanii ma dhasho nirig xalaala ina siyaad bare waxay haysaa dariiqii aabeheed oo kale

  • @abdullahhussein9638
    @abdullahhussein9638 2 หลายเดือนก่อน

    Masha.allah waa cadaalad qofna lagama yeelayo xoolo dadoow inuu xoog ku heysto

  • @DjMüllar
    @DjMüllar 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah horey usii socdo dowlada Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 หลายเดือนก่อน +2

    Universal TV oo Ku caanbaxay duminta jiritaanka qaran soomaaliyeed iyo taageerada xasan ayax waan ognahay umada soomaaliyeed way ogyihiin

  • @fathiabdi2204
    @fathiabdi2204 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkk dadka beenta ka dhaafa MARXUUM MAXAMED SIYAD BARE WAX DHUL AH KA MATAGI ..DHUL UU DHAXAL UGA TAGAY MAJIRO AWLAADISA,,ALLAHA YARXAM

  • @fadma638
    @fadma638 2 หลายเดือนก่อน

    30 sano in ka badan ayaa wadankii laga maqnaa ina Siyaad inay sadaqeysato ayaa u fiicneyd maadaamo dad masaakiin ah meesha deganayaan 😢

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      Diidney deee hantida darood sadaqo maahan

    • @Maria28832
      @Maria28832 2 หลายเดือนก่อน

      @@dilara-jj5yjdaarood meel uu leeyahay ma jirte xabad afka la galin dhulka hawiyeh leh

  • @Beir-e2y
    @Beir-e2y 2 หลายเดือนก่อน

    Meeqa jeer baan in dhahay haa gadanina dhulka ilaa ceelasha biyaha ilaa afgooye waa dhulkii ciidanka asluubta iyo madaxdii hore war lacagtiina ilaalsada

  • @hodanabdulqadirabdulrahman1227
    @hodanabdulqadirabdulrahman1227 2 หลายเดือนก่อน +1

    War maxamad siyaad yaa xaq u siiyay in gabar uu dhalay dhulka baxadan leh yeelato

    • @AbdulDelta1
      @AbdulDelta1 2 หลายเดือนก่อน

      Adiga yaa xaq kuu siiiyey dhulka aabahaa iyo guriga aad ku dhalatay ?

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 2 หลายเดือนก่อน

      Waa dhacay masaakinta

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@AbdiShakur-f1s mxd ka bad3li kartaa

  • @zakariyajama9195
    @zakariyajama9195 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkk waa cajiib qoftii aaday darmooley ee usuuro galiweyday tuuganimada in maanta oo ceelasha biyaha oo ahaa goof xiligii dowladii kacaanka waxaan u fadhiyaa in layiraahdo ceel dheer iyo ceelbuur ayaa la burburinayaa xamar leeskala tagay

  • @AbdiqaniGabobe
    @AbdiqaniGabobe 2 หลายเดือนก่อน

    Baadi Kugu raagtay Inad leedahay ba Mooda

  • @abdi_252
    @abdi_252 2 หลายเดือนก่อน +1

    siyad barre asaga yaa xaq usiiyey markiisii hore mise 21dii sano ee wadanka xooga kuhestay ayuu iska xaraystay
    waan ognahay siyad barre inuu ree galgaduud aha sidee shabeelada hose dhul uga helay.

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 2 หลายเดือนก่อน

      Umadii ayu ka dhacay

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      Adiga dhuuusomareeb bad ka timid yaa xaq ku siiyey xamar

    • @abdi_252
      @abdi_252 2 หลายเดือนก่อน

      @@dilara-jj5yj so marka siyaad barre caabudwaq kama iman?

  • @JJAbdi
    @JJAbdi 2 หลายเดือนก่อน

    Sooo tii lalahaa siyaad barr dhul taako dalka kuma lahayn😂😂

  • @hodanabdulqadirabdulrahman1227
    @hodanabdulqadirabdulrahman1227 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaana Allah
    ILaahayow adaan waxba ka qarsooneyn

  • @AshaJamac
    @AshaJamac 2 หลายเดือนก่อน

    Muuse biixi asaguna aidaa si la mid ahbuu dad ugu qabsaday mel ay dad masakin ahi daganayen lkiiin taarikhda may dhicin madaxwayne dhulkii dadka ku haysta si arimihisa ugu fushado ,,,,,madaxwaynihii dadka dhulkiisa u iibiyey wuxu ahaa maxamed x ibhin cigal AHN

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 2 หลายเดือนก่อน

      Allaha u naxariisto

  • @AbdulDelta1
    @AbdulDelta1 2 หลายเดือนก่อน

    Cadaaladu ha waarto. In meeshaan la isla soo gaaro maba ahayn

  • @RaidMahmoud-mg8lv
    @RaidMahmoud-mg8lv 2 หลายเดือนก่อน

    Masha’Allah!

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 หลายเดือนก่อน

    Hawiye war dadka siiya guryaha aad ka qaadateen dadka somalida waxba xaaraan ka faaidi maysaan.
    Hawiyoo dhan maaha lakin wa majirityga

  • @sali3492
    @sali3492 2 หลายเดือนก่อน

    Beesha HG waa inay arrintaan ka dagaalamaan. Hubkiina ku difaacda dhulkiina

  • @Aweysaxmedcali
    @Aweysaxmedcali 2 หลายเดือนก่อน +1

    haloo noqdo 1992sii markaalee layskaa awood badiyo qofkii rayaa reerkaa uharo kkkkkk

    • @muhammedhassan418
      @muhammedhassan418 2 หลายเดือนก่อน

      Adi magaca iska badal inta 1992 lo laban awesoow

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      Soo qaado qorigaaga futo ukuneey hee

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 2 หลายเดือนก่อน

    Meel walba boob ku deg
    Meel walba boob ku dumi
    Meel walba boob ku iibi
    Meel walba miskiin ka rar
    Meel walba miskiin ku dulmi

  • @Maria28832
    @Maria28832 2 หลายเดือนก่อน

    MA MAANTEY DHIIGYACABKII SIYAAD EE MUJAAHIDIINTA USC HAWIYEH EE NAGA XOREYEY DIKTARKAS DHULKOODANA GACANTA UGU JIREY MIYA JAREER LAFTA GAREEN YIRI ANA U XUKUMAY TUUGADA SIYAAD HADE LAFTA GAREEN BAYDHABO MEEL AAN AHEYN MA LIHID MARKA BARAWE ILAA MOQDISHO WAA GOBALKA BANADIR TAAS OGOW DHULKA HAWIYEH LEH JAREERYAHOW

  • @Luul-gd4dz
    @Luul-gd4dz 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilahay habarakeyo kuwa uhiiliyey cadaladda

  • @hasnoomar9499
    @hasnoomar9499 2 หลายเดือนก่อน

    Hakuwaana qaateen dadkii digsiga iyo laamayeeriga la ordaayey

  • @sophiamohamed8833
    @sophiamohamed8833 2 หลายเดือนก่อน

    Gudomiyaha gobolka shabelada hoose wuxuu shegay qofka isku daya inuu cadalad radsada waa danbi waxaa iga sual dad dhulka ayaga leh madacwon karan miya shamhaad side ku yelatay kun boos allaah malaga baqo adunka walaga tega dhul magurayo 2 mitir gelesan tuug waa tuug cadabta allaah ha idin geeyo ameen

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 2 หลายเดือนก่อน +1

    WAAA YAAAB!!

    • @Beir-e2y
      @Beir-e2y 2 หลายเดือนก่อน

      Aziiz.maxaa la yaabta dhulka mareexaan baa imoow kofur galbeed xamar maa mooday dadka ku dhacdaan tuugo haaweey

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Beir-e2ywar marexan iyo eelaayba waa ka aarsan doona garbaharey ayan gubeynaa

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@AbdiShakur-f1s soo dheereeeh habar futo ukuneey

  • @zakad9554
    @zakad9554 2 หลายเดือนก่อน

    Hawarta sidee dareemeysaa

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 2 หลายเดือนก่อน

    Sham had waa dhimatay laakiin waxaad Mataan cautious dadka somalyed ayey la xaquuq ahaayeen lakiin maxamed siyaad shaqsigiisa dhul iyo hati ma dhicin😊

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah 😢😢😢😢

  • @abdinurmacalim15
    @abdinurmacalim15 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwii Xasan aa iib saday lahaa aaway😂

  • @eljey.Tailor
    @eljey.Tailor 2 หลายเดือนก่อน

    Hadabo dawlada xigto ee konfir galbed aya hadan diba ucelineso hhhh

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 2 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobanimo Somalia hanolato

  • @Maria28832
    @Maria28832 2 หลายเดือนก่อน

    WARYAYA QORYAHA QAADA SIYAAD BARE LA ERYEYEH MA KOONFUR GALBEEB MEEL AAN BEYDHABO AHEYN MA LAHE XABAD AFKA KA KALIYA DIFAACDA DHULKIINA INA SIYAAD GADO LEEDAHAYEH XAAFAD DHAN HA XAREYSATO DHULKA USC HAWIYEH LEH WALAAHI BAA ISAAQ SNM KIBIRKAAS LOOGU TAGIN 34 SANO KA DIB JAREERKA LAFTA GAREEN BAYDHABO LEEYAHAY MEEL KALE MA XUKUMI KARE HAWIYEH MIDOOBA MASAKIINTINA KA CELIYA CADAWGA DHULKINA BOOBAYEH FAQASH

  • @somalisomlia6720
    @somalisomlia6720 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guuuuuul guuuuuul mareexaan kanaxoow nafta waa

    • @sarahaden8314
      @sarahaden8314 2 หลายเดือนก่อน

      .mareexaaan wax uma hayside umada ha ku dirin

    • @Maria28832
      @Maria28832 2 หลายเดือนก่อน

      @@sarahaden8314meeshaas kii gada waa dhiman

  • @xawoabdullahi9512
    @xawoabdullahi9512 2 หลายเดือนก่อน

    Yaasiiyey

    • @AhmedAli-ge5xf
      @AhmedAli-ge5xf 2 หลายเดือนก่อน

      Sharci baa siiyey.
      Waxaad uga jeedo,waa rakhiis iyo cuqdad

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 2 หลายเดือนก่อน

    Jiir haan ku weeynaaday Mareexaan hanti wadaag ayee ku boobeen hantidii umada lakin raxanweyn dhul aadan laheen idin siima karaan goofka waa goof abgaal walaahi inaa leesaga hareenin

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waa sidaas

    • @MohamedAli-ew7sy
      @MohamedAli-ew7sy 2 หลายเดือนก่อน

      Aryaa hadaa abgaal nah dhul nuguma yaro ee qufka wax dhisayo ha la siiyo

  • @Maria28832
    @Maria28832 2 หลายเดือนก่อน

    WALEE CADALAD DARADII LAGA DAGALEY WEEYE USC IN KOONFUR GALBEED JAREER SEE LOO HOOS GEEYEY DHULKA HAWIYEH XASAN SHEEKH QALADKAAS LEH TEEDA KALE SEE KU YEELATEY INA SIYAAD BARE DHULKAAS BAAXADA INTAAD LA EG SOW XATOOYO XOOLO DADWEYNE MA AHEEN SAXIIX BEEN AH WEYE SIYAAD DHIIGYACAB AHAA IN MAANTEY MASAKIINTII HAWIYEH LOO KICIYO WAXA LA IDINKA RABAA IN AAD IS KA CELISAAN EELAAY CAQLI MA LAHE XABADA AFKA KA GALIYA

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 2 หลายเดือนก่อน

    Siyaad bare dhul ma laha sow lama dhihi jirin 😂 hada umadas masakinta waxaa loo qixiyey dhul ow awood dowlo ku qaatay murtad maxamed siyaad😂😂😂

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 หลายเดือนก่อน

    Mooryan dhiigyocab ah ku bahaloobey hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dhulka Aabahood xoog ayuu uga qaatay xaqna uma laha ee dadka awoowayaashood ka dhaxloow ha ka harina xoolihiina idinkaa xaq u leh oo dhulkaas Rabbi idinku beeray no more booli qaran

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂 kaaley naga qaad

  • @CabdiCr7-ot4ks
    @CabdiCr7-ot4ks 2 หลายเดือนก่อน

    😂😅

  • @JalaqsaneAadan
    @JalaqsaneAadan 2 หลายเดือนก่อน

    Qaacin dhul helay umaxumid

  • @QalidHasan
    @QalidHasan 2 หลายเดือนก่อน

    Dadka in ogeysiis la siiyo ayey ahayd

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 หลายเดือนก่อน

    Sidaas eryo cadaalada waxay rabtaa in xoog lagu fuliyo khasab bey dadku aqbalayaan

  • @moji3863
    @moji3863 2 หลายเดือนก่อน

    Sideey ku yeesheen ilma Siyaad Barre dhulkan? Miyeey iibsadeen mise Aabahood ayaa u xoogay?!

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      Lcgteeena kla baxney

    • @Maria28832
      @Maria28832 2 หลายเดือนก่อน

      Saxiix been siyaad gado leeyahay dhulka hawiyeh leh

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 2 หลายเดือนก่อน

    Tuugadii ilma afweyne oo wili boob iyo dhac ku jira.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 2 หลายเดือนก่อน

    Walaahi inaan taako dhuul ah siin lahayn reer ka 😏

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      Ma nagu dhuuusaysaaa soo kaas aaan ka raafey

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 2 หลายเดือนก่อน

      @dilara-jj5yj dameer aan damiir lahayn oo xabaalaha qota baad laluushteed 🤣🤣 gedo ku eekaada somali balaayo qabyaalad iyo naceeb baad ku furteen, iin aad wax ka heshaan dhuul somali waba khalad weyn.

  • @neyruuschannel5543
    @neyruuschannel5543 2 หลายเดือนก่อน

    Sheeko baraleey sheeko baraleey

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 หลายเดือนก่อน

    Waar meeshan maxaa ka socda 🫢🫢😥😥

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz 2 หลายเดือนก่อน

    Oo maxaa naloo oran jiray dhul malahayn ree siyaad barre waa maxay dhulkaan reerka hada loo celinayo

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa markii koowaad ee aan arko ehelka Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre ilaahay haw Naxariistee hanti ay leeyihiin

    • @AbdoMohamed-nh6qm
      @AbdoMohamed-nh6qm 2 หลายเดือนก่อน

      Waa been waxba kama jiraan shamhaad maxamed siyaad machan rer siyaad bare ee magaca ayey iskaga egyihiin

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 หลายเดือนก่อน

      Ilma maxamed siyaad dhulka ay boobeen waa tobanaan kun, kaliya afgooye iyo xamar inta u dhaxeysa ayaa mid kasta oo kamid ah qoykaas wuxuu ku leeyahay kumaan boos,
      Dhulkaan midka kasoo horjeeda waxaa laga gadsy ina maxamed siyaad, waa meesha ay ku yaalaan suuqyads safa & marwa.
      Xamar meel kasta oo laga soo galo waxaa ku yaalay guryihii maslax maxamed siyaad, macal dhinaca airportiga

    • @NuurCalisheikh
      @NuurCalisheikh 2 หลายเดือนก่อน

      Xamarba iyagaale nacalaa ku yaale

  • @NurRoble
    @NurRoble 2 หลายเดือนก่อน

    Mawaxaa rajo ka leedihiin ninkii dilay ikraan iyo xildhabaanad aamina madaxdii shirqoolka u dhigay ragii kabahooda ku duugay intuu wadanka uu madaxda ka ahaa uu sameeyay waa waxa aan aduunyada hora uga dhicin i nin waxaas sameeyay in uu xukun ku soo laabto waxaase nasiib ah in uu weli qabiiladii uu hubka gacanta ugu jiro kkkkkkkkkkk

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +1

    biliqooyinka halayska soo celiyo ileen bur burki boob iyo in meel layskaga habsado ba dhacday ee xaqa dadkodi halo celiyo

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 2 หลายเดือนก่อน

    Duminta guryaha danyarta miyaa cadaalad ah danbiilayaal xaqdaro ayaa loo dumiyey.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      Tuuugo tihiin deee

    • @hyusuf2207
      @hyusuf2207 2 หลายเดือนก่อน

      @@dilara-jj5yj sidaa markii hore u xadeen Lee ma hoo

  • @JJAbdi
    @JJAbdi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gaalkii waaynaa ee aayadihii quraanka aqriyay dhul uu boobay gaabadhiisa in maanta ka cuksado xukun baadil ah waaye

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      Futo ukun adi miya muslim ah

  • @seidserar9966
    @seidserar9966 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa loo xukumay

  • @Aaaaaaa-c7y
    @Aaaaaaa-c7y 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 2 หลายเดือนก่อน

    ehelki siyad bare dhulka gata oo meesha kacarara

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 หลายเดือนก่อน

    Intaan dhulka la eg sideey hal qoys ku lahaayeen

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      Lcgteeena ku iibsaney

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 2 หลายเดือนก่อน +3

    Siyaad bare maanta hala ogaado inuu muqdisho iyo afgooye inta u dhaxeeysa in lasiiyo hal gabar oo uu dhalay siyaab bare aaway cadaaladii

    • @Dulqusley
      @Dulqusley 2 หลายเดือนก่อน

      Adado ku labo 😂

    • @ahmedfarah5718
      @ahmedfarah5718 2 หลายเดือนก่อน

      Meeshaad ka timid ku noqo,haddii la siiyey waxay ula sineyd somalidaas kale ee dhulalka la siiyey.

    • @abdi_252
      @abdi_252 2 หลายเดือนก่อน

      @@Dulqusley siyad bare asba cabud waaq ayuu kayimid mujrimka yaa siiyay dhulkan asaga iyo faraciisa midna koofur madigi jirine

    • @Baitulmuttaqien.
      @Baitulmuttaqien. 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaa jira dhulal badan oo dowladaasi siin jirtay shacabka inantiisana xaqa ay lahaayeen umada ayey iyana laheyd balse nasiib daro hadda dad xanuunsan oo qabiil iyo qurun lagu koriyey baan arkaa siyaad barre inaad soomaali tahay unbaa ku filneyd alla maxaa wakhti soo qaadanay oo dowladnimo iyo sharaf ku nooleyn

    • @Baitulmuttaqien.
      @Baitulmuttaqien. 2 หลายเดือนก่อน

      Waligey shilin waxbarasho kumaan bixin caafimaadna sidoo kale dowlaha maanta aan dawarsano waaba iskala weyneyn ❤