VITAMIINADAAN NOLASHAYDA WAX WEYN AYAY KA BADALEEN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 พ.ค. 2022
  • VITAMIN C
    VITAMIN D
    ZINC
    MAGNESIUM
    JOINT SUPPORT
    Mahadsanid daawashada aad daawatay videoga. Hadii aad rabtid inaan waxvideo ka suubiyo komentiga hoose iigu soo qor.
    Halkan iga soo xariir :
    Facebook: / abdinassir
    Instagram : maryoley_mu...
    Snap chat; Nazzii6
    Tiktok: maryoley_muscle
    Online coaching: nazzii6@live.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 172

  • @nalka4096
    @nalka4096 2 ปีที่แล้ว +10

    Jazakallah wll halka dad badankiisa ay maalayacni iyo qabyaalad ku maqanyihiin adiga dadkaad u faaideysaa waxaad mudantahay xushmad🙏❤

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว +1

      Adiga mudan walal 🙏🏿❤️

  • @ahmed19198
    @ahmed19198 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks Abdinasir guul Ayaan kuu rajeeynaa

  • @healthylifestylechannel9733
    @healthylifestylechannel9733 2 ปีที่แล้ว

    Xaqiiqo dadkeena muhiim u ah jasak Allah qeer walal qaali

  • @muadmohamed4140
    @muadmohamed4140 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Bro Wan Kaga Mahadcelinaya Sida Wangsan Aad Noola Wadaagtay Vitaminskan.

  • @yusradiinmohamed3105
    @yusradiinmohamed3105 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah walal Wax i anfacaayo ayaa ii sheegtay thanks

  • @salim-nh8pp
    @salim-nh8pp 2 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soco bro waadku mahadsantahay wakhtigaaga qaaliga eh aad noogu faaideyso i am your big fan

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah ♥ ♥ jisakallah qeer aniga wan kahela video yadada wan firsada walalkey mahasanid somalida madaneyan cafimaadk o wa baqiilye

  • @darekabuukar1183
    @darekabuukar1183 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha’allah ilahey hakaa awaal mariyo cilimkga khaaliga ayaad marwalbo nola wadaagtid veli🙌🏾💪🏾❤️

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walal Darek💪🏿❤️🙏🏿

  • @alimahad9802
    @alimahad9802 2 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah hadaan ku arkey wax fiican oo ka faaidaysi leh weeye thanks

  • @maxamedtakow4827
    @maxamedtakow4827 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid bro waan ka faaiiday muuqaalkaan horay u soco maclimuu🙏🙏

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan walal ❤️🙏🏿

  • @cabdiqaadircirro228
    @cabdiqaadircirro228 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid sxb dalkii ayaanu joognaa markasta cashar muhiima ayaan kaa faaiidnaa

  • @xamza9279
    @xamza9279 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin big respect

  • @AhmedHassan-cv9vm
    @AhmedHassan-cv9vm 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Boss💪👍

  • @khaderahmed5694
    @khaderahmed5694 2 ปีที่แล้ว

    🙋‍♂️
    Maasha Allah ❤️ aad iyo aad bad u mahad santahay walal

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan walal ❤️💪🏿

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah walaal 👍🏽

  • @abdirizakosman5162
    @abdirizakosman5162 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad!

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว +1

      Adiga mudan walal 🙏🏿🙏🏿

  • @maryanmohammed2414
    @maryanmohammed2414 7 หลายเดือนก่อน

    Mashallaah walaalkey jzk kheer

  • @zamzamshire4867
    @zamzamshire4867 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah thanks bro sidaa noogu faaidaysay

  • @aadangaydh1954
    @aadangaydh1954 2 ปีที่แล้ว

    Aad bad u mahadsantahay dr

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @sweetieinahassan4153
    @sweetieinahassan4153 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah dumarka vitamins ufican usheeg

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว

    Waa dhibaato kugu maqan saxib waa sun caadiya been baad ku heysaa alle ha ku sahlo wadnaha ayuu dhaawac gaadhsiiya

  • @AhmethANJ
    @AhmethANJ 2 ปีที่แล้ว

    Mcln Abdi Nasir Thnx Boss 🙏

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan walal 🙏🏿❤️

  • @yuuali2743
    @yuuali2743 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb

  • @samabdullahiahmed9517
    @samabdullahiahmed9517 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ust.

  • @aasiyocabdi9322
    @aasiyocabdi9322 2 ปีที่แล้ว

    asc wll alle ajar hakaa siiyo

  • @omaari155
    @omaari155 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad 👌

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan walal 🙏🏿❤️

  • @abukarsheikh2268
    @abukarsheikh2268 ปีที่แล้ว

    thnks ustaad

  • @Skizskiz
    @Skizskiz 2 ปีที่แล้ว

    It's a lot of very useful information 🙏😍

  • @jaale001
    @jaale001 ปีที่แล้ว

    Useful information 👍 👌

  • @ibrahimgaal581
    @ibrahimgaal581 หลายเดือนก่อน

    Thank bro

  • @xanafi406
    @xanafi406 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend of the legends nooloow coach

  • @ayaanmaxamed1088
    @ayaanmaxamed1088 2 ปีที่แล้ว

    Tnks wll qali

  • @axmedxaaji7294
    @axmedxaaji7294 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allaah👍💪🏿💪🏿💪🏿

  • @djdhucey8423
    @djdhucey8423 2 ปีที่แล้ว

    Asc walalkey nabarkaaga iso qor adiga rali ah

  • @special491
    @special491 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah coach

  • @zakariaaxmedhassen4202
    @zakariaaxmedhassen4202 2 ปีที่แล้ว

    Thanks Coach

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan walal ❤️🙏🏿

  • @cryptocarrency
    @cryptocarrency 2 ปีที่แล้ว

    Thank you coach

  • @kalakiciz1313
    @kalakiciz1313 2 ปีที่แล้ว

    couch Abdinasir Wad Noo Faa ideysay Mahadzanid Pro 🇸🇴👍

  • @abdiraufarabgorad5880
    @abdiraufarabgorad5880 2 ปีที่แล้ว

    zxp aad umahadsanthy!

  • @ismaaciilmaxamed4605
    @ismaaciilmaxamed4605 2 ปีที่แล้ว

    asc maclin waad mahad san tahay thanks

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว

      Wcs wr wb. Adiga mudan walal ❤️🙏🏿

  • @mahameddalal7844
    @mahameddalal7844 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsan tahay dr arin aad loogu baahan yahay ayaad noo sheegtay

  • @amiinyahya5644
    @amiinyahya5644 2 ปีที่แล้ว +1

    Team muruq keep going

  • @amiinyahya5644
    @amiinyahya5644 2 ปีที่แล้ว

    Thanks coach

  • @guudonqali5088
    @guudonqali5088 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ♥️♥️♥️

  • @max-wk8lm
    @max-wk8lm 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid coach

  • @nadiifaabdi4218
    @nadiifaabdi4218 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsnid sida aad noogu faa, iideysey

  • @fadumohussein9380
    @fadumohussein9380 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah 🌹🇸🇴🌹🇸🇴

  • @ayaanmirealiayaanmireali9499
    @ayaanmirealiayaanmireali9499 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @kingarashiid3353
    @kingarashiid3353 2 ปีที่แล้ว

    Thnk u brother

  • @simranabdullahi7724
    @simranabdullahi7724 2 ปีที่แล้ว

    Adc cuntada naga sax quracda qadada iyo cashada naga sax insha Allaah adow mahadsan insha Allaah

  • @hodandagan9488
    @hodandagan9488 2 ปีที่แล้ว

    Asc xamar ayan joogaa walal inad i caawiso raaa thankyou

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว

      Wcs wr wb. Dad badan oo wadanka jooga ayaan coach u ahay. Hadii aad rabto online coaching waxaa igala soo xaarirtaa emailkaan Nazzii6@live.com

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 ปีที่แล้ว

    jasaakallaah waa faa,iido waxaad noo sheegtay

  • @sahalabdiladif3517
    @sahalabdiladif3517 2 ปีที่แล้ว

    Mahafsanid walaal nasri

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan walal ❤️🙏🏿

  • @abdikarimabdi1589
    @abdikarimabdi1589 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @abdala5029
    @abdala5029 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah coach ilaahay garabkaaga ha galo

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว

      🤲🏿🤲🏿🤲🏿❤️💪🏿

    • @AliD-xm7ro
      @AliD-xm7ro 2 ปีที่แล้ว

      Masha allaha jzk macalin ilaahey haku xafido qof aan waxaba soomaliada sawir keli uu soo diro oo ka qaata $150 waa xuseen AJ asagana ilaahey haa soo hanuuniyo dhaca uu dadka uu geysana ka waantooba please bro like share siiya in badan jzk

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 2 ปีที่แล้ว

    garxiirow waad mhdsnthy

  • @abdallamahamed7387
    @abdallamahamed7387 2 ปีที่แล้ว

    Asc wlo sida fcn noogu sharaxdid Thks anigu gym ma ciyaro Lkn ma isticmali kara Vitamine dhana

  • @noorstar9502
    @noorstar9502 2 ปีที่แล้ว

    Thank you wlhy

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan walal ❤️🙏🏿

  • @baabucilmi
    @baabucilmi 2 ปีที่แล้ว

    Shuran c naasir

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan walal ❤️🙏🏿

  • @samdaaniofficial4896
    @samdaaniofficial4896 2 ปีที่แล้ว +1

    Wax ka khatar badan majirto kiniinada iyo vitamiinada. Iska ilaaliya

  • @amiinyahya5644
    @amiinyahya5644 2 ปีที่แล้ว

    Good job ayaad haysa Lkn dad yar basa ogyihiin

  • @haawahussein622
    @haawahussein622 2 ปีที่แล้ว

    Asc walakey waku salamay waxan ku dhib qaba cayilka hadan iska rido hadana deg deg iguso labta maxa qaldan

  • @maxamedclraxmaanxuseen7628
    @maxamedclraxmaanxuseen7628 ปีที่แล้ว

    M,a alah

  • @boqolboy6039
    @boqolboy6039 2 ปีที่แล้ว

    Mashallh

  • @akram-yariisow14
    @akram-yariisow14 2 ปีที่แล้ว

    Xalaaal miyaaa bro vitamins ka qaarkoood gelatin ayaa ku jiro .

  • @abdikadirkim1707
    @abdikadirkim1707 2 ปีที่แล้ว

    Thanks💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan walal ❤️🙏🏿

  • @fatuma1033
    @fatuma1033 2 ปีที่แล้ว

    Wll asc aniga markasta wan xanunsada hospital markan tagana wax maqatid aya laidhaha plz ila tali thanks

  • @kusoco5745
    @kusoco5745 2 ปีที่แล้ว

    Nooloow coach

  • @keepgoing2953
    @keepgoing2953 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @xayaatxilwa9626
    @xayaatxilwa9626 2 ปีที่แล้ว

    intee lga helaa

  • @cawaaleaxmed3470
    @cawaaleaxmed3470 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll number kaaga

  • @mohamedaliabdinur6618
    @mohamedaliabdinur6618 2 ปีที่แล้ว

    Strength 💪🏿

  • @mohaa.9739
    @mohaa.9739 2 ปีที่แล้ว

    Baari taanka dhiiga aan iska qaadayo maxaa ladhahaa coach

  • @saidabtiile113
    @saidabtiile113 2 ปีที่แล้ว

    Good

  • @calixaji2393
    @calixaji2393 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 2 ปีที่แล้ว

    Dr qof 26 sano jiro collegen ma isticmali karaa

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys 2 ปีที่แล้ว

    Thanks Macalin Waxan Kuweydii lahaa Fat Burnerka Kee igu Fiican

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว +1

      Fat burner lacag kaa khasaaratay waaye. Waxba kuuma taraayo. Video ayaa ka suubiyay fiirso

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 2 ปีที่แล้ว

    Maryoley magaca ka heley 🤣🤭

  • @zackyainsane9795
    @zackyainsane9795 2 ปีที่แล้ว

    MAGNESIUM sidoo kale waxaa ka heli kartaa muuska/mooska.

  • @saeedofficial
    @saeedofficial 2 ปีที่แล้ว

    Waxaa sooo chemical ah side effect hadhow baa laguu yaabaa

  • @CadaalaMedia
    @CadaalaMedia ปีที่แล้ว

    Ustaad side effect malah mii❤😊😢

  • @daahirdeesane
    @daahirdeesane ปีที่แล้ว

    Malayska cuna iyado lays baarin?

  • @salahsergio660
    @salahsergio660 2 ปีที่แล้ว

    Wll anoo gym galin cuntone aan is ka dhaaf in seen isku caateeyaa

  • @hereiam2823
    @hereiam2823 2 ปีที่แล้ว

    Legend

  • @mohaa.9739
    @mohaa.9739 2 ปีที่แล้ว

    Baaritaanka dhiiga aan iska qaadaayo maxa la dhahaa coach

  • @keysedaddy8053
    @keysedaddy8053 2 ปีที่แล้ว +1

    Multivitamin! Oo kuwaas oodhan ku jiraan marki laga reebo (Join support) kawaran sewaye? Mayar yihiin mise inaa mid mid uqaadatid aa fiican?

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว +1

      Haa walal. Lkn multivitamin cadad goan ayaa ku JIRTO 🤔

  • @daadirdaadir3568
    @daadirdaadir3568 2 ปีที่แล้ว

    Asc abdinasir eboowe wa ka fa'idestay wax badan oo ka maqan jirkeyga aad ayaa u mahadsantahay coach

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว

      Wcs wr wb. Adiga mudan walal ❤️❤️🙏🏿🙏🏿

  • @shuceybabdi8263
    @shuceybabdi8263 2 ปีที่แล้ว

    mucalimuu zinc meeqa maalintii qaadan karaaa

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 2 ปีที่แล้ว

    ❤️

  • @mohamedissack8164
    @mohamedissack8164 2 ปีที่แล้ว

    Wll nambarka isodir

  • @wllkinmucad9077
    @wllkinmucad9077 2 ปีที่แล้ว

    Wale cunto maiskacelini karo wixi larabo halashegee❤😅😅

  • @faysalmaxamedabdi460
    @faysalmaxamedabdi460 2 ปีที่แล้ว

    Macalin waxaad kaso hadasha Testosteron Booster kabsolka mahadsanid

  • @aashobile5088
    @aashobile5088 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk 👍

  • @faadmaxasan7854
    @faadmaxasan7854 2 ปีที่แล้ว

    Wll waxaan dhan intee laga helaa

  • @cimraanaweys5620
    @cimraanaweys5620 2 ปีที่แล้ว

    @growth hormones deficiency Baan qabaàaa dhaqtarka ii weydii jirdhiska masameykaraaa

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 ปีที่แล้ว

      Insha Alah. Lkn waad training garayn kartaa. Hadii aad qabto growth hormones deficiency, doctor makuu soo qoray inaad grown hormones qaadato?

  • @thereyougo3842
    @thereyougo3842 2 ปีที่แล้ว

    🙏🙏🙏🙏

  • @weersanmedia4226
    @weersanmedia4226 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan oo dawoyin ah ma dadka yurub jooga ee an qorrax badan helin baa loogu talagalay mase qoraxjoogta xataa waa anfacayaa.

  • @xalaalcaleyk53
    @xalaalcaleyk53 2 ปีที่แล้ว

    😍😍😍😍😍