Sida Loogu adeegsado Google Chrome Extensions Telefoonada | Farsamo Cajiiba

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 มิ.ย. 2023
  • google chrome waa appka ugu badan ee websiteyada internetka laga booqdo, sido kale internetkana wax looga raadiyo. mid kamida waxyaabaha google chrome ka dhigay appka loogu adeegsiga badan yahay waa inuu leeyahay extensions, extensionska waa qaabka aad ugu so kordhin karto appka google chrome farsamooyin cusub oo wax ka badalaaya sida aad internetka wax uga raadiso. nasiib daro appka google chrome ee telefoonada malaha extensionska, waxa aynu muuqalkan se ku eegi doona qaabka aad google chromeka telefoonada ugu isticmali karto extensionska oo dhamaystiran.
    ★ ---- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. ----- ★
    Sida Loo Adeegsado Chrome Remote Desktop (Muuqal Dhamaystiran) • Sida Loo Adeegsado Chr...
    sida loo qurxiyo extensions loogu so daro ama wax looga badalo browserska sida CHROME,FIREFOX • sida loo qurxiyo exten...
    Dhamaadka Passwordka | Wax Ka Ogow Aalada Shirkada Google Soo Saartay ee Passkeys! • Dhamaadka Passwordka |...
    Google Bard AI | Aalada Cusub ee AI ah ee Google soo saartay Iyo Sida Loo Adeegsanaayo • Google Bard AI | Aalad...
    Sida Loo Adeegsado Gmail Internet La'aan (Muuqal Dhamaystiran) • Sida Loo Adeegsado Gma...
    ★ ---- linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya. ---- ★
    ☑ Daawaday Muqalka
    ☐ LIke Gareeyay?
    ☐ Subscribe Gareeyay?
    --------------------------------------
    ★ ---- Linkiyo Muhiim Ah ---- ★
    ☑ Websitekena -- somalitech0.com
    ☑ Blogeena: article.somalitech0.com
    ☑ Facebook -- / somalitech0
    ☑ Instagram -- / somalitech0
    ☑ Telegram -- t.me/somalitech0
    ☑ Whatsapp-Number -- 2520657917414
    #google
    #googlechrome
    #somalitech
  • วิทยาศาสตร์และเทคโนโลยี

ความคิดเห็น • 19

  • @abasshowqi538
    @abasshowqi538 8 หลายเดือนก่อน +1

    Aad baad u mahadsantahay mcalin

  • @abdifitahashkir.
    @abdifitahashkir. ปีที่แล้ว +1

    TH-camrs ugu tayada fiican Somalida nool

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wll abdifatah

  • @gureyonlineacademy5574
    @gureyonlineacademy5574 ปีที่แล้ว

    Well done my dear friend Mohamed Muse

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 ปีที่แล้ว +1

    Kuwaan sxb waxaan ka helay anoo appkan la soo degin samsung browser orginalka Waxii dheerad ah halkas baan ka helay

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mudane

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 ปีที่แล้ว

    👍

  • @jablibaaxtutorial1279
    @jablibaaxtutorial1279 ปีที่แล้ว

    Mhdsantahay macalin Alle haku shrfo

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  ปีที่แล้ว

      Adiga mudan wll, si lamida alle haku karaameyo adigana wll

  • @Aarkhaliif
    @Aarkhaliif 2 หลายเดือนก่อน

    Sxp wax dhan kalama soo dagi karo wuu iga halaabay ciladaas iga xali sxp

  • @mohaaweys
    @mohaaweys ปีที่แล้ว

    Keep going my Prather ❤❤❤❤

  • @shuceybmustafe
    @shuceybmustafe ปีที่แล้ว

    Walal waxan ubaahanahey inan si gaar ah kuula soo xidhiidho

  • @abdiyahya3816
    @abdiyahya3816 ปีที่แล้ว

    Nio sxpow scammer tahy
    Malinta course ka gatay kadib marka kulaso hadlo respond majiro tedakle course android hacking ka files badana kamaqan markii lugula so hadlana ama luguso waco maso respond gareynaysid
    Nio aniga iyo adiga akhiran kulmeyna

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  ปีที่แล้ว

      ka raali ahaw jawaab la'aanta wll, waxa jira wll dad badan oo ilasoo xidhiidha, waxa aanan ujawaaba waqtiga inta aan ka gaadho ardayda iyo asxaabta. hadii aanad ka mid noqon asxaabta aan ujawaabay hada ilasoo xidhiidh wll. inta aanan kuu jawaabin adiga waxa aan ujawaabya wll ardayda kale.

    • @abdiyahya3816
      @abdiyahya3816 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 ok

    • @MUUQAL251
      @MUUQAL251 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂beenaale tehee kaliya lacagta unbaad udanleedahay aad courses kahelayso
      Anaa ku tijaabiyay qofka marka u horaysa caadi ugu soo jawaabee marar ka danbe ku adkaynee​@@SomaliTech0