Darknet wa xasaasi hadanij jjrin sabab wayn ood u gashid ina d ka taxadietid aya fican aad bu khatar u yahy dad hackers ah aya ka dhex kalumaysta, aida macalinku shegay wa mihim inad marka hore security gaga hubisid
Niyow dadka waxyaabahan haw soo gudbin soomaalidu waa dad faduul miidhan ahee way galayaan dark web laga yaabaa inay saamayn ku yeelato dadka noloshooda. Waxaan kugula talinayaa inaad ka saarto fiidiyahan iyo kii ka horeeyeyba
runti waxa ku jira waxyaabo badan oo dhib kaaga iman karto, balse aqoon ahaan hadaad ubooqato raacdana waxyaabaha aan muuqalka kuugu tilmaamay waa macquul in aan waxba kaaso gaadhin, balse waxa muhiima inaad marka hore garanayso ujeedada aad ubooqanayso si aad ugu dhiirato ama uga gaabsato booqashadiisa.
Walal aniga inta ogaal kayga ah majirto qaab looga saari karo. Waxa ay ku dhowdahay 70% inan la samayn karin, sababto ah stickerka adiga aya sticker u arka marka sawirka lagu daro e, balse qayb kamida sawirka ayuu yahay
Macalin shacirkale
Kasoo diyaari
Keep going 💪bro
Mahadsanid walal
Noo sheeg websiteyada macluumaadka laga helo qaar kale OO aan ahayn ahmia
Ustaad cashar kale oo faahfaasan kakeen
mahadsanid sxb
Adiga mudan walal
M a keep going
Mahadsanid pro
adiga mudan walal
Wll Tor Broser
Waa lacag waal sidaan u xaliyaa
Free weeye maaha lacag ama iib
Waxas esy waye Lacagna maha
@@Apdalapoi24 ani wu iga diidey
Sidee ulasoodagikaraa tarowsarka❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊
Play store kasoo dejiso
fadlan wax yar hoos u gal dark netka wax yar kuyara fogow oo nooo yara faah faahi ado mahadsan
Halkan ka daawo qaybti hore ee casharkan. th-cam.com/video/3kywhctZ8ZI/w-d-xo.html
Dark net🏴☠️🔥
zxp telegram furo si aad dark net inoo bartid❤
Yaahuu oo maxaad ka rabtaa markaa dark web qof shaki leh baad tahay
Darknet wa xasaasi hadanij jjrin sabab wayn ood u gashid ina d ka taxadietid aya fican aad bu khatar u yahy dad hackers ah aya ka dhex kalumaysta, aida macalinku shegay wa mihim inad marka hore security gaga hubisid
100% waa sida aad usheegtay walal
Hhh wale hacker hadu sigar ah kuso mago lagafakan mayo laga qolyahan yaryar sida scammers ka iyo waxan ina is xaliso😂
Lbx vbn malagu galikaraa
waxa fican ni seg wll
❤❤❤❤❤❤❤
Cashar full information ah telegramka so dhig
WALAAL NAGU SOO BIIR OO NAGA FAA'ID WAXYAABO QIIMO BADAN DADKANA UGU YEEDH.
MAHADSANIDIIN .
Join
Join
My hda vbn istic masho waxa laradsado wa dadka mesha waxkukala iib sada
Mahadsanid wll
adiga mudan walal
Wlalo maxamedoow si gaara makuula xiidhi karaaa
Bro lambarkada intee ka helaa
Zxp whatsApp kaga isoo kheeed😢
😅
Asc Zhp Waxaan rabaa inaan kula soo xidhiidho Casharadaada Aad ayaan ugu xidhanahay Waxpadana Waan ka faa.iiday Ee Qaap Nooceeya Ayaan private kuula hadli kara!!
Wcs wll, 252657917414. Whatsapp ama telegram ayaad igala soo xidhiidhi kartaa
Asc wll adigoo raali ah mana bari kartaa sida shucaac loosaaro wax yaabo aad qarsaneysid adigoo wax tuseysid wax u ogaalneysid
Ma muuqal mise wll sawir, sido kale ma computer ayaad adeegsan mise telefoon
markaa ma netka jimanka iyo shayaadiinta
😂😂😂
Iima soobin maxaa jira
Maan fahmin qoraalka!
Ustadi sidee u galaya Facebook drl net ka
linkigiisa telegram channelka ayaan galiyay wll, linkiga facebook ayaan uga jeeda, waxaana sido kale aad ubaahan tahay inaad adeegsato browserka muuqalka aynu kaga hadlayno si aad u gasho
Macalin telegram ka waan galay mana arko Link inta ma Soo dhigi kartaa mise luuqa telegram ka muhim u ahay
Sxb dilaysha Marka LA kiraysnyo xage so ogow
Niyow dadka waxyaabahan haw soo gudbin soomaalidu waa dad faduul miidhan ahee way galayaan dark web laga yaabaa inay saamayn ku yeelato dadka noloshooda. Waxaan kugula talinayaa inaad ka saarto fiidiyahan iyo kii ka horeeyeyba
Sax wa wax dhib ku ah dhalanyaro ayalaga yaba iney fursad qali ah u arkan kadibna halkas dhib oga imado😢
waxad ogen lamsameyo😂
saw maaha 😂
Ok diniin ani ogahay qolada iska berka jiljil acn hadaba yeysan isku booqanin RED room hadi kale hmmmm 😂 lkn aniga waxas wanlaqabsaday xita waxa channel telegram ah oo aad ufolxun waxad ku arki qof madaxiisi oo gudaha ah oo la gacma gacmeynaayo ayado markashore lagu dhufanaayo xadab 50 caliber😥😥
Hhhh😂 laacib baatahay
Sxb Ii sheeg anigaa cabsaneeynin😂😂
Marka wee kula fcn thy miyaa mise sidaa waxaas ufiirsato lacag kubixisaa 😂😂😂
Link telegram so dir xarifow hada noshahay😅
Zxp tusale ahan bangi maa jabsan kara
😂😂😂
@@Abdifataax3189waxaas maam meel lasoo fadhiisan karnaa 😂
Haa wll waad jabsan kartaa ku soco keliya isku day😂
😂😂😂
Lacag malaga sameey karaa wab kaan
M.a
Mahadsanid walal
Horta meshan lacag malaga samen karaa
Haah
Mclin casharaada waan lasocdaa
mahadsanid walal
Zxp maba maba shaqaynayo brocerkuye
Wuu shaqaynaya walal, waxa aad kala dagta playatore ama appstore
Sidokale vbn horay uqaado 😂😂
Waan ka cabsanayaa inaan galo dark web khatar miyaa iiga imaan karto booqasho bis haddaan utago walaa?
runti waxa ku jira waxyaabo badan oo dhib kaaga iman karto, balse aqoon ahaan hadaad ubooqato raacdana waxyaabaha aan muuqalka kuugu tilmaamay waa macquul in aan waxba kaaso gaadhin, balse waxa muhiima inaad marka hore garanayso ujeedada aad ubooqanayso si aad ugu dhiirato ama uga gaabsato booqashadiisa.
Dark web adoo Hal botan taabato ayaa nolashaada mugdi galinkartaa teleefonkaaga xogtiisa oo dhan way la wareegayaan sxp markaa iska daa pro😢😮😮
@@MubarakMohamed-ug1sf OK lpx
Maxaa lagahelaa marka darknetka nio nofafahi baal
daawo muuqalkan: th-cam.com/video/3kywhctZ8ZI/w-d-xo.html
8
Wax halisa miyaa kajira
Hadii aad ka fiirsato meelaha aad aadayso muuqalkana ai toosa uraacdo wax dhiba kuma so gaadhayan, muhiimada muuqalku se maaha inaad booqato balse waa inaad ogaato inuu jiro, inaad booqato waa adiga doorashadada wll
Sxb gameka jabsanaleyahay
Hhhhh game miya jabsani rabtaa 😂
Sxpow sawir sticker la saaray
Sidee loogu tirtiraa wllka
Adigoo mahdsn inogu so hadal
Walal aniga inta ogaal kayga ah majirto qaab looga saari karo. Waxa ay ku dhowdahay 70% inan la samayn karin, sababto ah stickerka adiga aya sticker u arka marka sawirka lagu daro e, balse qayb kamida sawirka ayuu yahay
Sax lkn codes ama functions kii hore hada hayso wad kala sari karta
😂 Hadan qaldanen
MADOONEEYSAA IN AAD KA BAXDO SHAXAAD KAALAY DAAWO VIDEO
th-cam.com/video/8ks5xKQCbHg/w-d-xo.html
waxba noomaad sheegin inaad iska dayso ayaa fiicnayd 100%
Jaahil ninkaa cilmi kabaro
@@FaisoFaiso-j4s miyuu ku dabeeyaa🤣🤣🤣
VPN soo ma fiicna in la isticmaalo
privacygaaga ayay ku kor usii qaadaysa walal. waad isticmaali kartaa adigo adeegsanaya browserka muuqalka aan ku tilmaamay
Asc
Wcs
SXB APK AAWEY
Wll telegram channelkan kala dag t.me/somalitech0
appk wakeepro
Zxp whatsApp kaga isoo kheeed😢
Zxp tusale ahan bangi maa jabsan kara
Zxp tusale ahan bangi maa jabsan kara
hhhhhhhhhh🤣
😂😂😂
Zxp tusale ahan bangi maa jabsan kara
Zxp tusale ahan bangi maa jabsan kara
Yaa huuu😅
Zxp tusale ahan bangi maa jabsan kara